-
Content Count
214,044 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Baydhabo (SMN) – Munaasabad si heer ah loosoo agaasimay oo lagu qabtay Baydhabo ayaa loogu dabaaldegay sanad-guurada koowaad ee doorashadii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta Gareen. Afhayeenka Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan, xubno ka tirsan gudoonka Aqalka Hoose, wasiiro ka tirsan xukuumadda, siyaasiyiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgashay. Lafta Gareen oo madasha ka hadlay ayaa wuxuu hoosta ka xariiqay in maamulkiisu wax badan ka qabtay waxbarashada iyo caafimaadka. Mas’uuliyiinta kale ee goobta hadal-jeedin ka sameysay ayaa qiray wax-qabadkiisa, iyaga oo ku tartarsiiyey in uu shaqada sii wado. Hoos ka daawo sawiradda View the full article
-
Baydhabo (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in maalin walba uu maqlo dad caadeystay inay been ka sheegaan Maamulka Koonfur Galbeed, isla markaana sheegaya in uu xasuuq ka dhacay Magaalada Baydhabo. Waxaa uu sheegay in maalin walba Siyaasiyiinta mucaaradka ah sida Xisbiyada ay ku mashquulaan Arrimaha Koonfur Galbeed, isla markaana dad aan la dilin ka been sheegaan,iyaga oo ku xumeynaya Dowladda Soomaaliya. “Siyaasiyiinta mucaaradka ,iyaga oo aan imaan Baydhabo ayay been ka sheegaan, waxana u jeedada ugu weyn ee laga leeyahay ay tahay inay dowladda ku xumeeyaan, waxaa ku jira dadkaas kuwa kasoo jeeda deegaano lagu dilay dad reer koonfur Galbeed ah gaar ahaan Gaalkacyo mana ahan kuwa xishoonaayo ayuu yiri” Laftagareen. Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in Siyaasiyiinta ku sugan Magaalada Muqdisho ee hadaladaas maalin walba sheega aysan u dul qaadan doonin kana aqbaleyn, iyaga oo qarinaya dadkii Reer Koonfur Galbeed oo Maalin cad lagu diley Gaalkacyo. Hadalkaan ayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) waxaa uu ka sheegay munaasabad loogu dabaal degayay sanad-guuradii 1aad ee markii loo doortay Madaxweynaha Maamulkaas oo lagu qabtay Baydhabo.
-
Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka subax. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Warka-Subax-20122019.mp3 View the full article
-
Police in Wajir County have arrested eight suspects believed to have hijacked a passenger bus and killed 10 people along Kotulo and Wargadud road in Tarbaj sub-county, on December 6. Source: Hiiraan Online
-
Muxuu sameeyay Trump intii ay socotay codeynta Congress-ka?
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Muxuu sameeyay Trump intii ay socotay codeynta Congress-ka? Eedeymaha loo jeediyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa ka mid ah ku takrifal awoodeed Kadib maalmo juuq la’aan ah, ayuu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump mar kaliya burqaday ka dib markii Aqalka Congress-ka uu u fariistay kala noqoshada codka kalsoonida isaga loo hayo. Si la mid ah sida dadka ay codeynta iyo khudbadaha xildhibaanada ugala socdeen idaacadaha la’iska arko, ayay sidoo kale isha ugu hayeen degelka Twitter-ka Trump oo si isdaba joog ah wax loosoo galinayay. Wax ka badan 60 jeer ayuu Trump wax soo galiyay boggiisa, taas oo ah arrin qeyrul-caadi ah. Dhammaan qoraallada isaga uu qoray iyo kuwa ay dadka kale qoreen ee uu sii faafinayay ayaa waxaa looga hadlayay mooshinka Congress-ka, islamar ahaantaasna looga soo horjeedo. Haddii qof uun dareenkiisa iyo waxa maankiisa ka guuxayo laga dareemi karo meel fog, kaas waa Donald Trump, wuxuuna si dhab ah u muujiyay illaa heerka uu kasoo horjeedo codka Congress-ka, isaga oo ku tilmaamay arrin sharci darro ah. Welwelka Trump Madaxweyne Trump ayaa dhaleeceyn u jeediyay siyaasiyiinta xisbiga Dimuqraaddiga Saacado ka hor inta aanan codbixinta loo fariisan, ayuu qoraal uu soo dhigay Twitter-ka waxa uu ku sheegay in uu innaba ka welwelsanayn codka loo qaadayo. Balse taasi waxa ay isbaddashay markii codeynta loo fariistay. Mid ka mid ah qoraalada uu soo dhigay ayaa sidan u dhignaa, wuxuuna dadka ka codsaday in ay u soo duceeyaan. “Ma aamini kartaa maanta waxaa raba in ay xilka iga qaadaan kuwa xagjirka ah ee bidixda u janjeera, wax-ma-tareyaasha Dimoqoraadiyadda. WAX AAN HALlEEYAY MA JIRTO! Waa wax aad u khaldan. Akhri qoraalada. Tan ma ahan in ay ku dhacdo madaxweyne kale. Iisoo DUCEEYA!”