Hunguri

Nomads
  • Content Count

    1,740
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hunguri

  1. Waaryaahee Koora-Tuunshe oo adiga waxaan moodayay sidii A&T kuu aasay inaad xaggaa iyo Aakhira ku tirsantahaye looooooooool
  2. S*S, ma waxaad rabtaa inaad ogaatid reerka aan ahay loool maxaa ilaa iyo Qardho ku socodsiiyey.
  3. Originally posted by Abtigiis & Tolka: quote:Originally posted by Hunguri: Puntland, reer ma leh. Laakiin, waxaa jira qaladaad fara badan oo u baahan in raalli galina laga bixiyo, ballana la qaado inaanay waxaasi dib oo danbi u dhicin. I will take this as a factual statement the day Ilkajiir or Af-qudhac become Presidents; and the rotational inter-one-clan nominations stop. A&T shaydaan
  4. looool waaryaahee, waxba hanakala gurina. Marka hore, waxaanu nahay midhihii Odaygii Waliga ahaa, ee Binu Fulan Binu Fulan loool marka danbena, waxaanu nahay Kunbus, iyo Muqqamad iyo Oodkac iyo wax laysku fadhiisiyey. Markay halkaa marayso, ayaa markaa hunguri xumo nakala kaxaysaa loooooooool oo ninba meel wax ka walaaqaa. Walaw, lakala walaaq xunyahay. Markaasaa, idinku ka faaiidaysataan Dee waataasoo hadda anigii iyo Dabshid ayaad nagasoo reebtay lol. Almuhim ( Maalinkii oday oday, habeenkii Habar habar )
  5. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Hunguri, Puntland is not owned by a conglomerate of cows, sheep and goats. Of course, beel baa leh and whatever one says againt Puntland goes for the owners too. Waar horta, af soomaali ayaad igula hadashay. Haddana, hangariisi ayaad u leexatay. Markaa, bal Hangariisidu ha inoo danbayso. Waxaad tidhi, Puntland beel ayaa leh. Beeshaasaana duullaan ku ahay. Waxaad kaloo tidhi, Jacaylbro waa ina adeerkeey oo waa nin gob ah, oo runtii buu sheegay. Waxaad kaloo tidhi, qolada Puntland isma qabato. Jacaylbro, waa gob oo waa runtaa. Waayo anigaa shakhsiyan u aqqaana. Reer Puntland, waa is qabtaan. Oo Che, Anigayga kula hadlaya, Dabshid, Jamal1, Gheele, kulligayo xaggaasaanu ka nimi. Haddana, wixii khalad ah waanu sheegnaa. Waliba, intaas waxaa dheer dadka aan meesha inakula jirinoo iyagu nadiifta ah. Laakiin, nasii darro adigu waxaad tahay nin aad iyo aad u fudud. Oo waliba, u dhaadhac iyo duul duul badan. Waayo, waxaad ku adkaanaysaa aflagaado iyo cay aan geedna loogu soo gaban. Puntland, reer ma leh. Laakiin, waxaa jira qaladaad fara badan oo u baahan in raalli galina laga bixiyo, ballana la qaado inaanay waxaasi dib oo danbi u dhicin.
  6. Red-Sea, maan jeclayn inaan hadalka kusoo laabto. Laakiin, intaanan hadalkayga ama odhaahdayda aanan soo qorin. Waxaad iiga jawaabtaa hal suaal ah. (1) Ma Puntland ayaad siyaasadeeda diiday. Mise, reer Puntland iyo beel gaar ah ayaad duullaan ku tahay. Hadaad, halkaa jawaab iga siisid. Waxaan hubaa, inaan warkaaga meel dhigayo.
  7. Jacaylbro, waa sidaad u sheegtay. Laakiin, waxaa la yaableh qofkii maskaxdiisa iyo fekradiisa ku taageeraya ninkan Redsea.
  8. , Qudhac Ok saaxiib, you are the winner. Halkaa, kaftanku ha inoo joogo!
