Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Hargeysa (Caasimada Online) ― Kadib xiisadii rabshadaha laheyd ee 48-saac u dambeeyay ka taagnaa gudaha Somaliland, ayaa saacado ka hor waxa magaalada Hargeysa ka bilowday kulamo xal loogu raadinayo soo afjarida xiisadaasi. Xiisadan ayaa si weyn uga dhex aloosan Xisbiga mucaaridka ah ee Waddan iyo Xukuumada Muuse Biixi, kuwaasi oo isku mari la’ xubnaha cusub ee komishanka ee uu ansixiyey golaha wakiilada Somaliland. Xubno uu horkacayo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha xisbiga Waddani iyo Mas’uuliyiinta ka tirsan xisbiga, kuwaasi oo ay wehlinayeen xubno kale oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Ucid. Xubnahaasi ka qeyb galay kulanka ayaa waxay si wadajir ah u cambaareeyeen xariga Xukuumada Muuse Biixi ay kula kacday Mas’uuliyiin sarre oo ka tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, iyagoona sheegay inay xukuumadu hayso wado qaldan. Waxa kale oo ay xubnahaasi ka dhawaajiyeen in Xukuumada Muuse Biixi ay ku qaldaneed talaabooyinka ay ku istaageysay banaanbaxyada xisbiga, iyo weliba ciidamada dheeriga ah ee xarumahooda lagula wareegay. Kulankan ayaa u muuqda mid usii gogol xaadhaya kulamo kale oo lagu dajinayo xiisada ka dhex taagana Xisbiga Waddani iyo Xukuumada Biixi, si xal looga gaaro qalalaasaha siyaasadeed ee rabshadaha ka abuuray magaalooyinka Somaliland. Caasimada@live.com
  2. Details are coming out of fighting in Bula-Mareer area located near the district of Kuntuwaarey in Somalia’s southern Lower Shabelle region on Tuesday. The fighting came after al-Shabaab fighters launched a grenade attack on the Somali military base there, followed by direct fighting between the two sides. There have been several reports of casualties and casualties of the fighting. At least two soldiers were killed in the fighting, while three other civilians were injured, Shabelle sources confirmed. There is no comment yet from government forces and the regional administration regarding the fighting. The situation is now calm, and the battlefields are controlled by the Somali army. Al-Shabaab is holding swathes of territory in the Lower Shabelle region and continues to stage attacks against the allied forces in the region. View the full article
  3. Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland Xassan Shire Cabdi, ayaa maanta mudanayaasha Baarlamanka horgeeyay odoroska Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka. Odoroska Miisaaniyadda 2020-ka oo dhan $ 346,416,158.99 malyan oo Dollar, ayaa shalay ka soo gudbay Golaha Wasiirada, kadib markii ay ku ansixiyeen kulan aan caadi ahayn oo ay ku yeesheen xarunta wasaaradda Maaliyadda ee caasimadda Garoowe. Wasiirka Xasan Shire, oo xildhibaannada Baarlamanka u akhriyay warbixinta Miisaaniyadda dowladda ee 2020-ka, ayaa sheegay in wasaaraddu ay baahiyaha as’aasiga ah iyo sida ay u kala mudan yihiin, ay ku salaysay odoroska Miisaaaniyadda, iyadoo lagu xisaabtamayo dakhliga lasoo xarayn karo iyo caawimaada la heli karo. Miisaaniyadan ay soo gudbiso wasaaradda Maaliyadda Puntland, waxaa ku jira lacago loo qoondeeyay hawlaha horumarinta sida dhisamaha Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo, dayactirka wadada Garowe-Laascaanood iyo wadada Garowe –Bosaaso. sidoo kale, waxaa kamida horumarinta adeegyada bulsho ee as’aasiga ah sida hirgelinta ceelal biyoodyo, horumarinta waxbarashada, caafimaadka iyo sugidda Amniga. Hoos ka daawo muuqaalka oo dhan PUNTLAND POST The post Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Baarlamanka hor-geeyay Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka appeared first on Puntland Post.
