Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. 2 ruux ayaa u geeriyootay, in ka badan 70 qof oo kalena waa soo ritay, xanuun ka dillaacay deegaanka Saaxdheer oo ku yaalla koonfurta gobolka Sool, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta Caafimaadka ee degaankaasi. Bahda Caafimaadka degaanka Saaxdheer oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in xanuunka halkaasi ka dillaacay uu wato calaamado ay kamid yihiin Shuban, Xummad iyo qufac, balse aysan ilaa iyo hadda garaneyn waxa uu yahay. Mas’uuliyiinta Xarumaha Caafimaadka Saaxdheer, ayaa sidoo kale sheegay in xanuunka oo si xawliya ku faafaya, uu soo ritay dad kala duwan oo ku nool deegaanka Saaxdheer iyo dhulka miyiga ah ee ku teedsan nawaaxiga Saaxdheer. Madaxda xarumaha Caafimaadka Saaxdheer ayaa codsanaya in gurmad deg deg ah lala soo gaaro, xilli ay gabaabsi yihiin daawooyinkii iyo adeegyadii caafimaad ee xarumaha, islamarkaana bukaanno kala duwan soo gaarayaan. Halkan hoose ka daawo muuqaalka PUNTLAND POST The post Xanuun aan weli la aqoonsan oo dad badan ku soo ritay Saaxdheer appeared first on Puntland Post.
  2. Saaxdheer (Caasimadda Online) – Inta la xaqiijiyey labo ruux ayaa u geeriyootay, in ka badan 70 qof oo kalena waa soo ritay, xanuun aan la garaneyn oo ka dillaacay deegaan lagu magacaabo Saaxdheer oo ka tirsan gobolka Sool, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta Caafimaadka ee degaankaas. Qaar ka mid ah dadka degaanka iyo Dhakhaatiirta ku sugan deegaankaas ayaa sheegay in xanuunka halkaasi ka dilaacay uu wato calaamado ay kamid yihiin Shuban, Xummad iyo qufac. Dakhaatiirta Deegaankaas ayaa warbaahinta u sheegay inaysan illaa hadda garaneyn waxa uu yahay cudurkaan isla markaasna waxay ku baaqeyn in la helo qalab casri ah oo lagu sameeyo baaritaan si loo ogaado waxa uu yahay cudurkaan iyo waxa keenay. Cudurkaan ayaa maalmihii ugu dambeeyey si xawli ah ugu faafayey deegaanka Saaxdheer, waxaana Isbitaalada deegaanka buux dhaafiyey dad badan oo uu soo ritay cudurkaan kuwaas oo ku kala nool degaankaas iyo dhulalka Miyiga ah ee ku teedsan. Cudurkaan ayaa kusoo aadayo xilli Deegaanka Saaxdheer ay gabaabsi ka yihiin daawooyinkii iyo adeegyadii Caafimaadka, waxayna dadka deegaanka iyo Mas’uuliyiinta codsadeen in lala soo gaaro gargaar deg deg ah si loo badbaadiyo dadka isbitaalada u jiifo cudurkaan aan la aqoon waxa uu yahay. Inta badan waxaa Soomaaliya lagu arkaa cuduro cusub waxayna dhakhaatiirta qaar sheegeen inay cuduradaan ka dhashaan sun ay dowladaha waaweyn kusoo daadiyaan Xeebaha Soomaaliya.
