Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) - A plane carrying the body of former Somali Prime Minister Hassan Abshir Farah has landed at Mogadishu's Aden Adde International Airport on Thursday morning where government officials held a funeral. Source: Hiiraan Online
  2. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliyeed Marxuum Xassan Abshir Faarax, ayaa Maanta Aas Qaran loogu samaynaya Caasimadda Puntland ee Garoowe. Aaska Qaran, waxaa ka qayb-galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre, Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni , Guddoomiyaha Aqalka Saree e Soomaaliya Cabdi Xaashi cabdillaahi, Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka, Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, xubno ka tirsan Golayaasha Puntland iyo heer Federaal, dhammaan Isimada waaweyn ee Puntland oo Aaskiisa u yimid Garoowe iyo dad weyne kala duwan. Maydka Marxuumka ayaa ka hor intaan Garoowe la keenin, waxaa Salaad Janaaso lagu tukaday Magaalada Muqdisho, waxaana Saaladda Janaasada ku tukaday Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Hoos ka eeg Sawirada PUNTLAND POST The post Marxuum Xassan Abshir oo Garoowe Aas Qaran loogu sameeyay appeared first on Puntland Post.
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar ka mid ah culimada beel weynta Mudullood ayaa ku guuleystay in ay xaliyaan khilaaf aad u culus oo soo kala dhaxgalay Senator Muuse Suudi Yalaxow iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas. Kulamo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu xaliyay khilaafka labadaan mas’uul iyadoo ay goobjoog ahaayeen siyaasiin iyo shaqsiyaad miisaan culus leh. Waxyaabaha lagu heshiiyay ayaa waxaa qeyb ka ah in qabashada shirka Mudullood aan la siyaasadeynin, islamarkaana loo dhiibo culimada, si looga madaxbaneeyo arrimo siyaasadeed. Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa culimada u sheegay in Mudullood uu ka socon la’yahay shaqsiyaad dano gaar ah leh oo ku xiran Villa Somalia, taasina ay tahay in meesha laga saaro. “Waxaan idin leeyahay Allah ha idin fududeeyo, laakiin ogaada dad naga mid ah ayaa rabin midnimada Mudullood,” ayuu Senator Muuse Suudi Yalaxow u sheegay culimada loo dhiibay hoggaanka shirka Mudullood. Sidoo kale, culimada Mudullood ayaa xaliyay tabashooyin kale oo ay dhinacyo qabeen iyagoo sidoo kale la kulmay Salaad Cali Jeelle, Cali Maxamed Geedi, Wasiirka amniga iyo mas’uuliyiin kale. Mudullood ayaa hadda rajo wanaagsan ka qaba qabsoomidda shirkan oo ah mid la kulmaya cadaadis badan oo dhanka dowladda ah.
  4. Maxkamadda Derejada Kowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda oo lagu helay in uu askari kale si bareer ah ugu dilay gudaha Magaalada Muqdisho. Saddex Xarigle Liibaan Cabdi Faarax ayaa lagu helay in uu 10 December 2019 degmada Hodon ee Magaalada Muqdisho ku dilay Marxuum Maxamed Daahir Siyaad oo isna ka tirsanaa Ciidamada Dowladda. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqay Xukunka ayaa sheegay in dil toogasho ah maxkamaddu ku ridday Edaysanah kadib markii uu ku caddaaday Dambiga loo haysto. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in Xukmane Liibaan Cabdi Faarax uu haysto mudda 30 Cisho ah oo Rafcaan qaadasho ah. Halkaan ka akhriso Xukunka oo Faahfaahsan PUNTLAND POST The post Muqdisho: Askari horay u dilay askari kale oo dil toogasho ah lagu xukmay appeared first on Puntland Post.
