-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
I was sitting on the terrace of La Brioche, a popular bakery-cafe in Kigali’s Gacuriro neighbourhood. It was twilight – the streetlights were coming on, and the first hint of cool wafted through the air after a sweltering autumn day. Source: Hiiraan Online
-
Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya ay gaartay meeshii ugu sarreysay, islamarkaana la gaaray horumaro kala duwan. Maareeye ayaa tilmaamay in laga gudbay rajo la’aantii jirtay, islamarkaana Soomaaliya ay dib ugu istaagtay cagaheeda. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in inta badan la maareeyey dhibaaatooyinkii adkaa ee la soo maray, loona baahan yahay in hore loo socdo. Ugu dambeyn wasiirka wafaafinta Soomaaliya ayaa ku baaqay in la taageero dowladda federaalka, si looga miro dhaliyo dadaallada hormarineed ee socda. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/maareeye-1.mp3 View the full article
-
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaaa sheegaya in qarax gaari uu xalay ka dhacay xaafadda Siinaay ee waqooyiga magaaladaasi. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan ciidamada isku dhafka ah ee ka howgala Gaalkacyo, kaasi oo lagu magcaabo Cabdicasiis Istakiin. Sidoo kale wararka ayaaa intaasi ku daraya in dhaawac culus uu soo gaaray sarkaalka, islamarkaana lagu dabiibayo mid ka mid ah isbitaalada degmadaasi. Ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay masuuliyadda qaraxaan, laakiin dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro ka fuliya halkaasi. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Warka-Subax-060120.mp3 View the full article
-
Malayshiyaadka Al-shabaab, ayaa sheegtay qarax xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo, oo lagu dhaawacay sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Isku’dhafka ah ee gobolka Mudug. Gaashaanle Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin oo ka tirsan Ciidanka Isku’dhafka ah ee gobolka Mudug, ayaa lagu dhaawacay qarax fiidnimadii xalay ku haleelay xaafadda Siinaay ee waqooyiga Gaalkacyo , kadib markii gaarigiisa loogu sii xiray qaraxaasi. Dhaawaca sarkaalka, ayaa durbadiiba loola cararay isbitaalka magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo weli lagula tacaalayo xaaladdiisa Caafimaad. Mas’uul ka tirsan maamulka gobolka Mudug oo saaka la hadlay Puntland post ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee sarkaalka ay aad u wanaagsantahay. Dhinaca kale, ma jirin cid kale oo khasaare ka soo gaaray qaraxa, oo lagu tilmaamay kuwa Rimuudka laga hago, marka laga reebo sarkaalka ciidan ee gaarigiisa loogu xiray oo isagu ku dhaawacmay. Gaashaanle Istakiin, ayaa mudda dheer ka soo shaqeeyay Ciidamada Puntland, waxaana uu mar soo noqday Dareewalkii khaaska ahaa ee AUN madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed. PUNTLAND POST The post Al-shabaab oo sheegtay qarax lagu dhaawacay sarkaal ka tirsan Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Lamu (Caasimada Online) – Kadib weerarkii say Al-Shabaab ay shalay ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin degaanka Manda Bay ee Lamu, ayaa waxaa la is-weydiinayey suurta-galnimada ah in weerarkaas uu xiriir la leeyahay aargudashadii ay Iran ugu hanjabtay Mareykanka kadib dilkii Jeneral Qasem Soleimani, Hase yeeshee, ma muuqdaan weli astaamo toos u xiriirinaya Al-Shabaab oo ah koox Sunni ah iyo Iran oo ah Shiico ah, sida uu sheegay Rashiid Cabdi, oo fallanqeeya arrimaha gobolka ah. Rahsiid oo twitter soo dhigay qoraallo uu kaga hadlay weerarka ayaa sheegay inuusan wax shaqo ah ku lahayn xiisadda Bariga Dhexe, hase yeeshee waxa uu shaaca ka qaaday in sirdoonka Kenya ay dhowaanahan ka walaacsanaayeen in Iran ay isku dayeysay inay xiriir la yeelato Al-Shabaab. “Al-Shabaab oo si furan u ah Wahaabi, ma ahan xulufo caadi oo Iran ay yeelan karto, kaaga daran’e waaba cadow. Hase yeeshee, haddii sheegashada Kenya ay run tahay, weerarka Al-Shabaab wuxuu kusoo aaday waqti wanaagsan si Al-Shabaab ugu baaqdo Iran inay diyaar u tahay isbaheysi xeelad ku dhisan” ayuu yiri Rashiid Cabdi. “Al-Shabaab oo xiriir la yeelatao Iran, waa xaalad qarow ah. Waxay heli kartaa sare u qaadid la mid ah Xuutiyiinta, sida gantaallo, diyaarado drone ah, waxayna beddeli kartaa dagaalka Geeska Afrika” Ayuu yiri. Mar wax laga weydiiyey in Mareykanka uu baarayo haddii Iran ay xiriir la leedahay weerarkan, afhayeen u hadlay AFRICOM Col. Christopher Karn waxa uu yiri “Al-Shabaab waxay leedahay ajandaheeda gaarka, wayna caddeysay damaceeda ah inay weerarto danaha Mareykanka.” Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkan ayaa tiri inuu qeyb ka yahay ololeheeda “Qudus Lama Yahuudeynayo”. Al-Shabaab ayaa sidoo kale horey u sheegtay in weerarkii ay bishii Janaayo 2019 ku qaaday moolka DusitD2 ee Nairobi uu qeyb ka ahaa ololahan.