. Xuquuqda Sawirka @realDonaldTrump@REALDONALDTRUMP Trump iyo Shacabka Inkasta oo arrintan aad loogu kala qeybsan yahay, haddana Trump ayaa marka qoraaladiisa la eego u muuqda in uu shacabka ka raadinayo beerlaxawsi, wuxuuna dadka tusayaa in xisbiga dimoqoraaddiga ay yihiin cadowga dadka. Mid ka mid ah qoraaladiisa ayuuna arrintaas ku caddeeyay, isagoo yiri “Xaqiiqda waxay tahay, aniga ima dabo socdaan, ee idinka ayay idiin socdaan, kaliya aniga ayaa idinku gudban”. @realDonaldTrump@REALDONALDTRUMP Codeynta kadib wuu aamusay Tan iyo intii ay dhacday codeynta, Aqalka uu kala laabtay codka kalsoonida, Trump juuqdiisa lama hayo. Ma jiro wax qoraal ah oo uu soo dhigay, balse waa hadal haynta ugu weyn ee warbaahinta Maraykanka iyo adduunkaba. Qoraalkii ugu dambeeyay ee uu soo dhigay waxaa la daabacay ilaa 8 saac ka hor. Qaran News -
Guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwad ku saabsan hanaanka iyo waqtiga doorashada wakiilada iyo mida Madaxweynaha. Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska guddiga ayaa lagu xusay in dhismaha Galmudug lagu soo gaban gabeen doono ilaa 9- January 2020-ka maalinkas oo ku beegan maalinta la dooran doono Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Halkaan ka Akhriso. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
MOGADISHU, Dec. 19 (Xinhua) — Somalia said on Thursday the government made key gains on economic, security and political fronts that have laid sufficient groundwork that is critical to drive the country forward in 2020. Mohamed Abdi Hayir, information, culture and tourism minister, said the economy grew by 3.8 percent in 2019 and expects to reap economic benefits due to improved governance in 2020. Hayir said the government is spending the biggest chunk of its budget on improving the welfare of the security forces and investing in education and health. “We achieved a lot in 2019, however, we will reap the benefits of governance in 2020 which will be the year of victory. All our current efforts will bear fruits for the Somali people and it will be visible and felt by the public in 2020,” Hayir said in a statement to mark the end of 2029. He said the Horn of African nation adheres to the conditions set by the International Monetary Fund (IMF), on sound financial regulations and management, and are course to qualifying for debt relief, which is critical to unlocking the country’s economic potential. “We hope by the end of February, Somalia will qualify for debt relief and attract foreign direct investment to spur development and Somalia regains its beauty, improve the lives of our people, create jobs for youth and improve security,” Hayir said. The minister who urged the public to continue supporting the government said Somali security forces proved their ability to capture and hold territory from al-Shabab group, citing the capture from militants in key areas of Bariire, Sabiid, El-Saliini and Awdheegle, all in Lower Shabelle region. He said the Somali security forces are growing in confidence and demonstrated the ability to take over the security responsibilities from AMISOM. “I wish to tell the world that Somalia’s recovery, especially the restoration of peace and security in Somalia and the Horn of Africa region is close to being achieved,” said Hayir. He lauded international partners such as the African Union Mission in Somalia (AMISOM), the UN and other international allies for supporting Somalia’s stabilization and recovery efforts in 2019. “I would say that the world, and in particular the African countries that dispatched their soldiers to Somalia, helped the growth of governance in Somalia. They have taken part in the security, economic, social, political revival of our country and supported the salvation of our people, institutionalization and putting governance structures in place in our country and protecting them,” Hayir said. He paid tribute to AMISOM troop and police-contributing countries for the sacrifice they have made to restore peace in Somalia. Source: Xinhua
