Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Lula Ali Ismaïl was in her mid-thirties, living in Canada with a steady job. She was at the stage of her life at which society dictates you should be settled into a traditional career path, but she is not one for being conventional. Source: Hiiraan Online
  2. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xassan, oo wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa Somaliland ku eedeeyay in ay ka dambaysay hurinta dagaal beeleedyo ka dhacay degaanno ka tirsan gobolka Cayn, gaar ahaanna degaanka Horufadhi. Wasiirka ayaa sheegay in dano siyaasadeed oo Somaliland ka leedahay Gobolka Cayn, ay mar kasta u adeegsato isku dirka beelaha wada dhashay, si ay colaad iyo nacayb uga dhex abuurto, islamarkaana u qabsato dhulkooda, maadaama inta beeluhu midaysan yihiin aysan Somaliland qabsan Karin degaannadooda. Wasiir Jaamac wuxuu sheegay, in marar kala duwan oo hore ay dhacday, in Somaliland isku dirtay beelaha deggan SSC, si ay wadajirkooda iyo midnimadooda u wiiqdo, dabadeedna u qabsado dhulkooda, iyadoo marmar siinyo ka dhiganaysa in Ciidamo la kala dhex dhigayo beelaha dagaallamay. Mar Wasiirka wax laga weydiiyay, tallaabada Puntland kala gudboon, haddii Somaliland dano siyaasadaysan isu’gu dirayso beelaha gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn, ayuu ku jawaabay in mar kasta Puntland ka qayb-qaadato dib u heshiisiinta beelahaaasi. Waxaase xusid mudan, in aysan jirin caddayn Wasiirku soo bandhigay oo muujinaysa in Somaliland ku lug leedahay colaadda beelaha ee ka dhacda gobollada SSC. Halkaan ka daawo wareysiga oo dhan PUNTLAND POST The post Puntland oo Somaliland ku eedaysay in ay ka dambaysay Colaad beeleedyadii ka dhacay gobolka Cayn appeared first on Puntland Post.
  3. Abdullahi Mohamed Dhaqane, 32, graduated in 2016 with a bachelor’s degree in computer science from a university in Bangladesh. He came back to Somalia 10 months ago, hoping he would quickly find work. Source: Hiiraan Online
  4. Qaramada Midoobay ayaa bilawday dib u eegidda codsi loogu talagalay si lacago loogu deeqo waddamada ugu saboolsan adduunka, taas oo ay kula dagaallami doonaan cudurka dilaaga ah ee Korona. Madaxa gargaarka bini’aadanimada ee Qaramada Midoobay, Mark Lowcock ayaa ka digay inay jiraan dalal badan ooay macluul ku sii kordheysa, kuwaas halka ay cunto yaraan baahsani ku habsatay, iyada oo uu dhaqaalahoodii uu saamoobay safmarkan dunida saaqay. Qaramada midoobay waxay shegeysaa in 265 milyan oo qof ay dhamaadka sannadkan wajihi karaan macaluul ba’an sababo la xiriira fayraska corona,waxayna codsaneysaa hay’addu lacag dhan $10.3 balyan oo doolar. Lacagaha ay qaramada midoobay dalbaneyso ayaa waxaa loo adeegsan doonaa waddamada uu dhaqaalahooda cagaha badan ku taagnayn,iyadoo,hay’addu ka digtay in haddii aaanan wax ficil ah la qaadin ay dunida mustaqbalka wajihi doonto dhibaatooyin la xiriira horumarka. Hay’adda ayaa markii hore bishii maarso codsatay lacag dhan 2 balyan oo ay kula dagaalameyso fayraska corona. oo saameyn weyn ku yeeshay waddamada ugu fakhrisan dunida. Codsigaan labaad ee hay’addu ayaa ku soo beegmayaa iyadoo wadamadii qaniga ah ee lacagahaasi bixini jiray ay haatan iyagiba la daalaa dhacayaan dib u soo celinta djhaqaalohoodii ee uu saameeyay fayraska laakinse waxay hay’addu ka codsatay iney caawiyaan waddamada faqriga uu la dagay. View the full article
