Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,846
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Syria's army command notified officers on Sunday that President Bashar al-Assad's 24-year authoritarian rule has ended, a Syrian officer who was informed of the move told Reuters, following a rapid rebel offensive that took the world by surprise. Source: Hiiraan Online
  2. Ciidamada Booliska Somaliland, gaar ahaan kuwa ka howl-gala magaalada Berbera ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane Iid Yuusuf Cabdullaahi, kaaa oo loo haysto dhaawac la sheegay inuu u gaystay maareeyaha warshadda adeegga korantada magaaladaas Cabdi Maxamuud Faarax. Ciidanka booliska oo howl-gal degdeg ah sameeyay ayaa soo qabtay eedaysanahan , waxaana si dhaqso ah loo horgayn doono laamaha garsoorka sida laga soo xigtay hay’adaha ammaanka Soomaaliland. Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa dhankiisa bogaadinayay ciidamadii hawlgalka sameeyay iyo shacabkii ka gacansiiyay qabashada eedaysanaha, oo la sheegay inuu goobta falku ka dhacay ka baxsaday. Source: goobjoog.com
  3. Mogadishu (HOL) — Somali MP Hassan Abdi' Yare' has issued a public apology for assaulting a security officer inside the House of the People. Source: Hiiraan Online
  4. Beled Hawo (HOL) — Hundreds of residents in the Beled Hawo district of the Gedo region staged protests on Saturday, opposing the reelection of Jubbaland President Ahmed Madobe and the entry of Ethiopian troops into the region. Source: Hiiraan Online
  5. Mogadishu (HOL) — Somalia is hurtling toward its first one-person, one-vote election in over five decades, an ambitious goal that has ignited fierce debate over its feasibility and fairness. While the federal government promises elections within seven months, deep political divisions and logistical hurdles loom large. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) — Muhammad has officially become the most popular baby name for boys in England and Wales, marking a historic shift in the UK's naming trends. The Office for National Statistics (ONS) reported that 4,661 boys were given the name Muhammad in 2023, surpassing Noah, which had held the top spot for the past two years. Source: Hiiraan Online
  7. Manchester City’s Premier League title defense took another blow after drawing with Crystal Palace 2-2 on Saturday. Source: Hiiraan Online
  8. The 18 crew were taken hostage by the same men who were contracted to provide the ship with protection, with other pirates as reinforcement Source: Hiiraan Online
  9. La Liga leader FC Barcelona dropped two more points on Saturday when it was held to a 2-2 draw away to Real Betis on Saturday. Source: Hiiraan Online
  10. Mogadishu (HOL) — Mohamed Ali Alasow, a Somali shopkeeper known for his resilience and generosity, was shot dead on Monday in Gugulethu, a township long marred by poverty and violence. His death adds to the mounting toll of Somali entrepreneurs targeted in South Africa, a country grappling with deep-seated xenophobia. Source: Hiiraan Online
  11. MOGADISHU, Somalia (AP) — Nearly 50 survivors of a migrant boat tragedy last month that left 25 people dead in the Indian Ocean off Madagascar arrived back in Somalia on Saturday and were received by government officials. Source: Hiiraan Online
