Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,204
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. HIGHLIGHTS | Las Palmas 1-1 Real Madrid Source: Hiiraan Online
  2. Xiisad colaadeed ayaa weli laga dareemaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Xiisadda ayaa ka sii dartay kadib markii xalay halkaasi lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo ku sugnaa xaafad ka tirsan Ceerigaabo. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland geysteen dilka wiilkaasi oo lagu magacaabi jiray Ayuub Boqor Gacma-yare. Marxuumka ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray rasaas ay ku fureen ciidamada Somaliland oo la sheegay in ay roondo ku jireen. Wararka ayaa intaasi ku daraya in xaafadaha Ceerigaabo qaarkood laga bara-kacay kadib markii xiisaddu ka dartay. PUNTLAND POST The post Ciidamada Somaliland oo xalay wiil dhalinyaro ah ku dilay magaalada Ceerigaabo appeared first on Puntland Post.
  3. Businesswoman Mary Malisi crosses the border regularly for work. The Kenyan hotel owner buys grain from markets in Uganda for use in her establishment back home in the border town of Malaba. Source: Hiiraan Online
  4. Egypt delivered military equipment to Somalia this week amid rising tensions in the Horn of Africa following a controversial deal struck between neighboring Ethiopia and the breakaway region of Somaliland earlier this year. Source: Hiiraan Online
  5. A Somali official’s comment about Egyptian military equipment and delegations arriving in Mogadishu has sparked questions about Egypt’s goals in Somalia, especially with rising tensions with Ethiopia. Source: Hiiraan Online
  6. Gaza (Caasimada Online) – Markii ugu horreysay abid, Israa’iil waxay oggolaatay inay maalgelin u qoondayso “socdaallada la hago” ee Yuhuudda ee aagga ku hareereysan Masjidka Al-Aqsa. Wasaaradda Dhaxalka Israa’iil, oo uu hoggaamiyo wasiir Amichai Eliyahu, oo xubin ka ah xisbiga awoodda Yuhuudda, ayaa qaddar lacag ah u qoondaysay mashruucan cusub ee magaalada qadiimiga ah ee Bariga Quddus. Sida laga soo xigtay maamulka warbaahinta Israa’iil, lacagta ay wasaaraddu u qoondaysay waa 2 milyan oo sheqel, oo u dhiganta ku dhawaad 550 kun oo doollarka Maraykanka ah. Wasiir Eliyahu, oo xubin ka ah xisbi uu hoggaaminayo wasiirka amniga qaranka Itamar Ben-Gvir, ayaa muddo raadinayey ogolaanshaha. Hurinta dagaal diimeed Ku dhawaaqista maalgelinta ayaa timid maalin kadib hadallo muran dhaliyay, iyadoo uu Ben-Gvir su’aal galiyay xaaladda Quddus, Wuxuuna muujiyay taageerada uu u hayo dhismaha macbadka Yuhuudda ee Qudus. Hadalka Ben-Gvir ayaa isla markiiba ku kallifay xafiiska ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu inuu ka jawaabo isagoo leh “ma jiro wax isbeddel ah.” Sarkaal ka tirsan waaxda Waqafka Islaamiga ah ee Quddus ayaa BBC-da u sheegay, isagoo diiday in magaciisa la shaaciyo, in Israa’iil ay doonayso inay gobolka ka ifiso wasiirradeeda xagjirka ah sida Ben Gvir iyo Eliyahu. Waxa uu sheegay in Israa’iil ay ka faa’iidaysanayso duruufaha dagaalka iyo shuruucda deg-degga ah si ay xukunkeeda ugu soo rogto qaab “ciidan iyo mid xoog