  9. Qudhac, saaxiib thanks for the good advice of "duufka iska bií" . Laakiin, waxbaan kuu sheegayaa. Horta nin aan duuf ka iman ma jiro, waayo waa wax dabiici ah. Waxaanse, la yaabay meeshaad duufkan iyo waxyaalahan aad sheegaysid ku aragtay. Suaal maku waydiiyaa : Saaxiiboow, imisa caqqaar oo jaad ah ayaad maalintii cuntaa. Waxaan maqlay bahalka kama saartide. Niyow, waan kula talinayaaye bahalkaa iska kala yareey.... Qudhacoow, waxaan maqlay dadka Jaadka aadka u cuna, waxay qabaan buufis. Warkaa maxaa ka jira. Nin aanu saaxiib nahay, oo bahalkaa aad u cuna, ayaa wuxuu maalin walba igu yidhaahdaa. Waxaa suuligayga lagu xidhay Kamerad, oo magaalada oo dhan ayaa halkaa iga daawata, markaan qubaysanayo . Bal suuligana saaxiib kamerad ka eeg................
  10. Lol @ Fasataclamuuna maa aquulakum. Maadeey, saaxiib carabigaas xaggee ku baratay
  11. loooooooool waar wallaahi 2-diinuba aad ayaad iiga qosliseen. Qudhac, saaxiib adigu kaad iisoo dirtay ayaad illawday. Oo kaygii uun baad sheegtay . Marka, adiga uun ayaa wali durbaan iska garaacanaya. Markaa, hadaan suaal kale ku waydiiyo kalmadahan ma abtigaa ayaa kugu yidhi dadka way ka bajiyaan ama cabsiiyaan: Aaryee, naftan yar, qac, jac, eeyaa, bal amuurtan eega ( IWM ) Niyow, waxaan filayaa kalmadahaasi dadka xittaa qofka "Carra-Edeg" ku jira, way kala soo dhex baxayaan. Saaxiib, hadaan suaal kale ku waydiiyo. Markaad, hadalkan qoraysid afkana ma qalloocinaysaa ?? Its just a question! Maadeey, adiga dee waxkale kuma odhan. Waxaan idhi ninkaa Maadeey, waa nin iska maadeeynayee yaan lala hadlin (((Waa Maadeeys SOL Maadeeyena waa matalayaa )))
  12. Qudhac, ma adeerkaa baa kugu yidhi. Hadaad sidaa wax u qorto ama u hadasho, geesi ama cawaandi ayaa lagu moodayaa. Mise, waxaad aaminsantahay in dadku qoslayaan, oo ay madadaalo kalmadahaani sameeyaan: Jaw, Gaw, Qaw, Naw, Tan yar .... IWM..... Saaxiib, bal inooga jawaab! Waan ku ogahay, nin maskax badan ayaad tahay. Waayo markii iigu kaa danbaysay madax yar ayaad lahayd
  13. Jacaylbro, waa runtaa. Redsea, qof arkay ma jiro. Waxbaan kuu sheegayaa , 3 nin lama arko: (1) Redsea (2) Taliban (3) Maadeey 3-daasiba, waa ummada internet-ka kasoo gasha, planet-ka ama falaga loo yaqaan (Mars). Laakiin, ninkan Qudhac isagu Pakistan ayuu kalluunka cuni jiray , Addis-Ababana, wuxuu cuni jiray Daafida . Markaa, kaddaa hakku darin.
  14. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Maadeey is a weak and coward fellow. Wuxuu u haystaa if he re-examines his position vis-a-vis this movement who did a horrific crime in loo arko nin isbedbedal badan. What is worse is if you are qof meel-ku-dheeg ah oo macangag ah. Adeeroow Maadeey, Alshabab waa kuwa qof human being ah oo ay gawracayaan (Jubboyinka) soo daayey, and they can do anything unimaginable. Intay goori goor tahay, iskaga hadh xaaraamiyiintan aan diin shaqada ku lahayn. A&T, waniyow ninka Personal attack-ga kadaa. Waad aragtaa, waa isagii iyo SOL oo dhan iska dhaaf Mujjaahidkaas, isagoo Keyboard-ka garaacayaa ayaa FBIA ama CIA-du la kacaysaa lool
