Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The article is by Abdirahman M. Dirye. He says that he is a co-editor of Somaliland.com. You would have expected from someone claiming to be an editor to have those editorial skills necessary for the role. If he has any editorial job at Somaliland.com, I really don’t know what to say about what he edits. If he had any he would have it applied to his own article. The article is a jumbled piece making unfounded assertions. Source: Hiiraan Online
  2. Meydka R/wasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum Xasan Abshir Faarax ayaa goordhow laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho,halkaasi oo ay ku sugayeen madaxda Qaranka. Madaxweynaha JFS, guddoonka Baarlamaanka, R/wasaare ku xigeenka Dalka, madaxweynayaashii hore, iyo xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeybgalay Salaadda Janaasada,iyadoo lagu wado in lagu aaso magaalada Garoowe. Dhanka kale magaalada Garoowe waxaa ka soconaysa qaban qaabo ku aadan aaska meydka Xasan Abshir R/wasaarihii hore, iyadoo la filayo in ay ka qeybgalaan R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,madaxda dowlad goboleedyada. Dhawaan ayuu ku geeriyooday magaalada Ankara ee dalka Turkiga, oo in muddo ah uu ku xanuunsanayay,Xasan Abshir ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka Soo maray. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Allaha u naxariistee waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde laga soo dajiyey meydka ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum Xasan Abshir Faarax oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Guddiga qaban-qaabada ee loo saaray aaska qaran ee loo sameynayo marxuumka iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa ku sugan garoonka magaalada Muqdisho. Saaladda Janaasada ayaa sidoo kale marxuumka lagula tukaday garoonka, waxaana ka qeyb galay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynayaashii hore iyo xubno ka tirsan golayaasha dowladda Soomaaliya. Sidoo kale marxuumka ayaa loo qaadi dooonaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolkaasi Nugaal, halkaas oo lagu aasayo. Aaska qaran ee loo sameynayo ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb-galaya guddoomiyaha Aqalka Sare, madaxda dowlad goboleedyada iyo mas’uuliyiin kale oo haatan ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland. Waxaa sidoo kale la filayaa inuu goor dhow Dhuusamareeb ka amba-baxo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo isna ka qeyb-geli doono aaska marxuum Abshir Xasan Faarax.
  4. Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay ganacsade Soomaaliyeed lagu dilay tuulada Retreat oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee wadankaasi. Kooxo burcad Afrikaan ah ayaa la sheegay inay marxuumka dileen isaga oo ku sugan afaafka hore goob ganacsi oo uu ku lahaa halkaasi. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Axmed Xuseen Cadow, sida ay warbaahinta xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelladiisa. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in kooxdii dilkaasi ka dambeysay ay goobta isaga baxsatay, waxaana mar dambe goobta gaaray ciidamo ka tirsan Booliska K/Afrika. Illaa iyo hadda ma jirto cid ay laamaha ammaanka u soo qabteen dilka loo geystay muwaadinkaasi Soomaaliyeed. Malamihii u dambeeyey waxaa sii kordhayey weerarada iyo dilalka Soomaalida loogu geysto gudaha Koonfur Afrika, iyadoona sidoo kale boob loo geysto goobahooda ganacsi. View the full article
  5. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 45 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 1,425. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 7 xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Somaliland 4, iyo Gobolka Banaadir 3 qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 3,083. Bukaannada cusub 6 ka mid ah waa rag 1-na waa dumar, 24-kii saac ee ugu dambeeyay ma jirin bukaan u geeriyooday COVID19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa 93 qof. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bulshada ugu baaqday in lagu dadaalo kahor tagga cudurka si loo yareeyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo. View the full article
