-
Content Count
212,856 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Dowladda Soomaaliya ayaa raxan diyaaradaha qumaatiga u kaca ah ku biirisay howlgalka militari ee ay ka waddo deegaanka Raaskaambooni ee gobolka jubbada hoose oo dhowaan la geeyay ciidamo xooggan. Taliyaha hoggaaminaya ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Haramcad ee deegaankaas ku sugan kornayl Ciraaqi oo warbaahin la hadlay ayaa sheegay in ciidanka cirka Soomaaliyeed oo diyaarado nooca qumaatiga u kaca ah wataahi ay Raaskaambooni gaareen. Dowladda Soomaaliya ayaa deegaankaas gaysay ciidamo aad u hubaysan, kuwaas oo la sheegay inay la wareegi doonaan goobaha ay ka baxayaan ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS, balse maamulka Jubbaland ayaa tillaabadan u arka duullaan asaga ku wajahan. Source: goobjoog.com
-
Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa dalka Jabuuti ugu qeyb-galay munaasabad tababar loogu soo xirayay cutubyo Ka mid noqan doona daraawiishta ciidanka booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo muddo tababar ugu socday dalka Jabuuti. Wafdigan Saraakiisha ah oo uu hoggaaminaayey taliyaha hoggaanka ilaalinta Canshuuraha S/ guuto Cabdulaahi Xasan Bariise oo ay wehliyaan taliyaha hoggaanka Caafimaad Boliiska S/Guuto Cabdirisaaq Afguduud iyo G/dhexe Axmad Maxamed Axmad oo ah taliyaha hoggaanka tababarada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Saraakiishan waxaa si heer sare ah u soo dhaweeyey taliska Booliska dalka Jabuuti iyo Saraakiil ka tirsan Karanbiyeeriga booliska Talyaaniga oo qeyb ka ah mashruuca tababarka daraawiishta booliska Soomaaliyeed. Ciidanka tababarka Loo soo xiray ayaa ah Dufcaddii 21-aad ee ciidanka daraawiishta Booliska Soomaliyeed, waxaana tababarka ciidankaan iska Kaashadey dowladaha Talyaaniga iyo Jabuuti. Source: goobjoog.com
-
The Director of Somali National Intelligence and Security Agency Mahad Mohammed Salad (left) and his Ethiopian counterpart Temesgen Tiuneh signed an intelligence-sharing agreement in 2022. Mogadishu (PP News Desk) — If the reports about “the planned appointment” of Mahad Salad as the Defence Minister of Somalia are true, the political situation for Somalia may worsen. Mahad was the director of the National Intelligence and Security Agency (NISA) until he was replaced by Abdullahi Sanbaloolshe earlier this year. The decision to sack Mahad was related to the intelligence-sharing agreement he signed with his Ethiopian counterpart in 2022, before Somalia signed a defence pact with Ethiopia in December 2023. Mahad was tasked to submit a report to the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, on the rationale for forming closer defence ties with Ethiopia . Mahad recommended building on ties between the TPLF regime and the post-transition Federal Government of Somalia and highlighted Ethiopia’s role in forming the Ahlu Sunna Wal Jama’a paramilitary group, once based in Galgaduud, the stronghold of Mahad Salad. Mahad accompanied President Mohamud on his visit to Egypt in 2022. Mahad’s tenure as NISA director was marked by nepotism, where he employed officers selected based on sub-clan affiliations. “If he is appointed Defence Minister, the risk of national army matériel falling into the hands of militias associated with him is high,” said a journalist in Mogadishu. The lopsidedness of the defence portfolio would pose a serious threat to Somalia’s national security, as the President, Defence Minister and the Commander of the National Army would all belong to the same clan if Mahad is appointed. The poorly discussed defence pact between the Federal Government of Somalia and Ethiopia still has the potential to drag Somalia into the vortex of the Ethiopia-Egypt rivalry, with Cairo aiming to deploy peacekeeping forces in parts of southern Somalia. This week, Ethiopia deployed more troops in Gedo, citing the threat posed by Al-Shabaab and the Jubaland crisis as reasons for maintaining its forces in Somalia. Puntland Post has learned that the Ethiopian government has diplomatically invoked the defence pact with Somalia as a basis for “protecting its interests.” The Federal Government of Somalia still considers the defence agreement with Ethiopia valid. © Puntland Post, 2024 The post Defence Portfolio May Go to Mahad Salad After Somali Cabinet Reshuffle appeared first on Puntland Post.