  5. Mogadishu (HOL) - More than 100 members of Somalia's parliament held a closed-door meeting with President Mohamed Abdullahi Farmajo on Wednesday evening, asking him to clarify his position on the election. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday askari ka tirsan ciidamada dowladda oo horey dil uga geystay gudaha magaalada Muqdishio, gaar ahaan degmada Hodan. Liibaan Cabdi Faarax ayaa loo heystay dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Maxamed Daahir Siyaad, dilkaasi oo ka dhacay degmada Hodan 10-kii December 2019. Kadib dilka Marxuumka Seddex Xarigle Liibaan Cabdi Faarax waxa uu u baxsaday gobalka Galgaduud. Warqad cabasha ah oo ay ehelka Marxuumka ku dalbanayaan in cadaaladda la hor keeno eedeysanah ayay xafiiska xeer ilaalinta ciidamada qalabka sida u dirsadeen 15-kii December seddex cisha kadib dhimashada Maxmed Daahir Siyaad. Intaas kadib xafiiska xeer ilaalinta ciidamada qalabka sida ayaa ka dalbaday taliska NISA qeybta Galmudug in ay sharciga hor keenaan Seddex Xarigle Xoogga Dalka Liibaan Cabdi Faarax. 5-tii April sanadkan ayaa ciidamada amniga NISA ku wareejiyeen saldhigga Booliska garoonka Aadan Cadde oo markaas laga soo dajiyey eedeysanaha, waxaana isla xilligaas baaris dheeraad ah ku sameeyey laanta dambi baarista Booliska ee CID. 13-kii May ayey la wareegeen xafiiska xeer ilaalinta ciidamada qalabka sida eedeysane Liibaan Faarax Cabdi oo ay markaas garsoorka ciidamada qalabka sida weydiisteen in loo gudbiyo xabsiga dhexe gar-suge ahaan. Xafiiska xeer ilaalinta oo isna isku howlay baaritaano kale oo dheeri ah ayaa ugu dambeyn maxkamadda weydiistay in la muddeeyo eedda ka dhanka ah Liibaan Cabdi Faarax 13-kii June bishii na dhaaftay. 15-ka bishii na dhaaftay ayaa loo ballamay fadhiga maxkamadda, waxaana dhinacyada dacwadda ee kala ah xeer ilaalinta iyo qareenada eedeysanaha si siman loo siiyey fursado ay ku soo bandhigi karaan doodaha la xiriira difaaca iyo cadeymaha dambi muujin iyo kuwa bari yeelaya eedeysanaha labadaba. Muumin Xuseen Cabdullaahi ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ayaa maxkamadda ka hor sheegay in eedeysanaha uu isticmaalay awood laga baaqsan karay, waxa uu ka sheegay fadhiga maxkamadda in marxuumka uu qalad ka galay eedeysanaha laakiin in dacwad uu la tiigsada ay banaan tahay balse sabab uu u dilo aanu jirin mar haddii uu yahay military weliba ka wood roon Marxuumkii gaba-gabada u mareysay wax barashada dugsiga sare, sidaas darteed ayuu weydiistay garsoor in lagu xukumo ciqaab u dhiganta qodobbada ay ku soo eedeeyeen. Qareennada u doodayey eedeysanaha ayaa dhankooda ku dooday in marxuumka uu u gafay marwada eedeysanaha oo waddada dhinaceeda mehrad yar ku laheyd, sidoo kalen marxuumka ayaa isku dayay in uu diido in uu saldhiga u raaco askariga, taasina ay keentay dhimashada marxuumka oo aan ku tala gal aheyn, sidaas darteed ayay maxkamadda ka codsadeen in loo naxariista Liibaan Cabdi Faarax. Ugu dambeyn maxkamadda ayaa go’aan ka soo saartay maanta, waxa ayna ku xukuntay Liibaan Cabdi Faarax dil toogasho oo ah qisaasta marxuum Maxamed Daahir Siyaad, sida uu u sheegay dhinacyada dacwadda Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida. Xukunsanaha ayaa heysta fursad kale oo uu ku dalban karo Rafcaan muddo ku siman 30-cisho xukunka kadib.
