Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The Somali Government has confirmed that its commandos killed 30 militants and destroyed vehicles packed with explosives during a raid in the Lower Shabelle province. Source: Hiiraan Online
  2. Trump oo sheegay sabab yaab leh oo ay u dileen Jeneral Qassem Soleimani Ayada oo laga cabsi qabo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe, ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa uu sheegay in sababta loo dilay Jeneralkii sare ee Iran ee Qassem Soleimani ay tahay in laga hortago dagaal ka dhaco Bariga Dhexe. “Waxaan ficilkan u qaadnay inaan joojinno dagaal, uma qaadin inaan billowno dagaal” ayuu yiri Trump oo wax laga weydiiyey cabsida laga qabo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe. Trump waxa uu sheegay in Soleimani uu qorsheynayey “weerar xun” oo ka dhan shaqaalaha Mareykanka ee Bariga Dhexe, ayna ku qasbanaayeen inay ka hortagaan. “Jeneral Qassem Soleimani waxa uu dilay ama si xun u dhaawacay kumanaan Mareykan ah, wuxuuna hadda qorsheynayey inuu kuwo hor leh dilo, balse waan ku qabanay” ayuu yiri madaxweyne Donald Trump. “Waxa uu sidoo kale si toos ama aan toos ahayn uga mas’uul ahaa dhimashada malaayiin qof, oo ay ku jiraan tiro badan oo banaan-baxayaal ah oo dhowaan lagu dilay dalka Iran.” Ayuu yiri Trump. “Muddadii argagixisanimo ee Soleimani waa ay dhammaatay” ayuu yiri Trump. Madaxweyne Donald Trumo waxa uu sidoo kale sheegay in Mareykanka uusan dooneyn in taliska Iran la beddelo. “Ma dooneyno inaan is-beddel talis ku sameyno Iran” ayuu yiri. Iran ayaa ku hanjabtay “aargudasho darran”, waxaana ay sheegtay in Mareykanka uu qaadi doono mas’uuliyadda cawaaqibka ka dhasha dilka Jeneral Qasem Soleimani. Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku hanjabay “aargudasho darran”, oo ka dhan ah “dambiilayaasha gacmahooda dhiigga la galay,” isaga oo wacad ku maray in “shaqadiisa iyo waddadii uu hayey aan la joojin doonin.” Dhinaca kale, hoggaamiyaha kooxda Tehran ay taageerto ee dalka Lubnaan ee Xizbullah ayaa maanta ku baaqay in loo aargudo dilka Qasem Soleimani. “In la fuliyo ciqaabta ku habbon dambiilayaashan wax khaarijiyey, waxay noqon doontaa mas’uuliyadda dhammaan dagaal-yahanada wax iska caabinta ee caalamka.” Ayuu bayaan uu soo saaray ku yiri Hassan Nasrallah. Qaran News
  3. Qaasim Suleeymaan: Sida ay dunida uga falcelineyso dilka janaraalka ugu caansan Iran Janaraal Qaasim Suleeymaan Janaraal Qaasim Suleymaan oo ahaa madaxa cutub kamid ah ciidamada ilaalada kacaanka ee dalka Iran oo lagu magacaabo Quds ayaa waxaa lagu dilay gantaallo ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku rideen elaboorka magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq waxaana dilkiisa xaqiijisay dowladda Mareykanka. Ciidamada Qudus ayaa ah ciidan qaabilsan hawlgalada dibadda, kana tirsan ciidamada dalka Iran. Wasaaradda gaashaandhiga ee Mareykanka ayaa sheegtay in dilka Qaasim Sulaymaani uu amray Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump. 62 jirkan hogaaminhyayay ciidamada Qudus ayaa waxaa loo arkayay inuu ahaa qofka labaad ee ugu awoodda badan dalkaasi Iran marka laga oo tago hogaamiyaha maxkamadda ugu sareyso dalkaasi Ayatollah Khamenei. Gudaha dalka Iran waxaa uu ka ahaa geesi qaran balse Mareykanka ayaa Janaraal Suleeymaan iyo ciidamadiisa Qudus waxay u yaqaaneen argagixiso. Sidan ayay dunida uga falcelisay dilka Qaasim Suleeymaan. ‘Argoosi xanuun badan’ Hogaamiyaha Maxkamadda ugu sareyso dalkaasi Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa sheegay in ”aargoosi xanuun badan uu sugayo dambiileyaasha” ka dambeeyay weerarka, iyadoona dhanka kale Wasiirka Arrimaha