Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,184
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ethiopia, the first country in the world to ban the import of gasoline and diesel vehicles Cars drive out of an underpass in Addis Ababa May 26, 2014. Ethiopia has pushed the door ajar for foreign retailers keen to enter the fast-growing market of 90 million people, welcoming them as managers but keeping the state in control. To match story ETHIOPIA-RETAIL/ REUTERS/Tiksa Negeri (ETHIOPIA – Tags: BUSINESS TRANSPORT POLITICS) Addis Ababa has banned the import of combustion-powered vehicles which will force drivers to switch to electric vehicles in a country with only one public charging station on its territory. You can share an article by clicking on the share icons at the top right of it. The total or partial reproduction of an article, without the prior written authorization of Le Monde, is strictly forbidden. For more information, see our Terms and Conditions. For all authorization requests, contact syndication@lemonde.fr. https://www.lemonde.fr/en/le-monde-africa/article/2024/09/13/ethiopia-the-first-country-in-the-world-to-ban-the-import-of-gasoline-and-diesel-vehicles_6725856_124.html Dagim Girma followed the Ethiopian government’s lead and acquired an electric car in early 2024. He no longer has to wait for hours in the endless queues of cars in the streets of Addis Ababa, which usually indicate the entrance to gas stations that have frequent diesel shortages. “I save time, and I don’t pay for fuel anymore,” said the thirty-something. In January, the transport and logistics ministry took the radical step of banning all imports of petrol and diesel vehicles, which has forced Ethiopian drivers to convert to electric vehicles. It’s a world-first and surprising decision, given that less than half the population has access to electricity. The reasons for such a radical regulation were “first and foremost an economic strategy,” said Yizengaw Yitayih, a senior climate expert at the ministry. “The decree is primarily intended to help us rationalize our foreign currency expenditure.” You can share an article by clicking on the share icons at the top right of it. The total or partial reproduction of an article, without the prior written authorization of Le Monde, is strictly forbidden. For more information, see our Terms and Conditions. For all authorization requests, contact syndication@lemonde.fr. https://www.lemonde.fr/en/le-monde-africa/article/2024/09/13/ethiopia-the-first-country-in-the-world-to-ban-the-import-of-gasoline-and-diesel-vehicles_6725856_124.html With a population of 120 million, Ethiopia is up against a severe shortage of foreign currency and is seeking to reduce its dependence on gasoline and diesel imports, which by 2023 will amount to over €6 billion, according to government figures. “Forcing Ethiopians to switch to electric cars enables the government to kill two birds with one stone: Reduce its fuel imports and introduce a progressive environmental policy,” said Samson Berhane, an independent analyst based in Addis Ababa. The country’s Prime Minister Abiy Ahmed, who was awarded the Nobel Peace Prize in 2019, has long sought to build his image as an environmental champion. He has spearheaded vast and rapid reforestation campaigns and committed to planting 5 billion trees by 2024. In 2022, he inaugurated Africa’s largest hydroelectric dam, the Grand Source Le monde Qaran News
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin ka soo saaray Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH) oo berri la qorsheeyey in si weyn looga xuso Soomaaliya. “Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee dhalashada Nabigeena Muxamed (Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee)” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha ayaa sheegay in maalintaan barakeysan ay tahay fursad aan ku xasuusanno naxariista, jacaylka iyo caddaalada uu Nabigu u muujiyay Aadanaha. “Waa in aan ku dayano wanaagga iyo dhaqanka suuban ee Nabiga, kuna dayano tilmaamihiisa qiimaha badan,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheek oo caawa farriintaan soo saaray. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ilaaliyaan midnimada, wadajirka iyo walaalnimada dhexdooda ah. “Waxaan Alle weydiisaneynaa in uu nagu karaameeyo Xuska Nabi Muxamed (NNKH) oo naga yeelo kuwa raaca sunnadiisa,” ayaa yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Berri waa 12-ka bisha Mowliid, sida caadiga ah dhamaan dadka Soomaaliyeed waxay xusaan dhalashadii Nabigeenna Muxamed CSW, waxaana xuskaan caan ku ah culimada Ahlusunna Waljamaaca iyo dhamaan umadda muslimiinta ah ee jecel Nabigooda. Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ka soo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, taasi oo lagu fasaxay dhamaan shaqaalaha dowladda, si loo weyneeyo maalintaan qiimaha badan. The post Xasan Sheekh oo war ka soo saaray Mowliidka, farriina u diray dadka Soomaaliyeed appeared first on Caasimada Online.