  5. Garowe (PP News Dedk) — Kaalo, a Garowe-based NGO, conducted a two-day, UNHCR-funded training on sexual and gender-based violence for forty members of the Ethiopian and Yemeni refugees in the administrative capital of Puntland State. The training focused on types on violence that children and women might suffer and how Puntland State laws serve to prevent incidence of sexual and gender-based violence against women and children. Malyun Mohamud Yusuf, a senior office from Kaalo, urged trainees to make a better use of the knowledge they gained from the training. Puntland State hosts Yemeni and Ethiopian refugees. The trainees learned, among other topics, information about service delivery in Puntland and how government institutions respond to violence against women and children. Denial of services is one form of violence that women and children may suffer. According to UNHCR, “sexual and gender-based violence is a violation of human rights. It denies the human dignity of the individual and hurts human development.” Trainees thanked UNHCR and Kaalo, the implementing partner, for organising the training in format conducive to learning and applying the knowledge. © Puntland Post, 2020 The post KAALO CONDUCTS A TRAINING FOR YEMENI AND ETHIOPIAN REFUGEES IN GAROWE appeared first on Puntland Post.
  6. The UK government has renewed its travel restrictions to Somalia, urging its citizens against any travel to the country. In a renewed travel advisory, the Foreign Office warned Somalia remains volatile and at risk of terror attacks. It, however, gave a green light for essential travel to Hargeisa and Berbera but advised vigilance. “Any British nationals in areas of Somalia to which the FCO advise against all travel should leave,” the advisory read in part. The advisory noted ‘terrorists are very likely to try to carry out attacks in Somalia’ adding there is a high threat of kidnap throughout the country. Those travelling to back to the UK will need to provide contact details, and self isolate for 14 days, the Foreign Office said. The advisory has been renewed for over three years now. HOL Qaran News
  7. Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi kaariye (Qoor-Qoor) ayaa maanta dib ugu laabtay gudaha magaalada Dhuusamareeb, kadib markii uu Garoowe uga qeyb-galay aaska ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, marxuum Xasan Abshir Faarax iyo madaxweynihii hore ee Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi. Qoor- Qoor ayaa qeyb ka noqon doono diyaar garowga loogu jiro soo dhoweynta madaxweynaha Soomaaliya oo halkaasi uga qeyb galaya shirka dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka. Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey, iyadoo ciidamo dheeraad ah la dhigay jidadka magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Shirkan oo la filayo inuu qabsoomo maalmaha soo socda ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashada ee 2020/2021. Halkan hoose ka daawo sawirrada: View the full article