Dibedda Iran Javad Zarif weerarkaasi ku tilmaamay ”ficil argagixiso caalami ah” Ka gudub Twitter daabacaad W.Q @JZarif 21.4K people are talking about this Dhammaadka Twitter daabacaadda qore @JZarif Madaxweyne Xassan Rowxaani ayaa ku hanjabay in ”dalka weyn ee Iran uu aargoosan doono”. Geerida janaraalka ayaa qabsatay warbaajinta Iran. Getty Images Severe revenge awaits the criminals (behind the strike) Ayatollah Ali Khamenei Supreme Leader of the Islamic Republic of Iran Ka dib markii uu dhacay weerarka, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka ku baahiyay sawirka calanka Mareykanka. Ka gudub Twitter daabacaad W.Q @realDonaldTrump 308K people are talking about this Dhammaadka Twitter daabacaadda qore @realDonaldTrump Pentagon-ka Mareykanka ayaa sheegay in Suleeymaani uu qorsheynayay weerarro dheeraad ah oo lagu bartilmaameedsanayo diblomaasiyiinta Mareykanka ee ku sugan Ciraaq ka dib dilkii qandaraaslihii Mareykanka iyo weerarkii safaaradda Mareykanka ee Baqdaad. Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa baahiyay muuqaal muujinayay shacab Ciraaqiyiin ah oo wado calanka Ciraaq oo weyn kuwaasi marayay waddooyinka. Ka gudub Twitter daabacaad W.Q @SecPompeo 68.4K people are talking about this Dhammaadka Twitter daabacaadda qore @SecPompeo Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Dimuqraadiga Elizabeth Warren ayaa sheegtay in Janaraal Suleeymaan uu ahaa”dilaa”, go’aankii lagu dilayna uu ahaa ”mid aan laga fiirsan” Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad ayaa muwaadiniinta Mareykanka ku boorrisay iney ”sida ugu dhakhsiyaha badan uga baxaan dalka Ciraaq”, weeraka ka dib. Waa kuma Qaasim Suleymaani, Jeneraalka laf-dhabarka u ahaa Iran ee Mareykanka uu dilay? Maxaa ka dhalan karo dilka Suleymaani, maxaase hadda loo dilay? ‘Khatarta sare u kacidda xasaradda’ Raysal-Wasaaraha Iran Caadil Cabdul Mahdi ayaa cambaareeyay dilka Janraal Suleeymaan iyo Talihii maleeshiyada Ciraaq Abu Mahdi al-Muhandis oo isagana lgu dilay isla weerakaasi. Waxa uu sheegay in weeraka uu ahaa ”mid sare u sii qaadaya khatarta ah in Ciraaq uu ka dhaco dagaal ba’an,” sidaasi waxaa soo weriyay warbaahinta dowladda Ciraaq ee Ciraaqiya News. Raysal Wasaaraha ayaa intaasi ku sii daray in weerarkaasi uu baalmaray shuruucdii milatariga Mareykanka ku sugan Ciraaq, waxa uuna ku baaqay in baarlamaanka ay isugu yimaadan kulan aan caadi ahayn. Madixii hore ee sirdoonka qaranka Mareykanka ayaa sheegeey ineysan u muuqan, si Iran aysan u qaadi karin tallabo argoosi ah oo loogu aarayo Janaraal Suleeymaani, uuna aaminsan yahay in muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan gobolka ay khatar ku jiraan. Wasiirka arrimaha dibedda ee Ruushka ayaa sheegay in dilka Sulkeeymaani ee Mareykanka uu u muuqdo tallaabo aan laga fiirsan taasi oo horseedi karto iney sare u sii kacdo xasaradda gobolka. “Suleeymani waxa uu si hagar la’aan ah u difaacayay danaha qaranka Iran. Waxaan u tacsiyeyneynaa shacabka reer Iran,” ayuu intaasi ku sii daray wasiirka. Shiinaha ayaa dhammaan dhinacyada is haya ugu baaqay, gaar ahaan mareykanka iney dejiyaan xaaladda ka dib geeridii Janaraal Suleeymaan. Shiinuhu waxa uu xubin joogto ah ka yahay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waana mid ka mid ah dalalka ugu iibsashada badan shidaalka Iran. Wasiirka Midowga Yurub u qaabilsan faransiiska Amelie de Montchalin ayaa iyadana ka hadashay dhacdadan: ”Waxaanu ku waa bariisanay duni ay khatarteedu sii kordheyso”. Qaran News