  4. The Arab League has welcomed an agreement to normalize relations between the Federal Republic of Somalia and the Republic of Kenya last week. The General Secretariat of the Pan-Arab organization praised the leadership role played by the two heads of state, President Mohammad Abdullah Farmajo of Somalia and his Kenyan Counterpart President Uhuru Kenyatta in reaching the agreement that included actions that will be taken between the two neighboring countries. The league in which Somalia is a member underscored that the step between two neighboring states will bring peace and security in the Horn of Africa. President Farmajo and his counterpart, Uhuru Kenya reiterated that the bilateral ties between the two states will not be affected by the outcome of the court. Somalia and Kenyan leaders agreed to normalize diplomatic ties during a meeting in Nairobi after months of diplomatic row instigated by disputed maritime border case which is still at the International Court of Justice. The Hague based court postponed the case until June next year for the final verdict following a request by Kenya. The Hague based court postponed the case until June next year for the final verdict following a request by Kenya. View the full article
  5. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xubnaha Beesha Caalamka u joogo Soomaaliya ayaa digniin culus kasoo saaray Doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa Caasimadda Online u sheegay in beesha caalamku ay dowladda Soomaaliya ka dalbatay inay goobjoog oo kaliya ka noqoto doorashada ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb ee maamulka Galmudug. Wararka ayaa intaasi waxay ku darayaan in beesha caalamku ay balan qaaday inay bixin doonaan dhaqaalaha ku baxaya doorashada maamulka Galmudug. Beesha Caalamka ayaa ka digtay in Doorashada Galmudug aysan noqon mid lamid ah tii ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed. Waxay Dowladda Soomaaliya ka dalbadeen in Doorashada Galmudug ay u dhacdo si cadaalad oo xalaal ah isla markaasna ay ku wada qanacsan yihiin dhammaan musharixiinta. Ugu Dambeyntii Beesha Caalamka ayaa ku baaqday in dhammaan musharixiinta Galmudug loo ogolaado inay aragtiidiisa u dhiibtaan si xor isla markaasna la joojiyo caburinta lagu hayo. Digniinta Beesha Caalamka ee doorashada Galmudug ayaa kusoo aadeyso xilli Dowladda Soomaaliya lagu eedeeyey inay kursigaas u diyaarsatay Wasiir Qoor Qoor isla markaasna mar hore si hoose loo qortay Xildhibaanada Maamulkaas. Xog Xasaasi ah oo ku saabsan kulan hordhac u ah midka Farmaajo iyo Shiikh Shariif oo Xalay dhacay caasimad@live.com
  6. Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta xal kama dambeys ah laga gaaray xiisadii dhinaca maamulka ee ka taagneyd degmada Diinsoor ee gobolkaasi. Guddoomiyihii hore ee degmadaasi ayaa lagu soo warramayaa inuu aqbalay in la qabto xafladda xil wareejinta, kadib wadahadal uu la galay waxgaradka deegaanka. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in guddoomiye, Ibraahim Maxamed Nuur (Shig-Shigow) uu isku dhiibay ciidamada Koonfur Galbeed ee ka howlgala halkaasi. Shalay ayey aheyd markii ciidanka daraawiishta maamulkaasi, kuwa Itoobiya oo isku dhinac ah iyo ciidamo daacad u ah Shig-Shigow ay ku dagaalameen degmada Diinsoor. View the full article
  7. Ciidanka Booliska ee Somaliland ayaa maanta si xoog ah kula wareegay xarumaha xisbiga Wadani ee magaalooyinka Berbera iyo Ceerigaabo ee maamulkaasi. Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale la xir xiray xubno ka tirsan hoggaanka xisbigaasi, taas oo sare u sii qaaday xiisada ka taagan deegaanada Somaliland. Xariga lagula kacay xubnahan ayaa waxaa ka soo horjeestay taageerayaasha Wadani ee ku sugan Ceerigaabno, kuwaas oo dibadbax ka dhigay magaaladaasi. Dhinaca kale guddoomiyaha xisbiga UCID, Feysal Cali Waraabe oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay inay waa waan ka dhex bilaabeen xukuumadda iyo hoggaanka xisbiga Waddani ee uu hoggaamiyo, Mudane Cabdiraxmaan Cirro. Feysal Cali Waraabe ayaa tilmaamay in dhowaan ay soo afjari doonaan xiisada taagan, si looga hortago rabshadaha haatan ka socda deegaanada Somaliland. Labadii maalin ee la soo dhaafay xiisada maamulka gooni isu taaga ah ee Somaliland ayaa aheyd mid kacsan, taas oo ka dhalatay dibadbax uu dhowaan ku baaqay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee maamulkaasi,CabdiraxmaanCirro. View the full article