  6. aliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa soo saaray digniin ka dhan ah Propagaanda-da Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019/2020, kaas dalka ka bilaabandoona 18-July-2020. Sida ay sheegtay Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sarre, waxaa sanadkaan Imtixaanaadka Sanad dugsiyeedka 2019/2020 ufadhiisandoona in ka badan 70,000 oo arday Soomaaliyeed ah si xariir ah sanadkii 6-aad, iyadoo sanadkaan lagu Soo kordhiyay fasalka 8-aad (Standard8) 11/July/2020 & Dugsi sare 18-July-2020. Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa sheegay inay diyaariyeen 2000 oo xubnood oo isugu jira Saraakiil iyo Askar sugta Amniga goobaha imtixaanada, Ilaalinta geedi socodka imtixaanada iyo daabulaada imtixaanka. ” Hadaba, iyadoo aad looga taxadaray #Badqabka imtixaanaadka sanadkaan, ayaa waxaa jiri kara #Propaganda iyo Qalqal lagu abuuro Waalidiinta iyo Ardayda Soomaaliyeed. Sidaas daraadeed, waxaan #Digniin adag gaarsiinaynaa qof walba oo isku daya in uu abuuro qalqal Imtixaan, iyadoo Hadaba aan qaarkood gacanta ku hayno” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Booliska. Fadlan, wixii aad u’aragtaan falalkaas gaarsiiya Ciidanka Boliiska oo howshaas gacanta ku haya, idinka oo Maraya Number-ka 991 ama Baraha Bulshada. View the full article
  7. Illaahay naxariistii Jano haka waraabiyee Waxaa Xalay ay Diyaarad khaasa kasoo qaadey Dalka Turkiga Meydka Marxuum Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir oo ku [...] The post Meydka Marxuum Xasan Abshir oo si meekhaam sare ah Diyaarad khaasa loogasoo qaadey Turkiga appeared first on . Source
  8. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Warka-Subax-160720.mp3 View the full article
  9. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliyeed Marxuum Xassan Abshir Faarax, ayaa sida qorshaysan Maanta oo Khamiis ah Aas Qaran loogu samaynaya Caasimadda Puntland ee Garoowe. Maydka Ex. Ra’iisul Wasaare Xassan Abshir, waxaa Xalay si maamuus sare leh u soo saagootiday Dowladda turkiga oo uu Dalkeeda ku geeriyooday, iyadoo Ciidamo gaar ah oo ka tirsan kuwa Turkiga ay soo saareen Diyaaradda. Aaska Qaran ee Maanta Garoowe loogu samaynayo, waxaa ka qayb-galaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre, Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni , Guddoomiyaha Aqalka Saree e Soomaaliya Cabdi Xaashi cabdillaahi, Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka, xubno ka tirsan Golayaasha Puntland iyo heer Federaal, dhammaan Isimada waaweyn ee Puntland oo Aaskiisa u yimid Garoowe iyo dad weyne kala duwan. Maydka Marxuumka oo haatan laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxaa halkaas lagula tukan doonaa Salaadda Janaasada, ka hor inta aan loo soo qaadin Caasimadda Garoowe oo Aaska Qaran loogu samaynayo PUNTLAND POST The post Ex. Ra’iisul wasaare Xassan Abshir oo Maanta Aas Qaran loogu samaynayo Garoowe appeared first on Puntland Post.
  10. Beled Weyne (HOL) - The governor of Hiiraan region Ali Jeyte Osman said that Djiboutian troops under AMISOM denied him entry at Beledweyne airport today, as he was trying to welcome a fact-finding delegation to investigate the cause of an airplane crash. Source: Hiiraan Online
  11. Cape Town (Caasimada Online) – Wararka laga helayo Koonfur Afrika ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay duleedka magaalada Cape Town ee dalkaasi. Kooxo burcad Afrikaan ah ayaa lagu soo warramayaa inay dileen muwaadinkaasi oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee ku dhaqan tuulada lagu magacaabo Retreat oo ka tirsan Cape Town. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Axmed Xuseen Cadow, sida ay innoo xaqiijiyeen qaar ka mid ah ganacsatada ku nool gudaha wadanka Koonfur Afrika. Wararka ayaa sheegaya in marxuumka lagu dhex dilay gaarigiisa, xilli uu yiillay afaafka hore ee xaruntiisa ganacsiga. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa gaaray goobta, balse waxaa baxsaday raggii fuliyey dilkaasi. Muddooyinkii la soo dhaafay waxaa sii kordhayey werarada Soomaalida loogu geysto Koonfur Afrika, iyadoona haatan tirada dhimashada ay kor u dhaaftay 20 qof oo la dilay maalmihii u dambeeyey.