  4. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay magacaabay guddi doorasho cusub, maalin kadib markii uu kasoo horjeestay dowladda federaalka. Qoraal uu soo saaray Xaaf, ayuu ku magacaabay guddigan oo ka kooban 11-xubnood, waxaana uu ku armay inay soo xaroodaan ugu dambeyn 10-ka bishan Janaayo. Xaaf ayaa sidoo kale guddiga faray in guddoomiye iyo ku xigeen doortaan ugu dambeyn 12-ka bisha Janaayo. Magacaabistan ayaa timid maalin un kadib markii Xaaf uu sheegay in isagoo tix galinaya dastuurka dalka iyo kan u gaarka ah dowlad goboleedka Galmudug, uu dib ula laabtay awoodii uu horay ugu wareejiyey wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya. Sidoo kale Xaaf ayaa amray golihiisii wasiirrada iyo dhamaan howl-wadeenada kale ee maamulka inay ka shaqo bilaabaan xaafiisyadooda ugu dambeyn 15-ka bishan Janaayo 2020. Guddiga maamul u dhisidda Galmudug ayaa shalay aqbalay 20-ka xildhibaan ee ay soo gudbisay Ahlu-Sunna, taasi oo u muuqata inay ugu dambeyn xalin doonto khilaafkii ka dhaxeeyey dowladda iyo Ahlu-Sunna, balse tallaabooyinka uu qaaday Xaaf ayaa mugdi cusub gelin kara xaaladda Galmudug, Hoos ka aqriso warqadda uu xalay soo saaray Xaaf
  5. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka bilowday olole xoogan oo liddi ku ah hannaanka geedi-socodka Doorashooyinka Baarlamaanka iyo midda Madaxtooyada Galmudug, ee ka socota Magaalada Dhuusamareeb. Iyadoo Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre uu Magaalada Dhuusamareeb ka wado kulamo lagu dardar-gelinayo dhismaha maamulka cusub ayaa waxaa si lama fillaan ahayd u mucaaraday Madaxweynaha maamulka uu waqtigiisa sii dhammaanayo ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf). Madaxweynaha oo Khamiistii gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa bayaan uu habeen hore soo saaray waxaa uu ku sheegay inuu dib ugala soo laabtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliya wakiilashadii uu u wakiishay inay soo dhisto maamulka cusub. Madaxweynaha Galmudug oo muddooyinkii ugu dambeysay uu heshiis is faham ah kala dhaxeeyay Dowladda Federaalka ayaa u muuqdo mid gebi ahaanba saluugsan dhabaha ay Guddiga Farsamada u marayaan dhismaha Galmudug loo dhan yahay. Madaxweynaha ayaa Golaha Wasiirada Galmudug iyo hawlwadeenadaba ku wargeliyay inay dib uga hawlgalaan xarumahooda, laga bilaabo 15-ka bishan January. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Odayaasha Dhaqanka ee beelaha Galmudug iyo saamileyda siyaasadda inay ka soo qaybgalaan 25-ka bishan shir looga hadlayo aayaha Galmudug iyo sidii talo mideysan loogu soo dhisi lahaa Galmudug bad-qabta. Sidoo kale Madaxweyne Xaaf ayaa Magaalada Gaalkacyo ka wada kulamo uu dadka kaga tashi gelinayo shirka uu doonayo in uu ka qabsoomo Magaalada Gaalkacyo toddobaadyada soo socda. Dowladda Federaalka Somaliya oo garowsan in hadalka Madaxweyne Xaaf uu caqabad ku noqon karo dardar-gelinta dhismaha Galmudug loo dhan yahay ayaan wax war ah ka soo saarin dhaqdhaqaaqa uu ka bilaabay Magaalada Gaalkacyo, inkastoo ay soo baxayan warar sheegaya in dowladdu qorsheynayso, sidii ay u fashilin laheyd shirka uu ku baaqay Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), Madaxweynaha Galmudug. Warar kaloo aan la xaqiijina waxay sheegayan in dowladdu ay wada hadalo la bilowday Madaxweynaha Galmudug. Dhanka kale dadka reer Galmudug ayaa aad u hadalhaya hadalka ka soo yeeray Madaxweyne Xaaf iyo dhaqdhaqaaqa siyaasadeed, ee uu hormuudka ka yahay, kana socda Xarunta Gobolka Mudug ee Magaalada Gaalkacyo. Doorashada Galmudug ayaa waxaa hareeyay khilaaf xoogan oo aad arki karto, sida uu dib u dhac ugu keeni karo dadaalada uu ujeedkoodu yahay in lagu soo dhiso maamul cusub, oo dadka reer Galmudug ay leeyihiin. Si kastaba ha-ahaatee khilaafka hareeyay doorashada Galmudug ayaa noqday mid soo ifbaxa, markasta oo mid laga gudbo.
