Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,204
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay saarnaayeen 22 qof oo u badan dalxiisayaal ayaa lagu waayay gacanka Kamchatka ee bariga fog ee Ruushka, sida ay masuuliyiinta dalkaasi sheegeen. Guddoomiyaha gobolka Kamchatka, Vladimir Solodov ayaa sheegay in ay lumiyeen isgaarsiinta diyaarad helicopter ah oo Mi-8 ah, taas oo ay saarnaayeen 22 qof oo 19 kamid ahi ay rakaab ahaayeen, halka saddexda kale ay shaqaale ah ahaayeen. Kooxaha samatabbixinta oo wata diyaaradaha qumaatiga u kaca ayaa baadi goobaya diyaarada la la’yahay, iyaga oo diirada saaraya dhasheegga webiga oo diyaarada helicopter-ka ahi ay dul maraysay markii ugu war dambaysay. Ilo ka ag dhow ciidamada gurmadka deg dega ah ayaa wakaalada wararka dowlada ee TASS u sheegay in diyaarada helicopter-ka ah laga waayay raadaarka wax yar ka dib markii ay kacday, iyadoo shaqaaluhu aysan soo sheegin wax dhibaato ah. Source: goobjoog.com
  2. The highly contagious virus has been spreading in child care centers, other gathering places, health officials said. They urged families to seek out vaccines ahead of the new school year. Source: Hiiraan Online
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa taageeray Itoobiya iyo qorshaha ka socda deegaanada gobollada Baay iyo Bakool ee koonfurta Soomaaliya. Xildhibaannadan oo warsaxaafadeed soo saaray, kadib shir jaraa’id oo ay ku qabteen banaanka xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay la dareen yihiin shacabkooda oo shalay iyo maanta dibad-baxayo lagu taageerayo ciidamada Itoobiya, laguna diidayo kuwa Masar ka dhigay degmooyinka Waajid iyo Xudur ee gobolka Bakool. Ugu horreyn xildhibaannada ayaa dhaleeceeyay madaxweyne Xasan Sheekh, waxayna ku eedeeyeen in dowlado is diidan uu lasoo galay heshiisyo difaac oo aan la horkeenin Baarlamaanka Soomaaliya. “Madaxweynaha DFS wuxuu heshiisyo amni iyo difaac oo badan uu la galay dowlado is diidan, kuwaas oo aan la horkeenin Golaha Shacabka, waxaana ka dhalan kara halis khatarteeda leh” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka. Sidoo kale waxa ay ka digeen in gudaha Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada Koonfur Galbeed loo soo raro xiisadda wabiga Nile, kadibna ay ku dagaalamaan Itoobiya iyo Masar. “Haddaba annaga oo ogeyno walaaca iyo dareenka dadkeena ay ka qabaan iyo mas’uuliyad naga saaran amniga iyo xasiloonida waxaan si weyn diidanahay in colaadda caalamiga ah ee wabiga Nile oo u horseedi karo dagaallo ka qarxa mandiqa Geeska Afrika oo lagu hoobto waxyeelo soo gaarta dadka loo soo raro gudaha Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada Koonfur Galbeed” ayaa mar kale lagu yiri bayaanka. Waxaa kale oo lasii raaciyay “Dowlado is dagaashan in la’isku ballamiyo oo ay isku dul dagaalaan dalkeenna in laga shaqeeyo waa laga haboon yahay”. Ugu dambeyn xildhibaannadan ayaa ugu baaqay dowladda dhexe in aysan qalalaase horleh ka abuurin Koonfur Galbeed, kana laabato in ciidamada Masar la geeyo halkaasi. “Hoggaanka DFS waxaan u sheegeynaa horumarka ka socda deegaanka Koonfur Galbeed oo ah isku tashiga waa inay ku boggaadiyaan, laakiin inay qalalaase siyaasadeed, dagaal iyo burbur inay u horseedaan ma’aha” ayaa lagu soo gabagabeeyay qoraalka. Xildhibaannadan waxaa ka horreeyay kuwa oo kale oo kasoo jeeda isla Koonfur Galbeed oo xalay ku shiray Muqdisho, kuwaas oo iyagana kasoo horjeeday qorshaha maamulka Laftagareen ee ku aadan Itoobiya, waxayna sheegeen in dadka shacabka lasoo abaabulay, iyada oo laga faa’iideysanayo daruufo amni oo ku haysto gobollada Baay iyo Bakool. The post Daawo: Masar iyo Itoobiya oo laga cabsi qabo inay Koonfur Galbeed ku dagaalamaan appeared first on Caasimada Online.
