Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,184
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Bosaso (HOL) - Puntland regional administration has reaffirmed that Bosaso airport is secure, with both domestic and international flights landing as usual, just days after the airport was temporarily closed following a warning from the Puntland Security Force (PSF). Source: Hiiraan Online
  2. Shiinaha ayaa sii daayay David Lin, oo ah baadari u dhashay Mareykanka, kaasoo xabsiga ku jiray tan iyo 2006, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanku. Lin, oo hadda 68 jir ah, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ka dib markii lagu helay inuu galay khiyaamo qandaraas sida ay sheegeen mas’uuliyiinta garsoorka Shiinuhu. Washington ayaa muwaadinkam u aqoonsatay inuu si khalad ah u xiran yahay xukuumadda Beijing, waxayna muddo sanado ah dalbanaysay in la sii daayo. Line ayaa hadda ku laabtay dalkiisa Mareykanka, asagoo dib ula midoobay qoyskiisa oo ay muddo 20 sano ah kala maqnaayeen. Source: goobjoog.com
  3. Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa soo riday diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ee MQ-9 Reaper, sida laga soo xigtay warbaahinta xiriirka la leh kooxdaasi. Afhayeenka kooxda , Yaxye Sariic ayaa la filayaa in uu maanta soo bandhigo warsaxaafadeed la xiriira howlgalka ay diyaaradan ku soo rideen, xilli ay ka waday galbeedka Yemen howlgal basaas. Tan iyo wixii ka dambeeyay bishii November ee sannadkii hore waa diyaaraddii 10 aad ee ah nooca MQ-9 Reaper oo ay soo ridayaan Xuutiyiinta. Mid kasta oo ka mid ah diyaaradan waxay joogta 32 milyan oo doollar, waxaana loo arkayay ka hor November, mid ka mid ah diyaaradaha ugu halista badan nooca aan duuliyaha lahayn ee awoodda badan u leh inay gantaallo culus xambaarto. PUNTLAND POST The post Xuutiyiinta Yemen oo markii 10 aad soo riday diyaarada MQ-9 Reaper ee Maraykanku lee yahay appeared first on Puntland Post.
  4. Madaxweynihi hore ee Mareykanka ayaa ka badbaaday isku-day kale oo lagu dili rabat, xilli uu ku sugnaa beertiisa ciyaarta golf-ka lagu dheelo ee ku taalla magaalada West Palm Beach ee gobolka Florida. Ciidanka ilaalada qarsoon ayaa sheegay, in ay arkeen nin hubeysan oo isku qarinayay juq u dhaw halka uu golf-ka ku ciyaarayay Trump, kaddibna ay rasaas ku fureen, ka hor inta uusan cararin. Saraakiisha amniga ayaa sheegay, in ninka falkan looga shakisanyahay uu goobta uga tagay qori nuuca daran-doorriga u dhaca iyo qalab kale, ka hor inta uusan ku cararin baabuur uu watay. Saraakiisha waxay kaloo sheegeen in Trump uusan wax dhaawac ah soo gaarin. Waa isku-daygi labaad oo lagu dili rabay madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump oo ay fashilinayaan ciidamada ammaanka muddo 9 todobaad gudahood ah. PUNTLAND POST The post Madaxweyne hore Donald Trump oo mar kale ka badbaaday isku day dil appeared first on Puntland Post.