  6. BAGHDAD (AP) — Iran promised to seek revenge for a U.S. airstrike near Baghdad's airport that killed the mastermind of its interventions across the Middle East, and the U.S. said Friday it was sending thousands more troops to the region as tensions soared in the wake of the targeted killing. Source: Hiiraan Online
  7. 1. 2019 was a year of unnecessary political conflict; reconcile your differences with opposition groups and Federal Member States before others force a resolution. Source: Hiiraan Online
  8. A fresh US air raid targeting a commander of Iraq's Hashd al-Shaabi paramilitary forces killed at least six people early on Saturday, according to news reports, a day after an American drone attack killed top Iranian general Qassem Soleimani. Source: Hiiraan Online
  9. Axmed Ducaale Geelle Xaaf madaxweynaha Galmudug ayaa magacaabay Guddi uu ku sheegay Guddiga doorashada Galmudug. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxweyne Xaaf ayaa lagu magacaabay 11 xubnood, oo lagu sheegay Guddiga doorashada Galmudug. Xubnaha la magacaabay ayaa la faray in ay soo xaroodaan ugu dambeyn 10 Jannaayo 2020, sidoo kale Guddoomiye iyo ku xigeen doortaan 12 Jannaayo 2020. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Khamiistii la soo dhaafay soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa war uu soo saaray kaga laabtay Wakaalashadii uu wakiishay Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya, kadib sida uu sheegay markuu arkay faragalin ay dowladu ku heyso Guddiga doorashada Galmudug. Sidoo kale Xaaf ayaa kalsoonidii kala laabtay Guddiga farsamada maamul u sameynta Galmudug ee 8-dii Oktoober 2019 ay soo saartay Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya. Xaaf ayaa odayaasha dhaqanka iyo saamileyda siyaasadda Galmudug ugu baaqay in ay ka soo qeyb-galaan 25 Janaayo 2020, shir looga arrinsanayo aayaha Galmudug. Madaxweyne Xaaf ayaa markii uu yimid Gaalkacyo wuxuu warbaahinta u sheegey in uu ka shaqeyn doono arimaha nabadeynta. Balse wararka Gaalkacyo ayaa sheegaya in socdaalka Xaaf ay ka dambeeyaan odayaasha iyo siyaasiyiinta gobolka Mudug oo ku doodaya saami qaybsiga Galmudug in meel looga dhacey oo aysan jirin boos kamid ah kuraasta sare oo loo reebey beel ahaan, maadaama awal ay hayeen kursiga madaxweynaha Galmudug. Galmudug ayaa sanadihii ugu dambeeyey ka dhammaan weyday qalalaaso siyaasadeed. PUNTLAND POST The post Xaaf oo Guddi doorasho magacaabay appeared first on Puntland Post.
  10. Taliska Militariga Maraykanka ee Qaaradda AFRIKA ayaa ka warbixiyay duqeyn uu Jimcihii Shalay ka fuliyay gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaanno AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta oo lala kaashaday dowladda Federaalka Soomaaliya lagu dilay 3 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Sidoo kale qoraalka Maraykanka waxaa lagu sheegay in ay baaritaan ku samaynayaan haddii ay jiraan dad rayid ah oo khasaare ka soo gaaray duqeynta halkaasi Al-shabaab lagula beegsaday. Duqeyntaasi ayaa lagu tilmaamay middii u horraysay ee Militariga Maraykanku ka fuliyo gudaha Soomaaliya sannadkan 2020-ka. PUNTLAND POST The post Maraykanka oo sheegay in uu xubno ka tirsan Al-shabaab ku laayay koonfurta Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  11. Washington (Caasimada Online) – Ayada oo laga cabsi qabo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe, ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa uu sheegay in sababta loo dilay Jeneralkii sare ee Iran ee Qassem Soleimani ay tahay in laga hortago dagaal ka dhaco Bariga Dhexe. “Waxaan ficilkan u qaadnay inaan joojinno dagaal, uma qaadin inaan billowno dagaal” ayuu yiri Trump oo wax laga weydiiyey cabsida laga qabo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe. Trump waxa uu sheegay in Soleimani uu qorsheynayey “weerar xun” oo ka dhan shaqaalaha Mareykanka ee Bariga Dhexe, ayna ku qasbanaayeen inay ka hortagaan. “Jeneral Qassem Soleimani waxa uu dilay ama si xun u dhaawacay kumanaan Mareykan ah, wuxuuna hadda qorsheynayey inuu kuwo hor leh dilo, balse waan ku qabanay” ayuu yiri madaxweyne Donald Trump. “Waxa uu sidoo kale si toos ama aan toos ahayn uga mas’uul ahaa dhimashada malaayiin qof, oo ay ku jiraan tiro badan oo banaan-baxayaal ah oo dhowaan lagu dilay dalka Iran.” Ayuu yiri Trump. “Muddadii argagixisanimo ee Soleimani waa ay dhammaatay” ayuu yiri Trump. Madaxweyne Donald Trumo waxa uu sidoo kale sheegay in Mareykanka uusan dooneyn in taliska Iran la beddelo. “Ma dooneyno inaan is-beddel talis ku sameyno Iran” ayuu yiri. Iran ayaa ku hanjabtay “aargudasho darran”, waxaana ay sheegtay in Mareykanka uu qaadi doono mas’uuliyadda cawaaqibka ka dhasha dilka Jeneral Qasem Soleimani. Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku hanjabay “aargudasho darran”, oo ka dhan ah “dambiilayaasha gacmahooda dhiigga la galay,” isaga oo wacad ku maray in “shaqadiisa iyo waddadii uu hayey aan la joojin doonin.” Dhinaca kale, hoggaamiyaha kooxda Tehran ay taageerto ee dalka Lubnaan ee Xizbullah ayaa maanta ku baaqay in loo aargudo dilka Qasem Soleimani. “In la fuliyo ciqaabta ku habbon dambiilayaashan wax khaarijiyey, waxay noqon doontaa mas’uuliyadda dhammaan dagaal-yahanada wax iska caabinta ee caalamka.” Ayuu bayaan uu soo saaray ku yiri Hassan Nasrallah.