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday askari ka tirsan ciidamada dowladda oo horey dil uga geystay gudaha magaalada Muqdishio, gaar ahaan degmada Hodan. Liibaan Cabdi Faarax ayaa loo heystay dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Maxamed Daahir Siyaad, dilkaasi oo ka dhacay degmada Hodan 10-kii December 2019. Kadib dilka Marxuumka Seddex Xarigle Liibaan Cabdi Faarax waxa uu u baxsaday gobalka Galgaduud. Warqad cabasha ah oo ay ehelka Marxuumka ku dalbanayaan in cadaaladda la hor keeno eedeysanah ayay xafiiska xeer ilaalinta ciidamada qalabka sida u dirsadeen 15-kii December seddex cisha kadib dhimashada Maxmed Daahir Siyaad. Intaas kadib xafiiska xeer ilaalinta ciidamada qalabka sida ayaa ka dalbaday taliska NISA qeybta Galmudug in ay sharciga hor keenaan Seddex Xarigle Xoogga Dalka Liibaan Cabdi Faarax. 5-tii April sanadkan ayaa ciidamada amniga NISA ku wareejiyeen saldhigga Booliska garoonka Aadan Cadde oo markaas laga soo dajiyey eedeysanaha, waxaana isla xilligaas baaris dheeraad ah ku sameeyey laanta dambi baarista Booliska ee CID. 13-kii May ayey la wareegeen xafiiska xeer ilaalinta ciidamada qalabka sida eedeysane Liibaan Faarax Cabdi oo ay markaas garsoorka ciidamada qalabka sida weydiisteen in loo gudbiyo xabsiga dhexe gar-suge ahaan. Xafiiska xeer ilaalinta oo isna isku howlay baaritaano kale oo dheeri ah ayaa ugu dambeyn maxkamadda weydiistay in la muddeeyo eedda ka dhanka ah Liibaan Cabdi Faarax 13-kii June bishii na dhaaftay. 15-ka bishii na dhaaftay ayaa loo ballamay fadhiga maxkamadda, waxaana dhinacyada dacwadda ee kala ah xeer ilaalinta iyo qareenada eedeysanaha si siman loo siiyey fursado ay ku soo bandhigi karaan doodaha la xiriira difaaca iyo cadeymaha dambi muujin iyo kuwa bari yeelaya eedeysanaha labadaba. Muumin Xuseen Cabdullaahi ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ayaa maxkamadda ka hor sheegay in eedeysanaha uu isticmaalay awood laga baaqsan karay, waxa uu ka sheegay fadhiga maxkamadda in marxuumka uu qalad ka galay eedeysanaha laakiin in dacwad uu la tiigsada ay banaan tahay balse sabab uu u dilo aanu jirin mar haddii uu yahay military weliba ka wood roon Marxuumkii gaba-gabada u mareysay wax barashada dugsiga sare, sidaas darteed ayuu weydiistay garsoor in lagu xukumo ciqaab u dhiganta qodobbada ay ku soo eedeeyeen. Qareennada u doodayey eedeysanaha ayaa dhankooda ku dooday in marxuumka uu u gafay marwada eedeysanaha oo waddada dhinaceeda mehrad yar ku laheyd, sidoo kalen marxuumka ayaa isku dayay in uu diido in uu saldhiga u raaco askariga, taasina ay keentay dhimashada marxuumka oo aan ku tala gal aheyn, sidaas darteed ayay maxkamadda ka codsadeen in loo naxariista Liibaan Cabdi Faarax. Ugu dambeyn maxkamadda ayaa go’aan ka soo saartay maanta, waxa ayna ku xukuntay Liibaan Cabdi Faarax dil toogasho oo ah qisaasta marxuum Maxamed Daahir Siyaad, sida uu u sheegay dhinacyada dacwadda Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida. Xukunsanaha ayaa heysta fursad kale oo uu ku dalban karo Rafcaan muddo ku siman 30-cisho xukunka kadib. View the full article
  8. Since the 1950s, Chinese foreign aid has been influenced by and linked with China’s investment, trade, and foreign policy objectives. Partly as a result, it has also been fairly opaque. However, as Chinese aid (and loans) have increased in volume and significance, and as China’s economic status has improved, this opacity has become more challenging for recipient countries to manage. The creation of China’s International Development Cooperation Agency (CIDCA) in 2018 can be seen as a concerted move by China to allay these concerns by making a stronger commitment towards a clearer distinction among the various types of Chinese financial flows. However, it remains difficult for recipient countries to navigate the system. This note aims to help recipient countries understand Chinese aid management and structures by provid-ing an overview of those structures and what they mean for the future of aid from China. The note takes into account two key shifts in Chinese aid management in recent years: the formation of CIDCA, and the Belt and Road Initiative (BRI). We hope this note will also be of interest to development practitioners seek-ing to better engage with China or to learn from China’s experience. For more information click hereDownload The post China’s Foreign Aid: A Primer for Recipient Countries, Donors, and Aid Providers appeared first on Puntland Post.
