Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,099
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika, Mr. Heiko Nitzschke. Ra’iisul Wasaaraha iyo ergeyga Gaarka ah ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Jarmalka, sida uu sheegay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse. Ergeyga gaarka ah ayaa ugu hambalyeeyay Soomaaliya horumarka dhinacyada kala duwan ee ay gaartay labadii sano ee la soo dhaafay, oo ay ka mid ahaayeen deyn-cafinta, ku biirista East African Community, qaadista cunaqabateynta iyo in Soomaaliya ay ku guuleysatay kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 2025 — 2026. Ra’iisul Wasaaraha ayaa isna uga mahadceliyay dowladda Jarmalka taageerada ay siiso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, iyo dadaalkeeda ku aaddan xasilloonida gobolka. PUNTLAND POST The post Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabila ergeyga dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika appeared first on Puntland Post.
  2. Mogadishu (HOL) — Somali Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nur and Turkish Defense Minister Yaşar Güler signed a financial agreement on defense cooperation to enhance Somalia’s defense capabilities. Source: Hiiraan Online
  3. https://qarannews.com/wp-content/uploads/2024/10/464719723_560852779931384_9187588437450270725_n.mp4 Qaran News
  4. Tehran (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan Ali Khamenei ayaa jawaab ka bixiyay duqeymaha Israa’iil ay la beegsatay dalkiisa, isagoona ku tilmaamay kuwo aan la dhayalsaneyn una baahan in jawaab laga bixiyo. Dhanka kale Madaxweyne Masoud Pezeshkian ayaa isna sheegay in Iiraan ay “jawaab ku habboon ka bixin doonto” weerarka lagu dilay ugu yaraan afar askari, isagoo intaa ku daray in Tehran aysan raadsan dagaal. Israa’iil ayaa sheegtay in ay beegsatay goobo milatari oo ku yaalla gobollo badan oo Iiraan ka tirsan Sabtidii, iyadoona ku tilmaamtay jawaabta gantaalladii gaarayay ku dhawaad 200-oo gantaal oo ay horay Iiraan ugu weerartay Israa’iil 1-dii bishaan Oktoobar. Shalay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in Israa’iil ay cuuryaamisay difaaca hawada Iiraan iyo habka wax soo saarka gantaallada. Waxa uu sheegay in duqeymahaasi ay si weyn u dhaawaceen awoodda difaaca ee Iiraan iyo awooddii ay u lahayd in ay soo saarto gantaallada. “Weerarku wuxuu ahaa mid sax ah oo xooggan, waana la gaaray hadafyadii laga lahaa,” Netanyahu ayaa ka sheegay xaflad lagu xusayay dhibbanayaashii weerarradii 7-dii Oktoobar ee sannadkii hore. Xogo ka soo baxay Iiraan ayaa lagu sheegay saameynta weerarka iyadoona la tilmaamay in inta badan gantaallada la qabtay. Tan iyo weerarka ayuu markiisii ugu horreeyay hadlay Khamenei waxa uuna yiri: “Waxay ku xiran tahay mas’uuliyiinta inay go’aan ka gaaraan sidii awoodda iyo rabitaanka dadka Iiraan ay u gudbin lahaayeen maamulka Israa’iil iyo inay qaadaan tallaabooyin u adeegaya danaha qarankan iyo dalkaan.” Madaxweyne Pezeshkian oo ka hadlayay shirka golaha wasiirrada ayaa isna yiri: “Ma raadineyno dagaal, laakiin waxaan difaaci doonaa xuquuqda qarankeenna iyo dalkeenna.” Weerarrada Israa’iil ayaa ahaa kuwo aad u xaddidan sida laga soo xigtay qaar ka mid ah goobjoogayaasha. Maraykanku wuxuu si cad ugu cadaadiyay Israa’iil inaysan duqayn warshadaha saliidda iyo xarumaha nukliyeerka, iyadoona soo jeedintaas ay u muuqatay inay raacday Tel Aviv. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa Axaddii sheegay in Iiraan ay heshay calaamado ku saabsan weerar ku soo wajahan saacado ka hor inta uusan dhicin. “Waxaan helnay illaa maqribnimadii calaamado muujinaya suurtagalnimada weerar habeenkaas,” ayuu Abbas Araghchi u sheegay suxufiyiinta, isagoo aan faahfaahin dheeraad ah ka bixin. Waddamada Reer-galbeedka ayaa ku boorriyay Iiraan in dhankooda aysan ka jawaabin si aysan u kordhin xiisadda colaadeed ee u dhaxeysa labada dal ee bariga dhexe, taasoo ay ka cabsi qabaan inay horseedo dagaal ku fida gobolka oo dhan. Warbaahinta Iiraan ayaa soo bandhigtay muuqaallo muujinaya nolol-maalmeedka oo si caadi ah u sii socota iyo waxyeellada goobaha ay ku dhaceen weerarrada Israa’iil oo kooban. Waxaa wali socda dagaalka u dhaxeeya kooxda ay taageerto Iiraan ee Xisbullah iyo Israa’iil kaas oo wali ka socda Lubnaan, dhanka kale iyana waxaa socda dagaalka Qaza oo u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas. Maalinnimadii Axadda oo shalay ahayd ayay Israa’iil duqeymo ka geysatay magaalada Sidon ee koonfurta Lubnaan, waxaana ku dhintay ugu yaraan 8-qof. Dhanka kale galinkii danbe ee shalay ayay Lubnaan sheegtay in duqeymaha Israa’iil ay ka geysatay koonfurta dalkaas lagu dilay ugu yaraan 21-qof. Qaza, sagaal qof ayaa lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday xarun dugsi oo ku taal xerada qaxootiga al-Shati, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka Falastiiniyiinta. Warbaahinta Falastiin iyo wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegay in saddex ka mid ah dadka dhintay ay ahaayeen saxafiyiin falastiiniyiin ah, iyagoo soo xiganaya saraakiil ka tirsan dowladda. Gudaha Israa’iil, nin ayaa ku dhintay ugu yaraan 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii gaari xamuul ah uu jiiray goob basaska laga raaco oo u dhow saldhig milatari oo Israa’iil ku leedahay waqooyiga Tel Aviv, taasoo ay mas’uuliyiintu sheegeen inuu ahaa weerar argagaxiso. Isha: BBC The post Muxuu hoggaamiyaha IRAN ka yiri weerarkii Israel ay ku qaaday dalkiisa? appeared first on Caasimada Online.
