Hunguri

Nomads
  • Content Count

    1,740
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hunguri

  1. Ngonge A&T has sent me a PM. He is reading the thread and already started zipping up his adult diaper XXXXL size Alla wuxu fulaysanaaa looool he has loads of
  2. looooool@NGonge. Ngonge, waligeedaa saaxiib raggu is dilayey oo rassaas wadnaha iskaga bixinayay. Laakiin, waxaa u daran dagaalkan mucjisada the cyber virtual war is a platform runway designed for those who are weak and cant indulge the hand talk Saaxiib sheekkadaba waaka dhabaynayaaye. Can you please, give me the address of A&T. I will give him a suprise hand talk visit based on Gacan ka hadal and bakkoorad. Read my hands that I'm typing with, ninkan waxaan ku darayaa Xabaalaha xuunshada pass me his address by PM !
  3. Ngonge . Ninkan Jamaal ee saaxiibkeey markeey rasaastu dhacdo, and the reall fights begins, that is when he rises his white flag and say Peace, peace. Waaryaahee Jamaal. Ninkan A&T ilaa la gawraco indhihiisu cirka ma eegaan lol Ballan baan qaaday inaan karbaasho, adigu iskaga bax sheekkadan!
  4. Yes, and we will open a thread for him to rise funds. He also needs a guardian to take care of him and look after him good. I heard, he has problems neglecting and forgetting his accessories like (toothbrush,toothpaste, Cali Falaaxis, and shafing Gillet ). We will also buy him a necklace as a token to recognize him self from those sick brothers in Shifa center. Waayo waa xanuusanayaa isma garanayo hadii kale
  5. looooooool@NGONGE. Beleive me, they would run away from him and give him a big space to breath Odayga Tooth bursh-kiisana halloo sii qaado Coz, I heard that's one of the problems that Alshifa center spritual healers should take into consideration.
  6. Fufu, ninkii offside kale ayuu ku jiraa. He is into a very nasty business. Markaa 2-diisa dhagood ayaa is ******ya! waakaasoo waxba waa maqli waayay
  7. Haa saaxiib, ninkii AT&T buufis ayaa ku dhacday. I think, we should buy him a ticket and send him to Hargaisa. I will let Jacaylbro to take him to Alshifa spritual healing center. Waa in ninkan faraha laga xidhaa, kadibna la tumaa. Waliba ushii Geela lagu garaaci jiray ee Dhabida waa in lala dhacaa. Waayo, waxaa laga saarayaa Rooxaantan ku niikkinaysa!!!!
  8. Originally posted by Abtigiis & Tolka: I have nothing but admiration to Makhiiri's. Iyaga la'aantood, yaa haweenka naga hayn lahaa? A&T ma waxaad dhagaysataa Guryaha iyo xaafadaha. Waxaan filayaa niyow nin googoáy ayaa tahay oo mid reer Maakhir ah oo xidid aad tihiin ayaad qolkiisa hurdada dhagaysataa lool PS:- Jacaylbro, ninkan halla waydiiyo siduu ku ogaaday cilaaqaadka annaga iyo haweenka noo dhexeeya. Waaba sheekko layaableh!
  9. Waaryaahee A&T adeer War-sangeliga ma sidaasaa u necebtahay. Waa waxaad xabaal u qoddid iyo waxaad aastid iyo kuwo aad habaartid. Aniga, shakki kuma jiro ilma adeeradeey Abdalle Hiirad iyo Koora-Tuunsheba inay iga qiima badanyihiin. Laakiin, Koora waa noolyahay. Abdallena Allahii lahaa ayaa la tagay, Eebena ha u naxariisto. Dee awal kaligeey ayaa moodayay, inaad wax iga sheegtay. Hadase, reerkii oo dhan baad habaar ku madoobaysay. Waxba garan maynee. Ashahaadada badso, shaydaan baa kugu niikinayee!
  10. lol @ Sakiin Macruuf. You remind me of Shariif Sakiin
  11. lool funny pictures! Siilaanyo, deserves that chair. He ate the grass and wasted his energy and sweat to librate people of Hargaisa and Burco. Waar ma waanay ahayn sidaa!
  12. looool hee saaxiib maxaa dhacay. Let me tell you something. I've joined Kulmiye club members, and I'm giving my support to Siilaanyo. In Liverpool majority rules
  13. Jacaylbro, I really got bored with the voice of this lad and his song. You got to come up with something better. Buseey could have done better!
  14. Ayeeyadii Inanteeda uu fara xumeeyey, oo hadal-kan ka hor tidhi xafiiska Wasaarada Dib-u-Dejjinta. “Waxa igu kellifay in aan ilmahan yar xafiiskiisa ugu geeyo agaasimaha markii uu inantayda fara-xumeeyey, welibana aflegaado ugu daray, dhibtaas uu noo geystay awgeedna inantaydii aan la hayn meel ay martay oo igaga carartan ilmahan yar oo bil iyo badh jiray". WardheerNews
  15. Dee create, and let us see the beauty of the blessed land, the land of punt and fragrance.
  16. lol haa ishaad ka tuurtay. Waniyow Jacaylbro, horta sidaa kuma moodayn waar meeye sawiradii Garoowe ee aad tidhi halkan ayan soo galinayaa. Wali waalagaa sugayaa Waliba, maqaaxidii ina Heblaayo
  17. Ngonge is a master of grapes and apple lol Thanks God, I dont even smell its smoke
  18. Af Soomaali iigu sheega, yaa Valan guursaday ?
  19. Qudhac, saaxiib adigu nin wanaagsan baad ahayde, goormaad jidbootay Calm down brother! PS:- Nin Alle!
  20. And, why do you compare a Somali Muslim man to a pig? Juje, xishood-ka iyo xushmada hakka tagin. Doofaarku waa Xayawaan aad u liita. Markaa, waxaad kaga baxdaa "He was a bad guy"!
  21. I will call Mousaveni first, and you may PM his number. You should also pass my regards to him
  22. Jacaylbro is right. The original song belongs to Shay Mire Dacar. Shay is a true Las qorite/Sanaag citizen. I have never heard of any original song of Abdi Nor's own. Jacaylbro, I'm gonna finance Shay Mire Dacar and will give a call to the Mousaveni of Ugandha to give him a Ugandhan Citizenship, for he suffered under the dream of "way duushay theory for recognition".
  23. Rubish thread indeed. President Anwary, you got to learn the difference between an Arab traditional dress and Pakistani or Indian Muslim traditional dress. The picture you posted to support the title of your thread has got nothing to do with Arabs. Those dresses are well known Pakistani or an Indian Muslim dress. May be you need to learn more about Geography and history!
  24. loooool@ Fufu. Wallaahi, waad iga qoslisay.