-
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay tallaabooyin ay sheegtay in Ethiopia ay ka waddo Gobolka Gedo, oo ay isaga horkeeneyso beelaha halkaasi deggan, waxaana ay ku eedeysay faragelin ka dhanka ah madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Saaka ciidamo Ethiopian ah oo ka soo baxay degmada Doolow u soo dhaqaaqeen dhanka degmada Buulo Xaawo, balse ay ka horyimaadeen dadka degaanka iyo Ciidamada Qalabka Sida oo u diiday in ay ku soo ruqaansadaan Buulo Xaawo. “Soomaaliya waxay mar walba diyaar u tahay derisnimo wanaag iyo nabad ku wada noolaaansho, hase yeeshee maamulka Addis Ababa waxaa uu caadeystey inuu colaado hor leh ka abuuro gobolka, isla markaana uu wado tallaabooyin ka dhan ah madaxbanaanida Soomaaliya” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay diyaar u tahay difaaca madaxbanaanida iyo qaranimadeeda, waxayna ugu baaqeysaa beesha caalamka oo ay ugu horeeyaan Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika inay cambaareeyaan falalkan gurracan ee Ethiopia ee wax u dhimaya nabadda gobolka iyo caalamka intaba” ayuu sii raaciyay Warsaxaafadeedka. Halkaan ka akhriso Warsaxaafadeedka PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo Ethiopia ku eedaysay in ay fara-gelin Ciidan ka waddo Gobolka Gedo appeared first on Puntland Post.
-
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay tallaabooyinka faragelinta ah ee Ethiopia ka waddo Gobolka Gedo, kuwaas oo lagu tilmaamay inay yihiin isku-dayo lagu kala fogeynayo bulshada ku nool gobolkaas, taasoo wiiqeysa midnimada iyo qaranimada Soomaaliya. Saaka, ciidamo Ethiopian ah oo ka soo dhaqaaqay degmada Doolow ayaa isku dayey inay galaan degmada Buulo Xaawo, balse waxaa si cad uga hor istaagay shacabka deegaanka iyo Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya. Arrintan ayaa sii adkeysay xiisadda ka taagan gobolka oo ay Dowladda Soomaaliya ku eedeysay inay qayb ka tahay faragelin joogto ah oo maamulka Addis Ababa uu ku hayo Soomaaliya. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku adkeysatay inay ka go’an tahay ilaalinta deris wanaagga iyo nabad ku wada noolaanshaha dalalka gobolka. Si kastaba ha ahaatee, waxay sheegtay in Ethiopia ay si joogto ah uga shaqeyneyso xasillooni-darro cusub oo gobolka ka dhalata, taasoo khatar ku ah madax-bannaanida Soomaaliya iyo nabadda guud ee gobolka. Soomaaliya waxay ugu baaqday beesha caalamka, oo ay ku jiraan Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika, inay si degdeg ah u cambaareeyaan falalkaan wax u dhimaya nabadda iyo wadajirka gobolka. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale ku adkeysatay inay diyaar u tahay difaaca qaranimadeeda iyo madax-bannaanida dadkeeda si kasta oo ay xaaladdu noqoto. Source: goobjoog.com
-
Khaire: “Travelling is an inviolable right of the Somali citizen. It is unfortunate that this right is being politicised to force airline companies to airlift troops.” Mogadishu (PP News Desk) — The former Prime Minister of Somalia, Hassan Ali Khaire, today condemned the decision by the Federal Government of Somalia to halt all flights to federal member states. Reports indicate that airline companies have expressed reservations about their services being used to deploy troops to Raaskaambooni in Jubaland State. “I strongly condemn the wrong decision of the Federal Government of Somalia to stop all flights to the region after airline companies have shown reluctance to airlift troops to Raaskaambooni. It is deplorable that Somali women and children who were planning to travel are now victims of this decision and are stranded at Aden Adde International Airport in Mogadishu. Travelling is an inviolable right of the Somali citizen. It is unfortunate that this right is being politicised to force airline companies to airlift troops,” tweeted Khaire. The Federal Government of Somalia disputes the outcome of the election in Jubaland State and has resorted to an action similar to what the predecessor Federal Government of Somalia did in 2019, when it imposed an aviation embargo on Kismaayo following a presidential election conducted by the current Prime Minister of Somalia, Hamsa Abdi Barre, who was then the Chairman of the Jubaland Electoral Commission. © Puntland Post, 2024 The post Khaire: Flight Ban Violates Citizens’ Right to Travel appeared first on Puntland Post.