  4. Baidoa (HOL) — The Somali National Army, supported by local militias, has launched a renewed military offensive against Al-Shabaab in the Hiiraan and Middle Shabelle regions, targeting the extremist group's remaining strongholds in the western parts of both areas. Source: Hiiraan Online
  5. Baidoa (HOL) — Lawmakers from Somalia's South West State are deeply divided over protests in the Bakool region, where residents have rallied in support of Ethiopian troops while rejecting the deployment of Egyptian forces. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) — Djibouti has proposed granting Ethiopia "100 percent management" of one of its ports in a bid to deescalate rising tensions stemming from the controversial Memorandum of Understanding (MoU) between Ethiopia and Somaliland. Source: Hiiraan Online
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya, Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Iskuul Buluusiyo ayaa ka hadlay arrimo ku aadan weerarada qaraxyada ahaa ee ayAl-Shabaab ku qaadeen suuqyada Tabeelaha Sheekh Ibrhaahim iyo Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Fartaag ayaa shaaca ka qaaday in Khawaarijta ay tahay cadowga Ummadda Soomaaliyeed, haddana ay billowday inay qarxiso suuqyada, si ay u burburiso dhaqaalaha shacabka. Wasiirka ayaa tilmaamay in arrintan ay muujineyso awood yarida kooxda, maadaama lagu qaaday howlgal cirka iyo dhulka ah, kaas oo looga xoreeyay dhul aad u ballaaran. “Waxaa la ogaaday in Khawaarijta ay yihiin cadowga Soomaaliya aa warkeynsee waxa allaala wixii bulshada laf dhabarka u ahaa iyo dhaqaalihii ayay markan la dagaalamayaan, awood kale waa waayeen” ayuu yiri wasiirka amniga gudaha Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Waxay bilaabeen in dukaamada gubaan inay maqaayada gubaan inay hoteellada gubaan iyo inay suuqyada gubaan”. Waxaa kale oo uu farriin u diray shacabka Soomaaliyeed, isaga oo ugu baaqay inay laba jibaaraan doorkooda ku aadan ka qayb-qaadashada dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo saaka laba qarax oo waa weyn lagu gubay suuqii Tabeelaha Sheekh Ibraahim, sababo la xiriiray markii lagu xiray Caamirooyinka CC Tv. Suuqyadii Ceelasha Biyaha ayaa iyagana kasii horreeyay oo dhulka lala simay, waxaana weeraradan ku hanti beelay ganacsato badan oo Soomaaliyeed. The post Maxay DF ka tiri qaraxyada ay Al-Shabaab ku xirtay suuqyadii gubtay? appeared first on Caasimada Online.
  8. The Horn of Africa, already a region plagued by complex geopolitical dynamics, faces increased tension due to a newly formed military alliance between Somalia and Egypt. This development has significantly unsettled Ethiopia, a key player in the region, raising fears that the growing discord could escalate beyond diplomatic exchanges. The alliance, which includes plans for a substantial Egyptian military presence in Somalia, has sparked concerns about a potential conflict that could further destabilize an already fragile area. Tensions reached a new high this week when two Egyptian C-130 military aircraft landed in Mogadishu, Somalia’s capital. The arrival of these planes marked the first concrete step in a military cooperation agreement signed earlier in August during a state visit by the Somali president to Cairo. The deal includes deploying up to 5,000 Egyptian soldiers to Somalia by the end of the year, with an additional 5,000 potentially joining later. This military buildup has drawn sharp criticism from Ethiopia, which has long been a strategic ally of Somalia in its fight against al-Qaeda-linked militants. Ethiopia, embroiled in a bitter dispute with Egypt over the construction of the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) on the Nile River, views the presence of Egyptian troops in Somalia as a direct threat. “We cannot stand idle while other actors take measures to destabilize the region,” stated an Ethiopian government spokesperson, highlighting the growing unease in Addis Ababa. The Ethiopian-Somali rift: A historical context The deteriorating relations between Ethiopia and Somalia are rooted in deeper historical and geopolitical issues. Ethiopia, a landlocked nation since Eritrea’s secession in the early 1990s, has long sought access to the sea. This ambition was partly addressed earlier this year when Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed signed a controversial agreement with Somaliland, a self-declared republic, to lease a 20-kilometer