-
Content Count
215,061 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
(SLT-Suuriya)-Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn diyaaradaha dagaalka Turkiga ay ka geesteen gobolka Idlib ee dalka Suuriya. Turkiga ayaa bilaabay howlgal ka dhan ah maleeshiyada Kurdida ee YPG iyo dagaalyahanada kale ee ku sugan deegaanada u dhow xadka labada Wadan. Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in weerarkan ay oga gol leeyihiin sidii deegaan ka caagan colaada looga dhigi lahaa Aagaasi. Hey,ada xuquuqda aadanaha ee fadhigeedu yahay UK ayaa dhankeeda xaqiijisay in dhimashada laga yaabo in ay sare u kacdo maadaama 11 ruux oo sadax ka mid ah ay yihiin dagaalyahanada SDF ay ku dhinteen duqeynta Turkiga. Dhanka kale qaramada midoobay ayaa walaac ka muujisay howlgalka Turkiga uu ka bilaabay waqooyiga Suuriya Source
-
(SLT-Garoowe)-Wefdigaan oo uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa goordhow waxa ay ka duuleen garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe waxaana ay ka qeybgelayaan caleema saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Qaban qaabada lagu soo dhaweynayo wefdigaan aayaa dhinaca kalana waxa ay ka socotaa magaalada Kismaayo iayada oo halkaas ay ku suganyihiin Madaxweynaha Jubbaland iyo masuuliyiin kale oo soo dhaweynaya wefdigaam. Shalay ayaa safar madaxweynaha Puntland uu ku tegi lahaa magaalada Kismaayo uu dib u dhac ku yimid kadib kulamo aan kala go’laheyn oo ay la yeelanayeen wefdi ka socday dowladda oo kula kulmay Boosaaso. Source
-
G/sare Xuseen Cali Maxamuud Taliska Booliiska gobolka Bari ayaa saaka soo bandhigay in ka badan 60 dhalo oo khamri ah iyo saddex nin oo gaari ku siday kuwasi oo lagu qabtay kantaroolka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Khamrigan oo Lagu waday gaari Nooca loo yaqaano Candha-mayd Laha waxaa Gacanta ku soo dhigay ciidanka Booliiska ee ku sugan kantaroolka Boosaaso xill la doonayey in la geliyo gudaha magaalada. Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud oo hadal kooban ka jeediyay goobta lagu soo bandhigay khamriga ayaa sheegay in khamriga iyo saddexda nin ee watay maxkamad la hor-geyn doono si sharciga loo mariyo. Sidoo kale taliyaha ayaa wacad ku maray in ay tallaabo adag ka qaadi doonaan cid kasta oo mar kale isku dayda in ay khamri ama daroogo kale soo geliso gudaha magaalada Boosaaso. Hoos ka daawo muuqaalka oo dhan PUNTLAND POST The post Booliiska gobolka Bari oo soo bandhigay in ka badan 60 dhalo oo khamriya iyo raggii watay appeared first on Puntland Post.
-
Garoowe (Caasimadda Online) – Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdulahi Dani iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa daqiiqado ka hor ka dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo . Wafdigaan oo saakay kasoo duulay Magaalada Garoowe ayaa saarnaa diyaaraddii dhawaan la sheegay inay soo iibsatay Jubbalanad. Diyaaradda oo si toos ah uga soo duushay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Jubbaland ayaan soo marin Magaalada Muqdisho, taasoo noqoneyso markii labaad oo la jabiyey amarkii Dowladda Soomaaliya ee ahaa in diyaaradaha aadayo Kismaayo ay soo maraan Muqdisho. Wadigaan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo isaga marti loo yahay. Arrintan ayaa ku so beegmaysa xilli ay dowladda Soomaaliya xayiraad kusoo roogtay diyaaradaha aada Kismaayo. Waxaa magaalada Kismaayo lagu wadaa in ay dhawaan ka dhacdo xaflada caleema saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaan. Waxaa horey magaalada Kismaayo uga dagay wafdi ay ka mid ahaayeen madaxwaynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xassan sh aadan iyo madaxwyanihii hore ee Galmudug Cabdi Kaiim Guuleed. Sidoo kale waxaa Maanta la filayaa inay Kismaayo gaaraan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo horey loogu diiday inay halkaas gaaraan. Labadii todobaad ee u dambeeyay ayaa waxaa jiray cadaadis siyaasadeed oo Madaxdii hore iyo Xisbiyada siyaasada wadeen, kaddib shirar ka dhacay Muqdisho oo looga soo horjeeday tallaabada dowladda Federaalka ku xayirtay safarkii Madaxweynihii hore Sheekh Shariif iyo saameynta uu reebay. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa maanta qarax miino waxaa lagula eegtay wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay xaafada ceymiska gaar ahaan labaajada mahad alle ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Goobjoogayaal ayaa Caasimadda Online u sheegay in qarax miino ee loo dhigay ciidanka AMISOM uu haleelay mid ka mid ah gawaarida ay wateen oo marayay Xaafada Ceymiska ee degmada Yaaqshiid . Ciidanka AMISOM ayaa furay rasaas, waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in rasaataasi ay ku dhinteen laba qof, halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen, rasaasta ay fureen ciidamada AMISOM. Ciidamada AMIOSM ee qaraxa lala eegtay ayaa la sheegay inay ka yimaadeen degmada Balcad ee gobolka shabeellada dhexe. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Germany immigration last week splashed Sh15.6 million (€137,000) to deport two Kenyans using a charted jet. Early Thursday morning, a Bavarian police car drove into the Berlin-Schönefeld airport carrying 48-year-old Kenyan man ready for deportation. DEPORTATION On board of the chartered “Bombardier Global Express” private jet, was another Kenyan man also being deported by the state of Baden-Wurttemberg after his asylum application was rejected with no possibility of appealing the decision. The news of the amount of money spent in the deportation of the two Kenyans however did not go down well with Germans after it was feature on ARD’s magazine Report München. According to Mkenya Ujerumani, a local blog about Kenyans in Germany, the case has caused outrage, not because of the deportation, but because of the cost of it. The quoted expenditure did not include that of the 14 person team which escorted the two men. The uneventful exercise took less than 36 hours to deliver the two men to Nairobi and have the team return to Berlin. EXTRAVAGANCE In addition to the flight crew, there were nine federal police officers, a medical doctor, a paramedic and a representative of the border protection agency Frontex – as neutral observer to document whether or not the officials followed proper deportation procedure. However, Baden-Württemberg and Bavaria, the states that chartered the private jet, have attempted to explain the extravagance. They said a commercial flight was out of question because the two had been issued with emergency travel documents by the Kenyan government that were only valid for 3 days. “Finding seats for the two and the 10 plus escort team and the risk of the flight being grounded if the two men resisted the exercise, ruled out a commercial flight in such a short time period,” an expert explained on Report München. The officials also claimed the two had been labelled dangerous delinquents. ASSAULT CHARGES However, no evidence was put forward to support the claim in regards to the man from Baden-Württemberg. The unnamed 48-year-old has been living in Germany for the past 20 years and has had several encounters with the police in Bavaria. After his last encounter, the Bavarian State Office for Asylum and Repatriation (Bayerische Landesamt für Asyl und Rückführung) ordered for immediate deportation after serving his sentence. Among the charges levelled against him included, assault, theft, insult and obstruction of law enforcement. In the last incident, he was charged with attempted murder, after he reportedly beat up the victim so badly that the victim lost 80 percent of his sight and has had to undergo three surgeries. Qaran News
-
In 2016, when Puntland State signed up to the 2017 enhanced elections on the basis of the 4.5 power-sharing mechanism, an unenforceable but widely accepted principle lay at the heart of the deal: In 2021, one person, one vote elections will replace the infamous 4.5. power-sharing system. In a tweet, the former Special Representative for Secretary General, Michael Keating, urged Somali leaders to start planning for 2021 elections. Nearly two years after the second post-transition election, Somalia faces three obstacles to enabling Somalis to exercise their suffrage rights. Flip-flopping Electoral Commission The first obstacle stems from contradictory statements of the National Independent Electoral Commission. Earlier, in 2019, the Chairwoman of the NIEC, Halima Ismail Ibrahim, held a press conference in Mogadishu to drive home the message that one person, one vote elections would not take place in Somalia in 2021. Halima was responding to political party pressures exerted on the Federal Government. Political parties urged the Federal Government of Somalia to publish electoral plans. Two former presidents had registered their parties with the Commission, whereas in February, a former presidential candidate, Abdirahman Abdishakur, opened an office for his party in Garowe, the administrative capital of Puntland. “There are signs that one person, one vote elections will not take place in Somalia in 2021 under the current political circumstances. Political parties have begun to campaign too early. Somalia has adopted federalism, but a federal government cannot reply upon MPs selected by traditional leaders,” Halima told media representatives. Five