Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    274
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    8

Everything posted by Qurac&qansax

  1. the longest state president, Madoobe, time is coming to end soon. Waxaad moodaa in Madaxweyne Axmed caleentiisii Siyaasadu Cirka kasoo dhacday. 1. Hamsa iyo Madoobe waa reer ahaan dad aad iskugu dhow, reerkii Og ta madoobe waa ku soo jeesteen, in beeshiisu ay san isku haysan karin Labada darajo ee sare, oo halkaas Ogtii garabkii uu kawada haystay waa kala jabay. 2. Kenya is badal bay rabaan, becaue weli xududii sidii aya khata ugu jirtaa , qofkale oo reerka Og ta ayay rabaan ay uga guuraan Madoobe 3. Deni iyo Madoobe oo sii kala fogaanaya, Waxaa soo baxaya in Deni uu san baryahaan ka jawaabaynin Tele Madoobe. 4. Kenya iyo HSM waxay ku heshiiyeen in Madoobe tago. Madoobe wuxuu rabay in intii HSM joogay Nairobi in uu tago, balse kenya baa diiday. Hasan wuxuu uga baxay Madoobe in Wasiirka Amniga JL oo kasoo jeeda Gedo laga dhigo Talyaha Ciidamada Xooga ee Fadaraalka si uu Axmed Madoobe uga caawiyo arinka Gedo. 5. Waa Reer Gedo oo isku afgashtay Axmed oo taga mooyee in aysan wax wada hadal ah gelin. Xildhibaanadii kasoo baxay Ceel-waaq ee reer Gedo shir ay uqabteen Waxgarad,Siyaasiyiin iyo Ganacsato waxay usheegeen in aysan Axmed ku xirnayn ee ay utaagan yihiin qadiyada reer Gedo waxa kaliya ee marana ay tahay…’Axmed oo xaqiijiya in uusan mar danbe isa soo sharaxayn doorashadana xiligeeda ku qabta”. 6. Ethopia waxay HSM ka rabaan in Gedo aan faragelin lagu sameen ee ay u dayaan dadkii Farmaajo uga tagay. Gobalku in uu sidiisa ahaado oo aan wax isbadal maamul iyo amni ah lagu samayn,ayaa laysku raacay. Dowlada Xasan iyo Maamulayaashii Gobolka xiligii F&F waxay isku afgarteen in aan Axmed madoobe lagu wareejin Gobolka. Madoobe, awal wuxuu la dagaalamay laba group waa Gedo, Ethopia iyo Federal. Wuxuuna support ween ka haystay Puntland, Kenya iyo reerka Ogta. Hada waxaad moodaa supportigii uu haystay in ay meesha ka baxayso oo waraabuhu banaanka ku cunayaan. Hamsa uma eka nin yac ka dhihi kara Ahmed waxa kaliya oo caawinaya lama hayo qof Og ta ah oo Axmed badali kara oo lagu aamini karo Jubaland
  2. Khaatumo is too divided and weak, and Maakhiri can not do it by themselves. Awdali and Maakhiri could have but they dont have share location. The status quo will continue. Khaatumo in ta ay isku dhararinayaand MJ, they not going to get any where.
  3. i think a topic specific to Business in different region of Somali speaking will be beneficial to many people. This topic "somaliland" you have to sift through before you get to one topic about business.
  4. Baala xoofto and Samafal, i both agree with you imports wax aan ku faano ma ahan, ee export, specially locally made (or adding value) is what what we need. I think somaliland is doing well when it comes to Manufacturing for Somali speaking peninsula. And we have to command on that. Remember we are not in competition but complement each other. Baala xoofo, can you create a topic, Somaliland Manafutures, warshada burka, the cement, the softdrink and so on. I know some of these are not manaufuctured but imported and added values for local distribution. it is good to talk about the positive (what is working for us) as well as what is not working for us (political) And other regions, we can have similar pages.
  5. Von Batten-Montague-York is a lobbing company HSM employed to help to get into the AGOA. The interesting thing is HSM is using a shoddy organisation called United Somali Alliance, mainly HAG group. No parliamentarian scrutiny.