section of its coastline for 50 years. The deal has been met with hostility by Somalia, which considers Somaliland part of its territory and views Ethiopia’s actions as an act of aggression. The Somali government fears that Ethiopia’s recognition of Somaliland could set a dangerous precedent, encouraging other countries to acknowledge Somaliland’s independence. This move could weaken Somalia’s territorial integrity and embolden other separatist movements within its borders. The deal has also alarmed Djibouti, another neighbor, which relies heavily on port revenue from Ethiopian imports. To de-escalate the situation, Djibouti has offered Ethiopia access to one of its ports. This gesture reflects the high stakes involved in the regional power play. Egypt’s strategic interests: The Nile Dam dispute Egypt’s involvement in Somalia is closely linked to its longstanding dispute with Ethiopia over the GERD. The Nile, a lifeline for Egypt, originates largely in the Ethiopian highlands, and the GERD project, which began in 2011, has been a point of contention ever since. Egypt fears that the dam will significantly reduce its share of Nile waters, which are crucial for its agriculture and population. The Egyptian government has warned that any threat to its water security could have severe consequences. For Ethiopia, however, the GERD represents a critical development project that could transform its economy by providing electricity to millions and powering industrial growth. The impasse over the dam’s operation and water flow remains unresolved, with the most recent diplomatic efforts collapsing late last year. Egypt’s military presence in Somalia is thus seen by many as part of a broader strategy to exert pressure on Ethiopia, potentially using the Horn of Africa as a new front in the Nile dispute. Regional repercussions: The risk of conflict The increasing militarization of the Horn of Africa, with foreign powers like Egypt and regional actors like Ethiopia and Somalia at odds, has raised concerns about the potential for armed conflict. Ethiopia has already expressed its dismay at Somalia’s decision to exclude Ethiopian troops from the African Union (AU) peacekeeping mission starting next year. The AU mission, which has been in place since 2007, has relied heavily on Ethiopian forces to combat al-Shabab militants in Somalia. The prospect of Ethiopian troop withdrawal and the deployment of Egyptian forces has created a volatile situation. Experts warn that a direct clash between Ethiopian and Egyptian forces in Somalia could ignite a broader regional conflict, drawing in other countries with vested interests in the Red Sea’s strategic waterways. Somaliland, which has its grievances with Somalia and Egypt, has cautioned that the presence of Egyptian military bases in Somalia could further destabilize the region. The global stakes: Trade and diplomacy The implications of a conflict in the Horn of Africa extend beyond regional borders. The Red Sea, a critical artery for global trade, sees approximately 17,000 ships pass through the Suez Canal each year, accounting for 12% of annual global trade. Any disruption in this area could have significant economic repercussions worldwide. Recognizing the potential for a broader crisis, countries like Saudi Arabia, the United Arab Emirates (UAE), and Turkey have actively sought to mediate between the conflicting parties. The UAE, with its substantial investments in Somaliland and Ethiopia, and Turkey, which maintains strong ties with Ethiopia and Somalia, are seen as key players in any diplomatic resolution. Talks mediated by Turkey are scheduled to begin in mid-September, with the international community closely watching the outcome. As the Horn of Africa teeters on the brink of further instability, the international community faces the challenge of navigating a complex web of alliances, historical grievances, and strategic interests. The military alliance between Somalia and Egypt has not only heightened tensions with Ethiopia but also underscored the fragility of peace in a region where conflicts can easily spill over into neighboring countries. The coming months will be crucial in determining whether diplomacy can prevail or whether the Horn of Africa will become the latest theater in a long-running geopolitical struggle. The post Ethiopia vs Somalia-Egypt: New military pact sparks tensions appeared first on Caasimada Online.