months after that statement, the NIEC Chairwoman held a meeting with two-part leaders that had received temporary registration certificates. While NIEC’s assessment made in March 2019 seemed more realistic, subsequent declarations about planned elections run counter to political realities in Somalia. NIEC has had consultative meetings with stakeholders in Puntland about how elections will be conducted in Somalia for the first time since 1969, when Somalia conducted one person, one vote elections for a democratically elected government later overthrown by the military. “Clannish” Political Parties Most political parties that registered with NIEC are based in Mogadishu. Somali parties have not developed political programmes, nor have they operated as political associations to field-test their ideas in a country that has lived through 9 years of statelessness, twelve years of transition, and is going through the seventh year of the post-transition era, which has a lot in common with the transitional period. Some of the political parties are popularly known for their appellations, such as Aala Sheikh (led by the former President of the Transitional Federal Government, Sharif Sheikh Ahmed,) and Damul-jadiid (led by the first post-transition President, Hassan Sheikh Mohamud). Unresolved Territorial Disputes The most glaring impediment to one person, one vote revolves around the territorial dispute between Puntland and Somaliland. Puntland State is a full member of the Federal Government of Somalia. Somaliland has representatives in the federal institutions, MPS, and Senators selected in Mogadishu, but the Hargeisa-based administration claiming to have seceded from Somalia in 1991 does not recognise the Federal Government of Somalia. Federal Government ministers and officials risk arrest if they visit areas under the control of Somaliland administration. Somaliland Administration conducted elections in parts of the disputed territories that Puntland represents federally in 2010 and 2017. In 2016, The Federal Government of Somalia signed an agreement that entitles Puntland to represent disputed territories at the federal level. Without clarity on the how elections will be conducted in Disputed Territories, Puntland State may not sign up to elections that deprive some of its constituencies of the right to vote. © Puntland Post Monthly, 2019 ppm@puntlandpost.net The post The Rocky Path to 2021 Elections in Somalia appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo hadal yar ka jeediyey saaka Garoonka Diyaaradaha Garowe ka hor intuusan u Duulimaadyada Kismaayo, Madaxweynuhu wuxuu sheegay in uu Kismaayo uga [...] Source
-
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa hadda u dhoofay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubaland halkaasi oo uu kaga qeyb-galayo caleema-saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaanno waxaa garoonka diyaaradaha Garoowe ku sii saagootiyay xubno ka tirsan golayaasha dowladda saraakiil ka socotay madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale. Safarka madaxweynaha Puntland oo qorshaysnaa in uu shalay gaaro magaalada Kismaayo si uu uga qeyb-galo caleema-saarka madaxweynaha mar kale la doortay ee Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa u baaqday sababo aan la shaacin. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Kismaayo u dhoofay appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (SMN) – Gudoomiyaha Aqalka Sarre ee baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa baaq u diray xukuumadda federaalka. Mr Cabdi ayaa wuxuu ku tartarsiiyey in ay soo dhisto Golaha Adeega Garsoorka, soona magacowday gudoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah Soomaaliya. Dhismaha hay’addahan ayuu rumeysan yahay in ay xal u noqon karto khilaafka mararka soo kala dhex-galay xukuumadda iyo maamuladda qaarkood. Aqalka Sarre ayuu hoosta ka xariiqay in uu door firfircoon ka cayaari doono sidii loosoo afjari lahaa xalna looga gaarin lahaa khilaafyadda jira. Hadalkan ayuu ka sheegay munaasabadda furitaanka kalfgadhiga 6aad ee baarlamaanka federaalka, taasi oo ka qabsoontay Muqdisho. Hoos ka dhageyso codka https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Xaashi.mp3 View the full article
-