-
Dowladda Mareykanka ayaa diidday warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqul Insaanka ee Amnesty International ,taasi oo sheegtay in ay jiraan caddaymo dhameystiran oo ku saabsan xasuuqa Israa’iil ka samaysay marinka Gaza. Bayaan rasmi ah oo ka soo baxay Waaxda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu dafiray warbixinta ay soo saartay hay’adda Amnesty International ee caddaynaysa xasuuqa Israa’iil ka samaysay marinka Gaza oo si aan kala sooc lahayn u beegsatay rayid u badan haween iyo carruur. “Waan ku khilaafsannahay gunaanadka warbixintaan, waxaanna horay u sheegnay oo aan sii wadnay inaan ogaanno eedeymaha ku saabsan xasuuqa in ay yihiin kuwo aan sal lahayn,” ayuu yiri ku xigeenka afhayeenka Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka Vedant Patel oo bayaankaasi akhriyay. Hay’adda Amnesty International oo fadhigeedu yahay magaalada London ayaa warbixin ay Khamiistii soo saartay ku sheegtay in ay hesho caddaymo dhammaystiran oo ku saabsan xasuuq ba’an oo Israa’iil ka samaysay marinka Gaza. Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa sisoo kale dhawaan soo saartay amar lagu soo xirayo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirkiisii hore ee Difaaca Yoav Gallant oo ku eedaysan dambiyo dagaal iyo xasuuq dhan ah bini’aadanimada. PUNTLAND POST The post Dowladda Mareykanka oo diiday warbixin hay’adda Amnesty International ka soo saartay Xasuuqa Israa’iil ee marinka Gaza appeared first on Puntland Post.
-
Af-hayeenka wasaaradda Arrimaha dibadda Ethiopia, Nebiat Getachew oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Addis Ababa ayaa soo dhaweeyay in wada-hadal lagu xalliyo Khilaafka Soomaaliya iyo Ethiopia. Ambassador Nebiat Getachew ayaa taageeray qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku doonayaan in ay ku dhex-dhexaadiyaan khilaafka labada dowladood ee Soomaaliya iyo Ethiopia, ee ka dhashay is afgaradkii badda ee Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi. Af-hayeen Nebiat Getachew, oo su’aal laga weydiiyay go’aanka dowladda Soomaaliya ee ah in ciidamada Ethiopia laga saaro hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ka gaabsaday in uu su’aashaasi si toos ah uga jawaabo, Balse wuxuu sheegay in Ciidamada Ethiopia ay sii wadi doonaan dagaalka kooxaha Argagixisada ah ee AS. Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa dhawaan sheegay in isaga, Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud, iyo Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay ka wada hadli doonaan si loo yareeyo xiisadda ka jirta Geeska Afrika. “Madaxweyne Museveni, aniga, Walaalkeey Xassan Shiikh, iyo Ra’iisulwasaare Abiy, waxa aan qorsheyneynaa in aan kulan yeelanno, si aan sidoo kale ugu yareyno xiisadda hadda ka taagan Geeska Afrika,” ayuu Madaxweyne Ruto yiri isagoo ka hadlayay shirka ka socda magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Hase yeeshee, dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan wax wada-hadal ah la geli doonin dowladda Ethiopia ilaa inta ay ka laabanayso is afgaradkii badda ee dhexmaray xukuumadda Addis Ababa iyo Somaliland, kaasi oo dhigaya in Ethiopia marin badeed iyo saldhig millitari ka hesho xeebaha Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Dowladda Ethiopia oo ka hadashay in ay Ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya kadib go’aankii looga saaray Hawlgalka Midowga Afrika appeared first on Puntland Post.