  12. Somalia's government forces beat and arrested a record number of journalists in 2019, the country's journalists' syndicate told Reuters news agency, prompting suggestions that the government is suppressing scrutiny of its security record ahead of this year's elections. Source: Hiiraan Online
  13. Guddiga farsamada iyo maamul dhisidda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyey liiska xildhibaannada maamulka Ahlu suuna ay ku yeelan doonaan dowlad gobaleedka afarta sano ee soo socota. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu xusay magacyada 20 xildhibaannada oo Ahlu sunna uga mid noqonaya dowlad gobaleedka Galmudug oo hadda dhismihiisa ay ka socoto magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda maamulkaasi. Halkaan Ka Akhriso Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Warka-habeen-03012019.mp3 View the full article
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in weerar qorsheysan oo la fuliyey lagu dilay 30 ka mid ah dagaal-yahannada kooxda Al-Shabaab oo ku sugnaa gobolka Shabeellaha Hoose. Weerarka, oo ay fuliyeen ciidamo ka tirsan guutada kumaandooska Xoogga dalka ee Danab, gaar ahaan Guutada 16-aad, ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Baloow Eylo ee gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Taliyaha guudata 16-aad, ee Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa warbaahinta ciidamadda qalabka sida u sheegay in howlgalka uu ahaa mid qorsheeysan, islamarkaana xubnaha Shabaabka ah ee lala beegsaday ay diyaarinayaan gaadiid qaraxyo ah oo ay doonayeen inay kusoo weeraraan Muqdisho. Taliyaha ayaa intaas ku daray in gaadiidka qaraxyada lagu diyaarinayey ay ahaayeen nooca xamuulka, islamarkaana ay dhinaca cirka ka duqeeyeen taasi oo, sida uu sheegay, sahashay iyadoo cidna uu khasaare kasoo gaarin in la burburiyo. “Waxaa howl-galka lagu dilay ugu yaraan 30 maleeshiyo oo Shabaab ah oo ay ku jriaan saraakiil sare.” Ayuu yiri Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin . Howlgalkaan ayaa qeyb ka ah howl-gallo ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ku todobaadyadii lasoo dhaafay ay ka wadeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobollada Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose. Maalma ka hor ayaa guudata 16-aad waxa ay Al-Shabaab kala wareegtay todoba tuulo oo ka tirsan Shabeellada Hoose, iyada oo Taliye Ismaaciil uu ballan qaaday inay sii wadayaan howl-gallada inta laga soo afjarayo jiritaanka Kooxda Al-Shabaab, sida uu hadalka u dhigay.