  3. Muqdisho (Caasimadda Online) – Warqad ka soo baxday xaafiiska hanta dhowraha guud ee qaranka ayaa lagu dalbaday in la hakiyo habka kharash bixinta maamul goboleedka Galmudug markii laga reebo bixinta mushaharaadka shaqaalaha iyo kharashka ku baxaya ciidanka. Warqaddan ka soo baxay xafiiska hanti dhowrka ee Qaranka ayaa lagu yiri, “Waxaa nasoo gaartay warqad ka soo baxday Senetarro ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug taariikhdu markey aheyd 14-kii bishii 12-aad ee 2019, sidoo kale waxaa nasoo gaartey warqad kale oo ka soo baxday xaafiiska hanti dhowrka guud ee Galmudug oo ku taariikheysan 15-12-2019, “Warqadahaasi waxay ku wada saabsanaayeen habka loo maamulayo lacagaha dowladda federaalku ay siiso Galmudug oo tii ugu danbeysay ay aheyd $428,000(afar boqol labaatay iyo sided kun oo dollar) oo la sii yey Galmudug”. “Hadaba xaafiiska hanta dhawrka guud ee Qaranku wuxuu ka codsanayaa hey’adaha ay warqadani sida tooska ah ugu socoto in la hakiyo wixii kharasha bixin ah oo dhan, taas oo ku wajahan maamulka Galmudug, markii laga reebo raashinka ciidamada, mushaharkooda iyo kan shaqaalaha rayidka, inta laga xaqiijinayo habka loo maamulay tii hore” ayaa lagu yiri warqad ka soo baxday xafiiska hanta dhowrka guud ee Qaranka. Arintaan ayaa timid kadib markii ay dhawaan soo bexeen warar sheegaya in Accounka wasaaradda maaliyadda Galmudug sifo aan sharci aheyn looga bixiyey lacago badan, waxaana socda sida la sheegay baaritaano ku aadan cidda la baxday lacagahaas.
  4. Waxaa weli cabasho xoogan ka soo yeereysaa beelaha qaar ee Galmudug, taas oo ku aadan saami qeybsiga maamulkaasi. Qaar ka mid ah waxgaradka degmada Caabudwaaq oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay inay cabasho ka yihiin, sida ay hadda wax ku socdaan. Sidoo kale waxa ay fariin u direen dowladda dhexe, gaar ahaan Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo haatan ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Galmudug ayaa muddo dheer ku jirta is jiid jiid siyaasadeed oo ka dhashay sida loo wajahayo dhismaha maamul loo dhan yahay oo ay yeeshaan Galgaduud iyo Mudug. View the full article
  5. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay Suuqa Dayax ee degmada Heliwaa. Dhagax dhigga ka dib guddoomiyaha oo ay la scdeen qaar ka mid ah maamulka gobolka,waxa uu kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay suuqaasi oo horey loogu iibin jiray nuucyada xoolaha , inkastoo uu qeyb ka noqday goobihii danta guud ee ku burburay qalalaasihii dalka ka dhacay. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa kula dardaarmay bulshada in ay ilaashadaan goobaha danta guud ee muhiimka u ah adeegyada aasaasiga ah. Dhanka kale duqa Muqdisho ayaa sheegay in xoolaha lagu iibiyo qeybaha kala duwan ee magaalada ay caqabad ku yihiin bilicda Caasimadda,sidaa daradeedna marka la dhameystiro dib u dhiska suuqaan maamulku uu mamnuuci doono in xoolaha lagu iibiyo goob aan suuqaan aheyn. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: View the full article
  6. Wasiirka Wasaaradda Beeraha maamulka Hirshabeelle, mudane, Cali Xaaji Isgoowe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hoos u dhac uu ku yemid wax soo saarka beeraha. Wasiirka ayaa tilmaamay in hoos u dhacaan ay keentay fatahaadda webiga Shabeelle uu ku sameeyay beeraha dowlad goboleedka Hirshabeelle,isagoo sheegay in haddii aan xal loo helin fatahaadda sannad walba webigu uu sameeyo ay tahay arrin adag oo khatar gelinaysa dalagyada ka soo go’a beeraha. Ugu dambeyntii wasiirka Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle ayaa dowladda Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed ee wax haysta ugu baaqay in laga qayb qaato sidii xal loogu heli lahaa fatahaada soo laa laabatay, taas oo saamayn ku yeelatay beeraha iyo dadka Ku nool deegaanadaas. View the full article