  12. Wararka ka imaanaya waddanka Koonfur Afrika ayaa ku warramaya in halkaasi lag dilay Ganacsade Soomaaliyeed oo xarun Ganacsi ku lahaa gudaha dalkaasi. Alle ha u naxariistee Ganacsadaha oo lagu magacaabi jiray Axmed Xuseen Caddow waxaa lagu dhex dilay Goob Ganacsi oo uu ku lahaa gudaha Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika gaar ahaanna xaafad lagu magacaabo Retreat sida laga soo xigtay Eehelkiisa. Koox burcad koonfur Afrikaan ah ayaa Marxuumka ku weeraray Xaruntiisa Ganacsi halkaas oo ay ku dileen islamarkaana dhac u gaysteen hantidiisa sida ay sheegeen Booliiska. Kooxdii weerarka gaystay ayaa goobta isaga baxsaday kadib markii ay dhaceen Hantidii Marxuumka iyadoo Booliiska Dalkaasi ay sheegayaan in aysan weli gacanta ku dhigin Burcadkaas. Dalka koonfur Afrika waxaa Caadi ka noqotay in mar kasta lagu laayo Ganacsatada Soomaaliyeed hantidoodana lagu dhaco taasi oo aysan wax tallaabo ah ka qaadin Booliiska Waddanka. PUNTLAND POST The post Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika appeared first on Puntland Post.
  13. World Health Organization (WHO) PRESS RELEASE Coronavirus – Africa: WHO and UNICEF warn of a decline in vaccinations during COVID-19 This is due to disruptions in the delivery and uptake of immunization services caused by the COVID-19 pandemic GENEVA, Switzerland, July 15, 2020/ — WHO and UNICEF call for immediate efforts to vaccinate all children as new data shows that, before the COVID-19 pandemic, vaccine coverage stalled at 85 per cent for nearly a decade, with 14 million unvaccinated infants yearly The World Health Organization and UNICEF warned today of an alarming decline in the number of children receiving life-saving vaccines around the world. This is due to disruptions in the delivery and uptake of immunization services caused by the COVID-19 pandemic. According to new data by WHO and UNICEF, these disruptions threaten to reverse hard-won progress to reach more children and adolescents with a wider range of vaccines, which has already been hampered by a decade of stalling coverage. The latest data on vaccine coverage estimates from WHO and UNICEF for 2019 shows that improvements such as the expansion of the HPV vaccine to 106 countries and greater protection for children against more diseases are in danger of lapsing. For example, preliminary data for the first four months of 2020 points to a substantial drop in the number of children completing three doses of the vaccine against diphtheria, tetanus and pertussis (DTP3). This is the first time in 28 years that the world could see a reduction in DTP3 coverage – the marker for immunization coverage within and across countries. “Vaccines are one of the most powerful tools in the history of public health, and more children are now being immunized than ever before,” said Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus, WHO Director-General. “But the pandemic has put those gains at risk. The avoidable suffering and death caused by children missing out on routine immunizations could be far greater than COVID-19 itself. But it doesn’t have to be that way. Vaccines can be delivered safely even during the pandemic, and we are calling on countries to ensure these essential life-saving programmes continue.” COVID-19 disruptions Due to the COVID-19 pandemic, at least 30 measles vaccination campaigns were or are at risk of being cancelled, which could result in further outbreaks in 2020 and beyond. According to a new UNICEF, WHO and Gavi pulse survey, conducted in collaboration with the US Centers for Disease Control, the Sabin Vaccine Institute and Johns Hopkins Bloomberg School of Public Health, three quarters of the 82 countries that responded reported COVID-19 related disruptions in their immunization programmes as of May 2020. The reasons for disrupted services vary. Even when services are offered, people are either unable to access them because of reluctance to leave home, transport interruptions, economic hardships, restrictions