Hunguri

Nomads
  • Content Count

    1,740
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hunguri

  1. Somalidu waxay ku maahmaahdaa. War la helyaaba talo la hel. Oodweyne, niyo anigu qoraaladaada ma wada akhriyi karo, waayo aad iyo aad ayay u badanyihiin. Laakiin, waxaan kuu sheegayaa. Dr Carraale iyo Gaariye sheekadoodu inay aad u dheertahay. Tusaale ahaan, markii lagu dhex dhexaadiyey (Norway/Oslo) nimankii garta naqqay, waxay garta siiyeen Gaariye. Hase ahaatee, may ahayn ilaa iyo xad niman u war haya mawduucan ( Yaa daah furay miisaanka maansada Somaliyeed). Dr.Carraale, maaha nin caan ku ah Somalida dhexdeeda. Waayo, waa nin xag aqqooneed aad u dhisan, xogta iyo caddaynta sheegaysa inuu Dr Carraale miisaanka maansada leeyahayna, waxaa ka mid ah: (1) Waraysi laga qaaday inantii Fadumo-Cureji oo ahayd shaqaalihii Somali National University, markii danbena noqotay Vice Minister of education, ayaa waxay haysaa kaydkii iyo Hantidii Jaamacada, waxayna haysaa buugii Carraale 1976 qoray, kagana sheekaynayo Miisaanka Maansada (2) Waxaa jira, rag fara badan oo Gaariye markhaati ka dhigtay, Hadraawi iyo Rashiid Sheekh Cabdillaahina ka mid yihiin, hase ahaatee Gaariye wax marag ah may siin (3) Dr Arrale, wuxuu hayaa wax taffa tiran, qaab xisaabeed iyo qaab cilmina dhisan. Muujinaya, inuu yahay ninkii fakradan iska lahaa, Jaamacadii ummada Somaliyeed ay ansixisay, dhinac kastana isu dheelli tiran. (4)Gaariye, waa suugaanyahan Somaliyeed. Cidina uma diidana, laakiin maaha nin wuxuu ku doodayo, qaab cilmiyan ah uga doodi kara. Waxa uu hayaana, ma dhaafsiisna hadal iyo Joornaalkii Xidigta Waaberi caddad ka mid ahaa, oo soo baxay 1978. Soona qoray inuu Gaariye yahay ninkii daah furay miisaanka maansada. Caddaynta Dr Carraale hayaa, way ka wayntahay tan Gaariye. Waxaana saaran ansixin ay ansixisay NSU. Almuhim, Oodweyne aan kula kaftamee, Dr Arrale waa nin reer Oodweyne ah. Maaha reer Dhahareed. markaa hadaad qoraalka Dhahar ku aragtay, waxba dhiiga haysku karine. Bal wax soo dhaga dhageey.... Nabady
  2. Faysal is not in his right place. Jacaylbro, if I was to employ the management theory of "the right person at the right place" I would suggest Faisal to open up a Kat ciostic in Hargaisa Kat market, some where behind the building of Hawaalada Kaah Soo dhacyeey, soo dhacyeey
  3. Masha Allah, waa halkii Dhaxiire. Qoladayadii Police land hadda ayaanu helnay nin sidii Oodweyne noogu hadla, oo wax noogu qora Bal halkaa waxa ( Xarako, hakkad, iyo Nuqdatayn Fawqal Bacad lays daba dhigay eega ). Miles Militis, saaxiib Odaygani xarakkadaa ayuu meesha ku kala wadaaye ( Ookiyaalaha ka saar )
  4. Waar nin Hunguriga la qabto ka wayniye lol si kale arrinka u dhig. Dacwadaa uun ku dhaaf. Pragon, isagaa garanaya meesha la igu dhufan doonee!
  5. Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by Hunguri: Xaji, where are you in the world, if you dont mind i am in tel aviv at the moment You may be the ambasador of Lala Land to Israel. Waar annagaa wax aragnay Bahasha dacaayad ayaan moodayee, illeeyn waadba joogtaan loool Xaaji Xunduf, Saaxiib what do you do there apart from strangthening the relation ship of the two brethren countries
  6. S*S loool Saaxiib aniga Pragon waad iiga ashkatoon kartaa. Pragon, is my Suldaan and Garaad
  7. Kuun-Kuun Laminaa, you asked ( Waakuwee ). And, I have given you the list of the cities and villages. Hadal doon ayaa tahaye, saaxiib xaggaa iyo Makhaayada u dhaqaaq. PS: I dont care, the town you belong to . The sentence ( Duff ku bax ) attracted my attention, and you remind me of "Waayo Waayo".