-
Somalia’s international partners* reaffirm the importance of timely and effective preparations of the 2020/21 federal elections. At the Somalia Partnership Forum on 2 October, the Federal Government committed to enact the Electoral law and the amended Political Parties Law by December 2019. The Government further pledged to include at least 30 per cent minimum quota for the representation of women in parliament in line with commitments made before the previous electoral cycle; to establish security arrangements to allow as wide a participation of the Somali voting population as possible; and to conclude the electoral processes on the basis of credible, peaceful, “one person, one vote” free and fair elections by the end of 2020/early 2021. These undertakings are based on long-standing pledges by a wide range of Somali leaders to hold a direct, ‘one person, one vote’ elections in 2020/21. The partners urge the fulfilment of these commitments. In recent days, international partners have held consultations with the National Independent Electoral Commission (NIEC), the Speaker of the House of the People and the Speaker of the Upper House of the Federal Parliament, the Somali Federal Police Commissioner in his capacity as Chairman of the Electoral Security Task Force and Prime Minister Hassan Khaire. The partners took stock of progress and commended these Somali authorities for the election-related tasks accomplished to date.In line with the commitments made by the Federal Government and other Somali stakeholders, the partners urge that the future election model should: Respect the Constitution; Ensure that the federal elections are held on time in late 2020/early 2021, without extension of the terms of the Executive or Parliament; Ensure fair representation of all Somali communities; Afford the Somali people the opportunity to directly elect their representatives through “one person, one vote”; Include a role for political parties in the elections; Guarantee a minimum of 30 per cent representation for women in the Federal Parliament; Enable the broadest possible participation including of internally displaced persons; Enjoy wide support among all Somali stakeholders; Be capable of being implemented effectively and securely and of attracting sufficient funding through application of these principles; Result in peaceful election of leaders who have broad legitimacy, and Respect the mandate of the National Independent Electoral Commission. The partners call on the House of the People and the Upper House of the Federal Parliament to complete the adoption of the Electoral Bill and the revised Political Parties Law by the end of 2019. They also call on all stakeholders and institutions in Somalia to set aside their differences and engage in constructive dialogue. Somalia’s international partners remain dedicated to support the advancement of Somalia’s commitment to good governance. The partners will continue to provide support to the electoral process and stand ready to offer technical expertise to the relevant Somali authorities as they devise a credible and implementable electoral model. * African Union Mission in Somalia (AMISOM), Canada, Denmark, Ethiopia, European Union, Finland, France, Germany, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Italy, Kenya, Norway, Sweden, Switzerland, United Kingdom, United Nations and United States.