on movement, or fear of being exposed to people with COVID-19. Many health workers are also unavailable because of restrictions on travel or redeployment to COVID response duties as well as a lack of protective equipment. “COVID-19 has made previously routine vaccination a daunting challenge,” said UNICEF Executive Director Henrietta Fore. “We must prevent a further deterioration in vaccine coverage and urgently resume vaccination programs before children’s lives are threatened by other diseases. We cannot trade one health crisis for another.” Stagnating global coverage rate Progress on immunization coverage was stalling before COVID-19 hit, at 85 per cent for DTP3 and measles vaccines. The likelihood that a child born today will be fully vaccinated with all the globally recommended vaccines by the time she reaches the age of 5 is less than 20 per cent. In 2019, nearly 14 million children missed out on life-saving vaccines such as measles and DTP3. Most of these children live in Africa and are likely to lack access to other health services. Two-thirds of them are concentrated in 10 middle- and low-income countries: Angola, Brazil, Democratic Republic of the Congo, Ethiopia, India, Indonesia, Mexico, Nigeria, Pakistan, and Philippines. Children in middle-income countries account for an increasing share of the burden. Progress and challenges, by country and region There has been some progress. Regional coverage for the third dose of DTP in South Asia has increased by 12 percentage points over the last 10 years, notably across India, Nepal and Pakistan. However, that hard-won progress could be undone by COVID-19 related disruptions. Countries that had recorded significant progress, such as Ethiopia and Pakistan, are now also at risk of backsliding if imunization services are not restored as soon as feasible. The situation is especially concerning for Latin America and the Caribbean, where historically high coverage has slipped over the last decade. In Brazil, Bolivia, Haiti and Venezuela, immunization coverage plummeted by at least 14 percentage points since 2010. These countries are now also confronting moderate to severe COVID19-related disruptions. As the global health community attempts to recover lost ground due to COVID-19 related disruptions, UNICEF and WHO are supporting countries in their efforts to reimagine immunization and build back better by: Restoring services so countries can safely deliver routine immunization services during the COVID-19 pandemic, by adhering to hygiene and physical distancing recommendations and providing protective equipment to health workers; Helping health workers communicate actively with caregivers to explain how services have been reconfigured to ensure safety; Rectifying coverage and immunity gaps; Expanding routine services to reach missed communities, where some of the most vulnerable children live. SOURCE World Health Organization (WHO) Qaran News
  14. U.S. International Development Finance Corporation (DFC) PRESS RELEASE Coronavirus – Africa: U.S. International Development Finance Corporation (DFC) to launch Regional Team Based in Africa Africa Investment Advisor Program will help expand DFC’s engagement on the continent WASHINGTON D.C., United States of America, July 15, 2020/ — U.S. International Development Finance Corporation (DFC) today announced that it is launching the Africa Investment Advisor Program, which establishes a regional team based in Africa. The team will equip DFC to more proactively advance investments and expand its portfolio in this priority region, particularly as Africa continues to respond to both the health and economic fallout from the COVID-19 pandemic. “The launch of this team at a time when many investors are skittish about emerging markets underscores DFC’s commitment to Africa,” said DFC Managing Director for Africa Worku Gachou. “Now more than ever Africa needs private sector investment. DFC continues to see significant opportunity on the