  15. beryahan sidan oo kale uma qoslin. Thanks Uztaad waad naga qoslisay
  16. Nagobi, qabyaalada iska dhaaf. Khayr maleh waxan aad hadda soo qoraysaa.
  17. (1) Fuad Shangole (2) Ahmad Godane (3) Hassan Turki (4) H Dahir Aways (5) Abdi Madoobe (6) Geedi (7) Abdi Qaybdiid (8) Abdillaahi Yusuf (9) Qassim Salad (10) Shariif Sakiin (11) Shariif Hotel (12) Rayale Kahin (13) Siyad Barre (14) SNM and their leaders (15) Adan Madoobe (16) Ubbo ama Ibi ( what was his name ) ? (17) Caydiid (17) Ali Mahdi (18) Ahmad Cumar Jees (19) Geelle ( Maxkamadaha ) Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyane! Dadkaasaa, Somali loo haystaa! Kuwaan illooway idinku ku darsada. Laakiin, yaan la diffaacin nin kasta oo dulmi ummada ka gala!
  18. Maadeey, waxaan aad ugu qoslay. Qoraalkii Abdillaahi Awad Cige qoray, ee ( Carra-edeg). Abdillaahi, waa qoraa Somaliyeed oo reer Liverpool ah, si fiican ayaana u garanayaa. Waxaan aad iyo aad ugu qoslayaa , waxaa wanaagsanaan lahayd bal inaad adiga iyo Abdillaahi is barataan. Waayo, adiga laftigaaga ayaa magaca ( Carra-edeg ) ku haboon, waayo Alshabaab oo dhiigii Baladwayne farahooda kasii dhibcayo, ayaad wali taageersantahay. Waxaan xusuustaa, tixdii gabayga ahayd! Nin makkiinad liqqay oo mar qudha mariyey dhuuntiisa Oo aan margene wali tu kale meel u dayanaaya Waxaad meesha ugu dhiibateen Waa i mari wayday! Maaddeey = Carra-edeg
  19. Somali Mohamed Salamu alaykum, Waar nimanyohow, ma waydinaan xishoonayn, ama wax isku falayn. Meeyey dareenkii Somalinimo iyo asluubtii wanaagsanayd. Shalay ayay ahayd oo wali dhibkii iyo dhiigii aynu TV-ga ka arkayny ayaa quluubteena ruxaya. Maxaa keenay, A&T walaalkii ama ina adeerkii ayaa arrinkan ka danbeeyey. Ma arrin lagu qoslaabaa, mise waa wax kaftan gali kara. Nimanyohow, A&T xaalna siiya cimaamadna saara. Dadkii dhintayna sharfa, ninkan Moonlight wattana sheekkooyinka maalaayacniga ahee raqqiiska ah ha joojiyo. Moonlight, wallaahi haddaan ku arkaayo gacan baa igaga kaa dhici lahayd. What a nonsense!
  20. Shaakirullaah, Alshayaadiin became a bit mature and learnt the skills to create confusion amongest Somali civilians. To cut this short, there is no difference between these young medical graduates, Drs, parents, ministries and those traditional leaders, children, Hotel guests, and goverment ministries, who were killed in Beledayne, Hargaisa, and Boosaaso. PS:- Waa wax dhici kara ineey xittaa Xabashidu qorshahan maleegto, oo ay iyaguba Somalida laayaan. Laakiin, Xabashigu qarixii: (1) Baladwayne (2) Hargaisa (3) Boosaaso Intaba ma sheegan, oo way diideen. Mida kale, Xabashiga is qarxinayaa waakuma. Sidoo kale, Abdi Qaybdiid iyo saaxiibadiisna is qarxin maayaan. Waayo iyaguna, wadnaha Xabashiga oo kale ayay leeyihiin. In conclusion, sheekadani way iska caddahay!
  21. His red eyes, and smile locked face, shows the true ruthlessness of those whom he and his likes ordered to blow in Baladwayn, Hargaisa, Boosaaso and the rest of Somalia. They claimed the responsibility and cheered upon the death of those civilians killed in those explosions, they posted the picture of the sucider on their website, a young boy who was brain washed and toxicated with the hatred and animosity. Anyhow, its ironic to rulle out their involvement in this barbaric act. At least, one would no doubtably deny this is the resul of their ideology and tactics!!!!