  8. Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ka geystay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellah hoose, gaar ahaan degmada Afgooye iyo deegaano hoos taga. Biyaha webiga ayaa gudaha u galay xaafadaha qaar ee degmada ku dhowaad 1500 guri ayaa reerihii deganaa isaga baxeen, kadib markii biyugu galeen, Webiga ayaa sidoo kale goobaha uu fatahaadda ka sameyey waxaana ka mid ah sida weyna loogaa barakacay deegannada Basra, Sabiid, Caanoole,Deg-Wariiri iyo qaar kale, oo ka tirsan gobolka. ilaa iyo hadda lama soo sheegin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay fatahaadda webiga, laakiin dadka shacabka ayaa muujinayo baqdin ku aadan in fataahaddu gaadho goobo kale. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Mogadishu (HOL) - Somalia's Ministry of Health has issued an order that individuals leaving the country can only obtain a COVID-19 medical certificate from a government-recognized facility Source: Hiiraan Online
  10. Qaramada Midoobay ayaa bilawday dib u eegidda codsi loogu talagalay si lacago loogu deeqo waddamada ugu saboolsan adduunka, taas oo ay kula dagaallami doonaan cudurka dilaaga ah ee Korona. Madaxa gargaarka bini’aadanimada ee Qaramada Midoobay, Mark Lowcock ayaa ka digay inay jiraan dalal badan ooay macluul ku sii kordheysa, kuwaas halka ay cunto yaraan baahsani ku habsatay, iyada oo uu dhaqaalahoodii uu saamoobay safmarkan dunida saaqay. Qaramada midoobay waxay shegeysaa in 265 milyan oo qof ay dhamaadka sannadkan wajihi karaan macaluul ba’an sababo la xiriira fayraska corona,waxayna codsaneysaa hay’addu lacag dhan $10.3 balyan oo doolar. Lacagaha ay qaramada midoobay dalbaneyso ayaa waxaa loo adeegsan doonaa waddamada uu dhaqaalahooda cagaha badan ku taagnayn,iyadoo,hay’addu ka digtay in haddii aaanan wax ficil ah la qaadin ay dunida mustaqbalka wajihi doonto dhibaatooyin la xiriira horumarka. Hay’adda ayaa markii hore bishii maarso codsatay lacag dhan 2 balyan oo ay kula dagaalameyso fayraska corona. oo saameyn weyn ku yeeshay waddamada ugu fakhrisan dunida. Codsigaan labaad ee hay’addu ayaa ku soo beegmayaa iyadoo wadamadii qaniga ah ee lacagahaasi bixini jiray ay haatan iyagiba la daalaa dhacayaan dib u soo celinta djhaqaalohoodii ee uu saameeyay fayraska laakinse waxay hay’addu ka codsatay iney caawiyaan waddamada faqriga uu la dagay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Warka-Duhur-170120.mp3 View the full article
  12. The Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) has come in support of the talks between Somalia and Somaliland initiated by the United States and hosted by Djibouti. Source: Hiiraan Online
  13. Taipei (Caasimadda Online) – Baarlamaanka dalka Taiwan ayaa isku gacan qaaday xaruntooda kadib dood adag oo ay ka yeesheen ansixinta mas’uuliyiin ka tirsan guddiga Madaxa Banaan ee la socodka howlaha la xisaabtanka Dowladda. Waxaa dhacay is maandhaaf u dhaxeeya xildhibaanada isku yimid, taasna waxey sababtay inuu gacan qaad dhexmaro, waxaana laga soo tabiyay sawiro aan qurux badneyn. Madaxweynaha Taiwan ayaa soo jeediyay in Chen Chu oo ka tirsan xisbiga talada haya loo magacaabo inuu ka mid noqdo guddiga dabagalka howlaha Dowladda dhanka xisaabta, waana tan la isku fahmi waayay. Muran ayaa ka bilowday dhismaha Baarlamaanka Taiwan, waxeyna ugu dambeyntii tagtay in xildhibaanada is feeraan. Ciidamada amaanka ayaa kala dhexgalay xildhibaanada ay dirirtu dhexmartay, waxeyna noqotay arintaan markii saddexaad oo ay sidaan oo kale ka dhacdo xarunta Baarlamaanka Tailan muddo laba todobaad gudahiis ah. Iyadoo ay taasi jirto ayey hadana Guddiga Anshaxa Baarlamaanka wadaan xeerar iyo qodobo ay doonayaan iney ku xakameeyaan arintaan, maadaama muran iyo dood walba oo ka dhacda xarunta ay sababto in gacan qaad yimaado.
