Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    271
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    8

Everything posted by Qurac&qansax

  1. hal shirkad oo ajaanibi ah qof ka socda kuma jirto the only shirkad "Natuon Media" waa ku wa conference u setup gareeyay. Meesha lagu qabanayo " Mogadisho Airport" fly in and fly out conference.
  2. Maxaa kala socotaa xogta Markabka Dekada Muqdisho ku xiran? – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Dalal badan oo Somaliya ay ka mid tahay,ayuu isku mari doonaa siday Dowlada Turkigu saxaafada la wadaagtay. Ujeedka socdaalkiisu,waa xusitaanka xiriirka siyaasadeed ee 134-sano jirsaday ee ka dhexe… Ujeedka socdaalkiisu,waa xusitaanka xiriirka siyaasadeed ee 134-sano jirsaday ee ka dhexeeya Turkey iyo Japan. Safarkiisa, Jeddah Sa’udi Arabiya Jabuti Muqdisho, Maldives. Japan Waa igu sawir, turkigu danba ka ma lahan. Mediaha Turkiga wax ka hadlaya Markabkan Mogadisho jooga ma jiro. wadamada uu soo maray iyo kuwa uu sii mari doono wax madax ah oo intay markabka fuulaan isku sawiray ma jiro. shaqaalihii markabku waa yaaban yihiin. xagee nalookaga yimid
  3. lets agree Deni made mistake. but would you agree Deni would not have done, Had farmaajp acted the way he did. Mistake ugu ween farmajo baa la haa, he forced Deni and Madoobe to the **********leeyda. Who would have thought Deni and farmaajo baa xulafo wada noqonaya again. Siyaasado waa saas, lets deal what we have, the past is gone. MMA. deni baad ku waalatay saaxiib.
  4. Dhulka xaafada dab-demiska oo ah midka hada Xasan u dhuun taagayo wuxuu ka balan qaaday Barlimanka iyo madaxda dowlad goboleedka oo wada sugaya waa la arkin may shay ku danbayso. Galbeedi wax ma kaa soo gaareen
  5. Muranada dhulalka iyo madaxweyne Xasan Sheekh waxay noqdeen kuwo aan la kala reebi karin marwalba oo uu xafiiska joogo madaxweynaha labada jeer la doortay ee Soomaaliya Dhulka xaafada dab-demiska oo ah dhul ay lahaan jirtay waaxdii dab-demiska ayaa noqday dhulkii ugu dambeeyay ee murankiisa uu banaanka yimaado, laakiin dhulkani ma ahan midkii koowaad ee dooddiisa iyo hadal-hayntiisu ay banaanka timaado tan iyo markii madaxweyne Xasan Sheekh dib ugu soo laabtay xafiiska 15-kii May 2022. Waxaa intii lagu jiray muddo xileedka labaad ((labdii sano ee hada uu joogay) ee madaxweyne Xasan Sheekh lagu kala baxay dhulkii Bangaariyadda, midkii Bangala, midkii Howlaha Guud iyo qeyb kamid ah dhul cusub oo laga bixiyay waddada Jayga ee kaabiga ku haysa garoonka Aadan Cadde. dhulkii Oodweyne dhulalkaan oo dhamaantood aan loo marin si sharci ah, ayaa waxaa qaatay Xasan Sheikh iyo reerkisa. Xasan wuxuu u istacmaalay in uu ku laaluusho qofkuu rabo in uu laaluusho, sida madax goboleedka iyo Barlimanka.. dhamaan looma marin dariiq sharci ah. Aaway Hanti dhoorihii wadanka. .markii hore oo uu joogay sidaas oo kale baa dhulal badan xasan iib geeyay, meeshay ku bexeena waa wada la ogyahay iyo dadka qaatay ama laga gaday.
