Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,039
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somalia’s Lower House of Parliament on Monday grilled the minister of defence, Hassan Ali Mohamed, and the army chief, Brig-Gen Odawaa Yussuf Rage, over military operations and other related issues. The session, chaired by Speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman, saw many MPs asking the defence minister direct questions related to military activities across the country. The defence minister, who was flanked by his deputy and the army chief, answered the lawmakers’ questions. At the end of the session, Speaker Mursal urged the military to respect parliamentarians and also called on the lawmakers to always support the military in its efforts to defeat Al-Shabaab militants. View the full article
  2. Somali Prime Minister, Hassan Ali Khaire held talks with Turkish President, Recep Tayyip Erdoğan in Geneva on Monday. Key Cabinet members from both sides attended the high-level meeting in the Swiss capital. The two discussed ways to enhance bilateral diplomatic engagement and boost trade, economic cooperation between the two friendly states to improve Somalia’s growing economy. Prime Minister Kheyre and President Erdogan joined other world leaders in Geneva for Global Refugee Forum. Turkey hosts more than 3.6 million Syrian refugees that fled the civil war in their country while Somalia hosts over 35,000 refugees and asylum seekers mainly from war-torn Yemen. There are approximately 25 million refugees worldwide according to the United Nations High Commission for Refugees (UNHCR). View the full article
  3. (SLT-Hargeysa)-Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani ayaa aqbalay go’aankii guddida dhexdhexaadintu soo saartay ee ahaa in Komishanka cusub la kala diro lana soo celiyo guddidii hore. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo mucaaradka u hadlay ayaa ugu baaqay in ay go’aammada aqbalaan Xukumadda Biixi, Halkan hoose ka DAAWO Source
  4. The Somali government conducted an airstrike on a suspected Al-Shabaab militant in the country’s south in cooperation with the United States military, Somalia’s federal government said on Monday. “On the evening of 16 December 2019, the Federal Government of Somalia in coordination with U.S. Africa Command conducted an airstrike against an al-Shabaab operative near Dujumma, Somalia,” a Somali government source said in a statement to The Defense Post. “It is assessed that one al-Shabaab operative was killed in the airstrike. Also at this time, it has been assessed that no civilians have been killed or injured.” AFRICOM carried out a drone strike against a suspected senior Shabaab leader in the same area last week. The U.S. has about 500 troops in Somalia. U.S. forces use the Baledogle (or Ballidoogle) airfield, in the Wanlawayn district roughly 95 km (60 miles) northwest of the capital Mogadishu, to launch drone strikes on al-Shabaab militants and to train Somali commandoes for counter-terrorism missions. Al-Qaeda-linked Shabaab has fought for more than a decade to topple the Somali government. The army, which largely relies on the African Union Mission in Somalia forces for military support, is regularly targeted. The Shabaab was routed from Mogadishu in 2011 by the 22,000-strong AMISOM mission and has had to abandon most of its strongholds, but it still controls vast rural areas and remains the key threat to peace in Somalia and carries out attacks in neighboring Kenya. U.S. strikes in Somalia surged after President Donald Trump declared southern Somalia an “area of active hostilities” in April 2017, according to rights group Amnesty International. Shabaab militants attacked the U.S. base at Baledogle and European troops based nearby with vehicle bombs in September. View the full article