  14. Wali ma dhicin xiliga kala guurka Siyaasada Soomaaliya, in Xiliyada ay dhacayaan Kulamada Saamilayda Siyaasada uu Gudoomiyaha Baarlamaanka ka maqnaado miiska Wadahadalka, Amaba aan lancasuminba, [...] The post Xog— Gudoomiye Mursal Yaa ka xanaajisay, Maxaase loogu casumi waayay Dhuusamareeb appeared first on . Source
  15. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu berri oo Sabtiya gaaro Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug halkaas oo uu ka furmayo Shirka wada-tashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Dalka. Wefdi hordhac u ah Socdaalka Madaxweynaha oo ay kamid yihiin Hawl-wadeennada Xafiiskiisa iyo Ilaaladiisa gaarka ah ayaa Shalay gaaray Dhuusamareeb si ay ugu gogol xaaraan soo dhoweyntiisa berry haddii Alle idmo. Sidoo kale waxaa Maanta Dhuusamareeb dib ugu laabtay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor halka Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo haatan ku sugan Garoowe ay Sabtida berriya ku laaban doonaan Dhuusamareeb. Magaalada Dhuusamareeb waxaa hadda ku sugan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre iyo Madaxweynahayaasha Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Maxamed cabdi Waare & Cabdicasiis Lafta Gareen. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.
  16. Hay’ada KAALO ayaa Magaalada Garowe ku qabatay Tababar ku saabsan ka hortagga Tacadiyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha gaar ahaan Tacaddiga haweenka iyo Caruurta. Tababarka waxaa hay’addu u qabatay Qaxootiga Itoobiyaanka iyo Yemeniyiinta ah ee ku nool Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Tababarka oo mudda laba maalmood ah soconayay waxaa ka faa’idaystay dad gaaraya 40 qof oo kamid ah Qaxootiga ka soo haajiray dalalka Itoobiya iyo Yemen ee ku nool Garoowe. Maymuun Maxamuud Yusuf oo ka socotay Hay’adda KAALO oo Tababarkan qabatay ayaa ka soo qayb-galayaasha ku boorrisay in ay ka faa’idaystaan Tababarkaasi la siiyay. Halkaan ka eeg Sawirada PUNTLAND POST The post Hay’adda KAALO oo Tababar u Qabatay Qaxootiga Itoobiyaanka Iyo Yemeniyiinta appeared first on Puntland Post.
  17. London (Caasimadda Online) – Ciidamada ilaalada xeebaha ee Ingiriiska ayaa shaaciyay iney qabto tiro dad ah oo ay ku jiraan Soomaali kuwaas oo si sharci darro ah kusoo galayay gudaha UK, gaar ahaan xeebta Kent. Wargeyska Kent Online ayaa wariyay in dad badan oo u kala dhashay wadamo dhaca qaaradaha Asia iyo Africa oo saarnaa lix doonyood oo kala duwan ay soo gaareen xeebta Kent, wadamada ay kasoo jeedaan waxaa lagu kala sheegay Yemen, Iran iyo Masar. Sida warbixinta lagu sheegay shan dumar ah ayaa ku jira, lama oga tallaabada ay dowladda UK qaadeyso, wallow la ogyahay in muhaajiriin sidaan oo kale ah qaarna la celiyay qaarna xeryo la geeyay. Wasiirka arrimaha socdaalka dowladda Britain (Chris Philp) iney sii xoojin doonaan tallaabooyinka ka dhanka ah qaxootiga doonaya inee kasoo tallaabaan xuduudka, wuxuuna si cad u sheegay in la xirayo lana celin doono. Isbuucii lasoo dhaafay wadanka Faransiiska wuxuu iska diiday iney wadankiisa soo galaan muhaajiriin dhawr ah, dhawr isku day ayey fashiliyiin taasoo muhaajiriinta ku qasabtay iney u weecdaan dhanka UK oo xuduud la leh. Magaalada Dover ayaa la geeyay dadkii la qabtay, waxaana la weydiin doonaa su’aalo, kadibna waxaa la ogaan doonaa tallaabada xigta.