-
In collaboration with the Free Press unlimited, Federation of Somali Journalists (FESOJ) has today kicked off a two-day training on freedom of expression for 20 journalists from different media outlets in Baidoa. The overall objective of the training is to improve the capacity of local reporters and strengthen the environment for freedom of expression and journalistic professionalism. Farah Omar Nur, head of Training and Development of FESOJ and long serving journalist said “We are going to equip journalists working in diverse media in Baidoa with skills and knowledge to sustain professional standards and to produce professional reports while paying premium to their Safety and Protection” Minister of Information for the State of Southwest State of Somalia Mr Ugas Hassan Abdi Mohamed said at the opening ceremony that they welcome FESOJ’s training to journalists, especially on a very important topic of freedom of speech. “From our side, we fully guarantee freedom of speech and to ensure that journalists carry out their duties independently, but on the other side journalists are also required to responsible and provisional media that does not lead to social conflict as our communities are vulnerable and recently came out long years of tribal and religious conflict” FESOJ Vice President Muhudin Hassan Mohamed who spoke at opening ceremony said the training came at a time when Somali journalists are generally facing with harassment, intimidation, arbitrary detention and limited access to information. Journalists participating in the training said they hope that the training would contribute more to the rights as journalists the media and also remind authorities of the importance of freedom of the press. “FESOJ strongly supports freedom of expression, and realizes that such training improves access to information and promotes the status of journalists in Somalia,” said Mohamed Ibrahim Moalimuu the Secretary General of Federation of Somali Journalists (FESOJ) Radio, television and other media have grown rapidly in the last decade throughout the country. Currently there are 79 radio stations across the country, 29 newspapers and 25 Somali language television stations, including 8 based in the United Kingdom. The most widely accessible and primary medium of information still remains the radio despite social media usage is growing fast.
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Bar___qubanaha-19122019.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka ayaa war ka soo saartay howlgal ay ciidamada xoogga dalku ka fuliyeen deegaanada Baarsanguuni iyo Kaban oo hoos taga dagmada Jamaame ee gobalka Jubbada Hoose. War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalkaas lagu dilay 15 nin oo iskugu hiray amiirro iyo dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab, halka dhaawacana lagu sheegay sided kale. Qoraalka ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi uu yimid kadib markii taliska guutada 11-aad qeybta 43-aad Militeriga Soomaaliya ay ka war heleen weerarro uga soo wajahnaa Al-Shabaab, kadibna sidaas ay ku weerareen goobo ay isku urursanayeen. Weerarka ay qorsheeyanayeen Al-Shabaab ayaa la sheegay inuu ku wajahnaa saldhig ay ciidamada xooggu ku leeyihiin degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, sida lagu sheegay warka caawa ka soo baxay dowladda Soomaaliya. Halkaan ka akhriso war-saxaafadeedka
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal ku saabsan doorashada Soomaaliya ee 2020/21, ayaga oo sheegay inay muhiim tahay in doorashadu noqoto mid wax ku ool ah, oo ku dhacda waqtigii loogu talo-galay. Qoraalkan, oo dad badan ay ku macneeyeen mid lagu amrayo dowladda Soomaaliya, ayaa saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ku sheegeen in ay qasab tahay in la xaqiijiyo inaan wax muddo kordhin ah loo sameyn baarlamanka iyo xukuumaddaba. Xubnaha saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ayaa waxay kusoo bandhigeen qoraalkooda 11 qodob oo ku dalbadeen in laga helo hanaanka doorashada 2020/21, waxayna ay yiraahdeen “si waafaqsan ballan-qaadyadii ay sameeyeen dowladda federaalka iyo dhammaan saamileyda siyaasadda Soomaaliya, waxay saaxiibadu boorinayaan in hanaanka doorashada mustaqbalka uu noqdaa mid:- 1 – Dhowraya dastuurka 2 – Xaqiijinaya in dhammaan doorashooyinka federaalka lagu qabto waqtigooda ah dhammaadka 2020 iyo horraanta 2021, ayada oo aan muddo kordhin loo sameyn baarlamanka ama xukuumadda. 3 – Xaqiijinaya in dhammaan bulshooyinka Soomaalida ay helaan metelaad caddaalad ah. 4 – Siinaya dadka Soomaaliyeed fursad ay wakiilada matalaya ugu doortaan hab “qof-iyo-cod ah”. 5 – Ku daraya kaalinta xisbiyada siyaasadda ee doorashooyinka. 6 – Damaanad qaadaya in haweenka ay 30% ku yeeshaan xildhibaanada baarlamanka. 7 – Xaqiijinaya ka qeyb-galka ugu ballaaran uguna macquulsan, oo ay ku jiraan dadka gudaha dalka ku barakacay. 8 – Haysta taageerada dhammaan saamileyda siyaasadda dalka. 9 – Doorashada loo qaban karo si hufan oo nabad ah oo soo jiidan karta taageerada dhaqaale si loo fuliyo qodobadan. 10 – Natiijada ka dhaataa, noqotaa doorashada hogaamiyeyaal sharciyad haystaa, iyo mid 11 – Ilaalinaya muddo xileedka Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka. Saaxiibada caalamka ayaa ugu baaqay labada aqal ee baarlamaanka inay ka hor dhammaadka 2019 meel-mariyaan sharciga doorashooyinka iyo kan xisbiyada. Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay dowladda Soomaaliya ka taageeraan dowladda wanaagga iyo taabo-gelinta dhamaman qodobada kor ku xusan. Bayaankan ayaa waxaaa si wadajir ah usoo saaray Amisom Canada, Denmark, Ethiopia, Midowga Yurub, Finland, France, Germany, IGAD, Italy, Kenya, Norway, Sweden, Switzerland, UK, QM and Mareykanka.