continent and is eager to leverage its new regional footprint to unlock that potential.” “The deployment of DFC investment advisors to Africa advances one of our top priorities: increasing trade and investment between the United States and Africa,” said Assistant Secretary of State for African Affairs Tibor Nagy. “The new advisors will complement and enhance our deal teams at U.S. embassies across the continent to create more opportunities for U.S. and African companies.” The new regional team will consist of investment advisors based across East Africa, West Africa, Southern Africa, and the Horn of Africa. The advisors will be charged with sourcing investment opportunities across the continent, working alongside U.S. embassies and USAID missions, and supporting DFC colleagues in Washington by providing on-the-ground project due diligence and monitoring. The positions will be funded by the U.S. Department of State and contracted through CrossBoundary, which was competitively awarded the program contract. CrossBoundary is an impact-driven investment and advisory firm with a long track-record in Sub-Saharan Africa and frontier markets globally. The announcement comes at an especially critical time as COVID-19 continues to impact communities across Africa, where cumulative loss to GDP due to the pandemic is estimated to be as much as $236 billion by 2021. DFC can play a powerful role on the continent as commercial capital flees emerging markets across the world in response to the uncertainty of the pandemic. To submit an Africa-specific project proposal for investment consideration, email africa@dfc.gov. Africa is a leading DFC priority: the agency currently has roughly $8 billion invested across more than 300 projects on the continent. These investments are building critical infrastructure; expanding access to healthcare, energy, and technology; and advancing financial inclusion, particularly for small businesses and women entrepreneurs. Africa is also the focus of multiple DFC initiatives including Connect Africa, 2X Africa, and its Health and Prosperity Initiative. DFC’s efforts in Africa also advance the Administration’s Prosper Africa initiative, which aims to channel the tools and resources of the U.S. Government to substantially increase two-way trade and investment between the U.S. and Africa. In February, President Donald J. Trump selected DFC Chief Executive Officer Adam Boehler to serve as Executive Chairman of the initiative. Qaran News
  15. PRESS RELEASE SES launches Free-To-Air Satellite Channel to Fight Spread of COVID-19 SES uses reliable content from trusted organisations such as UNICEF and AFP to bring critical, informative COVID-19 messages to rural communities Millions of households across Africa, Europe, and Asia-Pacific will be able to access a free-to-air TV channel via SES (www.SES.com) satellites that is dedicated to delivering reliable, informative content about COVID-19. The channel – Fight COVID-19 – broadcasts content that is aimed at providing underserved and rural communities with critical information about how to limit the spread of the virus. The content is provided by trusted organisations such as UNICEF and AFP as well as global EdTech social enterprise www.Potential.com with the aim to impartially inform TV viewers about identifying COVID-19 symptoms, the recovery process and how to manage the effects of a global pandemic and social distancing, such as managing a household, children or mental health. The channel will be broadcast free-to-air from SES’s satellite fleet and available in the following regions: ASTRA 4A at 5 degrees East for Sub-Saharan Africa ASTRA 2F at 28.2 degrees East for West Africa ASTRA 4A at 5 degrees East for Ukraine NSS-12 at 57 degrees East for Ethiopia and adjacent countries SES-9 at 108.2 degrees East for the Philippines “Our lives have been disrupted by COVID-19 in the last few months, and unfortunately, it doesn’t seem to be going away anytime soon. Through the global reach of satellite, we are in a position to contribute our resources wisely to help provide important information to vulnerable communities,” said Steve Collar, CEO of SES. “We have been really fortunate to be able to collaborate with UNICEF, AFP and www.Potential.com who are willing to contribute their content for this good cause. Together, we hope to reach a wide group of audiences with reliable and trustworthy content and do our part in helping slow the spread of COVID-19.” Distributed by APO Group on behalf of SES. Qaran News
