Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,099
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Three journalists from the Hezbollah-affiliated TV stations Al Mayadeen and Al-Manar were killed and several others wounded in an Israeli airstrike on their press station in Hasbaya, southern Lebanon, early on Friday morning. Source: Hiiraan Online
  2. Mogadishu (HOL) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with German Ambassador to Somalia, Sebastian Groth, at the Presidential Palace in Mogadishu on Thursday to discuss key areas of cooperation between the two nations. Source: Hiiraan Online
  3. Markabka Turkish-ka ee Oruç Reis oo shidaal sahminta ka sameynaya Soomaaliya ayaa maanta ku xirtay dekedda magaalada Muqdisho. Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa sidoo kale isla maanta soo-gaaray Muqdisho. Weftiga Turkish-ka ayaa waxaa madaxtooyada ku qaabiley Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, sida lagu sheegay qoraal kooban oo Villa Somalia ay soo dhigtay facebook. Bayaanka ayaa intaas ku daray in waftiga ay ka qeyb-galayaan munaasabadda soo dhawaynta markabka Oruç Reis ee howlaha shidaal sahminta ah u yimid Soomaaliya. Markabka ayaa xeebta Istanbul ka soo dhaqaaqay 5-tii October kadib markii loo sameeyey xaflad sagootin ah, oo ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiin Soomaali iyo Turkish ah, oo uu ka mid yahay madaxweyne Reece Tayyip Erdogan. Howlgalka markabkan ayaa ka dambeeyey heshiis Iskaashi Difaaci iyo Dhaqaale oo ay kala saxiixdeen Ankara iyo Muqdisho. Markabka Oruc Reis ayaa sahmin doona aag dhan qiyaastii 5,000 km isku wareeg ah, sida ay sheegtay wasaaradda tamarta Turkey. PUNTLAND POST The post Markabka Shidaal baarista Turkiga ee Oruç Reis oo ku xirtay dekedda Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  4. Georgia L. Gilholy | Columnists Georgia L Gilholy is a journalist. It was scorching hot inside the Hargeysa Cultural Centre. There was a printed photo of a BBC journalist given pride of place on one of the whitewashed walls, presumably to signal respect. In a nearby glass cabinet a pamphlet slamming the corporation’s bias was presented surrounded by old passports and coinage. I’m sure the museum’s proprietor’s young granddaughter running around the room was more baffled at the presence of a handful of sweaty European visitors than this confusing arrangement of artefacts. Bafflement indeed is the expression that passed over the face of most people when I told them I was about to visit Somaliland. No doubt visions of famine, terrorism and Black Hawk Down were their reference points. But Somliland is not what its southern neighbour has become synonymous with, and the territory has shifted immensely since the chaos of the late 20th century. Somaliland is a self-declared republic in the Horn of Africa that has sought international recognition since its break from Somalia in the midst of a bloody civil war in1991, in which 90 percent of its now capital city was carpet bombed on Mogaduishu’s orders. Despite its lack of formal recognition, Somaliland has built a functioning government, held democratic elections, and maintained peace, all while sitting next to one of the most fragile states in the world, with minimal international aid or support. While foreigners on cushty press tours must always take what they see with a grain of salt, the reality is that such a tour in Somalia would be much more hazardous if allowed to take place at all-especially with a woman on board. Naturally, Somaliland continues to have its fair share of disputes and shortcomings. In 2017 the state’s only Catholic church-built under British rule- was shut by the government due to “public pressures”, a mere eight days after it was officially reopened. There are few native Christians, and migrant workers from the Philippines and other parts of Africa must worship in private. Areas that border Somalia continue to experience sporadic clashes, with various parties blaming one another for the violence. But this is worlds apart from Somalia proper, to which we funnel millions in foreign aid, is a failed state. By 2020, the UK was sending £232 million in aid, though this was cut to £100 million by 2022. We continue to see little return on investment—political instability, terrorism, and corruption