Dhuusamareeb (SMN) – Dadweynaha ku nool magaaladda Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, ayaa soo dhaweeyay guddiga ay magacowday dowladda federaalka. Guddigaas oo uu bogaadiyey madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka shaqeynaya maamul dhisidda dowlad goboleedkaas. Shacabka oo la hadlay Shabelle ayaa waxay rajo wanaagsan ka muujiyeen in guddiga oo ay khuburo ku jiraan in ay waajibaadka si fiican u gutaan. Dowladda Federaalka ayey uga mahad-celiyeen in ay soo magacowday Guddi ay sheegeen in ay u dhan yihiin bulshadda qeybaheeda kala duwan. Xukuumadda Soomaaliya ayaa dedaal weyn waxay ku bixineysaa sidii Galmudug ay noqon lahayd maamul mideysan oo loo wada dhan yahay. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Dhuusamareeb.mp3 View the full article
-
Baydhabo (SMN) – Gudoomiyeyaasha degmooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa shir amniga iyo maamul wanaaga looga hadlayo wuxuu uga socdaa Baydhabo. Cabdullaahi Baafow, gudoomiyaha Marka, ayaa daboolka ka qaaday in kulankan la filayo in Khamista maanta ah lasoo gabagabeeyay. Mr Baafow oo warbaahinta la hadlay ayaa daboolka ka qaadey in ay isla qaateen kawada shaqeynta nabad-gelyadda. Adeegyadda dowliga ah iyo sidii loo gaarsiin lahaa dadweynaha ku dhaqan degaanadda fog ayaa sidoo kale qayb ka ah qorshaha shirkan. Hoos ka dhageyso codka https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Shar.mp3 View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in lasoo afjaray khilaafkii kala dhaxeeyay dowlad goboleedka Puntland. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Ciise Cawad oo horkacayey wafdi ay dowladda u dirtay Boosaaso, ayaa xusay madaxda maamulkaas ay la galeen wada hadalo. Wada xaajoodyadda oo socday muddo ku siman 8-saacadood ayaa waxaa laysla soo qaadeen in sidii ay isugu soo dhowaan lahaayeen labadda dhinac. Mr Cawad oo markii ay Muqdisho kusoo laabteen la hadlay warbaahinta ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in uu dhamaado ismaandhaafka. Balse waxa uu carabka ku adkeeyay in aysan is-faham ka gaarin doorashadda Jubbaland, wuxuuna caddeeyay in uusan waxbo iska bedelin mowqifkeeda coddeyntaas. Ugu dambeyntii, wuxuu kalsooni weyn ka muujiyey in arrinta Jubbaland-na ay is-afgarad ka gaari doonan muddada soo aadan. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Dhageysteyaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Subax ee idaacadda Shabelle. Hoos ka dhageyso codka https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Warka-Subax-10102019.mp3 View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay munaasabad casho-sharaf oo lagu maamuusayo wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Maxamed Cali Xumud. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo madasha kelmad soo dhaweyn ah ka jeediyay ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Mudane Maxamed Cali Xumud iyo wafdigiisa uga mahadceliyay booqashada ay ku yimaaddeen dalkooda labaad ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa xusay in Dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ay abaal weyn u gashay ummadda Soomaaliyeed isaga oo uga mahadceliyay dadaalkii iyo wakhtigii ay geliyeen in Soomaaliya dib cagaheeda isugu taagto maadaama oo Carta lagu soo dhisay Dowladdii kumeelgaarka ahayd ee ugu horreysay burburka ka dib. “Dowladnimada Soomaaliya burburka ka dib Carta ayay ka soo bilaabatay, waxaana taas suurtageliyay hoggaaminta walaalkeen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo dadka walaaleheenna ah ee reer Jabuuti. Runtii juhdi iyo wakhti ayay geliyeen inay Soomaaliya dib cagaheeda ugu istaagto laga soo bilaabo sannadkii 2000 oo dowladdii ugu horreysay ee kumeelgaarka ahayd lagu soo dhisay Jabuuti.” Mudane Maxamed Cali Xumud ayaa dhankiisa Dowladda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay soo dhaweynta diirran iyo dareenka walaalnimadu ku dheehan tahay ee ay ku qaabileen intii ay waddanka ku sugnaayeen isaga oo Soomaaliya u rajeeyay horumar, nabad iyo xasilooni siyaasadeed. Munaasabadda casho sharafta waxaa sidoo kale ka qaybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. View the full article
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in Magalada Kisamayo ee Gobolka Jubbada Hoose ay tagaan Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed & Xasan Sheekh Maxamuud. U jeedada safarkooda ayaa ah sidii ay uag qeyb-geli lahaayeen Xaflada Caleema saarka Axmed Maxamed Islaam oo Baarlamaanka Maamulkaas ay markale u doorteen Madaxweynaha Jubbaland. Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ayaa Bishaan lagu xayiray Garoonka Muqdisho xilli uu doonayay in uu u dhoofo Kismaayo,taas oo xiisad siyaasadeed abuurtay. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa marka hore tegi doona Kismaayo,iyada oo isla maanta uu Muqdisho ka ambabixi doono Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya. Labadii todobaad ee u dambeeyay ayaa waxaa jiray cadaadis siyaasadeed oo Madaxdii hore iyo Xisbiyada siyaasada wadeen, kaddib shirar ka dhacay Muqdisho oo looga soo horjeeday tallaabada dowladda Federaalka ku xayirtay safarkii Madaxweynihii hore Sheekh Shariif iyo saameynta uu reebay. Si kastaba ha ahaatee dowladda Federaalka ayaa u muuqata mid ku guuldareysatay isku daygeedii ahaa inay joojiso caleema saarkii Axmed Madoobe oo ay horay u shaacisay in aanay aqoonsaneyn, isla markaana wafuudi kala duwan oo ka qeyb galaya caleema saarka ay bilaabeen inay tagaan Kismaayo, iyadoo uu jiray amarkii diyaaradaha ku soo rogtay. Magalada Kismaayo Wararka naga soo gaaraya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socoto qaban qaabada soo dhawyenta wufuuda kala duwan ee ka qeyb-galeysa Xaflada Caleema saarka oo uu kamid yahay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Goordhow ka duulay Garoowe. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Doha: The Ministry of Interior (MoI) and the Ministry of Administrative Development, Labor and Social Affairs (MADLSA) have announced a number of measures on work and residence permits to be implemented soon. The measures include allowing the sons of residents to work in the private sector without changing their sponsorship. New decisions also include granting new visa for temporary work in some professions and jobs and reducing the fees by 20 percent for MoI’s services, which are delivered electronically. These measures were announced at a press conference attended by Director General of the Department of Passports Brigadier Mohammed Ahmed Al Ateeq, Assistant Undersecretary for Labor Affairs of the MADLSA Mohammed Hassan Al Obaidli and Assistant Director of Legal Affairs at MoI Lt. Col. Ahmed Abdullah Al Harami. Official explained that for a family member of an expat to work in Qatar without changing sponsorship they will have to get a written approval from the head of the family and obtain a work permit from the ministry after paying required fees. As per the proposal, these visas will be issued by MoI after the approval by the MADLSA while all required procedures will be carried out through Qatar Visa Centres abroad or soon they arrive in the country. Temporary work visas valid for one month will be charged QR 300 and for two months QR 500. Visas valid from 3 to 6 months will be charged 200 for each month. Brigadier Al Ateeq said that these measures were based on Qatar’s intention to utilize the capabilities of sons of expatriate residents in the country. He added that work is underway to develop a legislative tool for this proposal through the amendment of the provision of Article No. 17 of Law No. 21 of 2015 so that it allows all members of an expatriate family to work with any employer in the private sector without being obliged to transfer their residence. As per the current system, only daughters are allowed to work without changing sponsorship. As per the new proposal, all members of the family will be allowed to work without changing their family sponsorship. On the introduction of a new temporary work visa in certain professions and jobs, Al Ateeq said that these visas will be granted to private companies, commercial establishments and other licensed entities in the country to perform some emergency, temporary or seasonal work that requires the workforce for a specific period, season or occasion. Regarding the proposal to reduce fees for services rendered and completed electronically, the Director General of the Department of Passports said that this comes within the framework of Ministry of Interior’s policy of facilitating procedures and providing services to beneficiaries in the best way possible in order to achieve the goal of “ministry without paper” through electronic systems and high quality automated programs such as the e-government system, the MoI’s website and Metrash 2 for submitting and completing applications to obtain the required services with minimal effort and less time. During the press conference, Director General of Passports announced the proposal to introduce a new temporary work visa system for some professions and jobs in order to accommodate the need of the labor market and create a suitable environment for domestic and foreign investment. For his part, Assistant Undersecretary for Labor Affairs of the MADLSA Mohammed Hassan Al Obaidli pointed out that there are a number of advantages in the proposal to allow the sons of residents to work in the private sector without having to transfer their residency, which will reflect positively on the labor market and on all categories of the Qatari society both citizens and residents, and meet Qatar’s national vision and development strategies. He pointed out that the new proposal will