Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa ka digay in la iska indho tiro sharciyada QM, Midowga Afrika iyo kuwa caalamiga, kuwaas oo sii hurin kara xiisadda gobolka haddii aan lagu dhaqmin. Fiqi oo ka qeyb-galay shirkii 8-aad ee madasha aragti-wadaagga machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage oo shalay ka furmay Jabuuti ayaa isdul-taagay xad-gudubka ay ku kacday Itoobiya iyo sida ay iskaga indho tirtay shuruucda caalamiga. “Haddii sharciyada UN, AU iyo kuwa kale la iska indho tiro, waxa sii kordhaya isku dhacyada iyo khilaafaadka gobolka. Laakiin haddii la dhaqan-geliyo iskaashi ku dhisan ilaalinta shuruucdaas, waxa si wadajir ah looga faa’iideysan karaa kheyraadka dabiiciga ah ee kala duwan, sida badda;wabiyada, iyo beeraha, oo dal kastaa leeyahay qeyb u gaar ah” ayuu yiri Wasiir Fiqi. Wasiir Fiqi ayaa soo hadal qaaday dhacdii la xiriirtay xad-gudubkii Itoobiya ee shir madaxeedkii ka dhacay xarunta Midowga Afrika ee Addis Abbaba ee dowladda Itoobiya kula kacday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo keentay in saacado uu qalqal ku jiro kadibna uu ku khasbanaado inuu raaco gaariga madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. “Mar uu madaxweynaheena ka qeyb-galayay shir ka dhacay xarunta AU, waxaa lagu sameeyay xad-gudub hab-maamuus ah, taas oo keentay in saacado uu qalqal ku jiro ka dibna uu ku khasbanaado inuu raaco gaariga madaxweyne Geelle. Tani waxay muujinaysaa in aan la ixtiraameyn shuruucda iyo hab-dhaqanka caalamiga ah” ayuu yiri wasiir Fiqi. Shirka madasha aragti-wadaagga machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage ayaa maalintiisa labaad galay, kaas oo sanadkaan diiradda lagu saarayo xooojinta xasilloonida gobolka, gaar ahaaj muhiimadda u hoggaansanaanta iskaashi ku salaysan shuruucda, ganacsiga, iyo nabadda Geeska Afrika. Madashan ayaa inta ay socota waxaa lagu soo bandhigi doonaa cilmibaarisyo, dood cilmiyeysan, iyo hadal-jeedinno lagu lafagurayo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga, xiriirka, xasilloonida, iyo dhaqaalaha Geeska Afrika, xal waarana loogu heli lahaa xiisadaha ka aloolsan gobolka.
  2. A brewing standoff between the Federal Government of Somalia and the Jubaland State over the latter’s decision to defy a switch to one-man one-vote electoral system is nearing armed confrontation, Somalia-based media organisations reported on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  3. Türkiye is gearing up to test its advanced ballistic missile systems, including the long-range Tayfun and Cenk, at a new military base under construction in Somalia. Source: Hiiraan Online
  4. Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa hambalyeeyey Axmed Madoobe oo markii saddexaad doorasho uu qabsaday kusoo baxay, taas oo shalay ka dhacday magaalada Kismaayo. Madaxweyne Deni ayaa wuxuu ugu baaqay maamulka Jubbaland iyo shacabkaba in la ilaaliyo, islamarkaana laga wada shaqeeyo amniga iyo xasiloonida maamulka Jubbaland, oo haatan ka taagan tahay xiisad xooggan. “Waxaan u hambalyeeynaynaa madaxweynaha la doortay ee Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, guddoonka baarlamaanka iyo xildhibaanada baarlamaanka Jubaland,” ayuu yiri Saciide Deni. Madaxweynaha Puntland ayaa waxa uu intaas kusii daray “Waxaan Allaah uga baryayaa in uu u fududeeyo masuuliyadda loo igmaday.” Deni ayaa kula dardaarmay Axmed Madoobe oo shalay markale kusoo baxay doorashadii uu qabsaday in wixii kala aragti duwanaansho ah uu ku xaliyo wada-hadal iyo jawi nabdoon. “Jubaland waxaan u rajeynaynaa nabad iyo horumar, waxaana ugu baaqaynaa dowladda Jubaland iyo shacabkaba in la illaaliyo oo laga wada shaqeeyo amniga iyo xasilloonida Jubaland,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweyne Deni. Axmed Madoobe ayaa shalay markii saddexaad loo doortay xilka madaxweynaha Jubbaland, kadib doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Madoobe ayaa kusoo baxay wareegga koowaad ee doorashada, wuxuuna helay 55 cod, sida uu shaaciyay guddoomiyaha golaha wakiilada Jubbaland ee isna dhawaan la doortay. Ninkan ayaa ku guuleystay saddex meelood labo meel oo ah aqlabiyada baarlamaanka Jubbaland, iyadoo soo bixistiisa lasii ogaa, maadaama uu asaga qabsaday doorashadaan, oo si adag u diiday dowladda dhexe.
