Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Badhaadhe (Caasimada Online) – Guddoomiyaha degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, Maxamed Ibraahim Fanax ayaa noqday mas’uulkii labaad ee ka baxa garabka Axmed Madoobe, wuxuuna si toos ah ula saftay dowladda federaalka Soomaaliya. Fanax oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka warbixiyay xaaladda degmadaas iyo deegaannada u dhow oo ay dowladda Soomaaliya gaysay ciidamo fara badan, wuxuuna sheegay in iyagu ay dalbadeen ciidamadaasi, si ay u sugaan amniga, ugana hortegaan weerarada Shabaab. Ujeedka waxa uu tilmaamay inuu yahay in buuxaan booska ay banneeyn ciidamada howlgalka ATMIS oo faarujiyay saldhigyadii ay ku lahaayeen halkaasi. “Aniga ayaa ka codsaday DFS in meelihii ay ka baxeen ATMIS in ay buuxiyaan ciidamada Xoogga dalka, wayna nooga jawaabeen,” ayuu yiri guddoomiye Fanax. Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Runtii waan ka xumahay ciidan markii hore loo waayay meelihii loogu talagalay in uu buuxiyo, hadane markii la helay wax buuxiyo in lasoo duulo”. Guddoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in Badhaadhe ay kamid tahay degmooyinka kale ee dalka ee ay joogaan ciidamada dowladda Soomaaliya. “Ciidamada federaalka waxa ay joogaan gobolka Gedo, gobolka Jubbada Hoose, sida Kismaayo, Afmadow iyo Dhoobley, Badhaadhane waxay kamid tahay Soomaaliya” ayuu mar kale yiri. Guddoomiye Fanax waxaa ka horreeyay oo guddoomiyaha gobolka Gedo, Cabdullaahi Shimbir oo isna toos ugu soo wareegay dhinaca dowladda, wuxuuna shalay isaga oo wata ciidamo ka tirsan kuwa dowladda uu ka dagay degmada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi. Si kastaba, Jubbaland oo arrintan ka xumaatay ayaa xilalkii ka qaaday labada mas’uul, si ay uga jawaato tallaabada dowladda oo kal fur furis ku hayo maamulka Axmed Madoobe.
  2. Israa’iil iyo Xisbullah ayaa gaaray heshiis xabbad joojin ah oo dhaqan-galaya maanta oo Arbacada ah, sidaasi waxaa xaqiijiyay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Heshiiskan oo ay dhex-dhexaadiyeen dowladaha Mareykanka iyo Faransiiska, ayaa waddada u xaaraya dhammaadka colaaddi ka gaagneyd xadka Isra’il iyo Lubnan, taas oo gallaafatay nolosha kumannaan qof oo u badan Lubaniis, tan iyo sannadki hore. Biden ayaa hadalkan kaga dhawaaqay xafiiskiisa Aqalka Cad wax yar kaddib marki ay golaha wasiirrada Isra’il dhankooda ka ansixiyeen xabbad-joojinta. Wuxuu sheegay in uu la hadlay Ra’isul Wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu iyo Ra’iisul Wasaaraha Lubnan Najiib Miiqaati. Sida heshiiska ku cad, dagaalka ayaa dhamaaday saakay afarti subaxnimo ee xilliga Bariga Dhexe. Madaxweyne Biden ayaa sheegay, in Israa’iil ay si tartiib tartiib ah ula bixi doonto ciidamadeeda muddo 60 maalmood ah iyadoo ciidamada Lubnaan ay la wareegayaan dhulka u dhow xadka ay la wadaagaan Israa’iil si loo hubiyo buu yiri in Xisbullah aysan dib u dhisin kaabayaasheeda aaggaasi. Source: goobjoog.com
  3. AQNQvXx6DbHXKYF4AjPzjNKyaFTqgCHZD-NTSzZgyWk-h8uT9Byr3PtvaD_t3xxEyBjvyQ29-BqBsnPK78fP-F6K Qaran News
  4. Brussels (HOL) — Somalia’s Extraordinary and Plenipotentiary Ambassador to the European Union, Dr. Khadija Osoble Ali, formally presented her credentials to Charles Michel, President of the European Council, during a ceremony in Brussels. Source: Hiiraan Online
  5. Mogadishu (HOL) — Over 80 soldiers from Jubbaland's regional forces have joined the Somali federal government's military operation against al-Shabab in Raskamboni, Lower Jubba, military officials confirmed Tuesday. Source: Hiiraan Online