ah,” sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu carrabka ku adkeeyay in waxa ka dhacaya barxadda Masjidka Al-Aqsa ay yihiin xad-gudubyo kicinaya dareenka Muslimiinta, taas oo hurinaysa dagaal diimeed ay adag tahay in la saadaaliyo cawaaqibka ka dhalan kara. Waxa uu tilmaamay in umadda Islaamka iyo Carabtu ay “dayaceen” waajibaadka ka saaran Xarumaha barakeysan, haddii ay ahaan lahayd siyaasad ama mid caalami ah, isaga oo intaa ku daray in ay tahay “Xaq nadiif ah oo ay muslimiintu leeyihiin”. Mas’uulkan ayaa sheegay in mawqifkooda uu yahay mid adag si ay u ilaashadaan kaalintooda Masjidka Al-Aqsa. Tani ma ahayn markii ugu horeysay ee Ben-Gvir uu ku baaqayo in Yuhuuda loo ogolaado inay ku cibaadeystaan aagga Al-aqsa. Horaantii bishaan, in ka badan 2,000 oo Yuhuud ah ayaa la galay dhismaha isaga oo kor u taagay calanka Israa’iil si ay u xusaan waxa loogu yeero “burburkii macbadka”, taasoo dhalisay falcelin cambaareyn ah. Waqtigaas, wuxuu ku dhawaaqay in lagu cibaadeysan doono barxadaha gudaha, taas oo loo arkayay isbeddel cad oo ku yimid heshiisyadii xaaladda taariikheed ee ka mamnuucaya dadka aan muslimka ahayn inay ku cibaadeystaan halkaas oo ay oggolaadaan in Yuhuudda ay booqdaan waqtiyo gaar ah. Bilihii iyo sannadihii lasoo dhaafay, muuqaallo badan ayaa la faafiyay kuwaas oo muujinaya Yahuudda oo halkaas ku cibaadeysaneysa si ka baxsan heshiisyadii la saxiixay. Laakiin booliiska Israa’iil ayaa had iyo jeer ku dhawaaqa inay ilaalinayaan xaaladda hadda taagan oo ay ka hortagayaan in tallaabo “sharci darro ah”. Carabta iyo falcelinta caalamiga ah Afhayeenka madaxtooyada Falastiin, Nabil Abu Rudeyh, ayaa ku tilmaamay hadalka Ben Gvir inay yihiin kuwo aad khatar u ah, wuxuuna yiri “Al-Aqsa iyo goobaha barakeysan waa khad cas, mana ogolaan doono in gebi ahaanba la taabto. Boqortooyada Haashimiyada ee Urdun ayaa ku baaqday mowqif cad oo caalami ah oo ay ku cambaareyneyso, kagana hortageyso isbedel kasta oo ku yimaada xaaladda hadda taagan. Masar ayaa cambaareysay hadalladaas oo ay u aragtay mas’uuliyad darro, iyadoo ka digtay khatarta sii socota waxa ay ku tilmaantay “xadgudubyada Israa’iil,” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Masar. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga ayaa cambaareysay hadalka Ben Gvir, iyadoo ku nuuxnuuxsatay diidmada Boqortooyada Sacuudiga ee hadallada “xagjirnimada iyo kicinta”, waxayna carrabka ku adkeysay baahida loo qabo in la ixtiraamo heerka taariikhiga ah iyo sharciga ee Masjidka Al-Aqsa. Qaramada Midoobay ayaa ka faallootay hadalka Ben-Gvir, iyadoo sheegtay inay halis ugu jiraan inay uga sii daraan xaaladdii hore ee kacsanayd iyo inay yihiin “mid aad u liidata”. Inkasta oo qaar ka mid ah dalalka caalamka laga cambaareeyay Israa’iil, waxaa jira xitaa ka hoggaamiyaha mucaaradka Yair Lapid, kuwaas oo dhaleeceeyay Ben-Gvir dhaqdhaqaaqyadii dhawaa, iyo in aagga Al-aqsa laga dhiso Macbad. Balse khilaafka Israa’iil ee arrintan ayaa ku saabsan ficillada qaar ka mid ah wasiirrada mayalka adag ee xukuumadda Netanyahu. Isha: BBC The post Maxaa ka jira in ISRAEL ay ogolaatay in macbad laga dhiso barxadda Al-aqsa? appeared first on Caasimada Online.