  3. 459570177_1258795122152800_2594415870764558992_n Qaran News
  4. Bismillahi Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee dhalashada Nabigeena Muxamed (Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee). Maalintaan barakeysan waa fursad aan ku xasuusanno naxariista, jacaylka iyo caddaalada uu Nabigu u muujiyay Aadanaha. Waa in aan ku dayano wanaagga iyo dhaqanka suuban ee Nabiga, kuna dayano tilmaamihiisa qiimaha badan. Waxaan Alle weydiisaneynaa in uu nagu karaameeyo Xuska Nabi Muxamed (NNKH) oo naga yeelo kuwa raaca sunnadiisa. Waxaan Ummadda soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay ilaaliyaan midnimada, wadajirka iyo walaalnimada dhexdooda ah. Source: goobjoog.com
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne Kuxigeenka Midowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Josep Borrell oo maalmo ka hor booqasho ku tegay xaduuda Rafax ee dhanka Masar ee dhulka Falastiin oo dagaal culus uu klu dhaxmarayo Israa’iil iyo Xamaas ayaa u gefay Soomaaliya, xilli uu ka hadlayey xaaladda ka jirta Rafax. Borrell oo hoggaaminayey wafdi reer Yurub ah oo booqday daanta Rafax ee dhanka Masar ayaa sheegay in waxa ka dhacaya Qasa ay yihiin Masiibo lamid ah tan ka jirta Muqdisho, wuxuu hadalkiisa ku sii miijiyey in Muqdisho daran tahay. Madaxa xafiiska siyaasadda, ahna Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub ayaa isagoo warbaahinta la hadlayey, kuna sugan marinka dhanka Masar ee Rafax oo duqeymo culus ay ka wadaan ciidamada Israa’iil ayaa ku halqabsaday, tusaalena u soo qaatay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. “Waa inaan iska ilaalinaa in Qasa aysan noqon Muqdishada cusub, Muqdishada ku taalla Mediterranean-ka, ama Haiti-da cusub, dhul uusan sharci iyo kala dambayn ka jirin oo ay ka jiraan gaangis iyo qalalaase dadku quusteen.” ayuu yiri Borrel. Ninkaan ayaa hadalkiisa ku muujiyey in Muqdisho tahay meel laga quustay, isagoo la meel dhigaya Falastiin oo muddo qarni ku dhow ay dagaallo ka socdaan, dadkana lagu laayo oo dunidu indhaha ka fiirsato shacab muslimiin ah oo ciidamada maamulka Yahuuda ay dhulkooda ku xasuuqayaan. “Waxa ka dhacaya dhinaca kale ee gidaarkan ma aha qalalaase u abuurmay si dabiici ah, laakiin waa dhibaato bini’aadam abuuray, ma dooneyno in Rafax noqoto Muqdisho oo kale,” ayuu yiri hoggaamiye ku xigeenka dalalka reer Yurub. Maalmo ka hor markii ninkaan uu hadalkaan yiri ayey madaxtooyada Soomaaliya shaacisay in khadka teleefoonka ay ku wada hadleen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. “Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefoonka kula hadlay madaxa arrimaha Siyaasadda Midowga Yurub Mudane Josep Borrell ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynaha ayaa xiligaas Midowga Yurub uga mahadceliyey Midowga Yurub taageerada joogtada ah ee amniga Soomaaliya iyo dadaallada wadajirka ah ee lagula ciribtirayo argagixisada, waxayna adkeeyaan ilaalinta xasilloonida iyo nabadgelyada gobolka. Ninkan ayaa sidoo kale sanadkii 2022-kii booqasho kedis ah ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo kulamo la qaatay madaxda dowladda Soomaaliya oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu ugu horeeyo. “Waxaan qiray dadaallada hoggaanka cusub ee horumarinta dowlad-dhisidda, iyadoo lala kaashanayo dowladaha xubnaha ka ah federaalka iyo horumarinta dadaallada dib-u-habeynta dhaqaalaha,” ayuu xiligaas yiri Josep Borrell oo 2022 soo booqday Muqdisho. The post Midowga Yurub oo u gefay Somalia, kuna tilmaamay Muqdisho meel dadkeedu quusteen appeared first on Caasimada Online.