  9. MOGADISHU, Somalia — The Office of the Auditor General has suspended Mr. Ismail Bashir, a technical advisor with the Somali Energy Recovery Project. The move is part of a widening investigation into corruption, fraud, and nepotism within Somalia’s World Bank-funded energy projects. Mr. Bashir’s team isn’t new to corruption scandals, but this scandal has rocked government leadership at the energy portfolio. Investigators discovered that Bashir secured his current position not through a competitive process as required by the World Bank regulations but through nepotism. Recently, Mr. Bashir also attempted to become the coordinator of the same project, but his application was dismissed by the World Bank, which cited fabricated qualifications. This revelation adds to the reasons for his suspension from the multimillion-dollar energy project. As confirmed by Caasimadda Online, the investigation has further uncovered troubling business ties between Mr. Bashir and vendors involved in the Somali Electricity Access Project (SEAP) and the Somalia Energy Sector Recovery Project (SESRP). This conflict of interest reportedly gave his firm unfair advantages, raising serious concerns about the integrity of the procurement process. One of the companies under scrutiny, Recon Energy, is owned by a former project coordinator, Mr. Abdisalam Abdullahi, who now serves as an advisor at the World Bank. Another company, Delta Engineering, which has connections to Mr. Abdisalam Abdullahi, is set to receive a $7 million contract to provide solar energy to the Banadir region, despite the ongoing investigation. Delta Engineering is also slated to win a similar contract for Southwest State in the coming weeks. Corrupt agreement to award Jubaland solar contract to recon energy sparks Outcry A decision has reportedly been made to award Recon Energy, owned by Mr. Abdisalam Abdullahi, the Jubbaland solar contract, despite concerns of corruption. The deal, though not yet signed, is alleged to have bypassed the fair and competitive bidding process mandated by the World Bank. Sources close to the case, who spoke on condition of anonymity, reveal that the Project Implementation Unit (PIU) team rushed to finalize contracts before the investigation could fully intervene, contravening standard World Bank procurement procedures and bypassing the Systematic Tracking of Exchanges in Procurement channels. Despite clear evidence of fraud and corruption in the procurement process, sources allege that elements within the Prime Minister’s Office and the ministry are conspiring to shut down the investigation. These efforts appear aimed at protecting Mr. Ismail Bashir and the Project Implementation Unit (PIU) from accountability, raising serious concerns about transparency and integrity in the government’s handling of the case. “Why would the ministry defend individuals charged with corruption and incompetence?” questioned Mohamed Abdi, a local expert in the energy sector. “Because in the current political atmosphere, corruption and conflict of interest have become the norms in public institutions due to zero accountability and lack of transparency.” Frustration within the ministry civil servants’ rank and file is mounting. Earlier this year, Caasimada Online reported on the misappropriation of development funds in the energy sector, and Mr. Bashir’s suspension serves as the central link between the two cases. Efforts to reach those involved in the case for comments have been met with silence. As the investigation expands, political pressure against the Auditor General’s decision is intensifying. According to an insider, the Office of the Prime Minister is among the powerful forces working to protect those implicated from facing criminal charges. “With millions of dollars at stake, the government must act,” said Ali Jama, a development consultant familiar with the probe. “The public’s trust depends on it. They need to follow through on these investigations and ensure that those getting rich off public funds are held accountable.” The post Exclusive: Corruption scandal rocks Somalia’s Energy Ministry — Senior official suspended appeared first on Caasimada Online.
  10. London (Financial Times ) — The jostle for influence brings opportunities, but also scope for bad decisions THE EDITORIAL BOARD Africa has rarely been at the top of the world’s agenda. But in spite of its lack of obvious economic or strategic clout, many African nations are being courted by countries as varied as Turkey, Brazil and Russia. The interest of such “middle powers” — reflected in sprouting Turkish embassies, swanky Africa summits and high-profile visits — presents Africa’s leaders with greater choices on investment and strategic partners. ship docked at a Tanzanian port. As a Financial Times series has reported, this pick-and-mix world creates opportunities that, if cleverly exploited, could help countries break free of poverty. They could strike better deals on vital infrastructure projects or insist that commodity deals be accompanied by domestic processing of raw materials. Leaders need to accelerate the mostly theoretical African Continental Free Trade Area, which alone can transform fragmented economies into an attractive single market. For many years, former colonial powers have struggled to engage productively with the continent. Outside a few industries like oil and mining, Britain treated Africa largely as a recipient of aid administered through the now abolished Department of International Development. The French clung on more tenaciously, interfering in politics and business. They have paid the price. In recent years, an anti-francophone wave has swept across the Sahel. French troops have been ejected from Burkina Faso, Mali and Niger. The Americans became increasingly disengaged after the cold war. Investors were dissuaded by distance and strict anti-bribery legislation. Washington viewed Africa almost exclusively through the prism of security. There have been stuttering signs of US re-engagement under President Joe Biden. Still, the relative decline of US and European influence has created a vacuum. That was filled initially by China and in its wake a host of middle powers, including India and the Gulf states. Africa offers resources and votes at the UN. In the long run, it promises markets. By 2050, there will be 2.5bn Africans, half under 25. If they attain even a modest standard of living, that is a lot of consumers. Competition has also intensified for energy-transition minerals such as cobalt, lithium, manganese and copper. From Africa’s perspective, new interest means options: Tanzania chose a Dubai-operated port; Ghana and Niger a Turkish-built airport terminal; and the Central African Republic and Mali Russian mercenaries. With choices come dangers. The history of exploitation by colonial powers is real. But European investments in Africa are subject to domestic scrutiny entirely lacking in, say, China. Though Chinese investors have built valuable infrastructure, their logging companies and fishing fleets have been rapacious. Loading up on debt from China has also contributed to a wave of defaults from Zambia to Ethiopia. Too many investments have been white elephants. A $4bn Chinese railway in Kenya has done more for political cronies than it has for economic productivity. Middle powers also bring fresh security entanglements. UAE meddling in Sudan’s war is prolonging one of the world’s worst humanitarian catastrophes. Russian mercenaries, who take payment in gold and diamonds, offer nothing in terms of economic or social development. As protesters in Kenya have pointed out, African leaders too often act in their own interests, not in that of national development. Competition in Africa holds the prospect for more growth, more manufacturing and more jobs. But if new patterns of engagement offer an opportunity, it is one that, so far, most African governments are squandering. Source: Financial Times The post The middle-power competition in Africa appeared first on Puntland Post.
