Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    274
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    8

Everything posted by Qurac&qansax

  1. Arafaat, what you said is true and i 100% agree with you, but i dont think no relative will do the threat Mo Farah is claiming, such as "if you wanted food in my mouth look after my child" or ""If you ever wanna see your family again, dont say anything". Somalis would not do that, it is a clear lie. He can tell but does not need to trash those who give him opportune he is now enjoying.
  2. Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo qaaday talaabo uga sii dareysa xaaladda Boosaaso. WWW.JOWHAR.COM July 12 (Jowhar.com)-Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey laba kamid ah wasiiradda maamulkaasi oo lagu eedeeyay is-hortaagii shalay lagu... Crash oo shaqo joojin ku sameeyay laba wasiir, Deni ma aqbali doonaa!!!!
  3. MMA, your old man agreed with me. My assertion was Muuse Boqor baa loo waday, MP badana wateen, hase yeeshee vote looma qaadin and that what your old man said, if i am not mistaken. Muuse Boqor waa like Deni, reer qardho, lagu yaqaan dabci xumo iyo isla waynaan, marka i believe in uusan aheen Team player oo uusan gadmi laheen. He was the only nominee. Siyadd oo ka xumaa in MJs ay xukunka isku dhiibdhiibayeen, from Abdirisaaq, abdirashiid and now Muuse, ayaa cardhkisii qabiil is ticmaalay iyo greivenckii soomali oo dhan ka qabtay beeshaas and the rest was history.
  4. https://www.bbc.com/news/uk-62123886 Subxaanalah,, in uu waxaan oo been ah ka sameeyo, dadkii ehelkiisa ahaa oo nolashiisa wax ka soo badalay.....Lander is always Lander Sir Mo says he had to do housework and childcare "if I wanted food in my mouth". He says the woman told him: "If you ever wanna see your family again, don't say anything." "Often I would just lock myself in the bathroom and cry," he says
  5. Maakhiri, i think you misunderstood what has happend there. Let me give you an example. Imagine Donald Trump as president of USA, who does not get along with NY Mayor who is Democratic. Donald not only is he the president but he resides NY so he want to come back home. Instead of using the US Security service or NYPD he called Broad Brothers, an outlaw Mafia or gangs for his secuirty details. NY mayer told Donald if you want to use these guys you are not wellcome and Maakhiri who is support of Donald went to the Media and claimed " Where did President, trying to visit his constituency with some donation refused entry...Caqligu ha shaqeeyo and so on" Do yo see Maakhir, what you talking about is not the issue. This women was in Garoowe two weeks ago. No one returned her plane, no one refused entry and so on. And my source are telling me, even this time she was allawed for entry to bosaaso but without her so called "gift" and she refused.
  6. Galbeedi, i agree with you 100%. Dani, waa reer qardho madax adag. This woman iyaduna khalad bay ka fahantay her new found Role. Laakiin in ta ay ciidan Maleeshiyaad ah jiraan for fee, this problem waa soo noqnoqayaa. Diyaano family is the cancer in puntland right now.
  7. at the get go , it was clear who will be the next president. MPs unanamesly choose Muuse Boqor. H e will have been the next president.
  8. marka hore,, ciidamada ay meesha ku balansatay ee masheeyidka ah (which she shouldnot do it, her security should be grantee by the state) ayaa xabada furay si ay goankii wax uga badalaan. Maxay ugu sheegi wayday maleesheeshiyaadka, wax dhiig ah ma rabo waan iska noqon. ma dhihin, iyadaaba sii baraajujisay
  9. Sacdiyo Has blood on her hand, waana lala xisaabtami doonaa. Hadii ay rabto in siyaasadii dhici soowday ee Farmaajo ay wali lugta ku hayso, oo aheed in ay Puntland kala qayb qaybiso, isku dirto, cadowsato. waxay la soo hadashay Karash,i sagoo deni joogo. iyo odayaal, karash ku xiran, iyo ciidamo calooshu u shaqeeystayaal ah. Hadii ay Madaxweeyne Tahay, maxay mdaxweeynaha u la soo hadli wayday ee madaxweeyne ku xugeen u la soo hadashay. Laf timir baa ku jirta. Hada ka hor mar ay Garoowe wax geeysay, waxay ku timid as Speaker denina waa maqnaa marka waa banaantahay in ay crash la soo hadasho. Balse Hada
  10. What happened last 32 years was the seeds planted by Siyad Bare. Hitler was nationalist too, but no one give him a credit for that because the result was destruction. if you mean this by MJs, i defer your opinion. At the get go, for 21 years of his rule,it was the only community systematically loo u gaarsaday.