  7. Imaamka masjidka Daarul Xikma ee magaalada Minneapolis ee gobolka Mineesota ayaa sheegay in weerar loo geystay masaajidkaasi xilli habeen ah. Waxa uu sheegay in laamaha ammaanku ay baarayaan falkan islamarkaana aan wali la aqonsan ninkii falkaasi weerarka ah u gaystay masaajidka. Waxaa uu sheegay in Ciidanka booliska ay soo gaareen masjidka, islamarkaana ay bilaabeen baaritaano. Ninka hubeysan oo afka soo duubtay ayaa jabiyay Albaabka laga galo Masjidka. Waxaa uu galay gudaha Xafiiska Imaamka Waxaa qaatay wixii yaallay. Sidoo kale ninkaan ayaa waxyeelo gaarsiiyay goobo ganacsi oo muhiim ah oo ku yaallay gudaha Masjidka. Wali lama xaqiijin in falka ninkaan geystay in uu yahay dambi ku saleysan naceyb iyo in kale. Source: goobjoog.com
  8. Minneapolis (Caasimada Online) – Imaamka masjidka Daarul Xikma ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minesota ayaa sheegay in weerar loo geystay masaajidkaasi xilli habeen ah. Waxa uu sheegay in laamaha ammaanku ay baarayaan falkan islamarkaana aan wali la aqoonsan ninkii falkaasi weerarka ah u gaystay masaajidka. Hay’adaha ammaanka Maraykanka ayaa ku howlan baarista weerarka lagu qaaday Masjidkan ku yaalla magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo ay leeyihiin Soomaalida ku nool dalkaas. Dadka weerarka fuliyay oo ilaa haatan aan la aqoonsan ayaa baxsad ah balse waxaa ku raad-joogga ciidamada ammaanka ee Maraykanka, gaar ahaan kuwa sida qaaska ah ugu qaabilsan daba-galka kiisaska noocaan oo kale. Tuhunka ugu weyn waxa uu yahay in koox ay ahaayeen dadkii weerarkaas soo abaabulay, balse uu keliya ka fuliyay hal qof oo laga daawaday Kaamirooyinka muuqaallada ay duubeen si raad-raaca booliska uu ugu fududaato soo qabashadiisa. Imaamka Masjidkaan oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay in ciidamada u tagay ay su’aalo weydiiyeen lana wadaagaan macluumaad inta uu hayo. Sidoo kale waxa uu rajo ka muujiyay in lasoo qabtay si looga hortago weerarro kale oo halkaas ka dhici kara. The post Xogta weerar lagu qaaday Masjidka SOOMAALIDA ee Minnesota appeared first on Caasimada Online.
  9. 20 Askari oo ka tirsan ciidamada Israa’iil ayaa diidday in ay dib ugu laabtaan dagaalka marinka Gaza, sababo la xiriira xaaladda ay kala kulmayaan dagaalkaasi. Maamulka Israa’iil ayaa ku qasbaya in ay dagaalka dib ugu laabtaan maxkamad militari ayaana ku wargelisay in ay wejihi doonaan maxkamad haddii aysan amarka u hoggaansamin oo aysan dagaalka dib ugu laaban. Si la mid ah qoysaska Israa’iil ayaa hadda u arka in la joogo waqti ay carruurtooda ka caawin lahaayeen inaysan dib dagaalka u gelin , sababtoo ah nidaamka Netanyahu wax dan ah kama leh nolashooda, sidaa waxaa ku warrantay warbaahinta Israa’iil. Xaaladda ka jirta gudaha marinka Gaza iyo iska caabinta ay la kulmayaan ciidanka Israa’iil ayaa ku dhalisay askarta Israa’iil inay ka fogaadaan gudaha Gaza, qaar ayaa xaaladan isku dilay, kuwa kalana maskax ahaan ayay u xannuusadeen oo sas iyo jahwareer ayaa ku dhacay. PUNTLAND POST The post Askar ka tirsan Ciidamada Israa’iil oo diiday in ay dib ugu laabtaan dagaalka marinka Gaza appeared first on Puntland Post.
