-
Content Count
215,061 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is shocked and alarmed by the continued arbitrary detention of an independent journalist in Baidoa city by the security forces of Southwest regional state on Wednesday, 25 September 2019 at around 22:30, in apparent attempt to intimidate the journalist and the independent media with aim of silencing them without any legal basis. The journalist Abdulkadir Barre Moallim – who was arrested with a humanitarian activist Liban Ibrahim Midnimo – was detained for covering a press conference by local elders who reportedly condemned the move to block former Somali President Sharif Sheikh Ahmed and his delegation of Himilo Qaran Political Party from traveling to Kismayo, Jubbaland. The news report by journalist Abdulkadir Barre Moallim were broadcasted by the local media. Abdulkadir Barre is an active member of NUSOJ’s Southwest branch and recently returned from after attending NUSOJ General Assembly. “We consider the arbitrary arrest and the continued detention of journalist Abdulkadir Barre Moallim as an act of intimidation aimed at stopping a journalist from exposing uncomfortable truths in the Southwest State,” said Omar Faruk Osman, NUSOJ Secretary-General. “The continued detention of Abdulkadir Barre Moallim is nothing else but part of intense and sustained attacks on freedom of expression by the Southwest State”. Recently, attacks on journalists have grown more frequent. Only last month, several journalists in Baidoa were threatened and intimidated because of the events they have reported on. Following the arrest of Abdulkadir Barre Moallim, three other journalists were questioned by security forces and they were threatened with arrests should they report on political activities that were not sanctioned by the regional administration. NUSOJ has made several attempts, including persistent contacts with the senior officials of Southwest State, to secure the release of Abdulkadir Barre Moallim. But the union’s efforts had not borne fruits, in part because of blatant abuse of power at the highest level and total disregard of the basic rights of journalists and citizens to exercise the fundamental right to freedom of expression. Specifically, the South West State information minister, Ugas Hassan Abdi Mohamed, has failed to respond to appeals from NUSOJ, and it is widely believed that the decision to illegally arrest and detain was ordered by the Presidency of Southwest State, which makes difficult for regional ministers to intervene. “Today, we loudly and clearly demand the immediate and unconditional release of Abdulkadir Barre Moallim who was arrested for exercising his right to free expression, and we equally call for an immediate end to attacks on journalists in Baidoa. Journalists in Southwest regions must be allowed to do their work without intimidation and harassment and we ask the regional administration to end the assaults and harassment and abide by the provisional constitution of the country,” declared Osman. Abdulkadir Barre Moallim has been in custody for 14 days without official charges brought against them. NUSOJ can emphatically vouch that his only crime is to perform his journalistic duties. For years, Southern regions of Somalia have never been an easy place for journalists but the state of media freedom in South West State has been deteriorating drastically since Abdiaziz Hassan Mohamed “Lafta Gareen” became the President of the Regional State, with top security officials directly and publicly threatening journalists for unwarranted arrests and threats. “This systematic harassment and intimidation of journalists in South West State by the security forces must end as they are only aimed at punishing journalists for their legitimate journalistic undertakings,” added Osman. View the full article
-
Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Labada Gole ayaa Madaxweyne Farmaajo uu si wadajir ah maanta u furay, iyadoo ay ka qeyb galeen ra’isul wasaarihiisa Kheye, Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo oo goobta ka hadlay ayaa difaacay aragtidiisa nidaamka federaalka ah isaga oo eedeeyey dad qalad ka fahmay arrinka, waxaa uu yiri “ dowlad goboleedyada ma siineyso madax banaani gaar ah, waxaa idin xusuusinayaa in ilaalinta Qaranimada Madaxbannaanidiisa ay saaran tahay dowladda Federaalka”. Kalfadhiha maanta waxaa joogay labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah waxaa goobta laga sheegay inuu dhammaaday khilaafkii u dhaxeeyey. Qaar badan oo xildhibaannada labada aqal ah ayaa dibadda ku maqan, waxaana la filayaa in dhowaan la guda galo kulamo kalfadhi la rabo in lagu ansixiyo sharciyo uu ka mid ah sharciga doorashooyinka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Garoowe (Caasimadda Online) – Diyaaraddii siday Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo la filayey inay u duusho Magaalada Kismaayo ayaa ku hakatay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Waxaa la filayay inay Galabta Diyaaradda kasoo duusho Garowe oo ay soo qaado xubno kale oo wafdiga ka mid ah balse ay suurta geli weysay maadaama uu waqtiga ciriir noqday. Sababta keentay baaqashada Safarka wafdigaan ayaa lagu sheegay inay tahay Safarkooda oo qaadanayo 3 saac ay ku soo aadayaan xilli habeenimo ah oo aanay ka degi karin Garoonka Kismaayo, sidaasna uu safarkooda Berri dib u dhacay. Wafdigaan ayaa la qorsheenayaa inay Berri u dhoofaan Kismaayo si ay uga qeyb galaan Xafladda Caleemka saarka Axmed Madoobe. Waxaa Shalay ilaa Maanta Magaalada Boosaaso ka socday kulamo u dhaxeeyey madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo wafdi wasiiro ah oo halkaas u tagay inay Deni ka baajiyaan ka qeybgalka Xafladda Caleema saarka. Wararka ayaa sheegayo inuu madaxweyne Deni iska diiday dalabkii ay Dowladda Soomaaliya usoo marsiisay Wasiiradii uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Dhakhtarkii ka caawiyay CIA-da inay helaan Cusama Bin Laden Dr Afridi ayaa beeniyay eedeymaha loo soo jeediyay Maxkamad ku taal dalka Pakistan ayaa lagu wadaa in ay billowdo dhageysiga racfaan la doonayo in xabsiga looga sii daayo dhakhtar ku eedeysan in Mareykanka uu ka caawiyay in uu dilo hoggaamiyihii Al-Qaacida Cusama Bin Laden. Maxkamadda sare Peshawar ayaa maanta dhageysan doonto dacwadda Shakil Afridi, waana markii ugu horreysay oo dacwaddaasi lagu dhageysan doono meel caadi ah oo dadka u furan. Dhakhtarkaasi ayaanan waligii si rasmi ah dacwad loogu soo oogin doorkii uu ku lahaa hawlgalkii sanadkii 2011-kii lagu bartilmaameedsaday Bin Laden oo ahaa ninka aadka uu Mareykanka u doondoodnayay. Dr Afridi ayaa waligii ku doodayay in loo diiday in uu helo caddaalad. Xarigiisa ayaa waxaa ka dhashay muran weyn kaa oo sababay in Mareykanku uu kaalmadii dhaqaale ka jaro dalkaasi Pakistan. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sanadkii 2016 xilli uu ku jiray olalaha doorashada ballan qaaday in Dr Afridi la soo dayn doono laba daqiiqo gudahood haddii isaga la doorto, haseyeeshee taasi ayaanan wali dhicin. Muddo 10 sano ah ayuu Bin laden dhuumaaleysanayay In kastoo dhakhtarkaasi gudaha Mareykanka looga aqoonsan yahay halyay geesi ah, dadka reer Pakistan intooda badan waxay u arkaan khaa’in waji gebax ku riday dalkiisa. Ciidamada Mareykanka ayay u suurtagashay in ay yimaadaan gudaha dalka Pakistan oo ay dilaan Cusama Bin Laden oo waliba ay meydkiisa qaataan iyaga oo aan wax dhibaato ah arrintaasi kala kulmin. Waxaa dilka Bin Laden ka dhashay su’aal ah milatariga dalkaasi Pakistan miyuu wax ka ogaa joogitaanka Bin Laden ee gudaha dalkaasi Pakistan. Muxuu yahay Shakil Afridi? Dr Afridi ayaa ah dhakhtar ka hawlgali jiray degmada uu qabaa’ilka maamulo ee Khaybar, waxa uuna ahaa madaxa adeegyada caafimaad ee mas’uulka ka ahaa mashruucyo tallaal oo Mareykanka uu maalgeliyay. Maadaama uu ahaa shaqaale dowladeed, waxa uu billaabay mashruuc dadka looga tallaalayo cudurka cagaarshowga. Meelaha uu mashruucaasi ka fulinayay waxaa ka mid ah magaalada ay ciidamadu deggan yihiin ee Abbottabad, halkaasi oo markii dambe ay caddaatay in Bin Laden uu ku noolaa oo ay ciidamadu ka war qabeen. Qorshaha mukhaabaraadka Mareykanka ayaa ahaa in ay baaraan hidasidha mid ka mid ah carruurta ku nool gudaha magaalada Abbottabad si baaritaankaasi loogu ogaado in ay ehel la yihiin Bin Laden iyo in kale. Waxaa la rumeysan yahay in mid ka mid ah hawlwadeennada la shaqeeya Dr Afridi uu booqday guriga uu deganaa Bin Laden oo uu cannug ka soo qaaday dhiig balse lama xaqiijin karayo in dhiigaasi uu sahlay in mukhaabaraadka Mareykanka ay ogaadaan in Cusama uu halkaasi ku nool yahay iyo in kale. Dr Afridi ayaa xabsiga la dhigay 23-kii May 2011, waa muddo 20 maalmood ah ka dib markii la dilay Bin Laden. Waxaa la rumeysan yahay in xilligaasi uu ku jiray da’da afartameeyada. Wax badan lagama oga nolashiisa gaarka ah balse waxaa la ogyahay in uu ka soo jeedo qoys ladan isla markaana uu ka soo qalin jebiyay mac’hadka caafimaadka ee Kheybar sanadkii 1990. Qoyskiisa ayaa dhuumaaleysi ku jiray tan iyo markii Dr Afridi la xiray, waxayna ka baqayeen in kooxaha mintidiinta ahi ay soo weeraraan. Xaaskiisa ayaa intii aysan dhuuman ahayd maamulaha iskool ay leedahay dowladda. Dr Afridi ayaa xilligaasi haystay laba wiil iyo gabar, kuwaasi oo hadda ah qaan gaar. Bishii Janaayo ee sandkii 2012, saraakiisha Mareykanka ayaa shaaciyay in Dr Afridi uu la shaqeynayay mukhaabaraadka Mareykanka. Balse lama xaqiijin karayo waxa uu ka ogaa shaqada uu u hayay sirdoonka Mareykanka ee CIA-da. Sida lagu sheegay baaritaan ay sameysay