  8. Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo maanta ka dhacay deegaanka Buulo-Mareer oo ka tirsan degmada Kuntuwaarey ee gobolka Sh/Hoose. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar loo adeegsadaybam gacmeed ku qaadeen saldhig ay ciidamada Milatariga ku leeyihiin halkaasi, waxaana xigay dagaal toos ah oo dhex-maray labada dhinac. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi iyo weerarka ka horreeyey oo la’isku adeegsaday hubka noocyadaasi. Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhintay dagaalka, halka ay ku dhaawacmeen saddex qof oo kale oo ahaa rayid, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ilo deegaanka ah. Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca saraakiisha ciidamada dowladda iyo maamulka gobolka oo ku aadan dagaalkaasi. Xaaladda ayaa hadda ah mid degan, waxaana goobihii lagu dagaaalamay ku sugan ciidanka Milatariga Soomaaliya oo dhaq dhaqaaqyo cusub ka bilaabay halkaasi. Al-Shabaab oo weli ku xoogan Shabeelaha Hoose ayaa inta badan weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ku qaada ciidamada huwanta ee ku sugan gobolkaasi. View the full article
  9. Madaxweynaha Dalka Masar, Abdel fattah El-Sisi, ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Diplomaasiyadeed ee ay dhowaan Magaalada Nairobi ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya, Uhuru Kenyatta. Qoraal uu Madaxweyne El-Sisi, soo dhigay barta uu ku leeyahay Twetter-ka ayuu ku sheegay in uu muhiim yahay heshiiskaas, isla markaana uu Gobolka u horseedayo xasilooni, iskaashi iyo horumar. “Waxaan muujinayaa in aan aad ugu faraxsanahay heshiiska ay Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya wada saxiixeen, kaas oo laysugu soo dhoweynayo xiriirkii iyo iskaashigii ka dhexeeyay labada Dowladood”ayuu yiri, Abdel Fattah El-Sisi. Madaxweyne, El-Sisi, ayaa sheegay in Dowladdiisu ay garab taagan sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. View the full article
  10. Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Warka-Duhur-19112019s-.mp3 View the full article
  11. Rochester (Caasimada Online) – Nin degan galbeedka gobolka New York ayaa Isniintii qirtay inuu ku hanjabay inuu dilayo Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka. Patrick Carlineo ayaa heshiis dambi qirasho ku galay magaalada Rochester, isaga oo qirtay dacwadihii lagu soo oogay oo hoggaamin kara 10 sano oo xabsi ah. Waxaa la filaaa in 14-ka bisha Febraayo lagu dhawaaqo xukunka xabsiga. Xeer ilaaliiye James Kennedy Jr ayaa sheegay in kiiskan uu iftiiminayo in xoriyadda hadalka ay la socoto mas’uuliyad ah “In dadka aysan sameyn hanjabaado ay ku waxyeeleynayaan sharci-dejiyayaasha aa ku aragtida ahayn.” Ilhaan Cumar oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga Mareykanka ayaa ah mid ka mid ah labadii gabdhood ee ugu horreeyey ee Muslim ah ee ka mid noqda Aqalka Wakiilada Mareykanka. Xafiiskeeda weli wax jawaab ah kama bixin heshiiska dambi qirasho ee Carlineo. Patrick Carlineo ayaa FBI-da u sheegay inuu yahay waddani, islamarkaana neceb yahay dadka uu u arko inay yihiin xagjiriin Muslimiin ah oo ku dhex jira dowladda Mareykanka, islamarkaana uu jecel yahay madaxweyne Donald Trump. Qareenka Carlineo, Sonya Zoghlin ayaa sheegtay inuu yahay nin aad ugu xamaasadeysan fikradihiisa siyaasadeed, islamarkaana marnaba qorshihiisu aanu ahayn inuu dilo Ilhaan Cumar. Dambiyada uu qirtay Carlineo ayaa waxaa ka mid ah inuu haysta hub sharci darro ah. Waxaa qaadashada hubka laga mamnuucay 1998-kii markii lagu helay dambi. Ilhaan Cumar oo marar badan twitter-ka ay hadallo isku weydaarsadeen madaxweyne Trump ayaa waxaa naceyb badan u qaaday taageerayaasha madaxweynaha ee midigta-fog. caasimad@live.com