  5. Ladnaanta iyo baraaraha qoyska markay tilmaamayaan waxay hal-beeg uga dhigaan laba astaamood oo kala ah carruur iyo caano, sidoo kale cuntada ugu wanaagsan oo ay dhuunyadaani waa cad iyo caano oo labadu “c” ka billaabma. Waxay illaahay ka magan-galaan 4 waxyaabood oo kala ah: Colaad, cayr, Cudurro, iyo Ceeb, si taa la mid ah waxay ka cabsadaan caro Alle, cadaab, iyo cuquubo. Qof kartidiisa ama waxtarkiisa kolkii ay dhaliilayaan waxay ku tilmaamaan, cuqdad, caajis, camal-xumo, caasinimo, iyo ciidan-xumo, sidoo kale waxay ku ammaanaan cod-karnimo, caaqilnimo, iyo cudud furnaan. Waxay hellidooda ku dedaalaan labo waxyaabood “C” ka billaabma oo kala ah: Caddaalad, iyo cilmi, dhulka ay xoolaha ku dhaqdaana waxay u qeybiyaan ceel iyo carshin. Dhanka maamulka iyo madaxda markii aanu eegno 10 madaxweyne ee dalka soo martay 4 kamida magacyadoodu waxay ka billowdaan Xarafka “C”, waana Cabdirashiid Cali sharmaake, Cabdiqaasim Salaad Xasan, Cabdullaahi Yuusuf Axmed, iyo Cali mahdi Maxamed. Sidoo kale 21-kii Raysulwasaare ee dalka soo hugaamiyay 11 kamida magacyadoodu waxay ka billaabmaan “C” waxayna kala yihiin: Cabdullaahi Ciise Maxamuud, Cabdirashiid Cali sharmaake, Cabdirasaaq Xaaji xuseen, Cumar Carte Qaalib, Cali khaliif Galleydh, Cali Maxamed Geedi, Cumar Cabdirashiid, Cabdiweli Cali Gaas, Cabdi Faarax Shir-doon, Cabdiweli maxamed Cali, Cumar Cabdirashiid mar kale. Source: goobjoog.com
  6. Jawhar (HOL) - A delegation led by the President of Hirshabelle, Ali Abdullahi Hussein Guudlawe, arrived in Bal’ad district in the Middle Shabelle region on Sunday to strengthen anti-al-Shabab military operations. Source: Hiiraan Online
  7. Sudan’s military leader Abdel Fattah al-Burhan is seeing September, again, as a lucky month to market himself to the global audience as the legitimate leader of his country. It comes even as the ongoing war churns out a king-size humanitarian crisis. Source: Hiiraan Online
  8. Mogadishu (HOL) — The United States has officially rejected the port access deal between Ethiopia and Somaliland, calling for a diplomatic resolution to the escalating tensions between Ethiopia and Somalia. The U.S. stance, declared over the weekend by Ambassador Richard Riley, emphasizes the importance of Somalia's sovereignty and territorial integrity, which Washington claims the deal undermines. Riley also revealed that U.S. diplomatic efforts are underway to defuse the situation. Source: Hiiraan Online
  9. Egypt’s Prime Minister Mostafa Madbouly landed in Riyadh, Saudi Arabia, on Sunday for an official visit. He is accompanied by Finance Minister Ahmed Kouchouk and Investment and Foreign Trade Minister Hassan El-Khatib. Source: Hiiraan Online
  10. Sida ay sheegayaan wararka soo baxaya, madaxa sirdoonka dalka Masar iyo wasiirka Arimada Dibadda ee dalkaas ayaa waxay gaaraan magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, iyaga oo sida la sheegay garsiiyay madaxayne Afwerki farriin ay uga sideen dhiggiisa Masar Cabdifitaax Asisi. Madaxa sirdoonka dalka Masar, Abbas Kamel iyo wasiirka Arimaha Dibadda Badr Abdellati ayaa waxay madaxweynaha Eritrea gaarsiiyeen fariin ku saabsan xaalka haatan ee amniga iyo sidaasadda ee uu ku sugan yahay gobolku iyo sidoo kale in ay xoojoiyaan labada dowladood xiriirka ka dhaxeeya. Dhanka Masar, sida iyagu ay ku sheegeen war ay ka soo saareen booqashada saraakiishaan sare Asmara, ujeedka ayaa waxa uu ahaa in ay kala hadlaan madaxweynaha Eritrea arimo ku saabsan waxa ka dhacaya badda cas iyo ammaanka iyo xasiloonida Geeska Afrika. Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea, Mane Gebrekres ayaa waxa uu qoraal uu ku soo daabacay boggiisa X ku sheegay, in masuuliyiinta ka socday Masar ay kulan la qaateen madaxweyne Afwerki, ayna yeesheen wadahadlo dhinacyo badan taabanayay oo laba geesood ahaa iyo sidoo kale in ay ka wada hadleen arrimo gudaha dalkaas ku saabsan. Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa waxa uu intaas raaciyay in labada dhinac ay “ka wada hadleen arrimo ay si wada jir ah walaac uga muujiyeen oo quseeya xaalka haatan iyo dhacdooyinka ka socda Sudan, Soomaaliya iyo Bad Cas”. Warka ay soo saartay Masar ayaa waxa lagu sheegay in madaxweynaha Eritrea uu u sharraxay wafdiga xaalka haatan ka taagan Geeska Afrika iyo caqabadaha uu wajahayo gobolku, iyo sidoo kale sidii loo xoojin lahaa amniga iyo xasiloonida gobolka. Waxa ay sheegeen in labada dhinac ay ku heshiiyeen in ay muhiim tahay in ay xoojiyaan iskaashigooda in laga shaqeeyo xasiloonida Sudan iyo si guud loo ilaaliyo madax banaanida dhuleed iyo xornimada Soomaaliya. Booqashada ay ku tageen Eritrea saraakiisha sare ee ka socota sirdoonka wasaaradda Arimaha Dibadda Masar ayaa waxay ku soo aadeysaa xilli uu khilaaf ka dhex taagan yahay Soomaaliya iyo Itoobiya, sidoo kalana Masar ay qaaday talaabo ayku garab istaageyso Soomaaliya taas oo ah in ay ciidamo u soo dirto Soomaaliya, in kasta oo arrinkaas ay walaac ka muujisay dawladda Itoobiya. Sida la ogsoon yahay khilaafka ka taagan Geeska Afrika ayaa yimid ka dib markii uu dhacay saxeexa heshiiskii is-afgaradka ahaa ee u ogolaanaya Itoobiya in ay dhul badeed ka kiraysato gudaha Somaliland. Intaa ka dib, Masar waxay si rasmi ah u taageertay Soomaaliya iyadoo diidmo ka muujisay talaabada ay qaaday Itoobiya oo sannado badan ay ku muransanaayeen dhismaha biyo xidheenka wabiga Niil. Eritrea ayaa iyana garab istaagtay Soomaaliya iyada oo marar kale duwan marti galisay madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray caasimadda dalkaas. Masar iyo Soomaaliya ayaa bil ka hor kala saxiixday heshiis iskaashi milateri, iyadoo toddobaadyo ka hor ay Muqdisho soo galeen labo diyaaradood oo siday saraakiil iyo sahay ciidan, waxaana Masar ay isku diyaarinaysaa inay ciidamadeeda geyso Soomaaliya, marka uu bilowdo hawlgalka Midowga Afrika ee xigi doona kan haatan gabanbada ah ee ATMIS. Itoobiya ayaa waxay aad uga soo horjeesatay talaabada ay qaaday Masar iyada oo ku tilmaantay mid faro galin ku ah xaalka amni ee gobolka, balse dawladda Soomaaliya ayaa iyana muujisay sida ay uga soo horjeedo warka ay soo saartay Itoobiya. Masuuliyiinta sare ee Masar ayaa waxay sheegeen sida ay u garab taagan yihiin Soomaaliya intii ay joogeen Masar, waxayna la wadaageen madaxweynaha dalka ay martida u ahaayeen fariimo uga yimid Sisi, madaxweynaha Masar. Wasiirka Warfaafinta Eritrea ayaa hadalkii uu ku soo daabacay bartiisa X waxa uu ku sheegay in Itoobiya eedeynta ee la xiriirta “In Masar ay leedahay ajande ay ku faro galineyso xasiloonida gobolka Geeska Afrikla ay ka hadleen dhinacyada qaar ayna ku tilmaameen eedeyntaas in ay marmarsiiyo uga dhiganeyso Itoobiya qaladaadka ay samaysay”. Bbcsomali Qaran News