dowladda Pakistan, Dr Afridi waxba kama uusan ogayn cidda uu bartilmaameedku ahaa markii uu billaabayay shaqada CIA-da. Ciidammada Pakistan iyo shacab ku sugan gurigii lagu dilay Bin laden 2011-kii Maxaa lagu haystaa? Inkastoo markii hore lagu soo eedeeyay khiyaano qaran, haddana Dr Afridi ayaa xsaanadkii 2012 lagu xukumay 33 sano oo xabsi ah balse markii dambe ayaa 23 sano lagu soo koobay ka dib racfaan uu ka qaatay xukunkaasi. Dr Afridi ayaa lagu helay dambi ah in uu aasaasay koox islaami ah oo lagu magacaabo Lashkar Al-Islaam oo dalkaasi Pakistan mamnuuc ka ah. Dr Afridi ayaa sidoo kale lagu eedeeyay in uu gurmad caafimaad oo deg deg ah u fidiyay dagaalyahannada kooxdaasi isla markaana uu mintidiinta kooxdaasi u ogolaaday in ay shirar ku qabsadaan gudaha cusbital ay dowladda leedahay oo uu isaga madax ka ahaa. Qoyskiisa ayaa dhammaan eedeymahaasi beeniyay waxaa qareennada u doodayay ay sheegeen in lacagta kaliya ee uu siiyay kooxdaasi ay ahayd mid madax furasho ah oo gaareysa 6,375 doolar oo uu naftiisa ku badbaadinayay ka dib markii sanadkii 2008 ay qafaasheen mintidiin ka tirsan kooxdaasi. Sanadkii 2012 ayaa sida la sheegay wuxuu mar la hadlay telefishinka Fox News, wuxuuna u sheegay in ay qafaasheen sirdoonka Pakistan isla markaana ay jirdil ku sameeyeen. Muddo sanad ah ka dib, Dr Afridi waxaa u suurtagashay in waraaq uu gacanta ku soo qoray uu soo gaarsiiyo qareennadiisa, waxa uuna u sheegay in loo diiday caddaalad. Maxaa loogu soo eedeyn waayay in uu Mareykanka ka caawiyay dilka Bin Laden? Arrintaasi ma cadda, balse arrintaasi Bin Laden ayaa ah wajigabax ku noqotay dowladda Pakistan. Inasktoo mas’uuliyiinta reer Pakistan ay aad uga caroodeen waxa ay ku tilmaameen xad gudub lagu sameeyay madax-bannaanidooda, haddana sirdoonka Pakistan ayaa qirtay in aysan waxba ka ogayn in Cusaama Bin Laden oo ahaa hoggaamiyaha Al-Qaacidda uu halkaasi ku noolaa muddo sanado ah. John Brennan oo xilligaasi ahaa madaxa la dagaalanka argagixisada ee Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiyo ayaa sheegay in ay tahay wax aan la qaadan karin in la yirahdo Bin Laden wuxuu halkaa ku noolaa muddo isaga oo aan gacan ka heleyn maamulka dalkaasi, eedeyntaasi oo xukuumadda Islamabad ay beenisay. Balse in Dr Afridi loo maxkamadeeyo in uu gacan siiyay Mareykanka ayaaba sumcad ahaan uga sii dari lahayd dowladda Pakistan. Maxaa hadda loo maxkamadeynayaa? Maxkamadeynta Dr Afridi ayaa loo cuskanayaa sharci gooni u ah deegaannada qabaa’ilka uu ka taliyo ee ku yaal xudduudda dalalka Pakistan iyo Afqaanistaan. Maxkamadaha deegaanadan oo ay qabaa’ilku maamulaan ayaa waxaa guddoominaya mas’uuliyiin ka tirsan maamulka dowladda waxaana gacan siinaya odeyaal dhaqameedyada qabaa’ilka. Hannaankan maxkamadeed ayaa la sheegayaa in uu aad u baal marsan yahay hannaanka caddaaladda ee dalkaasi. Guriga uu ku noolaa Bin Laden ka hor inta aan la duminin Maxkamadeynta noocaasi ah ayaa ah sida kaliya ee dowladda Pakistan ay ku maxkamadeyn karto Dr Afridi, si looga qariyo shacab weynaha dalkaasi. Balse saandkii hore ayaa la isku daray maamulka degaannada qabaa’ilka maamulo iyo maamulka dowlaiga ah ee gobolka Kheybar, taa oo ka dhigan in dhammaan kiisaskii ay dhageysanayeen maxkamadaha qabaa’ilka loo soo wareejiyo maxkamadaha caadiga ah ee dalkaasi Pakistan. Maxkamadeynta Dr Afridi ee maanta ayaa laga yaabaa in ay horseedo in la dhimo ama la kordhiyo sanaddadii horey loogu xukumay. Tan iyo markii sanadkii hore Dr Afridi laga sii daayay xabsi ku yaal Peshawar lana geeyay mid ku yaal Punjab, waxaa soo baxayay hadal hayn ah in dhakhtarka la sii dayn doono, gaar ahaanna lagu badalan doono Aafia Siddiqui, oo ah nin sida la sheegay Al-Qaacidda la shaqeyn jiray oo hadda u xiran Mareykanka. Qaran News
-
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay maanta ciidamada Jubbaland ka sameeyeen duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Hwolgallada oo laga fuliyey aagga Beerxaani ayaa waxa ay saraakiisha Jubbaland sheegeen inay ku dileen illaa shan ka tirsanaa dagaalyahannada Al-Shabaab. Sidoo kale waxa ay saraakiishu sheegeen in howlgalladu ay sii soconayaan, kuna gaari doonaan deegaanada ka maqan maamulkaasi. Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca Al-Shabaab oo ku aadan howlgalladaasi. Xaaladda ayaa hadda ah mid kacsan, iyadoona dhaq dhaqaqyo iska soo horjeeda laga dareemayo qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya View the full article
-