  11. waa siday warbaahinta Puntland wax u qorayaan. Waa sidan Sacdiyo Salaad,waxaa Sadex Diyaaradood udiyaarisay Khadiijo Diiriye oo ka rabta garab si ay Wasiir uga hesho Golaha Wasiirada cusub. Sacdiyo oo wadata qorshe,ayaa Sadexda Diyaaradood ukala qaybsatay Gaalkacyo,Garowe iyo Bosaso. Diyaarad walba,waxaa saaran xoogaa Deeq ah oo gaaraysa 3500 oo dolar,waxaana lagu kireeyaa calaa diyaarad halkii duulimaad 15000 oo dolar. Diyaaradii ugu horaysay,waxay kasoo dajisay,iyadoon cidna ogayn Garowe,kadib Dowlada Puntland waxay garoonka ugu dirtay Wasiir ku xigeenkii Gargaarka oo soo dhaweeyay kalana wareegay Deeqda. Shirkii Golaha Wasiirada Puntland,ayaa looga dooday Diyaarada Sacdiyo la timid iyo kuwa kale ee xogtooda la helay,waxaana la go’aamiyay in aysan diyaarad danbe oo iska socota PL loo ogolaan,waxii deeq ah ee ka imaanaya dhanka Fadaraalkana ay kawada xiriiraan labada Maamul. Saakay,ayaa markale lagu waabariistay Diyaarad Hawada Bosaso ku jirta oo la leeyahay,waxaa saaran Sacdiyo Salaad iyo Kartoono ay wado. Waxaa ku xigay Ciidan PSF ah oo soo jiiray Bartii Kayntarool ee garoonka diyaaradaha Bosaso gudahana soo galay. Ciidamada amaanka,ayaa ka hawlgalay,waxayna ka saareen garoonka Ciidamadii PSF ee soo duulay,waxayna sugeen amnigii garoonka. Diyaaradii siday Kartoonada iyo Sacdiyo oo dul heehaabaysa garoonka,ayaa waxaa amar soo bixiyay Madaxweyne xigeenka kadib markii Duuliyaha diyaaradu ku cawday in uusan haysan Shidaal ku filan,sidaa ayaana loosoo dajiyay loona siiyay Shidaal,iyadoon Kartoon laga dajin Dadkii saarnaana Qof ka degin dibna oogu ceshay Muqdisho. Dowladnimadu xoog ma’ahan ee waa is ogol iyo ilaalin Sharci. Sacdiyo xadgudub nidaam oo weyn ayay ku kacday
  12. waa qeeb ka mid ah dhibta na haysata. wayse badan yihiin
  13. juxa, labaduba si fiican buu ula hadlay. waa haday wax maqlayaan. Sacdiyo, hadii ay caawino keenayso iyadoo madaxweeyne ku sime ah, waxay aheed in ay la soo xiriirto meesha dowlad iyo maamul baa ka jira. ilmo diyaano waxay noqdeen Calooshi u shaqeeystayaal, ayagaa dagaalka bilaabay, dad badan baa ku dhintay. Alow sahal amuuraha
  14. Sorry i did not saw your post....i made similar one
  15. Islaantu waxay sheegayso waxbaa ka jira. Islaanta walaalaheed aabahood wax been ah kama sheegi laheen (ilmo siyaad bare iyo iyadu waa ilmo habreed). Raga ay magacoowday oo aabaheed u yimid baan horey uga maqlay exactly waxa hadalkeedoo kale. he is not re-writing history he is reporting it. ilaahay ka baq aflagaadada intaa le eg. MMA ilaahay aabahaa ha u naxariisto, nin halyeey buu ahaa. Balse, siyaad isagoo dilka wax ka og buu qabri u dhisi karaa, wax is khalaafaya ma ah. Abdirisaaq, nin aan jeclahay oo wanaagsan buu ahaa, balse isaga tuhun baa soo galay, Abdirashiid iyo isagu aad bay isku hayeen. Siyaad bare was the Hitler for Somalis. An MJ was to Siyaad as Jews was to Hitler. He killed MJs, rape their women, put them in goal, make them the enemy of the state while all somalis were clapping and was by standing. Eventually they were the one who safe him from the ******** USC when ku wii uu naas nuujinayay ka carareen. I agree with you, dhibta na haysata waa mid ka soo askuntay wixii dhacay laga bilaabo wakhtigaas. Sida loo ugaarsaday dadkii Wanaagsanaa oo waxna kasban oo somaliya soo dhisay xuriyad, dowladnimo waa dadka loo yaqaan MJs. Kadiban 1991 dadkii USC ka baqaysay bay ahaa yeen, oo hadana sidii oo kale loo ugaarsaday. Cuqabadii baa haysata soomalia
  16. i dont think both Farmaajo and HSM has independent foreign policy. They both have "mulkiilayaal" one by Qatar and Ethopia and the other by UAE in which their foreign policy depend on. They are independent as long they dont clash on their "mulkiilayaal" policy