  8. Qardho Isku-Shuban Buraan Dhahar Boosaaso Waaciya Hurdiya Baar-Gaal Xaafuun Xido Laag Qandala Caluula Uffayn There you go boowe, Duff ku bixi waaye!
  9. Xaji, where are you in the world, if you dont mind
  10. looooooooooool@ Duf ku bax Waar wallaahi waxaan soo xusuustay magaalooyin aan garanayo
  11. Qudhac, I'm not giving credit to Che. But, he is elder than you in wisdom and thoughts. I'm sure you are older than him, and you may call him a little boy . Laakiin, saaxiib haddaan qoraaladaada arkay adigaa hadda u ekkaaday ( a little boy with little wisdom ) !
  12. Salaama dhamaan, A&T, sheeko yar ayaan kaaga dhacayaa. Muddo hadda sanado laga joogo. Ayaanu Masaajid ictikaaf ku galnay magaalada Islamabad ee Pakistan. Oday fariid ah, oo mucjiso ahaa Alla haw naxariistee ayaa dhallinyaro fara badanoo reer Hargaisa & Burco kasoo jeeda, wuxuu ku yidhi inoo duceeya. Somali badan ayaa meesha joogtay, oo cid walba leh. Kadibna dadkii odaygii ayay waxay ku yidhaahdeen. Sheekhow adigaa dadka u wayne inoo wada duceey. Odaygii markaasuu ducadii wuxuu ka bilaabay. Allaw xukuumad iyo dawlad khayr qabta inoo keen, Allaw dhibta inakka saar, oo waddankii nabad inooga dhig ( aamiin ). Dadkii mar walba waxay yidhaahdaan Aamiin! Markuu arkay in jaantii iyo aamiintii laysla helay. Ayuu qoladii reer Hargaisa iyo Burco intuu eegay, wuxuu yidhi: Allaw Somali midnimadeedii soo celi, Allaw Somalia midoowdaa. Halkaa marayso, ayay intay is wada eegeen. Waxay yidhaahdeen. Waar hebeloow, waar ducada ka dhaca midnimo ayuu galaye Gunaanad : Hadda, nimankii lahaa Suldaan,Ngonge, Jacaylbro, Qawdhan, Xaaji. Dhamaantood sideey kuula wada socdeen. Ayay waxay yidhaahdeen ka dhaca
  13. Jacaylbro alright saaxiib. Waayo hadii kale, adiguna waxkalaad soo fagi doontaa. Jacaylbro, qayilaadii ma bilawday This is just a general question lol
  14. Jacaylbro, saaxiiboow kan Odayga Bidixda ka taagan ma Deerayahan baa loooooool ninku dheeraa oo qurux badanaa
  15. Jacaylbro lool niyow saaxiiboow orodoo seexo. Waar dee waa 2:00 AM. Mise, furaashkii Gó ayaad soo dhigtoo waxaad is tidhi Goáa halugu moodo loool
  16. Originally posted by Qudhac: ^^^^ like i said you concentrate on defending garowe, I doubt since your little buffer zone has been swallowed you will make wrong move boy. as for these little fish boys they are politicaly non entities, they dont even register on the political radar, so there is nothing to wast alot of energy on :cool: Qudhac, if you only simplify who are the little fish boys who politicaly are non entities. Only, then shall I give you an answer!. Markaa labadeena ayaa wada xaajoonayna. Fadlan, jawaabtana inoogu soo dhakhso! Walibana aan kuugu daree si fiican ayaa kaftanku isugu keen bixi doona. Waayo, NED ayaan dhawr jeer shaah ku wada cabnay! Waiting for your answer!
  17. loool@ A&T, wallaahi nin hadhaya ma tihid. Waligay masoo qorin kalmadan "Ina-adeerow" : Waayo qof aan jeclahay ayaan kula hadlaa. Hadda waxaan ku leeyahay: Ina-adeeroow A&T, Qalab iyo Dagaalba waan ku garab taagnahaye, ma waanay ka fiicnayn inaad horta ogaatid, anigu Hunguri ahaan waxaan ONLF u sameeyey Bal halays barto!