  16. Somalia's Western-backed government forces beat and detained a record number of journalists last year, the journalists' syndicate told Reuters on Friday, prompting suggestions the government is suppressing scrutiny of its security record ahead of elections due this year. Source: Hiiraan Online
  17. Dhuusamareeb (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Magalaada Dhuusameeb kula kulmay Maanta Odayaasha dhaqanka degaanka Xeraale ka xog wareystay sida uu u dhaqan galay heshiiskii nabadeed ee Dadka reer Xeraale iyo Huurshe. Odaayasha ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka u sheegay in heshiiskaas uu guulaystay, haatanna Dadku ay ku noolyihiin nabad iyo degganaasho. Mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa uga mahadceliyay Odoyaasha dhaqanka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada sida wanaagsan ee ay uga shaqeeyeen howlaha nabadaynta, wuxuuna kula dardaarmay in la sii xoojiyo dib u heshiisiinta iyo wada noolaanshaha. View the full article
  18. Residents of Wajir and Mandera counties have resorted to desperate methods to scare away armies of desert locusts that invaded parts of the devolved units five days ago from neighbouring Somalia. Source: Hiiraan Online
  19. Tehran (Caasimada Online) – Iran ayaa ku hanjabtay “aargudasho darran”, waxaana ay sheegtay in Mareykanka uu qaadi doono mas’uuliyadda cawaaqibka ka dhasha dilka mid ka mid ahaa taliyayaasheedii sare, Jeneral Qasem Soleimani. Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa xaqiijiyey in Soleimani oo hogaaminayey ciidamada xulka ah ee Quds, lagu dilay duqeyn Mareykanka ay ka fuliyeen agagaarka garoonka diyaaradaha Baghdad, Khamiistii. “Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee waxay ku dhowaaqayaan in Qasem Soleimani uu ku shahiiday duqeyn ay Mareykanka fuliyeen” ayaa lagu yiri bayaan ay soo saareen. Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku hanjabay “aargudasho darran”, oo ka dhan ah “dambiilayaasha gacmahooda dhiigga la galay,” isaga oo wacad ku maray in “shaqadiisa iyo waddadii uu hayey aan la joojin doonin.” Dhinaca kale, hoggaamiyaha kooxda Tehran ay taageerto ee dalka Lubnaan ee Xizbullah ayaa maanta ku baaqay in loo aargudo dilka Qasem Soleimani. “In la fuliyo ciqaabta ku habbon dambiilayaashan wax khaarijiyey, waxay noqon doontaa mas’uuliyadda dhammaan dagaal-yahanada wax iska caabinta ee caalamka.” Ayuu bayaan uu soo saaray ku yiri Hassan Nasrallah. Wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku xaqiijisay in Jeneral Qassem Soleimani lagu dilay weerar dhacay goor dambe oo khamiistii ah kadib amar kasoo baxay madaxweyne Donald Trump. Waxay weerarka ku qeexday “tallaabo lagu difaacayey danaha Mareykanka ee dibedda.” “Jeneral Soleimani wuxuu waday qorshe lagu weerarayo diblomaasiyiinta iyo ciidamada Mareykanka ee Iraq iyo gobolka” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Pentagon-ka. Qoraalka ayaa intaas ku daray “Duqeyntan waxaa looga dan lahaa in lagu joojiyo weerarka Iran ay qorsheyneysay. Dowladda Mareykanka waxay sii wadi doontaa inay qaaddo dhammaan tallaabooyinka muhiimka ah oo ay ku ilaalineyso dadkeeda iyo danaheeda.” Wasaaradda difaaca Mareykanka ma aysan bixin faah-faahin ku saabsan duqeynta, hase yeeshee saraakiisha Iraq ayaa sheegay in gantaal lagu weeraray kolonyo baabuur ah oo ku safrayey agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Baghdad. Weerarka ayaa waxaa sidoo kale ku dhintay Abu Mahdi al-Muhandis oo ahaa taliye ku-xigeenka maleeshiyada Iran ay taageerto ee al-Xashd al-Shacbi ee dalka Iraq. VOA + AFP
  20. Zecharias Zelalem is a journalist with Addis Standard, “a monthly social, economic and political news magazine published and distributed by Jakenn Publishing Plc”. A cover story written by Zecharias Zelalem Puntland Post Monthly: A peaceful transfer of power took place in Ethiopia in 2018. How has the liberalisation of PM Dr Abiy Ahmed affected the media landscape in Ethiopia? Zecharias: One of the things we must accredit the current government with is the changes permitted in the media landscape. Prior to 2018, media outlets were clamped down upon and Ethiopia was one of the world’s top jailer of journalists. So many writers and bloggers were given sentences ranging from 6 or ten years, to even life in prison for charges such as terrorism and treason. Today, this is no longer the case. My own outlet, Addis Standard was forced to shut down its magazine production in 2016 when the government appointed command post threatened to take action against any outlets publishing news critical of the government. The likes of OMN and ESAT were banned and anyone caught giving information to these outlets would be arrested. Today this is no longer the case. These outlets and many more are allowed to operate openly in the country. This was a very encouraging initiative when ushered in. Puntland Post Monthly: The Ethiopian Parliament has passed a law about dissemination of hatred. How can the Ethiopian Government prevent the use of this legislation as a tool to stifle debate? Zecharias: The Ethiopian government is in the process of passing the law via the parliament but it hasn’t been officially written into law yet. How will this be prevented from being used to stifle debate? This is very much in the hands of the government. Ethiopia has had such a dark history of governments using loosely interpreted litigation to muzzle internal dissent. The most infamous example of this is the 2009 Anti Terror Proclamation. This proclamation was on paper designed to punish those who preach hate and terrorism. But in the end, the 2009 Anti Terror Proclamation was used to arrest activists, journalists and plenty of outspoken scholars who criticized the government. This is what we are accustomed to in Ethiopia. Hopefully, with the new government promising to be one that implements true reform and calls for accountability even at the state level…we will see a change in attitude among the country’s leaders. As I said, it is in the hands of the government and of this I am cautiously optimistic. Puntland Post Monthly: There are several diaspora-owned media outlets such as Zehabesha, Borkena, Oromia Media Network and Tigrai Online. They wield much influence partly because their messages are aimed at specific nationalities. How can the Ethiopia-based media houses offset polarising messages without unwittingly becoming a mouthpiece of the Ethiopian