  18. Madaxweynaha iyo Xisbiyada Waxay Masuuliyadi Ka Saarantahay Cidda Umadda Loogu dhiibayo Golayaasha Wakiillada Iyo Deegaanka By Samiir- July 16, 2020062 Waxa ay tahay ugu horreyn in loogu hambalyeeyo madaxweynaha iyo xisbiyada qaranka dedaalka hadda ay ugu jiraan sidii doorashooyinka golaha wakiillada iyo deegaanka loo qaban lahaa, iyada oo meesha laga saarayo wixii khilaafaad ah ee dib-udhaca ku keensaday in doorasho qabsoonto. Sida uu qorshuhu yahay waxa sannadkan meesha ka baxaya golihii hore ee wakiillada oo muddo 15 sanno ahayd kuraasta ku fadhiyey, iyada oo la ogsoonyahay in qaranka wax weyn kaga baaqdeen, waxana tusaale u ah, 82-ka xildhibaan ee 2005 la doortay, waxa ay fursaddii ka lumiyeen 164 xildhibaan oo cusub, noqon kari lahaana siyaasiyiin u soo baxda dalka, 10-kii sano ee doorashadu baaqatay ka soo bixi lahaa. Waxa kale oo cambaar ay ku ahayd dimuqraadiyaddii qarankani ku faanayey, taas oo doorasho la’aantaa 10-ka sano ahayd ay buro ku noqotay Somaliland. Waxa intaa u dheer, waxqabad la’aan iyo in ayna masuuliyad iska saarin wixii loo soo doortay. Waxa Iyana la mid ah golaha deegaanka oo iyaga laftoodu muddo dhaaf ku darsaday fadhiidnimo. Dhammaadka sanadka (Sida uu qorshuhu yahay) waxa qabsoomi doona doorasho isku sidkan oo deegaanka iyo wakiillada ka kooban, sidaa awgeed waxa muhiim ah in la is waydiiyo cidda ay tahay in loo xusho labadaa gole! In badan waxa laga cawdaa dadka la gaysanayo xilalka qaranka tayadooda, se micnaheedu maaha in dadku wada tayo xunyihiin ama la waayey cid ku munaasib ah in qarankan ay ka mid noqdaan u adeegayaashooda, kaliya waxa ay u baahantahay in xil la iska saaro cidda la gaysanayo labada gole, is waydiintuna waxa ay tahay yaa ka masuul ah ama se yey xil ka saarantahay in dalka iyo dadka loo baandheeyo inta masuuliyad qaadi karta? Masuulyadda ugu weyn waxa ay saarantahay madaxweynaha qaranka, waxana u furan madaxweynaha in uu xil dheeri ah iska saaro dadka loo xulanayo labada gole ee doorashadoodu foodda hadda innagu soo hayso, waxana u furan madaxweynaha: • In uu xisbiyada ku jiheeyo sidii ay u keensan lahaayeen murrashaxiin masuuliyad qaadi kara. • In Komishanka iyo hay’adaha kale ee ku shaqada leh ku amro sidii siyaasad cad looga yeelan lahaa murrashaxiinta labada gole (Wakiillada iyo Deegaanka• Haddii ay munaasib tahay in uu madaxweynuhu guddi madax bannaan u sameeya eegista iyo xulista cidda ku munaasibka ah labadaa gole. Waxa kale oo xilku saaranyahay xisbiyada, oo iyagana ay tahay in masuuliyad gaar ah iska saaraan dadka ay ka sharaxayaan xisbiyadooda, Waxana laga rabaa • In shuroodo adag ku xidhaan murrashax kasta oo raba in uu xisbiga ka tartamo • In aan loo ogalaan qof wal oo aqoon ahaan, dhaqaale ahaan iyo garasho ahaan aan dhisnayn in uu tartamo Waxa laga bartay doorashooyinkii hore ee dhacay, in dadkii u qalmay in xilalka qaranka ayna danayn, taas looma aanayn karo in la waayey cid wanaagsan oo xil soo raadsata, waxa se muuqatay oo xaqiiq noqotay marka wax kala xadeeya la waayo intii wanaagsanayd iyo intii xumayd, in ay xoog yeelanayso inta xumi. Waxa xusid mudan hadal uu Sh Cabdillaahi Cali Jawhar ka jeediyey shirkii nabadaynta ee Sheekh 1992, uu ku sheegay reer kasta in aan laga waayeyn cid wanaagsan oo umadda u hoggaamin karta halka wanaagsan, sidaa awgeed ay munaasib tahay qabiil kasta in uu dadka wanaagsan u soo xusho mansabyada dalka, si dalku