  7. MOGADISHU (HOL) - The Turkish government has invested over a billion dollars in Somalia since 2011, the country’s ambassador in Somalia Mehmet Yilmaz has said noting his country was committed to supporting Somalia. Source: Hiiraan Online
  8. Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay maanta ciidamada Kenya ka wadaan deegaano dhaca xadka Soomaaliya. Howlgallada oo ah kuwa ballaaran ayaa waxa ay saameyn ku yeesheen dhaq dhaqaaqa dadka deegaanka, gaar ahaan isku socdka xadka ee labada dal. Wararka ayaa sheegaya in u jeedka howlgalladaan uu yahay sidii looga hortagi lahaa weerarada ay Al-Shabaab ka fuliso halkaasi. Kenya ayaa maalmihii la soo dhaafay ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya, si ay u xoojiyaan amniga deegaanadaasi. Dhaq dhaqaaqyadaan ayaa sidoo kale ku soo aadaya, iyadoo muddooyinkii dambe ay kordheen weerarada jidgalka ah oo ay fuliyaan dagaalyahannada Al-Shabaab. Inta badan waxa ay waxa ay weeraradooda la beegsanadaan gaadiidka dadweynaha ee isaga kala goosha gobolka Waqooyi Bari ee dalkaasi. View the full article
  9. Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta ansixiyey Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada Badan. Xildhibaannada oo dood ka yeeshay heshiiskaan ayaa ansixiyay waxaana ogolaatay 139 mudane, waxaa diiday 1 Xubin halka 2 Xubnood ay ka aamuseen, sidaas ayuuna ansax ku noqday, sida uu ku dhaawaqay guddoonka baarlamaanka Soomaaliya. Golaha shacabka ayaa maalmihii dambe laba jibaaray howlaha shaqo ee horyaalla, wuxuuna dhowaan ansixiyey miisaanadda 2020-ka iyo sharciyo kale oo muhiim ah. View the full article
  10. MOGADISHU (HOL) - Mogadishu Mayor Omar Filish today laid the foundation stone for the construction of the livestock market in the outskirts of Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  11. (SLT-Hargeysa)-Suldaan Xasan Suldan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa shacabka ugu baaqay inay ilaashadaan qaranimadooda. Suldaan Xasan Suldan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay “Muddo ku dhaw 30 sanno, ayeynu ahayn Dal madax banaan, hubaal ahaana duruufo badan oo aad u adag oo waayahooda leh ayaa ina soo maray, oo aynu ka soo gudubnay, maantana halkaynu marayno waxaa xaqiiqo ah in aanay gaadhin Wadamo badan oo aqoonsi buuxa haysta,markaas haddii aynu hore Somaliya iskugu darsanay, oo aynu dal ku midawnay, haddana weynu kala madax banaanahay, cid Somaliya inagu qasbi karta ma jirto, jiritaanka dalkeenuna waa muqadas, maxaa yeelay dadkeena ayaa boqolkiiba todoba iyo sagaashan u coddeeyey in aanay mar dambe dib ula midawbin Somaliya, sida aynu ka war haynana Ingiriiska oo ka mid ah Wadamada ugu balaadhan Adduunka, ayaa isagoo xor ah ka baxay Yurub, oo dadkiisa ayaa u coddeeyey”. Mar uu ka hadlaayey Aqoonsiga Somaliland ayaa wuxuu yidhi “Somaliya inaga ayaa ka hor qaadanay xoriyada, oo in mar horeba la ina aqoonsado oo Caalamku ina aqoonsadaan ayaa loo baahnaa, mar haddii aynu buuxinay wax walba oo looga baahan yahay Dal iyo Dawlad, laakiin waxaa hubaal ah in caalamku ina aqoonsanayo, wakhtiga ay doontaba ha inagu qaadate” Source
  12. Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Warka-Duhur-04012020.mp3 View the full article