  5. Dadka ku dhintay duullaanka iyo duqeymaha arxan-darrada ah ee maamulka Israa’iil uu ka wado marinka Qasa ayaa 43 kun oo qof sare u dhaafay, tan iyo bishii oktoobar sanadkii 2023. Tiradq dhimashada dadka Qasa ayaa hadda maraysa ugu yaraan 43,020 qof, halka 101,110 kalena ay ku dhaawacmeen weerarrada Israa’iil tan iyo markii uu billowday dagaalka Israa’iil ay ku hayso Qasa, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza. Duullaanka Israa’iil ayaa weli socda mana muuqato rajo halkaas nabadi uga hirgeli kartaa, inkastoo dowladda Masar ay ku dhawaaqday xabbad-joojin laba maalmood ah oo keliya ujeedadeedu ay tahay maxaabiis is dhaafsi, haddana gumeystaha Israa’iil weli waa car-car oo gumaadka reer Qasa ayuu u qalab aruursanayaa. Source: goobjoog.com
  6. Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in dhalinyaro hubaysan oo calanka Xisbiga Kulmiye wataa ay xalay fawdo ka sameeyeen qaybo kamid Hargaysa. Xisbigu waxa uu sheegay in dhalinyaradani ay rideen rasaas badan, waxaana ay komishanka doorashooyinka iyo laamaha amaanka ugu baaqeen in ay arintaasi talaabo degdeg ah ka qaadaan. X https://qarannews.com/wp-content/uploads/2024/10/VID-20241028-WA0010.mp4 Qaran News
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shalay sheegay inay garab taagan yihiin maamulka Jubbaland, iyaga oo ku garabsiinaya inay qabsadaan doorasho u gaar ah. Deni waxa uu sheegay in aanay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya sharciyad u haysan inay fara-geliso doorashooyinka maamullada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa isna sidaas oo kale aaminsanaa markii uu Farmaajo xukunka hayay. Gacanta ay Puntland u fidisay Jubbaland ayaa dad badan durba hordhigtay su’aal ah Saciid Deni iyo Axmed Madoobe dib ma iskugu soo laaban karaan siyaasad ahaan. Sida ay dad badan la socdaan doorashadii ugu dambeysay ee madaxtinimada Soomaaliya wuxuu Saciid Deni 100% isku haleynayay codadka xildhibaannada ka imaanaya Jubbaland, halkaas oo la sheegay inuu kharash badan geliyay, laakiin natiijadii doorashada kadib Saciid Deni iyo Axmed Madoobe waxay noqdeen labada siyaasi ee iskugu fog Soomaaliya. Colaaddu waxaa la sheegay inay ka timid dhinaca Saciid Deni oo aaminsan in la khiyaamay oo uusan Axmed Madoobe si daacad ah u dhisin. Dadaallo hoose oo dhowr jeer la isku dayay si labada nin la iskugu soo celiyo ayaa ka socon waayay dhanka Saciid Deni. Haddaba, hadda maxaa suurta-gal ah, iyada oo dhinaca kale loo jeedo inay Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe sii kala fogaadeen. Dadka arrimaha siyaasadda Soomaaliya ka faallooda waxay aaminsan yihiin in Saciid Deni iyo Axmed Madoobe hal arrin ku heshiin karaan, midna aanay isku aamini karin markale. Mid labada nin waa ku heshiin karaan, waana colaadda Xasan Sheekh. Marxaladan la joogo Saciid Deni wuxuu saaxiib ka dhigan karaa cid walba oo kasoo horjeeda Xasan Sheekh, si loogu qasbo inuu kusoo laabto dariiqi lagu socon jiray. Xasan Sheekh ayaa hadda qaatay weedhii Farmaajo ee aheyd “cidna looma joojinayo” waxaana lagu eedeynayaa inuu isku dayayo inuu xukunka dheereysto ama uu qabsado doorasho uu hubo 100% inuu isagu kusoo laabanayo. Laakiin mid rejo badan lagama qabo. Waa in Saciid Deni aamino inuu Axmed Madoobe markale uu dhisayo madaxtinimada Soomaaliya. Deni dadka yaqaana waxay leeyihiin inuu taas aamino loogama fadhiyo, balse waxaa jirta arrin kale oo Axmed Madoobe laftigiisu uusan Deni ugu ballan-qaadi karin inuu dhisi doono markale, waana in reerka uu Axmed Madoobe kasoo jeedo ay hadda siyaasad ahaan kor usoo kaceen oo laga yaabo inuu iyaga damac madaxweyne galo doorashada soo socota, maadaama ay hadda ra’iisul wasaare ka yihiin Soomaaliya. Si guud labada nin dagaalka Xasan Sheekh waa ku midoobi karaan oo farriinta Deni ayaa aragtidaasi xambaarsaneyd. Laakiin in siyaasad ahaan la isku aamino oo dib wax loo wada dhisto inay dhici karto looma badinaayo, wallow aan dhinaca kale la inkiri karin inay labada nin la shaqeystaan dowladda Imaaraadka Carabta oo laga yaabo inuu halkaas amar wada-shaqeyn ah kaga imaan karo labadoodaba. Axmed Madoobe ayaa weli ku adkeysanaya inuu qabsado doorasho u gaar ah oo dadban, halka madaxweyne Xasan Sheekh uu taas kasoo horjeedo isaga oo aaminsan in doorashooyinka la mideeyo, sidoo kalena ay noqdaan qof iyo cod. The post Saciid Deni iyo Axmed Madoobe dib ma isku qaadan karaan siyaasad ahaan? appeared first on Caasimada Online.