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Cali Maxamed Caraale iyo wafi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolkaasi. Ugu horreyn guddoomiyaha ayaa halkaasi ka bilaabay kulamo xal loogu raadinayo xiisada ka taagan degmadaasi. Kulamada oo ahaa kuwa xasaasi ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii loo xalin lahaa khilaafka y dhexeeya maamulka Jalalaqsi iyo ciidanka Jabuuti ee ku sugan halkaasi. Weli ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka gobolka oo ku aadan shirarkaasi iyo natiijada ka soo baxday. Dhowaan ayey aheyd markii ciidamada Jabuuti iyo kuwa Booliska HirShabelle ay ku dagaalameen gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. View the full article
-
Hargeysa (Caasimada Online) ― Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka jawaabtay hadal dhowaan ka soo yeeray Hogaamiyaha Jabhada ‘Dulmi-diid’, Kornayl Saciid Caare. Boos Mire Maxamed, Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa si adag u difaacay go’aankii uu Madaxweyne Muuse Biixi uu cafiska ugu fidiyay ciidamada jabhada Caare, kuwaasi oo hore uga tirsanaa ciidamada Somaliland. Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu ganafka ku dhuftay hadalkii uu dhowaan Korneyl Caare ku sheegay inaysan matalin odayaashii la kulmay Madaxweyne Biixi, ee suurta-galiyey go’aanka uu Biixi cafiska ugu fidiyay Ciidamada Jabhada. Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland oo arrimahaasi ka hadlayana wuxuu yiri “Madaxweynuhu beel dhan ayuu la kulmay oo saladiinteedii, odayaasheedii iyo waxgaradkeedii waad arkayseen oo meel lagu kala maqnaa may ahayn, waxaana la gudoonsaday nabad galyo”. “Madaxweynuhuna wuxuu awooda u lahaa sharciyan inuu cafiyo halkii ayuu kaga dhawaaqay wixii kalana in laga wada arinsado oo sida ugu dhaw loo xaliyo ayuu sheegay, waana lala wada qaatay dhibaatooyinkaasina mudo ayey soo jiitameen sidaas loo wada qaatay ayaanay ku dhamaanaysaa”. Wuxuuna intaas kusii daray Wasiirku “Caare waa inan ka mid ah inamadeena markii uu yidhi ima mataalan madax dhaqameedkaasi, dadkii meesha marayey malaa waa la kala yaqaanaa umadee way cadahay inay matalaan”. Korneyl Caare oo dhowaan la hadlay warbaahinta ayaa ka biyo diiday shuruudo uu ku xiray Madaxweyne Biixi, sidii uu cafis ugu fidin lahaa, isla markaana wuxuu ka dhawaajiyey inaysan matalin odayaal beeshiisa oo Madaxweynaha kula kulmay madaxtooyada. Korneylka ayaa sidoo kale waxa uu sheegaya in uu si weyn uga soo horjeedo hab maamulka Biixi iyo sida uu u hagayo xukuumadiisa, isla markaana uu sii wadi doono dagaalka uu kula jiro Somaliland oo uusan marnaba joojin doonin. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
-
Wararka naga soo gaaraya Dhuusamareeb ayaa sheegaya in haatan uu kulan deg deg ah uga socdo gudaha magaaladaasi Hoggaanka sare ee Ahlu Sunna Waljamaac. Kulanka oo ah mid uu albaabada u xiran yahay ayaa ka socda xaro Inji, halkaas oo uu ku yaallo xafiiska madaxa xukumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Wararka ayaa sheegaya in kulankaasi looga hadlay xaaladda guud ee dowlad goboleedka Galmudug. Sudoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in kulanka looga hadlayo arrimo ku aadan guddiga farsamada ee ay xalay ku dhawaaqday wasaaradda arrimaha gudaha Somalia. Lama oga go’aanada ka soo bixi doona shirkan oo ku soo aadaya, xilli lagu guda jiro dhismaha Galmudug oo mid ah. View the full article
-
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa goor dhow u ambaxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Deni iyo wafdigiisa ay diyaarad qaas ah ka qaaday Boosaaso, taas oo si toos ah uga dajineysa gaaroonka Kismaayo. Madaxweynaha Puntland ayaa ka qeyb galaya xafladda caleema saarka ee Axmed Madoobe, taas oo dhowaan qabsoomi doonta. Qaban qaabo iyo soo dhoweyn loogu jiro wafdigan ayaa hahatan laga dareemayaa magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Caleema saarka Axmed Madoobe ayaa labo jeer dib u dhacay, sababo la xariira khilaafka kala dhexeeya dowladda iyo xayiraadii la saaray Jubbaland. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Warka-Duhur-9102019.mp3 View the full article
-
Warbhaainta ku hadasha afka Jubbaland, ayaa qortay in ciidanka ammaanka Jubbaland oo hawlgallo ka sameeyay galbeedka magaalada Kismaayo ay ku dileen horjoogayaal ka mid ah Al shabaab. Hawlgalkaan oo la sheegay in uu ka dhacay deegaanka Beerxaani ayaa lagu dilay shan kamid ah kooxda Al-Shabaab oo uu ku jiray madaxii Maaliyadda Alshabab ugu qaabilsanaa dhulka miyiga ah, kaasoo magac afgarashadiisu ahayd Cali. Howlgalkaan wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo magaalada Kismaayo iyo degaanada ku xeeran ammaankooda aad loo sugay maadaama halkaas lagu qabanayo xaflada caleemo madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe. Madaxweynaha Jubbaland ayaa saraakiisha ciidanka amray in gacan bir ah lagu qabto ammaanka Kismaayo islamarkaana lala socdo dhaqdhaqaaqa garoomada diyaaradaha iyo baraha kantaroolada. Puntland Post The post Jubbaland oo sheegtay in duleedka Kismaayo ciidankeedu ku dileen saraakiil Shabaab ah appeared first on Puntland Post.