  22. Alfa barakah KK. Allah hakka dhigo, inantii Diinteeda, dadkeeda iyo dalkeedaba wax tarta. Cimri dheer, cammal wanaagsan & caafimaad (aamiin).
  23. Why they hate us (II): How many Muslims has the U.S. killed in the past 30 years? Tom Friedman had an especially fatuous column in Sunday's New York Times, which is saying something given his well-established capacity for smug self-assurance. According to Friedman, the big challenge we face in the Arab and Islamic world is "the Narrative" -- his patronizing term for Muslim views about America's supposedly negative role in the region. If Muslims weren't so irrational, he thinks, they would recognize that "U.S. foreign policy has been largely dedicated to rescuing Muslims or trying to help free them from tyranny." He concedes that we made a few mistakes here and there (such as at Abu Ghraib), but the real problem is all those anti-American fairy tales that Muslims tell each other to avoid taking responsibility for their own actions. I heard a different take on this subject at a recent conference on U.S. relations with the Islamic world. In addition to hearing a diverse set of views from different Islamic countries, one of the other participants (a prominent English journalist) put it quite simply. "If the United States wants to improve its image in the Islamic world," he said, "it should stop killing Muslims." Now I don't think the issue is quite that simple, but the comment got me thinking: How many Muslims has the United States killed in the past thirty years, and how many Americans have been killed by Muslims? Coming up with a precise answer to this question is probably impossible, but it is also not necessary, because the rough numbers are so clearly lopsided. Here's my back-of-the-envelope analysis, based on estimates deliberately chosen to favor the United States. Specifically, I have taken the low estimates of Muslim fatalities, along with much more reliable figures for U.S. deaths. To repeat: I have deliberately selected "low-end" estimates for Muslim fatalities, so these figures present the "best case" for the United States. Even so, the United States has killed nearly 30 Muslims for every American lost. The real ratio is probably much higher, and a reasonable upper bound for Muslim fatalities (based mostly on higher estimates of "excess deaths" in Iraq due to the sanctions regime and the post-2003 occupation) is well over one million, equivalent to over 100 Muslim fatalities for every American lost. Figures like these should be used with caution, of course, and several obvious caveats apply. To begin with, the United States is not solely responsible for some of those fatalities, most notably in the case of the "excess deaths" attributable to the U.N. sanctions regime against Iraq. Saddam Hussein clearly deserves much of the blame for these "excess deaths," insofar as he could have complied with Security Council resolutions and gotten the sanctions lifted or used the "oil for food" problem properly. Nonetheless, the fact remains that the United States (and the other SC members) knew that keeping the sanctions in place would cause tens of thousands of innocent people to die and we went ahead anyway. Similarly, the United States is not solely to blame for the sectarian violence that engulfed Iraq after the 2003 invasion. U.S. forces killed many Iraqis, to be sure, but plenty of Shiites, Kurds, Sunnis, and foreign infiltrators were pulling triggers and planting bombs too. Yet it is still the case that the United States invaded a country that had not attacked us, dismantled its regime, and took hardly any precautions to prevent the (predictable) outbreak of violence. Having uncapped the volcano, we are hardly blameless, and that goes for pundits like Friedman who enthusiastically endorsed the original invasion. Third, the fact that people died as a result of certain U.S. actions does not by itself mean that those policy decisions were wrong. I'm a realist, and I accept the unfortunate fact that international politics is a rough business and sometimes innocent people die as a result of actions that may in fact be justifiable. For example, I don't think it was wrong to expel Iraq from Kuwait in 1991 or to topple the Taliban in 2001. Nor do I think it was wrong to try to catch Bin Laden -- even though people died in the attempt -- and I would support similar efforts to capture him today even if it placed more people at risk. In other words, a full assessment of U.S. policy