-
President Tayyip Erdogan said on Sunday that Turkish military units had started moving to Libya to support Fayez al-Serraj’s internationally-recognised Government of National Accord (GNA), based in Tripoli. Source: Hiiraan Online
-
The governments of Ethiopia and Sudan have emphasised the crucial significance of cooperation on port service and utilisation as landlocked Ethiopia aspires to enhance its access to ports. Source: Hiiraan Online
-
Dowladda Iran ayaa markii u horraysay faahfaahisay nooca ay noqon doonto Tallaabada Aar-gudasho ee ay ka qaadi doonto waddanka Maraykanka, kadib dilkii dilay Qasem Suleimani. Lataliyha arrimaha milateriga ee hogaamiyaha Iran, Ayatollah Ali Khamenei ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay telefishenka CNN ee dalka Mareykanka waxaa uu kaga hadlay tallaabada xigta ee laga fili karo Iran, kadib markii Mareykanka uu dilay Qasem Suleimani oo ahaa sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada ugu awoodda badan Iran. Jeneraal Hossein Dehghan ayaa sheegay in Iran ay aargoosan doonta, ayna toos u bartilmaameedsan doonta “xarun milateri oo uu Mareykanka leeyahay”. Lataliye sare Dehghan oo sidoo kale horay usoo noqday wasiirkii gaashaandhiga ee Iran ayaa sheegay in tallaabada xigta ay ka iman doonta Iran, balse aysan ahayn mid laga sugi doonaa kooxaha taabacsan ee ka dagaalama gobolka. “Waxaa laga yaabaa in la is yirahdo tallaabada xigta waa hawgal dadban ah, waxaan leenahay Trump annaga ayaad si toos ah inoo soo weerartay, annaga ayaana tallaaba toos ah kaa qaadi doona.” Mareykanka ayaa waxaa bariga dhexe ka jooga ciidamo aad u tira badan, kuwaas oo kala joogaa dalalka Ciraaq, Sacuudiga, Urdun, Kuwait, Qatar, Imaraatka iyo Turkiga, waxaana dalka Ciraaq oo keliya ka jooga ciidan gaaray shan kun oo askari. PUNTLAND POST The post Iran oo shaacisay tallaabada ay ugu aargudi doonta dilkii Qasem Suleimani appeared first on Puntland Post.
-
Iran has declared that it will no longer abide by any of the restrictions imposed by the 2015 nuclear deal. Source: Hiiraan Online
-
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubbaland ayaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan ay gaaraan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu Kalsoon yahay. Xog ay heshay Caasimada Online, ayaa sheegaysa in Madaxweynaha Jubbaland uu maanta tagayo Garowe, halka Xaaf isagana la filayo in uu socdaal dhulka ah ku gaaro Garowe, isla toddobaadkan. Ujeedada socdaalka mas’uuliyiintan ayaa lagu sheegay in ay marti qaad ka heleen Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Dani, ay uga ka qayb galaan munaasabadda sanad guuradii 1-aad ee doorashadiisa Puntland. Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay maalmaha soo aadan ay u baxaan Garowe sida ay noo sheegeen xubno ka tirsan Puntland. Munaasabada Sanad Guurada 1-aad ee doorashada Deni, ayaa la filayaa in ay isu keento siyaasiin u badan dhinacyada ka soo horjeeda dowladda Soomaaliya, sidoo kalane ay aad ugu yaraadaan dhinacyada dowladda Taabacsan. Intii ay joogaan Garoowe, Deni , Xaaf iyo Axmed ayaa sidoo kale ka wada hadli doonaan arrimo ku saabsan doorashada 2020/2021 ee Soomaaliya iyo xiriirka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, oo maraya heerkii ugu xumaa.