-
Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal, ayaa maanta la horkeenay eedeesanayaal kala duwan oo ku eedeysan kufsiyo ka dhacay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Mid kamid ah eedeesanayaasha ayaa loo haystaa inuu kufsaday gabadh yar oo jirta 2 sano iyo sagaal bilood, kufsigaas oo loogu geystay xaafadaha dadka barakacayaasha ahi ku nool yihiin. Qoyska gabadhaan oo ku sugnaa maxkamada, ayaa Puntland Post u sheegay in gabadhooda la kufsaday labo todobaad kahor islamarkaana gacanta lagusoo dhigay ninkii falkaas geystay, waa sida ay inoo sheegeen. Waxaa sidoo kale maxkamada la horkeenay eedeesanayaal rag iyo dumarba leh oo loo haysto kufsi kale oo ka dhacay Garowe. Qoysaska dhibbanayaasha ayaa ku sugnaa maxkamada, iyagoo sugayay inay cadaalad helaan, laakiin maxkamada ayaa dib u dhigtay kiisaskaan go’aan ka gaaridooda, iyadoonaweli ay socoto dhegaysigooda dacwadaha. Warbaahinta Puntland Post ayaa idiin soo gudbindoonta macluumaad dheeraad ah oo ku sugnaa warkaan. Puntland Post The post Maxkamada gobolka Nugaal oo maanta la horgeeyay eedeesanayaal loo haysto Kufsiyo ka dhacay Garowe appeared first on Puntland Post.
-
Boosaaso (Caasimadda Online) – Diyaarad sida Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ay goor dhow u duushay magaalada Kismaayo. Wafdigaan ayaa la filayaa inay ka qeyb galaan xaflada caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe taasoo ay ka taagan tahay muran ku aadan inay ku qanacsaneyn Dowladda Dhexe. Diyaaradda ayaa si toos ah ugu duushay Magaalada Kismaayo iyadoo aan marin Magaalada Muqdisho maadaama ay sidaas amartay, waxayna noqoneysaa markii labaad oo la jabiyey amarkii Dowladda. Wararka kale ee laga helayo Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegayo in saacadaha soo socda ay halkaas ka bixi doonaan wafdi uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo hadda ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa Shalay ilaa Maanta Magaalada Boosaaso ka socday kulamo u dhaxeeyey madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo wafdi wasiiro ah oo halkaas u tagay inay Deni ka baajiyaan ka qeybgalka Xafladda Caleema saarka. Wararka ayaa sheegayo inuu madaxweyne Deni iska diiday dalabkii ay Dowladda Soomaaliya usoo marsiisay Wasiiradii uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Ammaanka Magaalada Kismaayo ayaa si weyn loo adkeeyey, waxaana halkaas ka socoto qabanqaabadii ugu dambeysay oo wafdigaas lagu soo dhaweenayo. Dhawaan ayey aheyd markii ay Magaalada Kismaayo gaareen wafdi ay hoggaaminayeen Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed oo horey usoo kala noqday madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug. Dowladda Soomaaliya ayaa xoogeeda isugu geysay sidii ay u baajin laheyd Xafladda caleema saarka ee Axmed Madoobe waxayna u muuqataa inay tahay mid lagu guuldareystay. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
-
Beledweyne (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Maxamed Caraale oo gaaray degmada Jalalaqsi ayaa kulamo xasaasi ah ka bilaabay halkaasi. Kulamada oo ah kuwa xal raadin ah ayaa waxa uu guddoomiyuhu la qaadanayaan maamulka Jalalaqsi iyo saraakiisha ciidanka Jabuuti oo dhowaan ku dagaalamay degmadaasi. Ujeedka wafdiga guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa ah sidii xal waara looga gaari lahaa xiisada haatan ka taagan magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in weli kulamadu ay socdaan, islamarkaana la filayo in goor dhow la soo gabagabeeyo. Xiisadan ayaa saameyn ku yeelatay guud ahaan xaaladda degmada oo muddooyinkii dambe laga dareemayey dhaq dhaqaaqyo u dhexeeya labada dhinac. Sidoo kale waxaa xiisad tan la mid ah oo ka dhalatay dhismaha golaha deegaanka ay ka taagan tahay degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan, taas oo sababtay in xilka laga qaado guddoomiyihii degmadaasi, Cabdicasiis Duurow, walow uu ka ka horyimid. Hiiraan ayaa waxaa ku soo laa laabta khilaafaadka dhinaca maamulka, taas oo la sheego inay sabab u tahay is bedalka alaaba lagu sameeyo mas’uuliyiinta gobolkaasi. Caasimada Online Xafiiska Beledweyne caasimada@live.com
-