  13. (SLT-Hargeysa)-Dawladda Ingiriiska ayaa soo dhawaysay heshiiska nabadeed ee dhex maray xukuumadda Somaliland iyo jabhadda COL. Caare. Ergayga Ingiriiska u qaabilsan Somaliland danjire Stuart Brown, ayaa bartiisa twitterka wuxuu ku qoray farriin uu ku bogaadiyay heshiiskaas, waxaanu yidhi “Waa war wanaagsan oo bilow wanaagsan u ah sannadka 2020. Waa Tusaale dheeraad u ah sida ay Somaliland ugu guulaysan karto inay caqabadaha kaga gudubto dhexdhexaadin. Amniga iyo degenaanshahaayaa muhiim u ah gudbinta ugu haboon ee kaalmada iyo horumarinta gobalka Sanaag. Hamablyo dhammaan inta ka qayb gashay.” Caare ayaa wareejiyay jabhad uu tiradeeda ku sheegay 900 oo askari oo uu ugu magac daray jabhadda Dulmi diid, waxaana shalay jabhadii la wareegtay maamulka gobalka Sanaag. Source
  14. (SLT-Hargeysa)-Afhayeenka xisbiga WADDANI Mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa ka jawaabay dacwadda Maayar Soltelco sheegay in uu ka gudbinayo siyaasiyiin uu ka mid yahay waxaanu sheegay in uu yahay qof Shicib ah maaddaama uu muddo xileedkiisu dhammaaday horaantii sanadkii hore. ”Soltelco waa qof shicib ah maanta laga billaabo, ma haysto sharciyaddii uu Maayir ku sheegan lahaa. Cidda shacabka boobtay hantidoodii ayaa mudan in Maxkamad la saaro haddii sharci shaqeynayo,” Sidaas ayuu yidhi Afhayeen Barkhad Source
  15. Muqdisho (Caasimadda Online) – Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Magacaabay Guddi ka shaqeyn Sharciga doorashooyinka dalka oo lagu waddo in dhawaan la horgeeyo Aqalka Sare. Guddiggaan ayaa ka kooban 7 xubnood oo ka tirsan Aqalka Sare, waxaana ay ka shaqeyn doonaan sidii Sharciga doorashooyinka loo horgeyn lahaa Aqalka Sare. Xildhibanada Golaha Shacabka ayaa dhawaan Ansixiyay Sharciga doorashooyinka Qaranka oo ku saabsan in doorasho qof iyo Cod ah ay dalka ka dhaco oo xildhibaanada laga soo doorto degaanada ay mataan ka dib Madaxweynaha doortaan.
  16. Beledweyne (Caasimada Onlibe) – Dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay saddex nin ku toogtay gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya. Raggaan oo ay xukuntay maxkamad hootagta kooxdaasi ayaa toogashada lagula fuliyey deegaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan. Fagaaraha lagu toogtay saddexdaani qof ayaa waxaa ku sugnaa boqolaal dadweyne ah iyo xubno ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab. Raggan ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegay, C/qaadir Xasan Aadan oo 25 Jir ahaa, Cabdicasiis Axmed Maxamuud oo 28 Jir ahaa iyo Faarax Cali Jibriil oo 29 jir ahaa. Labo ka mid ah ragga lagu fuliyey toogashada ayaa waxaa lagu eedeeyey inay u shaqeynayeen dowladda federaalka, islamarkaan ay ahayeen basaasiin. Sidoo kale mid ka saddexaad ayaa la sheegay inuu ahaa askari ka tirsanaa ciidanka dowladda, islamarkaana lagu qabtay duleedka magaalada Beledweyne ee gobolkaasi. Inta badan Al-Shabaab ayaa deegaanada ay maamusho ka fuliso xukuno u badan dil.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay soo rogaal celinta Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ee ku aadan arrimaha doorashada maamulkaasi. Mahad Salaad oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa marka hore sheegay in intaan ka badan Galmudug aysan u dul qaadan karin ila meerayso lagu danaysanayo. Sidoo kale wuxuu su’aal ka keenay waxa isku soo beegay imaanshaha Madaxweyne Xaaf magaalada Gaalkacyo, guddiga xalay saqdii dhaxe uu magacaabay, kadib markii xil kiisii uu ku wareejiyay wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya iyo waraaqda ka soo baxday xaafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka ee looga hakiyay lacagtii Galmudug. Xildhibaanka ayaa sidoo kale intaasi ku daray mar haddii uu awooddiisii ku wareejiyey wasaaradda arrimaha gudaha ay u dhiganto inuu