  6. galbeedi what happpend the only one you likedd from Dastuur Hasan was in madaxweeynasha loogu yeero Hogaamiyaal, ma aragtay warqadii maantay ka soo baxday HSM oo ku saxiixneed horaan kuugu sheegay, qodobada qaar waa lagu codbadsanaya ee dan lagama laheen, oorka lagy kacsanayay,
  7. Putland maxa loga dabo qaylinaya so tii laga tashaday o layiri lo joojin mayo laguna tagrifalay wixii ay qaybta ku lahayd oo burburki kadib lagu heshiyay isu kenka somaliya ninkii kala diray yu u qaylin ninki u iska diray
  8. i was hoping you will add, Sheikh Xasan Barsame, Alahayda, Jamaal abdinaasir, iskuuladaana ma taagan yihiin mise waa la boobay, bal war naga soo sii. Galbeedi what happend to you, i thought you are well versed for Somali affairs. Dont you remember when Khaire was appointed and invited to Garoowe with fan fair and the only think asked was "in uu xariga ka jaro Garacad" and refused, and within a week was in Hobyo to do the same. Dont you remember furitaankii Garacad ninka lagu sharfay oo xariga ka jaray. You see, Puntland always wanted Federal Goverment to play a crutial role for Garacad but cuqdad iyo xasid nimo ma daween kartaa. You advocating Puntland to wait and do nothing. You somehow obbsessed with Deni and dont see Hasan and his oligars their wrong doing. Deni for his credit, wuxuu ku sharfay Hasan in uu dakadii xariga ka jaro, wuxuu ku sharfay careema saarkiisii oo ka codsaday in lays cafiyo oo gogol ay puntland dhigtay xasan kana soo qayngalo isaguna maa mulo, xasan markii la doortay wuxuu ka codsaday in wadada isku xirta Federalku dhiso, xasana meel publick ah buu ku balan qaaday, maxaa waxaas oo dhan ku dhacay. umase jeedid miyaa. Dagaalku wuxuu ka socdaa federal govermentiga sida aad hadalkaada u dhigaysid in uu Deni ka socdo baad ka dhigaysaa. Galbeedi, are you kidding on us. Ma dadkaan maskiintaa oo lacagta la soo siiyo oo ayaad ku amaanaysaa "mogadishu people had openly demonstated". dadkii u madahaarady Badii in lagu wareejiyay Turkishka weeye. Dadkii u muduharaday weeye in dastuurkii xasan jeebka ku shubtay weeye. Maxay ugu muduharaadi waayey markii SSC ay dhukooda ka xoreeysay Qaran diidka. Dadkaan lacagta lagu shubto baad amaan ka dhigaysaa. It seems you still dont understand the issue of our parlimentaitans MPs. They dont represent the will of the people. They also dont represent the will of the person who hand pick them such as Madoobe, Qoorqoor or Deni. They only represent their pocket, the lowest denomenator, the lowest point an MP can go down to. If they represent the will of their leader such as Deni, what happend to those Deni choose from Puntland, he hand picked himself, why did they vote against Deni and voted for the Dastuurka Hasan jeebka ku watay. You have to understand we dont have parlimentatians we have punch of theves and please dont compare Canda and US. Galbeedi where have you been. Dont you remember just over a month ago, Deni gogol dhigaya oo Hasan iyo dhamaan other leaders aqbaleen, xasan markuu arkay one of the issue in uu yahay dastuurka uu jeebka ku wato, cancelay gogoshii. Nin yahoow gaal dil gartiisana sii. Deni iyo Xasankaan aad jeebka ku wadatid wax laysku bar bar dhigo ma ahan. Galbeedi, meesha qadiyada Owdal baad u tagteen. Qalbi wanaagan aad xasan baryahaan u haysid malaha wax buu idiin balan qaaday. Ogoow Xasan nin laysku haleen karo ma ahan, ee nin yahoow is deji oo maskaxdii iyo caqligu ha shaqeeyo.
  9. Galbeedi sidii aad xamar u tagtayba waad is badashay, xasan ma gabar buu ku balan qaaday mise qori baa madaxa lagaaga haya. hadaan hadalkaadii u soo noqdo, you should have asked which one of these would Deni not have opposed?. He should have oppose all of them. before we get to the qodobada lixdaa ee aad soo xigatay, marka hore, soomalidaa ku maahmaahda hal xaaran ah nirig xalaal ah ma dhasho. Meesha ugu horeeysa ee wax ka quransan yihin waa habkii loo maray. Dastuur hab khaldan loo maray, waa xaaraan. Constitution marka la meel marinayo waa in stake holderska oo ah la soo maraa, i will give you 3 pratcial steps oo la mari karay, oo habka hada lamaray ka roonaa. 1.sidii shariif iyo abdiwali sameeyeen, in 300qof laga soo arruriyo dhamaan stateyada wadanka oo teendhada layskugu keeno oo ay aftay u qaadaan. 2. in qodobadaii golaha wadatashi qaran ee puntland ka maqneed la hirgaliyo, oo la dhaho, inta puntland iyo somaliland ka soo noqonayaa dastuurkan baan ku shaqeeynayana. saan la socono qodobadaas lagu heeshay waa la baal maray. 3.in gogoshii uu dhigay deni oo hogaan keedu xasan lahaa looga faaiideeysto in dastuurka looga wada hadlo. intuba ma dhicin. sidaas owgeed waa hal xaaran ah, nirig kastoo caano badan oo ay dhashana waa xaaraan iyada iyo caanaheeda. hadaan qodobadaadii u soo noqdo. 