  12. ROCHESTER, N.Y. (AP) — A western New York man pleaded guilty Monday to threatening to kill U.S. Rep. Ilhan Omar of Minnesota. Patrick Carlineo entered the plea Monday in Rochester, admitting to charges that carry up to 10 years in prison. His sentencing is set for Feb. 14. U.S. Attorney James Kennedy Jr. said the case highlights that free speech rights carry the responsibility “that individuals not make threats to harm lawmakers simply because they may disagree with them.” Omar, a Democrat, is among the first Muslim women in Congress. Her office had no immediate comment on Carlineo’s plea. Prosecutors say the 55-year-old called Omar’s office March 21, told a staffer the congresswoman was a “terrorist” and threatened to shoot her. Carlineo later told the FBI that he is a patriot, hates people he perceives to be radical Muslims in the U.S. government, and loves Republican President Donald Trump, according to a criminal complaint. Carlineo’s lawyer, Sonya Zoghlin, says Carlineo is passionate about his political beliefs and his right to express them. “He has taken responsibility for using threatening and inappropriate language to express those beliefs in this instance,” she said in an email, adding that Carlineo never intended to harm Omar and never made any plans to do so. Carlineo’s plea included admitting he illegally had guns. He’d been barred from possessing them after a 1998 felony criminal mischief conviction, prosecutors said. Omar, a Somali-American, has faced criticism from Trump and others for remarks she made in recent months about Israel, Jewish influence in Washington, and 9/11. Omar has apologized for suggesting that lawmakers support Israel for money, has said she wasn’t criticizing Jews, and has said that criticizing the Israeli government is not anti-Semitic. Last month, a North Dakota state senator said he was sorry for posting a long-debunked photo that purported to show Omar holding a weapon at an al-Qaida training camp. But the lawmaker, Republican Oley Larsen, added that he wouldn’t apologize to Omar. Source: AP
  13. MOGADISHU (HOL) - Somali government has denied claims the Italian government has held back €6 million meant for rehabilitation of Shabelle river banks over failure to submit funding proposals. Source: Hiiraan Online
  14. Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa mar kale xalay isku dayey inuu muujiyo inay ahayd wax iska caadi ah booqasho lama filaan ah oo madaxweyne Trump uu Sabtidii ku tagay Isbital militari, taasi oo dhalisay shaki ku saabsan caafimaadkiisa. Dhaqtarka gaarka ah ee madaxweyne Trump, Sean Conley, oo ah Taliya ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in “madaxweynaha uu maray tijaabo caafimaad oo socotay hal saac, shaybaar iyo wada-tashi.” Waxa uu intaas ku daray inaan “madaxweynaha lagu sameyn wax qiimeyn xagga wadnaha iyo neerfaha ah midna. Conley ayaa ku qeexay booqashada Trump ee xarunta caafimaadka militariga ee Walter Reed National “mid horey loo qorsheeyey oo ah tijaabo qeyb ka ah daryeelka ka hor-tagga,” taasi oo madaxweynaha uu sanad kasta sameeyo. Waxa uu sheegay in madaxweynaha “uu tijaabo caafimaad oo intaas ka badan mari doono sanadka cusub.” Booqashadan ayaan ku jirin jadwal maalmeedka madaxweynaha ee uu baahiyo Aqalka Cad, hase yeeshee Conley ayaa taas ku macneeyey inay sababtay hubinta la’aan xagga jadwalka ah. Xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad Stephanie Grisham ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in madaxweynaha uu billaabay “qeyb ka mid ah tijaabo sanadeedkiisa caafimaad,” sababtuna ay tahay inuu helay waqti dheeri ah, xilli uu filayo in sanadkan 2020 uu noqdo mid aad u mashquul badan. Xigasho: VOA Somali PUNTLAND POST The post Aqalka Cad oo sharxay tijaabo caafimaad oo uu maray Trump appeared first on Puntland Post.
