Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    447
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Qurac&qansax

  1. Somalia's Bari farmers reap financial rewards from date farming WWW.HIIRAAN.COM Mogadishu (HOL) — Farmers in Somalia’s drought-prone Bari region are celebrating a financial turnaround after years of hardship, thanks to the successful cultivation and sale of dates. Over 300 farmers in Karin... It is sad tough, the initiative has to come from donors, Red Cross, rather than the Puntland government. it takes10 years for date to be produced
  2. Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay in uu ganacsade Ajnabi ah u xiray Dhoofka Xoolaha Soomaaliya – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET 97 xildhibaan oo ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa si adag u cambaareeyay tallaabo ay sheegeen in dowladda… Sii akhri I am sure, these MPs will go silent soon once they got their golden handshake, but this HSM has no moral and hishood,
  3. Somali Agriculture Minister Clarifies Tractor Distribution Policy – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Mogadishu (PP News Desk) — The Agriculture Ministry of Somalia claimed that Puntland State would receive two tractors, unlike other… Sii akhri Who can explain, why Galmudug ay u heshay 5 tractor, halka Puntland ay u heshay 2 tractor. HAG, iyo dagaalka qabiilaysan
  4. I never hear this gentleman before; Galbeedi do you know him. he seems an honest man, which is very rare in Somali parliament. we need more of him.
  5. SL Oo lagu cadaadinayo in joojiso taageerida Argagixisada – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Puntland,waxay ka codsatay Dowladaha Ingiriiska,UAE iyo Itoobiya in ay cadaadis saaraan SL si ay wax uga qabato argagixisada isticmaasha Dhulka ay maamusho ee usoo gudubta Buuraha Bari ee PL. Ujeed…
  6. Puntland oo garaacday fariisimaha argagixisada – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Daylaan iyo Toga IL Ceelka Ileed,ayaa la garaacay,waxaana lagu burburiyay Saadkii argagixisada. Toga Gaalkeeno iyo Hoobato,ayay ka dhacday duqaynta 1-Aad,waxaana lagu dilay 12-Argagixisada ah. PL,a…
  7. soomalikya waxay meel u gaari wayday, waa isla xisaabtan la aan ragaan dhamaantood maantay waa madax, oo lagu abaal mariyay, cuqdada ay beelaha soomaliya u gabaan. waa gii kacaanka siyaad baa ninkii xukun raba, MJ, "Puntlanders" wax ka sheegi jiray si xukun loo siiyo wayna dhici jirtay in, garaadyo iyo xukun la isku siin jiray, tii ay ku barbaareen weeye,
  8. shahaadadii caruurta schoolka baa xitaa la qabiil seeyee wasiir isku sheegan wuxuusan garaneen in America, ay 50 manhaj oo wax barasho ka jirto oo state kasta manhajkiisa lee yahay, oo imtixaanda, stateka iska daayee, uu school kasta isagu imtixaan kiisa sameeysto. wuxuu ku leeyahay heshiiskii Raisal wasaaraha iyo madaxweeynaha puntland gaareen in uu ka soo qaaday niman isku beel ah heshiis ay gaareen, oo aan wax ku ool aheen.
  9. waxaan rabaa ku lehee in HAG meesha joogto, Soomalida kale maxay rabaan, ninkaan baa NISA maantay madax u ah
  10. Ninkaa ween wuxuu ku andacoonayaa mj dhibtay wadanka ku hayaan baa ka badan mida Ethopianku ku hayaan. nin is maqla ma ahan, wuxuu leeyahay, waxaa siyaasada is oo geliyay MJ, inta ka noo kale, madax noqonayao, we have long way to go
  11. Soomaliya waxay meel u gaari wayday ragaan oo kale cuqdad, neceeb, xaasid nimo, u qaba qabiilada qaarkood, waa in tooshka ku ifinaa raga dugsiga ka dhigtay qabyaalada, oo la record gareeyaa, si ay uga waantoobaan
  12. Puntland oo bayaan rasmi ah ka soo saartay weerarkii saaka ka dhacay degaanka Dharjaale ee Gobolka Bari – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Dowladda Puntland oo bayaan Rasmi ah ka soo saartay weerarkii saaka ee degaanka Dharjaale ayaa shaacisay in aysan cidna dib… Sii akhri
  13. Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay guddi qaabilsan Taakulaynta hawlgalka ciribtirka Argagixisada – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta magacaabay guddi qaabilsan Taakulaynta iyo Daryeelka dhaawacyada ee hawlgalka ciribtirka argagixisada.… Sii akhri
  14. Idil News – idilnews.com WWW.IDILNEWS.COM idilnews.com
  15. https://x.com/JibrilQoobey/status/1872464159939682332
  16. worry about your own, East Burca and Ceerigbo Khaatumo state, that is what you need to worry, intaad dhul jubaland aad h@wiye, Is@@q, iyo D1r uga raadin
  17. fartaag oo la karbaashay gabar leh, shalay adaa madoobe noo keenay oo lahaa taageera, maantana markaad is qabateen in aad tiraahdid la dagaalama, kaa yeeli mayno, runtaa fartaa laga saaray https://x.com/Gaashaan22/status/1871790786842374360
  18. it must be related to xariga oo ay jurayaan. xasan baahane, saaxiib ma yaqaan, wuu uga baxay, haduu soo baraarugay, markay dhaheen xarigaan u jaraynaa Eritrea oo shaacisay inay xiriirka u jareyso Soomaaliya haddii ay Itoobiya siiso… | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET
  19. TikTok - Make Your Day WWW.TIKTOK.COM TikTok - Make Your Day WWW.TIKTOK.COM