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo warramayaa inuu iclaamiyay shir deg deg ah, kaas oo ay isugu imaanayaan Golaha Wadatashiga Qaran, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah. Ujeedka shirkan ayaa ah mid looga arrinsanayo xaaladaha soo kordhay, gaar ahaan arrimaha ammaanka iyo farogelinta ay weli Itoobiya ku heyso arrimaha Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in shirkan si gaar ah diiradda loogu saarayo dhaq-dhaqaaqyada maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen_ ka bilaabay gobollada Baay iyo Bakool, kadib markii laga soo dhaweeyay ciidamada Itoobiya, lagana diiday ciidamada Masar oo lagu beddalayo. Golaha Amniga Qaranka ee uu hadda isugu yeeray madaxweynaha ayaa la filayaa inay soo saaraan go’aanno culus oo ku aadan xiisadda taagan iyo sidii loo fulin lahaa qorshaha imaatinka ciidamada Masar oo qayb ka noqon doono howlgalka cusub ee beddalaya ATMIS. Tallaabada madaxweynaha ayaa imaaneyso ayada oo deegaannada Bakool, Hiiraan, Baay, iyo Gedo ayaa laga dareemay kacdoon ka dhan ah heshiiska ay Soomaaliya la gashay Masar, iyada oo bulshada deegaanka la abaabulay, si ay taageeraan ciidanka Itoobiya. Dhinaca kale qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ayaa dhankooda kasoo horjeestay tallaabada uu qaaday Laftagareen, waxayna sheegeen inay kasoo horjeedo madax bannaanida Soomaaliya. Isku soo wada duubo, arrimahan ayaa imanaya xilli ay dowladda federaalka ay dooneyso inay ka saarto ciidamada Itoobiya howl-galka nabad ilaalinta, iyadoo u aragta xukuumadda Addis Ababa inay ku xad-gudubtay qaranimada Soomaaliya kadib is-afgaradkii badda ee la saxiixatay Somaliland, kaas oo illaa hadda aysan ka noqon. The post Xasan Sheekh oo iclaamiyay shir deg deg ah + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  12. 457585675_1947110842385941_9178037555656365888_n Qaran News
  13. Waajid (Caasimada Online) – Degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa noqotay degmadii labaad ee lagu qabto dibadbax lagu taageerayo ciidamada Itoobiya ee ku sugan deegaanada Koonfur Galbeed, sidoo kalena lagu diidayo keenista ciidamada Masar. Dibadbaxan aya waxaa horkcayay guddoomiyaha degmada Waajid Maxamed Macallin Yusuuf, waxaana uu sheegay inay taageerayaan sii joogitaanka ciidanka Itoobiya. Sidoo kale waxaa qaar kamid ah dadkii ka qayb-galay banaanbaxa ay sheegeen in deegaanadooda aysan ka howlgeli doonin ciidamada Masar ee lagu bedalayo kuwa Itoobiya. Dibad-baxayaasha ayaa sitay boorar ay ku qoran yihiin “ma rabno Masar” iyo “soo dhawoow Itoobiya”, taas oo fajaciso ku noqotay dad badan, maadaama ay hadda meel xasaasi ah mareyso xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya. Sidoo kale dibad-baxayaasha ayaa ku ammaanay ciidamada Itoobiya dadaalka dheeriga ah ee ay ku bixiyeen sidii ay gobolka uga difaaci lahaayeen Al-Shabaab, iyagoo u arka ciidankan in ay naftooda u hureen amniga dadka deegaanka. Waxaa kale oo ay dowladda federaalka Soomaaliya ugu baaqeen in ay diiradda saarto xallinta arrimaha Itoobiya kala dhaxeeya, halkii ay abuuri caqabad hor leh, oo ay u arkaan imaatinka ciidamada Masar. Shalay ayay ahayd markii sidaan oo kale dibad-bax kan lamid ah loogu qabtay degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, kaas oo isna lagu taageeray ciidanka Itoobiya. Isku soo wada duubo, arrimahan ayaa imanaya xilli ay dowladda federaalka ay dooneyso inay ka saarto ciidamada Itoobiya howl-galka nabad ilaalinta, iyadoo u aragta xukuumadda Addis Ababa inay ku xad-gudubtay qaranimada Soomaaliya kadib is-afgaradkii badda ee la saxiixatay Somaliland, kaas oo illaa hadda aysan ka noqon. The post Sawirro: Degmadii labaad ee dalka oo laga soo dhaweeyay Itoobiya, lagana diiday Masar appeared first on Caasimada Online.
