Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Filisha ayaa maanta guddoomiye cusub u magacaabay degmada Cabdicasiis. Wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ayuu guddoomiyaha degmadaasi ugu magacaabay inuu noqdo, Mudane Mahdi Faarax Cabdulle. Guddoomiyaha loo magacaabay Cabdicasiis ayaa bedalaya guddoomiyihii hore ee degmadaasi, Sabaax Cabdullaahi Asad oo ku geeriyootay Qaraxii xarunta G/Banaadir. Duqa Muqdisho ayaa horay u magacaabay guddoomiyeyaasha Waabari iyo Shangaani oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii ku dhintay weerarkii dowladda hoose ee Xamar. View the full article
  2. NAIROBI (HOL) - The U.S military said Sunday afternoon it is monitoring the situation in Kenya’s Lamu region following an attack by the militant group Al-Shabaab on a military base which hosts Kenyan and US. Troops. Source: Hiiraan Online
  3. The al-Shabab extremist group attacked a military base used by U.S. and Kenyan troops in coastal Kenya early Sunday, with U.S. aircraft and vehicles destroyed, Kenyan authorities said. Kenya’s military said the pre-dawn breach was repulsed and at least four attackers were killed. A plume of black smoke rose above the base near the Somali border. Residents said a car bomb had exploded. Lamu county commissioner Irungu Macharia told The Associated Press that five suspects have been arrested and are being interrogated. The U.S. Africa Command confirmed the attack on Camp Simba in Lamu county. Spokesman Col. Christopher Karns called al-Shabab’s claims, including inflicting severe casualties, “grossly exaggerated.” There was no report of U.S. or Kenyan deaths. The camp, established more than a decade ago, has under 100 U.S. personnel, according to Pentagon figures. A U.S. flag-raising there in August signaled its change “from tactical to enduring operations,” the Air Force said at the time. An internal Kenyan police report seen by the AP said two fixed-wing aircraft, a U.S. Cessna and a Kenyan one, were destroyed along with two U.S. helicopters and multiple U.S. vehicles at the Manda Bay military airstrip. The report said explosions were heard at around 5:30 a.m. from the direction of the airstrip. The scene, now secured, indicated that al-Shabab likely entered “to conduct targeted attacks,” the report said. According to another internal report seen by the AP, dated Friday, a villager that day said he had spotted 11 suspected al-Shabab members entering Lamu’s Boni forest, which the extremists have used as a hideout. The report said Kenyan authorities did not find them. Al-Shabab’s claim of responsibility said Sunday’s attack destroyed U.S. equipment including aircraft and vehicles. It said fighters covertly “entered enemy lines” and that the attack was ongoing. Kenya’s military, however, said that “the airstrip is safe.” It said that “arising from the unsuccessful breach a fire broke out affecting some of the fuel tanks located at the airstrip.” The Kenya Civil Aviation Authority said the airstrip was closed for all operations. Al-Shabab, which is linked to al-Qaida, is based in neighboring Somalia and has launched a number of attacks in Kenya. The group has been the target of a growing number of U.S. airstrikes during President Donald Trump’s administration. The latest attack comes just over a week after an al-Shabab truck bomb in Somalia’s capital killed at least 79 people and U.S. airstrikes killed seven al-Shabab fighters in response. Last year al-Shabab attacked a U.S. military base inside Somalia that is used to launch drone strikes. The extremist group has carried out multiple attacks against Kenyan troops in the past in retaliation for Kenya sending troops to Somalia to fight it. Al-Shabab also has attacked civilian targets in Kenya including buses, schools, and shopping malls. The early Sunday attack comes days after a U.S. airstrike killed Iran’s top military commander and Iran vowed retaliation, but al-Shabab is a Sunni Muslim group and there is no sign of links to Shiite Iran or proxies. Analyst Rashid Abdi in Twitter posts discussing the attack said it had nothing to do with the tensions in the Middle East but added that Kenyan security services have long been worried that Iran was trying to cultivate ties with al-Shabab. “Avowedly Wahhabist Al-Shabaab not a natural ally of Shia Iran, hostile, even. But if Kenyan claims true, AS attack may have been well-timed to signal to Iran it is open for tactical alliances,” he wrote, adding that “an AS that forges relations with Iran is a nightmare scenario.” When asked whether the U.S. military was looking into any Iranian link to the attack, spokesman Karns said only that “al-Shabab, affiliated with al-Qaida, has their own agenda and have made clear their desire to attack U.S. interests.” The al-Shabab claim of responsibility said Sunday’s attack was part of its “Jerusalem will never be Judaized” campaign, a rarely made reference that also was used after al-Shabab’s deadly attack on a luxury mall complex in Kenya’s capital, Nairobi, in January 2019. View the full article