Waxaa xirmay garoonka diyaaradaha xarunta gobolka Hiiraan ee magaalada Baladweyn kadib markii ay roobab halkaasi ka da’een, waxaa kale oo la sheegayaa in ay jirto dayacaad xagga dayactirka ah, waxaana la eedeynayaa dowladda federaalka ah iyo maamulka gobolka Hiiraan iyo guud ahaan Hirshabelle. Weriyaha Goobjoog News ee gobolka Hiiraan waxaa uu sheegayaa in hadda aaney garoonka ka socon wax shaqo ah, isla markaana aan xal loo heyn dhibaatadan sida joogtada ah u soo noqnoqota. Garoonka diyaaradaha Baladweyn waxaa maalintii ka soo degi jiray ilaa 3 diyaarad oo rayid ah iyo diyaarado kale oo ay leeyihiin ciidamada AMISOM ama Hiil-walaal ee goobta ku sugan. Waxyaabaha uu hadda garoonka rabo si shaqada caadi u noqoto waxaa ka mid ah : Biyo xireen, in la dayactiro jidka diyaaraha ka degtaan, lana adkeeyo oo laami laga dhigo halka uu hadda ka yahey ciid. Garoonkan oo adeegyo u qabto malaayiin ku nool Hiiraan ayaan weligiis shaqeyn habeen, waxaana aad u liita adeegyada uu qaban jiray xiligii uu shaqeyn jiray. Dowladda federaalka ah ayaa marar badan balanqaaday iney lacag ku bixineyso dayactirka garoonka, laakin waa ka baxday, oo hadda waxaa ay xoogga saartay dhismaha garoomada kubada cagta, oo lacago badan ku bixiso. Dhinaca kale, Ilo ku sugan Baladweyn ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in canshuurta laga qaado Baladweyn oo maalintii ka badan $20,000 ay iska cunaan maamulka , oo laguma fuliyo wax adeeg ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Hoggaanka Ahlu Sunna Waljamaac ayaa haatan kulan deg deg ah ku leh magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galaduud, kaas diirada lagu saarayo xaaladihii ugu dambeeyey ee maamulka Galmudug. Kulanka oo ah mid xasaasi ah, islamarkaana uu albaabada u xiran yahay ayaa ka socda xarunta Inji halkaas oo uu ku yaallo xafiiska madaxa xukumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Ilo ku dhow kulankaasi ayaa Caasimada Online u sheegay in looga hadlayo arrimo la xariira guddiga farsamada ee ay xalay magacawday dowladda Soomaaliya. Ahlu Sunna ayaa lagu soo warramayaa in aysan ku qanacsaneyn guddigaas oo ka kooban 13 xubnood, kana shaqeyn doono sidii loo heli lahaa Galmudug oo mid ah. Gabagabada kulanka ayaa la filayaa in laga soo saaro go’aanno culus oo ku aadan dhaq dhaqaaqyada ka socda deegaanada maamulka Galmudug. Ahlu Sunna ayaa wajaheysaa loolan oo uga imaanaya Madaxweyne Xaaf iyo xukuumadda oo isku dhinac ah, lamana oga, sida ay wax noqon doonaan. Wixii soo kordha kala soco, caasimada.net Caasimada Online Xafiiska Dhuusamareeb caasimada@live.com
-
Nairobi (Caasimada Online) – Saraakiil ka tirsan dowladda Kenya ayaa jawaab adag ka bixiyey dacwad ay dhowaan Soomaaliya u gudbisay hay’adda maamulka hawada ICAO ee hoostaga Qaramada Midoobay. Sarkaakiishan oo la hadlay wargeyskaa Daily Nation ayaa sheegay in aysan wax shaqo ah ku laheyn diyaaradii siday Madaxweyneyaashii hore ee Galmudug iyo Koonfur Galbeed ee dhowaan ka degtay garoonka Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Sidoo kale waxa ay saraakiishu sheegeen in Kenya ay u hoggaamsameyso xeerarka caalami ah, islamarkaan aysan marnaba ku xadgubeyn hawada Soomaaliya. Ugu dambeyn waxa ay tilmaameen in dowladda federaalka ay xaq u laheyd inay qabato diyaaraddaasi, islamarkaana difaacato hawadeeda. Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan xayiraad saartay Kismaayo, balse waxaa jabisay diyaarad ka timid Nairobi, taas oo ay dowladdu ku dacweysay hay’adda hawada ICAO, si wax looga weydiiyo dalka ay ka timid oo ah Kenya. Arrintan ayaa soo xoojisay xiisada labada dal oo markii hore isku hayey arrimaha badda oo ahaatan dacwadeedu ay ku furan tahay Maxkamadda Cadaalada ee ICJ. Caasimada Online Xafiiska Nairobi caasimada@live.com
-
Magaalada London waxaa ku nool 17 million oo ruux marka lagu daro dadka gobollada ka soo shaqa taga, Qaahira-na waxaa ku nool 10 million halka magaalada Nairobi lagu sheego 6 million marka lagu daro iyana dadka uga soo shaqo taga deegaanada ku xeeraan,waa magaalooyin waaweyn,dad tira badan baa ku nool wax walbaana sidii la rabay ayey u shaqaynayaan,matoorka dhaqaajiya ee wax socodsiinayaana waa ammaanka oo la sugay iyo nimaadka iyo kala danbaynta oo shaqaynaya!. Ammaankoodaa sugan, dhinacyada ayey isku hayaan, mana jiraan wax is diidan haddiise ay dhacdo in qalad yimaado,waxaa saxaya hay’adaha u xil saaran,laakiin rukunka ugu xoogga badan waa in la ilaaliyo ammaanka dalka iyo dadka,waxaana laga yabaa mararka qaar inaadba arki weydo cidda ammaanka sugaysa,cajiib malaayiin dad ah ayaa is dhex maraya haddana looma jeedo cidda ammaanka sugaysa!. Sadexdaan magaalo madax mid ka mid ah Soomaaliya ayey deris la tahay ,waxaana ku nool dad badan oo Soomaali ah ganacsiyo waaweyna ku leh, su’aasha mar walba soo noq noqonaysa ayaa waxay tahay maxaa Soomaalidu sida ay gacanacsiga ugu dhiiradaan goobaha halistaana uga raadiyaan oo weliba dad badani ku dhintaan ay ugu dhiiran waayeen ilaalinta sharciga iyo sugidda ammaanka dalkooda iyo magaalooyinkooda?. Muddo aad u