Hunguri

Nomads
  • Content Count

    1,740
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hunguri

  1. Masha Allah, she is very young, bright, intelligent girl. Ibtisam, thanks for PM the link! Ku dayo ku dayo Ibtisam ku dayo !
  2. Che, walaalo Allah ha u naxariisto Aabe. Janadiina Alla haka waraabiyo. Gheele told me today, and I did not know. Will you please pass me the number of Egal by PM. Dhamaan Ehelka iyo walaalona samir iyo iimaan ha idinka siiyo aamiin.
  3. Dee adguba sowdiga Mogadisho intaa ka hadlaya. Miskiinka iska dhaaf
  4. Originally posted by Jaanjumow: QUOTE]Friend, Meiji is absolutely right. Have you ever heard of "Kadeedkii Keenadiid" the vicious self-imposed sultan of Hobyo and the other tyrant "Boqor Cismaan". Both of them were major daba-****** for the gumaystayaashii. Read the book Taangiga Tigreega gaar ahaan chapter-ka Xudunta Xasaradda. It gives a detailed insight into their tyranny. Mr Miskiin, why dont you do something against this post and edit. You have a magnifying glasses any thing against Sharif Hassan and Sharif Ahmad, and never bother the insane insults posted by Jaajuumoow against the most respectfull traditional leaders ( Boqor Osman and Sultan Kenadid ). Jaajuumoow, Waa wax Somalida dhaqqankeeda ceeb iyo foolxumo ah, in la caayo Boqorrada, Salaadiinta, Garaadada, Ugaasyada, Malaaqa, iyo Cuqqaasha. Marka dhaqqan xumaadaa baddal!
  5. Originally posted by Gaax-Nuug: Waxa bari kugu dhaca ka war sug! Maanta mid Gay ah oo Hollandese ah oo aan wada shaqeyno ayaan madaxa isku la jiraa. He wants to monopolise information. Waar hayaay! Alla hayaay! Oo hadana Hayaay Waa wareey, Alla hayooy Abtigiis, oo qoladaa Bidixda ka laafyootana ma wada murantaan looooooooool Wixii aad Gabay tirin jirtay waakaas fudeeydkaagii baakaa qaaday. Mida kale, barri ma mid aad Qaraabe tihiin baa imanaya si uu Gabayga kuugu toosiyo In conclusion! Alla hayaay
  6. Originally posted by AfricaOwn: ^^ I agree...but Majority rules. Go to Erigavo and Boorama for fact finding mission. Africanown, you are mistaken Erigavo by the fact finding mission theory. Erigavo is not the whole region, its simply a district within the region. Erigavo is a heterogeneos city, where almost every one within Sanaag region has his share and contribution of business transaction. For a clear fact mission, the City entirely depends on the infrastructure of Boosaaso port. For example, the little fruit that grow in Midhishi, and upper hills of the mountains are all Exported to Boosaaso Via Bir-Xamar, Yube, Carmale, Hadaftimo, and Badhan. The roads and port infrastructure of Puntland have a very strong influence on Erigavo, and we are fully aware. As for Somali land, Burco is the nearest commercial city to Erigavo, where it takes farmers almost full day of hassle to reach Via Ceel-Afwayne, Gar-Adag, Saraar,Oodwayne, and a number of cities. Despite of all the hassle, farmers wont get nothing from Burco in exchange of their fruit. Coz, Burco is a land locked city and the nearest port is Berbera ( You get it lad ). Sanaag, is the 2nd largest region in Somalia and consist of 5 Districts (1)Erigavo (2)Badhan (3)Laasqoray (4)Dhahar (5)Ceel-Afwayn There you place your magnifying fact mission glasses and minus the minority from the majority, you will get -3 ( Puntland ) !
  7. Have a look at this vedeo and watch the foreign fighters in Somalia! Abu Mansour Alamreki with Mukhtar Robow
  8. Dee haduuba 2 Ardaagaaga ah qabaaye, maad xishootidoo tii 3aad na kusoo dartid Waad ogtahayoo Dhariga ama Digsiga si fiican uma istaago, ilaa 3 Dhardhaar ama Dhagax lagu taago Markaa Xididoow dhagaxii 3aad keena. Hana lakala xishoodo!
  9. Waar horta Ahmad lacagtii uu Dahabshiil ka dhacay masoo celiyey. Lacagtii isaga iyo ninkii kale ay Wajaale ku dhici jiriin. Wali xoolihii Muslimkaa ku maqqan. Xoolaha Muslimiinta iyo Banii Aadamkuna maaha wax kaa hadhaya. Amiir bay maqqashay!
