Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    271
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    8

Everything posted by Qurac&qansax

  1. he thought he can use this back door to get invitation for Charless coronation, markuu waayay oo lala hadli waayay buu cancelay, becuase waa ceel isagoo london jooga oo aan la casumin.......ri kasta meeshay dhigtaa lagu gooraacaa
  2. war hayaay,.....wasiirku kii ugu daacadsanaa soo ma ahan dowladii farmaajo. Soomaliya un baa laga arkaa meel xatooyo layskugu duceeynayo,
  3. HSM, weeye oo diyaaradii Biden horey u soo raacay, dibna u la noqonaya....
  4. tick tok, miyaa hada isku badashay Police, Court and CID. Ninyahoow, dadka masaakiinta ha isku dirinina hadaan wax cad la hayn.
  5. i think any where galkacyo south ka jirta,..too violent, alshabaab invested, looma rari karo. waa in Somaliland ama puntland loo raraa, si ku meel gaar ah. dhibta xamar, ama south ka jirtoo dhan waa dhamaan la heed. dadkaan alshaydaan supportigareenaya way iska qaban lahaayeen, hadii condition looga dhihi lahaa, caasumad iyo alshabaa support iskuma helaysaan, ee kala doorta.
  6. sucuudigana waa ku xigaa. boorso sooryo ah baa loo doonan.
  7. i am not a fan of sacdiyo. Laakiin, sheikhaan ilaahay ha ka baqo, oo qof hadal uusan dhihin in uu yiraahdo saas bay tiri waa danbi ween. Laga yaabo in aysan ba akhrin waxa meesha ku qoran.
  8. Gudoomiye, sanyare waa halyeey somaliyeed. Sanyare, sababta ugu ween ee guushiisa dhalisay waxay aheed isagoo ahaa "stake holder" interest baa ugu jirtay in alshabaab la baabiyo. Walaalihiis iyo reerkiisa bay dileen. It was personal. Compare to that, Mahad Salaad, NISA leader, ina adeerkiis baa alshabaab leader u ah, sidee buu ula dagaalamaay. It is a rotten system. HSM hadii ay run katahay in uu la dagaalamo alshabaab ninkaan ha u dhiibo one of, NISA, Wasaarada arimaha gudaha; ama Mayor of Mogadishu. Hadii kale waa jugjug meeshaada joog. This interview was a message to HSM. Waxyaahaba kale, oo aan iga yaabin, laakiin natusaysa in wax dowladnimo ah anaan meesha ka jirin. Wuxuu yiri, dadkii aan soo qabqabanay dad horey loo qabtay oo la siidaayay bay u badnaayeen, markii aan maxkamadihii, ama policekii u tagnay oo aan dhahnay dadkaan filekoodii nookeena, wax file ah oo laga qoray maba jiraan. Sidoo kale, dadkii dhamaa ee gaalkacyo dadkaan ku dileen markaan hospitaaladii tagnay oo dhahnay sidii loo dilay ama cause of death iyo inta xabadood ee ku dhacday filkiii na siiya, sidoo kale file ma jiro. This is the lowest thing dowlad sameen karto. This is not unique to Puntland, this is every where in Somalia. The is no basic of governancy. Weli reer guuraa baa nahay, aan dowlad wax ka garaneen.
  9. Senetor Gaagaab oo ku dhaliilay HSM in shaqooyinkii dowlada uu tolkiisa ka safay
  10. Khadar faroole miyaa la taliya noqday!!!! Puntland Ma ku qanci doontaa
  11. Hamsa Hiroshabeele wuxuu sii kaxaystay Xildhibaanadii laga soo doortay, halka HSM uu ku wii Puntland xamar uga tagay. Ma xilhdibaanada Puntland baa xishood badan, oo airporka is dhoobin, diyaarada baalka qabsan, mise HSM baa garaadkiisu gaaban yahay oo aan casumin.
  12. Dhagaxtuur, that is my point. Gaajadu iyo deforestation waa isku xiran yihin. They are not separate.
  13. inaa li laahi wa inaa ilayhi raajicuun...waa wadan dhintay in laga samro. what is the point of banning importing Charcoal, if that much demand in locally.