  5. (SLT-Hargeysa)-: Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka Somaliland Oo Shaaciyey In Jabhada Leh Muuqaalka Al-Shabaab Lagaga Dhawaaqay Buuhoodle, Halkan hoose ka DAAWO Source
  6. At least three people have been killed and several wounded in a daring overnight attack by Al-Shabaab on a key Somali military base in the outskirts of Mogadishu on Monday night. According to the sources, the ambush led to a heavy gunfight between the troops and armed militants that led to the deaths of two soldiers and one civilian. Al-Shabaab has claimed responsibility for the assault and said its fighters killed three government soldiers stationed in the base which is located near Bal’ad town. The attack was the latest in series of Al-Shabaab campaign against Somali military bases in southern regions as the country’s army with AU and American forces step up operations to retake areas still under the militants’ control. View the full article
  7. (SLT-Hargeysa)-Dawladda dalka Zimbabwe ayaa xidhay xaaska Madaxweyne ku xigeenka dalkaasi Constantino Chiwenga oo magaceeda la yidhaa Marry Mubaiwa, taas oo loo xidha iskudayga dilka Saygeeda iyo arimo kale oo la xidhiidha musuqmaasuq, sida ay sheegtay waaxda la dagaalanka musuqmaasuqa ee dalkaasi. Marry Mubaiwa, oo ahayd Xaaska Madaxweyne ku xigeenka dalka Zimbabwe ayaa da’deeda lagu sheegay 38 jir, waxaana la xidhay galabnimadii maalintii Sabtida, waxaanay maxkamada ka soo hormuuqatay maanta oo Isniin ah. Afhayeen u hadlay Guddida la dagaalanka Musuqmaasuqa ee (ZACC) oo magaciisa la yidhaa John Makamure ayaa ku gaabsaday in Haweenaydaasi loo haysto musuqmaausuq. Guddidan la dagaalanka Musuqmaasuqa oo uu magacaabay Madaxweyne Emmerson Mnangagwa sanadkan, ayaa waxa ay guddidu ay culays farabadan kala kulmaysaa sidii ay u cidhibtiri lahayd musuqmaasuqa heerka sare gaadhay, kaas oo hay’adda Transparency International ay ku qiimaysay sanadkii in dalkaasi lagu lunsado $1bn. Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa iyadu ogaatay in intii u dhaxaysay October 2018 iyo May 2019 Mubaiwa lagu eedeeyey in si sharci daro ah ay u gudbisay Koonfur Afrika lacag gaadhaysa $919,000, inkasta oo ay beenisay. Source
  8. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) senior leadership on Monday visited peacekeepers receiving treatment at various medical facilities in Kenya’s capital, Nairobi. Source: Hiiraan Online
  9. (SLT-Pakistan)-Maxkamad gaar ah oo ku taalla dalka Pakistan ayaa madaxweynihii hore ee millatariga ahaa ee dalkaas Pervez Musharraf, ku heshy dambi khiyaameyn qaran ah oo weyn, waxayna ku xukuntay dil. Kiiskan ayaa waxaa xuddun u ah go’aankii Musharaf uu sanaddii 2007 ku hakiyey dastuurka dalka islamarkaana dalka kusoo rogay xaaladda deg deg ah. Tallaabadaas muranka leh ayaa dhalisay dibad-baxyo xooggan oo ka dhan ah Musharraf ugu dambeynna hoggaamisay inuu si-casilo. Hoggaamiyihii hore ee Pakistan, oo sidoo kale wajahaya dacwado la xidhiidha maalmihii uu xukunka hayey, ayaa ku gacan saydhay eedeymaha loo jeediyey oo uu ku qeexay kuwa ay siyaasad ka dambeyso. Musharraf ayaa tan iyo sanaddii 2016 ku noolaa magaalada Dubai, markaasi oo laga qaaday xayiraad saarneyd, si uu caafimad uga raadsado dibedda. Waxa uu sanaddii 1999-kii ku xukunka ku qabsaday afgambi aanu dhiig ku daadan, isaga oo riday dowladdii ra’iisul wasaare Nawaz Sharif, kaasi oo markii dambe uu u ceydhiyey dalka Saudi Arabia, isaga iyo xubnaha qoyskiisa. 76 jirkan ayaa waxa uu hadda inta badan waqtigiisa ku qaataa Dubai iyo London. Source