  8. Somaliland is due to hold a presidential election on 13 November 2024. The results of the election will be important for two main reasons. First, what the leadership outcome will mean for Somaliland’s democratic credentials. Second, it will have implications for Somaliland’s push for recognition as an independent state. Thirty-three years ago, Somaliland declared its unilateral withdrawal from the Somali Union. It is an independent state in reality but unrecognised in law. Like other unrecognised states such as Taiwan, it doesn’t fly a flag at the United Nations in New York. It also suffers from a lack of access to global financing, and humanitarian and development aid, most of which must come via Mogadishu. Somaliland’s determination to achieve recognition was evident in January 2024 when it signed an agreement with neighbouring Ethiopia. Under this deal, Ethiopia would get access to the sea via a 19km strip of coastline, possibly near the port of Berbera (though three sites have been identified), and Addis Ababa would recognise Somaliland’s statehood. The agreement, which has yet to be ratified, was met with a storm of protests, including from Somalia. Somaliland is run by the ruling party, Kulmiye, which is led by Muse Bihi Abdi, Somaliland’s president since 2017. The party has been in power since 2010. The main opposition party is Waddani (also spelled Wadani), led by Abdirahman Mohamed Abdilahi (or Ciro/Irro). I have carried out a decade of research and fieldwork in Somaliland. In my view, this election carries weight in terms of Somaliland’s democratic health, as well as its prospects for peace and stability – within its borders and in the region. Somaliland’s democracy, like all democracies, relies on giving politicians and parties the chance to win elections. It is the voters who will decide who gets to run Somaliland next, and they face a clear choice between Kulmiye and Waddani. Political landscape Somaliland’s 2024 presidential election will be a test of its democratic institutions and a critical moment in its quest for independence. Kulmiye can point to milestones on the road to Somaliland’s recognition. It was in power when Somaliland and Taiwan (Republic of China) recognised one another and swapped diplomats. The party can also claim success for a strategy to get support from western states for Somaliland’s formal recognition. This includes the staffing and funding of Somaliland’s overseas missions in London, Washington DC and Dubai, among others. These act as non-accredited embassies for the country. Their work resulted in a non-official visit to Washington, DC by Bihi in 2022. The same year, a UK parliamentary delegation visited Hargeisa. Somaliland and Ethiopia also reached their agreement in January 2024. This is the closest Somaliland has come to gaining official recognition from another state. Read more: Somaliland has been pursuing independence for 33 years. Expert explains the impact of the latest deal with Ethiopia Like the ruling party, the opposition party Waddani fully supports the agreement with Ethiopia. It sees recognition from Somaliland’s huge neighbour – which also happens to host the headquarters of the African Union – as a first step to gaining official recognition. However, based on my recent interviews with a Waddani official, the party is likely to adopt a broader approach if it wins the upcoming election. Instead of focusing solely on western states like the US and the UK, Waddani plans to approach African and global south states, such as Senegal and Kenya, for support. This potential shift reflects an understanding that both regional and global dynamics are changing. Waddani’s broader diplomatic strategy is reinforced by its recent coalition with KAAH (the Somali acronym for Alliance for Equity and Development). KAAH is a young political association rather than a formal political party. Somaliland has a constitutional limit of three official parties. KAAH was formed, in part, by experienced politicians. In building a coalition, Waddani and KAAH hope to displace Somaliland’s current third party, the Justice and Welfare Party. KAAH’s support is partially based in Somaliland’s eastern region, which has experienced violent upheavals in recent years. This