-
MINNEAPOLIS, Minn (HOL) — When the ball tipped off at Rutgers' Jersey Mike's Arena on a crisp November night, all eyes were on potential NBA lottery picks Ace Bailey and Dylan Harper. Yet by the end of the game, it was Monmouth University's 6'7 sophomore guard, Abdi Bashir Jr., who had stolen the show. Source: Hiiraan Online
-
Boqolaal dadweyne ah ayaa ku xaniban gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, kadib markii dowladda Soomaaliya hakisay dhammaan duulimaadyadii gudaha ee diyaaradaha ay ku aadi lahaayeen gobolada dalka. Dowladda Federaalla Soomaaliya ayaa dhammaan joojisay duulimaadyada gudaha, waxaana la sheegay in tallaabadani salka ku hayso dowladda oo Arbacdii dalbatay in loo sameeyo 20 duulimaad oo Raas Kambooni lagu daabulayo ciidamo, taasi oo Shirkadaha diyaaraduhu diideen. Shirkadaha diyaaradaha ayaa sida wararku sheegayaan codsiga dowladda ee arrinta Raas Kambooni diiday, kaddib digniin dhawaan ka soo baxday Jubaland oo diyaaradaha rayidka ah ku wargelisay in aysan imaan karin Raas Kambooni, sababa amni dartood. Dhinaca kale Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si kulul u cambaareynayaa go’aanka dowladda Federaalku ay maanta ku joojisay dhammaan duullimaadyadii u safri lahaa gobollada dalka, kadib markii ay diyaaraduhu halis amni ka muujiyeen in ay ciidan u daadgureeyaan deegaanka Raaskambooni. “Waxaan ka xumahay in shacab Soomaaliyeed oo isugu jira haween, carruur, iyo waayeel ay maanta dhibbanayaal u yihiin go’aankan, oo ay garoonka Aadan Cadde ku xayiran yihiin kumanaan muwaadiniin ah oo u kala safri lahaa gobollada dalka” ayuu yiri Ra’iisul wasaare hore Khayre. “Socdaalku waa xuquuq lamataabtaan ah oo muwaadinku leeyahay, waxaana ayaandarro ah in la siyaasadeeyo, si diyaaradaha loogu khasbo in ay ciidanka daabulaan. Waxaan madaxda Dowladda Federaalka ugu baaqayaa ah in ay si degdeg ah uga laabtaan go’aankan gurracan, si shuruud la’aan ahna u fasaxaan diyaaradaha” ayuu sii raaciyay hadalkiisa. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo joojisay dhammaan duullimaadyadii Gobollada dalka appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu (HOL) — The uneasy alliance holding Somalia's federal system together is showing cracks. Clashes between Federal Government of Somalia (FGS) forces and Jubbaland troops in late November have exposed deep divisions over regional autonomy, election protocols, and the growing involvement of regional powers like Ethiopia and Egypt in the Horn of Africa's power struggles. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) — UNESCO has officially recognized Xeer Ciise (, the centuries-old oral customary law of the Somali Issa communities in Djibouti, Ethiopia, and Somalia, as part of its Intangible Cultural Heritage of Humanity. The historic recognition celebrates Xeer Ciise's role in uniting communities, preserving traditions, and promoting justice in the Horn of Africa. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) — Sadiya Mohamed Noor, Somalia's Director of the Gender Department, has been elected Chairperson of the IGAD Women's Peace and Security Forum (IWPSF), marking a significant milestone in the country's efforts to amplify women's leadership across the Horn of Africa. The election, held December 4 in Mombasa, Kenya, saw Sadiya secure the position following the withdrawal of South Sudanese candidate Amer Manyok Deng, who assumed the role of Vice Chairperson. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) — Somalia is grappling with the devastating impact of climate change, which has inflicted $2.84 billion in agricultural and livestock losses over two decades. A new report by SPARC (Supporting Pastoralism and Agriculture in Recurrent and Protracted Crises) reveals that worsening droughts and floods, fueled by global warming, have eroded livelihoods and strained the country’s fragile economy. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) — Armed pirates have seized a Chinese fishing vessel with 18 crew members in Somalia's territorial waters, the European Union Naval Force (EUNAVFOR) confirmed on Thursday. The hijacking occurred off the northeastern coast of Puntland, marking a resurgence of piracy in the region after a period of relative calm. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) — Somalia has launched a campaign against human trafficking, repatriating 161 of its citizens stranded in Libya. In a coordinated effort with international allies, including the European Union, the International Organization for Migration (IOM), and the UN Refugee Agency (UNHCR), the government brought the migrants home to Mogadishu and Hargeisa on Thursday. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) — Somalia's House of the People formally closed its fifth session on December 6, 2024, marking the end of a legislative period that was defined by high-stakes reforms aimed at reshaping the country's democratic process. Speaker Sheikh Adan Mohamed Nur "Madobe" announced the closure, citing constitutional and parliamentary rules as the guiding framework for the session's conclusion. Source: Hiiraan Online
-
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa fuliyey howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Shabaab oo ku sugnaa duleedka tuulada Jambaluul oo hoos tagta degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa lagu guuleystay in lagu soo afjaro afar xubnood oo ka tirsan kooxda Shabaab, kuwaas oo magacyadooda kala ah: Macallin Nuur, oo kooxda u qaabilsanaa marin habaabinta dhallinyarada deegaanka. Liibaan, oo kooxda u qaabilsanaa ururinta lacagaha baadda ah. Cali Yare, oo ka mid ahaa xubnaha kooxda ee loogu yeero Xisbiga. Bilaal, oo isna ka tirsanaa kooxda Xisbada. Sidoo kale, howlgalka waxaa lagu dhaawacay Kuusow iyo Caddow, oo iyaguna ka tirsan kooxda Xisbada. Source: goobjoog.com