Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    271
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    8

Everything posted by Qurac&qansax

  1. dowlad baryo tagtay, oo aan aqoon wixii ay soo tuugsadeen say u qeebsan lahaayeen, taaas wax ha ka sugin. labada wasaarad ee cuntada isku qabsaday waa wasaradahii m00ryaanta. biliqaysi!!!
  2. Ina Diyaano baan soo post gareenay
  3. Caawa hargaysa toogasho Afka lasoo duubtay baa ka dhacday, oo wixii xamar oo kale ah waxaa lagu dilay dad ka soo jeeda reeraha Faysal iyo Cirro oo kala hogaamiya Labada Xisbi Mucaarad........ilaahay ha u naxaristo dad kii dhintay...waa tusbax furmay
  4. dictators can be your own too they have no shame and no heart . Somaliweyn, wasn’t involved
  5. dictators can be your own too they have no shame and no heart . Somaliweyn, wasn’t involved
  6. Habrihii waa isku keceen....aaway odoyadii
  7. this what he should remind Museveni, Instead HSM went on with his script written by Galmudug M00ryaan.
  8. No one is talking out of context, no one is saying what Museveni said is not the painful truth. it is how he said, oo ah jeesjees, where he said, in from of the Somali president in public, recorded and broadcasted. and our president looks a mouse in a cage. It also says, something about HSM, he did not confront, rather he gone with his script. I leader should be dynamic and able to change with the situation. HSM could have defused the whole situation.
  9. President @KagutaMuseveni :"We can buy weapons for you, we can buy you uniforms, even food is not a problem, but we can't pay you, and your army can't be there to ask for salary from another country every month" and to record the conversation and broadcast, is calculated humiliation. ma lacag buu waydiistay , bal biilka ciidanka naga bixi Ceeb baa ka dhacday Somali is shaxaadaysa dunidana shaxaadaysa and Musaveni said "go ask Qatar, UAE and Turkye"
  10. ku waan baa i qarso ah, ku wa aar arakay, ilaahay kuma tuso. Lol Wiilka iyo Sacdiyaa ugu cad, ...oo reerka magaca ku ma tali kara baa lagu soo doortay
  11. Hamsa oo mar labaad lagu bahdilay shaqadiisii. Arintii Carabta M Salax oo Madaxweeynuhu xaliyay, Hamsana aan lagu invite gareen. Sidaan horey u sheegay wiilka waxaa lagu qanciyay in uu wasiir ku xigeenkiisii iska qaato, wixii danbena oo is shaandhays ah, bal reerka markaas baa isha lagu fiirin, iyo ambasador nimo. where is Hamsa, waa iska hurdaa.
  12. Aaway HAGii Abdulahi Yeey ku mudahaadi jirey, maxay maantay Ethopianka wadanka ka soo buuxsamay ugu mudaharaadi waayeen, aaway HSM, Tarsan, etc consistence is important. waagasna waan ku mudaharaaday maantayna waanku mudaharaadin.
  13. NOW, Eritrea will side with Ethiopia and delay sending the Somali boys there
  14. nimankaan waa isbaaradii SNM oo kale, oo dhihi jiray waa in somaliya awood qeebsigeedu noqdaa SNM oo meel ah iyo somalida kale oo dhan oo meel ah, half half waa in aan u kala qeebsanaa. xildhibaanadaan waa SNM oo kale. Beshaan oo ah beeshii Farmaajo waxay ku doodayaan, D block waa in loo kala qabsadaa *** iyo ***. *** waxaa ku midoobay ***, Sool Clan, ***, ***, ***, halka sade uu hal beel oo ah tii farmaajo. Waa isbaaro iska cad. Waxay ku doodayaan, maxaa wasiirka arimada dibada iyo raisal wasaare laysku wada siiyay kabla lax. HSM na wuxuu leeyahay, weligay Kablalax ma maqlin ee masjidka cayaarta ka daaya
  15. tayo yari iyo tiro badni.....gurigayga waa wada ood oo ood la qaado malihi
  16. it means, either the minster is too important for Puntland and UAE, or it is less important so other 4.5 sharing don't want it and Puntland fill the gap. time will tell.
  17. The first time, that wasiir, wasiir ku xigeen iyo wasiir dowlad all come from same state, Puntland. Wasaaradaan, reer puntland qabsadeen, ma Dekado badan baa Puntland laga dhisin, Maakhir, Garacad, maxaa ku qarsoon. It is not coincident
  18. Already waa bilaamatay.....HSM is not president even in 3 months (<100 days) Xog: Madax goboleedyada oo laba sabab darteed uga soo horjeestay golaha wasiirada - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa kasoo horjeeda golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu ku dhowaaqay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre...
  19. I dont know that well for Laftagreen, how smart he is, but he has a real opportune now to become the new Madoobe. A thorn on the Federal Government eyes. And as result prolong his stay in power. He has all his stars lining up, but not sure if he can take advantage of the situation. Addis and Mogadishu are not friendly as before. Also, Ethiopia, for the first time, its security is been threaten not only by alshabaab but Somalia Federal Government who align themselves with Egypt and as a result or coincidently Alshaab infiltrating into Ethiopia. Naturally, Ethiopia would want to get a buffer zone and laftagreen a protection. It works both of them. Time will tell. And all of this HSM and Somali people are the losers.
  20. i agree, but they already had deputy speaker. so, this time, deputy minster would have sufficed.