coalition promises to better incorporate the eastern regions and clans into the government should Waddani win. Regardless of the outcome of the election, one issue unites Somaliland’s political parties: the push for independence. Regional implications A peaceful election would reinforce Somaliland’s claim as a stable, democratic entity. Mogadishu should not expect any winds of change to blow from Hargeisa if Waddani wins. Three generations and counting have been raised in a de-facto independent Somaliland and they remember the violent dissolution from the Somali Union. This included the bombing of Hargeisa, the destruction of Berbera port and the displacement of thousands of people. Somalilanders largely support independence. Neither Waddani nor Kulmiye will be wishy-washy on this issue. And there will be forward movement on the Ethiopia-Somaliland agreement. This is likely to lead to increased tensions in the Horn region. As it is, Ethiopia and Somaliland are disturbed by the prospect of a resurgent Somalia supported by Egypt with arms and troops. Read more: Somaliland crisis: delayed elections and armed conflict threaten dream of statehood There won’t be a shooting war – Mogadishu still has far too many problems with al-Shabaab, clan infighting and a lack of resources and training. But history shows that states take extreme measures if they feel existentially threatened. Mogadishu’s stance is to retake Somaliland at all costs. And it has much of the world’s tacit support for its “one Somalia” policy. That makes Somaliland a textbook case of an existentially threatened state. Risks that lie ahead There are some risks of instability regardless of who wins the election. The Isaaq clan controls much of the political and economic landscape. This may intensify tensions, especially if minority clans feel sidelined. Waddani’s promise of inclusivity may appeal to marginalised groups, but clan-based grievances have grown over the past decade. There’s also the risk of unrest among Isaaq loyalists if power shifts too much. And allegations of electoral fraud or voter suppression could fuel protests. After 2022’s violent postponement due to election disputes, maintaining peace will require transparency, clan reconciliation and careful oversight to prevent renewed conflict. Despite these risks, Somaliland is again (better late than never) going to the polls. Regardless of who wins, this is good news for Somaliland and its ongoing push for independence recognition. Source The Conversation Qaran News
  9. AQMcY5grhWyBUgJbjO-YdLJBtdDvRB0ivhf9ID1bRqInnQ9GAiexd20Z4Q1BldbSAx1eU_4gCEYVbUyUCpESLvkW Qaran News
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladdaha oomaaliya iyo Turkiga ayaa maanta kala saxiixday heshiis cusub oo dhanka difaaca. Saxiixa heshiiskan cusub oo ka dhacay dalka Turkiga ayaa waxaa qalinka ku duugay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wasiirka gaashaandhigga Turkiga Yaşar Güler. Heshiiskan oo ah mid iskaashi maaliyadeed ayaa waxaa diiradda lagu saarayo iskaashiga difaaca. Heshiiskan taariikhiga ah ayaa ujeedadiisu tahay xoojinta iskaashiga dhinacyada kala duwan, kobcinta iskaashi faa’iido u leh labada dhinac, waxaana heshiiskan lagu kala saxiixday kulan heer sare ah oo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan labada dowladood. Iyadoo heshiiskan lagu soo bandhigay sida ay uga go’an tahay Turkiga inay Soomaaliya ka taageeraan dib u soo kabashada iyo dadaallada horumarineed ee socda. Iskaashigan ayaa si gaar ah muhiim ugu ah Soomaaliya oo sii xoojineysa dib u dhiska ciidankeenna, kadib sannado badan oo colaado iyo xasillooni darro ah. Sida ku cad heshiiska, Turkiga wuxuu bixin doonaa kaalmo dhaqaale oo loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee muhiimka ah ee militariga Soomaaliya, taas oo kamid ah maalgelinta kaabayaasha muhiimka ah, ee lagama maarmaan u ah kor u qaadista tayada ciidanka xoogga dalka. Si kastaba, heshiiskan cusub ayaa noqonaya tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo xiriirka labada dal iyo horumarinta difaaca, iyadoo dhawaan Muqdisho uu soo gaaray markabka baarista shidaalla Soomaaliya oo qeyb ka ah fulinta heshiiskii horay u gaareen labada dhinac. The post Soomaaliya iyo Turkiga oo maanta kala saxiixday heshiis cusub oo dhanka difaaca appeared first on Caasimada Online.