  10. 457307861_515570301056868_54800669610399351_n Qaran News
  11. Qodobada ka soo baxay shirkii golaha wasiirada Somaliland ee caawa . 1. Sidii Golaha Wasiirradu ay kal-fadhigii hore ee 130-aad ugu go’aamiyeen difaaca dalka iyo doorashoyinku, goluhu wuxuu mar labaad cadaynayaa inay ka go’an tahay qabsoomida doorashooyinka iyo difaaca dalku. 2. Gobolka Sanaag oo ah gobol ku naaloonayey muddo dheer nabadgelyo iyo xasillooni waxa shaqaaqo ka bilaabay koonfurta Ceerigaabo kooxo abaabulan oo ay dabada ka wadaan maamulka Muqdisho, ujeedaduna tahay in lagu carqaladeeyo habsami u socodka hanaanka dimuquraadiyada iyo doorashooyinka dhawaan ka dhici doona dalka Jamhuuriyadda Somaliland. 3. Xukuumadda Somaliland waxay wacad ku maraysaa in cid kasta oo gobolka Sanaag xasiloonidiisa iyo nabadgelyadiisa khal-khal gelinaysa ay ka difaaci doonto iyadoo kaashanaysa shacbigeeda. 4. Xukuumadda Somaliland waxay ugu baaqaysaa beelaha wada dega Gobolka Sanaag inay ka feejignaadaan cidkasta oo cadaw ku ah wada jirkooda iyo nabadgelyadooda, isla markaana ay nabad ku wada noolaadaan kuwa colaadaha u soo rarayana ilgaara kuwada eegaan. 5. Iyadoo laga duulayo midnimada iyo wada-jirka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, golaha xukuumaddu waxa uu go’aamiyey in xisbiyada qaranka iyo ururadu ay kulan isugu yimaadaan si ay uga wada tashadaan difaaca dalka iyo doorashooyinka foodda inagu soo haya, kulankaas oo uu marti-gelin doono gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna wasiirka arrimaha Gudaha. 6. Golaha wasiirradu waxa uu si adag uga digayaa xoogaga shisheeye ee meelaha fog-fog lagaga soo daabulayo gobolka geeska Afrika oo ay ka mid yihiin ciidamada Masaaridu ku soo daabulayso Muqdisho kuwaas oo maanta ay uga baahi badan yihiin inay u gurmadaan walaalahooda Qasa ee deriska la ah ee la daranyeysan baahida, darxumada, colaadaha iyo macaluusha. Taasi waxay cadaynaysaa inay ciidamada Masar u socdaan dano iyaga u gaar ah ee aanay u socon dano Soomaaliya ay leedahay, imaatinkooduna uu dab iyo colaado hor leh uu ka hurin doono Gobolka geeska Afrka. 7. Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu la socodsiinayaa Beesha Caalamka inaanay dheg jalaq u siin baaqyada iyo qoraalada ay baahinayaan maamulka Muqdisho ee ay ku carqaladaynayaan nabadgelyada iyo ganacsiga Jamhuuriyadda Somaliland, arrimaha Jamhuuriyadda Somaliland khuseeyana Dawladeeda oo qudha lagala xidhiidho. Madaama Jamhuuriyadda Somaliland iyo maamulka Muqdisho ka dhisan aanu jirin, jiridoonina wax dawladnimo ah iyo wax maamul ah oo ka dhexeeyey. Ugu danbayn, Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu ugu baaqayaa dhammaan shacabka Somaliland gudo iyo dibedba in ay u midoobaan ilaalinta Qarannimada, difaaca Dalka iyo cidkasta oo u hanqaltaagaysa inay dhibaatayso wada-jirka ummadda iyo horumarka dalka. ALLAA MAHA DLEH Naasir Yuusuf Daahir Agaasimaha Warbaahinta Madaxtooyada JSL. Qaran News