-
Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Inta badan beellaha degaanada maamulka Galmudug oo siyaabo kala duwan Warbaahinta ula hadlay ayaa si weyn uga soo horjeestay qorshaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ka waddo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa Kheyre ku eedeeyay in uu badalay inta badan odayaashii soo saxiixay dhismaha maamulka Galmudug sanadkii 2015-kii. Waxa ay sidoo kale sheegeen in dowladda Soomaaliya ay dooneyso in xildhibaano ay soo qortay ay saxiixaan Odayaasha dhaqanka, islamarkaana aysan arintaasi aqbali doonin. Waxa ay sheegeen in dowladda dhexe ee Soomaaliya aysan dooneyn maamul dadka degaanka ay leeyihiin in laga dhiso Galmudug,laakiin ay doonayso maamul u shaqeeya dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo la hadlay qaar ka mid ah Warbaahinta ayaa si adag u eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya oo uu sheegay in ay ku fashilantay dhismaha maamulka Galmudug. Waxaa uu sheegay in Odayaasha dhaqanka Beelaha maamulka Galmudug ay Cabasho u soo gudbiyeen, islamarkaana ay u sheegeen in aysan jirin Xildhibaano ay soo xuleen oo dowladda dhexe ee Soomaaliya Jeebkeeda ka waddo. Waxaa uu xusay in cabashooyin badan ay kasoo gaareen qeybaha kala duwan ee bulshadda degaanada maamulka Galmudug, islamarkaana uu ka shaqeyn doono dhismaha maamul loo dhan yahay.
-
Tel Aviv (Caasimada Online) – Sirtii muddo caalamka laga qarinayey ee ahayd in Israel ay haysatio hub Nukliyeer ah, ayaa si lama filaan ah uga soo baxsatay ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu. Netanyahu oo ka hadlayey Tel Aviv ayaa sheegay in Israel ay tahay quwad Nukliyeer, ka hora inta uusan isku nixin, isaga oo ceeb dareemayana si kale u dhigan sheekadaas. Waxaa aad loo rumeysan yahay in Israel ay tahay quwad Nukliyeer, hase yeeshee marnaba ma aysan xaqiijin ama beenin, ayada oo sanado badan adeegsaneysay siyaasad ah inaysan ka hadlin arrintaas. Hase yeeshee, Netanyahu oo ka qeyb-galay kulankii golaha wasiirada ee toddobaadka, ayaa isaga oo luuqadda Hebrew-ga ku aqrinaya heshiis gaas oo dhex maray Israel iyo Qubrus, ayaa si lama filaan ah u kashifay sirtii Yahuudda iyo Reer Galbeedka ay muddo qarinayeen. “Muhiimadda mashruucan waa inaan Israel u rogeyno quwad Nukliyeer” ayuu yiri Netanyahu, hase yeeshee kadib deg deg isku qabtay isagoo u beddelay “Waxaan ka wadaa quwad tamar”. Netanyahu ayaa kadib xoogaa aamusay, kadibna sheegay inuu qalad sameeyey, wuxuuna guda galay inuu sii faah-faahiyo heshiiska Israel iyo Qubrus. Qirashada gefka ku dhacday ee Netanyahu ayaa durba qabsatay baraha bulshada, oo aad looga hadal hayaa. Haysashada Nukliyeerka ee Israel ayaa aad loo rumeysnaa sanado badan, hase yeeshee sababo la xiriira taageerada Mareykanka iyo cabsida Yurubta ee Mareykanka, marna ma jirto cid ku dhiiratay inay dalbato baaritaan lagu sameeyo.