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inuu baadi-goobayo gabar yar oo 14 sano jir ah oo uu talisku uu sheegay in laba cisho ka hor laga afduubtay degmada Howl-wadaag, gaar ahaan gudaha Suuqa Bakaaraha. Taliyeku xigeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Zakiyo Xuseen Axmed ayaa magaca gabadhaasi ku sheegtay Maryan Cabduqaadir Cali Nuur, kadib qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook-ga. Sidoo kale waxa ay ka codsatay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Muqdisho inay la raadiyaan gabadhaasi, wixii macluumaad ahna ay la soo wadaagaan Booliska. “Waxaa la baadigoobaya MARYAN CABDULQADIR CALINUUR, 14 jir ah oo 2 cisho ka hor la tuhmaayo in laga afduubtay degmada Howlwadaag gaar ahaan suuqa Bakaaro agaarka Carwo Liimoon.Bulshada Soomaliyeed waxaa ka codsaneenaa inay nala baadigoobaan Maryan wixii maclumaad ah ku soo hagaan boliiska iyagoo wacaaya numberka 991.” Ayaa lagu yiri qoraalka. Ma cadda cida afduubatay gabadhaasi yar, sidoo kalena laguma shaacin warka qoraalka ah ee ka soo baxay taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Si kastaba ha’ahaatee muddooyinkii dambe ayaa waxaa gudaha dalka, gaar ahaan Muqdisho ku soo badanayey afduubka loo geysanayo ilmaha yar-yar, siiba gabdhaha.
  10. Masar ayaa weydiisatay Ethiopia inay caddeyn deg deg ah ka bixiso inay billowday buuxinta biyo-xidheenka ay ka sameysay webiga Nile, waxaa sidaas lagu sheegay qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda. Waa falcelintii ugu horreysay oo rasmi ah oo ay bixiso Qaahira kadib markii wasiirka biyaha Ethiopia uu goor hore oo Arbacadii ah sheegay in Addis-Ababa ay billowday buuxinta, maalin kadib markii ay burbureen wada-hadalladii kala dhaxeeyey Masar iyo Sudan oo labaduba ku tiirsan biyaha webiga Nile. Sidoo kale, Wasaaradda Waraabka Sudan ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay, in dalkeeda uu dareemayo in biyaha webi Nile ay maalinkiiba hoos u dhacayaan 90 milyan oo cubic meter ah. Bayaanka Sudan ayaa sidoo kale lagu diiday “tallaabo kasta oo kali ah oo hal dhinac ah” inta ay socdaan wada-xaajoodyada. “Dhismaha biya-xidheenka iyo buuxintiisa ayaa wada socota,” ayuu khudbad TV-ga laga sii daayay ku yidhi wasiirka biyaha ee Ethiopia Seleshi Bekele. “Buuxinta biya-xireenka uma baahna in lala sugo dhameystirka dhismaha biya-xidheenka,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Sudan iyo Masar ayaa labaduba ka walwalsan in biyo-xidheenkan oo ku kacaya lacag dhan afar bilyan oo doollar uu u horseedi karo hoos u dhaca biyaha ee ay dalalkoodu helaan. Mashruucan biya-xidheenka ayaa sare u qaaday welwelka ay Masar ka qabto xaddidaad dheeri ah oo ku timaadda biyaha ay ka hesho wabiga Nile oo dadkeeda oo 100 milyan ka badan ay noloshoodu ku tiirsan tahay. Wabiga Niilka Buluugga ah ayaa ah isha ay Masar ka hesho 90% biyaheeda nadiif ah. Talaadadii ayaa waxaa fashil ku dhamaaday wadahadallo u dhexeeyey saddexdan dal si loo xakameeyo qulqulka biyaha ee biyo xidheenka. Afhayeenka Xoghayaha Guud ee QM Stephane Dujarric ayaa wariyeyaasha u sheegay in Xogahayaha Guud Antonio Guterres uu ku booriyey saddexda dal in ay “maalmaha soo socda ka faa’iidaystaan fursadaha si ay u xalliyaan khilaafaadka hareeyey islamarkaana u gaadhaan heshiis faa’iido u leh dadkooda.” Source