  6. Ugu yaraan 5 qof oo u badnaa dhallinyaro ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen qaraxyo galabta gabbal-dhicii ka dhacay goob nasiino oo ku taalla degmada Kaxda ee Gobolkani Banaadir. Qaraxyadan oo ahaa kuwo goobta lagu sii diyaariyay, islamarkaana dhirta doogga leh ee fagaaraha ku yaalla lagu sii dhex qariyay, ayuu guddoomiyaha degmadu sheegay inay ahaayeen miinooyin nooca booda ah oo dadkii meesha ku sugnaa lagu beegsaday, markii loo soo gurmadayna mid kale oo khasaare geystay lagu xejiyay. Dhimashada 5-ta qof ah ka sokow, waxaa la sheegay inay qaraxyada ilaa 10 qof oo kale ku dhaawacmeen, kuwaas oo hadda la dawaynayo, waxayna goobtu ahayd mid mashquul badan oo boqolaal dadweyne ahi ay si maalinle ah ugu damaashaad tagaan. Source: goobjoog.com
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Itoobiya ayaa si adag ugu soo jawaabtay Soomaaliya, gaar ahaan wasiirka arrimaha dibadda Axmed Macallin Fiqi oo shalay ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda u dhexeysa labada dal. Axmed Macallin Fiqi oo si gaar ah uga hadlayay farogelinta Itoobiya ee arrimaha gudaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay fursad u haysato inay cilaaqaad la sameysato jabhadaha kasoo horjeeda Itoobiya haddii ay sii socoto fara-gelinta Addis Ababa. “Annagu hadda Itoobiya bur-burkeeda dooni mayno oo wax dan ah Soomaaliya iyo Geeska Afrika uguma jirto. Laakiin haddii ay kusii socdaan heshiisyada ay la galayaan kooxaha gooni-goosadka ah waa waddo noo furan in aan cilaaqaad la samaysano jabhadaha gooni-goosadka Itoobiya,” ayuu horay u yiri wasiirku Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Jabuuti ayaa laga siiyay deked leh kaabayaashii waddooyinka ahna meesha ugu dhow Itoobiya, laakiin Itoobiya uma socoto halkaas, waxay rabtaa dhaxalka jiilasha Soomaaliyeed ee soo socda,”. Intaas kadib waxaa soo jawaabay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Nibyu Tesla oo gef wayn ku kacay, wuxuuna ugu horreyn wax lagu qoslo ku tilmaamay hadalka Fiqi, isaga oo intaasi ku daray in dowladda Soomaaliya aysan ka talin karin meel dhaafsiisan magaalada Muqdisho, sida uu hadalka u dhigay. Waxaa kale oo uu liiday qaranimada Soomaaliya oo uu ku tilmaamay mid daciif ah, arrintan oo uga sii dareysa xiisadda haatan u dhexeysa Muqdisho iyo Addis Ababa. “Waa wax lagu qoslo in wakiillada Shabaab oo iska dhigaya mas’uuliyiin dowladeed aan ka talin karin meel dhaafsiisan gobolka Banaadir ay aflagaadoodaan iyaga oo hoos jooga qaranimo daciif ah oo ay gadaal ka riixeyso nidaam dowladnimo dhexe oo qabiil ku saleysan. Dad noocaan oo kale waxay wiiqayaa horumarka ay sanadaha badan soo gaareysay Soomaaliya iyaga oo horseedi kara kala qobqob” ayuu yiri Nibyu Tesla. Tallaabooyinka ay qaadeen labada dhinac ayaa uga sii daraya xiisadda haatan taagan ee ka dhalatay heshiiska badda ee uu ra’iisul wasaare Xamza la galay maamulka Somaliland. The post Itoobiya oo usoo jawaabtay Somalia, kuna kacday gef kale oo wayn appeared first on Caasimada Online.
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo xoogan oo goordhow ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Qaraxyada oo is xig-xigay ayaa si gaar ah uga dhacay waddada laamiga, gaar ahaan dalcadda degmada Kaxda, sida ay innoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in qaraxyada ay ahaayeen labo, ayada oo nuucooda lagu sheegay miinada dhulka lagu aaso. Khasaare badan ayaa lasoo wariyay oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah iyo askar ku sugnaa goobaha la qarxiyay. Sawirro lasoo dhigay baraha bulshada ayaa sidoo kale muujinayo maydad iyo dhaawacyo dhulka daadsan oo gurmad deg deg ah loo fidinayo. Sidoo kale halka uu qaraxu ka dhacay ayaa ahayd goob ay dhalinyarada tegaan, ayna sawirro ku galaan, maadaama ay u dalxiis tegaan halkaasi. Xaaladda ayaa haatan ah mid kacsan, waxaana goobta isku geedaamay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo halkaasi ka wada baaritaano dheeraad ah. The post Qaraxyo is xig-xigay oo ka dhacay Muqisho + Khasaaraha appeared first on Caasimada Online.