  4. Maxkamadda darajada 1-aad ee G/Bari ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday siyaasiga Muuse Cali Jaamac iyo afar odayaal ah oo ku xirnaa Boosaaso. Xukunada ayaa isugu jiray xabsi iyo ganaax lacageed, kadib markii ay maxkamaddu sheegtay inay ku heshay kicin dadweyne iyo aflagaado. Siyaasiga caanka ah ee Muuse Cali Jaamac, Nabadoon Cabdullaahi Yuusuf Buuxe iyo Nabadoon Cawad Aadan Maxamed ayaa saddexdoodu waxa ay maxkamadda Boosaaso ku xukuntay xabsi muddo saddex bilood ah iyo ganaax lacageed oo dhan 500 oo Dollar. Sidoo kale maxakamadda ayaa laba sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo dhan $1,000 ku riday Nabadoon C/casiis Bayadhabo iyo Nabadoon Maxamuud Aadan Rooble. Guddoomiyaha maxkamadda oo ugu dambeyn ku dhawaaqay go’aankaan ayaa sheegay in weli xukunsanayaasha u furan yahay racfaan muddo bil ah. View the full article
  5. Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar saaka aroortii hore dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen xero milatari oo ku taalla gobolka Lamu ee dalka Kenya. Weerarka oo ku bilowday ismiidaamin ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo dhexmaray ciidamadii joogay saldhigga iyo sidoo kale raggii weerarka qaaday. Xerada la weeraray oo lagu magacaabo Simba ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen ciidamo Mareykan ah iyo kuwa dowladda Kenya. Al-Shabaab oo war ka soo saartay weerarka ayaa sheegtay inay la wareegtay qeyb ka mid ah xeradaasi, sidoo kalena ay ku burburisay diyaarado dagaal, sida ay hadalka u dhigtay. Dhinaca kale wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Kenya oo ka hadashay weerarkaasi ayaa iyana sheegtay inuu bilowday abaare 5:30 daqiiqo ah, islamarkaana ay ciidamadu dagaal kala hortageen xubnihii soo qaaday duulaanka. Sidoo kale qoraalka ka soo baxay wasaaradda difaaca Kenya ayaa lagu sheegay in dagaalka lagu dilay afar ka mid ahaa dagaalyahanno ka tirsanaa Al-Shabaab. Ugu dambeyn Mareykanka ayaa dhankiisa war ka soo saaray weerarka Al-Shabaab ay ku qaaday saldhigga Lamu oo ay wax ka daganaayeen ciidamadiisa. Africom ayaa sheegtay in weerarka lagu beegsaday saldhig ay kulahaayeen halkaasi, inkastoo aysan shaacin khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi iyo weerarka ka horreeyey. Xaaladda ayaa hadda degan, waxaana weerarkaani uu ku soo aadayaa, iyadoo muddooyinkii dambe ay Al-Shabaab kordhisay howlgalladeeda Kenya. View the full article
  6. Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Warka-Duhur-050120s-.mp3 View the full article
  7. Nairobi (Caasimadda Online) – Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay sawirada weerarkii ay saaka ku qaadeen Saldhigga ay ciidamada Mareykanka ku lahaayeen Lamu. Mu’asasada Al Kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Al-Shabaab ayaa faafisay sawirro ay ku sheegeen inay hodhac yihiin oo muujinaya dagaalyahanada Al Shabaab oo ka dagaallamaya gudaha saldhigga ciidanka Mareykanka. Sawirada ay Al Kataa’ib faafisay ayaa waxaa laga dhex arkayaa dagaalyahanada Al-Shabaab oo gudaha saldhigga ku gubayo diyaaradaha Dagaalka ee Mareykanka oo yaalay gudaha Saldhigga. Taliska hawlgallada Mareykanka ee qaaradda Afrika ee magacooda loosoo gaabiyo AFRICOM ayaa xaqiijiyey in saldhig ay ku leeyihiin gobolka Lamu ee Kenya ay beegsatay Al-Shabaab. Wax Faahfaahin dheeraad ah kama aysan bixin AFRICOM qasaaraha khasaaraha guud ee ka dhashay weerarka oo qaraxyo ku bilowday sidda la sheegay. Wargeyska Daily Nation ayaa booliska kasoo xigatay in “In shan qof oo weerarka looga shakisanyahay la xiray” warbixinta boliiska ayaa lagu sheegay in saddex diyaarad oo nooca dagaalka ah lagu burburiyey. weerarkan oo aroornimadii saaka lagu qaaday saldhiga. Al-Shabaab ayaa u muuqata in ay kordhisay weerarada ay ka fulineyso gudaha dalka Kenya, dhawaan ayeyna aheyd markii ay weerar ku qaadeen bas rakaab oo u socday gobolka Lamu.