  16. Pratik Desai, a chief executive with engineering giant Larsen and Turbo has been living in Kuwait for the last 25 years. Source: Hiiraan Online
  17. ASHEVILLE, N.C. – In an extraordinary move, the Asheville City Council has apologized for the North Carolina city's historic role in slavery, discrimination and denial of basic liberties to Black residents and voted to provide reparations to them and their descendants. Source: Hiiraan Online
  18. It was about 4 in the afternoon on Wednesday on the East Coast when chaos struck online. Dozens of the biggest names in America — including Joseph R. Biden Jr., Barack Obama, Kanye West, Bill Gates and Elon Musk — posted similar messages on Twitter: Send Bitcoin and the famous people would send back double your money. Source: Hiiraan Online
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Xiisadda u dhaxaysa ciidanka daacadda u ah Dowladda Faderalka ah iyo kuwa raacsan maamulka Jubbaland waxaa ay xasarado ka buuri kartaa geeska Afrika oo dhan, sida Kooxda Calamiga ah ee Xasaraha ay ku sheegeen warbixin cusub oo ay soo saareen. Qeybaha ku sugan gobolka Gedo waxay muujinayaan khalad siyaasadeed, kaasi oo siyaasadda heer qaran u bedelaya xiisad qabiil, isla markaana Soomaaliya u abuuraya xasilooni darro. Khilaafsa salkiisu waa xiisad u dhaxaysa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Xaaladda waxaa sii xumeeyay is-maandhaaf u dhaxaya dalal ka tirsan howlgalka, kuwaas oo ciidamo ay ugu jiraan kuwa Soomaaliya u jooga nabad ilaalinta, waa Midowga Afrika ee AMISOM. Labada awoodood ee gobolku midna ma doonayo dagaal toos ah. Laakiin khilaafkoodu waxaa uu Soomaaliya ka abuuri karaa colaad dhaawac geysaneysa, isla, markaana cawaaqib lama filaan ah ku yeelaneysa xasiloonida Gobolka. Inkastoo ay kawada tirsanyihiin AMISOM, Ethiopia iyo Kenya hadda waa ay iska soo horjeedaan markii ay timaado xulifo ka sameysiga Soomaaliya dhexdeeda. Labada wadan waxay Jubbaland la leyihiin taariikh iskaashi, taasi oo la xiriirta amniga xuduudaha. Waxay labaduba lacag ku bixiyeen heshiiskii 2013-kii Axmed Madoobe looga dhigay hoggaanka Jubbaland. Laakiin dan walba oo ay Gobolka ka wada lahaayeen hadda waa ay dhamaatay, Ethiopia waxay taageereysaa Madaxweyne Farmaajo, Kenyana waxay adkeyneysaa xiriirka ay la leedahay Axmed Madoobe. Labadaan wadan ee iska soo horjeeda waxay jabinayaan is-heysiga iyo midnimadda AMISOM, waxayna fursad siinayaan Al-shabaab. Heerka isfahmi-waaga waxa uu billowday 22-kii bishii Augost sanadkii 2019-kii, maalintii doorashadda Axmed Madoobe, markii diyaarad siday ciidan Ethiopian ay isku dayday in ay ka degto garoonka diyaaradaha ee Kismaayo, balse ay hor istaageen ciidanka Jubbaland iyo kuwa Kenya. Sababta koowaad ee khilaafka u dhaxeeya Addis Ababa iyo Nairobi waxaa ay la xiriirtaa isbedelka siyaasadeed ee Ethiopia. Markii uu xafiiska la wareegay Abiy Axmed bishii April sanadkii 2018-kii, waxaa isku dayay in uu dib u qeexo xiriirka Ethiopia ay la leedahay Soomaaliya, isagoo muhiimad siinaya iskaashiga Muqdisho. Waxaa uu sidas u sameeyay isagoo rajaynayay in uu sii kordhiyo is-dhexgalka gobolka iyo xirirka ganacsi, waxaana uu rumeysnaa in Dowladda dhexe ee Soomaaliya ay xalin karto arrimaha aan tirsiga lahayn ee wadanka. Xiriirka adag ee Ethiopia ay la leedahay Farmaajo waxaa uu noqday mid toos ah, waxaana uu cagsi u bedelay taageeradii maamullada hoose, maleeshiyaadka qabaa’ilka, jilaayaasha siyaasadda ee Soomaaliya. Ciidan Ethiopian ah oo