reign, with Somalia consistently ranking near the bottom of global freedom indexes, just ahead of North Korea. While much of this aid is intended to help those in need, there are no available estimates on its success rates, due to the expectation of corruption and interference by terror groups and shady officials. The UK is home to thousands of Somali and Somalilander refugees from its civil war and famine, and their descendants. Somaliland, on the other hand, has proven itself to be, while far from perfect, a freer, fairer, and more stable arrangement. Despite its clan-based system and adherence to strict Islamic values, it has held a form of democratic elections, with another presidential election scheduled for November 14th. It is not a Western-style democracy, but it is leagues ahead of Somalia, where a semblance of law and order is far out of reach, nevermind meaningful elections. For the UK, ties to Somaliland run deeper than contemporary geopolitics. As I walked through Hargeisa’s Commonwealth graves, it struck me that many in the UK might not realise how many Somalilanders fought alongside British forces during the World Wars. There’s an emotional and historic connection here—one that the UK has largely ignored. Somaliland was once a British protectorate yet we’ve turned our backs on its quest for recognition, while its fellow African states such as South Sudan and Eritrea have achieved international status despite having weaker democratic credentials. The UK is, of course, not obliged to advocate for, or intervene on behalf of, any place it has ever ruled. To do so would be to impede Britain’s own interests – which the Foreign Office seems bent on doing anyhow – and succumb to a range of crackpot rules. Still, the UK is more than happy to essentially surrender the Chagos Islands as we did Hong Kong, and entertain the fantastical reparations theories put out by the Commonwealth – fast becoming an outlet not for allegiance but anti-British grievance mongering. We should take all the friends we can, with some exceptions. Beyond this shared history, which naturally included clashes between British authorities and local ones, Somaliland offers strategic advantages that the UK cannot afford to ignore. As global powers like China and Iran seek influence in the Horn of Africa, Somaliland’s strategic location on the Red Sea makes it a crucial ally. Beijing, which is the biggest foreign investor in Ethiopia, has already set its sights on operating Berbera Port, a vital maritime hub, and we must act before they establish a foothold. The US has already begun taking positive steps by involving Somaliland in the National Defence Authorization Act. There is now even talk of relocating the Camp Lemonnier base in Djibouti to Berbera. These moves signal a growing recognition of Somaliland’s importance in the global alliance against authoritarian powers. If we don’t move swiftly, we risk ceding influence to China or other malign actors. The UK’s current position, supporting talks between Somalia and Somaliland, has proven fruitless. After 11 rounds of negotiations, mostly stymied by the inability of its neighbouring basket case to engage meaningfully, it’s time to rethink our strategy. Somaliland could be a credible ally, and our continued refusal to recognize its independence is alienating a partner that we could rely on in the volatile region. The case for recognising Somaliland is clear. It is a beacon of stability among chaos, an ally in the fight against China and Russia, and it shares a historical bond with Britain which ought to be harnessed to our strategic advantage, not tossed aside. By continuing to ignore its quest for independence, we risk not only losing a potential ally and trade partner but also allowing hostile powers to extend their grip over a strategically crucial region. Qaran News
  5. Reer Somaliland ha maqlaan, Ha’yadda Shaqaalaha Dawladdu waa Ha’yad Dastuuriya waxa ay haysaa Shaqaale ka dhexeeya Qaranka oo aan cid gaara ah looga faa’ideyn karin, waxa socdaa boob caddaan ah, Shaqaale isku bedel & Shaqaalysiin cusub, waxa la qorayaa Shaqada dadka u Ololeeyaa KULMIYE, Ha’yaddu ma aha Xarun Xisbi waa Xarun Caddaaladeed oo ka dhexaysa Somaliland, Kumanaan Shaqaale Sharci darro ah ayaa la qoray, Warqa dani waa Shaqaale isku bedelashada socota ! Maxamed Sidiiq Dhame Qaran News