  8. Inkasta oo maamulka Farmaajo uu ku guuldareystay sugidda amniga dalka laakin sida ku qoran shaxda ay todobaadkan daabacday wasaaradda maaliyadda waxaa hadda mushaari ah ilaa 40 kun oo ciidan, kuwaas oo qaadanaya $146 million. Tirada xoogga dalka guud ahaan waa: 24,063 waxaa kale oo wehliya 2,083 oo ah agoonta xoogga ah, tirada booliisku waa 12,084 oo lagu daray agoonta oo gaareysa 1.557 halka asluubta lagu sheegay 1,112, waxaan cadadkooda aan la shaacin NISA iyo kuwa gaarka ah! Miisaaniyadda 2020, xoogga dalku waxay mushaar ahaan u heli-doonaan ilaa $81,064,240, waxaa ku jira ilaa 7 Major General, Brigadier General(89), Colonel(178), Lieutenant Colonel(122), Major(252), Captain(432), Lieutenant(633), Second Lieutenant(1,682) iyo lugta oo gaaraya 20,668. Mushaarkooda waa kala badanyihiin oo tusaale ahaan 7-bada Major General waxaa uu midkiiba bisha qaataa $1,200 halka ciidanka lugta midkiiba la siinayo $170 iyo cuntada oo ah $30. Ciidamada lugta ee tiradoodu tahay 20,668 waxay heli doonaan $48.6 million. Dhanka booliiska iyaga waxaa ku jira 5 Majors General oo qaadan doona mushaar la mid kuwa xoogga dalka halka kuwa darajada hoose waxay qaadan doonaan ($170) iyo $30 cunto ah sida militariga. Waxaa kale oo jira Ila 2,112 oo saraakiil booliis ah oo miisaaniyadda 2020 ku leh $42 million oo isugu mushaar iyo Cunto. Agoonta xoogg dalka oo gaareysa ilaa 2,083 iyo kuwa booliiska oo tiradoodu tahay 1,557 waxaa loo qoondeeyey $200 oo mushaar iyo cunto ah. NISA, tiradoodu waa la qariyey laakin waxaa ay bishii isticmaalaan $552,950 halka sanadkiina ay ku baxeyso 14.5million. Asluubta waxaa ku jira saraakiil qaata lacag ka badan kuwa xoogga dalka iyo booliiska, tusaale ahaan Lieutenant General waxaa bishii soo gasha $5,000 halka Major General ay qaataan sida kuwa ciidamada kale -$1,200. Saraakiisha asluubta oo gaaraya 2112 waxaa loo qoondeeyey $8.6 million. Ciidamada tiro ahaan intaas la eg, oo mushaarkaas qaadanaya, oo weliba mar walbo loo doodo in loo kordhiyo waxay sugi la’yihiin keliya amniga caadimadda Muqdisho, 3-dii sano ee tagtay marka laga reebo tuulooyin ay qabsadeen oo dib looga qabsaday, ilaa hadda lama wareegin maamulka hal magaalo la yaqaano, waxayna cadowgoodu ku sugaan xeryaha. W/Q: Cabdi Caziz Axmed Gurbiye Source: goobjoog.com
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa war ka soo saaray weerarkii xooganaa ee saaka aroortii hore lagu qaaday saldhiga Lamu oo ay si wadajir ah uga howlgalayeen ciidamo Mareykan ah iyo kuwa dowladda Kenya. Africom ayaa ugu horreyn xaqiijisay in weerarkaan ay Al-Shabaab la bartilmaameedsatay saldhig ay ku lahaayeen gobolka Lamu ee dalkaasi Kenya. Qoraalka ka soo baxay Africom laguma sheegin khasaare ka dhashay weerarkaan oo uu xigay dagaal dhex maray ciidanka saldhigga joogay iyo ragga weerarka qaaday. Dhinaca kale wakaaladda wararka ee AP ayaa baahisay in weerarka uu geystay khasaare xoogan oo soo kala gaaray labada dhinac iyo saldhigga lagu dagaalamay. AP oo soo xiganeysa saraakiil Boolis ah ayaa sheegtay in saddex diyaaradood oo nooca dagaalka ah oo labo Mareykanku lahaa, midna Kenya lagu burburiyey halkaasi. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay in la gubay diyaarad kale oo nooca qumaatiga u kaca iyo gaadiid dagaal oo ay lahaayeen ciidanka Mareykanka ee joogay saldhigga. Weerarkaani oo ay sheegatay Al-Shabaab ayaa waxay baahisay inay la wareegtay qeyb ka mid ah saldhigga Simba oo ay ku sugnaayeen ciidamo Mareykan ah iyo kuwa Kenya.