-
Dhuusamareeb (SMN) – Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa soo saaray Jadwal cusub oo ku saabsan doorashada madaxtooyada iyo baarlamaanka maamulkaas. Hoos ka akhriso jadwalka View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamd Xasan, oo qayb ka ah wafdiga Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre hoggaaminayo ee Geneva maalmahaan ku sugnaa ayaa ka war bixiyay shirarkii kala duwanaa ee ay la yeesheen qaar kamid ah madaxda ka qeyb geleysay madasha Qaxootiga adduunka. Jamaal Maxamd Xasan ayaa sheegay intii ay joogeen in Ra’iisul Wasaaruhu uu kulamo wax ku ool ah la qaatay madax ka socota wadamo kala duwan iyo madaxda hey’adda Qaxootiga adduunka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa khudbad ka jeediyay xiritaanka madasha qaxootiga adduunka oo markii ugu horreysay sannadkaan la qabtay loogana hadlay arrimaha qaxootiga ku nool dunida dacalladeeda View the full article
-
Riyadh (SMN) – Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka qeybgalay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada ee Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya. Shirka 23-aad ee Caadiga ah ee Wasiirrada Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda Carbeed ayaa waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen adkeynta xiriirka iskaashi ee dhinaca tiknolojiyada ah ee dalalka Carabta, iskaashiga Carabta iyo Shiinaha iyo horumarinta is-dhaafsiga aqooneed. Sidoo kale waxaa shirka looga hadlay horumarinta iyo daahfurka dadaallo lagu dhiirigelinayo horumarinta tiknolojiyadda sida Madasha Maamulka Internetka, Tayenta Muxtawaha Carbeed ee Internetka, iyo qodobo kale. Wasiirka Boostada Isgaarsiinta Mudane Eng. Cabdi Cashur ayaa waxa uu sidoo kale ka qeybgalay daahfurka Bayaanka Wadajirka ah ee dalalka Carabta ee ku aaddan dhisidda Bulsho Carbeed oo casri (dijitaal) ah, taas oo sal adag oo waara leh, kuna nool horumar iyo baraare joogta ah, iyo sidi loogu jiheyn lahaa xagga horumarka, bulsho qof ahaan iyo guud ahaan dadka oo dhami ka wada faa’iideysan karaan si buuxda, uguna baraarugaan horumarkooda waara, islamarkaana u horumariyaan tayadooda nololeed, taas oo ku saleysan kuna qotonta ujeeddooyinka iyo Mabaadi’da Axdiga Jaamacadda Carabta. Wafdiga Wasiirka ayaa sidoo kale ka qeybgalay caleemo-saarka Caasimadda Carbeed ee Digitalka ah ee sanadkan, taas oo sanad walba loo aqoonsan doono magaalo ka mid ah dalalka Jaamacadda Carabta. Dhinaca kale Wafdiga Wasiirka ayaa waxa ay sidoo kale kulamo doceedyo la qaateen qaar ka mid ah dalalka Carbeed ee ka soo qeybgalay dalka, si gaar ah dalalka Cuman kaas oo si gaar ah looga hadlay iskaashi dhinaca horumarinta kaabayaasha Isgaarsiinta ah iyo qodobo la xiriirra dhinaca ammaanka internetka. View the full article
-
Popular Contributors