is casilay, sida uu hadalka u dhigay. Ugu dambeyn wuuxu kula taliyey Madaxweyne Xaaf, haddii uu weli hami uga jiro Galmudug inuu markale isku taago, tartanka doorashadana uu ka qeyb galo. Halkan hoose ka aqriso: GALMUDUG ila meerayso lagu danaysanayo intaan ka badan uma dulqaadan karto! Wiil Waal ayaa hada kahor gabar la dhalatay shirqool u dhigtay. Marka waxaa lagula balamay markii ay aragto isaga oo dagan in ay kor u sheegto eray afgarasho ah si gaadmo loogu dilo. Kadibna inta ku fahmay gabadhii afgarashadii ay bixisay ayuu qalabkiisii dagaalka degdeg dhulka inta uga haabtay ku yiri gabadhii NAAYAA MAXAA DIBIGA NAASA ADAG IYO WEEDHA KULMIYAY! Haddaba, waxaa in la iswaydiiyo mudan waxa isku soo beegay imaanshaha Madaxweyne Xaaf magaalada Gaalkacyo, Guddiga xalay saqdii dhaxe uu magacaabay iyo laxowga cusub ee Galmudug ka soo galay 6 bilood kadib markii xilkiisii uu ku wareejiyay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo waraaqda ka soo baxday Xaafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka ee looga hakiyay lacagtii Galmudug ee dhowrkii bilood ee la soo dhaafay sida shaqsiga ah ay u isticmaalayeen isaga iyo saaxiibadiis? Madaxweyne Xaaf markii uu ku wareejiyay Wasaarada Arimaha Gudaha xilkii reer Galmudug ay u dhiibteen ayuu ka tanaasulay mas’uuliyadii uu Galmudug u hayay. Xilka laguu doortana waa dhiibay in aad dhahdo waxay la mid tahay adiga oo iska casilay. Marka Galmudug mas’uuliyad hadda uma haysid ee hadii han siyaasadeed kaaga jiro tartanka soo gal abtiyow. Mahadsanid. Hon. Mahad Salad
  18. Xildhibaannada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabtiya ansixiyay Heshiiska Damaanad qaadka maalgashiga darafyada badan. Mudanayaasha Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka, ayaa ka hor inta aysan ansixin, waxay dood ka yeesheen qodobada uu ka koobanyahay Heshiiska Damaanad qaadka maalgashiga darafyada. Xildhibaannada ayaa markii dambe cod gacan taag ah u qaaday Heshiiska, waxaana ogolaaday 139 mudane, hal mudane ayaa diiday 2 xubnood oo kalena waa ka aamustay sida uu shaaciyay Guddoonka Baarlamanka. PUNTLAND POST The post Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgeshiga appeared first on Puntland Post.
  19. The long-awaited memoirs of the literary historian and SNM veteran, Boobe Yuusuf Du’aleh, was launched at Maansoor Hotel in Hargeysa. The book chronicles the tribulations of citizens and armed encounters between SNM fighters and the Somali Army under the former military regime. Boobe joined SNM early 1980s following a journalistic career as a member of the former Somalia Revolutionary Socialist Party to whose organ, Halgan, he contributed and co-edited. Boobe urged people not to take offence at the initiative to publish the book about SNM. Entitled Dharaaraa Ina Soo Maray (Days to Remember), it is the first book by a former SNM member to reconstruct key stages of the second armed opposition against the military dictatorship. Boobe: “This books contains lessons about what we have been through”. The fourth President of Somaliland, Ahmed Mohamad Mohamud, appointed Boobe as Information Minister in 2010. He lost his cabinet portfolio after a minor reshuffle. Boobe is remembered for serialising in Somali websites his experience in government. He was the director of the Somaliland Academy of Peace and Development. Boobe published a collection of essays, and co-edited the anthology of the poems of the patriotic Somali poet, Abdullahi Suldan Tima’adde. © 2020 Puntland Post Monthly Click here to download a full webzine The post Memoirs of an SNM Veteran appeared first on Puntland Post.