  11. Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Yaşar Güler waxay ku kala saxiixdeen heshiis iskaashi maaliyadeed oo diiradda lagu saarayo iskaashiga difaaca. Heshiiskan taariikhiga ah ayaa ujeedadiisu tahay xoojinta iskaashiga dhinacyada kala duwan, waxaana heshiiskan lagu kala saxiixday kulan heer sare ah oo ay ka soo qeyb-galeen masuuliyiin ka tirsan labada dowladood, iyadoo heshiiskan lagu soo bandhigay sida ay uga go’an tahay Turkiga inay Soomaaliya ka taageeraan dib u soo kabashada iyo dadaallada horumarineed ee socda. Iskaashigan ayaa si gaar ah muhiim ugu ah Soomaaliya oo sii xoojineysa dib u dhiska Ciidankeeda, kadib sannado badan oo colaado iyo xasillooni darro ah. Sida ku cad heshiiska, Turkiga wuxuu bixin doonaa kaalmo dhaqaale oo loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee muhiimka ah ee militariga Soomaaliya, taas oo ka mid ah maalgelinta kaabayaasha muhiimka ah, kuwaas oo lagama maarmaan u ah kor u qaadista tayada Ciidanka Xoogga Dalka. Source: goobjoog.com
  12. Mogadishu (HOL) — Somali Police displayed three men accused of stealing livestock in an operation conducted in Mogadishu's Wadajir district, Banadir region police command announced Monday. Source: Hiiraan Online
  13. Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa Maanta kala saxiixday heshiis iskaashi maaliyadeed oo ku saabsan qalabaynta iyo tababarka Ciidamada XDS. Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa difaaca dalka Turkiga Yaşar Güler ayaa kala saxiixday heshiiskani diiradda lagu saarayo iskaashiga difaaca iyo horumarinta ciidamada Soomaaliya. Qoraal uu soo saaray wasiirka Difaaca dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed ayuu ku sheegay in isaga iyo dhiggiisa Turkiga kala saxiixdeen heshiiskaasi maaliyadeed ee tayeynta ciidamada “Waxaan wada sixiixaney heshiis iskaashi maaliyadeed oo diiradda lagu saarayo iskaashiga difaaca iyo horumarinta CXDS. Iskaashigan ayaa si gaar ah muhiim u ah iyadoo ay Wasaaradda sii waddo dib u dhiska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed” ayuu yiri Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur. “Sida ku cad heshiiskan dowlada Türkiye ayaa bixin doonta dhaqaale loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee muhiimka u ah tayeynta CXDS, sida Qalabeyn, Tababar iyo maalgelinta kaabayaasha muhiimka ah” ayuu sii raaciyay wasiirka Difaaca DFS. PUNTLAND POST The post Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis maaliyadeed oo lagu tayeynayo Ciidamada Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  14. Kooxo hubeysan ayaa Afar dhalinyaro ah ku toogtay goobo ganacsi oo ku yaalla degmada Yaaqshid ee gobolka Benaadir. Dhalinyaradaan ayaa ka shaqeynayay Dukaamo. waxaana la sheegay in koox Afka soo duubatay ay toogasho u geysteen. Tirada Dhalinyarada oo gaarayay Afar ayaa la sheegay in qaarna ay dhinteen kuwana ay dhaawacmeen. Dadweynaha kunool goobta uu falku ka dhacay ayaa iskugu soo baxay goobaha wax lagu toogtay. Ciidanka Booliska iyo Nabadsugida ayaa ka howlgalla goobta uu dilku ka dhacay. waxa la sheegay in ay ku guuldareysteen soo qabashada Kooxda dilka geysatay. Muqdisho waxa sare u ka kacay beegsiga lagu haayo goobaha Ganacsiga dadka ka shaqeeya. waxaa la dilay maalmihii lasoo dhaafay ganacsato badan oo muhiim ahaa. Source: goobjoog.com
  15. Madaxweynaha Masar Cabdelfatax Al-Sisi ayaa ku dhawaaqay in dalka uu soo jeediyay xabbad joojin laba maalmood ah oo dhexmarta Israa’iil iyo Xamaas, muddadaas oo lagu sii deyn doono afar qof oo ka mid ah Isra’iiliyiinta ku afduuban Gaza. Madaxweyne Al-Sisi ayaa sheegay in soo jeedinta ay sidoo kale qeyb ka tahay in xabsiyada Israa’iil laga sii daayo qaar ka mid ah maxaabiista Falastiiniyiinta iyo in gargaar bini’aadannimo la gaarsiiyo Marinka Gaza. Sisi wuxuu sheegay in qorshana soo jeedinta ah ay ujeedadiisu tahay “in xaaladda horay loo sii wado,” iyo in ugu danbeynti la gaaro xabbad-joojin joogta ah. Ma jirto jawaab deg deg ah oo ilaa iyo hadda kasoo baxday Israa’iil iyo Xamaas oo ku saabsan warka kasoo baxay Dowladda Masar. Wadahadallada soo socda ee xabad-joojinta Gaza ayaa la filayaa in lagu qabto magaalada Doxa ee dalka Qatar. Maraykanka, Qatar iyo Masar ayaa garwadeen ka ahaa wadahadalo lagu soo afjarayo dagaalka Gaza ee u dhaxeya Israa’iil iyo Xamaas, kaas oo billowday 7-badi bishi October ee sannadki 2023. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Masar oo ku baaqay in xabbad-joojin laba maalin ah laga sameeyo marinka Gaza appeared first on Puntland Post.