  11. Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ka badbaaday iskuday dil xilli uu ku sugnaa goob lagu magacaabo Trump International Golf Club oo ku taal West Palm Beach, Florida. Trump oo nabad qaba ayaana goobta laga waday, iyadoona FBI-da Mareykanka ay ku tilmaameen iskuday dil ay u muuqato dhacdadaan. Dhacdadaan ayaa ku soo aadeysa laba bilood uun kadib markii uu ka badbaaday iskuday dil kaas oo ka dhacay magaalada Butler ee gobolka Pennsylvania, xilligaas oo Trump dhagta laga dhaawacay waxa uuna ku sugnaa isusoobax ku saabsan ololihiisa doorashada. Dhacdadaan ayaa ka dhacday xarunta Golf ee Trump International Golf Club oo ku taal West Palm Beach, oo qiyaastii 15 daqiiqo u jirta guriga Trump ee Florida, Mar-a-Lago. Ninka isku dayga dilka Trump fuliyay ayaa waxaa arkay ciidamo ka tirsan ilaalada qarsoon ama gaarka ah ee loo yaqaan ‘Secret Service agents’ kuwaas oo xaaqayay waddo aan sidaas uga fogeyn halka u uku sugnaa madaxweynihii hore ee Mareykanka kaas oo cayaarayay ciyaarta Golf-ka, wakiilada ammaanka ayaa ayaa ku gaafwareega goob aan sidaas uga fogeyn halka ay madaxda ku suganyihiin si ay ula socdaan ammaanka sida ay booliisku sheegeen. Nooca qoriga uu ninkaan isticmaalay ayaa lagu sheegay in uu yahay AK-47 sida uu sheegay Sheriff County Ric Bradshaw, oo ka tirsan FBI-da, waxaana lagu arkay qoriga oo dhexyaala dhagax iyo geedo dhexdooda, goobta uu Trump ku suganyahay ayaa u jirtay 300-500 yards (272-557m) sida ay laamaha amaanka sheegeen. Wakiillada amaanka ‘’isla markiiba’’ waxa ay ka howlgaleen halka u uku sugnaa qofka qoriga heystay oo baxsad ahaa’’ ayuu yiri sarkaalka FBI-da. Waxa uu intaa ku daray in adeegga sirta ah uu sameeyay howlgal la mahdiyay. Source: goobjoog.com
  12. 459763313_8132502156864762_2321103617561532431_n Qaran News
  13. Washington (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa gelinki danbe ee Axaddii shalay ka badbaaday isku-day kale oo lagu khaariji rabay, xilli uu ku sugnaa beertiisa ciyaarta golf-ka lagu dheelo ee ku taalla magaalada West Palm Beach ee gobolka Florida. Ciidanka ilaalada qarsoon ayaa sheegay in ay arkeen nin hubeysan oo isku qarinayay juq u dhaw halka uu golf-ka ku ciyaarayay Trump, kadibna ay rasaas ku fureen, ka hor inta uusan cararin. Saraakiisha amniga ayaa sheegay in ninka falkan looga shakisanyahay uu goobta uga tagay qori nuuca daran-doorriga u dhaca iyo qalab kale, ka hor inta uusan ku cararin baabuur uu watay. Saraakiisha waxay kaloo sheegeen in Trump uusan wax dhaawac ah soo gaarin. Waa isku-daygi labaad oo lagu dili rabay madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump oo ay fashilinayaan ciidamada ammaanka muddo 9 todobaad gudahood ah. Trump oo ah murashaxa xisbiga Jamhuuriga ee doorashada madaxtinimada Mareykanka ee dhici doonta 5-ta bisha November ee soo socota ayaa isna qoraal kooban uu soo saaray ku sheegay in uu badqabo oo uu wanaagsan yahay. Warbaahinta Mareykanka gaar ahaan The Associated Press, The New York Times iyo Fox News ayaa ku warrantay, in saraakiil ka tirsan kuwa amniga Mareykanka ay ka soo xigteen magaca ninka looga shakisan yahay isku-dayga dil, kaas oo lagu sheegay Ryan Wesley Routh oo ah 58 jir ah kasoo jeeda gobolka Hawaii. Booliska ayaa sheegay in ninka tuhunsanaha ah laga soo qabtay jidka I-95 meel qiyaasti 65km u jirto beerta golf-ka Donald Trump. Ciidanka degmada Martin County ee gobolka Florida ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen. Isku daygi hore ee lagu khaariji rabay Trump ayaa dhacay 13-ki bishi July, kadib marki wiil dhalinyaro ahaa oo marki danbe ay ciidamada amniga dileen uu meel sare kasoo toogtay Trump, kaddibna ka dhaacay dhegta. Weerarkaas ayaa waxaa duubay kaamirooyinka telefishannada Mareykanka oo tabinayay hadal-jeedin uu Trump kula hadlayay taageerayaashiisa gobolka Pennsylvania. Laanta Danbi-baarista Gudaha Mareykanka ee loo soo gaabdhso FBI ayaa sheegtay in ay billowday baaritaan ku aadan isku-dayga labaad ee lagu khaariji rabay Donald Trump. The post TRUMP oo markale ka badbaaday isku-day dil – Sidee wax u dhaceen? appeared first on Caasimada Online.