  6. Maayirkii Iyo Maayir kuxigeenka Degmada Burco ayaa maanta ku biiray Xisbiga WADDANI iyaga oo ka soo baxay xisbiga Kulmiye Hore ayaa golaha deegaanka ee Burco ugu biireen xisbiga Waddani. Qaran News
  7. 464415092_1071313391450105_5628772144018386253_n Qaran News
  8. Mogadishu (HOL) — Canada has announced major cuts to its immigration targets, reducing the number of new arrivals as the country seeks to control population growth amid increasing housing and social service pressures. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (HOL) — Türkiye’s Oruc Reis research vessel has arrived off Somalia’s coast, initiating a seven-month mission to survey for oil and natural gas potential across licensed Somali waters. Source: Hiiraan Online
  10. Ciidamada dambi baarista ayaa soo helay gaari la rumeysan yahay in loo adeegsaday afduubka iyo dilka ka dib saddex qof Soomaali ah, kuwaas oo hal qoys ka wada tirsanaa, dhowaanna laga afduubtay xaafadda Islii. Seddaxdan qof oo dumar ahaa ayaa dhowaan meydkooda la helay, waxaana gaarigan la rumeysan inuu yahay midkii loo adeegsaday afduubka dadkan la laayay , Sidoo kale ciidamada dembi baarista ayaa su’aal weydiinaya haweenay Soomaali ah, taas oo la rumaysanyahay inay dhacdadan argagaxa leh wax ka ogtahay. Haweenaydan ayaa sheegtay in lala afduubtay 3-da qof ee la diley, islamarkaama afduubayaashu ay ka dalbadeen lacag madax furasho ah si ay u sii daayaan, waxaana qoyskeeda u suurtagashay in ay soo ururiyaan lacag dhan 1 milyan oo shillinka Kenya ah, taasi oo lagu shubay xisaab bangi oo Itoobiya laga leedahay. Hadalkeeda waa mid ka mid ah tilmaamaha muhiimka ah ee baarayaashu u kaashanayaan daba-galka dhacdadan argagaxa leh, waxayna booliisku baarayaan inay gacan ka geysatay falka iyo inay dhibane tahay. Source: goobjoog.com
  11. Markabka sahminta shidaalka ee dalka Turkiga ayaa soo dhaweyntiisa waxa ay ka socotaa Dekadda Magaalada Muqdisho, Madax kala duwan oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa munaasabada soo dhaweynta. Markabkaan oo lagu magacaabo Oruc Reis ayaa Horraantii bishan Xeebaha Turkiga waxaa ka soo sogootiyey Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo Wasiirka Batroolka XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed. Tallaabadan ayaa waxay daba socotaa heshiis ay Turkiga iyo Soomaaliya kala saxiixdeen oo ku saabsanaa sahaminta karboonka saddex baloog oo loo qoondeeyay inay ka sameeyaan xeebaha Soomaaliya. Sida ku cad heshiiska la soo gabagabeeyey bishii Luulyo, Turkiye waxay yeelan doontaa xuquuq gaar ah si ay u sahamiso oo ay u soo saarto hydrocarbons ee baloogyada, kuwaas oo mid kastaa uu ku fadhiyo qiyaastii 5,000 kiiloomitir oo laba jibbaaran. PUNTLAND POST The post Markabka Shidaal baarista Turkiga oo Maanta lagu soo dhaweynayo Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  12. Madaxda Safaaradaha Soomaaliya iyo DRC-Congo ee fadhigoodu yahay Kenya ayaa la kulmay ganacsato Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalkaasi iyo kuwo kale oo ka ka xoogsada gudaha alka Soomaaliya. Kulankaan ayaa ahaa mid ay codsatay dowlada DRC kaas oo ay ku dooneyso in ay ganacsatada Soomaaliyeed ugu soo bandhigto fursadaha ganacsi ee ka jira dalkooda. Danjire Jabril Ibrahim Abdulle oo ka hadlay furitaanka kulunka ayaa sheegay in guulaha ganacsiga dadka Soomaalida uu keenay in lagu tartamo sidii loo soo jiidan lahaa maalgashiga iyo ganacsiga dadka Soomaalida. Ku-simaha Danjiraha Dalka DRC mudana David Tshibanju ayaa warbixin dheer ka jeediyay kulanka isaga oo in dowlada DRC ay mudnaan gaar ah siinayso ganacsatada Soomaalida ee danaynaya in ay maalgashaadan dalkiisa,isagoo dhinaca kale tilmaamay in ganacsatada Soomaalida laga dhaafi doono canshuuraha, isla markaana la sii doono dhul iyo degaano ay maalgashaadan. Dowlada DRC ayaa casuumaad u fidisay ganacsatada Soomaalida inay booqasho gaar ah ku tagaan dalkaas si ay indhahooda ugu soo arkaan fursadaha ganacsi ee ka jira DRC. Dhawaan ayaa la filayaa in ganacsato wakiil ka ah ganacsiga Soomaaliya ay booqosho ku tagaan dalka DRC Congo waxaana halkaas ku qaabili doono mas’uulyiin ka tirsan dowlada DRC. PUNTLAND POST The post Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee DRC-Congo oo la kulmay ganacsato Soomaaliyeed appeared first on Puntland Post.