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Masar, Mudane Cabdifitaax Al-Sisi ayaa markii ugu horreysay ka hadlay heshiiskii ay dhowaan Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ku gaareen gudaha magaalada Nairobi ee Caasimada dalkaasi. Al-Sisi oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo heshiiska Diplomaasiyadeed ee ay wada gaareen Madaxweynayaasha Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in uu muhiim yahay heshiiskaas, islamarkaana uu gobolka u horseedayo xasilooni, iskaashi iyo horumar. “Waxaan muujinayaa in aan aad ugu faraxsanahay heshiiska ay Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya wada saxiixeen, kaas oo laysugu soo dhoweynayo xiriirkii iyo iskaashigii ka dhexeeyay labada Dowladood.”ayuu yiri Madaxweyne Cabdifitaax Al-Sisi. Ugu dambeyn Madaxweyne, Al-Sisi ayaa carabka ku dhuftay in dowladdiisu ay garab taagnaan doonto sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Madaxweynaha Masar oo hadda guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika ayaa dadaal ku bixiyey xiisada Soomaaliya iyo Kenya, isagoo dhowaan labada Madaxweyne kulan kula qaatay magaalada New York, kadib shirkii golaha guud ee Qaramada Midoobay. Xiriirka labadaan dal ayaa sii xumaanayey, tan iyo markii uu soo shaac baxay khilaafka dhinaca Badda ee haatan dacwaddiisu taallo maxkamadda cadaalada dunida ee ICJ. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  16. Kulan ay Hargeysa kula yeesheen labada xisbi guddida dhexdhexdaainta mucaaradka iyo xukuumadda ayaa laysla afgartay. Waxaa la isla qiray, in khalad ay ahayd in Xisbiga Waddani loo diido isku soo baxa. Waxaa la isla qaatay in gef weyn ahayd Xadhiga Madaxda xisbiga Waddani 3 in la sii daayo madaxda xisbiga ee xidhan iyo dadka kale ee loo xidhay muranka taagan. Lama oga in xukuumaddu aqbashay dhinaceeda go’aamadan balse waxa isku afgartay guddida dhexdhexaadinta iyo labada xisbi mucaarad. Sidaa waxa sheegay sarkaal shirka ku sugan. Source
  17. (SLT-Hargeysa) Odayaasha Madasha wada tashiga Somaliland ayaa goor dhaweyd kullan la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro iyo masuuliyiinta kale ee xisbiga WADDANI. Kullan-ka ayaa ka dhacay guriga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, kaasi oo noqonaya kii ugu horeeyey ee ay odayaasha Madashu la yeeshaan Guddoomiye Cirro intii uu jiray muranka cusub ee ka dhex alloosan Xukuumadda iyo Xisbiga ugu weyn Mucaaradka Somaliland ee WADDANI. Geesta kalena Lama garan karro inay ku guulaysan doonaan odayaasha madashu dhex-dhaxaadinta ay ku doonayaa inay ku soo afjaraan muranka siyaasadeed ee ka dhex qarxay Xukuumadda iyo Xisbiga WADDANI. Source
  18. (SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro oo ay weheliyaan masuuliyiinta sarsare ee xisbigiisa ayaa kulan la qaatay Eng Faysal Cali Waraabe iyo madaxda xisbigiisa UCID. Kulanka oo aan laga soo saarin wax war ah waxa uu daarran yahay khilaafka ka taaggan Komishanka cusub ee doorashooyinka Qaranka iyo dibadbaxyada taageerayaasha xisbiga Waddani. Sida oo kale waxa uu Cirro la kulmay odayaasha madasha wadatashiga oo qayb ka ah dhinacyo isaga dabqaadaya Guddoomiye Cirro iyo madaxweyne Biixi. Xisbiga Waddani ayaa hakiyay isu soo baxyo isdaba joog ah oo xisbigu ku hawlana inta ay socoto waanwaantu. Source
  19. Shirka ka tashiga hindise sharciyadeedka shirkadaha Dalka oo u dhaxeeya Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Golaha Aqalka sare iyo maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa Xalay lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Garoowe. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Golaha Aqalka sare Wasaaradda ganacsiga iyo Wershadaha Soomaaliya, Wasiiradda iyo qaar ka mid ah Xil-dhibaannada maamul Goboleedyada. Ujeeddada kulanka ayaa ahaa dhageysiga talooyinka maamul GoboleedyadaxXubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaliya ee ku aaddan hidise sharciyadeedka shirkadaha, kaas oo horyaalla Golaha Aqalka sare ee Dalka. Gaba-gabada Shirka Wada-tashiga ee u dhaxeeyay maamul Goboleedyada Dalka, Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Golaha Aqalka sare ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan. Source: goobjoog.com