  20. US forces in conjunction with their Somali counterparts conducted an airstrike against al-Shabaab militants reportedly killing 3 militants in the process, Africa Command said in a press release. “In coordination with the Federal Government of Somalia, US Africa Command conducted an airstrike against al-Shabaab terrorists who engaged Somali National Army partner forces on patrol near Bacaw, Somalia,” the release said. “At this time, it is assessed this precision airstrike killed three militants.” The airstrike comes a day after at least three people were killed and three others were injured in an alleged terrorist attack on a bus carrying more than 40 passengers in Kenya. No group claimed responsibility, but the ambush is reminiscent of similar attacks by al-Shabaab militants along the bus route. Somalia has been engulfed in violence since the eruption of a civil war between clan-based armed groups in the early 1990s. The situation has been further complicated by al-Shabaab militants, who are staging numerous attacks across the country in an attempt to impose a radical version of Sharia law in the country and have conducted numerous attacks against non-Muslims near the Kenyan-Somali border. View the full article
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Africom ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyey duqeyn ay shalay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka fuliyeen gobolka Sh/Hoose. Warsaxaafadeed ka soo baxay Africom ayaa lagu sheegay in duqeynta oo ka dhacday duleedka degmada Afgooye lala beegsaday dagaalyahanno ka tirsanaa Al-Shabaab. Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in weerarkaan oo ay ka qeyb qaateen ciidanka Soomaaliya khasaare lagu gaarsiiyey Al-Shabaab. Africom ayaa xaqiijisay in ugu yaraan saddex ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab lagu dilay duqeyntaasi, iyadoo shaacisay inay jirin waxyeelo ka soo gaaray dadka rayidka ah. Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca Al-Shabaab oo ku aadan sheegashada Mareykanka ee ah inuu duqeyntaan kaga dilay saddex xubnood. Waa duqeyntii ugu horreysay oo uu Mareykanka sanadkaan cusub ee 2020-ka ka fuliyo gudaha dalka Soomaaliya. Muddooyinkii dambe ciidamada huwanta ayaa xoojiyey howlgalladooda ka dhanka ah Al-Shabaab, waxaana dhowaan saraakiisha dowladda ay shaaciyeen in Sh/ Hoose ay ku dileen ugu yaraan 30 ka tirsanaa kooxdaasi.
  22. The outgoing President of Galmudug State of Somalia, Ahmed Dualle Gelle Haaf has unveiled a new electoral committee after a standoff with the Somali Federal Government. The decision comes following the electoral body of the Galmudug approved a list of 20 parliament members representing the Ahlu Sunna in the next regional parliament. The approval was announced in a statement issued by the technical committee for the formation of a new administration in Galmudug. “The committee has formally accepted the list of 20 legislators selected by Ahlu Sunnah on 22 December 2019… and who fulfilled all requirements… The committee will immediately start the selection of the 69 remaining members of the Galmudug parliament,” the statement from the technical committee read in part. The regional state is expected to elect a new president and vice president on 9 January. However, members of the regional parliament must first be selected by traditional clan elders and sworn in, after which a Speaker will be elected. The Galmudug electoral process has been fraught with disputes, notably between the federal government and Ahlu Sunnah, who have been battling for control of the process. The disagreement ended after the signing of a new agreement allowing the armed group, which plays a key role in the war against al-Shabab in the region, to have 20 representatives in the Galmudug parliament. View the full article