  11. BELETWEYNE (HOL) - A joint investigation by Somalia and Kenyan authorities into a Kenyan aircraft which crashed and caught fire in Beletweyne last week has kicked off. Source: Hiiraan Online
  12. Ciidanka Booliiska Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa maanta Koonfurta Gaalkacyo ku qabtay 10 gaari oo siday jawaanno Dhuxul ah, maadaama Dhuxusha horay looga mamnuucay Galmudug, si loo badbaadiyo Degaanka. Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug gaashaanle dhexe Qaasim Shirdoon Cali, ayaa sheegay in sii wadayaan howlgalka lagu baacsanayo dadka sida sharci darada ah u jara dhirta si looga hor tago xaalufka ku imaan kara degaanka. Sidoo kale, guddoomiyaha gobolka Mudug ee Galmudug, C/raxmaan Cali Diiriye, ayaa warbaahinta u ayaa sheegay in uu bogaadinayo ciidankii ku guuleystay in ay soo qabtaan gaadiidkan siday dhuxusha, isagoo intaas ku daray in jarista dhirka lagu mamnuucey wareegto madaxweyne. Waxaa uu intaas ku daray in ka maamul ahaan ka go’an tahay fulinta awaamiirtaas ka soo baxday madaxda ugu sareysay Maamulka Galmudug. Ciidanka ayaa gaadiidkan soo qabtay xilli ay isku dayayeen in ay si dhuumaaleysi ah dhuxusha ku geliyaan suuqyada magaalada Gaalkacyo. PUNTLAND POST The post Booliiska Galmudug oo Gaalkacyo ku qabtay gaadiid xamuula oo Dhuxul siday appeared first on Puntland Post.
  13. BELETWEYNE (HOL) - A joint investigation by Somalia and Kenyan authorities into a Kenyan aircraft which crashed and caught fire in Beledweyne last week has kicked off. Source: Hiiraan Online
  14. San Francisco (Caasimada Online) – Shirkada Twitter ayaa saacadihii u dambeeyay wajaheysay jahwareer ba’an, kadib markii gebi ahaan la jabsaday cinwaano ay lahaayeen madax iyo dad maal-qabeeno caan ah. Baraha ay boga Twitter ku lahaayeen Barack Obama, Joe Biden, Bill Gates iyo shirkaddo waaweyn oo caan ah ayaa la jabsaday, iyada oo badankooda lagu baahiyay fariimo isku mid ah. Budhcadan geysatay falkaasi ayaa lagu waramayaa inay codsaneyso dhaqaale ay sheegen in loogu deeqi doono dad tabaaleysan iyo kuwa Covid-19, iyada oo aan si rasmi loo ogeyn ujeedkooda rasmiga ah. Shirkadda Twitter oo arrintaasi ka hadashay ayaa sheegtay inay ku howlan tahay sidii ay dib ugu soo celin laheyd cinwaanadaasi shaqsiyaadkii lahaa, iyada oo qaar kamid ah fariimihii lagu baahiyay la masaxay. Inkasta oo aan ilaa hadda si dhab loo ogeyn kooxaha ka dambeeya weerarkaasi, ayaa haddana waxa soo baxaya tuhun la xiriira inay lug ku leeyihiin shaqaale hore uga tirsanaa shirkadda Twitter-ka. Jabsashada cinwaanada ee baraha bulshada ayaa sanadihii u dambeeyay kor u kacday, iyada oo qeyb weyn ka tahay loolanka adag ee hogaaminta tiknoolajiyada aduunka.