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanaha Beesha Mogadishu Clan oo mar kale xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan cabashada kasoo yeereyso ganacsatada Muqdisho. Kulankan oo laga soo saaray go’aanno culus ayaa waxaa sidoo kale ka qayb-galay ganacsato ,siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameed ka soo jeeda Beesha Muddulood, waxaana dhinacyadu ay ka wada-hadleen culeysyada jira iyo qaladaad ay sheegeen inay gaysaneyso dowladda Soomaaliya. Waxaa sidoo kale shirka laga soo saaray 4 qodob oo xasaasi ah, ayada oo lagu iclaamiyay shir ay xildhibaannada Mogadishu Clan ku sheegeen in lagu badbaadinayo dalka, isla markaana ay isaga bari yeelayaan dhibaato ay sheegeen inuu gaysanayo madaxweyne Xasan Sheekh. Falanqeyn iyo dood dheer ka dib waxaa la isku raacay:- 1. Waxaa la doortay guddi qabaqaabo Shirweyne Mogadishu Clan si Mogadishu Clan uu isaga badbaadiyo, ummadda soomaaliyeedna ugu badbaadiyo ,isagana bari yeelo khatarta jirta iyo in magaca dowladeed lagu geysanayo ku tagrifal awoodeed taas oo uu masuuliyadda koowaad leeyahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Shiikh Maxamuud maadaama iyagu ay leeyihiin gacan qabashadiisa oo u uku abirsado, badankoodna ay lahaayeen sababta guushiisa . 2. In xal loo helo cabashada xarka goostsya ee Ganacsatada Soomaaliyeed oo Gobolka Banaadir iyo Nawaaxigiisa ka haysta dhiigmiirad aan u naxaynin taas oo ay u dheer tahay codowga Khawaarijta oo amarro naf lacaarinimo ay ka muuqato dul dhigay. 3. In Gogosha la balaariyo oo lagu casuumo dhamaan wax garadka qabaa’ilka Soomaaliyeed ,sabatoo ah hab dhaqanka rajiimka talada haya maahan mid u adeegaya danta guud ee Shacabka ,midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed. 4. In Siyaasiyiinta dalka loogu baaqo in ay u I staagaan ka qeyb qaadashada toosinta dowladnimada si aan dalka uga dhicin haadaan aan laga soo saari karo iyo in Soomaaliya ay noqoto goob ay ku hardamaan dalal leh maslaxadooda gaarka ah. Shirkan ayaa daba socday shir hore oo ay xildhibaannadan ku yeesheen guriga madaxweyniii hore Sheekh Shariif, kaas oo looga hadlay xaaladaha soo kordhay, gaar ahaan culeyska ganacsatada ee ku aadan canshuuraha ee lagu rogay reer Muqdisho. The post Sawirro: Xildhibaannada beelaha Mogadishu Clan oo 4 qodob soo saaray, kuna dhowaaqay… appeared first on Caasimada Online.