-
Jowhar (Caasimada Online) – Warar ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in Xukuumadda Soomaaliya ay qorsheneyso in ay waqtigeeda ka soo hormariso doorashada dowlad gobaleedka HirShabelle oo ku aadan waqtiga doorashada guud ee qaranka. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in Xukuumadda Soomaaliya ay Beesha Caalamka xubno ka tirsan kala hadleen in la soo hormariyo doorashada HirShabelle, inkastoo aysan wali dhinacyo isku raacin arrintan. Doorashada Madaxweynaha iyo mida baarlamaanka HirShabelle ayaa ku aadan bilaawga iyo bartamaha bisha 10-aad ee sanadkaan waxayna ku aadantahay doorashooyinka xildhibaanada baarlamanka Qaranka. “Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in Xukuumadda iyo xubno safiiro ah oo doorashada guud ee Qaranka ka hadlay ay madaxda dowladda dalbadeen in ay soo hormariyaan doorashada HirShabelle, balse ma ahan wax lagu heshiiyay” ayuu yiri wasiir ka tirsan maamulka HirShabelle oo la hadlay Caasimada Online. Sagaalka Bisha October ee sanadkaan ayuu ku egyahay waqtiga Baarlamaanka HirShabelle, halka Madaxweynahana uu waqtigiisa ku egyahay 15-ka October ee isla sanadkaan. Sidoo kale doorashada baarlamanka Guud ee Soomaaliya ayaa ku eg isla bisha October ee sanadkaan, iyadoo bilo kadib ay dhici doonto doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ku aadan billawga 2021. Lama oga in beesha Caalamka ay ku raaci doonto Xukuumadda Soomaaliya in la soo hormariyo doorashada HirShabelle oo ku aadan waqti xasaasi ah.
-
NAIROBI — Al-Shabab militants launched a predawn attack Sunday on a shared U.S. and Kenyan military airstrip located on Kenya’s coast near the border with Somalia, officials said, adding that the assault was repulsed. Residents and tourists in the Lamu region reported seeing a plume of smoke and hearing gunfire at 3:30 a.m. that continued into the midmorning hours. There were no reports that any civilians or Kenyan or U.S. personnel died in the attack. The U.S. military trains Kenyan soldiers at a base attached to the airstrip, known as Camp Simba, and uses the airstrip for aerial missions against al-Shabab in Somalia. The U.S. Africa Command said in a statement that there had been an attack that it repelled, together with Kenyan forces. Kenyan Defence Forces said the attack took place around 5:30 a.m. “The attempted breach was successfully repulsed,” said spokesman Lt. Col. Paul Njuguna. “The airstrip is safe. Arising from the unsuccessful breach, a fire broke out affecting some of the fuel tanks located at the airstrip. The fire has been put under control and standard security procedures are now ongoing.” Njuguna said the bodies of five attackers were found. A Kenyan police report cited by the Associated Press also said that two airplanes, one Kenyan and one American, along with two U.S. helicopters and other vehicles, were destroyed in the attack. The U.S. military statement acknowledged that initial reports indicated some damage to infrastructure and equipment. For its part, al-Shabab said it had inflicted “severe casualties” on both American and Kenyan forces and confirmed it had destroyed U.S. aircraft and vehicles. U.S. and Kenyan forces did not report any casualties, and the AFRICOM statement called the al-Shabab report an exaggeration. Al-Shabab, which is affiliated with al-Qaeda, has mounted a string of attacks in Kenya recently, including multiple ambushes on passenger buses traveling in the region close to the Somali border. Last Saturday, the group bombed a busy intersection in the Somali capital, Mogadishu, killing at least 80 people. Almost a year ago, al-Shabab staged its most daring attack on Kenyan soil in half a decade when multiple gunmen stormed a luxury hotel and office complex in the Kenyan capital, Nairobi, holding it in a 20-hour siege in which at least 21 civilians were killed. Al-Shabab controls most of rural southern and central Somalia and regularly attacks Mogadishu. The group seeks to impose a strict version of Islamist law and to expel foreign troops from the country. In addition to about 500 U.S. personnel in Somalia, the African Union sponsors a