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre ayaa booqasho ugu tagay qoyska Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi (Fara-Cade), si uu ula qeybsado xanuunka geerida. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa tilmaamay in Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi uu ahaa astaan iyo tiir weyn oo dhaqan, door muhiim ahna ka qaatay nabadeynta, isku xirka iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed. Sidoo kale, guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa isna tacsi ugu tagay qoyska Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi (Fara-Cade) oo ahaa Ugaaska Murusade. Duqa Muqdisho ayaa ku tilmaamay Marxuumka in uu ahaa astaan iyo tiir weyn oo door ku lahaa dhaqanka Soomaaliya, isla markaana kasoo qeyb qaatay nabadeynta, isku xirka bulshada iyo dowlad-dhiska Soomaaliya. Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde ayaa Jimcihii ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makkah Al-Mukarramah ee dalka Sacuudi Carabiya. Ugaas Cabdullaahi Faracadde oo ahaa Ugaaska Beesha Murusade ayaa door weyn kasoo qaatay nabadeynta iyo dowlad dhiska, iyada oo si mug leh loo xusay doorkii Ugaaska uu ka qaatay nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada Soomaaliyeed. Ugaaska oo ka mid ahaa duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ee facaweyn, ayaa lagu xasuusta sidii uu mudada dheer kaalin wax ku ool ah uga soo qaatay nabadda, midnimada iyo dowlad-dhiska Soomaaliyeed. The post Sawirro: Xamza iyo Madaale oo booqday qoyskii ugaaska Murusade ee geeriyooday appeared first on Caasimada Online.
  15. President William Ruto has said that recruitment of Kenyans who take up the jobs in Germany after the two countries signed a labour mobility agreement will start in two weeks. Source: Hiiraan Online
  16. The third phase of the Ankara Process mediation talks between Somalia and Ethiopia, initially set for 2 September and rescheduled to 17 September, has been postponed indefinitely with no future date set, according to Turkiye Today. Source: Hiiraan Online
  17. Arsenal left archrival Tottenham’s stadium with a win for the third season in a row after Gabriel Magalhaes’ second-half header settled a feisty and physical north London derby in the Premier League on Sunday. Source: Hiiraan Online
  18. Tel Aviv (Caasimada Online) – Ciidamada Maamulka Israa’iil ayaa sheegay in gantaal laga soo riday dalka Yemen uu ku dhacay Bartamaha Israa’iil, gaar ahaan dhul furan, waana halis kale oo ka soo cusboonaatay gobolka. War qoraal ah oo Taliska ciidanka Israa’iil uu ka soo saaray arrintaan ayaa lagu sheegay in gantaal nooca dhul ka dhul ka gudba uu ku dhacay dhul furan oo ku yaala Bartamaha Israa’iil. Israa’iil warkeeda kuma sheegin wax khasaare nafeed uu uu geystay gantaalka ay sheegeen in laga soo riday dalka Yemen. Sidoo kale hoggaanka gudaha Israa’iil ayaa sheegay inay jirto digniin la xiriirta in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay soo galeen hawada Israa’iil, kuwaas oo laga soo kiciyay kurayaatka Shamuunah iyo magaalooyin kale oo ku dhaw xuduudda Lubnaan. Wargeyska Times of Israel ayaa isna sheegay in digniino badan ay ka jiraan deegaannada Bariga Jaliil oo ay ku jiraan degmooyinka Madillah, Tel-Xawa, iyo Manaarah. Warbaahinta maanta werisay in diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn oo laga soo kiciyay Lubnaan ay ku qaraxday tuulada Madillah ee xuduudda woqooyi ee dhulka Israa’iil. Ciidanka Israa’iil ayaa sheegay in ay u kuur galayaan wararka la xiriira diyaaradaas, in kastoo ay sheegeen in cid wax ku noqotay aanay jirin, marka laga reebo burbur ay geysatay. Sida laga soo xigtay warbaahinta maxaliga ah, diyaaradda aan duuliyaha lahayn ayaa qaraxday kahor inta aan laga dhawaajin codadka digniinaha bixiya. Xaaladda gobolka ayaa cirka isku sii shareereysa, Xuutiyiinta Yemen oo ay taageerto Iran oo Israa’iil uu dagaal kala dhexeeyo ayaa loo arkaa kuwo daandaansanaya Israa’iil, horayna waxay u geysanayeen weerarro dhanka bada ah oo dunida saameeyey. The post YEMEN oo gantaallo ku garaacday Israa’iil iyo xiisadda gobolka oo ka sii dareysa appeared first on Caasimada Online.