  5. Magaalada Muqdisho, gaar ahaan fagaaraha Daljirka dahsoon waxaa ka socda dibedbax ballaaran oo lagu taageerayo qorshaha dowladdu ay ku doonayso in doorasho qof iyo cod ahi ay dalka ka dhacdo. Dibedbaxan oo ay hor boodayaan masuuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb-galaya boqolaal dadweynaha caasimadda kamid ah. Bannaanbaxan ayaa imaanaya xilli magaalada Kismaayo ay dhowaan ka dhacday doorasho uu gaar u qabsaday maamulka Jubbalaan, islamarkaana mar seddaxaad uu ku guulaystay Axmed Maxamed Islaam madoobe. Source: goobjoog.com
  6. Golaha Wasiirrada Xukuumadda federaalka Soomaaliya oo shir degdeg ah ka yeeshay xaaladda Jubbalaan iyo dib u doorashada hoggaamiye Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa garyaqaanka guud ee qaranka faray inuu ka howl-galo oogista dacwad ka dhan ah doorashadii ka dhacday Kismaayo. Dacwadan ay golaha wasiirradu gudbiyeen ayaa dad badani u arkaan in looga golleeyahay in xukuumaddu ay sharciyad u hesho inay tillaabo ka qaaddo madaxweynaha Jubbalaan oo markii seddaxaad ku guulaystay doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo. Fallanqeeyaasha siyaasadda Soomaaliya ayaa qaba in dacwaddani aysan wax weyn ka badeli karin mowqifka hoggaamiyaha Jubbalaan oo dhowaan si cad u sheegay inaanu dowladda dhexe aqoonsi iyo sharciyad midna uga baahnayn, balse in garsoorka dalku uu soo saaro amarro ka dhan ah maamulkiisa ayaa Xukuumadda awood u siinaysa inay qaaddo tillaabooyin ka dhan ah Jubbalaan. Si kastaba ha ahaatee khilaafka dowladda Soomaaliya iyo maamulka oo halkii ugu sarraysay gaaray ayaan la ogeyn halka uu ku dambayn doona, dowladda federaalkuna waxay ciidamo aad u hubaysan geysay deegaanno ka tirsan maamulkaas. Source: goobjoog.com
  7. Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xasan Nuur Cabdi u magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Badhaadhe. Go’aankan ayaa kusoo beegmaya xilli ay magaalada Raaskambooni, oo hoos timaada degmada Badhaadhe, lagu daabulay boqolaal askari oo ka tirsan ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Jubbaland ayaa doonaya in uu ka hortaggo saameynta Ciidanka dowladda ee halkaasi la geeyay. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u sheegtay in doorashadii Madaxweynaha Jubaland ee shalay loo arkay mid sharci-darro ah. Dowladda Federaalka ayaa amartay in Garyaqaanka Guud ee Qaranka uu diyaariyo dacwad ka dhan ah arrintaas, si loo horgeeyo Maxkamadda Sare ee Soomaaliya. Source: goobjoog.com
  8. Isbahaysiga NATO ayaa maanta oo Talaado ah shir deg deg ah ka yeelanaya xiisadda cirka isku shareertay ee ka dhex taagan Ruushka iyo Reer Galbeedka. Shirkani deg deg ah ee NATO ayaa ka dhashay tallaabada uu Ruushka u adeegsaday gantaalka riddada dhexe ee guuxisa ka dheereye ee Oreshnik sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta difaaca Isbahaysiga NATO. Oreshnik waa gantaal nooc ku cusub oo halis badan wuxuu leeyahay lix madax oo awood u leh in uu halkii gantaal riddi karo lix bambo sidoo kale gantaalkani ayaa awoodda in madaxyadiisa lagu xiro bambooyin nukliyeer ah. Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in gantaalkani Oreshnik uu wax ka yar 20 daqiiqo ku gaari karo caasimadda ugu fog qaaradda Yurub islamarkaana aysan iska difaaci karin Mareykanka iyo Yurub midna. Shirka maanta ayaa loo arkaa mid u ah dhacdo masiiri ah NATO, waana kulan laga sugayo dooddo adag— natiijadana waa in ay qaataan NATO go’aan is xakameyn ah ama waxay qaadi doonaan tallaabooyin ka dhan ah Ruushka. PUNTLAND POST The post Isbahaysiga NATO oo maanta shir deg deg ah ka yeelanaya gantaalka halis badan oo Ruushku adeegsaday appeared first on Puntland Post.