  15. Crisis Group ayaa warbixintoodii ugu dambeysay ee soo saareen waxa ay uga digeen in kala safashada Kenya iyo Itoobiya ee arimaha Jubbaland iyo Dowladda ah ay abuuri karto khatar iyo xasilooni darro. Halkan Ka Daawo Qoraalka Ka Soo Baxay Crisis Group https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/whats-upp-interal.mp4 Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Crisis Group Crisis Group oo Warbixin Kasoo Saartay Lakala Safashada Kenya, Ethiopia ee Jubbaland iyo Muqdisho Goobjoog News Source: goobjoog.com
  16. Ciidanka Booliska gobolka Mudug ayaa maanta qabtay 10 gaari oo siday dhuxul, taas oo horey ay u mamnuuceen mas’uuliyiinta Galmudug, si loo badbaadiyo degaanka. Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Gaashaanle Dhexe Qaasim Shirdoon Cali ayaa sheegay inay sii wadayaan howl-galka lagu baacsanayo dadka sida sharci darada ah u jara dhirta. Dhankiisa guddoomiyaha gobolka Mudug ee Galmudug C/raxmaan Cali Diiriye oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu boggaadinayo ciidankii ku guuleystay in ay soo qabtaan gaadiidkan siday dhuxusha oo horey wareegto madaxweyne loogu mamnuucay. Booliska ayaa gaadiidkan soo qabtay, xilli ay isku dayayeen inay si dhuumaaleysi ah dhuxusha ku geliyaan suuqyada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. View the full article
  17. Sambaloolshe “Madaxweyne Farmaajo waqtigiisa wuu dhamaaday qasab ayay ku tahay inuu dhageysto saamileyda siyaasadeed iyo Maamul Goboleedyada,si xal loogu gaaro Doorashada 2020-2021’’ Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Ah Waraysi Uu Sambaloolshe Siiyay Goobjoog News https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/whats-faaaa.mp4 Sidoo kale halkan ayaa ka daawan karti warysiga Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabad Sugida Cabdullaahi Sambaloolshe uu siiyay Goobjoog,isagoo ka hadlay arimaha Doorashooyinka iyo xaalada kala guurka. Halkan Ka Daawo Waraysiga Sambaloolshe Oo Dhameystiran Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore dalka ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Axmed ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha u naxariistee, Raiisul Wasaarihii Hore ee Dowladdii Kumeelgaarka ahayd iyo Duqii Muqdisho Marxuum Xasan Abshir Faarax. Xassan Abshir Faarax, waxa uu soo noqdey guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho , kadib waxa uu ka mid ahaa asaasayaashii Puntland, oo bilowgii ka noqdey Wasiirka Arrimaha gudaha, kadib waxa uu kamid noqdey siyaasiyiintii ka qaybgalay shirkii Carta 2000, waxaana uu noqdey Xildhibaan iyo wasiir, kadib markii xilka laga qaadey raysalwasaare Cali Khaliif Galayr, waxa uu noqdey ra’isulwasaaraha Soomaaliya dowladdii kumeelgaarka ahayd sanadkii 2001. mar kale ayuu ka mid noqdey baarlamaanka Soomaaliya sanadkii 2004, ilaa sanadkii 2015 markaas oo uu iska casiley. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saasan Madaxda Dalka Oo Ka Qeyb Galay Salaadii Janaasada https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/whats-upp-geerida.mp4 Gooboog News Source: goobjoog.com
  19. Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah waxa ay u joojisay shaqada garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne oo maalmo ka hor ay u burburtay diyaarad laga lahaa dalka Kenya. Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo tegay magaalada Beledweyne ayaa waxa ay la kulmeen saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM & mas’uuliyinta maamulka garoonka, si baaritaan dhab ah loogu sameeyo waxa sababay inay diyaaradda bur-burto. Maareeyaha guud ee hay’adda duulista rayidka, Axmed Macalin Xasan oo ku sugan Beledweyne ayaa sheegay in si KMG ah loo xiray Garoonka Diyaaradaha Beledweyne, si baaris loogu sameeyo sababtii keentay in diyaaraddii sahayda u siday AMISOM ay burburto. Wararka qaar ayaa sheegaya in masuuliyiinta gobolka Hiiraan ay ka caga jiidayaan, islamarkaana aysan raali ka aheyn go’aanka hakadka lagu galinayo howlhii shaqo ee garoonka Beledweyne. Tallaabadan ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xilli shalay maareeyaha guud ee diyaaraddii ku bruburtay garoonka Beledweyne oo lagu Magacabo kabtan Xuseen uu sheegay in burburka uu sabab u ahaa kadib markii uu Dameer soo galay halkii ay ku dagi laheyd diyaaradda. View the full article