  6. Kenya plans to establish a carbon market, allowing public and private entities to trade emission reduction units, offsets and mitigation outcomes, an industry official said Monday. Source: Hiiraan Online
  7. The re-election of Ahmed Islam Mohammed alias “Madobe” as president of the Juba Region has reignited tensions with the federal government in Mogadishu, which has not recognized the legitimacy of the vote. Source: Hiiraan Online
  8. Israel and Lebanon-based Hezbollah militants began a ceasefire Wednesday in a major step toward ending nearly 14 months of fighting as a region on edge wondered whether it will hold. Source: Hiiraan Online
  9. Kenya and Uganda have enjoyed a diplomatic relationship for as long as since before Independence and Foreign Affairs Cabinet Secretary has maintained that the good relations will continue into the future. Source: Hiiraan Online
  10. Demonstrators took to the streets of Mogadishu on Tuesday in support of a one-person, one-vote electoral system. The protest comes after parliament confirmed a bill on election amendments on Saturday to move toward universal suffrage after decades of a clan-based voting system. Source: Hiiraan Online
  11. Sporting 1-5 Arsenal: Goals from Gabriel Martinelli, Kai Havertz, Gabriel Magalhaes, Bukayo Saka and Leandro Trossard got their continental campaign back on track in style Source: Hiiraan Online
  12. Manchester City’s players were booed by their own fans Tuesday after blowing a three-goal lead against Feyenoord in the Champions League to extend their winless run to six games. Source: Hiiraan Online
  13. Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub H.E. Charles Michel ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub marwo Khadiija Cosoble Cali. Danjire Khadiija Cosoble Cali ayaa si Rasmi ah Waraaqaheeda Aqoonsiga Safiirnimo ugu gudbisay Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub H.E. Charles Michel, waxaana ay ka wada-hadleen Xoojinga Iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub marwo Khadiija Cosoble ayaa sheegtay in ay Charles Michel kala hadashay Xoojinta Xiriirka iyo Iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Danjire Khadiija ayaa tilmaantay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga kala dhexeeya Midowga Yurub, si wax looga qabto caqabadaha adag ee ka taagan gobolka, loona helo xasillooni waarta. PUNTLAND POST The post Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub oo Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub appeared first on Puntland Post.
  14. Ayadoo dhowaan ay magaalada Ceerigaabo ka dhacday shaqaaqo u dhexaysa dad kala taageersan Soomaaliland iyo Khaatumo ayaa maamulka SSC-Khaatumo wuxuu Soomaaliland ku eedeeyay in wixii meesha ka dhacay ay masuul ka ahayd. Wasiirka warfaafinta Maamulka Khaatumo Najiib Barkhadle Warsame oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la weeraray dad rayid ah oo ku sugnaa magaalada Ceerigaabo, islamarkaana 5 qof halkaas lagu diley, 4 kalena lagu dhaawacay, wuxuuna eedda dhacdadaas dusha ka saaray Soomaaliland. Soomaaliland ayaa dhankeeda sheegtay inay ku howlantahay soo qabashada dadkii shaqaaqa ka dambeeyay, islamarkaana magaalada ay bandow ku soo rogtay sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin oo shir jaraa’id qabtay. Si kastaba ha ahaatee xaaladda Ceerigaabo ayaa hadda deggan, balse waxaa jira baaqyo dhiillo xambaarsan oo ka soo yeeraya Soomaaliland iyo Khaatumo, kuwaas oo laga cabsi qabo inay xaaladda uga sii daraan. Source: goobjoog.com