reduce recruitment of marginal labor surplus than required by the labor market, reducing the costs of recruitment and housing expenses for the employer, take advantage of the their familiarity with the customs and traditions of the Qatari society, in addition to the possibility of utilizing their qualifications and competencies to work temporarily or permanently under internal employment contracts in private companies. “This will also help to eliminate leisure time for this category, which is often exploited in unhelpful aspects,” he added. Al Obaidli said among conditions for allowing family members to work in accordance with the current proposal will be a written approval by the head of the family and obtaining a work permit from the competent authority at the Ministry of Administrative Development, Labor and Social Affairs after paying the required fees. With regard to the issuance of temporary work visas to accommodate the need of the labor market in some professions and facilitate and diversify recruitment for employers and companies, Al Obaidli explained that the proposal has been studied with a view to creating a suitable environment for domestic and foreign investment; and there was also coordination between the concerned authorities in the Ministry of Interior, and the Ministry of Administrative Development, Labor and Social Affairs and the relevant authorities, upon which it was agreed to put in place guidelines, conditions and requirements of this visa, and determine the duration and fees. Al Obaidli said that the issuance of the proposed visa will only be considered by the competent authorities when the competent department at the Ministry of Administrative Development, Labor and Social Affairs confirms the existence of a (temporary) employment contract between the worker and the employer in accordance with what is needed in such cases, and in line with the provisions of the Labor Law No. 14 of the year 2004 and its amendments and the resolutions implementing it. He pointed out that the contract will be reviewed and approved in a manner that does not contravene an offer of work submitted to the worker, as well as passing the necessary medical examination through the Qatar visa centers abroad, noting that in case of the absence of those centers in the country of the worker, the worker is required to take these procedures immediately on entering the country, in the same way as other categories of expatriate labor do according to the applicable procedures in this regard. In turn, Assistant Director of Legal Affairs at MoI Lt. Col. Ahmed Abdullah Al Harami asserted that these proposals have been studied and completed and work is underway to develop a legal tool and legislative procedures to finalize it and then complete the procedures for their application. QNA Qaran News
-
The good news came to Ilwad Elman on Twitter. “I woke up and I was being flooded with messages and emails and I thought, ‘What is going on?’” Elman said in a phone call from New York, where she is attending the UN General Assembly. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiir ku xigeenka qorsheynta iyo maal-gaashiga Soomaaliya Fahma Axmed Nuur ayaa la sheegay inay Muqdisho ku xiratay wiil lagu magacaabo Mahdi Cabdiraxmaan Raajis, oo kasoo jeeda reer Raajis oo ah reer caan ah oo Banaadiri ah, sida ay sheegeen qoyskiisa. Wiil la dhashay Mahdi iyo hooyada dhashay Mahdi ayaa muuqaal ay soo dhigeen facebook ku sheegay in Mahdi uu muddo lix bilood ah u xiran yahay Fahma Axmed Nuur, islamarkaana aysan jirin cid wax ka qaban karta wasiiradda oo awood u sheegatay. Mahdi iyo Fahma Axmed Nuur ayaa la sheegay inay isku haysteen guri uu ka dhintay aabihiis Cabdiraxmaan Raajis oo dhaxal ah, balse wasiir Fahma ay awood sheegatay oo ay dhaxalkii ku qaadatay. Qoyska ayaa sheegay in Fahma ay Mahdi u tahay eedo, inkasta oo aysan caddeyn inay xagga dhalashada eedo ugu tahay oo ay aabihiis la dhalatay iyo inay ugu noqotay xagga xididka oo aabihiis uu ka dhintay Fahma ayaa la sheegay inay ku andacootay in Mahdi uu qoraal aflagaado ah oo iyada ka dhan ah uu soo dhigay baraha bulshada, taasi oo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin. Hooyada dhashay Mahdi ayaa muuqaalka lasoo dhigay facebook aad uga bariday Fahma inay wiilka soo dayso, islamarkaana maadaama ay yihiin reer Baraawe aysan awood u sheegan. Mahdi ayaa lagu soo warramayaa inuu xabsiga ku xanuusan yahay, oo uu ku dhacay cudurka dhiig karka. Qoyska reer Raajis ayaa madaxda ugu sarreeya dowladda ka codsaday inay u caddaalad falaan Mahdi Cabdiraxmaan Raajis. Hoos ka daawo muuqaalka Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