  10. Somali Prime Minister Hassan Khaire held talks with Turkish president Recep Erdogan focusing on economic and trade cooperation between the two countries in the sideline of the ongoing World Refugee Forum in Geneva. Source: Hiiraan Online
  11. GENEVA (HOL)- Somali Prime Minister Hassan Khaire held talks with Turkish president Recep Erdogan focusing on economic and trade cooperation between the two countries in the sideline of the ongoing World Refugee Forum in Geneva. Source: Hiiraan Online
  12. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ka socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada Galmudug, gaar ahaan xareynta odayaasha soo xulaya xubnaha cusub ee baarlamaanka. Wararka ayaa sheegaya in guddiga farsamada ee maamul dhisida Galmudug uu wado dadaallo xoogan oo lagu dardar gelinayo doorashada, kadib markii heshiis dhab ah laga gaaray khilaafkii xooganaa ee u dhexeeyey dowladda iyo Ahlu Sunna Waljamaaca. Doorashadaan ayaa marar badan dib u dhacday, waxaana maanta oo ay ku beegan tahay 17-ka December la filayey in la qabto doorashada Madaxweynaha, sida ku cad jadwalkii ugu dambeeyey ee guddiga farsamada, inkastoo uu isbedal ku yimid jadwalkaasi. Dib u dhac kasta oo ku yimaada howlaha Galmudug ayaa waxa uu sii foogeynayaa dadaallada loogu jiro dhismaha maamul loo dhan yahay. Dhinaca kale, Senator Ilyaas Cali Xasan oo ka mid ah hoggaanka xisbiga Himilo Qaran oo ka hadlay dib u dhacaan ayaa sheegay in tani ay muujineyso, sida ay dowladda Soomaaliya muddo 8 bilood ah doorasho uga sameyn la’dahay maamulka Galmudug. Sidoo kale wuxuu su’aal ka keenay sida ay dowladdu ugu guuleysan karto inay qabato doorasho qof iyo cod ah 2020-ka, maadaama ay hadda ka harsan tahay 10 bilood. “Maanta 17-ka December waxaa ku beegan tahay maalintii ay dowladda sheegtey in Madaxweyne loo dooranaayo Galmudug, xitaa weli Baarlamaanka lama sameyn, hadaba su’aasha meesha taalo waxay tahay hadiiba ay dowlada 8 bilood ay Galmudug doorasho ka sameyn la’ dahay sidee 10 bilood oo ka hartey doorashada guud ee 2020/2021 qof iyo cod u qabaneysaa dowladda?” ayuu yiri Ilyaas Cali Xasan oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare. Galmudug oo uu waqti badan kaga baxay dowladda dhexe ayaa hadda xaaladeeda waxa ay tahay mid ku jirta marxalad kala guur ah, waxaana socda qorshihii ugu dambeeyey ee doorashada xildhibaanada baarlamaanka iyo madaxweynaha cusub ee maamulkaasi.
  13. Waxaa isniintii magaalada Muqdisho gurigiisa lagala baxay oo ilaa hadda xiran Yuusuf Xasan Mursal oo ahaa guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee amniga iyo cadaaladda. Xisbiga oo ka mid ah asxaabta siyaasadeed ee dalka waxaa uu hoggaamiyahooda Mukhtaar Roobow u xiran yahay isla Villa Somalia tan December 2018. Wararka ayaa sheegaya in la xiray abaarihii 12:30 duhurnimo, laguna xiray guriga xisbiga oo ku dhex yaalla Villa Somalia. Yuusuf waxaa ay ciidamadu kaxeeyeen iyada oo aaney wadan warqad qabasho ah, waa la afduubay, gurigiisa ayaana laga waday, waa arrin sharci darro ah” sidaasi waxaa Goobjoog News u sheegay Dr. Maxamed Ibraahim Bilaal oo ah Xogheyaha arrimha gudaha iyo xiriirka gobol ee xisbiga. Qoraal ka soo baxay xisbiga amniga iyo cadaaladda oo la soo gaarsiiyey Goobjoog News waxaa lagu sheegay in madaxii xisbiga ay afduubteen NISA, kana dambeeyaan Saadaq John, ra’isul wasaare Xasan Kheyre iyo madaxweyne Farmaajo. Waxaa xusid mudan in Mukhtaar Roobow oo ah hoogaamiyaha ay xisbiga ay dowladda Soomaaliya soo xirtay 15-kii December 2018 iyaga oo Baydhabo ku dilay 15 taageerayaashiisa ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in maanta oo Talaado ah lagu wado iney DFS kala qaaddo maleeshiyaadkii dhowaan ku dagaallamay deegaannada Towfiiq iyo Afbarwaaqo. Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa kaalin mug leh ka qaadanaya nabadeynta deegaannadaasi, waxaana la kala dhexgalay dhinacyadii is hayey. Wararka ayaa sidoo kale intaa ku daraya in la isku keenay waxgaradka Labada dhinac si looga wada shaqeeyo nabadeynta deegaannadan. Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka, Jeneraal C/xamiid oo ay la socdaan saraakiil ka tirsan taliska 21-aad ayaa ku sugan deegaannadaasi, waxaana ay korjoogteyn doonaan heerka dib u heshiisiinta iyo ilaalinta amniga. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
  15. Kismaayo (Caasimada Online) – Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan oo goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ayaa haatan kulan xasaasi ah la leh madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe. Kulanka oo ah mid uu albaabada u xiran yahay ayaa waxaa wararku ay sheegayaan in diirada lagu saarayo xalinta khilaafka xoogan ee u dhexeeya dowladda iyo Jubbaland. Ujeedka safarka James Swan ayaa ah sidii la’isugu soo dhoweyn lahaa labada dhinac, loona dhameyn lahaa khilaafkii ka dhashay doorashadii maamulkaasi. Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey, iyadoona inta badan la xiray, ciidamana la soo dhoobay waddooyinka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Lama oga natiijada ka soo bixi doonta kulankaan oo ku soo aadaya, iyadoo uu shalay madaxweynaha Jubbaland uu dib ugu laabtay gudaha magaaladaasi, kadib markii uu ka soo laabtay safar qaatay muddo hal todobaad ah oo uu ku joogay dalka Kenya. Xiisada dowladda iyo Jubbaland ayaa sii xoogeysatay, iyadoona xubno ka tirsan maamulka gobolka Gedo oo ku biiray dowladda ay ku sugan yihiin Muqdisho, kuwaas oo ka wada kulamo siyaasadeed.
  16. MOGADISHU (HOL) - A US airstrike hit Al-Shabaab targets in Middle Jubba Monday, the US Africa Command (AFRICOM) has said. Source: Hiiraan Online
  17. Idris Wesonga left his rented house in Mumias town on November 11, 2019 in search for a job that would see him get paid in US dollars. Source: Hiiraan Online
  18. Garoowe (Caasimada Online) – Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka maamulka Puntland oo soo saaray Warsaxaafadeed cusub ayaa shaaciyey shuruudaha iyo habraaca loo marayo diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee maamulkaasi. Warqad ka soo baxday guddiga ayaa lagu sheegay in is-diiwaan gelintu ay bilaabatay 15-kii bishan, kuna ekaan doonto illaa 15-ka March ee sanadka soo socda 2020-ka. Sidoo kale guddiga ayaa sheegay in urur kasta laga rabo liiska aas aasayaasha, xeerka u dagsan iyo inuu bixiyo 3500 oo Dollar-ka Mareykanka, taas oo aan celis laheyn. Warka ka soo baxay guddiga ayaa sidoo kale lagu sheegay in shuruudaha laga doonayo ururada ay ka mid yihiin: in urur kasta lix ka mid ah gobollada Puntland uu ku leeyahay ugu yaraan 300 oo taageeraayaal ah, kuwaas oo buuxiyey shuruudaha cod-bixinta iyo sidoo kale in ay reeban yihiin ururada ama xisbiyada leh muuqaalka qabiil ama ciidan. Dhowaan ayuu si rasmi ah Madaxweyne Deni uu daah-furay qorshe howleedka guddiga doorashooyinka Puntland, kaas oo shalay codsiga is-diiwan gelinta ka guddoomay ururkii ugu horreeyey ee qaata formka. Puntland waa maamulkii ugu horreeyey ee ka aas aas-ma Soomaaliya, waxaana tan iyo intii jirtay horumar ka sameysay dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.