  16. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Alshabaab ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Bay iyo Gedo, halkaas oo la sheegay inay ku suganyihiin xubno ka tirsan Alshabaab. Ciidanka ayaa burburiyay goobo ay kooxdu halkaas ku lahaayeen, kuwaas oo ay lacago uga qaadi jireen dadka ku safraya waddooyinka, sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu. Taliyaha Ururka 47-aad ee Guutada 8-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed L/X/le Ahmed Maxamed Nuur ( Ahmed Dhagey ) ayaa Warbaahinta u sheegay in howlgalladu ay sii socon doonaan, islamarkaana looga golleeyay in Alshabaab dalka laga saaro. Source: goobjoog.com
  17. Manchester United manager Erik ten Hag says it feels "unfair and unjust" that his team fell to a 2-1 defeat at West Ham after conceding a controversial late penalty. Source: Hiiraan Online
  18. Arsenal have been looking for every vital sign that this is the season when they will finally make the leap from pretenders to Premier League champions – but the indications are already ominous. Source: Hiiraan Online
  19. Mogadishu (HOL) — Somalia's African Union peacekeeping mission (ATMIS) faces potential delays in its final transition due to significant funding gaps and rising tensions with Ethiopia, placing the mission's completion at risk. Source: Hiiraan Online
  20. 𝗔 𝗝𝘂𝘀𝘁 𝗮𝗻𝗱 𝗧𝗿𝗮𝗻𝘀𝗽𝗮𝗿𝗲𝗻𝘁 𝗧𝗼𝗺𝗼𝗿𝗿𝗼𝘄: 𝗪𝗵𝘆 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗡𝗲𝗲𝗱𝘀 𝗗𝗿. 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝗵𝗺𝗮𝗻 𝗖𝗶𝗿𝗿𝗼 𝗳𝗼𝗿 𝗧𝗿𝘂𝗲 𝗚𝗼𝘃𝗲𝗿𝗻𝗮𝗻𝗰𝗲 𝗥𝗲𝗳𝗼𝗿𝗺 In every successful society, justice, transparency, and accountability are the cornerstones of governance. As Somaliland moves closer to its critical presidential election on November 13, 2024, it is essential to ask which leader can best fulfill these fundamental principles. Dr. Abdirahman Cirro, the Waddani Party’s presidential candidate, stands out as the champion of a new era for Somaliland—a leader who values accountability, fair governance, and equality for all. His vision, as outlined in Pillar 6 of the Waddani Party’s manifesto, contrasts sharply with the failures of President Muse Bihi’s administration, which has been marred by a lack of transparency, limited public services, and an erosion of democratic values. Now, more than ever, Somaliland needs leadership that truly serves its people. 𝗔 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗶𝘁𝗺𝗲𝗻𝘁 𝘁𝗼 𝗧𝗿𝗮𝗻𝘀𝗽𝗮𝗿𝗲𝗻𝗰𝘆 𝗮𝗻𝗱 𝗔𝗰𝗰𝗼𝘂𝗻𝘁𝗮𝗯𝗶𝗹𝗶𝘁𝘆 The Waddani Party, under Dr. Cirro’s leadership, aims to build a government where citizens are not kept in the dark. Transparency is not a privilege but a right. Under President Bihi’s leadership, Somaliland’s government has frequently operated in secrecy, with limited accountability to the people. Government transactions are opaque, and leadership often fails to answer to the public. Dr. Cirro and his running mate Amb. Mohamed Ali promise a transparent administration where every action, policy, and financial transaction is open to the scrutiny of the people. They envision a government that keeps citizens informed, fostering a sense of shared responsibility and trust. As the saying goes, “𝑇𝑟𝑎𝑛𝑠𝑝𝑎𝑟𝑒𝑛𝑐𝑦 𝑖𝑠 𝑡ℎ𝑒 𝑐𝑢𝑟𝑟𝑒𝑛𝑐𝑦 𝑜𝑓 𝑡𝑟𝑢𝑠𝑡.” With Dr. Cirro, Somaliland can expect leadership that earns this trust and holds itself accountable to the people. 𝗗𝗲𝗹𝗶𝘃𝗲𝗿𝗶𝗻𝗴 𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗦𝗲𝗿𝘃𝗶𝗰𝗲𝘀 𝗘𝗳𝗳𝗶𝗰𝗶𝗲𝗻𝘁𝗹𝘆 Effective leadership prioritizes public welfare. Unfortunately, under Muse Bihi’s administration, public services like healthcare, education, and infrastructure have been stifled by inefficiency and bureaucracy. Critical services are not accessible to many Somalilanders, and even basic infrastructure has deteriorated under the current government. Dr. Cirro, however, believes that governance should make life easier, not harder, for its citizens. He pledges to reform public services to ensure that Somalilanders receive high-quality and timely services. His administration will reduce bureaucratic red tape and invest in sectors that have been neglected for far too long. In Dr. Cirro’s vision, every Somaliland citizen is a priority, not an afterthought. 