1. qodobka koowaad your argument is " Money has to change hands, parliamentarian has to be bribed to help dismiss the premier and so on. It is a mess" so you arguing you dont trust the parliament, but you trust the same parliament to rectify the most important document for the nation the constitution, that is really absurd. It is also interesting to note you trust the president that we know is the most corrupted in the history of Somalia to do justice. This is the reason why our founding fathers separated the priminster and the president and even if we going this direction which means the president could appoint and dismiss priminister we should have a constitutional court and that was the reason why the consition was in limbo, not because we had disagreement but because there was no constitutional court to intervene if there was difference. Therefore Deni and any one who is not tribal blind or dont have gun on their head should oppose this change. 2. i don't think you read the change and many Somali commentators are the same as well. Hasan oo aad ogtahay oo xaafada uu ku dhashay ama ka soo jeedo oo xamar ku taala ee dayniile aan tagi karin, oo aan cadale tagi karin, miyaa doorasho 1p1v qabanaya. Hadalka siduu u qornaa waxa weeye, gobolada waa in ay doorasha 1p1v qabtaan kadibna federal goverment baa 1p1v qabanaysa. Waxaas ma wax kula fiican baa. that is why goboladii taageersanaa ay dhamaantood u soo hadli la yihiin, because they now in doorasho ay sanqabaneen 1p1v ah. Therefore Deni should oppose this change and it should not be a conditional it should be the right for every individual. 3. your self answered this, the government should have left this alone. NO MORE TO SAY 4. your main argument is " I don't trust a clan enclave led by the likes of Madoobe, Dani and qoor qoor to manage a national election" but you trust clan enclave led by HSM, Fiqi, Mahad Kawaanle and so on. is absurd. this is why our founding fathers, make sure every one has a say, we should leave it like that and therefore Deni should oppose it. 5. if this the most thing that made you happy and exciting by saying " O Allah, I love this article. By far most Somalis like this" then we are not living the same Somali. I am living a Somali where the county has no army, no functional government, its resources stalled, has no monetary system basically in the dark age and the only think you like in the constitution is what names to call its leaders, God help us. Deni should oppose it. 6. your argument is because the president wastes so much time having fight with every one, we have to increase his term so he can have more time to fight with his enemies. if the most powerful country on earth has 4 years term it should be enough for the most disadvantage country, where there is nothing to rule or govern to have 4 years term.
  10. i think, CCShakuur has shown quite maturity and is good candidate for Future leader. Hogaamiyuhu waa in aan la gadan karin, dan qabiil na ka sareeyaa, he showed those crendetials
  11. horta ninka hadlayay ma taqaan, Prof Hasan Sheikh Mohamuud waa nin ab9aal ah, ma ahan puntland ama MJ. Hadii uu runta sheegay oo uu yiri puntland waxaa loo dhisay in ay is dhisto soomaliyana dhisto, maxaad uga xuntahay oo aad u qaadan wayday oo aad faan uga dhigtay. Dhisidaad khalad u qaadatay, mid dhaqaale ma ahan, waa mid siyaasadeed. Deni siyaasada somalia ma personlsie gareen, Xasan Sheikh Maxamuud, Axmed Madoobe, Hamsa, Farmaajo dhamaantood wuu ka saxsanaa Ddeni waxayna isku qabteen danta soomaliya, taariikhdaana xusi doonta Deni.
  12. MMA saaxiib maxaa dhacay, maantay dadkii cudurkii puntland laga gubi jiray sidoodii baad u hadlaysaa. laba qodob oo ay markasta ka siman yihiin baad soo qaadatay, Waa mida faan ka iyo mida deegaan dusty ah bay degan yihiin. it is not faan, ee puntland and it is people was always there to protect the qaranaminoda soomalia, i can give you multple example, but not now. waxaad tiri "waxa yar ee laga dhisay Garoowe iyo boosaaso, oo hayado iyo deeq lagu dhisay" walaal wanaaga puntland iyo waxay qabsatay ilaahay muxuu kuu tusi waayay, sida Dekada Garacad. xagee ku aragtay, iska daa somaliya ee Afrika inteeda kale community iskood wax u qabso dakad ku dhistay. Ma kacaan kii baa u dhisay, mise hayado. waa runtaa xasan iyagaa soosaaray, maantana iyagaa ka qaadi kara. waxay ku soo saareen, danta dalkaa ku jirtay, maantana danta dalka ayaan ku jirin in xasan sii joogo. waa sababta saaxiibkaa farmaajo oo aad ogeed sidii ay u soo dhaweeyeen markii uu madaxweeyen noqqday iyo sidii uu ugu abaal guday aad ogtahay uu maantay garoowe taagan yahay, muxuu u aadi waayay qoorqoor ama laftagreen oo ay saaxiibo ahaayeen ee uu dani u aaday.