  10. Jacaylbro, I personaly contacted Coll Cashuur, and he is very much healthy and executing his day to day operations in Sanaag. He was very much suprised and started laughing when I asked him this here say,bogus,fabricated Dayniile news. In fact, Dayniile is an example of one virtual ******** house. Wax walba waa qoraan. Marka bal Bugland-na meesha kadaa, oo waa dhul Somaliyeede Puntland dheh. Odayga Cashuur ahna waa caafimaad qabaaye ku bushaarayso Puntland, Puntland, Puntland
  11. Adeer, if you watch the vedeo. You will find the former speaker of Alshabaab waving his gun, where the song reflects "Kala tagi maynoo tabtaasay inoo ahaanaysa" meaning nothing but a gun talk. And, that is what Arabs call "mahal Shahid" or the essence. For further information, you may call and ask her! Have a nice week end
  12. This song was composed by Singub and sang by Saado Ali Warsame. It reflects the true picture of Somalia and the suffrings of the civilians. Aan wada tashano Aan kala tashano Aan kuu taliyo Ii talin maysid Hadaba ii tali walaaloow Kuu talin maayee Tabtaasay inoo ahaanaysaa! Halkan ka daawo Vedeo-ga ! Alshabaab V Saado Ali Warsame
  13. Waar ninkii Gheelle waa tuurtay wadhiisa. LS, ileeyn Xiin waa farsamo miidhan. Haduunbaan ogaaday. Xiinoow, Raali waan ahay. Laakiin, dee taariikhday gashay . Ninkaa Pragon ah isaga Xiin ayay hoosta ka wada socdaan lol Waad aragteenoo intaa hoostaas ayay ka wada faqqayaan
  14. loool Waar Pragon ha igu darin. Aniga, ninkaasi wuxuu magacayga ku illaaway ayaan rabaa . Waana Arrin aad u wayn weeye
  15. Originally posted by xiinfaniin: Libaax, nuune,Jacayl,& Abtigiis horta challengigii waad kasoo baxdeen, to keep the interest in this literary exercise, it's imperative now to raise the bar a notch higher wax baa soo socdee keep your ears on the ground Xiin, you are fully disqualified from the Coordinator of the thread. For you fully neglected my contribution in this thread. Aniguna ma ihi nin ragga ka dhex muuqqan waaya . Hence, magacaygii maad sheegin. Shirkuna waa Veto LS iyo Ngonge gartaas idinku gala
  16. Originally posted by *Ibtisam: Look at the little kids, I cannot believe they took boats with babies Ibtisam, no they were all born in a make shift bedroom in Malta after their mothers and fathers survived the long risk journery from Libya to Malta
  17. Tixdan, waxaay ku socotaa nin la yidhaahdo Abtigiis&Tolka oo isagoo Computer dul fadhiya Hablaha SOL ku jira, ku yidhaahda halla i jeclaado nin sidaa u eg ayaan ahay, Cirka Awrkii joogay anigaa cunay, Fiiq iyo Dhagaxbuur dhexdooda Geela daaqqa anigaa iska leh Beryahan Abwaanoow Gabaygu waa iga Jihaasnaye Qof Jawaabay meel dheer baryuu Juuq Dhegaysadaye Jirjiroole Gaamuroo Lacagi jeebka uga buuxdo Jibaal kula hadlaayaan Qofkii joogay la arkaynin Oo saacadaa jaahisoo meeshan kula jooga Oo odhan Japan iyo dhulbaan Jaadhe ka hayaaye Maxaa laga jeclaadaa Qalbigu Jaamacow socoye
  18. Xiinoow, ninkii Jacaylbro ahaa Boon-Xirsi ayuu goor dhawydo la joogay lol Hargaisa ayuu ku dhex wareegayaa siduu xoogaa Gabay ah isugusoo jacburiyo
  19. Sida Jilbis shanshadu Mudhuxday Oo Jalaw ku duuduuban Ama Jirriqaa Johorad meheriyoo Malab la dhuuqaaya Subxaanyadii Jacayl maqqashay Oo soo Mashxaradaysay Ama Jeer Malxiis looga dhigay Jaamuus Lugalayda Jugleey Jikada xaadhaysa oo Marinka sii Joogta Jinac Micdaar haysta oo Jawaano Jiidaaya Duqsi Jaad Miirooya Cunoo Jalabutaynaaya Jiir Macawus iyo Jilbaab xidhoo Dabada miiqaaya Ama Jacalbro oo Magaalada Berbera Hilin Ku jiilaaday Qudhaajooyin Jiiro wada galoo Jidbo wada hayso Masii wadaa
  20. Jacaylbro, maya anigu hadda I'm into composing a wonderful Gabay, that will rock this thread no worries! Waxyar iga war sug!
  21. haaye 2-diinu bidaar ayaad leedihiin. Anigu, biraad ma lihi !