  20. Kulan ammaanka loogahadlayey islamarkaan ay yeesheen talisyada NISA, Booliiska iyo xubnaha guddiga amniga Guriceel ayaa xalay ka dhacay degmadasi. Kulankan ayaa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha degmadaasi, C/laahi Maxamed Barre, waxaana inta uu kulanka socday lagu falanqeeyey xaaladda amni ee degmadaasi. Macalin Qaasim Sheekh Mire, madaxa warfaafinta degmada Guriceel oo warbaahinta u akhriyey waxyaabaha kulankaasi kasoo baxay ayaa sheegay in la mamnuucay wadashada hubka sharcidarrada ah, iyo isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya. Waxyaabaha sidoo kale kulankaasi laga soo saaray ka mid ah in xabsiga la dhigi doono cid walba oo wadata gaadiidka leh muraayadaha madow. Hay’adaha ammaanka ayaa sidoo kale wargeliyey milkiilayaasha Hoteelada iyo Hay’adaha iney soo diiwaangeliyaan hubkooda. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/11/Codka-Guriceel.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. MOGADISHU, Somalia, 18 November, 2019 – Somali Journalists Syndicate (SJS) calls for Somaliland authorities to unconditionally release the editor-in-chief of the privately-owned independent Horn Cable TV, Abdikadir Saleban Asayr (known as Oday) who was illegally arrested in Hargeisa and to immediately withdraw the order of closure imposed upon the TV on Monday 18 November, 2019. Approximately 8.00am local time officers from Criminal Investigations Department (CID) summoned Horn Cable TV’s editor-in-chief, Abdikadir Saleban Asayr, who was arrested upon arrival. The police at the CID presented a written order of closure against the TV which had the signature of the commander of the CID, according to two colleagues who spoke to SJS. Mohamed Abdi Ilig, the Managing Director of Horn Cable TV said they were not served with the order of the closure which, according to Ilig, was requested by Somaliland’s Ministry of Information in an attempt to suppress the TV’s independent reporting. “We have not received this order and we are yet to implement the order of the closure,” Ilig added. Following the reported order of closure, journalists and other staff left the TV’s premises but the TV remains on air from its Nairobi and Mogadishu back-up offices. The journalists further said the arrest of the Horn Cable TV editor-in-chief and the order of the closure came following an interview with Suldan Abubakar Elmi Wabar who leads an armed separatist militia in Awdal region. The interview was aired on Wednesday 13 November 2019. On Thursday 14 November, CID officers summoned Horn Cable TV reporter Hassan Suleiman Harun (known as Hassan Galaydh) following a news report he did on 2 November about an air safety related incident involving 1 November flight by Flydubai, a UAE-owned airline which reportedly complained against the services at Hargeisa’s Egal International Airport and subsequently forced the flight to be diverted to Djibouti. “I was summoned alongside our editor Abdikadir Saleban Asayr by the CID on Thursday. The officers informed us that there was a court case against us filed by Somaliland’s Ministry of Civil Aviation through its Attorney General,” journalist Hassan Galaydh told SJS by phone. “We were not arrested on that day but anything can happen as we are waiting to face the court case which according to the CID demands us to reveal our sources for the news report,” adds journalist Hassan Galaydh. Somali Journalists Syndicate (SJS) strongly condemns the blatant attack against the press freedom following indefinite closure of Television and arrest of its editor-in-chief and call for the Somaliland authorities to immediately lift the order of closure against Horn Cable TV and set free Abdikadir Saleban Asayr (known as Oday). “Arresting journalists and closing a media station while exercising constitutionally granted freedoms are blatant acts to curtail media freedoms in Somaliland” Abdalle Ahmed Mumin, Secretary General of the Somali Journalists Syndicate (SJS) said “We condemn the arrest of Abdikadir Saleban Asayr and the indefinite closure against Horn Cable TV.” “Authorities in Somaliland should know that free media is a key to democratic and healthy society and we therefore demand immediate and unconditional release of our colleague Abdikadir Saleban Asayr,” Mumin adds.