UZTAAD

Nomads
  • Content Count

    697
  • Joined

  • Last visited

About UZTAAD

  • Rank
    Waxgarad
  1. Nothing news just another dog trying to be rich from this bulshit called federal government scamp
  2. hunguri big foot waa ka ridin hogobyo shaydaaane mar haddaanu heeg dheer lahayn ama hoggaan ceeje wax hubaal ah inuu ka imaan haradii ciideeye bal maxaa hobyo u dhigay carradu kal higaal roone haaweeyda aan dhacay maxaa haatufka u geeyey hadday diinta soo haybiyaan kuma hungoobeen sayidka oo ku tufaya labada qolaba oo leh may inaga ii yimaadaan anaa dhaama labadaba. halkaaas ka fiiri http://www.youtube.com/watch?v=7ptcrh5gGyo
  3. good answer abwaan every one should learn from the past mistakes and it should not be repeated and all should move forward not backward. we need new thinking and new solution to our problems no the old ones.
  4. xiinfaniin;886819 wrote: ... Madaxweynahan Kismayo laga celin la'yahay asagoonba dawladiisii weli la dhaarin, soo najjaaso ma rimana looooooooooooooool shaki kuma jiro inuu rimman yahay laakiin waa la ummullinyaa waaa anaa arkaynaa waxaa uu dahlo laakin inuu dhiciyo bay u badan tahay. hadda ka hor waxaa dhacdy oday nabaddoon ah ka socday koonfurta mudug waqtiguna waa sideetamaadkii dagaaladddii sokeeyo ka hor ayadoo lga hadlayo nabad baa waxuu yiri nabaddoonkii aryaa sacad waa rimman yahay waxaan uu rimman yahay colaad, markaas ninoday ah oo meesha jooga waxuu u jawabaay hadduu socad riman yahay ninkii rimaiyay waa joogaa.. hadda waa maddaaxweyna xasan waa riman yahay waxuu rimaman yahay tolow
  5. Mr gaas waa waa nin aqoon iyo shaqsiyad fiican leh wax wayn buuna ka badali karaa siyaasadda punland oo ay ragaadisay hoggaan xumo iyo musuqmaasuq waxaan rajaynayaa inuu noqdo madaxwyanahay puntlanad ee next five years that is the hope every one in punland
  6. lol very funny, dammu jaddiid waaba sheeka cusub oo gadmaysaaa
  7. Abwan and co are trying to stop and stoppable lol, there will be jubba land and there will be another state in Bay,bakool and shabellada,hoose, marka trainka intuusan idinka tagan tuulooyinkiina maamul iyo nadaam u samaysta , kismaayo maahan magaalo somaliyeed waa magaalo ******* sida muqdisho u tahay magaalo ******. lol damn magacyadu ma shaynayaan
  8. UZTAAD

    Where?

    Jacaylbaro;882603 wrote: looooooooool that is crazy
  9. UZTAAD

    Where?

    nice thread. may be some of those people have realized their dreams but it is difficult to predict the future and only God knows where we would be after 13 years. hopefully all will be living and enjoying their lives. .
  10. he is president for Dammu jadiid( his NGO) not for Somalia.
  11. good case study for somalia's reconstruction
  12. Apophis;875144 wrote: Lol “chai ni Kismayo” I second that. what does it mean