  6. walaahi, i pay money into that project. Infact i was the one collecting the money for it in my city and there was maakhiri people, and khaatumo people it was had to get any money from them for this noval project. Other puntland comunity they were happy to contribute more. and i remember markii lacagta la dirayay waxaa lagu sharfay in nin maakhiri ah uu diro oo u ku shir tago. Gobonimo.
  7. wise man, bal haye warka soo daah. maxaa ka khaldan. sababta 20 qof u dhinteen, maxaa sababay. Mid reeer puntland soo naas nujiyeen, oo cuqdad qabta sidaadoo kale baa ka danbeeysay. Meesha dowlad baa ka jira. You tell me which country you are in refugee, and you tell me if that country allow any one to bring whatever they like it. Macaaino hayad baa u qaabilsan, chanel lasoo maraa jira. Dadkii ay tiri waan la soo hadlay she lied about it. Ceedamo maleshia ah bay airportka keentay. And still your cuqdad can not see what this lady done. Boowe, you can not comprehend what we are discussing. We are talking about Qadiyad loo yaqaan Puntland adna shakhsi baad ka hadlaysaa. Hadaan kuushegayaa Deni walaa faroole weligay ma supporti gareen. Adigu indhaha ma u furtay kii autiska ahaa ee farmaajo ee aad suportigareeynaya how much he spend abaaraha and how much he spend his election, indhaha kala fur.
  8. The puntland people are resilient. They can easily tell fake nationalist and cuqdad puntland naceeb. Samafal, well said, "These people do not even talk about the plights of their regions but they are expert when it comes to Puntland". Look cuqdada meey sheey dhigtay Siyad, Farmaajo, Ali Khaliif Galeer, Jamaal. and look meesha walaaltinimada iyo lashaqeenta reer puntland iyo kala danbeeynta iyo xurmada ay dhigtay Madoobe, iyo Hamsa. The choice is clear and Puntland people can tell the crocodile tears. i remember one time, Maakhiri was against garacad dekedeeda and was supporting khaire at the time, who refused in uu u dhagax dhigo oolagu sharfay waxnana aan laga rabin, Maakhiri his argument was it is too close to Hobyo which is 150k away from Garacad, but he was adamant supporter of qandala port which is 90km from Bosaaso in la dhiso. Puntland people they did not stop for these people and they contineud and now, look where Garacad port is and Hobyo port is.
  9. the interest of Somalia was not served on this MOU, another mis opportunity. What do we gain for, nothing. HSM could have demanded, Kenya to safe-guide the sovereignty and integrity of Somalia and not to give shelter any one organisation that deemed to effect that (toos u taabanaysa safarada somaliland ee kenya and so on). what a weak leader. HSM is the HSM of the old + Wuxuu farmaajo ka bartay ee yaan lagaa badin ahaa. He allowed Uhuru to write every point in the MOU and HSM job was to sign it. This is one of the test i was waiting how HSM is going to deal the humuliationkii lagu sameeyay ee somaliland lagu casumay international conference which forced his own ambassador to walkout, i was waiting to use that as a bargaining chip, but he did not. What a waste full of space, garbahana ugu jiraan M00ryaantii.
  10. HSM gone to Kenya, Ethopia, Jabuuti and Masr. Hamsa is going to ask the parliament to delay the Cabinet naming because HSM want it after he comes back and muujiyana awooda Madaxweynaha and Hamsa so far is complaint HSM wish for a weak primister and Stronger President, we will see how long it will continue. Hamsa is ba reer buu ka dhashay. Rooble, markuu uu qabsaday was very obedience to farmaajo until his reer ay ku dhaheen war nacas yahoow cadkaaga goose. Hamsa will soon come to that.
  11. it is nasiib daro. Somalis any where, gacmaha in la hoorsado ayay faan u maleeyeen. Look Eleteria iyo meeshay gaareen iyagoo waxaas oo cunoqabeen saran yihiin.
