Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    274
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    8

Everything posted by Qurac&qansax

  1. Makhir is not about Puntland, don't interpret everything a land issue. Dont you think, a strong prime Minister, who knows what is his right and responsible is what we need now. On the record, i never supported the weak Ina abdirashiid and he was from Puntland, and i did support Yuulka who get rid off HSM corrupted friend's and he was not from Puntland. Nimankiinaas Sool iyo Sanaag iyo cayn ka yimaada, you can not see beyond the tribal lands, but Puntland general are not like that. We have prime minster for a reason, a prime Minister's office and President's office and there should be a separation of power, otherwise no need for Primisntership. Maakhir, sometimes you are easily predictable. i have not seen Hamsa fighting alot of dark force, and that is what we are calling for. Mase reer puntland ku xumee bay kaa tahay.
  2. Web pageyada M00ryaan, oo aan ka xishoonin, in Hamsa maqaar saar yahay, waa cajiib. Wale Xamsa iyo wuxuu soo wado iyo wabigaa kale ween. Ku ma lahoo , madaxweeynahaa soo wada xushay golaha wasiirada. "inteeda badan uu soo magacaabay madaxweynaha la doortay 15-kii May 2012 Xasan Sheekh Maxamuud" "Wasiir Jaamac, oo Rooble u magacaabay wasaaradda gaashaaandhigga xilligii uu taagnaa dagaalkii siyaasadeed ee kala dhaxeeyay Farmaajo, ayuu madaxweyne Xasan Sheekh mar kale xilkaasi u magacaabay, taasoo ay ugu wacan tahay rabitaanka Madaxweynaha." "Qaabka madaxweyne Xasan Sheekh kusoo xulay inta badan Golaha Wasiirada ayaa lagu sheegay labad qodob oo kala ah: Inuu si weyn ugu kalsoon yahay shaqsi ahaan iyo Inuu Aqoon u leeyahay, waxaa kaloo muhiim ahayd inuu toos uga amar qaato Madaxweynaha" Xog: Sidee kusoo laabtay wasiirka kaliya ee ka haray xukuumaddii R/W Rooble? - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Xukuumadda cusub ee ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre waxaa ku cusub arrimo badan oo aan hore uga dhicin xukuumadihii hore, iyadoo inteeda badan uu soo magacaabay...
  3. dowlad baryo tagtay, oo aan aqoon wixii ay soo tuugsadeen say u qeebsan lahaayeen, taaas wax ha ka sugin. labada wasaarad ee cuntada isku qabsaday waa wasaradahii m00ryaanta. biliqaysi!!!
  4. Ina Diyaano baan soo post gareenay
  5. Caawa hargaysa toogasho Afka lasoo duubtay baa ka dhacday, oo wixii xamar oo kale ah waxaa lagu dilay dad ka soo jeeda reeraha Faysal iyo Cirro oo kala hogaamiya Labada Xisbi Mucaarad........ilaahay ha u naxaristo dad kii dhintay...waa tusbax furmay
  6. dictators can be your own too they have no shame and no heart . Somaliweyn, wasn’t involved
  7. dictators can be your own too they have no shame and no heart . Somaliweyn, wasn’t involved
  8. Habrihii waa isku keceen....aaway odoyadii
  9. this what he should remind Museveni, Instead HSM went on with his script written by Galmudug M00ryaan.
  10. No one is talking out of context, no one is saying what Museveni said is not the painful truth. it is how he said, oo ah jeesjees, where he said, in from of the Somali president in public, recorded and broadcasted. and our president looks a mouse in a cage. It also says, something about HSM, he did not confront, rather he gone with his script. I leader should be dynamic and able to change with the situation. HSM could have defused the whole situation.
  11. President @KagutaMuseveni :"We can buy weapons for you, we can buy you uniforms, even food is not a problem, but we can't pay you, and your army can't be there to ask for salary from another country every month" and to record the conversation and broadcast, is calculated humiliation. ma lacag buu waydiistay , bal biilka ciidanka naga bixi Ceeb baa ka dhacday Somali is shaxaadaysa dunidana shaxaadaysa and Musaveni said "go ask Qatar, UAE and Turkye"
  12. ku waan baa i qarso ah, ku wa aar arakay, ilaahay kuma tuso. Lol Wiilka iyo Sacdiyaa ugu cad, ...oo reerka magaca ku ma tali kara baa lagu soo doortay
  13. Hamsa oo mar labaad lagu bahdilay shaqadiisii. Arintii Carabta M Salax oo Madaxweeynuhu xaliyay, Hamsana aan lagu invite gareen. Sidaan horey u sheegay wiilka waxaa lagu qanciyay in uu wasiir ku xigeenkiisii iska qaato, wixii danbena oo is shaandhays ah, bal reerka markaas baa isha lagu fiirin, iyo ambasador nimo. where is Hamsa, waa iska hurdaa.
  14. Aaway HAGii Abdulahi Yeey ku mudahaadi jirey, maxay maantay Ethopianka wadanka ka soo buuxsamay ugu mudaharaadi waayeen, aaway HSM, Tarsan, etc consistence is important. waagasna waan ku mudaharaaday maantayna waanku mudaharaadin.
  15. NOW, Eritrea will side with Ethiopia and delay sending the Somali boys there
  16. nimankaan waa isbaaradii SNM oo kale, oo dhihi jiray waa in somaliya awood qeebsigeedu noqdaa SNM oo meel ah iyo somalida kale oo dhan oo meel ah, half half waa in aan u kala qeebsanaa. xildhibaanadaan waa SNM oo kale. Beshaan oo ah beeshii Farmaajo waxay ku doodayaan, D block waa in loo kala qabsadaa *** iyo ***. *** waxaa ku midoobay ***, Sool Clan, ***, ***, ***, halka sade uu hal beel oo ah tii farmaajo. Waa isbaaro iska cad. Waxay ku doodayaan, maxaa wasiirka arimada dibada iyo raisal wasaare laysku wada siiyay kabla lax. HSM na wuxuu leeyahay, weligay Kablalax ma maqlin ee masjidka cayaarta ka daaya
  17. tayo yari iyo tiro badni.....gurigayga waa wada ood oo ood la qaado malihi
  18. it means, either the minster is too important for Puntland and UAE, or it is less important so other 4.5 sharing don't want it and Puntland fill the gap. time will tell.
  19. The first time, that wasiir, wasiir ku xigeen iyo wasiir dowlad all come from same state, Puntland. Wasaaradaan, reer puntland qabsadeen, ma Dekado badan baa Puntland laga dhisin, Maakhir, Garacad, maxaa ku qarsoon. It is not coincident