  9. Istanbul (Caasimada Online) – Nin 33 jir Turkish ah ayaa ku dilay magaalada Istanbul toddoba qof, oo ay ku jiraan waalidkiis, xaaskiisa iyo wiil uu dhalay oo 10 jir ahaa. Ninkan ayaa dilka geystay ka hor inta uusan is-dilin, sida ay mas’uuliyiinta laamaha amnigu sheegeen Isniintii shalay aheyd. Ninkan oo meydkiisa laga helay gaarigiisa wax yar kadib markii uu toogashada sameeyey ayaa sidoo kale lagu eedeeyay inuu dhaawacay laba qof oo kale oo qoys kale ka tirsan, oo mid kamid ah uu dhaawaciisu culus yahay, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay xafiiska barasaabka Istanbul. Mas’uuliyiinta oo tirada dhimashada ku sheegay afar, ayaa shalay ku dhawaaqay in meel u dhow haro ku taalla xeebta Istanbul ee qeybta Yurub laga helay meydka xaaskiisa iyo wiil uu dhalay iyo sidoo kale meydka soddohdiis. Sida laga soo xigtay hay’adda Small Arms Survey (SAS), oo ah hay’ad cilmi-baaris dhanka hubka yaryar ah, in ka badan 13.2 milyan oo hub ah ayaa dhex socda Turkiga. Hubkan ayaa intooda badan si sharci darro ah lagu haystaa, halka shacabka dalkaasi ay gaarayaan illaa 85 milyan.
  10. Sida ay ku warrantay Warbaahinta gudaha Golaha wasiirrada xukuumadda Israa’iil ayaa yeelanaya kulan looga hadlayo sidii loo gaari lahaa heshiis xabad joojin ah oo ay la galaan Xisbullah oo dagaal ba’ni kala dhaxeeyo. Heshiiska xabd-joojinta ah ee la qorshaynayo ayaa lagu soo warramayaa inuu noqon doono muddo laba bilood ah. Qodobada heshiiska ku jira waxaa ka mid ah in ciidamada Israa’iil laga saaro dalka Lubnaan. Wasiirada ayaa la filayaa inay u codeeyaan heshiiska inta uu socdo kulanka Talaadada maanta. Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa mas’uul sare oo ka tirsan Israa’iil ayaa sheegtay in kulanka uu ahaa mid lagu ansixinayo qoraalka heshiiska. Source: goobjoog.com
  11. Mogadishu (HOL) — Former director of the Somali National Security Agency (NISA), Fahad Yasin Haji Dahir, has supported the federal government's decision to deploy troops to Raskambooni in the Lower Juba region to secure the country's border with Kenya. Source: Hiiraan Online
  12. Mogadishu (HOL) — Somali federal government has firmly rejected Ahmed Mohamed Islam Madobe's re-election as Jubbaland President for a third term, declaring the process unconstitutional and alleging violations of electoral agreements. Source: Hiiraan Online
  13. Mogadishu (HOL) — Somali government deployed troops to Raskambooni in the Lower Juba region on Monday as part of its ongoing military operation against al-Shabab and preparations to assume security responsibilities from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS). Source: Hiiraan Online
  14. Kenya has been ranked near the bottom among countries that provide visa-free access to other African countries. Source: Hiiraan Online
  15. The United Nations in Somalia on Monday called on authorities to ramp up investment in the fight against gender-based violence in the country. Source: Hiiraan Online
  16. Somali scholars, politicians and traditional leaders from across the Horn of Africa gathered in Djibouti on Monday for a three-day forum on strengthening regional stability. Source: Hiiraan Online
  17. Bashe Yusuf Ahmed, President of the Supreme Court of the Federal Republic of Somalia, met with Wang Yu, Chinese Ambassador to Somalia. Source: Hiiraan Online
  18. At least 22 Somali citizens died when two migrant boats capsized off the coast of Madagascar over the weekend, Somalia's Information Minister Daud Aweis said. Source: Hiiraan Online
  19. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah ayaa ansixiyey heshiisyo dhowr ah oo kala ah hindise sharciyeedka iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah, heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar oo iska kaashanaya Arrimaha Beeraha, Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Baraaraha Carruurta, iyo heshiis ku saabsan shaqo qorista shaqaalaha oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga. Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo ku saabsan amniga dalka, iyo dib u xoreynta deegaannada ay ku suganyihiin Shabaab, iyadoo Goluhu uu meel-mariyey heshiiska wareejinta maxaabiista xukuman oo ay kala saxeexdeen Soomaaliya iyo Kuuriyada Koonfureed. Source: goobjoog.com