  12. Dhuusamareeb (Caasimada Online) –Galmudug ayaa magacowday gobolka cusub oo la yiraahdo Galwaaq, kaasi oo laga jarayo gobollada Mudug iyo Galgaduud oo ay ka taliso Galmudug, go’aan ayaa galabta ka soo baxay shirkii golaha wasiirrada. Wax faahfaahin ah lagama bixin soohdinta uu yeelanayo iyo degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka cusub ee Galwaaq, balse waxaa la sheegay in lagu ansixiyey kulankii maanta ee golaha wasiirrada Galmudug. Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid ayaa wada joogay kulankaas, waxaana magacaabida gobolkaan cusub loo gudbiyey baarlamaanka Galmudug, si ay u ansixiyaan, si lamid ah golaha wasiirrada. Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug: Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug. Ugu horreyn golaha ayaa warbixin buuxda oo ku saabsan amniga deegaannada Dowladda Galmudug ka dhageystay wasiirka wasaaradda Amniga. Intaas kaddib Goloha ayaa dood dheer ka yeeshay wajiga koowaad ee unkidda gobollo cusub oo ka mid noqonaya Gobollada Dowladda Galmudug, waxaana dood dheer kaddib goluhu cod gacan taag ah ku ansixiyay goboleynta Gobolka Gal-Waaq , kaasoo oo loo gudbin doono golaha wakiillada Dowladda Galmudug si loo dhammeystiro ka mid noqoshadiisa gobollada Dowladda Galmudug. Ugu golaha ayaa warbixin la xariirta halka uu marayo qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo ka dhageystay wasiirka wasaaradda Dekedaha, isagoo wasiirku shirka golaha ka dhex sheegay xilliga sida rasmiga ah uu u billaaban doono dhismaha Dekedda. The post Qoor Qoor oo magacaabay gobol cusub iyo qorshe culus oo socda appeared first on Caasimada Online.
  13. TWIN CITIES, MN — Amid the growing measles outbreak, Minnesota health officials are urgently calling on Twin Cities parents — especially within the Somali community — to vaccinate their children before the disease spreads further. Source: Hiiraan Online
  14. 457150442_518563300540177_7734545075841122847_n Qaran News
  15. Hargeisa (HOL) — Somaliland President Muse Bihi Abdi received the credentials of Ethiopia's newly appointed representative, Ambassador Teshome Shunde Hamito, on Thursday at the presidential palace in Hargeisa. Source: Hiiraan Online
  16. Hargeysa (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sameeyey talaabo adag oo qar iska tuurnimo ah, kadib markii uu Somaliland u soo magacaabay safiir u gaar ah, taasi oo sii hurineysa xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi uu waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka gudoomay “safiirka cusub ee ka socda dalka Itoobiya” tani ay Soomaalida caawa ku noqotay layaab. Qoraalkaan waxaa lagu soo lifaaqay sawirrada Muuse Biixi oo warqadaha ka guddoomaya sarkaalkaan uu soo magacaabay Abiy Axmed oo ku dhici waayey inuu aqoonsi siiyo Somalialnd, balse ku sasabay safiir aan sharci aheyn. Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay xafiiska Muuse Biixi: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirka Cusub ee Itoobiya u fadhiyi doona Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Teshome Shunde Hamito ee dhawaan la soo magacaabay. Safiirka ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland u soo gaadhsiiyey salaan diiran oo uu uga siday Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya, Mudane Abiye Ahmed Ali. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo dhaweeyey Safiirka cusub, waxaanu u rajeeyey in Alle ku asturo xilka iyo masuuliyadda loo soo magacaabay. Sidoo kale waxa shirka lagaga wada hadlay arrimaha amniga Gobolka Geeska Africa, adkaynta xidhiidhka labada dal ee walaalaha ah iyo iskaashiga mustaqbalka labada dal iyo shacabkaba The post Itoobiya oo qaaday talaabo halis ah oo ka dhan ah qaranimada Soomaaliya + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  17. Xilli saacado ka hor dowladda Itoobiya oo ka falcelinaysa imaanshaha ciidamada masar ee gudaha Soomaaliya ay ku hanjabtay inay qaadayso tillaabooyin ay ku muujinayso saamaynteeda gobolka ayay maanta samaysay fal xadgudub ku ah midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Tillaabada ay Itoobiya qaaday ayaa ah in safiir buuxa oo ay u magacaabatay Soomaaliland uu maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay hoggaamiyaha maamulkaas muuse Biixi, taas oo u muuqatay mid ay Itoobiya cadaadis ku saarayso dowladda Soomaaliya. In Itoobiya ay safiir buuxa u magacaabato Soomaaliland ayaa ah xadgudub bareer ah oo u dhigma duullaan ay ku soo qaaday Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana dowladda Soomaaliya la gudboon inay arrintaas jawaab wax ku ool ah ka bixiso. Goobjoog.com Source: goobjoog.com
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan deg deg ah galabta isugu yeeray saraakiisha ciidamada qaranka Soomaaliya, kulankaas ayaa ka dhacay xarunta weyn ee NISA ee Habarkhadiija, sida ay ogaatay Caasimada Online. Kulankaas oo ahaa mid xasaasi ah waxaa looga hadlay xiisadda Soomaaliya kala dhexeysa Itoobiya iyo sida cadowga looga difaaci karo dalka, hadii uu dagaal toos ah ka dhex qarxo labada dal. Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhageystay saraakiisha, iyadoo si weyn loo gorfeeyey inta uu gaarsiisan yahay damaca Itoobiya, waxa Soomaaliya la gudboon iyo sida cudud military loogu difaaci karo dalka. Saraakiisha ciidamada Militariga, Nabad Sugidda iyo Booliska ayaa kulankaas galabta ku soo bandhigay warbixin ku saabsan sida ay ugu diyaar garoobeen qatar kasta oo qaranka iga imaa karta dibadda. Sidoo kale Madaxweynaya ayaa saraakiisha weydiiyey waxyaabihii ka dhaqan galay go’aano lagu gaaray shir kan ka horeeyey oo Muqdisho ka dhacay, sida aan ku helnay xogtaan. Waxaa la xisaabiyey ciidamada heeganka ah iyo goobaha ay kala joogaan, sidoo kale waxaa laga hadlay khataraha ka imaan kara ciidamada Itoobiya ee jooga gudaha Soomaaliya. Sidoo kale waxaa Madaxweynaha warbixin laga siiyey dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta iyo natiijada laga gaaray fulinta amar uu bixiyey Xasan Sheekh oo ciidanka Xasilinta Caasimadda loogu jiheeyey daafaha Muqdisho, si looga hortago khatarta Khawaarijta. Saraakiisha ayaa madaxweynaha u sheegay in duleedka Muqdisho ay ka socdaan howlgallo joogto ah, khataro badan laga hortegay iyo in dad badan lagu soo qabtay howlgallada ka socda daafaha caasimadda ee amarkiisa lagu aaday. Kulankaan ayaa ku soo aaday xili xalay ay dowladda Itoobiya soo saartay bayaan cabasho, cabsi iyo codsi laga akhristay, kaasi oo ay walaac uga muujineyso fulinta bilaabatay ee heshiiska military ee Soomaaliya ay la gashay Masar oo ah cadowga koowaad ee Itoobiya. The post Xog: Xasan Sheekh oo saraakiisha ciidamada isugu yeeray kulan looga hadlay xiisadda Itoobiya appeared first on Caasimada Online.