  19. The federal country is on the verge of launching a licensing round that could be transformative for the country—if IOCs are convinced by improvements to the security situation Source: Hiiraan Online
  20. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhibaatada fatahaadda ay u geysatay qoysaska Soomaaliyeed gaar ahaan caruurta. Labadii bil ee la soo dhaafay, hey’adaha gargaarka waxaa ay sheegayaan in ay biyaha barakiciyeen in ka badan 240,000, dhibaato ku dhacday dalaga iyo xoolaha, kuwaas oo u baahan gargaar iyo gacan qabad. Dhanka kale, waxaa ay dhibaato gaar ah soo gaartay caruurta, muddada barakaca waxaa meesha ka baxay iskuuladdii waxbarasho, waxaa ay biyo galeen garoomada iyo dhammaan goobihii ay tagi jireen. Waxaa ay wararku intaas ku darayaan in dhibaato ay ka soo gaareen cudurada ka dhashay biyo baxada. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. Taliyaha ciidanka Xoogga Soomaaliyeed, Odowaa Yuusuf Raage oo ka hor hadlayey golaha shacabka ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay mararka qaar tacdiyo kala duwan ka geystaan deegaanada ay ka howlgalaan ee koonfurta iyo bartamaha dalka. Odowaa ayaa tilmaamay in dhibaatooyinka ugu daran ay ka jiraan gobolka Gedo, kuwaas oo uu ku eedeeyey ciidamada Kenya ee jooga gobolkaasi. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya inay il gaar ah u yeeshaan arrintaais, si wax looga qabto. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-1-wiilo.mp3 View the full article
  22. Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC), ayaa shaaciyay Hannaanka iyo Habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland. Guddiga ayaa sheegay, in qabashada codsiyada diiwaan-gelinta, ay socon doonto mudda saddex bilood ah laga soo bilaabo 15-kii bishan December 2019 ilaa 15-ka March 2020-ka, wakhtigaasi oo ay ku egtahay diiwan-gelinta ururada Siyaasadda. Sidoo kale, guddiga ayaa sheegay in Urur kasta oo doonaya in loo diiwaan-geliyo urur-siyaasadeed uu codsigiisa soo raaciyo lifaaqa ay ku jiraan 10 nuqul oo xeerka ururka ah, liiska magacyada as’aasayaasha ururka oo lagu soo daabacay nootaayo sharciyaysan iyo caddayn maqal iyo muuqaal ah oo muujinaysa goortii iyo goobtii lagu as’aasay ururkaasi. Lifaaqa la soo raacinayo codsiga diiwaan-gelinta, waxa sidoo kale la doonayaa in ay ku jiraan; magacyada guddiga fulinta ururka, qaab-dhismeedka ururka ay weheliyaan calaamadaha iyo hal-k-dheggiisa, cinwaanka ururka oo dhammaystiran iyo in uu bixiyo deebaaji dhan $3500 Dollar oo aan celis lahayn. Dhinaca kale, guddiga ayaa shaaciyay in mudada u dhexaysa 16-March 2020 ilaa 31-march 2020, ay hubin ku samayn doonaan dhammaan urur-siyaasadeedyada soo gudbiyay codsiga diiwaan-gelinta, si loo xaqiijiyo in ay buuxiyeen shuruudaha. Shuruudaha waxa kamid ah; in urur kasta 6 kamid ah 9-ka gobol ee Puntland, uu ku leeyahay ugu yaraan 300 oo taageeraayaal buuxiyay shuruudaha cod-bixinta iyo sidoo kale in ay reebban yihiin ururada ama xisbiyada leh muuqaalka qabiil ama ciidan. Habraacan ayaa ku soo beegmay, xilli shalay ururkii ugu horreeyay uu soo gudbistay codsiga ah in la diiwaan-geliyo, islamarkaana guddigu ay siiyeen formka Habraaca, kaasi oo haddii uu buuxiyo loo diiwaan-gelin doono urur-siyaasadeed dhammaystiran. Halkaan hoose ka akhrriso Habraaca guddiga PUNTLAND POST Cabdiraxmaan Ciise Cumar The post Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland oo shaaciyay Habraaca Diiwan-gelinta ururada Siyaasadeed appeared first on Puntland Post.
  23. Kismaayo (Caasimada Online) – Taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyey duqeyn diyaaradeed oo shalay ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe. Duqeynta oo lala beegsaday deegaanka Dujumma oo 6Km u jira degmada Bu’aale ayaa waxaa fuliyey ciidamada Mareykanka oo kaashanaya saaxiibadooda Soomaaliya Sidoo kale AFRICOM ayaa shaacisay in weerarkaasi dhinaca cirka ah lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab, walow aysan shaacin magaciisa. Warsaxaafadeedka ka soo baxay taliska Mareykanka ee Africa ayaa sidoo kale lagu sheegay in duqeyntaan aysan wax khasaare ah ka soo gaarin dadka rayidka ah. Mareykanka ayaa sanadkaan 2019-ka xoojiyey howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee uu ka fuliyo koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya. Muddooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa sidoo kale ciidamada huwanta ay ballaariyeen dhaq dhaqaaqyada Milatari ee ka socda gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya, halkaas oo ay welo ku xoogan yihiin dagaalyahannada hubeysan ee kooxda Al-Shabaab.