  20. *Against All Odds: Somaliland’s Political Maturity Shines as a Beacon of Hope* Somaliland, a nation born out of resilience and resolve, has defied expectations once again by achieving what many in the region and beyond thought impossible: demonstrating a profound level of national political maturity through democratic elections and a peaceful transfer of power. In a region fraught with the scars of political unrest, dictatorship, and instability, Somaliland has emerged as a shining example of what can be achieved when a people commit to governance that reflects their aspirations. Somaliland’s journey has been anything but easy. Since its declaration of independence in 1991 following the brutal civil war that fractured Somalia, Somaliland has faced relentless challenges: internal struggles to build state institutions, an international community reluctant to recognize its sovereignty, and the absence of the financial aid that many other nations depend upon to bolster their democracies. Most recently, Somaliland successfully conducted its elections without international funding—an extraordinary feat that highlights its unwavering commitment to self-reliance and the principles of democracy. Unlike many nations in the Horn of Africa, where authoritarianism often stifles progress, Somaliland has steadfastly pursued democratic governance. Its citizens have repeatedly gone to the polls to elect their leaders in free, fair, and peaceful elections, a rarity in a region where such practices are often marred by violence and corruption. This success is not merely a political achievement; it is a testament to the collective determination of a people who refuse to let their fate be defined by external limitations. Somaliland’s perseverance is all the more remarkable given its geopolitical context. Encircled by countries gripped by political turmoil, extremist threats, and socio-economic instability, Somaliland has maintained peace within its borders, developed functional institutions, and nurtured a vibrant civil society. The contrast between Somaliland and many of its neighbors, could not be starker. While others have struggled under the weight of authoritarianism and conflict, Somaliland has quietly yet resolutely built a model of governance that prioritizes the will of the people. The international community’s refusal to recognize Somaliland as a sovereign state is not just a denial of its political achievements but also a missed opportunity to support a stabilizing force in a volatile region. Recognition would affirm the principles of self-determination and democracy that Somaliland exemplifies. More importantly, it would pave the way for economic growth, enhanced security cooperation, and stronger regional partnerships that benefit not only Somaliland but the entire Horn of Africa. The people of Somaliland have not waited for validation from the outside world to prove their worth. They have created a nation built on principles of peace, democracy, and justice, overcoming daunting obstacles, including limited resources, international isolation, and the lingering shadow of one of the region’s longest periods of political unrest. These achievements should not only inspire East Africa but also serve as a lesson to the global community: a determined people, united in purpose, can overcome even the most insurmountable odds. Somaliland has shown the world what it means to stand resolute in the face of adversity. It is time for the international community to recognize this exceptional nation—not just as a political entity but as a symbol of hope, resilience, and the transformative power of self-governance. To ignore Somaliland’s achievements is to ignore the promise of what democracy can bring, even in the most challenging of circumstances. By Zakaria Jama Qaran News