  15. Hamse Abdi Barre, the Prime Minister of Somalia, was the Chairman of Jubaland Electoral Commission when President Ahmed was re-elected in 2019. Kismaayo (PP News Desk) — In 2022, during the selection of MPs and Senators to represent Jubaland State in the bicameral federal legislature of Somalia, the President of Jubaland State, Ahmed Mohamed Islam, handpicked two individuals: Hamsa Abdi Barre as an MP and Ilyaas Bedel Gaboose as a Senator. Hamsa was the Chairman of the Jubaland Electoral Commission, the body that oversaw the election of the Jubaland President in 2019. Ilyaas was a candidate for the position of second deputy speaker of the Upper House but withdrew his candidacy due to pressure from the Jubaland Administration. Unbeknownst to Ilyaas, there was a secret deal between the Jubaland President and Hassan Sheikh Mohamud, who was a presidential candidate at the time. Upon winning the election, President Hassan Sheikh Mohamud appointed Hamsa as his Prime Minister. The Jubaland State President Ahmed Mohamed Islam may be reflecting on his 2022 decisions to select two individuals who later challenged his authority illegally and violently. In 2024, when the Jubaland President fell out with President Mohamud over a one-year term extension for the Jubaland Administration to delay the federal member state’s presidential election in November 2024, Hamsa urged Senator Ilyaas Bedel Gaboose to run for the Jubaland Presidency. Ilyaas was reportedly instructed by Villa Somalia to claim to have been elected President of Jubaland State one day before the Jubaland presidential election would take place. Ilyaas briefly declared himself the winner of the Jubaland presidential election before surrendering to Jubaland Security Forces in Kismaayo. The Federal Government of Somalia viewed Ilyaas’s claim as an opportunity to brand the election as contested. Last night, Hamsa issued a statement through his council of ministers, alleging that the Jubaland President reneged on agreements he signed during the National Consultative Council summits and that the Jubaland Administration violated the federal member state’s constitution, which “bars a president from serving more than two terms.” The Federal Government of Somalia had not raised objections to amendments to the Jubaland Constitution that lifted limits on presidential terms. Villa Somalia was counting on the vote of the Jubaland President to expedite its impractical vision of one-person, one-vote elections in 2026. Ilyaas briefly declared himself the winner of the 2024 Jubaland presidential election before surrendering to Jubaland Security Forces in Kismaayo. The playbook used by Villa Somalia in 2024 is similar to the one employed by President Mohamed Abdullahi Farmaajo in 2019 to organise a parallel presidential election in Kismaayo. Both attempts pushed Jubaland further into Kenya’s security domain. Kenya, which liberated Kismaayo from Al-Shabaab in September 2012, maintains peacekeepers within ATMIS. Hamsa and Senator Bedel failed in their objective to destabilise the Jubaland electoral system. However, the Jubaland President may be reflecting on his 2022 decisions to select two individuals who later challenged his authority illegally and violently. © Puntland Post, 2024 The post Jubaland President Regrets “Supporting Hamsa and Gaboose” in Joining the Somali Bicameral Legislature appeared first on Puntland Post.