  12. Dalmar iyo Maakhiri fall in again. It easy to see this is a fake page. Galbeedi, i dont agree these leaders, especially Faroole who is morally cortupt. But i think they were right to call it as it was. Sacdiyo was armed with Diyaano ********. She claimed to made calls to certain people and they all denied on the record. It is her supports who tried to change the decision by force and go inside the airpot by any means.
  13. Galbeedi, the guy is either mentally sick or is a con artists, who want to con his family. unfortunately there are a lot like him in Somalia
  14. Maakhiri, i dont know what you have drink today but any one who listerns to this guy can see as like day light in uu been sheegayo oo kala hadlayo. Tel me what he said which is reasonable. maakhiri, cudurkii geela laga gubi jiray baa kugu dhacay baan filayaa. Farmaajo, iyo Jamaal, hadana Sacdiyo ku dhacay. you asking me a police record. You tell me which somali goverment be federal or regional that provides police record. Let's see if you can pass your own test. In this forum you have been calling names for people, Like Rooble Baahane, HSM in uu wax dhacay, and Farmaajo done this and that, without proof. And you asking a police record. Think, man, we are intelligent enough. Fortunately, i have a proof. I am sure you did not listen to the video. The guy himself admitted all that i said, so you don't need a police record, all you should have done was to listen and think. He admitted in Laascanood police ka somaliland ku xireen, how do they know, they were monitoring his Mobile signal. They interview him in la afduubtay. Wuuna beeniyay. He knew he was safe, why uu u beeniyay, ask yourself.
  15. HSM waa ka baqqday booqashadii Nairobi ee Maantay, sababtoo ah 1. Uhuru oo Nairobi ka maqan 2. Madaxweeynaha Guinea-Bissau Umaro Sissoco Embaló oo isna beri imaanaya si uu Uhuru ula kulmmo HSM wixiisu iska soo dhac bay aheed, iyo salaantaan kula dhaafi wayay. That is the difference between qof qurbada ka yimid iyo qof wadanka joogay, HSM was always local will always think like a local.
  16. qaar waxay leeyihiin, ninkaan oo kasoo jeeda kill5 waxaa la rabaa in lasyku tuhun galiyo beesha puntland iyo kill 5. waana ka danbeeya Somaliland. Kill 5 badanaa waxay wax kasoo degsan jireen Barbara, hase yeeshee sidii loo furay Garacad waxay u wareegeen meeshaas, somalialnd arintaa walwal bay ka muujisay, marka waxaa la rabaa in kill5 cumitigooda la tuso in puntland aysan nabad aheen, duriyaduna waxaa way isticmaashaa, oo waa ayadii xoriyada ku raadsanaysay south somali nadab ma ahan, wiilkkoodiina u soo diray si uu alshabaab meeshaas uga bilaabo oo diin lagu gabado.
  17. war ilaahay ha laga baqo, wax kastoo oo internatka ku aragtid ha rumeeysan. Any one can get camerra and say what he want, to get clicks. Xaqiiqda ninkaan waa in Lacag ku luntay oo uu qorshaha Afduubkiisa isagu samaystay markii warkiisu soo baxay oo walaakiis oo india jooga la hadlay oo uu yiri waa lay afduubtay baa police puntland baaris sameeyeen. Jaahilkaan, mobile kiisa signalka baa la dhagaystay waxaa la arkay in uu mobileka anteenadiisu joogtay magaalada qardho. Kadib Qardho,ayaa la wargeliyay oo heegan gashay,balse nasiibdaro laguma guulaysan in lagu qabto. wuu sii socday. Duleedka Garowe,ayaa hadana anateenadii hadana lagu arkay Anteenada Taleefoonkiisa,waase ka leexday. Nasiib wanaag Laascaanood,ayuu galay oo lagu qabtay. Booliska Laascaanood,ayaa ku wareejiyay kuwa Buuhoodle,waxaana lagu wareejiay kuwa Kilinka Shanaad. Booliska Puntland iyo kan Kilinka Shanaad si dhow ayay uga wada shaqeeyeen kiiska Ninkan. waxaana soo baxday in aan la afduuban ee isagu sameeystay, si lacag ku dhuntay oo saas uga baxsado. Balse majirto cid Afduubatay si buuxda,ayaa loo xaqiijiyay.