  9. Addis Ababa (HOL) — Ethiopia has formally expressed its concerns to the United States over the potential deployment of Egyptian troops to Somalia, particularly in the wake of the African Union Mission in Somalia (ATMIS) ending in late 2024. Source: Hiiraan Online
  10. Addis Ababa (HOL) — Ethiopia has formally expressed its concerns to the United States over the potential deployment of Egyptian troops to Somalia, particularly in the wake of the African Union Mission in Somalia (ATMIS) ending in late 2024. The issue arises as regional tensions mount, with Ethiopia and Somalia already in a strained relationship over their growing security ties with Egypt. Source: Hiiraan Online
  11. Ethiopia and the Red Sea region of present-day Somaliland (and the greater Horn of Africa) have been shaped by trade, diplomacy, and regional politics dating back centuries The Red Sea region has been historically significant as a major trade route linking the interior of Africa, including Ethiopia, with the wider world. Ancient Ethiopia, particularly during the Aksumite Empire (1st century AD to 7th century AD), had strong connections with ports along the Red Sea, such as Adulis (near present-day Eritrea) and others further east. These ports facilitated the trade of gold, ivory, and other goods between Ethiopia and regions as far away as India, Persia, and the Roman Empire. Ethiopia’s access to the Red Sea was crucial for its economic prosperity and political influence. This connection allowed the Aksumite Empire to flourish as a major trading civilization, linking inland resources with the maritime trade network of the Red Sea and beyond. Islamic Influence and Coastal Connections By the 7th century, the rise of Islam in the Arabian Peninsula led to increasing interactions between Muslim traders and the Horn of Africa. The coastal regions, including present-day Somaliland, saw the establishment of Muslim sultanates and trading towns. These communities maintained close ties with the Arabian Peninsula, while Ethiopia, which remained largely Christian, continued to engage in trade and diplomatic relations with its Muslim neighbors. For centuries, Ethiopia relied on peaceful relations with the Muslim polities of the Red Sea region to maintain access to the coast and the maritime trade network. At times, the competition for influence between Christian Ethiopia and its Muslim neighbors, including the Sultanate of Adal (based in parts of modern Somaliland and the Somali region of Ethiopia), led to military conflicts. The most notable of these was the Ethiopian–Adal war in the 16th century. Ottoman and European Influence During the 16th and 17th centuries, the Ottoman Empire expanded its influence along the Red Sea coast, including parts of modern-day Somaliland. The Ottomans sought to control key trade routes and ports, which impacted Ethiopia’s access to the Red Sea. European powers, including the Portuguese, also became involved in the region, particularly during their alliances with Ethiopia to counter Ottoman and Muslim advances. Despite these pressures, Ethiopia remained a significant regional power. By the 19th century, as European colonial ambitions increased in the Horn of Africa, the Red Sea region—including parts of Somaliland—became a key strategic area for European powers like Britain and Italy, further complicating Ethiopia’s relations with its coastal neighbors. Modern Era and Geopolitical Shifts In the modern era, particularly during the late 19th and early 20th centuries, Ethiopia’s focus shifted toward maintaining its sovereignty in the face of European colonialism. This included defending its borders and securing access to the Red Sea through alliances and military campaigns. The rise of Italian colonial ambitions led to the occupation of Eritrea (including the Red Sea coast) and, later, Somaliland, cutting off Ethiopia’s direct access to the sea. In recent decades, Ethiopia has sought to maintain stable relations with its coastal neighbors, including Somaliland, for strategic and economic reasons. Although Ethiopia lost its Red Sea access following Eritrea’s independence in 1993, it continues to rely on coastal access through neighboring countries like Djibouti and Somalia (including Somaliland). Somaliland, an autonomous region seeking