  18. Jafe, waa runtaa oo waaloo qaadan karaa. Waayo ima aragtide waxbaan qorayaa. Ismana naqaanee meeshaas ayaynu hadal ku aragnaa. Gartayda waan qaadanayaa, waadna ku mahadsantahay waxaad igu saxday. Waxaanse kuu sheegayaa nin tolkiis iyo dadka ay dhiiga wadaagaan Xabashi u looga waan iskala waynahay. Waxaan qoraalkayga ku qoray dib ayaan u saxay. Raali gelina waan ka bixinayaa.
  19. Ibtisam, unfortunately I did not see the other thread. I dont surf internet that much, and my intention was nothing but to share with you guys. Thanks awoowe, is there a way to delete the topic?
  20. The couple posed for photos at the wedding celebrations Hundreds of people have attended a wedding in central Somalia between a man who says he is 112 years old, and his teenage wife. Ahmed Muhamed Dore - who already has 13 children by five wives - said he would like to have more with his new wife, Safia Abdulleh, who is 17 years old. "Today God helped me realise my dream," Mr Dore said, after the wedding in the region of Galguduud. The bride's family said she was "happy with her new husband". Mr Dore said he and his bride - who is young enough to be his great-great-grand-daughter - were from the same village in Somalia and that he had waited for her to grow up to propose. "I didn't force her, but used my experience to convince her of my love; and then we agreed to marry," the groom said. Goat-skin documents The BBC's Mohammed Olad Hassan in Mogadishu says the marriage, in the town of Guriceel, is being described by Somali historians as the first of its kind in the Horn of Africa nation for more than a century. Our reporter says reaction to news of the marriage has been mixed. Some people said while it was allowed under Islamic law, they were concerned about the age gap, but others were happy that age was not a barrier to love. Mr Dore told the BBC he was born in Dhusamareeb in central Somalia in 1897 - and has a traditional birth certificate, written on goat skin by his father. Our correspondent says he has an interesting history - in 1941 he joined the British colonial forces as a soldier for 10 years and then served as a police officer after Somalia won independence in 1960. Altogether, Mr Dore has 114 children and grandchildren. His oldest son is 80 years old and three of his wives have died. He says he hopes his new bride will give him more children. "It is a blessing to have someone you love to take care of you," he said. Hiiraan
  21. Originally posted by me: quote:Originally posted by Hunguri: As for the support of Somalis in the Ethiopian region Ma edebdaro ayee kaa tahay? Intaynaan is caayin, aynu wax is waydiino. Inaan kuu jawaabose ma istaahishid. Waayo, dee hurdada ayaa kugu yar. Markaa markaad seexatid ha inoo ahaato! Waa ballan inaan jawaab waafiya kaa siiyo.
  22. Its too early to judge. As for the support of Somalis against Ethiopia in the Somali region, this should be applicable on every living Somali and Muslim.
  23. A&T waa nin wanaagsan oo kaftan badan. Laakiin, waxaad moodaa hadalkiisu inaanu fiiro lahayn. Somaliduna horay uga maahmaahdoo tidhi: "Hadalkaan fiiro loo odhan iyo Caanahaan fiiqsi loo dhamin, labaduba way kula fogaadaan" Xiin, adigu hadda ma reerka ayaad diffaacaysaa, oo warkaagu waa "Fiqqi tolkiis kama Janno tago" mise ninku wax intaas ka badan ayuu sameeyey ! Jaffe, niyow nin oday ah ayaa tahaye. Ha dagdagin oo nimankan Gheele.T iyo Xiin isku meel ayay ka duulayaane, yey inala fogaane hadalkaaga wax lakala hadh. Hadii kale, sidaad A&T u ammaanaysid ayaa gabayga iyo nuxurku kaa dhamaanayaa. Markaa, rasaastaada hadhawto u kaydso Haye, bal inoo wada sheekkada
  24. Originally posted by NGONGE: I don't know when is the right time to get married but if I were to guess, I would say it's similar to the time I started asking myself if I should shave my beard or not ! The question never crossed my mind before, however, the minute I started sprouting facial hair, all I could think about were shaving razors! So, in conclusion, the answer to your marriage question depends on the answer to the question: 'Do you have facial hair?' quote: Originally posted by cynical lady: [qb] My dear am an acquired taste and it’s not your fault really; your in-fact still wet behind the ears. so i give you time and until then…….. Garam laddo yaar. lool NG, I thought you had no beard even at this age, and seem to have baby-face Niyow, I think the term of shave and hairy spots you mentioned is applicable on some where more complex than the beard And, you must had trouble shaving it lol