dheer ayaa dadku sharci darro deris la ahaayeen,waxaana mararka qaarkood jebinta sharciga qayb ka ah masuuliyiinta loo igmaday ilaalinta sharciga iyo dhowrista ammaanka, ma oran karaa sharciga ayeysan aqoon, maya! marka ay ugu yaraadaan marka laga soo tago aqoontoodu inta ay le’egtahay waxaa ay si fiican uga dheregsan yihiin waxyaaha asaasiga ah, waxaa jirta hagar gundhigeedu yahay bur burka dalkeena iyo kan maskaxeed oo kaashanaya ilbaxnimo la,aan, waxaa jirta cid inaga oo dhan aan sugayno sharciga iyo kala danbayntana soo celin doonta, Goorma? Yeysa yihiin!?. Dhibta ugu weyn ee magaalooyinka Puntland soo food saartay ayaa noqotay baabuurta aan taarikada lahayn iyo kuwa bacaha madow lagu dahaaray,waxaana labaduba caqabad ku yihiin ammaanka dadka, dalka iyo weliba anshaxa dhallinta soo koraysa. Waxaa jira dhacdooyin yaab iyo xanuun badan oo inta badan ay gaystaan baabuurta aan taarikada lahayd iyo kuwa bacaha madow lagu dahaaray,iyadoo inta badan marka dhacdooyinku dhacaan si sahlan dadku uga sheekaystaan laakiin aysan jirin wax talaabo ah ama falcelin lagaga hor tegayo dhibaatooyinka baabuurtaan iyo dadka wataa gaystaan. Bartamihiin sanadkii aan soo dhaafnay ayey ahayd markii nin ka soo jeeda gobollada waqooyi galbeen Soomaaliya uu gaari kala soo degay dekada magaalada Boosaaso,waxaana shaqsigan oo ganacsade ahi uu safarkiisa ka soo bilaabay magaalada Boosaaso,waxaana uu ku tegay magaalada Gaalkacayo,bar kasta oo kantarool oo uu soo istaago waxaa laga qaadayey birta isaga oo salaan masuul la siinayey,ninkaan ayaa dib ugu soo laabtay magaalada xarunta ah ee Garoowe waxaana uu ganacsato saaxiibadiisa u sheegay sida wax u dhaceen waxaanu dhiiri geliyey in arintani ammaanka halis ku tahay lagana hor tago,dabcan lexejeclo ayaa deegaanka ka haysay walow uu u dhashay gobolada Waqooyi safarkiisuna waxaa uu ahaa mid tijaabo ah. Waxa iyana dhowaan ka dhacday sida la ii sheegay magaalada Gaalkacayo darawal wata baabuurta bacahu ku dahaaran yihiin taarikana aan lahayn ayaa jiiray ilmo yar waana ka cararay ilmaha yar oo dhaawac ah,aabaha dhalay ilmahan ayaa joojiyey gaari u eg kii wiilkiisa jiiray ee nooca Toyota Hilux loo yaqaan, inta badana ay wataan hay’adaha dawladu waxa uuna ka dejiyey darawalkii waday isagoo isticmaalayey qori caaraddii waxaanu ku xeraystay gurigiisa, muddo dheer ayuu gaariga gurigiisa ku haystay aakhirkiina wada hadal ka dib waxaa laga soo qaaday gaarigii waxaana la siiyey magdhowga ilmihii laga dhaawacay,haddii uu taariko lahaan lahaa ma carareen isla markiiba waa la garan lahaa aabaha ilmaha dhalay sharciga ma jebiyeen qorina ma isticmaaleen. Sidaasi si la mid bartamihii bishii hadda aan ka soo gudubnay magaalada Garoowe xarunta ah ayaa kaalin shidaal waxaa soo istaagay baabuur nooca aan taarikada lahayn ah,waxaa uu ka buuxsaday shidaal horay ayuuna uga xawaareeyey ganacsadihii shidaalka lahaa oo sii eegaya waxna aan qaban Karin,waxaa arrintaan shakigeedu soo galay nin dhalin yaro ah oo watay gaari aan taariko lahayd oo u eg kii cararay hase ahaatee dhaar ayuu ka maray,cajiib bal yaa celinaya taariko ma leh, kaamira qabataana meesha kuma taal. Waxaa iyana murugo iyo raad reeb xun leh in baabuurta bacaha madow loo isticmaalo waxyaabo dhaqanka iyo anshaxa wanaasan wax u dhimaya,waxaana la ii sheegay in rag dhalin yaro iyo waayeelba leh ay baabuurta bacda madow ku dahaaran tahay ku ugaartaan lana istaagaan iskoolada hortooda iyagoo xoogaa sunuud ah isticmaalaya si ay u marin habaabiyaan uga qaraabtaan gabdhaha yar yar ee iskoollada ay u soo dirsadeen hooyo iyo aabe jecel kuna han weyn, malaha kuwani gabdho ma dhalin lamana dhalan. Sidoo kale waxay istaagaan guryahaya hortooda waxaana laga yaabaa aabe ama hooyo shaqo ka timid gaariga horteeda taagan ay ku jirto gabadhooda oo shaydaan bacaha u soo madoobaystay taarikadana u soo furtay. Mid ka mid ah madaxdii wasaarada warfaafinta ee xukuumaddii C/weli Gaas ayaa noo sheegay mar ay waraysi ugu tageen taliska Ciidamada booliiska Puntland waxna ka weydiinayeen arinta taariga la’aanta uu soo arkay gawaarida masuuliyiin booliiska taargadooda oo dhex daadsan xafiiska taliska ciidamada Booliiska malaha hay’adaha kalena waa la mid, laakiin booliisku waa sharcigii oo sharciga ku tuntay. Ilaa hadda ma cadda sababta dhabta ee sharci darada intaas le’eg loo jideeyey waxaase masuulyiinta qaarkood ku doodaan inay arintaan ugu talaabsadeen arrimo iyaga ammaankooda quseeya, aysanna doonayn in la ogaado taarikada baabuurka ay wataan su’aasha is weydiin leh ayaa waxay tahay intee baabuur ayaa taarikadu ka furantahay ama bacahu ku dahaaran yihiin marka