international recognition, has developed close ties with Ethiopia, especially in trade and security cooperation. Generally The historical relationship between Ethiopia and the Red Sea region, including Somaliland, is deeply rooted in trade, diplomacy, and regional politics. The mutual dependence on trade routes and geopolitical stability has shaped this relationship for centuries. Today, Ethiopia’s engagement with Somaliland is part of a broader strategy to maintain its economic and strategic interests in the Horn of Africa, particularly given its landlocked status and need for maritime access. Source Horn Afric Ethiopia and the Red Sea region of present-day Somaliland (and the greater Horn of Africa) have been shaped by trade, diplomacy, and regional politics dating back centuries. Qaran News
  12. Hargeisa (HOL) —Somaliland's presidential candidates have vowed to ensure a transparent and law-abiding election campaign, pledging their commitment to the electoral commission's regulations. Source: Hiiraan Online
  13. Mogadishu (HOL) — A Kenyan court has rejected Somalia's appeal to unfreeze its embassy bank accounts in Nairobi, sustaining an earlier order to settle a Sh25.6 million ($198,414) debt owed to a Kenyan contractor. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda u dhexeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiska badda ee horraantii sanadkan dhex-maray Somaliland iyo Itoobiya. Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley oo hadalkan dhawaajiyay ayaa sheegay in ay ka go’an tahay in xal nabadeed oo lagu dhameeyo khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Mareykanka uusan marnaba aqoonsan doonin heshiiskaas oo xiisad ka dhex abuuray Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxaa kale oo uu intaasi ku daray in nasiib darro ay tahay in Itoobiya ay kusii dheganaato heshiiskan oo uu tilmaamay inuu carqalad ka abuurayo gobolka Geeska Afrika. “Aad ayaan uga warqabnaa oo si wada jir ah ayaan uga shaqeyneynaa si aan u hubino in xal diblumaasiyadeed laga gaaro xaaladdan hadda jirta. Waa xaalad nasiib-darro ah, qas badan, oo ka bilaabmatay Is-fahamka Somaliland iyo Itoobiya. Dabcan ma aqoonsanin, waxaanan isku dayeynaa in aan ku xalino dariiq diblomaasiyadeed” ayuu yiri Riley. Dhankiisa Danjiraha Maraykanka u qaabilsan geeska Afrika Mike Hammer oo ka hadlay qaddiyadan ayaa mar kale xaqiijiyay taageerada madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, taas oo si weyn ugu dagaalameyso dowladda federaalka Soomaaliya. Waxaa kale oo uu hoosta ka xariiqay in dowladda Soomaaliya ay kasii taageeri dooonan la dagaalanka argagixisada, maamaama ay qayb ka yihiin la dagaallanka Al-Shabaab. Mareykanka ayaa horay u diiday heshiiska Addis Ababa iyo Hargeysa, isaga oo taageero u muujiyay madax banaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya The post Mareykanka oo war culus kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya appeared first on Caasimada Online.
  15. The United States (U.S.) embassy in Kenya has issued a security warning, urging American citizens to remain vigilant. Source: Hiiraan Online
  16. Dowladda Iran ayaa hawada sare u dirtay dayax gacmeed cusub oo cilmi baaris ah, kaas oo ku duulaya wareeg jawiyeedka orbit-ka, warbaahinta dowladda ayaana sheegtay in tallaabadani ay tahay mid lagu hormarinayo barnaamijkeeda hawada, ayadoo aan dheg jalaq u siinayn dhaleeceynta iyo diidmada dalalka reer galbeedka. Hadafka aasaasiga ah ee dayax-gacmeedka cilmi-baarista ee Chamran-1, oo culeyskiisu yahay 60kg ayaa ah in la tijaabiyo qalabka iyo nidaamyada software si loo muujiyo tikniyoolajiyadda dhaqdhaqaaqa wareegga orbit-ka. Dirista dayax-gacmeedkan cusub ayaa si guul ah ku soo dhammaatay sida ay dowladdu sheegtay, dalalka reer galbeedka ayaana walaac ka qaba tillaabadan ay qaaday Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran. Source: goobjoog.com