  17. Report: Somali president plans talks with parliament on possible ties with Israel WWW.HIIRAAN.COM A spokesperson for Somalia’s president said on Saturday that the government is set to consult parliament on the possibility of establishing diplomatic relations with Israel, Hebrew media reported. War bixintaan oo ku saabsan 1.HSM government is set to consult parliament on the possibility of establishing diplomatic relations with Israel 2. HSM secretly met with former prime minister Benjamin Netanyahu in Israel in 2016 3. HSM return to power was a positive development for a potential normalization process between Mogadishu and Jerusalem 4. HSM first term, A lower-level meeting was held in Jerusalem in December 2015, involving representatives from the Economy Ministry 5. Muse Bihi Abdi, recently told US officials he was making overtures to Israel but without any response. (maraykankuu uga dacwooday Israel way i ignore gareenayaan) 6. In May, Israel’s embassy in France organized a conference, inviting French and African journalists, diplomats, entrepreneurs, and artists to examine the future of Israeli cooperation with African countries and businesses, Somaliland was represented at the conference by the defense minister. Waxaa cad, in HSM uu san laheen, siyaasad madax banaan, ee UAE ay dictate gareeyso his foreign policy. His first term and second term are the same and is based on serving the interest of AUE. would the parliament accept normalisation with Israel and if they dont how UAE will react. What HSM is getting in return for this huge sacrifice.
  18. Daawo: Marwada 1-aad oo ballan qaad muhiim ah u sameysay 16 gabdhood - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Marwada koowaad ee qaranka Qamar Cali Cumar ayaa galabta soo booqatay xarunta gabdhaha agoonta ah ee Boondheere, iyadoo u mahad celisay dowladda Jabuuti oo hir... marwada madaxweeynaha oo agoonta xarunta Boondheere oo ah xarun dowladda Jabuuti hir gelisay u banalqaatay 16 ka mid ah in ad deeq waxbarasho oo jamacadeed (4 years) sii nayso. marwo suu aasha meesha taagan waxa weeye. 1. xaruntaan dowlad jabuuti baa waxtartee, xarumaha kale ee aan wax la tarin ee wadanka ka jira maad wax tartid. 2. hadii aad deeq 16 arday siinaysid, maa xarumahoo agoonta meelkasta wdanka ka jooga u wada qaybisid. 3. lacagtaan deeq waxbarasho oo 100K oo doolar gaaraysa ma mid aad lee dahaa mise waa mid dowladeed.
  19. MMA, your video from Garoowe, is missing dhuula tuska.
  20. priminsterku balanqaad buu sameeyay ee ma ka soo bixi doonaa in ammaankeena ay san sugin Midowga Afrika ee ATMIS iyo in dhulkka la isaga kala safro dalka gudihiisa si nabad ah ma ka soo bixi doonaa
  21. so far, ku waan ku wa wax helaya uma eka. Their line of question is childish and scratch the surface. Byle is smarter than that. They need to get to the bottom and check where every $ went and account for. Wasaarado aan shaqaale badan laheen baa budgetkoodu yahay $100s of Million of dollars. They need more than an hour igu tus ah, gudi forensic accounts ah loo saaro, who sepend hours sifting through the money from account to the end user, then it is easy to find it, but the way wax u socdaan, they just want to show Bayle can not be trusted and therefore we can not re appoint him to the Minster. Jug jug meeshaada joog.
  22. Dowladda soomaaliya oo ka jawabatay eedeynta uga timid Somaliland. WWW.JOWHAR.COM June 29 (Jowhar.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa ka jawaabay eedeyn culus oo uga timid Somaliland, taasoo la xiriirta in la musuq maasuqay saamigii ay... somalia oo xajkii u qaybsatay sida loo kala danbi badan yahay 1. qeebta ugu ween Xamar 2. Hiroshabeele 3. GalMudug 4. jubaland 5. Somaliland 6. Puntland. Puntland way ku qanacday, haday reer Unuka saas danbi uga dhaqmayo, waxba kama qabaan.
  23. in gudoonkii hore asi laftarkiisa wax laga weydiiyo iyo sabatii eesan barlamanka in ay ansaxiyaan ay u diideen hadii ay jiro warka wasiirka... Accountability is always good, let's not turn this into witch hunt against Bayle, but Khayre and Rooble should also be questioned, they were his boss. it is the first time, since the civil war, the parliment is talking about Accountability so it is good. Not sure, if it is going to continue!!!!!