la geyay qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya, isla markaana howlgallo ka sameeyay ayaa keentay in mucaaradka Farmaajo ay ku eedeyaan in uu ku tiirsanyahay Ethiopia, si ay u taageerto qorshihiisa. Howlgaladaas waxaa ka mid ahaa, soo xiristii musharixii Koonfur Galbeed ee Mukhtaar Rooboow Abu Mansoor bishii December sanadkii 2018-kii, ciidamadii la geeyay Galmudug dabayaaqadii 2019-kii iyo dhaq-dhaqaaq ciidamadda Ethiopia ay ka sameynayeen Gedo, tan iyo bishii March 2020. Dhaq-dhaqaaqa ciidanka Ethiopia ee Gedo waxaa ay muujineeysaa in Ethiopia ay taageereyso damaca ay Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya ku raadineyso Dowlad dhexe, sida ay International Crises Group ku sheegtay warbixinteeda. Qodobbo maxalli ah ayaa door ka cayaaraya xisaabta Ethiopia ee Gedo. Axmed Madoobe waxaa uu jeclaa xiriirka xisbiga Tigreega ee TPLF, kaasi oo awoodda ugu badan ku leh xisbiga talada haya ee Ethiopia. Tan iyo markii uu Abiy Axmed awoodda la wareegay, xisbiyada kala ah Prosperity Party, iyo TPLF waxay noqdeen mucaarad. Waxaa intaas dheer in Axmed Madoobe uu sii heystay xiriirkii uu la lahaa ONLF oo ahaa mucaaradkii hore ee Dowladda Ethiopia, hadana ah mucaaradka ugu weyn ee Abiy Axmed uu ku leeyahay gobolka Soomaalida. Iskaashiga uu Axmed Madoobe la leeyahay kuwa kasoo horjeeda Abiy Axmed ayaa tageeradda Ethiopia u weeciyay dhanka Farmaajo. ICG waxay sheegtay in yoolka Kenya uu yahay in ay u heysato Jubbaland xeyndaab u dhexeeya iyada iyo Al-shabaab. Axmed Madoobe-na waxaa uu sii wadaa in uu ahaado dooqa Kenya tan iyo 2019-kii markii xiriirka Muqdisho iyo Nairobi uu mugdi galay sababa la xirira muranka badda oo soo cusboonaaday. Taageeradda Axmed Madoobe uma dhama Kenyaantigu. Siyaasiyiin dhowr ah oo uu ka mid yahay gudoomiyaha Mandera Count Cali Rooba ayaa dhowr jeer ka cawday joogitaanka ciidanka Jubbland kuna tilmaamay in ay saxilooni darro abuurayaan. Weli xukuumadda Nairobi waxaa ay taageereysaa Axmed Madoobe. Muranka u dhexeeya Ethiopia iyo Kenya iyo xulifooda Soomaaliya ee iska soo horjeeda waxay caqabad halis ah ku yihiin waxtarnimadda AMISOM. Howlgalka AMISOM waxaa uu markii horeba la daalaa dhacayay cillado dhanka taliska ah, iyadoo dano qaran ay hoos u dhigeen iskaashigii howlgalka dhexdiisa ah, hadana waxaa xaaladda uga sii daray xiisadda labo wadan oo howlgalka ka tirsan. Inkastoo ay Kenya iyo Ethiopia doonayaan in ay ka fogaadaan dagaal toos ah, xiisadda xiriirkoodu waxaa ay kordhineysaa walaaca ah in ay taagero military siiyaan xulifadooda Soomaalida ah. Ethiopia iyo Kenya labaduba waxay Dowladda Soomaaliya la diyaarinayeen kulan seddax geesood ah, si loo qaboojiyo xiisadda u dhaxaysa Muqdisho iyo Kismaayo, kadib markii uu dhacay dagaalkii Baled Xaawo, bishii March ee sanadkan. Laakiin kulankaas oo markii hore la qorsheeyay in uu dhaco 16-kii March waxaa dib u dhigay Coronavirus oo ka dilaacay Bariga Afrika. Seddax dhinac midna kuma uusan dhawaaqin waqtiga lasoo celinayo wadahadallada. Khatarta la xiriirta in lagu guul dareysto xalinta xiisadda Gedo, ama in la iska indho tiro waa suurtagal. Xiisadda u dhaxaysa Muqdisho iyo Jubbaland iyo gobollo kale ayaa khatar gelinaya doorashooyinkii qorsheysnaa ee wadanka waxayna sidoo kale ka gaabinayaan dadaalkii la dagaalanka Al-shabaab. Xal walba ee la heli karo waxaa uu ku dhici karaa wajiyo dhowr ah, waxaana uu u baahanyahay in ay ka mid noqdaan jilaayaasha gobolka iyo kuwa dibadda ahba. Dib u heshiisiin afar heer ah waa lagama maarmaan, in laga sameeyo qabiilka Mareexaan dhexdiisa, oo Gedo ugu kala qaybsamay laba dhinac oo qayb ay taageersanyihiin Jubbaland qaybna ay taageersanyihiin hoggaanka Farmaajo, waa in sidoo kale dib u heshisiinta la dhex dhigaa qabiilada Mareexaan iyo Ogaadeen, sida uu ururku warbixintiisa ku sheegay. Ugu dambeyntii, ICG waxaa ay sheegtay in Midowga Afrika, IGAD, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Mareykanka iyo UK looga baahanyahay in ay Kenya iyo Ethiopia ku cadaadiyaan in ay xiisadooda dhameeyaan.