u wada hagaago Waxa kale oo Iyana xusid leh, in taariikhdu sheegto waxyaabaha qaramada (Dowladaha) ragaadiya dibna u rida ay ka mid yihiin ama ugu horreeyaan marka bulshada inta wax-magarata ahi taliso ama inta tayada xumi dusha soo marto. Waayadii hore ee guumaystaha waxa la xusaa in tujaarta dalka loo xulan jiray golayaasha deegaanka, ujeedka laga lahaana ay ahayd in qaranka ayna waxba uga baahan, hadda se waxa la doortaa mid aan wax ammaan ah iyo wanaag ahna uuna u hayn, iskana ciilkaabinayo sanduuqii uu ka soo saaray. Qaran News
  19. Air crash investigators have flown to Somalia to probe an accident involving a Kenyan plane. Source: Hiiraan Online
  20. Honey can help with nasal congestion and cough Turmeric has anti-inflammatory and anti-bacterial properties Eat apples regularly for a healthy digestive system Immunity-boosting foods: In times of a pandemic like coronavirus, the best medicine that you can give yourself is healthy food. Food cannot be a cure, but it can definitely help in soothing symptoms and improve your body’s ability to fight infections and diseases. In this article, we are going to talk about foods that have healing properties. Some of these foods include basic kitchen ingredients like turmeric. Including them in your daily diet can help you have a strong immune system. Keep reading to know more about such foods. 1. Chicken/vegetable broth/soup: In times of cough and cold, a chicken of vegetable broth or soup can offer relief from symptoms like sore throat. It can clear nasal congestion and may also have a mild anti-inflammatory effect. 2. Unripe bananas: If you experiencing trouble with digestion or have diarrhoea, unripe bananas can be helpful. They contain resistant starch which feeds good bacteria in the digestive tract. Bananas also contain electrolytes like potassium that can help in restoring fluid balance lost during diarrhoea. 3. Honey: Nasal congestion, cough and cold can be dealt with the help of honey. It reduces inflammation, soothes pain and has anti-bacterial properties. Honey contains Vitamin C, niacin, calcium and iron, all of which can give a boost to your energy. Honey can also act as a natural cough-repressent. 4. Probiotics: Kimchi, kefir, kombucha and curd are probiotics that need to be a part of your daily diet. They provide you gut-friendly bacteria which can improve gut health, digestion and immunity. 5. Leafy green vegetables: Leafy green vegetables like spinach and kale are loaded with Vitamin K and iron. Vitamin K specifically helps with blood clotting and prevents loss of blood. 6. Ginger: Upset stomach, nausea and motion sickness are some ailments that can be cured with a humble cup of ginger tea. Add honey and lemon to the tea for additional flavour and benefits. 7. Apples: Soluble fibre and insoluble in apples can help in preventing constipation and reducing diarrhoea. To reap maximum benefits, eat apples with the skin. Also read: Apples Can Be Helpful For Both Constipation And Diarrhoea: Nutritionist Explains How 8. Turmeric: The mention of healing foods is incomplete without turmeric. Curcumin is the active compound in turmeric which has anti-inflammatory, anti-bacterial and immunity-boosting properties. Have a cup of turmeric milk with some jaggery at bed time. It can help you sleep well and can also give you your daily dose of immunity. Disclaimer: This content including advice provides generic information only. It is in no way a substitute for qualified medical opinion. Always consult a specialist or your own doctor for more information. NDTV does not claim responsibility for this information. Source ndtv Qaran News