𝗨𝗽𝗵𝗼𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴 𝘁𝗵𝗲 𝗥𝘂𝗹𝗲 𝗼𝗳 𝗟𝗮𝘄 𝗳𝗼𝗿 𝗘𝘃𝗲𝗿𝘆 𝗖𝗶𝘁𝗶𝘇𝗲𝗻 The rule of law is essential to maintaining social harmony and justice. Sadly, during President Bihi’s tenure, the legal system has been inconsistent, favoring certain individuals over others. Such selective application of justice undermines the trust that citizens should have in their government. Dr. Cirro believes that no individual should be above the law, and justice should be applied equally to all. Waddani’s manifesto emphasizes a legal system that serves everyone impartially, creating a secure environment where every Somaliland citizen feels protected and valued. As the timeless wisdom states, “𝐽𝑢𝑠𝑡𝑖𝑐𝑒 𝑑𝑒𝑙𝑎𝑦𝑒𝑑 𝑖𝑠 𝑗𝑢𝑠𝑡𝑖𝑐𝑒 𝑑𝑒𝑛𝑖𝑒𝑑.” Dr. Cirro’s government will ensure that justice is not only delivered but that it is served fairly and without delay. 𝗝𝘂𝗱𝗶𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗥𝗲𝗳𝗼𝗿𝗺: 𝗔 𝗦𝘆𝘀𝘁𝗲𝗺 𝗳𝗼𝗿 𝘁𝗵𝗲 𝗣𝗲𝗼𝗽𝗹𝗲 One of the Waddani Party’s primary goals is to reform Somaliland’s judicial system. Under Bihi’s leadership, the judiciary has faced undue interference and a lack of independence, making it challenging for ordinary citizens to receive a fair hearing. For true democracy to thrive, the judiciary must be autonomous and unbiased. Dr. Cirro promises a judiciary that can act independently, providing justice to all Somalilanders. His government will prioritize judicial reforms that uphold fairness, allowing every citizen equal access to justice, free from external influence. Only through such reforms can Somaliland establish a society where justice prevails. 𝗙𝗶𝗴𝗵𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗖𝗼𝗿𝗿𝘂𝗽𝘁𝗶𝗼𝗻 𝘄𝗶𝘁𝗵 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗴𝗿𝗶𝘁𝘆 Corruption is a disease that cripples nations, siphoning resources from those who need them most. Under Muse Bihi, corruption has grown rampant, creating an environment where public resources are exploited, and personal gains are prioritized over the public good. The effects of corruption are felt by everyone, especially the vulnerable, who lose access to essential services. Dr. Cirro has pledged to take a zero-tolerance approach to corruption, establishing policies and institutions that will actively combat corrupt practices. His administration’s goal is to create a government that acts with integrity, serving the public honestly. As the adage reminds us, “𝐴 𝑓𝑖𝑠ℎ 𝑟𝑜𝑡𝑠 𝑓𝑟𝑜𝑚 𝑡ℎ𝑒 ℎ𝑒𝑎𝑑 𝑑𝑜𝑤𝑛.” Dr. Cirro’s government will lead by example, ensuring that integrity starts at the top and flows through every level of government. 𝗔 𝗚𝗼𝘃𝗲𝗿𝗻𝗺𝗲𝗻𝘁 𝗧𝗵𝗮𝘁 𝗣𝗿𝗼𝘁𝗲𝗰𝘁𝘀 𝗛𝘂𝗺𝗮𝗻 𝗥𝗶𝗴𝗵𝘁𝘀 A government should protect its people, ensuring that all individuals, regardless of their status, feel valued and safe. President Bihi’s administration has been accused of overlooking human rights, leaving vulnerable populations unprotected and social justice unaddressed. Dr. Cirro, however, believes in a Somaliland where human rights are protected and promoted. His government will focus on policies that uphold the dignity and equality of all citizens, ensuring that the rights of marginalized groups are safeguarded. Waddani’s vision is a government that creates an inclusive society, where everyone, regardless of background or status, has a voice and a place in the community. 𝗜𝗻𝗰𝗹𝘂𝘀𝗶𝘃𝗲 𝗚𝗼𝘃𝗲𝗿𝗻𝗮𝗻𝗰𝗲: 𝗔 𝗩𝗼𝗶𝗰𝗲 𝗳𝗼𝗿 𝗔𝗹𝗹 True democracy is inclusive, welcoming all voices and perspectives. During President Bihi’s leadership, many communities have felt excluded from decision-making processes, particularly marginalized and minority groups. This approach fosters division and distrust. Waddani’s manifesto emphasizes inclusive governance, where every Somali citizen has a stake in the nation’s future. Dr. Cirro’s government will ensure that every community is represented in national development, empowering individuals from all backgrounds to contribute to Somaliland’s growth. “𝐴 ℎ𝑜𝑢𝑠𝑒 𝑑𝑖𝑣𝑖𝑑𝑒𝑑 𝑐𝑎𝑛𝑛𝑜𝑡 𝑠𝑡𝑎𝑛𝑑,” as the proverb goes. Dr. Cirro’s leadership promises a united Somaliland, where every citizen feels heard and valued. 𝗣𝗿𝗼𝗺𝗼𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗗𝗲𝗺𝗼𝗰𝗿𝗮𝗰𝘆 𝗮𝗻𝗱 𝗖𝗶𝘃𝗶𝗰 𝗘𝗻𝗴𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁 The Waddani Party envisions a government that respects democratic values, unlike the current administration, which has weakened democratic institutions and disregarded political rights. Dr. Cirro will restore these principles, strengthening democratic processes and encouraging active civic participation. In a society where democracy thrives, citizens have a say in their governance, making decisions that shape their futures. Dr. Cirro’s government will foster a culture of democracy, valuing each citizen’s input and protecting their rights to free expression and assembly. Dr. Cirro’s leadership will ensure that Somaliland’s democracy remains strong and resilient. 