  10. The U.S. military has confirmed to Anerican Media that there has been a terror attack on a military base in Kenya that houses some U.S. [...] Source
  11. Chad has ended a months-long mission fighting Boko Haram in neighboring Nigeria and withdrawn its 1,200-strong force across their common border, an army spokesman told AFP on Saturday. Source: Hiiraan Online
  12. Her efforts involved some risk to her life as she was negotiating with armed men more accustomed to resolving matters through the use of violence. Source: Hiiraan Online
  13. Xubno ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar waxa ay ku qaadeen saakay waaberigii xerada SIMBA kuna taalla deegaanka Manda Bay ee gobolka Lamu. Saldhiggan waxaa deganaa ciidamo Kenyan ah, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal aad u xooggan oo khasaare kala duwan uu ka dhashay. Waxaa dagaalkan ku dhintay ciidamo Kenyan ah, balse weli tiradooda inta ay la egtahay, lama shaacin, waxaana halkaasi ku gubtay gaadiid dagaal. Al-shabaab ayaa baraha ay ku leeyihiin Internetka waxay ku sheegeen in ay dileen in ka badan 20 ka mid ah ciidanka Kenya, balse weli faah faahin kale lama hayo. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. MOGADISHU (HOL) - Prime Minister Hassan Khaire has appointed an inter-ministerial taskforce to lead preparations for the country’s 60 th independence anniversary slated for June and July. Source: Hiiraan Online
  15. Boosaaso (Caasimada Online) – Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa go’aan ka gaartay dacwad loo heystay siyaasiga Muuse Cali Jaamac iyo 4 odayaal ah oo horay u dhaliilay xukuumadda Puntland ee Siciid C/laahi Maxamed (Deni). Maxkamadda ayaa xukuno kala duwan oo isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed ku riday eedeynayaasha, kadib markii ay sheegtay inay ku heshay kicin dadweyne iyo aflagaado. Siyaasiga caanka ah ee Muuse Cali Jaamac, Nabadoon Cabdullaahi Yuusuf Buuxe iyo Nabadoon Cawad Aadan Maxamed ayaa saddexdoodu waxa ay maxkamadda Boosaaso ku xukuntay xabsi muddo saddex bilood ah iyo ganaax lacageed oo dhan 500 oo Dollar. Sidoo kale maxakamadda ayaa laba sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo dhan $1,000 ku riday Nabadoon C/casiis Bayadhabo iyo Nabadoon Maxamuud Aadan Rooble. Ugu dambeyn guddoomiyaha maxkamadda oo ku dhawaaqay go’aankaan ayaa sheegay in weli xukunsanayaasha u furan yahay racfaan. Muuse Cali Jaamac oo si weyn looga yaqaano Puntland iyo 4-ta oday ee kale ayaa horay shirar siyaasadeed ugu qabtay Boosaaso, kuwaas oo looga soo horjeeday Dp-World. Tan iyo markii xabsiga la dhigay odayaashaan waxaa Boosaaso ka jiray xiisado xoogan oo ka dhashay xarigooda oo u dhexeeyey madaxweyne Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo waxgaradka ku dhaqan magaaladaasi.