  16. Mogadishu (HOL) — Ireland is stepping up immigration enforcement, significantly impacting Somali asylum seekers navigating its evolving migration policies. Source: Hiiraan Online
  17. A friend of Abdirahman Abdi who witnessed and filmed the aftermath of his violent altercation with police has offered her account of the difficult hours and days following his death in 2016. Source: Hiiraan Online
  18. Golaha wasiirada Soomaaliya oo Caawa yeeshay shir deg deg ah ayaa ansixiyay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya. Bayaan ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu sheegay in golaha wasiirada oo caawa yeeshay shir deg deg ah ay ansixiyeen guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya. “Guddiga madaxa doorashooyinka iyo Soohdimaha, waa guddi qaran oo dastuuri ah wuxuuna mas’uul ka yahay maamulidda doorashooyinka heerarka kala duwan ee dalka iyo in ay hirgaliyaan doorashooyin qof iyo cod ah oo hufan” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka. “Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxa uu sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’antahay in shacabka loo soo celiyo xaqa ay u leeyihiin inay doortaan cidda hoggaamineysa” ayuu sii raaciyay bayaanka. Xubnaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo Soohdimaha waxa ay kala yihiin: 1) Cabdikariim Axmed Xassan 2) Saadiq Abshir Garaad 3) Avv. Maxamed Cabdiraxmaan Aadan 4) Yusuf Cabdiqaadir Maxamed-Baafo 5) Cumar Abuukar Cumar 6) Farxiyo Maxamed Yusuf 7) Dr. Cumar Jamac Maxamed 8 )Faarax Cabdi Xasan 9) Sahro Diiriye Muuse 10) Cabdullahi Salaad Yaroow 11) Maxamed Amiin Xasan Cabdullahi 12) Cabdi Cadow Maxamed 13) Cabdishakuur Abiib Haayir 14) Khaalid Ibrahim Ismaaciil 15) Aamina Sh. Cusmaan Maxamed 16) Naasir Maxamed Shire 17) Cabdiraxiim Cabdillahi Shaafici 18) Maxamed Cumar Ismaciil. PUNTLAND POST The post Golaha Wasiirada Soomaaliya oo caawa ansixiyay guddiga doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  19. ERIGAVO (HOL) — Authorities in Somaliland have imposed a curfew in Erigavo after deadly clashes between security forces and armed groups left multiple people dead. The decision, announced on Sunday, aims to restore order amid escalating unrest in the strategic city. Source: Hiiraan Online
  20. DIRE DAWA, Ethiopia (HOL) — The arrest of Aadan Alaale, a well-known Somali Regional State politician, has sparked widespread condemnation from Somali residents in Dire Dawa and beyond. Alaale, a vocal advocate for Somali rights, was detained on Tuesday evening under circumstances that remain unclear. Source: Hiiraan Online
  21. Taiwan congratulates Somaliland President-elect Abdullahi MOFA’s building in Taipei. CNA file photo Taipei, Nov. 26 (CNA) Taiwan’s government has congratulated Somaliland President-elect Abdirahman Mohamed Abdullahi on his election win earlier this month and said it looks forward to enhancing bilateral ties with his new administration. Wang Wen-lin (王文麟), an official with the Ministry of Foreign Affairs’ (MOFA) Department of West Asian and African Affairs, said Tuesday that Taiwan’s office in Somaliland has extended the country’s congratulations to the president-elect after Somaliland National Electoral Commission officially announced Abdullahi as the winner of the territory’s Nov. 13 election on Nov. 19. Abdullahi, 69, garnered 64 percent of the vote to become Somaliland’s sixth president since it broke away from Somalia in 1991. The former speaker of Somaliland’s parliament beat incumbent Muse Bihi Abdi, who took 35 percent of the vote. Ties between Taiwan and Somaliland have warmed since the two sides set up representative offices in each other’s capitals in 2020. Somaliland declared independence from Somalia in 1991 and has functioned as a de facto sovereign state ever since, but is not officially recognized by any other countries. According to Wang, Taiwan and Somaliland have enjoyed robust relations and cooperation exchanges in areas covering public health, information and communications technology, agriculture, education and natural resource development. Currently, there are two major projects Taiwan is working on in Somaliland, namely, the Taiwan Road project to refurbish the road linking the Egal International Airport and downtown Hargeisa, and the Taiwan Medical Mission to upgrade health care