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta dhageysatay kiiska askar ka tirsan ciidamada dowladda oo uu is-fahamwaa soo kala dhex-galay, kuwaas oo isku qabsaday isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho. Maxkamadda ayaa soo bandhigtay muuqaal argagax leh oo ay duubtay Kaamirada CCTV, taas oo laga daawaday israsaaseyn goobta ka dhacday oo dhalisay dhimasho iyo dhaawac. Muuqaalka ayaa waxaa laga arkayay darawalka sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska oo toos rasaas ugu furayo askar iyo dad kale oo meesha joogay, waxaana toogashadaas ku dhintay hal askari oo ka tirsanaa isla ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku sugnaa barta Siinaay. Sababta keentay dagaalka ayaa ahayd in waddada oo xirneyd kadib gaariga looga shakiyay qarax oo goobta yiilay ay yimaadeen askar kale oo ka tirsan dharcadda NISA oo watay gaari Probox ah, waxaana eedeysane Yaasir Cabdullaahi Xirsi (Baakaay) uu isku dayay inuu xoog uga sii daayo goobta, taas oo keentay inay is khilaafsaan isaga iyo askartii kale. Cali Xasan Cali waa askariga ku qornaa waardiyaha goobta, wuxuu ka sheekeeyay sida ay wax u dhaceen, isaga oo tilmaamay in Yaasir Cabdullaahi Xirsi (Baakaay) oo ah ninka lagu soo eedeeyay bilaabidda dagaalka uu kusoo furay rasaas, kadibna uu iska difaacay, kana dhaawacay gacanta. “Markii aan gaariga daayay kadib waxaa ii yimid ninkan oo qoray wato kadibna xabad ayuu soo riday anigane naftaada badbaadso ayaan gacanta uga dhaawacay” ayuu yiri Cali Xasan. Eedeysanaha oo isna maxkamadda kahor hadlay ayaa qirtay inuu rasaas furay, balse waxa uu sheegay in aanu caddeyn karin in rasaastaas ay haleeshay marxuumka. “Dhib ayaa meesha ka dhacay oo buuq ah askar meesha joogtay ayaan is qabsanay sidaas aawgeed ayaa xabadaha u riday” ayuu isna ku jawaabay eedeysane Yaasir Cabdullaahi Xirsi (Baakaay). Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Ma caddeyn karo cidda dishay marxuumka iyo inay ku dhaceen xabadaheyga, ninkaas nin walaalkey ah ayuu ahaa oo aan isku koorsa ahayn wax dagaal ahna nagama dhexeynin”. Waxaa sidoo kale goobta la keenay marqaatiyeyaal kala duwan oo goobjoog ahaa, kuwaas oo ay wareystay maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Intaas kadib xeer ilaalinta ayaa dalbaday in eedeysane Yaasir Cabdullaahi Xirsi (Baakaay) lagu xukumo dil toogasho ah, dhanka kalena lasii daayo Cali Xasa Cali oo ay sheegtay in aanu laheyn wax dambe ah. Ugu dambeyn guddoomiyaha maxkamadda Xasan Cali Nuur (Shuute) oo fadhigga soo xiray ayaa ku dhowaaqay go’aanka, wuxuuna sheegay in Yaasir Cabdullaahi Xirsi (Baakaay) lagu xukumay dil toogasho ah, halka uu amray in xorriyaddiisa lasiiyo Xasan Cali Xasan oo ay maxkamadda u aqoonsatay difaacu nafsi, una taagnaa shaqada loo igmaday ee qaranka. The post Muqdisho: Muuqaal argagax leh iyo toogasho toos ah + Go’aan appeared first on Caasimada Online.
  18. The United Arab Emirates has mediated an exchange of 206 prisoners of war between Russia and Ukraine, Emirati state news agency WAM said on Saturday. Source: Hiiraan Online
  19. 459756032_838507201703504_5074613200353119115_n Qaran News
  20. Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo weli xiisad xoogan ay kala dhexeyso dowladda dhexe ayaa maanta qaaday tallaabo kale, wuxuuna kulan deg-deg ah isugu yeetay Senatorada Koonfur Galbeed ku metala Golaha Aqalka Sare Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada magaalada Baydhabo, iyada oo looga hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka. Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa lagu sheegay in kulankan diiradda lagu saaray arrimo ay kamid yihiin xaaladda siyaasadeed ee ka taagan dalka, arrimaha ammaanka iyo sidoo kale hormarinta bulshada ku dhaqan Koonfur Galbeed. “Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan gaar ah la qaatay Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Deegan Doorashadoodu ay Tahay Koonfur Galbeed. Madaxweyne Laftagareen iyo Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ka wada hadlay Arimaha Taagan ee Siyaasada Dalka, Hormarinta Bulshada iyo Amniga Guud ee Deeganada Koonfur Galbeed” ayaa lagu yiri warsaxaafadedka. Dhaq-dhaqaaqa ay hadda bilaabeen Senetorada kasoo jeeda Koonfur Galbeed waxaa uga sii horeeyay xildhibaannada maamulkaas ee ku jira Golaha Shacabka oo 25 kamid ah ay si toos ah u taageereen shacabka Koonfur Galbeed ee u dibadbaxay ciidamada Itoobiya. Arrimahan ayaa sidoo kale kusoo aadayo, xilli maalin kahor ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre uu booqasho ku tegay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed, halkaas oo uu kulamo kula yeesheen madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen. Inta badan kulamada ayaa waxaa looga hadlay xiisadda