Government? Zecharias: About the media outlets, there needs to be increased professionalism in the domain. The four media outlets you listed are known for spreading propaganda and for their biased reports. They are mouthpieces for various sides of the Ethiopian partisan political sector. They aren’t outlets that follow the norms of journalism. They have large followings among those who believe in and espouse their political ideologies. Media outlets must be able to respect the norms of journalism to avoid being either government mouthpieces or political propaganda bullhorns. Right now, many Ethiopian so called media portals are having trouble respecting this and today, a select few are considered credible. This I believe is due primarily to the government’s restrictions on free speech and media freedoms over the past three decades. Hopefully, over the next few years, the credible outlets will be filtered out and rise to increased relevance and those who spread inflammatory messages and pander to divisive politics will be identified by Ethiopians as being lower level tabloid media outlets. Puntland Post Monthly: As far you know are there local newspapers in local languages other than Amharic? Zecharias: About the newspapers, I know of some newspapers in languages other than Amharic, but they are very few. There aren’t enough papers in Afaan Oromo, Somali, Tigrigna and other languages, especially in Addis Ababa. For much of the last 50 years, initiatives to see papers in languages other than Amharic thrive were quashed by the Ethiopian state. The Imperial era Ethiopian government for instance, frowned upon any sort of sincere effort to see an increased availability of literature in languages other than Amharic. In some parts of the country today, such as Tigray, it is still impossible to start independent media outlets, as the regional government continued to prohibit locals from engaging in any sort of journalism that is unaffiliated with the region’s controlled outlets. But elsewhere in the country, there are greater freedoms and hopefully we will see changes in this regard. One aspect we must take into account is the fact that the print media production is being slowed due to the widespread availability of online alternatives. This is the challenge newspapers are facing around the world of course. The increase in costs and the difficulty of luring readers away from their phones for a brief read make the task at hand much more difficult. But at least today, greater freedoms for journalists and media outlets have been won thanks to the change in administration and above all, thanks to the countless youths who protested and died between 2015-2017 to bring an end to authoritarianism. I do hope with these newly gained freedoms we will see an increase of Oromo, Somali, Tigrigna newspapers and magazines who uphold the values of ethical journalism. Puntland Post Monthly: How easier is it for an investor to launch a media enterprise or buy shares of newspapers or TV stations in Ethiopia? Zecharias: I don’t have detailed knowledge to provide you with in depth answers to these questions. But I do know that its quite difficult and costly to simply establish such outlets. When Abiy Ahmed came to power last year and announced that there would be reform allowing media freedoms, many diaspora based media heads announced their intentions to return to Ethiopia and start up their own networks. But most of those I know who planned on operating television outlets have instead transitioned to basing their televised content on YouTube channels. Among those who returned home and planned on opening TV channels but were forced to settle for YouTube, Abbay Media. There are a number of newspapers and magazines who halted production after merely months. Such endeavours require extensive research and finances. Something that most weren’t prepared for when they made the move to Ethiopia. I am unaware of how much it might cost to buy shares in media, but it is quite evident that for certain outlets with larger followings, it would cost hundreds of thousands, perhaps even millions of Ethiopian birr. What was widely reported in Ethiopian circles is that renowned activist Jawar Mohammed purchased local television outlet LTV for something like 75 -80 million Ethiopian birr, which is around 2.5 million $US. LTV has a large following. But other than this, my information as to how much the transaction of shares of specific media companies might cost is quite minute. Puntland Post Monthly: What are challenges facing local media houses? Zecharias: The problems and challenges are many, but above all Ethiopia lacks a media culture. Due to decades of authoritarianism and an embedded cultural inability among Ethiopians to tolerate criticism, we have yet to really see the surge of hard hitting, unbiased, professional journalism that a country like our’s really needs. This is something that I hope will change as the years go by. Right now, most so called media outlets are really fronts for political propaganda. This needs to change but I’m optimistic about what I notice. Other than that, most media outlets are based in Addis Ababa and rarely do they send correspondents to rural areas of Ethiopia. The country is an extremely diverse one with diverse mindsets, mentalities and points of view. Too many Ethiopian media representatives report on stories from Addis Ababa without making a sincere effort to reach and communicate with the people affected. This in itself is a form of erasure. There is so much in terms of understanding and context that one can gain by travelling to affected areas and communicating with locals, but this is all too often lost when a city dweller in a cafe in Addis Ababa writes a story and then adds a picture he/she found on Facebook to it. Often this is done to suit a narrative and not to air the views and opinions, desires and aspirations of the subject in the story. Because of this, we rarely get a glimpse of what people in areas like Dessie, Deghabour, Moyale feel, hear and aspire to see, as rarely is the effort to include them in a story made, beyond the bare minimum. For me, these are the greatest challenges news media face. They are challenges brought upon by our upbringing, culture and attitude but also our common history. © Puntland Post Monthly, 2020 The post An Interview with Zecharias Zelalem on the Ethiopian Media Landscape appeared first on Puntland Post.