  20. Move comes as latest round of talks between Egypt, Sudan and Ethiopia on the contentious dam ended with no agreement. Source: Hiiraan Online
  21. International students around the country are breathing a sigh of relief after the Trump administration reversed an order that would remove international students from the country if their school held class 100 percent online. Source: Hiiraan Online
  22. International students around the country are breathing a sigh of relief after the Trump administration reversed an order that would remove international students from the country if their school held class 100 percent online. Source: Hiiraan Online
  23. Xildhibaano tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay kulan xasaasi ah la qaatay Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulankaan oo ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ah mid xildhibaanadu ay ka dalbadeen madaxweynaha waxaana si gaar ah looga hadlay xaaladda kala guurka ah ee dalka iyo sida loo maareynayo,iyo sidoo kale Arrimaha Doorashooyinka soo socda. Qaar ka mid ah Xildhibaanada ka qeybgalay kulankaas, lana hadlay warbaahinta, waxa ay sheegeen in uu ahaa mid ay uga tashanayeen sidii dalka ay uga dhici laheyd doorasho xor iyo xalaal ah, islamarkaana qof iyo cod ah, maadaama ay Golaha shacabku ansixiyeen sharciga doorashooyinka madaxweynaha Soomaaliyana uu saxiixo. Kulanka Xildhibaanadaas ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay la qaateen Madaxweyne Farmaajo ayaa kusoo aadaya xilli madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Dalku Shir ay ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ay ku sheegeen in aysan Dalka ka dhici Karin Doorasho qof iyo cod ah. PUNTLAND POST The post Ma maxa ka wada-hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaannadii la kulmay? appeared first on Puntland Post.
  24. Our thoughts are with you, says Somali President Farmaajo in message on 4th anniversary of defeated July 15, 2016 coup Source: Hiiraan Online
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa billaabay kulamo ay xal ugu raadinayaan khilaaf culus oo soo kala dhaxgalay hoggaanka dhaqanka iyo qaar kamid ah siyaasiinta Mudullood, kaas oo ka dhashay arrimo la xariira shirkii baaqday 13-kii bishan. Madaxweynayaashaan ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, Senator Muuse Suudi Yalaxow iyo xubno kale oo qeyb ka ah khilaafka oo ay ku jiraan guddiga qaban qaabada ee uu madax u yahay Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale “Madaale”. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu Senator Muuse ka dalbaday inuu u tago Ugaaska islamarkaana ka xaalmariyo hadallo kulul oo dhaxmray habeeno ka hor, halka Ugaaskana uu ka dalbaday inuu qaato kuna samro wax kasta oo uga yimaada dadka Mudullood maadaama uu yahay Ugaaska, islamarkaana ay imaan karaan tabashooyin badan. Sidoo kale xogta aan helnay ayaa sheegaysa in si gaar ah Madaxweynayaasha usoo xalin doonaan waxyaabaha keenay muranka iyo doodo ka taagan dadka ka soo qeyb geli doona shirka oo ka socda Mudullood, kuwaas oo isugu jira mucaarad iyo muxaafad. Lama oga sida uu ku dhamaan doono khilaafkan oo ah kii ugu adkaa ee soo kala dhaxgala xubnahaa ugu sarreeya Mudullood iyo kii ugu adkaa ee soo mara sanadihii ugu dambeeyay, hase yeeshee waxaa la rumeysan yahay in ay ka dambeyso dowladda federaalka Soomaaliya oo lacago waali ah ku harqisay baaqashada shirka.