u dhexeysa Villa Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed , balse ma jirto natiijo rasmi ah oo laga gaaray wada-hadalladaasi. The post Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta qaaday tallaabo kale + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  21. Hargeysa (Caasimada Online) – Koomiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta tallaabo u qaaday doorashada maamulkaasi, waxaana shahaadooyinka musharraxinimo uu guddoonsiiyay musharixiinta u taagan madaxweynaha ee maamulkaasi. Munaasabad ka dhacday magaalada Hargeysa ayaa waxaa shahaadada musharraxinimo ku qaatay saddexda musharrax ee xisbiyada Somaliland oo kala ah Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,oo ka sharaxan xisbiga Kulmiye, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ka sharaxan xisbiga Waddani iyo Faysal Cali Waraabe oo ka sharaxan xisbiga UCID . Sidoo kale saddexdaan xisbi iyo sidoo kale ururada kala ah Kaah, Hilaac, Barwaaqo, Rajo, Talo Wadaag, Shacabka iyo Horseed ayaa loo ogolaaday in ay ka qaybgalaan doorashada ururada oo ku lamaanan doorashada madaxtooyada. Diyaargarow xoogan ayaa haatan ka socda Somaliladn, kaas oo ku aadan doorashooyinka isku sidkan ee dhici doona 13 -ibsha November, kuwaas oo si weyn loogu loolami doono. Sida qorshuhu yahay olola doorashada ayaa si rasmi ah u bilaabmi doono soo socota ee October, iyada oo musharixiinta saddexda ah ee is diiwaangeliyay ay u tartami doonaan xilka madaxweynaha, halka ay madaxda ururaduna isku dayi doonaan in ay ururadooda u raadiyaan cod gaarsiiya xisbinimo. Muddo dheer ayaa waxaa khilaaf xoogan uu ka taagnaa doorashada Somaliland, kaas oo sababay in muddo laba sano ah dib looga dhaco waqtigii loo asteeyay doorashadaasi. Si kastaba, Somaliland ayaa hada u diyaar garoobeyso doorasho xasaasi ah oo ay ku loolami doonaan xisbitada talada haya Kulmiye oo wajihi doona Wadani iyo UCID. The post Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada S/Land + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  22. Madaxweynah maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa si wadajir ah waxa ay u fureen shirweynaha Dardargelinta Nabadaynta Gobolka Mudug. Shirka waxaa ka soo qayb galay Odeyaasha dhaqanka, Culimada, Ganacsatada, Dhallinyarada, Haweenka, Maamulka heer Gobol iyo Degmo ee labada dhinac iyo xubnaha labada Gole ee Dowladda Puntland iyo Dowladda Galmudug. Shirku intuu socdey waxaa lagu lafa-guray muhiimadda nabadda, wadda-noolaanshaha, Isdhexgalka bulshada, wax wada-lahaanshaha iyo faa’iidooyinka ku jirta guud ahaan Bulshada ku nool Gobolka Mudug. Ugu danbayn waxaa shirka ka soo baxay war-murtiyeedkan hoos ku xusan; Shirku wuxuu soo jeediyey in si bilaa shuruud ah loo joojiyo dagaalka beelaha Dir iyo Shiikhaal islamarkaana dhakhso loo furo wada-hadaladii nabadaynta ee labada beelood. Shirku wuxuu go’aamiyey in si deg deg ah dib loogu furo gogosha nabadaynta beelaha walaalaha ah ee Sacad iyo Leelkase. Shirku wuxuu bogaadiyey dhammaan dedaalladii looga shaqaynayey nabadaynta Gobolka Mudug. Shirku wuxuu garowsaday muhiimadda ay u leedahay nabaddu Horumarinta iyo wada noolaanshaha bulshada Gobolka Mudug. Shirku wuxuu soo jeedinayaa in ay Hay’adaha garsoorka ee labada maamul ka wada shaqeeyaan dhacdooyinka labada dhinac saameynaya. Si loo xoojiyo nabadda iyo badqabka muwaadinka, Shirku wuxuu soo jeediyey in wixii maanta ka danbeeya qofkii qof dila la horgeeyo ha’yadaha garsoorka si caaddaladda loo mariyo. Shirku wuxuu farayaa odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug in ay mudo 120 casho ah ku xalliyaan dhammaan kiisaskii hore u taagnaa ee caqabadda ku ahaa nabadda. Shirku wuxuu go’aamiyey in dib loo howlgeliyo lana tayeeyo Guddigii Odayaasha dhaqanka ee labada dhinac ee ka shaqayn jirey nabadda Gobolka tiradoodana lagu soo koobo 30 xubnood, islamarkaana la dardargaliyo guddiyada kale ee Nabadda Gobolka Mudug. Shirku wuxuu go’aamiyey in la tayeeyo lana dardageliyo howlgaladii dhanka amniga ee ay wadeen ciidamadii isku-dhafka ah ee Gobolka Mudug. Shirku wuxuu go’aamiyey in si wadajir ah looga hor-tago dhammaan shaqaaqooyinka iyo ficilladda liddiga ku ah amniga iyo xasilloonida bulshada ku nool Gobolka Mudug. Shirku wuxuu u xilsaaray fullinta qodabada ka soo baxay shirka, Guddiga Amniga ee isku dhafka ah, Hay’adaha Amniga ee labada maamul iyo Guddigii Odayaasha dhaqanka labada dhinac ee ka shaqeeya nabadda Gobolka Mudug. Source: goobjoog.com