𝗧𝗵𝗲 𝗖𝗵𝗼𝗶𝗰𝗲 𝗳𝗼𝗿 𝗮 𝗝𝘂𝘀𝘁 𝗙𝘂𝘁𝘂𝗿𝗲 As Somaliland heads to the polls, the choice is clear. Dr. Abdirahman Cirro and the Waddani Party represent a future where governance is just, transparent, and accountable, as set out in Pillar 6 of their manifesto. In contrast, Muse Bihi’s leadership has failed to uphold these principles, leaving Somaliland in need of reform and revitalization. With Dr. Cirro at the helm, Somaliland can look forward to a government that truly serves its people, creating a society where justice, equality, and integrity are upheld. On November 13, 2024, Somalilanders have the opportunity to vote for a leader who will not just speak of change but will embody it. As the proverb wisely says, “Good governance is not a choice; it is the only path to lasting peace and progress.” Dr. Cirro’s leadership will plant the seeds of good governance and justice, ensuring that Somaliland blossoms into a nation where every citizen thrives. Dr. Abdirahman Cirro and the Waddani Party offer a brighter tomorrow for Somaliland. By casting your vote for Waddani, you are choosing a government that values transparency, integrity, and fairness. It is a vote for a future that every Somaliland citizen deserves. 𝗕𝘆 𝗔𝗯𝗱𝗶 𝗛𝗮𝗹𝗶𝗺 𝗠 𝗠𝘂𝘀𝗮 Public Relations Secretary of Waddani Party E-mail: halimusa4@gmail.com Borama, Awdal Region, Rep. Of Somaliland 𝟮𝟳𝘁𝗵 𝗢𝗰𝘁𝗼𝗯𝗲𝗿 𝟮𝟬𝟮𝟰 Qaran News
  21. Menka Gomis was born in France but has decided his future lies in Senegal, where his parents were born. Source: Hiiraan Online
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska ciidamada booliska Soomaaliya, gaar ahaan qaybta guud ee gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay saddex nin oo loo haysto kiis xasaasi ah, kuwaas oo lagu soo qabtay howlgal culus oo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay booliska ayaa waxaa lagu sheegay in ragga lasoo qabtay ay kamid yihiin shabakad ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne, isla markaana lagu qabtay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Booliska ayaa si gaar ah dhalinyarada lasoo bandhigay ugu eedeeyay inay xadi jireen xoolaha nool, gaar ahaan Ariga, oo ay ku qaadan jireen gaari nooca raaxad ah. “Ciidanka boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan saldhigga boliiska Wadajir ayaaa soo xiray saddex eedeysane oo kamid ah shakabad ah ku eedeysan xatooyo xoolo dad weyne oo ka mid yihiin xoolaha nool gaar ahaan Ariga” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka booliska. Sidoo kale booliska ayaa intaasi kusii daray inay raggan la horgeyn doono cadaaladda, si looga qaado tallaabo adag oo sharciga wafaaqsan. Taliska booliska ayaa sidoo kale farriin u diray shacabka, wuxuuna ka dalbaday inay la shaqeeyaan ciidamada, si loo soo qabto cid weliba oo halis ku ah amniga caasimada. “Waxaana la marsiin doonaa cadaaladda. Muwaadin hadii aad la kulanto falal ammniga liddi ku ah lasoo xariir xafiiska gurmad ee boliiska Soomaaliyeed ee 991” ayaa la raaciyay. Soo qabashada raggan ayaa timid, kadib markii ay duubtay kaamirada CCTV, iyaga oo xadaya neef Ari ah, muuqaalkaas oo si weyn loogu baahiyay baraha bulshada Internet-ka. The post Booliska Muqdisho oo soo bandhigay rag loo haysto kiis xasaasi ah + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  23. Mohamed Mohamed, an 11-year-old nonverbal boy with autism, drowned on Sunday, Oct. 20, after wandering from his family’s townhouse on Cardiff Lane in Eden Prairie. The tragedy has raised concerns about safety measures around local water hazards, especially for children on the autism spectrum who may be drawn to water. Source: Hiiraan Online
  24. RIYADH: Saudi Foreign Minister Prince Faisal bin Farhan received his Somali counterpart Ahmed Moalim Fiqi in Riyadh on Sunday. Source: Hiiraan Online
  25. Mogadishu (HOL) — Tensions surged in Yaqbariweyne today as South West State forces prepared to wrest control of the region from local militias, fueling concerns of renewed conflict over control and tax authority. Source: Hiiraan Online