Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    274
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    8

Everything posted by Qurac&qansax

  1. Despite our gloomy and despair, there is Hope, there is some tangible progress by Somali community every where in Somalia, particularly the two major states Puntland and Somaliland, who always lead by example. Xadaaradu waa cajiib. only if we had good leaders, who are visionaries.
  2. Garoowe City Planning
  3. GARACAD PORT The first major infrastructure built by community (iskaa wax u qabso) in AFRICA
  4. BOOSAASO Airport Expansion
  5. exactly. waa waxaan dowlad aqoon. miisaaniyad kasta waxay ku base gareesantahay budgetka. Budgetku wax agaasime siduu rabo ka yeeli karo ma ahan.
  6. MMA, that is why Arman is rear. Because even disgraced and convicted, when they correct, give credit where it is due.
  7. Yusuf Garaad Qormadiisu waa fariin ka timid Itoobiya oo la rabo in lagu bajiyo Madaxweyne Xasan. “Dilkii Wasiir Siraaji Madaxweynaha Somaliya,waxaa ka hor ogaaday ra’isalwasaaraha Itoobiya”. Xogtaas muxuu horay ugu sheegi waayay Yuusuf haduu hayay oo hada kusoo beegay? Ujeedku waa Xasanow Itoobiya siday doonto ayay kaa yeeli kartaaye ee saas la soco.
  8. He is a rear commodity. He is the only one who passed the test of time. Regardless of who is in power.
  9. waxaa soo baxaya in Mahad Salaad iyo dadkiisa ka danbeeyeen, oo Alshaydaan la adeegsaday, dhul baa laysku haystaa. Ninkaan Waa dadka meesha degenaa, dadka kalena waa dad soo guuray. Ilaahay ha u naxariistor.
  10. HSM moving away Somali heshiis ah dunida la heshiis ah, by siding with Egypt and creating enemy with Ethiopia. Not even 2 months It is officially now, Somali iib ah ifkana ka iib ah
  11. this kind of strategic shift need time, what is the rush. Why not wait the minster to be named and consult with stake holders. If you choosing between two, need to ask the threat and the strength. Interms of strength they both the same, they can not offer much. But interms of threat, Ethiopia can do harm to us more than Egypt. Not only arming Alshaydaan, but prolonging famine by blocking water ways to Juba and Shabeele rivers. Did HSM thought all the scenario, or he was happy with the Samsonite of Sooryo.
  12. I am not surprised DAALMAR and WAARE supporting HSM, I was surprised thought Faisal supporting HSM diplomatic failure. Is Faysal doing this because of Hamza. Somali Qabiil baa dilay. I know, Ethiopia is our arch enemy but they are our neighbour too, and especially last 4 years of Abbey they were good neighbour. You can choose friend but you can not choose a neighbour. it is our Interest to be neutral of this conflict.
  13. wa dowlad wada unuka ah....cadaalad iyo mahad salaad maxay ka qabanayaan, every trip
  14. Madaxtooyada Soomaaliya oo qarisay qodobkii ugu cuslaa ee ka wada hadleen Xasan sheekh iyo Siisi. WWW.JOWHAR.COM July 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana... Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana ay soo bandhigeen khatarta ay leedahay siyaasadda halka dhinac marka la fulinayo mashaariicda wabiyada isaga gudba xuduudaha villa somalia arintaan way qarisay
  15. Booqashadii Madaxweyne Xasan ee Tansaaniya,waxay ahayd qorshe lagu qarinayay kulan Shirkad Shidaal. Sida la filayo,waxaa jiri doona heshiis qarsoodiya oo dhexmari doona Somaliya iyo Kenya oo ku saabsan Shidaal baaristaas Bilooyinka soo socda.
  16. hamsa will be the weakes PM ever, weaker than Ina abdirashiid iyo Saacid Hurdaaye
  17. Mahad Salaad ma alshabaab buu ku milmay. maxaa isku aadiyay, HSM oo ethopia isku yara xumaadeen iyo alshaab oo ethopia weerartay, for the first time in over 6 years. last time alshaab ethopia weeraraan waa wakhtigii HSM xukunka hayay.
  18. he could have sent Hamsa, but prefer himself humiliated.
  19. HSM his first term, appointed three PMs, Laba Saacid iyo ina Abdirashiid. All were selected because their perceived weakness and qof si duu rabo la ga yeeli karo. HSM second term still looking that weak PM and found Hamsa. waxaa igu maqaala ah, in dhoor casimaad oo uu Hamsa dibada ka helay in HSM u diiday. HSM wuxuu rabaa in PM office uu weak noqdo oo oficekiisa hoos yimaado, meesha uu kor u qaadayo madaxweeynaha. Golaha wasiirada ee la soo wado, mostly were hand picked by HSM. Puntland iyo Jubaland ma ogalaan donaan in Hamsa booskaan uu ku helay 4.5 saas loola dhaqmo.
  20. ciidamadaan waa ku wo nasiib daran 110-milyan oo dolar ayay uxaniman yihiin Ciidamada Eretereya. 30-Milyan oo dolar Qatar,ayaa hormaris usii bixisay oo qayb ka ah Lacagtaas. 80-kii Milyan ee haray ilaa iyo hada Dowlad ka bixisa Somaliya lama hayo,iyadana haba sheegin xataa Milyan ma awoodo. Imaaraadkaa leh anaa Yemen ka shaqo galinayna iyo Liibiya ee na siiyaa 3000 oo ciidan lacagtana bixinayna iyo mushaar fiican ma mishinari bay noqdeen, marna tigree marna yemen iyo liibiya
  21. nin yahoow nin dulusionist ah baad tahay puntland baad ku waalatay. iyo in aad wax kasta ku eedaysid hadii puntland iyo PM puntland ka soo jeeda wax kaa hor istaagsanaayeen,maxaad last five years, oo PM uu dad kale ahaa Farmaajo oo Khaatumu iyo adiguba aad saupportigareeynayseen uu madax weeyne ahaa aad wax u qabsan waydeen. Cuqdadle wiligiis meel ma gaarayo.
  22. Maakhiri and Duufaan, dhita idin haysata waa taas. ee taas xal u hela. Dadka wax sameeystay ha eedeenina.
  23. it is intersting to see, you mentioning the one you do not have evidence for it, and ignoring the one we know it happend that is Farmaajo sending Og male to Ethiopia for arrest. Naceeb waa waxa adiga iyo dadkaaga meeshaas dhigay
  24. catchy slogan but not practical. HSM waxaa u soo baxaysa in uusan lawada heshiin karin UAE and Qatar. Qatar waxay joojisay, lacagtii ciidamda lagu tabaray ee Eritaria. UAE ma bixinayso. HSM waa in uu Kala doorto UAE and Qatar.