coalition of about 20,000 troops, mostly from Kenya, Ethiopia and Uganda. The group gets most of its funding from an extensive protection racket that functions like a parallel taxation system throughout the country. It is paid tens of millions of dollars a year by farmers, business owners and others who are threatened with death if they don’t pay up. The U.S. military has led a largely aerial campaign against al-Shabab for the better part of the past decade. In 2017, President Trump loosened the U.S. military’s rules of engagement in Somalia, allowing for greater offensive use of force. Since then, the U.S. military has ramped up drone strikes and carried out a record 63 strikes in 2019, in which it claims to have killed hundreds of al-Shabab fighters. Rael Ombuor in Nairobi contributed to this report. Source: Washington Post
-
Lamu (Caasimada Online) – Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa xaqiijiyey in saddex qof oo Mareykan ah lagu dilay weerarkii ay Al-Shabaab saaka ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee Manda Bay ee gobolka Lamu ee dalka Mareykanka. Bayaan kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in saddexda qof ee la dilau ay ka kooban yahay hal askari iyo laba qandaraasle, oo laa shaqeynayey wasaaradda gaashaandhigga. Waxaa sidoo kale weerarka lagu dhaawacay laba askari oo kale oo Mareykan ah, oo xaaladdooda ay hadda wanaagsantahay, sida lagu sheegay bayaanka AFRICOM. AFRICOM waxay sheegtay in magacyada askart ala dilay iyo kuwa dhaawaca ah lagu shaacin doono qoraal kale oo dib laga soo saari doono. AFRICOM ayaa wacad ku martay inay baacsan doonto xubnaha Al-Shabaab ee ka mas’uulka ah weerarkan khasarahan gaystay. Dhimashada saddexda qof ee Mareykanka ah ayaa weerarkan ka dhigeysa mid ka mid ah weeraradii ugu khasaaraha badnaa ee Al-Shabaab ay la beegsato ciidamada Mareykanka ee Bariga Africa. Dhinaca kale, ururka Al-Shabaab ayaa war kasoo baxay ku sheegay in weerarkaas ay ku dileen 17 askari American ah iyo sagaal kale oo ka tirsanaa militeriga Kenya ee (KDF) magacooda loo soo gaabiyo. Sidoo kale waxay sheegeen inay ku burburiyeen weerarkaas todoba diyaaradood oo kuwa dagaalka ah iyo in ka badan shan gaari oo kuwa militeriga ah. Al-Shabaab waxa ay sheegeen in qeybo badan oo saldhigga Simba ka mid ah ay gubeen, soo afjaridda weerarkaasna ciidamadii ku sugnaa saldhiga ay ku qaadatay in ka badan 10 saacadood oo xariir ah, sida ay hadalka u dhigeen. Ma jiro cid si madax banaan u xaqiijin karta sheegashada Al-Shabaab.
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Bar-Qumanha-Wararka-05012020.mp3 View the full article
-
Sunday’s Al Shabaab attack on a military base in Lamu killed three people, including a US service member and two civilian defense contractors, the American military has confirmed. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho-(Caasimada Online) – Ururka Al-Shabaab ayaa war ka soo saaray khasaaraha ay sheegeen inuu ka dhashay weerarkii ay waaberigii hore ee saakay ku qaadeen saldhig militeri oo ay ciidamo iskugu jira Mareykan iyo Kenyaan ka deganyihiin deegaanka Manda Bay gobolka Lamu ee dalka Kenya. Bayaan ku qoran luuqadaha English iyo Carabi oo goor dhaw ka soo baxay Al-Shabaab, isla markaana ay ku baahiyeen warbaahintoodam ayaa waxay ku sheegeen in khasaare iskugu jira naf iyo maalba ay weerarkaas ugu geysteen ciidamadii ku sugnaa saldhigga. Al-Shabaab warkooda waxay ku sheegteen in weerarkaas ay ku dileen 17 askari American ah iyo sagaal kale oo ka tirsanaa militeriga Kenya ee (KDF) magacooda loo soo gaabiyo. Sidoo kale waxay sheegeen inay ku burburiyeen weerarkaas todoba diyaaradood oo kuwa dagaalka ah iyo in ka badan shan gaari oo kuwa militeriga ah. Al-Shabaab waxa ay sheegeen in qeybo badan oo saldhigga Simba ka mid ah ay gubeen, soo afjaridda weerarkaasna ciidamadii ku sugnaa saldhiga ay ku qaadatay in ka badan 10 saacadood oo xariir ah, sida ay hadalka u dhigeen. Ma jiro cid si madax banaan u xaqiijin karta sheegashada Al-Shabaab. Dowladda Kenya waxay sheegtay in weerarka aan wax khasaare nafeed ah ka dhalan, laguna dilay dhammaan Shabaabkii weerarka sii qaaday.