  20. The Somali Prime Minister Hassan Ali Khiare leading a delegation from the government has arrived in Garowe on Thursday for the burial of former PM Hassan Abshir Farah. The plane carrying the lifeless body of the late PM first landed at Mogadishu airport early in the morning, where President Farmajo and other Govt officials attended Janaza prayers. The body has been laid to rest in Garowe the administrative capital of Puntland. Hassan Abshir Farah who was born in 1945 served as Prime Minister of the transitional government from November 2001 to December 2003. He also served as a member of parliament and the mayor of Mogadishu before President Mohamed Siyad Barre’s military regime was overthrown in 1991 by warlords. View the full article
  21. Somalia’s president on Wednesday joined world leaders in marking the fourth anniversary of Turkey’s defeated July 15, 2016 coup. In a tweet, President Mohamed Abdullahi Farmaajo hailed the “selflessness” and “deep resolve” of Turkish citizens in protecting their country. Addressing “our brotherly Republic of Turkey” and President Recep Tayyip Erdogan, the tweet said “we join you in prayers and remembrance of the selflessness of your martyrs and the deep resolve of your courageous citizens to protect your Republic. Our thoughts are with you.” Turkey marks July 15 as Democracy and National Unity Day with events nationwide to commemorate those who laid down their lives to foil the coup attempt orchestrated by the Fetullah Terrorist Organization (FETO) and its US-based leader Fetullah Gulen. The defeated coup left 251 people martyred and nearly 2,200 injured. Ankara also accuses FETO of being behind a long-running campaign to overthrow the state through the infiltration of Turkish institutions, particularly the military, police, and the judiciary. View the full article
  22. A relatively small swarm of crop-eating locusts has arrived in Gujarat’s Bhuj from Somalia via Pakistan, Union agriculture ministry’s Locust Warning Organisation (LWO) said on Wednesday and added authorities were trying to prevent to it from moving to Rajasthan and other surrounding areas by spraying insecticides. “They may have come with the winds across the Indian Ocean to the Pakistan coast and then from there to Bhuj. We will control the [locust] population in Bhuj. Other swarms may also travel across the ocean in the coming days. There are two possibilities—they can migrate from Somalia to Yemen and then migrate from Yemen to Pakistan and reach the border areas, the other is direct migration across the ocean,” said LWO deputy director KL Gurjar. India has faced its worst desert locust invasions in decades this year and prompted the government to deploy helicopters and drones for spraying insecticide. The Centre has amended rules to allow state governments to use drones at night to help neutralise the locusts. The infestation has not caused much damage to crops. The kharif, or summer-sown crops, are vulnerable but Gurjar said their efforts to control the locusts have been intensified following FAO’s warnings. UN’s Food and Agriculture Organisation (FAO) on Monday warned the migration of locust swarms from Somalia to their summer breeding areas along both sides of the India-Pakistan border was imminent. More swarms were likely to form in Somalia in the coming weeks and India and Pakistan have been accordingly warned. The summer breeding has commenced along both sides of the border, where numerous swarms are present mainly in Rajasthan. Hatching and band formation will increase during July in Rajasthan and Gujarat as well as adjacent areas of Tharparkar, Nara and Cholistan deserts in Pakistan, FAO has said. Gurjar said the breeding has begun in otherwise arid Rajasthan as the state has received good rains. “We are trying to control the population through insecticides in the mating stage before they start egg-laying. [If] we do not manage to do