  15. The Minister of Foreign Affairs of Djibouti, in an interview with BBC NEWS, stated that his country will grant Ethiopia a port that will be 100% under Ethiopian management, located less than 100 km from the shared border of the two countries. Mohamed Yusuf explained that they are doing this to resolve the conflict between Somalia and Ethiopia. He also mentioned that President Guelleh is working on a final solution to be reached between Somalia and Ethiopia, and that he will meet with Hassan Sheikh Mohamud and Abiy Ahmed in China to defuse the tensions. Djibouti’s offer to provide Ethiopia with a port comes at a time when diplomatic tensions between Somalia and Ethiopia have escalated, affecting the stability of the Horn of Africa. Inside Africa Qaran News
  16. For years, Fartun Weli has been frustrated with the way low-income Somali Muslims in Minnesota have been targeted by shady home sellers edging their way into the community -- by exploiting a principle of Islam meant to protect the poor. Source: Hiiraan Online
  17. Jabuuti (Caasimada Online) – Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee haatan u dhexeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, taas oo gaartay meeshii ugu xumeyd. Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Mudane Maxamuud Cali Yuusuf ayaa BBC-da u sheegay in dalkiisa uu hayo qorshe xal u ah khilaafka labada dal ee ka dhashay heshiiska badda ee horaantii sanadkan dhex-maray madaxweynaha Somaliland iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa shaaca ka qaaday in Jabuuti ay diyaar u tahay in Itoobiya ay siiso marin biyood iyo sidoo kale deked, si xiisadda loo soo afkaro. Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in dekeddaas ay noqon doono dekedda magaalada Tadjoura oo 100 KM u jirta xuduudka Itoobiya, isla markaana leh waddo horay loo dhisay. “Markaa marin-u-helidda badda ee Itoobiya dhib kuma ahaan doono” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in hindisahan uu madaxweyne Geelle uu la wadaagi doono Madaxweynaha Xasan Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare biy Axmed inta uu socdo shir-madaxeedka Shiinaha iyo Afrika ee Beijing ka furmaya 4-ta bisha September ee sanadkan. Hadalkan kasoo yeeray Jauuti ayaa kusoo aadayo, ayada oo weli halkeedii tahay xiisadda Addis Ababa iyo Muqdisho, waxaana fashil kusoo dhamaaday labada kulan oo ay labada dhinac ku yeesheen magaalada Ankara, si ay uga wada-hadlaan xiisadda dhexdooda ah. Si kastaba, Itoobiya ayaa marar badan ku cel-celisay inay lama huraan tahay inay hesho marin biyood iyo deked, lamana oga sida ay arrintan wax uga beddali doonto xiisadda taagan iyo heshiiskii uu Abiy la galay Muuse Biixi, kaas oo dhaliyay carada Soomaaliya. The post JABUUTI oo keentay qorshe dekad xal u ah khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya appeared first on Caasimada Online.
  18. Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay dekad buuxda siiso dalka Itoobiya, si loo ilaaliyo madax-bannaanida Soomaaliya, islamarkaana loo dajiyo xiisadda labada dhinaca. Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo la hadlayay BBC-da ayaa shaaciyay in dalkiisu uu hayo hindise lagu xallin karo khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya, asagoo sheegay inay Jabuuti ay marin badeed siinayso Itoobiya, islamarkaana la dhisayo waddo cusub oo Itoobiya iyo baddaas isku xirta. Waxa uu intaa ku daray ay dekedda ay Itoobiya siinayaani ay noqon doonto dekedda Tadjoura oo 100KM u jirta xuduudka Itoobiya, taas oo xal u moqan doonta xiisadda culus ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Warkan ayaa ku soo beegmaya xilli xiisadda labada dal ay cirka isku sii shareerayso, islamarkaana ay Itoobiya weli ku adkaysanayso damaceedii guracnaa ee ay ku doonaysay qeyb kamida badda Soomaaliya, waxaana u hiillinteeda Soomaaliya Jabuuti loo arkaa dal halis dhaqaale ay ka soo gaari karto damaca Itoobiya. Source: goobjoog.com