  21. 𝐈𝐅𝐓𝐈𝐈𝐍 𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎 𝐌𝐔𝐃𝐇𝐀𝐘 𝐆𝐄𝐄𝐒𝐊𝐀 𝐀𝐅𝐑𝐈𝐂𝐀. 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐭𝐢𝐥𝐦𝐚𝐚𝐦𝐚𝐲 𝐢𝐥𝐞𝐲𝐬 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐝𝐡𝐚𝐚𝐦𝐚𝐲 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐮𝐬𝐚𝐚𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐮 𝐚𝐡. 𝐋𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐨 𝟑𝟏-ᴍᴀʏ-𝟐𝟎𝟐𝟏 𝐚𝐟𝐭𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐝𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 , 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐲 𝐬𝐢𝐝𝐞𝐞𝐝 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐜𝐨𝐝𝐤𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐭𝐞𝐞𝐧 𝐡𝐚𝐝𝐛𝐚 𝐜𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐲 𝐮 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐮 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐨 ; 𝟏- 𝟑𝟏-𝐌𝐚𝐲-𝟐𝟎𝟎𝟏 𝐀𝐟𝐭𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐝𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 . 𝟐- 𝟏𝟓-𝐃𝐞𝐜-𝟐𝟎𝟎𝟐 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 & 𝐮𝐫𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐚. 𝟑- 𝟏𝟒-𝐀𝐩𝐫𝐢𝐥-𝟐𝟎𝟎𝟑 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 . 𝟒- 𝟐𝟗-𝐬𝐞𝐩𝐭-𝟐𝟎𝟎𝟓 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐚𝐝𝐚 . 𝟓- 𝟐𝟔-𝐉𝐮𝐧𝐞-𝟐𝟎𝟏𝟎 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 . 𝟔- 𝟐𝟖-𝐍𝐨𝐯-𝟐𝟎𝟏𝟐 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 & ururada siyaasada. 𝟕- 𝟏𝟑-𝐍𝐨𝐯-𝟐𝟎𝟏𝟕 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 . 𝟖- 𝟑𝟏-𝟎𝟓-𝟐𝟎𝟐𝟏 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐚𝐝𝐚 & 𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 . 𝟗- 𝟏𝟑 𝐍𝐨𝐯 𝟐𝟎𝟐𝟒 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 & 𝐮𝐫𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐢𝐲𝐚𝐚𝐝𝐚. 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐉𝐚𝐦𝐚 𝐃𝐡𝐢𝐦𝐛𝐢𝐢𝐥 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 Qaran News
  22. In Somaliland, newly elected President Abdirahman Mohamed Abdullahi is calling for unity following his victory in this week’s presidential contest. This, as his supporters celebrated across the country after he defeated incumbent president Muse Bihi Abdi. For an analysis of the elections and expectations of the new administration, VOA’s Peter Clottey reached Matthew Bryden, the co-founder and a strategic adviser at the Sahan Research think tank. a1364206-65f4-4f69-bffc-2e0127b1a189_hq Qaran News
  23. The damage to institution-building endeavours caused by the reckless politics of President Hassan Sheikh Mohamud will have far-reaching consequences if he is not reined in. Mogadishu (PP Editorial) — The Commander of the Somali National Army General Ismail Yusuf Rageh ‘Odowaa’ finds himself in a difficult situation, similar to the one in 2019, when the former Somali President, Mohamed Abdullahi Farmaajo, attempted to drag him into a national political dispute. Who would have expected that President Hassan Sheikh Mohamud, who in 2021 appealed to General Odowaa not to follow the politically motivated instructions of the incumbent government, would repeat his actions of 2013, when he had tried to nip the nascent Jubaland Administration in the bud? Why does an incumbent federal government, dependent on foreign peacekeepers, resort to settling political differences through the misuse of a lop-sided army, recruited predominantly from one part of Somalia for clan loyalty purposes? ATMIS demonstrated an understanding of the dynamics of Somali politics when it refused to clear the arrival of an aircraft from Mogadishu in Gedo to organise a parallel election