  19. Bucharest (Caasimada Online) – Waxaa korortay tirada dadka ku dhintay daadad xoog oo ku dhuftay dalalka dhaca bartamaha qaaradda Yurub, kadib roobab mahiigan ahaa oo maalmihi lasoo dhaafay ka da’ay halkaasi. Meelaha ay daadadka xoogga leh saameeyeen ayaa waxaa ka mid ah Austria, Czech Republic, Poland iyo Romania. Sidoo kale waxaa laga cabsi qabaa in waddamada Slovakia iyo Hungary ay daadadku gaari doonaan. Ilaa lix qof ayaa la xaqiijiyay in daadadku ay ugu dhinteen dalka Romania halka min hal qof ay ku dhinteen dalalka Austria iyo Poland. Booliska Jamhuuriyadda Czech ayaa sheegay in la la’yahay afar qof oo ay daadku qaadeen. Saraakiishu waxay kaloo sheegeen in rubuc malyuun qof laga daad-gureeyay Jamhuuriyadda Czech. Guryo badan ayaa dumay halka kuwo kale oo bandanna ay korontada ka tagtay. Fatahaadahan ayaa lagu sheegay kuwi ugu xumaa ee soo mara mandiqadda Bariga Yurub muddo 30 sano ah. The post Fatahaadihii ugu xumaa oo ka dhacay Yurub iyo dad ku dhintay appeared first on Caasimada Online.
  20. Ankara (Caasimada Online) – The third phase of mediation talks between Somalia and Ethiopia, known as the Ankara Process, has been postponed indefinitely. Initially set to take place on September 17, the talks were deferred without an official explanation from either side. The mediation, which aims to address growing tensions between the two neighboring countries, was facilitated by Türkiye. Despite the delay, Türkiye remains committed to its role as a neutral mediator in the ongoing conflict between Somalia and Ethiopia. The Ankara Process was initiated earlier this year to facilitate dialogue between Somalia and Ethiopia, two nations grappling with long-standing conflicts. The mediation efforts are part of Türkiye’s broader foreign policy strategy in Africa, where it has sought to position itself as a key diplomatic player. Turkish President Recep Tayyip Erdogan has personally invested in these efforts, engaging Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed Ali and Somali President Hassan Sheikh Mohamud in discussions to achieve a peaceful resolution. Prime Minister Abiy Ahmed Ali formally requested Türkiye’s assistance in mediating the conflict with Somalia in May. Shortly thereafter, Somalia also reached out to Türkiye for support. President Erdogan, in response, tasked Foreign Minister Hakan Fidan with leading the diplomatic efforts to address the escalating crisis. The first round of talks was held on July 1 in Ankara, where Ethiopian Foreign Minister Taye Atske Selassie and Somali Minister of Foreign Affairs Ahmed Moalim Fiqi met to discuss the way forward. The initial meeting concluded with both parties expressing a mutual commitment to peaceful dialogue. Postponement and speculation The second round of mediation talks was initially scheduled for September 2, but after high-level consultations, the date was pushed back to September 17. However, the talks have been postponed indefinitely, with no new date announced. While no official reason has been provided for the delay, some sources suggest that it may be related to the recent deployment of Egyptian troops to Somalia, adding another layer of complexity to the already fragile situation. There are also speculations that the postponement might be linked to recent statements by Somalia’s Minister of Foreign Affairs, Ahmed Moalim Fiqi. During an interview with Universal TV on September 12, Fiqi hinted that Somalia might consider supporting rebel groups in Ethiopia if the Ethiopian government continues to pursue its agreement with Somaliland. His remarks have sparked concern about the potential for further escalation in the region. Somaliland agreement strains relations The current tensions between Somalia and Ethiopia revolve around the agreement signed between Ethiopia and the self-declared Republic of Somaliland in January 2024. Somaliland declared independence from Somalia in 1991 and has been seeking international recognition ever since. While Somaliland operates as an autonomous state, its independence has not been recognized by any country, including Somalia. Under the terms of the agreement, Ethiopia pledged to recognize Somaliland’s independence in exchange for leasing 20 kilometers of Somaliland’s coastline to be used as a naval base for the next 50 years. This deal has angered Somalia, which views it as infringing its sovereignty. From Somalia’s perspective, Somaliland remains part of its territory, and any agreements involving Somaliland must be made with the Somali government, not with a breakaway region. In response to the agreement, Fiqi warned that Somalia might take drastic measures if