lagu daro kuwa musuuliyiintu wataan ee ay sharciga u jebiyeen?. Fili mayo in masuuliyiintani baqdin sharciga u jebiyeen maxaa yeelay kaneecaba si sahlan ayey u dili kartaa. Marka laga soo tago ciidamada booliiska iyo kuwa waddooyinka waxaa jira ciidamo qarsoon oo sugga ammaanka waana kuwa inta badan saldhiga u ah nabad gelyada dal Qaran jira leh, hase ahaatee in kastoo aynaan lahayn haddiiba ay jiri laayeen maxaa laga qaban karaa haddii la sharciyeeyey sharci la,aantii dadkiina ayan ka hadlayn dhibaatan ammaankooda halista ku ah. Kolka aad tagto gobolada waqooyin ee dalka Soomaaliya ayaadan marnaba arkay baabuur aan taariko lahayn,waxaa iyana sidaas oo kale la ii sheegay inaan magaalada Muqdisho lagaba aqoon,maxay ku dhacday in Puntland sharci daradda saldhig u noqoto?.Golaha wasiirada ayaa inta badan afka ka sheega inaan baabuur taariko la’aan ah la wadan karin hase ahaatee waa hadal afka laga yiri oo maysan qaadin talaabo la taaban karo laguna joojinayo arrintaan. Dhowaan ayey kolkii la soo saaray waraaq dadka loogu sharciyeynayo baabuurta bacaha madow ku dahaaran yihiin qofkii doonayaana uu iska bixi karo $50 dolar, waxayna u egtahay inaan si qoto dheer arrintaan looga baaraan degin. Markii ay soo baxday warqada lagu sharciyeynayo ku dahaarida baabuurta bacaha madow ayaan arintaan wax ka weydiinay mid ah madaxda sar sare ee ciidanka Booliiska Puntland waxaana uu noo sheegay in arrintaasi ay golaha wasiirada ka timid iyaga ka booliis ahaana aysan shaqo ku lahayn, waxaase ka muuqatay inuu ka xumaa warqada soo baxday,masuulkaan oo diiday in magiciisa la shaaciyo ayaa hadalkiisa raaciyey arrintaas ay tahay mid aan sharciga waafaqsanayn. Waa xilkasnimo la’aan in dadka ku dhaqan Puntland markhaanti ka ahaadaan sharci daraddii oo sharci laga dhigay, waxaa muhiim ah inay arintaan diidaan kana hor yimaadaan, iyagoo ku xisaabtamaya arrintani raadka ay ka tegayso una danaynaya deganaashaha ay haystaan iyo mustaqbalka da’yarta soo kacaysa. Xilkasnimo la’aantaada la soco qaybta 4aad. Abdirazak Yassin Caanogeel PUNTLAND POST The post Xlkasnimo la’aantaada: Puntland, sharci la’aanta oo sharci noqotay! (Q3) appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga hadlay guddiga wasaaradda arrimaha gudaha DFS u magacawday Galmudug. Xaaf ayaa sheegay in ay kala shaqeeyeen wasaaradda arrimaha gudaha magacaabista guddiga farsamada maamul u dhisidda Galmudug. Wuxuu sheegay in guddigan muhiim yahay, islamarkaana laga doonayo iney ka fogaadaan eex iyo wax walbo oo shaki gelinaya shaqadooda. Halkaan hoose ka akhriso:- Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Garoowe (Caasimada Online) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan xasaasi oo u dhexeeyey Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi (Deni) iyo wasiiro uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad oo xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Shirka oo natiijo la’aan ku soo dhamaaday ayaa waxaa diirada lagu saaray khilaafka Puntland kala dhexeeya dowladda iyo arrimo ku aadan caleema saarka Axmed Madoobe. Madaxweyne Deni ayaa ogolaaday in wadahadal uu la galo dowladda federaalka, si loo dhameeyo khilaafka labada dhinac. Warar kale oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in wasiirada ka socday xukuumadda Xasan Cali Khayre ay Deni ka dalbadeen inuusan ka qeyb galin xafladda Caleema Saarka ee Madaxweynne Axmed Madoobe, taasina uu ka biyo diiday. Wasiirada la kulmay Madaxweynaha Puntland, oo kala ah wasiirka arrimaha dibadda, Axmed Ciise Cawad, wasiirka Qorsheynta, Jamaal Maxamed Xasan, wasiirka kalluumeysiga, Cabdullaahi Bidhaan, wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Cabdi Canshuur Xasan ayaa ku guuldareystay qorshaha ay u socdeen, waxaana la filayaa in ay maanta dib ugu soo laabtaan gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Arrintan ayaa sare u sii qaadeysa xiisada haatan u dhexeysa dowladda federaalka Puntland, mana muuqato wax isku soo dhawaansho oo labada dhinac ah. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
-
Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad goboleedka Galmudug. Guddigan la magacaabay ayaa ka kooban 13 xubnood, waxaana ay iska soo dooran doonaan guddoon, waxayna shaqadoodu tahay ka shaqeynta dhismaha Galmudug. Isaaq Maxamed Maxamuud, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha oo warbaahinta u akhiriyey wareegtada lagu soo magacaabay guddigan ayaa tilmaamay in magacaabista guddiga uu salka ku hayo go’aankii kasoo baxay shirkii dib u heshiisiinta Galmudug. Hoos ka akhriso magacyada guddiga: Source: goobjoog.com