  21. MOGADISHU (HOL) - President Mohamed Farmaajo is expected to travel to Dhusamareb today ahead of a meeting with regional presidents who have been in the town for a week now. Source: Hiiraan Online
  22. NAIROBI (HOL) - The UK has renewed its travel restrictions to Somalia urging its citizens against any travel to the country. Source: Hiiraan Online
  23. (SLT-Taiwan) Baarlamanka Dalka Taiwan ayaa dagaal gacan ka hadal ah iyo feedh ku kala ciilbaxay. . Arrintan ayaa ka dambeysay xilli ay madaxweyne Dalka Taiwan lTsai Ing-wen magacawday Xil cusub kaas oo muran weyni uu ka dhashay ayna fooda isku dareen xildhibaanada mucaaradka iyo kuwa dawlada taabacsan, ilaa hadda lama sheegin khasaaraha ka dhashay dagaalka Baarlamaanka Taiwan.. Somalilandtoday/Xafiiska Warqabadka. Source
  24. (SLT-Madrid) Zinedine Zidane ayaa sheegay in ku guuleysiga horyaalkii ugu horreeyay ‘La Liga’ ee uu la qaaday Real Madrid muddo seddex sano ah, uu uga farxad badan yahay ku guulaysiga Horyaalka Yurub ee Champions League. Real ayaa ku guuleysatay horyaakani iyada oo ciyaar u harsan tahay kaddib markii ay Villarreal kaga soo badisay garoonkeeda Alfredo Di Stefano. Karim Benzema ayaa laba gool oo midi rikoodhe yahay ku hoggaamiyey kooxdiisa, halka Villarreal ay hal gool keliya dhalisay. Kooxdan uu hoggaamiyo macallin Zidane ayaa ku guuleysatay dhammaan 10kii kulan ee ay ciyaareen tan iyo markii kubada cagta Spain dib loo bilaabay bishii June. Waxayna ku aaddan yihiin ciyaartii u danbeysay ee horyaalka xilli iyaga oo toddoba dhibcood oo nadiifa ka horreeya kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona, oo iyadu kaalinta labaad ku jirta. “Tani wax walba way ka wanaagsan tahay. Waxay nagu qaadatay dedaal badan inaan ku guulaysanno La Liga” ayuu yidhi macallinka Real Madrid. “Kaddib 38 ciyaarood, waxaannu haysannaa dhibco ka badan qof kasta. Kaddib bandawgii iyo wax kasta oo dhacay. Tani waa arrin farxad leh” ayuu ku sii daray hadalkiisa Source
  25. (SLT-Garoowe)Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan magaalada Garoowe ee Puntland ayaa xalay kulamo kala duwan kula qaatay Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Dalaamai Soomaaliya. Kulanka ayaa ka dhacay hoolka martida ee la dejiyay madaxweynaha maamulka Jubbaland,iyada oo xildhibaanada Wasiirada iyo Isimada la kulmayna ay ka wadahadleen arrimo dhawr ah oo khuseeya xaaladda dalka. Kulanka in kasta oo aan laga bixin faahfaahin dheeraad ah haddana waxa uu ku soo aadayaa xilli dalku uu ku jiro marxalad kala guur ah madaxda dowladda iyo kuwa maamul gobaleedyadana ay ku madalsanyihiin shirk a furmaya Dhuusamareeb. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa magaalada Garoowe u tegay ka qeyb galka aas qaran oo loo sameeyay allaha u naxariistee ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax. Dhinaca kalana dhammaan madaxda dowlaad gobaleedyada iyo ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa dib ugu laaban doona magaalada Dhuusamareeb ee shir uu uga furmayo madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda iyo madaxda Dawladda Dalkaasi Soomaaliya. Source