Ethiopia proceeds with the deal. “We have not reached that stage, but it’s a path open to us,” Fiqi said, hinting that Somalia could align itself with Ethiopian rebel groups if the situation escalates. He emphasized, however, that Somalia still hopes for a peaceful resolution, but the option to support rebels remains on the table if Ethiopia continues to infringe on Somalia’s territorial integrity. Rebel support: A possible turning point Fiqi’s comments about possibly supporting Ethiopian rebels have raised eyebrows across the region. When explicitly asked about Somalia’s potential to back the Tigray People’s Liberation Front (TPLF), a group that fought a two-year war against Ethiopia until a ceasefire agreement was reached in November 2022, Fiqi responded cautiously. He acknowledged that the Somali government had discussed the matter. However, he noted that the collapse of Ethiopia is not in Somalia’s or the Horn of Africa’s interest. Despite this measured response, the possibility of Somalia supporting Ethiopian rebel factions remains a concern for regional stability. If Somalia were to take such a step, it could reignite internal conflicts within Ethiopia, further destabilizing the Horn of Africa. Ethiopia has responded harshly to Somalia’s veiled threats. Nebiyu Tedla, Ethiopia’s deputy permanent representative to the African Union and the United Nations Economic Commission for Africa, dismissed Fiqi’s remarks as inflammatory. In a post on X (formerly Twitter), Nebiyu mocked Somalia’s government, suggesting that they are “al-Shabab agents posing as government officials” and accused them of stoking nationalism from a position of weakness. His comments underscore the deepening divide between the two countries despite years of cooperation in fighting the al-Shabab militant group and other regional challenges. The post Mediation talks between Somalia and Ethiopia postponed appeared first on Caasimada Online.
  21. Mogadishu (Caasimada Online) – Somalia’s Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi warned that his government may consider supporting rebel groups in Ethiopia if the Ethiopian government proceeds with implementing a controversial agreement signed with Somaliland. The statement, made during an interview with Universal TV on September 12, marks a sharp escalation in tensions between the neighboring countries. Fiqi’s remarks indicate that Somalia could potentially reach out to armed groups fighting the Ethiopian regime if the current political situation worsens. “The option to have contacts with armed rebels in Ethiopia or those fighting against the Ethiopian regime is open to Somalia,” Fiqi stated. He added that although the situation has not yet reached a critical point, the Somali government is prepared to take action if Ethiopia continues its current course. “It’s a door open to us,” Fiqi said, though he expressed hope that a peaceful resolution could still be achieved. The escalating diplomatic dispute comes after Ethiopia signed a memorandum of understanding (MOU) with Somaliland, a self-declared breakaway region seeking independence from Somalia since 1991. The agreement, signed on January 1, 2024, appears to grant Ethiopia significant geopolitical and military leverage in the Horn of Africa by leasing 20 kilometers of Somaliland’s coastline for naval use over the next 50 years. Potential ties with Tigrayan rebels In his interview, Fiqi addressed whether Somalia might collaborate with the Tigray People’s Liberation Front (TPLF), a group that fought a bloody two-year war against Ethiopia’s federal government before a ceasefire was brokered in November 2022. When asked about the possibility of Somalia aligning with the TPLF, Fiqi was cautious but left the door open. “We discussed that,” Fiqi said, “but at this time, the collapse of Ethiopia is not in the interest of Somalia or the Horn of Africa region.” Nonetheless, Fiqi was clear that if Ethiopia continues to engage with Somaliland and supports the secessionist movement, Somalia might reconsider its position. “If they continue to support those opposing Somalia and the secessionist groups they have signed agreements with, it’s an option for us,” he said. Ethiopia reacts with scorn Ethiopia’s deputy permanent representative to the African Union and the United Nations Economic Commission for Africa, Nebiyu Tedla, sharply criticized Fiqi’s comments. In a post on the social media platform X (formerly Twitter), Nebiyu described the Somali government’s rhetoric as irresponsible. “It’s comical to witness al-Shabab agents posing as government officials who are unable to function effectively outside of Banaadir (the Mogadishu area), babbling hollow nationalism,” Nebiyu wrote. Nebiyu warned that such comments could undo years of progress between the two nations. “Such will only undermine years of progress and lead Somalia into the pit,” he added. Ethiopia’s reaction underscores the longstanding tensions between the two countries, with a history of conflict dating back several decades. Despite periods of cooperation, including Ethiopia’s involvement in peacekeeping missions in Somalia, the two nations have often found themselves on opposite sides of regional disputes. Historical context: Wars and peace talks Tensions between Somalia and Ethiopia are rooted in a complex history of territorial disputes and proxy wars. The two nations fought two major wars in the late 20th century—first in the 1970s over the Ogaden region and then again in the 1980s, as both governments supported rebels against each other’s regimes. In 1988, Somali President Mohamed Siad Barre and Ethiopian President Mengistu Haile Mariam brokered a peace agreement. The two leaders agreed to cease hostilities and committed to stopping their support for each other’s insurgent movements. This détente, mediated by then-Djiboutian President Hassan Guled Aptidon, was a significant step toward stability in the Horn of Africa, but tensions have periodically resurfaced. Somalia’s concerns over Somaliland’s independence The current flashpoint between Ethiopia and Somalia centers on Somaliland, which has functioned as a de facto independent state since its declaration of independence in 1991. However, it has not gained international recognition, and Somalia continues to view the region as part of its sovereign territory. Ethiopia’s agreement with Somaliland, which would make it the first country to recognize Somaliland’s independence formally, has deeply alarmed Somalia. The naval base agreement is seen by Somalia as a direct threat to its territorial integrity, with many in Mogadishu fearing that such deals could embolden secessionist movements elsewhere in the country. Fiqi emphasized that Somalia considers this MOU an infringement on its sovereignty and warned that if Ethiopia continues to push for its implementation, the Somali government will take retaliatory measures. “It’s the correct thing to go there, to take that path to meet them, to support them, to stand by them [the rebels],” Fiqi said. However, he reiterated that this would only happen if Ethiopia persisted with its plans. Calls for diplomatic resolution As tensions mount, international players have stepped in to encourage dialogue. U.S. Special Envoy to the Horn of Africa, Mike Hammer, speaking in Addis Ababa, emphasized the need for cooperation between Somalia and Ethiopia. “Let me state unequivocally, the United States supports Somalia’s territorial sovereignty, integrity, and unity, and we have made that very clear,” Hammer said. Hammer urged both nations to avoid escalating the situation and instead focus on mutual interests, particularly the fight against al-Shabab, an Islamist militant group that has destabilized the region for over a decade. “There is no reason that these two countries should have difficulties that can’t be resolved through conversations,” he said. The U.S. envoy’s comments highlight the delicate balance needed to maintain peace in the Horn of Africa, a region with a fair share of conflict. For now, the situation remains fragile, with the potential for both diplomatic solutions and further escalation hanging in the balance. The post Somalia signals possible rebel support against Ethiopia appeared first on Caasimada Online.
  22. After denials for months, the Israeli military says there is a “high probability” its air strike was responsible for the deaths of three Israeli captives in Gaza in November. Source: Hiiraan Online
  23. After denials for months, the Israeli military says there is a “high probability” its air strike was responsible for the deaths of three Israeli captives in Gaza in November. Source: Hiiraan Online
  24. WASHINGTON - U.S. Secret Service agents opened fire after seeing a person with a firearm near former President Donald Trump’s golf club in West Palm Beach, Fla., while he was golfing Sunday, according to two law enforcement officials. The Republican presidential candidate is safe. Source: Hiiraan Online
  25. WASHINGTON - U.S. Secret Service agents opened fire after seeing a person with a firearm near former President Donald Trump’s golf club in West Palm Beach, Fla., while he was golfing Sunday, according to two law enforcement officials. The Republican presidential candidate is safe. Source: Hiiraan Online