would have to weigh these regrettable costs against the alleged benefits to the United States itself or the international community as a whole. Yet if you really want to know "why they hate us," the numbers presented above cannot be ignored. Even if we view these figures with skepticism and discount the numbers a lot, the fact remains that the United States has killed a very large number of Arab or Muslim individuals over the past three decades. Even though we had just cause and the right intentions in some cases (as in the first Gulf War), our actions were indefensible (maybe even criminal) in others. It is also striking to observe that virtually all of the Muslim deaths were the direct or indirect consequence of official U.S. government policy. By contrast, most of the Americans killed by Muslims were the victims of non-state terrorist groups such as al Qaeda or the insurgents in Iraq and Afghanistan. Americans should also bear in mind that the figures reported above omit the Arabs and Muslims killed by Israel in Lebanon, Gaza, and the West Bank. Given our generous and unconditional support for Israel's policy towards the Arab world in general and the Palestinians in particular, Muslims rightly hold us partly responsible for those victims too. Contrary to what Friedman thinks, our real problem isn't a fictitious Muslim "narrative" about America's role in the region; it is mostly the actual things we have been doing in recent years. To say that in no way justifies anti-American terrorism or absolves other societies of responsibility for their own mistakes or misdeeds. But the self-righteousness on display in Friedman's op-ed isn't just simplistic; it is actively harmful. Why? Because whitewashing our own misconduct makes it harder for Americans to figure out why their country is so unpopular and makes us less likely to consider different (and more effective) approaches. Some degree of anti-Americanism may reflect ideology, distorted history, or a foreign government's attempt to shift blame onto others (a practice that all governments indulge in), but a lot of it is the inevitable result of policies that the American people have supported in the past. When you kill tens of thousands of people in other countries -- and sometimes for no good reason -- you shouldn't be surprised when people in those countries are enraged by this behavior and interested in revenge. After all, how did we react after September 11?
  24. Dhamaan Alla haw wada naxariisto, intii Muslimiin ah ee meeshaas ku dhimatayba. Waxaan, aad iyo aad uga naxay, 9 Arday oo Mogadishoo dagaalkaasi ka dhacayo jaamacada ka qalin jabisay, ayaa ku jira dadka dhintay. Allaw u wada naxariiso. ------------------------------- Shabelle: MUQDISHO Wasiiro ka tirsan dowladda KMG iyo Wariyihii Shabelle Max’ed Amiin Aadan Cabdule ayaa waxaa ay ka dhinteen Qarax xoogan oo saacado ka hor ka dhacay Hoteelka Shaamoow ee Magaalada Muqdisho. Wasiiradda Caafimaad dowladda KMG Qamar Aadan Cali,Wasiirka Tacliinta dowladda KMG Pro. Ibraahim Xasan Cadoow,Wasiirka Waxbarashada C/laahi Waayeel iyo Wariyihii Shabelle Max’ed Amiin Aadan Cabdule iyo Digtoor Max'ed Aadan Shahiid ayaa waxaa ay ku geeriyoodeen Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Hoteelka Shaamoow ee Magaalada Muqdisho. Warar goordhow aan helnay ayaa sheegaya in qarax weyn oo lal eegtay Hoteelka Shaamow ee Magaalada Muqdisho ay ku dhinteen Wasiiradaasi dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Saxafiyiin kale oo uu ka mid ahaa Max’ed Amiin aadan Cabdule oo ka tirsnaa Shabakadda Warbaahinta Shabelle. Wararka ayaa sheegaya in saxafiyiinta geeriyootay uu ka mid ahaa Sawir qaadihii Talafashinka Al Carabiya qeybta Muqdisho Xasan Subeer Xaaji (Fantastik) oo horay farsamo yaqaan uga ahaa Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Xiliga hoteelka Qaraxu uu ka dhacayay ayaa waxaa la sheegay in ay ka socotay Xaflad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday ka qalin jabisay Jaamacadda Banaadir waxaana halkaasi sidoo kale ku dhintay inta la ogyahay 9 arday. Wixii warar ah ee ku soo kordhaa kala soco Shabelle.net hadii uu Ilaah Inoo Saamaxo. http://www.shabelle.net/
  25. I think, these guys need to be exported and put them into a quarantine cell to have them treated. Waar waligeey ma arag dad leh: Berbera 333333333333333 Adhi,Geel,Lo Boosaaso 33333333333333 Adhi, Geel, Lo Bilaa cammal baad tihiine, kaalaya oo aniga Ahmiga iyo adhiga ii raaca. I will be happy to recruit you and pay you well!