  16. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Saturday handed over an assortment of office equipment to enhance the operational efficiency of the HirShabelle State Police Force. Source: Hiiraan Online
  17. Sida ay Xaqiijiyiin Ciidamada Kenya waxa ay La-Shabaab soo weerareen Abaarihii 5 Aroornimo Saldhiga Manda-Magogoni naval ee ku yaal Dhul xeebeedka Lamu ee Dalka Kenya. [...] Source
  18. Nairobi (Caasimada Online) – War qoraal ah oo ka soo baxay taliska milatariga Kenya ayaa waxaa looga hadlay weerar xoogan oo saaka aroortii hore dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla gobolka Lamu ee dalkaasi. Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in weerarka uu bilowday 5:30 daqiiqo, islamarkaana ay dagaalyahannadu isku dayeen inay gudaha u galaan saldhigaasi, balse laga hortagay. Sidoo kale Kenya ayaa sheegtay in weerarka lagu dilay ugu yaraan afar ka tirsanaa kooxdii weerarka qaaday, islamarkaana uu guul ku soo dhamaaday howlgalka, sida uu hadalka u dhigtay. Warkaan ayaa ugu dambeyn lagu sheegay in rasaasta la riday ay waxyeelo ka soo gaartay Booyado shidaal oo saldhigga yiilay, islamarkaan uu ka dhashay dab xoogan. Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo bayaan ka soo baxay Al-Shabaab lagu sheegay in dagaalyahannadooda ay la wareegeen qeyb ka mid ah xerada la weeraray oo ay wax ka dagan yihiin ciidamo Mareykan ah oo la sheegay inay tababar siiyaan kuwa dalka Kenya. Illaa iyo hadda lama shaacin khasaaraha ka dhashay dagaalka labada dhinac, balse sawirro laga soo qaaday goobta ayaa la arkayey uuro & qiic cirka isku shareeray.
  19. Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari, ayaa maanta xukunno isugi jira xabsi iyo ganaax lacageed ku ridday, siyaasi Muuse Cali Jaamac iyo odayaal kale oo mudda bil ah ku xirnaa magaalada Boosaaso, kadib markii ay xukuumadda Puntland ku dhaliileen Heshiisyo Maal-geshi oo ay kula jirto Shirkado laga leeyahay waddanka Imaaraadka Carabta. Maxkamadda ayaa saddex bilood ah oo xabsiya iyo ganaax lacageed oo dhan $500 oo Dollar, waxay ku riday Siyaasi Muuse Cali Jaamac, Nabadoon Cabdullaahi Yuusuf Buuxe iyo Nabadoon Cawad Aadan Maxamed. Sidoo kale, Maxkamadda ayaa laba sano oo xabsiya iyo ganaax lacageed oo $1,000 Dollar, waxay ku riday Nabadoon Cabdicasiis Bayadhabo iyo Nabadoon Maxamuud Aadan Rooble. Guddoomiyaha Maxkamadda oo ku dhawaaqay xukunka, ayaa sheegay in shanta eedaysane ay ku caddaatay eedaymo ay kamid yihiin Kicin-dadweyne iyo sidoo kale aflagaaddo ka dhana madaxda dowladda Puntland. PUNTLAND POST The post Maxkamadda Boosaaso oo xukunno ku ridday Siyaasi Muuse Cali Jaamac iyo odayaal kale appeared first on Puntland Post.