  19. Ciidanka booliska Soomaliyeed ayaa soo bandhigeen Maandooriyaal tira badan oo ay ku soo qabteen howlgal ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Maandooriyaashan ayaa lagu gubay duleedka degmada kaaraan ee gobolka Banaadir, ayadoo ay goobjoog ka ahaayeen saraakiisha ciidanka booliska iyo masuuliyiin ka tirsan dowladdu. Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G/sare Macalin Mahdi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maandooriyaha iyo khamaarka Internet-ka ee loo yaqaano 1xpet ay caqabad ku yihiin Xasiloonida Caasimadda iyo horumarka bulshada. Source: goobjoog.com
  20. Mogadishu (HOL) — The Somali Council of Ministers approved a recent agreement on economic cooperation and development between Somalia and China during its weekly meeting in Mogadishu on Thursday. Source: Hiiraan Online
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka booliska Soomaaliyeed kusoo bandhigeen Maandooriyaal halis ku ah bulshada caasimadda. Maandooriyahan halista ah ayaa waxaa maanta lagu gubay goob fagaare ah oo ku yaalla duleedka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Goobta lagu soo bandhigayay Maandooriyahaan waxaa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir mudane Maxamed Yabooh, Taliyaha qeybta guud gobolka ee ciidanka booliska Soomaaliyeed G/sare Macalin Mahdi iyo saraakiil kale. Taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidanka booliska Soomaaliyeed G/sare Macalin Mahdi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maandooriyaha iyo adeega Internet-ka ee loo yaqaano 1xbet uu caqabad ku yahay xasiloonida caasimadda iyo horumarka bulshada. Guddoomiye Yuusuf Madaale ayaa ugu digay cid kasta oo ku howlan isticmaalka iyo ka ganacsiga Maandooriyaha iney ka waan toowaan cidii lagu soo qabtaana sharciga lala tiigsan doono. Maamulka gobolka Banaadir ayaa wada olole lagula dagaalamayo waxyaabaha maanka dooriya oo muddooyinkii dambe kusoo badanayay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Maandooriyaha ayay laamaha amnigu ku tiriyaan waxyaabaha ugu weyn ee qeybta ka ah amni darrada, xilli ay ciidamada kala duwan ee dowladda ay ku howlan yihiin xaqiijinta amniga caasimada, oo sidii hore amni ahaan kasoo wanaagsananeysa. The post Sawirro: MADAALE oo indhaha soo saaray maandooriye halis ah kadibna lagu gubay… appeared first on Caasimada Online.
  22. Taliyaha Ciidanka boliiska Soomalaiyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin iyo Safiirka Dowlada Mareekanka Ufadhiya Moqdisho ayaa Tababar U soo xirey Qeyb Ka mid ah Ciidanka bar hubinta Guurguurta ama ee booliska Soomaaliyeed. Munaasabadda qalin Jabinta ciidamadan oo Ka dhacdey gudaha garoonka diyaaradaha Aadan cadde ayaa waxaa Ka qeyb-galay taliyaha hoggaanka howlaha booliska S/Guuto Maxamed Maxamud Garaar iyo taliyaha qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G/Sare Mahdi Cumar Muumin iyo Saraakiil Kale. Ciidanka tababarka loo xirey oo ay Qalabka iyo tababarba ka Taageerto dowlad Mareekanka ayaa soo bandhigey dhoola-tus Ku aaddan Wixii la barey, ayagoo Ka qeyb-qaadan doona sugidda nabad-gelyada magaalada Moqdisho. Source: goobjoog.com