  13. the difference between Puntland iyo dowlad goboleedyada kale. puntland waxaa loo dhisay in ay iyadu is dhisto somaliyana dhisto. Gobolada kale waxaa loo dhisay in xildhibaan un loo doonto afartii sanaba mar.
  14. lixda qodob ee laga badalay dastuurka. 1.ra’iisul wasaare uu eryi karo madaxweynaha markii uu doono (benefits HSM) 2. Maamul goboleedyada in ay dhigaan doorosho qof iyo cod ah kadibna dowlada federalka dorosho qof iyo cod ah dhigto (benefits HSM for term extension and to play chicken and egg scenario) 3. tiro xisbiyo kooban (HSM pary iyo malxiisyo pary, Hamsa Party and so on) 4. gudiga doorooshooyinka: 18 xubnood waxaa soo wada dooranaya FG, dowlad goboleed shaqo kuma leh (Benefits HSM) 5. Magaca xukunka dowlad goboleedyada: hogaamiye baa loogu yeerin xukunka dowlad gobolada not president (benefits HSM, ani un baa president ah) 6.Mudo xileedka : waxaa laga dhigay 5 sano (benefits HSM ) wadan aan lacag laheen, ciidan laheen, badadoodii iyo kharaadkoodii la boobayo, qaar goosteen, waa nasiib daro, in awoodii oo dhan hal qof oo kali tashade ah layskugu geeyo. in constitition la badalo su aashu ma joogto, waa sidee loo badalin, xagee loo marin, iyo yay dani ugu jirin badalidaas, ma wadankoo dhan mise HSM. Deni was very smart. not only he invited HSM to garoowe oo aysan isku fiicneen in janauray balse gogol buu dhigay, gogashiina wuxuu maamulkeeda ku wareejiyay HSM. Hasan kama faaiideeysan. International comunitiguna waxay u jeedaan wadada dheer ay puntland u soo martay, go aan keedii ahaa in ay aqoonsigii kala laabatay HSM iyo kooxdiisa. HSM wadadii Farmaajo maray buu marin. Laba sano kahor, deni Farmaajo dabada dhulka ugu dhuftay, markii 1p1v aan lagu heshiin uu parmilamnkii mariyay, meeshay ku danbeeysay waan ogeen, hadana HSM dastuurkan uu qortay,parlimenka uun buu sharafta uga dhacay, ee wadadii oo kale buu marin. It will give Deni, more leverage and force to recognise in the next federal election.
  15. Waa culusow walaalkiis. Afhayeenka dowlada maxaad ka filaysaa
  16. Exactly, and therefore the MOU between Somalia and Türkiye was un necessary. HSM saw yet another opportunity to steal more.
  17. If he is naive, inexpereinced, and trusting to a fault of HSM, why he would not be naive, trusting to a fault of Deni for example. I go to Garoowe and sit down with Deni and say aan is cafino, ilaahay ka baqno aakhiraa na sugasee, you are my brothers. He has all the hallmark of Nacas, nacnac helay
  18. If sweat talk can make you an honest man, then HSM is the most honest man in somali history. somali politicians are the masters of deception. Afkooda iyo ficilkoodu islama socdaan.
  19. illyria how the GGG road is going. Is it started yet, when is planed to finish. i agree with you, Propane gas need to be invested more so price can come down below the point is cheaper than charcoal. Government and NGO, should do more.
  20. as much i admire Garacad port, there is so much community can do. you need government involvement as well the government of Puntland need to invest bit more. you can not have a whole fuel tanker ship to waiting, intii trucks laga dhaaminayo. They have to build fuel storage facility.
  21. the scary thing with Oromo is, they looklike us and speak exectly like us. hadii ay na sheegtaan wax kala sooci kara majiro. laga yaabe in ay dhahaan war oromo waaba ilma bin isxaaq dhumay ee noo dhaafa
  22. Faallo:-Looma marin ansixinta heshiiskan Badda Ee Turkiga Wadadii saxda ahayd. – Idil News WWW.IDILNEWS.COM MW Fadaraalka,ayaa Gacantiisa kusoo qaaday heshiiska,kadibna hor fariistay Wasiirada saakay Afar Saac kana ansixiyay,sidoo kale,waxaa loo guuray Baarlamaanka oo laga meel mariyay waxyar kadib. Gola…