  21. Jidda (SMN) – Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Dalka Sacuudi Carabiya , Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa booqasho ku tagay Xabsiga Shimees ee Magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga,halkaas oo ay ku jiraan maxaabiis Soomaaliyeed,taasi oo qeyb ka ah fulinta balanqaadyo uu sameeyay ee ah in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi jooga ay helaan adeegii ay qunsuliyadda uga mas’uulka ahayd, mar uu u waramay Wakaaladda(SONNA) goor sii horeysay. Ujeedka booqashadiisa Amb Ilyaas Sheekh Cumar uu ku tagay xabsiyada ayaa la xiriirta sidii uu u raadin lahaa xuquuqda maxaabiista Soomaaliyeed ku jirta xabsiyada Dalkaasi Sucuudiga, waxaana halkaasi kusoo dhoweeyay madaxa Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Shimeys, Cabdlalla Xaaji, Agaasimaha Xarunta, Janaral Usaama Bin Millaax, Agaasimaha Xafiiska Wasaaradda arrimaha dibadda ee xarunta Shimeys, Al-Sayed Qaliil Bin Axmed iyo mas’uuliyiin kale. Qunsulka, ayaa intii uu halkaasi ku sugnaa aad ugu kuur-galay xaaladda nololeed iyo tan caafimaad ee muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee ku jira Xabsiga Shimeys,wuxuuna madaxdii uu la kulmay uu kala hadlay sidii loogu fududeyn lahaa arrimohooda,islamarkaana ay aqbaleen in dadkaasi maxaabiista ah hadii la qabto ay muddo maalmo kooban gudahood ay dalkoodi hooyo ku soo celiyaan. Warbaahinta dowladda ayaa la xiriirtay Amb Ilyaas Sheekh Cumar si ay xog badan uga ogaato marxaladda ay ku sugan yihiin maxaabiistaasi iyo wixii uu la kulmay qunsulka. “Waxaan booqanay xabsiyada si aan u dabagalno xaaladda maxaabiista Soomaaliyeed, mas’uuliyiintii aan la kulannay waxaan kala hadlay dhowr arrimood, sida in hadii muwaadiniinta Soomaaliyeed hadii la xiro deg-deg loogu fududeeyo howlihiisa,waxay sidoo kale balanqaadeen in safar sugayaasha ay heli doonaan waxkasta oo adeeg ah oo ay u baahan yihiin inta dalkoodi lagu celinayo,waxay helayaan cuno sedex gelin ah iyo caafimaad dhameystiran”. ayuu intaasi ku daray Amb Ilyaas Sheekh Cumar. Amb: Ilyaas Sheekh Cumar ayaa sidoo kale la kulmay mas’uuliyiinta Xarunta Xabsiga Shimeys ee Magaalada Jidda, iyagoo ka wada hadlay sii xoojinta wada shaqaynta Labada dhinac,isagoo halkaasi ku guddoonsiiyay abaalmarino la xiriira wadashaqeynta wanaagsna oo ay muujiyeen sida shahaado sharaf, wuxuuna Qunsulka si gaar ah ugu mahad celiyay Boqorka Dalka Sacuudiga iyo dhaxalsugahiisa cafiskii gaarka ahaa ee ay u fidiyeen muwaaddiniinta Soomaaliyeed,kaasi oo la xiriira lacagihii laga cafiyay qarashaadka Iqaamadaha oo ay awoodi waayeen in ay iska bixiyaan,si ay dalkoodi ugu laabtaan,waxaana cafiskaasi uu sahlaya in dad badan oo u baahnaa in dalkoodi ay ku soo laabtaan ay u fududaandoonto. Mas’uuliyiinta Dalka Sacuudiga ee uu la kulmay Qunsulka Soomaaliya ayaa waxay ballan qaadeen in muwaaddiniinta la keeno Xabsiga Shimeys ee Magaalada Jiddah ay Maalmo gudahood ugu fududeyn doonaan howlahooda. Tani ayaa qeyb ka ah guulaha dhinaca diplomaasiyadda oo ay soo hoysay dowladda Soomaaliya sanadihii ugu dambeeyay,waxaana dalka Sucuudiga uu yahayy dal muhiimad gaar ah u leh bulshada Soomaaliyeed iyo dowladooda. Post View the full article