
Qurac&qansax
Nomads-
Content Count
447 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Qurac&qansax
-
Hadana Ordogan buu salaanata la dhaafi waayay, turkiguu joogaa si uu ciida ugu tukado
-
This is beyond Humilation. Comminity Hall Conference, with Bunch of NGOs
-
he is in Switzerland...waa cajiib Ujeedka Xasan Sheekh u tegay Switzerland + Sawirro WWW.CAASIMADA.NET Luzern (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Switzerland uga qeyb galay shirka nabadda iyo ganacsiga oo muhiim ah Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
-
-
Maxaan kala soconaa socdaalka Xasan Shiikh Ee Norway? – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Booqashadiisu ma ahayn mid Qaran oo ay casuntay Dowlada Norway. Laba arimood,ayuu uyimid Xasan Oslo,kuwaasoo kala ah…. 1.Dowlada Norway oo rabta in loo saxiixo Dad ay celinayso oo Somaliyed i…
-
He is now gone.....waa is heen waayay to Norway to meet the "Somali Community" there XASAN oo maanta u baxay safar dibadeed + Qorshaha WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho shaqo oo muddo saddex maalmood...
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
when all your engineering graduated from UNUKAA leh university and there is no check and balance, good luck any one who buys high rising property in somalia, dont kill yourself -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
kENYUU Hadana aaday isagoo madaxweeyinhii Kenya ka maqan yahay, waa yaab yaa soo dhaween doona
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
He is just saying what you are saying, Kenya is a head of us. but he is reminding some young folks, like Maakhiri, we were once ahead of them. That is all -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xasan Sheiuk maxamuud isagu ma keenin, parlamankaa keenay, oo doortay, oo jeebka loo buuxiyay. Farmaajo way ku saxsaneed in laga huryimaado, Xasana laga horyimaado, CCW wuxuu tusay in uu qabiil iyo jeeba ka weenyahay, he is probably the best HAG politicians (with Shariif) so far. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Qurac&qansax replied to Che -Guevara's topic in Politics
Which countries recognise Palestine as a state? WWW.THENATIONALNEWS.COM New recognitions reflect shifting international perspectives -
World reaction to madaxweynaha Iiraan's passing
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
how that salatul janaza is different than the our (Suni) janazah, none, exactly the same. shame our somali religous leader who says, we have nothing in common with Shia, they are paid traitors by the gulf countries who hate Iran as they hate Turki becusae they stand for Islam. Shia and sunah has alot in common than we have difference, and are much closer and never wanted us to hurt as somalia then these thugs from Saudi, UAE, and QATAR. If iran was not there, Palastine people would not have existed. may alah unite the Umah. -
World reaction to madaxweynaha Iiraan's passing
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Qurac&qansax replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Qurac&qansax replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
MMA, xasan waad ku daashay wuu is heen waayay, Nairobi kuu ku noqday
-
Xasan Sheekh iyo James Swan si fiican ayay isku garanayaan. Xasan oo Mucarad ah baa u cabaadi jiray James Swan oo ku oran jiray in uusan Farmaajo doorasho rabin, inuu dalka kala jaraayo, inuu Puntland iyo Jubbaland isagu ka gardaran yahay iyo inuu yahay kaligii taliye. Markaan Xasan iyo Swan baa is arakaya, Swan baa oranaya Xasanoow wixii aad Farmaaje ku sheegi jirtay oo ay u dheertahay Mususmaasuq ba an baa lagugu sheegayaa... Xasan intuu qosluu dhahayaa, xaan yeelaaye...way iga noqotay... Swan, na soo wad, garoowaan ka lug bilaabaynaa
-
MMA, Illyare waa Bazanni reer mudug ah,
-
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Qurac&qansax replied to galbeedi's topic in Politics
galbeedi, saaxiib maxaa ku gu dhacay. Since you drink Xamar water, you have been poisoned with Puntland naceeb and Deni. Maxaa ku soo gaadhay xaaraantii la qaybinayay, mise waad u malafsanaysaa. please dont take credit away where it is due. Garacad is owned and built by the locals. No but or no If. I know it is hard to believe, because of the state that the rest of Somalia is in, but i can assure you, UAE dont own anything here. Where have you seen UAE doing something tangible for any one. I also can assure you, UAE will never going to be allowed to buy Garacad or run it. for the last three years we were hearing some people who want to discredit Deni, he sold Garacad to UAE, he sold Xaafuun, but never materialise. Any one can say what they like. But if there is no evidence It is a fake news. Garacad, is testimony for the people of Puntland, their corporation, their forward looking, their system, and any one who would like to take that away is dishonest and should be called out.