  23. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulanka 22-aad kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka. Ajendaha kulanka ayaa ahaa aqrinta koowaad Heshiiska Qaramada Midoobay ee Ladagaalanka Dambiyada Abaabulan ee isaga gudba Qaramada iyo Baratakooladiisa, qaraar ku saabsan habraaca dhismaha iyo ansixinta hay’adaha madaxa banaan ee dowladda iyo labo qeybin oo kala ahaa Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka iyo sharciga wax ka bedelka Sharciga Ka-hortaga Lacag-dhaqida iyo Maalgelinta Argagixisada. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa mudanayaasha Golaha Shacabka faah faahin ka siiyay Heshiiska Qaramada Midoobay ee La-dagaalanka Dambiyada Abaabulan ee isaga gudba Qaramada iyo Baratakooladiisa. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa aragtidooda ka dhiibtay heshiiskan, muhiimada uu qaranka u leeyahay iyo saameynta uu yeelan karo. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in heshiiskan lagu wareejiyay Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Golaha Shacabka si ay u marsiiyaan habraacyada u dhiman. Sidoo kale Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa akhrinta koowaad marsiiyay qaraar ku saabsan habraaca dhismaha iyo ansixinta hay’adaha madaxa banaan ee dowladda, waxaana faahfaahinta qaraarkan golaha la wadaagay Xildhibaan Dr. Cilmi Maxamuud Nuur. Intaasi ka dib mudanayaasha Golaha Shacabka oo cod u qaaday qaraarkan ayaa waxaa ogolaatay 149-Xildhibaan, afar xildhibaan ayaa diiday hal Xildhibaanna waa uu ka aamusay sida uu sheegay Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulanka soo xiray. Source: goobjoog.com
  24. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta oo Sabti ah si wadajir ah u furay shirweynaha dardargelinta Nabadaynta Gobolka Mudug. Shirka waxaa ka soo qayb galay Odeyaasha dhaqanka, Culimada, Ganacsatada, Dhallinyarada, Haweenka, Maamulka heer Gobol iyo degmo ee labada dhinac iyo mas’uuliyiinta labada gole ee Puntland iyo Galmudug. Shirku intuu socdey waxaa lagu lafa-guray muhiimadda nabadda, wadda-noolaanshaha, Isdhexgalka bulshada, wax wada-lahaanshaha iyo faa’iidooyinka ku jirta guud ahaan Bulshada ku nool Gobolka Mudug. Ugu danbayn waxaa shirka ka soo baxay war-murtiyeedkan hoos ku xusan; 1. Shirku wuxuu soo jeediyey in si bilaa shuruud ah loo joojiyo dagaalka beelaha Dir iyo Shiikhaal islamarkaana dhakhso loo furo wada-hadaladii nabadaynta ee labada beelood. 2. Shirku wuxuu go’aamiyey in si deg deg ah dib loogu furo gogosha nabadaynta beelaha walaalaha ah ee Sacad iyo Leelkase. 3. Shirku wuxuu bogaadiyey dhammaan dedaalladii looga shaqaynayey nabadaynta Gobolka Mudug. 4. Shirku wuxuu garowsaday muhiimadda ay u leedahay nabaddu Horumarinta iyo wada noolaanshaha bulshada Gobolka Mudug. 5. Shirku wuxuu soo jeedinayaa in ay Hay’adaha garsoorka ee labada maamul ka wada shaqeeyaan dhacdooyinka labada dhinac saameynaya. 6. Si loo xoojiyo nabadda iyo badqabka muwaadinka, Shirku wuxuu soo jeediyey in wixii maanta ka danbeeya qofkii qof dila la horgeeyo ha’yadaha garsoorka si caaddaladda loo mariyo. 7. Shirku wuxuu farayaa odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug in ay mudo 120 casho ah ku xalliyaan dhammaan kiisaskii hore u taagnaa ee caqabadda ku ahaa nabadda. 8. Shirku wuxuu go’aamiyey in dib loo howlgeliyo lana tayeeyo Guddigii Odayaasha dhaqanka ee labada dhinac ee ka shaqayn jirey nabadda Gobolka tiradoodana lagu soo koobo 30 xubnood, islamarkaana la dardargaliyo guddiyada kale ee Nabadda Gobolka Mudug. 9. Shirku wuxuu go’aamiyey in la tayeeyo lana dardageliyo howlgaladii dhanka amniga ee ay wadeen ciidamadii isku-dhafka ah ee Gobolka Mudug. 10. Shirku wuxuu go’aamiyey in si wadajir ah looga hor-tago dhammaan shaqaaqooyinka iyo ficilladda liddiga ku ah amniga iyo xasilloonida bulshada ku nool Gobolka Mudug. 11. Shirku wuxuu u xilsaaray fullinta qodabada ka soo baxay shirka, Guddiga Amniga ee isku dhafka ah, Hay’adaha Amniga ee labada maamul iyo Guddigii Odayaasha dhaqanka labada dhinac ee ka shaqeeya nabadda Gobolka Mudug. PUNTLAND POST The post Gaalkacyo: Puntland iyo Galmudug oo si wadajir ah u go’aamiyay in Tiirka la geeyo qofkii dila qof kale appeared first on Puntland Post.