  14. Maamulo badan baa xiditinimo ku dhisan. Lafta gareen is one of them. Xubnihii Parlimenka ee uu soo magacaabay, wada xidid bay ahaayeen
  15. Waxaa la oran karaa Maamul ka abtigiis wuxuu ku dhisan Xidid iyo Xigaalo ehel. 1.Wasiirka Xaafiiska Xoolaha waxay Ilmo Habreed yihiin Axmed Shide. 2.Wasiirka Warfaafinta,waxuu qabaa Axmed Shide Walaashiis. 3.Talyaha Ciidamada Maleeshiyaadka,waxay Ilmo Abti yihiin Xaaska Madaxweyne Mustafe. 4.Hooganka Nabadgalyada,waxaa dhashay Caasho Dool oo waxay Ilmo Abti yihiin Talyaha Ciidanka Maleeshiyada Madaxweyne Mustafe waa u Seedi labadaba. 5.Wasiirka Xafiiska Hawlaha Guud,waxuu Adeer u yahay Xaaska Madaxweyne Mustafe. 6.Gudoomiyaha Gobolka Liibaan,wuxuu Sodog uyahay Madaxa Xarunta Dhexe ee Xisbiga. 7.Wasiirka Xoolaha waxay Ilmo Habreed yihiin Gudoomiyaha Gobolka Liibaan. 8.Wasiirka Dooxooyinka,waxaa Caruur udhashay Xaaski hore ee Madaxweyne Mustafe oo Caruurtooda,ayaa xaga Hooyo Walaalo ka ah.
  16. this is a sign Hamsa, raraduu iska rogayaa. He is realising his constitutional rights. Is HSM going to side with Abdishakuur and thrown Hamsa under the bus time will tell. But this can only be good for Somalis who want separation of power.
  17. next couple of days Hamsa is going to Puntland, and this is waxa lagala hadlayo, meesha 4.5 baad ku timid, ee Hamsa ku maad imaan, ee cadkaaga goose. Rooble kama liidatid, isagoo iska hurda baa reerkiisu toosiyeen, ee toos, Hamsoow.
  18. Makhir is not about Puntland, don't interpret everything a land issue. Dont you think, a strong prime Minister, who knows what is his right and responsible is what we need now. On the record, i never supported the weak Ina abdirashiid and he was from Puntland, and i did support Yuulka who get rid off HSM corrupted friend's and he was not from Puntland. Nimankiinaas Sool iyo Sanaag iyo cayn ka yimaada, you can not see beyond the tribal lands, but Puntland general are not like that. We have prime minster for a reason, a prime Minister's office and President's office and there should be a separation of power, otherwise no need for Primisntership. Maakhir, sometimes you are easily predictable. i have not seen Hamsa fighting alot of dark force, and that is what we are calling for. Mase reer puntland ku xumee bay kaa tahay.
  19. Web pageyada M00ryaan, oo aan ka xishoonin, in Hamsa maqaar saar yahay, waa cajiib. Wale Xamsa iyo wuxuu soo wado iyo wabigaa kale ween. Ku ma lahoo , madaxweeynahaa soo wada xushay golaha wasiirada. "inteeda badan uu soo magacaabay madaxweynaha la doortay 15-kii May 2012 Xasan Sheekh Maxamuud" "Wasiir Jaamac, oo Rooble u magacaabay wasaaradda gaashaaandhigga xilligii uu taagnaa dagaalkii siyaasadeed ee kala dhaxeeyay Farmaajo, ayuu madaxweyne Xasan Sheekh mar kale xilkaasi u magacaabay, taasoo ay ugu wacan tahay rabitaanka Madaxweynaha." "Qaabka madaxweyne Xasan Sheekh kusoo xulay inta badan Golaha Wasiirada ayaa lagu sheegay labad qodob oo kala ah: Inuu si weyn ugu kalsoon yahay shaqsi ahaan iyo Inuu Aqoon u leeyahay, waxaa kaloo muhiim ahayd inuu toos uga amar qaato Madaxweynaha" Xog: Sidee kusoo laabtay wasiirka kaliya ee ka haray xukuumaddii R/W Rooble? - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Xukuumadda cusub ee ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre waxaa ku cusub arrimo badan oo aan hore uga dhicin xukuumadihii hore, iyadoo inteeda badan uu soo magacaabay...