  19. Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Warqad u dirtay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa soo jeedisay in mudda laba sano ah loo kordhiyo xafiiska UNSOM, oo hadda loo bixiyay magaca UNATMIS. Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee hadda loo bixiyay UNATMIS ayaa mudadaasi waxa uu ka shaqayn doonaa arrimaha taageerada dib u dhiska hay’adaha dowladda, gargaarka bini’aadanimada, Xuquuqda Aadanaha iyo sarreynta Sharciga. Qorshahaasi UNATMIS ayaa filayaa in uu bilowdo bisha November ee sannadkan 2024, islamarkaana uu soo geba gaboobo sannadka 2026-ka, waxaana xiligaasi kadib si rasmi ah u xirmi doona xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo soo jeedisay in laba loo kordhiyo xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  20. Mogadishu (HOL) — Suspected al-Shabab militants set off explosions in the Garasbaley district of Mogadishu on Saturday morning, igniting a fire that engulfed the Tabeela Sheikh Ibrahim neighbourhood market. Source: Hiiraan Online
  21. ISTANBUL - Turkish President Recep Tayyip Erdogan on Friday said: "We have not, and will not give in to those trying to confine us to shallow waters." Source: Hiiraan Online
  22. Soomaaliya waxay qaadatay hannaanka Federaalka muddo haatan laga joogo 20 sano ka hor, waana mid kamida natiijooyinkii ka dhashay dagaalladii sokeeye ee sanadaha badan socday iyo maamullo deegaanada qaar ka hana-qaaday oo diidanaa dhismaha dowlad dhexe oo awoodda fulintoo dhan wada yeelata. Asal ahaan yaa keenay ? Soomaaliya’se ma ku habboonyahay waa weydiimo aan weli warcelin lagu qanci karo loo hayn, balse federaalku waa hannaan maamul oo dunida inteeda badan ka jira, kaas oo loogu talo-galay in xukunka iyo adeegyada hormarinta lagu gaarsiiyo dadweynaha ku nool gobollada iyo degmooyinka. Dowlaha gobolladu waxay leeyihiin awood sharci oo ay ku maamuuli karaan adeegyada nolosha dadweynaha iyo hormarinta deegaanka ku saabsan sida caafimaadka, waxbarashada, kaabeyaasha dhaqaalaha oo ay dhismaha jidadka ugu horreeyaan, iyo arrimaha garsoorka. Dadweynaha gobollada ku nool ayaa dooranaya cidda hoggaaminaysa oo daboolidda baahiyadooda gacanta maamul u baahan ka shaqaynaysa, ka sokow intii ay sugi lahaayeen waxqabadka dowladda dhexe oo dalkoo dhan masuul ka ah culaysyo badani ay haysan karaan. Federaalka inta badan Waxaa qaata dalalka ay ku noolyihiin dadka diimaha iyo isirka ku kala duwan oo doonaya inay qolo waliba gaarkeeda isku maamusho, danta guud iyo qaranimadana ay ilaashadaan sida Itoobiya oo ay deganyihiin in ka badan 80 qoymiyadood oo Af ahaan, diin ahaan iyo dhalasho ahaanba kula gadisani. Haddaba qaabka ay Soomaalidu u fahamtay federaalka ayaa u muuqda in dowladda dhexe iyo midda gobolku ay leeyihiin awood siman, mararka qaarna ay sidii laba dal oo kala madax-bannaan u dhaqmi karaan, walibana midka kale xariirka u jari karo. Tusaalaha ugu dhow ee arrintaas laga dheehan karo ayaa ah in ayadoo cadow dibedda ah sida Itoobiya ay dowladdeena is hayaan, islamarkaana qeyb kamida dhulka Soomaaliya la doonayo in boob lagu qaado, ayaa haddana meelaha qaar waxaa laga taageerayaa cadowgii oo laga dhiganayo gacal aan laga maarmin. Haddaba waa su’aal is weydiin mudane ma Soomaalida ayaa si kala u fahantay mise mooca Federaalka ee la qaatay ayaa kala qeybsanaan maamul iyo israac la’aan dadweyne ku qotoma? Source: goobjoog.com
  23. Dowladda Jabuuti ayaa markii u horraysay soo bandhigtay tallaabo xal u noqon karta khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiiskii badda ee Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi. Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in Itoobiya ay siiso deked ay maamulato 100% si meesha looga saaro khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay MOU-gii badda. Wasiirka Arrimaha dibada Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf oo wareysi siiyay BBC News ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin Itoobiya in ay siiyaan dekedda Tojora oo 62 Mile u jirta xadka Itoobiya “Waxaanu diyaar u nahay inaanu Itoobiya siino Dekkad ay iyadu maamulato 100% waana dekkada Tojora oo 62 Mile u jirta xadka Itoobiya si xal loogu helo khilaafka Soomaliya iyo Itoobiya” ayuu yiri wasiir Maxamed Cali Yuusuf. PUNTLAND POST The post Jabuuti oo sheegtay in ay deked siinayso Itoobiya si loo xalliyo Khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya appeared first on Puntland Post.
  24. Mogadishu (HOL) — Somali police in Mogadishu arrested Abdikhani Dahir Shire, a bulldozer driver, for deliberately cutting down large trees during the reconstruction of a main road in the Gubta area of Deyniile district. Source: Hiiraan Online