  13. Mogadishu (HOL) — Ethiopia’s strategic bid for a Red Sea foothold is intensifying regional tensions across the Horn of Africa, sparking a tug-of-war among Ethiopia, Djibouti, Egypt, and Somalia that could alter the region’s political landscape. Source: Hiiraan Online
  14. Komishanka Doorashooyinka Qaranka (KDQ) ayaa maanta xaruntiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen Sonne Andersen oo ay weheliyaan , Madaxa xafiiska Denmark ee Jamhuuriyadda Somaliland Mr. Mathias Kjaer iyo sarkaal ka tirsan Safaara Mr Abdiqani. Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen halka ay marayaan hawlaha doorashooyinka isku-sidkan ee 13ka Novermber, Safiirka ayaa KDQ ku amaanay sida ay ugu diyaargaroobeen Doorashadsa . Markii shirku soo dhammaaday, KDQ iyo Safiirka ayaa soo kormeeray bakhaarka lagu diyaarinayo agabka codbixinta doorashada 13ka November 2024. Source
  15. UK-funded Unitaid has announced a Sh2.8 billion investment to support three Kenyan and Tanzanian oxygen manufacturers in establishing Africa’s first liquid oxygen regional manufacturing plants. Source: Hiiraan Online
  16. Mogadishu (HOL) — Somalia, in partnership with the World Health Organization (WHO) and UNICEF, renewed its commitment to eradicating polio on World Polio Day, calling for intensified efforts to protect every child from the debilitating disease. Officials warned that without sustained immunization efforts, the country risks further outbreaks, as it battles the world’s longest-running outbreak of variant poliovirus type 2. Source: Hiiraan Online
  17. NAIROBI, Kenya (HOL) — DNA tests have revealed that the mutilated body found in Lake Yahud, initially believed to belong to the missing Wajir MCA Yusuf Hussein Ahmed, is not his. The announcement has left his family and the public with unanswered questions as the search for the lawmaker continues more than a month after his disappearance. Source: Hiiraan Online
  18. Madax ka tagtay xilkii ay xukuumadda/xisbiga Kulmiye u haysay: 1. Wasiir-kuxigeenkii Waxbarashada, Maxamuud Yuusuf Cilmi 2. Wasiir-kuxigeenkii Beeraha, Naasir Cayddiid 3. Xoghayihii Golaha Dhexe ee Kulmiye, Mustafe-Waxdad 4. Xoghayihii Guud ee Hore ee Kulmiye, Xasan Siciid Yuusuf 5. Wakiilkii SL ee Deenmaarig, Cabdirisaaq-Afqaraf 6. Xubin Guddiga Tacliinta Sare iyo Golaha Dhexe ee Kulmiye, Wasiirkii Hore ee Maaliyadda, Yuusuf Maxamed Cabdi 7. Isudduwaha Wasaaradda Isgaadhsiinta – Saaxil, Cabdicasiis Cismaan 8. Isudduwaha Wasaaradda Qorshaynta – Saaxil, Cabdikariin Cismaan 9. Guddoomiyihii Garabka Dhallinyarada Kulmiye ee Saaxil, Cabdiraxmaan Siciid 10. Xoghayihii Abaabulka & Wacyigelinta Kulmiye ee Saaxil, Sayid Aniis Food 11. Xildhibaan Degaan oo hore iyo xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Kulmiye ee Burco, Mustafe-Bidhi 12. Xildhibaan gole degaan iyo xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Kulmiye ee Gebiley, Mursal M. Jaamac 13. Xildhibaan gole degaan iyo xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Kulmiye ee Gebiley, Axmed Ciisood 14. Xildhibaan Golaha Degaanka ee Kulmiye — Burco, Axmed-Xiis Dharbaan 15. Xildhibaan Golaha Degaanka ee Kulmiye — Burco, Khaalid Xasan 16. Xubin Golaha Dhexe, Guddiga Fulinta iyo Guddiga Ololaha Kulmiye ee Hargeysa, Abshir Xasan “Caanoole” 17. Guddoomiyaha Guddiga Ololaha Kulmiye ee Awdal, Cabdicasiis Diiriye Daahir 18. Madaxa Maaliyadda Kulmiye ee Awdal ahna xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Xisbiga ee Awdal, Hibo Cabdi Yuusuf 19. Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Kulmiye ee Awdal ahna xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Xisbiga ee Awdal, Hinda Maxamuud Tubeec 20. Xoghayihii Hore ee Gobolka Awdal ee Kulmiye ahna xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Xisbiga ee Awdal, Mustafe Cabdi Axmed 21. Mubaarik Yuusuf. (Bidhi) Xubin gudig doorashooyinka ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Togdheer Halkan laguma soo koobi karo waxa jira iyagana xubno hor leh oo is casilay Oo aan halkani ku jirin Source Conservative Home Qaran News
  19. MSF mental health activity manager, Alberto Macin, has been working with Médecins Sans Frontières/Doctors Without Borders (MSF) for the last eight years. During this period, he has worked in various locations including Mexico, El Salvador, South Sudan, Ukraine, migratory routes between Libya and the Mediterranean, Mozambique, Kenya and now in Somalia. Source: Hiiraan Online
  20. Mogadishu (HOL) — Somalia has successfully repatriated 164 citizens from Libya, bringing them back to Mogadishu on Thursday. Source: Hiiraan Online
  21. (ERGO) – Nasteho Mohamud Hashi, a single mother, has been struggling to provide for her nine children after aid she was receiving from the World Food Programme stopped in June. Source: Hiiraan Online
  22. Musharaxa xisbiga talada haya ee Mozambique, Daniel Chapo, ayaa lagu dhawaaqay in uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday xilli ay mucaaradka ku andacoonayaan wax isdaba marini ay jirto. Chapo, oo ka tirsan xisbiga Frelimo oo xukunka hayay ku dhawaad ​​nus qarni, ayaa helay in ka badan 70 boqolkiiba codadka, guddiga qaran ee doorashooyinka (CNE) ay saacado ka hor ku dhawaaqeen. Waxa asaguna kaalinta labaad galay musharaxa madaxa banaan ee Venancio Mondlane oo helay in ka badan 20 boqolkiiba, halka musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Renamo, Ossufo Momade uu galay kaalinta saddexaad isaga oo helay in ka badan boqolkiiba shan, sida ay sheegtay CNE. Natiijadii doorashadii dhacday 9-kii bishan Oktoobar ayaa ka dhigan in xisbiga talada haya ee Liberation of Mozambique, ama Frelimo, uu dalkaas sii hoggaamin doono 49 sano oo uu xukunka hayay ka dib. Mozambique oo ah dal ku yaalla koonfurta Afrika ayaa madax-bannaanida ka qaatay gumeystihii Boortaqiiska sannadkii 1975-kii, balse 2 sano ka dib waxaa ka dhacay dagaal sokeeye oo dhiig badan ku daatay oo socday muddo ku siman 15 sano, kaas oo dhex maray dowladda iyo jabhadii Renamo oo markii danbe isu badashay xisbiga ugu wayn mucaaradka. Source: goobjoog.com
  23. NAIROBI, Kenya (HOL) — Police investigating the brutal murders of three Somali women in Eastleigh have recovered a vehicle believed to have been used in the abduction, offering a major breakthrough as the community prepares to bury the victims. The discovery comes amid mounting pressure on authorities to bring the killers to justice, with protests continuing across the neighbourhood. Source: Hiiraan Online
  24. MINNEAPOLIS, Minn (HOL) — Mohamed Omar has become the first Somali-American to chair the board of Hennepin Healthcare, a major milestone for Minnesota's largest public safety-net hospital. Source: Hiiraan Online