that, then we try to control their population in the hopper stage before they start flying. Monsoon rains and maturity of locusts in India have coincided. The locusts are yellow in colour indicating their maturity and breeding potential,” said Gurjar. India Meteorological Department director-general M Mohapatra said the wind direction is south-westerly during the ongoing monsoon season and that is why locust migration can happen from that direction. Desert locusts usually fly with the wind and can travel up to about 100-150 km daily, according to FAO. They regularly cross the Red Sea, a distance of around 300 km. Crossing the Indian Ocean with the help of monsoon winds is part of the natural migration cycle of desert locusts. One square-km swarm can eat as much crop as 35,000 people in terms of weight in a single day. View the full article
  23. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Warka-Duhurnimo-16072020.mp3 View the full article
  24. Masar ayaa weydiisatay Ethiopia inay caddeyn deg deg ah ka bixiso inay billowday buuxinta biyo-xireenka ay ka sameysay webiga Nile, waxaa sidaas lagu sheegay qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda. Waa falcelintii ugu horreysay oo rasmi ah oo ay bixiso Qaahira kadib markii wasiirka biyaha Ethiopia uu goor hore oo Arbacadii ah sheegay in Addis-Ababa ay billowday buuxinta, maalin kadib markii ay burbureen wada-hadalladii kala dhaxeeyey Masar iyo Sudan oo labaduba ku tiirsan biyaha webiga Nile. Sidoo kale, Wasaaradda Waraabka Sudan ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay, in dalkeeda uu dareemayo in biyaha webi Nile ay maalinkiiba hoos u dhacayaan 90 milyan oo cubic meter ah. Bayaanka Sudan ayaa sidoo kale lagu diiday “tallaabo kasta oo kali ah oo hal dhinac ah” inta ay socdaan wada-xaajoodyada. “Dhismaha biya-xireenka iyo buuxintiisa ayaa wada socota,” ayuu khudbad TV-ga laga sii daayay ku yiri wasiirka biyaha ee Ethiopia Seleshi Bekele. “Buuxinta biya-xireenka uma baahna in lala sugo dhameystirka dhismaha biya-xireenka,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Sudan iyo Masar ayaa labaduba ka walwalsan in biyo-xireenkan oo ku kacaya lacag dhan afar bilyan oo doollar uu u horseedi karo hoos u dhaca biyaha ee ay dalalkoodu helaan. Mashruucan biya-xireenka ayaa sare u qaaday welwelka ay Masar ka qabto xaddidaad dheeri ah oo ku timaadda biyaha ay ka hesho wabiga Nile oo dadkeeda oo 100 milyan ka badan ay noloshoodu ku tiirsan tahay. Wabiga Niilka Buluugga ah ayaa ah isha ay Masar ka hesho 90% biyaheeda nadiif ah. Talaadadii ayaa waxaa fashil ku dhamaaday wadahadallo u dhexeeyey saddexdan dal si loo xakameeyo qulqulka biyaha ee biyo xireenka. Afhayeenka Xoghayaha Guud ee QM Stephane Dujarric ayaa wariyeyaasha u sheegay in Xogahayaha Guud Antonio Guterres uu ku booriyey saddexda dal in ay “maalmaha soo socda ka faa’iidaystaan fursadaha si ay u xalliyaan khilaafaadka hareeyey islamarkaana u gaaraan heshiis faa’iido u leh dadkooda.” Xigasho VOA Somali PUNTLAND POST The post Masar oo jawaab deg deg ah ka dalbatay Ethiopia appeared first on Puntland Post.
  25. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka, Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa maanta gaartay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleeyada Galmudug. Xaliimo Yarey ayaa waxaa socdaalkan ku wehlinaya xubno ka tirsan guddiga qaran ee doorashooyinka, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Gamudug. Ujeedka safarkeeda ayaa sidoo kale salka ku haya sidii ay kulamo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ula qaadan laheyd madaxda ku sugan magaaladaasi. Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socda shirar looga hadlayo xaaladda dalka iyo sidoo kale doorashada waxaana ku ballansan madaxda dowladda iyo kuwa maamullada dalka. Xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa haatan ah mid isku cakarin, iyada oo lagu guda jiro marxalad kala guur ah. Si kastaba ha’ahaatee dhowaan madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa shaaciyey in aysan dalka ka dhici Karin doorasho qof iyo cod ah, loona baahan wada-tashi guud.