  20. US Vice President Mike Pence Saturday claimed the late Qasem Soleimani, the head of Quds Force – the elite part of the Iranian Revolutionary Guard Corps — was a terrorist who plotted attacks including in Kenya, even as millions in the Middle east mourned the fallen commander as a hero. Source: Hiiraan Online
  21. Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar saaka dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen xero milatari oo ku taalla deegaanka Lamu ee dalka Kenya. Weerarka oo ku bilowday ismiidaamin ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo dhexmaray ciidamada Kenya iyo sidoo kale raggii weerarka qaaday. Xerada la weeraray oo lagu magacaabo Simba ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen ciidamo Mareykan ah oo tababar siiya kuwa Kenya. Xaaladda ayaa weli ah mid kacsan, mana cada khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaasi iyo dagaalka ka horreeyey intaba. View the full article
  22. Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidanka DFS iyo kuwa maamulka K/galbeed ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi. Deegaannada ay ciidanku la wareegeen ayaa ku dhow degmada Diinsoor ee gobolka Baay, sida ay sheegeen saraakiisha hoggaamineysa howlgalladaasi. Gaashaanle Dhexe Xasan Aadan Yarow, taliyaha ururka 54-aad ee guutada 60-aad ayaa sheegay in ulajeedkoodu uu ahaa mid la isugu furayey waddooyinka ay xirteen Al-shabaab. Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay xabsiyada Al-shabaab kasii daayeen kuwaasi oo u badnaa xoolo dhaqato. Al-shabaab dhankooda weli wax war ah kama aanay soo saarin deegaannadan ay ciidanka dowladda iyo kuwa K/galbeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  23. Wasaaradda Gaashaandhiga waddanka kenya, ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay kaga warbixisay, weerar saaka Al-shabaab ku qaadday saldhiga SIMBA ee Ciidamada Kenya ku leeyihiin degaanka Manda Bay ee gobolka Xeebta Lamu. Wasaaradda Gaashaandhiga Kenya, ayaa qoraalkaasi ku xaqiijisay in saaka abbaare 5:30 am Aroornimo uu dhacay weerar isku day ah ,oo lagu soo qaaday saldhiga, balse ay iska caabiyeen ciidamada Kenya ee saldhigaasi ku sugan. Wasaaradda ayaa sheegtay, in halkaasi lagu dilay afar kamid ah Argagixisadii weerarka soo qaadday, kadib markii si guul ah ciidamadu isaga caabbiyeen isku dayga weerar ee lala beegsaday saldhiga , sida ay hadalka u shigtay wasaaradda Gaashaandhiga waddanka kenya. Dowladda kenya ayaa sidoo kale xaqiijisay, in weerarkaasi uu dhaliyay dab ka kacay Haamaha Shidaalka Kaydiya ee saldhiga yaallay, kaasi oo markii dambe la bakhtiiyay, laakiin aysan jirin wax khasaare kale ah oo halkaasi ka dhashay. Al-shabaab ayaa horay u sheegtay, in dagaal-yahannadooda gudaha u galay Saldhiga ay burburiyeen agabkii militari ee yaalay xerada, oo ay ku jiraan diyaarado dagaal iyo gaadiid ciidan waxaana ay tilmaameen in weli dagaalku ka socdo gudaha saldhigaasi SIMBA. PUNTLAND POST The post Dowladda Kenya oo war ka soo saartay weerarkii Al-shabaab ee saldhiga SIMBA appeared first on Puntland Post.
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish, ayaa maanta waxa uu guddoommiye cusub u magaacabay degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday xafiiska duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa waxaa lagu magacaabay Mahdi Maxamed Faarax in uu noqon doono guddoomiyaha degmadaasi Cabdul Casiis. guddoomiye Mahdi ayaa waxaa uu duqa Muqdisho uga mahaceliyay magacaabitaasi uu magacaabay, isagoo dhinaca kale balan qaaday in hawlaha loo igmaday uu u gudan doono si wanaagsan. Guddoomiyihii hore ee degmada Cabdul Casiis ayaa waxa uu ku geeriyooday qaraxii ka dhacay xarunta dawladda hoose ee Xamar 24-kii July ee sanadkii hore 2019, isaga iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid ahaa guddoomiyihii gobolka ahaana duqii hore ee Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Yariisow.
  25. Inkastoo tan iyo Xalay wada xaajood khadka teleefoonka ah uu u socday Raysal wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, hadana wuxuu Xaaf shalay [...] Source