infrastructure, Wang said. “Preparations for the two projects have been completed and we look forward to working with Somaliland’s new government to officially start construction,” Wang added. During the campaign, Abdullahi said he would maintain Somaliland’s relations with Taiwan. Abdullahi is scheduled to be inaugurated in December. Abdullahi, popularly known as Irro, joined Somalia’s foreign service in 1981 and later served as the country’s acting ambassador to the Soviet Union. Following the Somali civil war, Abdullahi fled to Finland before returning to Somaliland and entering politics as co-founder of the opposition Justice and Welfare Party (UCID) in 2002. Abdullahi previously served 12 years as speaker of Somaliland’s parliament and also unsuccessfully contested the territory’s 2017 presidential election. (By Joseph Yeh) Enditem/ASG Qaran News
  22. COLUMBUS, Ohio (HOL) — The Islamic Association of North America (IANA) held its annual General Assembly on November 22-23, bringing together representatives from 39 Islamic centers across the United States. Under the theme "Unity in Times of Trials," the two-day event focused on fostering collaboration to address challenges facing Muslim communities. Source: Hiiraan Online
  23. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Guddiga Madaxa Doorashooyinka iyo Soohdimaha, waa guddi Qaran oo dastuuri ah wuxuuna mas’uul ka yahay maamulidda doorashooyinka heerarka kala duwan ee dalka iyo in ay hirgaliyaan doorashooyin qof iyo cod ah oo hufan. Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxa uu sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’antahay in shacabka loo soo celiyo xaqa ay u leeyihiin inay doortaan cidda hoggaamineysa. Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha waxa ay kala yihiin: 1) Cabdikariim Axmed Xassan 2) Saadiq Abshir Garaad 3) Avv. Maxamed Cabdiraxmaan Aadan 4) Yusuf Cabdiqaadir Maxamed-Baafo 5) Cumar Abuukar Cumar 6) Farxiyo Maxamed Yusuf 7) Dr. Cumar Jamac Maxamed 8 )Faarax Cabdi Xasan 9) Sahro Diiriye Muuse 10) Cabdullahi Salaad Yaroow 11) Maxamed Amiin Xasan Cabdullahi 12) Cabdi Cadow Maxamed 13) Cabdishakuur Abiib Haayir 14) Khaalid Ibrahim Ismaaciil 15) Aamina Sh. Cusmaan Maxamed 16) Naasir Maxamed Shire 17) Cabdiraxiim Cabdillahi Shaafici 18) Maxamed Cumar Ismaciil Source: goobjoog.com
  24. Mogadishu (HOL) — Hundreds gathered at Mogadishu's Daljirka Dahsoon Monument on Sunday in a rousing display of support for Somalia's transition to a "one person, one vote" electoral system. The rally, organized in the capital, underscored growing public demand for democratic reform as the nation moves closer to abandoning its clan-based power-sharing framework. Source: Hiiraan Online
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo caawa mar kale yeeshay kulan aan caadi aheyn ayaa asixiyey Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha, kaasi oo ka kooban 18 xubnood. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa soo gudbisay guddigaan, waxaana loo gudbinayaa baarlamaanka, si loo ansixiyo, guddigaan ayaa masuul ka ah maamulidda doorashooyinka heerarka kala duwan ee dalka iyo in ay hirgaliyaan doorashooyin qof iyo cod ah oo hufan. Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay xukuumadda iyo liiska xubnaha guddiga: Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Guddiga Madaxa Doorashooyinka iyo Soohdimaha, waa guddi Qaran oo dastuuri ah wuxuuna mas’uul ka yahay maamulidda doorashooyinka heerarka kala duwan ee dalka iyo in ay hirgaliyaan doorashooyin qof iyo cod ah oo hufan. Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxa uu sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’antahay in shacabka loo soo celiyo xaqa ay u leeyihiin inay doortaan cidda hoggaamineysa. Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha waxa ay kala yihiin: 1) Cabdikariim Axmed Xassan 2) Saadiq Abshir Garaad 3) Avv. Maxamed Cabdiraxmaan Aadan 4) Yusuf Cabdiqaadir Maxamed-Baafo 5) Cumar Abuukar Cumar 6) Farxiyo Maxamed Yusuf 7) Dr. Cumar Jamac Maxamed 8) Faarax Cabdi Xasan 9) Sahro Diiriye Muuse 10) Cabdullahi Salaad Yaroow 11) Maxamed Amiin Xasan Cabdullahi 12) Cabdi Cadow Maxamed 13) Cabdishakuur Abiib Haayir 14) Khaalid Ibrahim Ismaaciil 15) Aamina Sh. Cusmaan Maxamed 16) Naasir Maxamed Shire 17) Cabdiraxiim Cabdillahi Shaafici 18) Maxamed Cumar Ismaciil.