in a region under the jurisdiction of Jubaland State of Somalia. General Odowaa has an obligation to prevent the brittle Somali National Army from being misused by President Hassan Sheikh Mohamud to rekindle intra-clan conflicts in Southern Somalia. The hope that an inclusive national army would take shape in Somalia was altogether dashed by President Hassan Sheikh Mohamud, who undermined the consensus-based approach that had provided a foundation for the fragile federal institutions. The damage to institution-building endeavours caused by the reckless politics of President Hassan Sheikh Mohamud will have far-reaching consequences if he is not reined in. The former President of Somalia, Sharif Sheikh Ahmed and the former Prime Minister Hassan Ali Kheire congratulated the Jubaland President on being elected by Jubaland MPs. Both political leaders view the Jubaland electoral process as legitimate and a bulwark against the plot hatched by the incumbent federal president to secure an illegal term extension. Puntland State President Said Abdullahi Deni also sent a congratulatory message to the Jubaland President. Puntland State civil society denounced the militarisation of Somali politics by the Federal Government of Somalia. There is a concern that the new peacekeeping force, particularly Egyptian soldiers, could be used by the Federal Government of Somalia to launch attacks on federal member states that oppose centralisation and to rekindle intra-clan conflicts in a country where the government’s writ does not exist in most parts. Somalia is on the brink of a second state collapse, further break-up and secession movements in response to the threat of a feeble government intent on using the sovereignty card while wholly dependent on foreign peacekeepers. It is a government of irresponsible leaders who pose a threat to Somali citizens and the region. © Puntland Post, 2024 The post Somalia Risks Second State Collapse as Federal Government Politicises the Army appeared first on Puntland Post.
  24. Golaha wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya oo caawa shir deg deg ah yeeshay ayaa ka horyimid doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee markii saddexaad lagu doortay madaxweyne Axmed Madoobe. Qaraar ka soo baxay shir aan caadi ahayn oo ay caawa yeesheen Golaha wasiirada dowladda Federaalka ayaa sharci-darro ku tilmaamay doorashadii mar kale madaxweynaha Jubaland loogu doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) sida ku cad qararkaasi. Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale ka hortimid hannaanka loo soo xulay xildhibaanada Jubbaland iyo doorashada hoggaanka baarlamaanka Jubbaland waxaana ay dhammaan tallaabooyinkaasi ku tilmaantay kuwa baalmarsan sharciga iyo dastuurka dalka. “Golaha Wasiirada ee XFS waxay go’aamiyeen in xubnaha xulan ee golaha wakiilada Jubbaland iyo is-doorashada hogaamiyihii hore ee Jubbaland ay labadaba yihiin kuwa sharci darro ah” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay shirkii deg dega ahaa ee golaha wasiirada Soomaaliya ka yeesheen xaaladda siyaasadeed ee Jubaland. Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa sidoo kale ku amray garyaqaanka guud ee dowladda in uu dacwad ku soo oogo Axmed Madoobe taasi oo salka ku haysa ku tumashada xeerarka guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo ku xadgudubka heshiisyada siyaasadeed ee dalka. “Golaha wuxuu farayaa Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in si degdeg ah uga howlgalo horgeynta Maxkamadda Sare ee Dalka dacwad lid ku ah dhammaan tallaabooyinka aan waafaqsanayn xeerarka Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka” ayuu sii raaciyay bayaanka. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo amartay in dacwad lagu soo oogo madaxweyne Axmed Madoobe appeared first on Puntland Post.