  18. Caqabaddii heysatay dhalinyarada ku maqan ERITREA oo la xaliyey - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyey in la xaliyey caqabad heysatay dhalinyarada Soomaaliyeed ee tababarka ugu maqan Eritrea... HSM said " Intooda meesha joogta nin walba inuu qoyskiisa lasoo hadlo lacag ay kaar ku iibsadaan ayaan usoo reebay waxaa la xaliyey caqabado ku aadan arrintaas anniga oo rajeynaya maanta ama berri midkood inay soo hadlaan" wuxuu ku durayaa in Farmaajo oo ku faani jiray ciidamada, uu wiilashaan u waayay wax ay kaar ku gataan. Hadii uu caqabadii xaliyay muxuuse u oo ayay. Dhibtoo dhan haday aheed, Kardh la aan meesha ka jirta
  19. ninkii waxaan oo dhan ka danbeeyay baa hadlay. Waa abdishakuur. dhoor cartoon oo uu u gudbin karay toos to Puntland buu qof aan shaqo ku laheen gacanta u galiyay, wixii ka dhacayna la ogaailaa 20 fine solders dead. Somalia special envoy for drought to travel to Garowe WWW.HIIRAAN.COM Mogadishu (HOL) - Somalia's Special Envoy for Drought Response, Abdirahman Abdishakur, will travel to Garowe on Thursday to meet with Puntland officials on behalf of the federal government.
  20. MMA,bro chaneladaan horey na way u furnaayeen wakhtigii Farmaajo, hadana way sii furnaanayaan, ilaa inta laga helayo dowlad isku kalsoon, kala baqaynin, kala shakisaneen. Dont misunderstand me, i am not support of this but it is a human nature. tusaale ahaan, reerkaada hadaad u roontahay, care gareenayso, jeceshahay, u ordayso, qof idinsoo kala dhex gali kara ma jiro. Balse hadii uu tuhun jiro waa laga faaiidaysan waana laguu soo gacan dhaafin xaskaada. Marka si tuhunka looga baxo waa in aad kasbataa. And that is waxa looga fadhiyo madaxweeynaha, and unlike Farmaajo HSM seems trying that, but time will tell, it is too early.
  21. you right the issue is bit more complicated, but we all agree this family time has already expired, they have to go. they splashing money on tribal leaders and they are on their pocket, and they have well trained and well funded army, the only way to fight with them is to cut the UAE fund.
  22. Warqadii Shariif qorey oo uu Sacdiyo eeda dusha uga saaray, is inline with HSM accepting and puting the blame on Sacdiyo. THere is not difference there. This fake sheikh, he is assuming because of the letter, there must be a more sinister plot from Sharif. Could not be further the truth.
  23. This fake sheikh, is trying to stay relevant post Farmaajo. Wax xun sheege. Click baite. HSM called Deni and was appoligistic what happend there. That is good leadership, unlike farmaajo who was sleep when the many places on the country were on fire. There is no Motion.
  24. HSM is showing good leadership. as soon he landed, he get to gother Hamsa, Sacdiyo and put Deni on the phone. Waa ka tacsideeyay wixii dhacay wuuna la balamay Deni, in u imaanayo Puntland. Sacdiyo wuxuu ku amray in ay media ha la hadlin si arinta loo qaboojiyo. It is good start. Much better than Farmaajo time where he used to ignore this kind of things. Dhamaan Puntland Intellectual and former leaders put the blame on Sacdiyo, except Ina Abdirashiid oo weli ka xun Deni tartankii uu la galay ee xamar. Waxaan weli hadlin Abdishakuur, sababta deeqda uu ugu dhiibay sacdiyo ee uusan puntland toos ula xiriirin. Wuxuu mudan yahay in isla lala xisaabtamo