-
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen xerada ciidamada Manda Bay ee dalka Kenya. War-saxaafadeed ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu dhaleeceeyey werarkii lala beegsaday ciidamada isku dhafka ah ee Kenya iyo Mareykanka ee fadhigoodu yahay garoonka Manda Bay Kenya, horaantii maanta. “Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya waxay ku biirtay adduunka intiisa kale, iyagoo dhalleeceeyay weerarka fulaynimada ah ee lala beegsaday ciidamada isku dhafka ah ee Kenya iyo Mareykanka ee fadhigoodu yahay garoonka Manda Bay Airfield, Kenya horaantii maanta. Weerarka fashilmay ee ka dhashay burburintii kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab oo loogu talagalay shaqaalaha difaaca iyo hantida ayaan carqalad ku noqon doonin dadaallada wadajirka ah ee lagu ciribtirayo kuwa ka soo horjeeda nabadda iyo xasilloonida gobolka” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka Madaxtooyada Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya waxay sheegtay in ay si buuxda u taageerayso dadaallada socda ee lagu ciribtirayo argaggixisada, ayna sii wadi doonto wada shaqeynta ay la leedahay saaxiibada gobolka iyo kuwa caalamiga ah, si loo helo nabad. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay amaaneysaa Ciidamada Difaaca Kenya iyo Taliska Mareykanka ee si deg deg ah ee isaga caabiyey weerarka, sidaasna ay guuldarro culus u gaarsiiseen Ururka Argagixisada ah ee Al-shabaab”. “Sidaas darteed, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay xaqiijineysaa taageero buuxda oo ku aaddan dadaallada socda ee lagu ciribtirayo argaggixisada, waxaana sii wadi doonaa wada shaqeynta aan la leenahay saaxiibadayada gobolka iyo kuwa caalamiga ah si loo helo nabad iyo barwaaqo” ayaa lagu soo gabagabeeyey bayaanka Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Soomaaliya oo ka hadashay weerarkii Manda Bay appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qoraal ay caawa soo saartay ku sheegtay inay caalamka kula biireyso cambaareynta weerarkii koooda Al-Shabaab ay saaka ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee Manda Bay ee gobolka Lamu ee dalka Kenya. “Weerarka fashilmay ee ururka argagixiso ee sii burburaya ee Al-Shabaab, kaasi oo lala maaganaa shaqaalaha iyo hantida difaaca ma dib u dhigi doono dadaallada wadajirka ah ee lagu ciribtirayo kuwa diidan nabadda iyo xasiloonida gobolka” Ayaa lagu yiri qoraalka Villa Soamlia. Qoraalka ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ciidamada Kenya iyo taliska AFRICOM ee Mareykanka ku amaaneyso sida fudud ee ay isaga caabiyeen weerarkaas, khasaaraha xooganna u gaarsiiyeen ururka Al-Shabaab. “Dowladda Soomaaliya waxaay taageero buuxda u xaqiijineysaa dadaallada socoda ee gobolka looga ciribtirayo argagixisada, waxayna sii wadi doontaa inay saaxiibada gobolka iyo caalamka kala shaqeyso in nabad iyo baraare laga helo gobolka iyo dunidaba.” Ayaa lagu yiri qoraalka. Kooxda Al Shabaab ayaa bayaan ay soo saartay caawa ku sheegatay in weerarkaas ay “ku dishay 17 askari oo Mareykan ah iyo 9 Kenyan ah, kuna burburisay 7 diyaaradood iyo in ka badan 5 gaari oo kuwa ciidamada ah.” Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa sheegay in war-saxaafadeedyo dhowr ah oo Al-Shabaab ay kasoo saartay dhacdadan ay yihiin kuwa lagu buun-buuninayo xaaladda amniga ee saldhigga. “Dhaqankan waa mid caadi u ah ururkan argagixiso.” Ayaa lagu yiri qoraalka. “Al-Shabaab waxay doortaan been, cadaadis iyo inay awood u adeegsadaan sare u qaadidda sumcaddooda, si ay u abuuran warar been abuur ah,” waxaa sidaas yiri agaasimaha howl-gallada AFRICOM Major General William Gayler.