  23. By Aspen Pflughoeft Scientists found a desert creature with “large” spikes under a rock in Somaliland and discovered a new species, a study said. Photo shared by Tomáš Mazuch As daytime temperatures in the Horn of Africa climbed, a desert creature covered in “large” spikes sought refuge under a rock. But its hiding spot wouldn’t go unnoticed. Visiting scientists found the spotted animal — and discovered a new species. Researchers ventured into the dry coastal plains of Somaliland several times between 2021 and 2023 to survey wildlife, according to a study published Aug. 22 in the peer-reviewed journal African Zoology. The region is a hotspot for biodiversity and a self-proclaimed republic that declared independence from Somalia. During the surveys, researchers noticed some spiky lizards that seemed “abundant” in the region, the study said. They captured a few of the animals and, taking a closer look, soon realized they’d discovered a new species: Hemidactylus gubanensis, or the Guban gecko. Guban geckos are considered “small,” reaching just under 4 inches in length, the study said. They have “large” and “pointed” heads with “prominent,” “sandy yellow” eyes. Their bodies are covered in “large” spikes. A photo shows the spotted coloring of the new species. Overall, its body is light brown dotted with white, yellow and dark brown spikes. Thousands of new species are found each year. Here are three of our most recent eye-catching stories. Guban geckos live in “sparsely vegetated” areas of the Guban “sandy coastal plain,” researchers said. This is “one of the hottest places” of the Horn of Africa. Temperatures average between 77 and 97 degrees Fahrenheit but can hit 120 degrees in the summer. A Hemidactylus gubanensis, or Guban gecko. Photo shared by Tomáš Mazuch The new species was found hiding under rocks or in “an old rusty canister” during the day and active at night, the study said. Researchers said they named the new species after the Guban region where it was discovered. The name “Guban” also means “burnt” in Somali, “referring to the torrid weather conditions that prevail in the region throughout most of the year.” So far, the new species has been found at nine locations in Somaliland but is likely more widespread, the study said. Somaliland is a region of northwestern Somalia bordering Djibouti, Ethiopia and the Indian Ocean. The Horn of Africa is a peninsula on the east coast of Africa and generally includes Eritrea, Ethiopia, Djibouti and Somalia. The research team included Tomáš Mazuch, Vojtěch Janák, Doubravka Velenská, Annamaria Nistri, Hassan Sh Abdirahman Elmi and Jiří Šmíd. The team also discovered a second new species of lizard: Hemidactylus huluul, or the Huluul gecko. Qaran News
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wada-hadal cusub kala yeelatay dowladda Sacuudiga ballan-qaadyo muhiim ah oo aan weli fulin. Guddoomiyaha hay’adda SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle oo maanta xarunta qaran ee howl-gallada gurmadka deg degga ah ee NEOC ku qaabilay safiirka Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga Danjire Aweys Xaaji, ayaa looga hadlay daba-galka ballan-qaadyadii hore. Shirkaan ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin sidii Danjire Aweys u daba-gal diblomaasiyadeed ugu sameyn lahaa ballan-qaadyo ay hore dalka ugu yabooheen xarunta King Salmaan iyo Sa’udi Fun. Balan-qaadyadaas ayaa la xariiray mashaariic hormarineed iyo gargaar oo ay ku jiraan dhismaha xarumaha gargaarka deg-degga ah ee maamul gobolleedyada. Mashaariicda muhiimka ee qeybta ka ahaa ballan-qaadyada Sacuudiga ayaa waxaa kamid ah ceelal biyood, bakhaarrada gargaarka, qalab caafimaad, dab-damisyo iyo ambalaasyo, kuwaasi oo qaarkood la soo ansixiyay walina soo gaarin hay’adda SODMA, oo wakiil ka ah dowladda federaalka ah. Sacuudiga ayaa kamid ah dowladaha Carbeed ee xiriirka wanaagsan la leh Soomaaliya, islamarkaana xilligan taageero kala duwan siisa dowladda federaalka Soomaaliya. The post Ballan-qaadyada aan weli fulin ee maanta ka wada-hadleen Somalia iyo Sacuudiga appeared first on Caasimada Online.