  12. Dimishiq (Caasimada Online) – ooxda fallaagada Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al Asad oo dalkaasi soo xakumayay muddo dheer, kaddib marki ay gudaha u galeen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq. Wararka ayaa sheegaya in Bashar Asad uu ka cararay waddanka isla markaana aanan la ogeyn halka ay u duushay diyaarad xalay ka qaaday caasimadda. Kooxda Jabhadda Taxrir Al Sham, waxay aroornimadi hore shaacisay in ay la wareegeen xarunta raadiyaha iyo telefishinka qaranka ee Suuriya. Waxaa la maqlayay rasaas ka dhaceysa gudaha caasimadda. War kasoo baxay kooxda xakunka ka tuurtay Bashar Asad ee Jabhadda Xoreynta Shaam, waxay ayaan ay soo saareen ku sheegeen. “Macangagi Bashar Al Asad waa ka xoreynay waddanka”. Waxay intaasi raaciyeen in uu soo dhamaaday waayo madow isla markaana uu billowday waa cusub. Dadka waddanka ka cararay iyo kuwa barakacay ayay ugu baaqeen in ay dalka ku soo laabtaan. Waxay kaloo sheegeen in ay sii daayeen maxaabiisti ku xirneyd xabsiyada ugu waaweyn Suuriya ee caanka ku ahaa jirdilka dadka mucaaradka iyo dilka aanan sharciga aheyn ee loo geysan jiray dadka qaar sida ay sheegeen kooxdan. Wararka ayaa sheegaya in dadku billaabeen in ay ku dabaaldagaan Fagaaraha Ummayad ee bartamaha Dimishiq, halkaas oo ay ku yaallaan wasaarada dhowr ah sida, wasaaradda difaaca iyo xarumaha taliska ciidamada. Ra’isulsulwasaaraha Suuriya, Maxamed Gazi Jalali ayaa bayaan uu saakay soo saaray ku sheegay, in xukumadda ay diyaar u tahay in ay si nabad ah xafiisyada dowladada ugu wareejiso mucaaridka, isla markaana uu diyaar u yahay in uu arrintaasi ku caawiyo. Tani ayaa ka dhigan in uu maanta halkaasi ku soo dhamaaday 54 sano oo ay Suuriya soo xakumayeen qoyska reer Asad. Isha: VOA
  13. Wararka imaanaya magaalo madaxda dalka Suuriya ee Dimishiq ayaa sheegay in xoogagga mucaaradka ay la wareegeen xurumaha dowladda iyo garoonka diyaaradaha, islamarkaana aan la garanayn meel uu jaan iyo cirib dhigay Bishaar Al-assad oo taniyo sanadkii 2000-dii xukunka hayay. Dabaaldegyo ayaa ka socda magaalada, saraakiisha ugu sarraysa mucaaradka qaarkoodna waxay ku suganyihiin xarunta Radio-yaha iyo TV-ga dowladda, halkaas oo la filayo inay dadweynaha kala hadli doonaan, islamarkaana shaacin doonaan inay ayagu talada qabsadeen. Xaaladda dalkan ku yaalla bariga dhexe ayay dunidu isha ku wada haysaa, ayadoo la soo afjaray xukunkii adkaa ee ku dhowaad 60 ay kooxda calawiyiinta ah ee laga tirada badanyahay maamulka ku haysteen. Source: goobjoog.com
  14. Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa dhiggeeda dalka Turkiga ayaa iyada oo ka duuleysa qorshaha madaxda dowladda ee ku aaddan tayeynta iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si ay ugu filnaadaan mas’uuliyadda la wareegida amniga dalka, waxay tababar heerkiisu sareeyo magaalada Isparta ee dalka Türkiye ugu soo xirtay Afar Urur oo ka tirsan Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa uga mahad celiyay dowladda Turkiga, garab istaaga hagar la’aaneed ee ay u muujisay dowladda iyo dadka Soomaaliyeed. Ciidamada tababrka loo soo xiray ayaa qeyb ka noqon doona howl-galada xooggan ee ciidamada dowladdu ay wadaan ee ka dhanka ah kooxda Alshabaab iyo difaaca Qarannimada ummadda Soomaaliyeed, iyada oo laga hortagayo cadowga gudaha iyo kan dibadda. Source: goobjoog.com
  15. Sida laga soo xigtay Ilo wareedyo ka ag dhow mucaaradka hubeysan ee dalka Suuriya saraakiisha militariga ee maamulka Bishaar Al-assad ayaa isaga baxay xarunta wasaaradda gaashaandhigga iyo taliska ciidank guud ee magaalada Dimishiq. Mucaaradka Suuriya oo wararku ay xaqiijinayaan inay caasimadda galeen ayaa hadda gacanta ku haya xaafadaha magaalada qaarkood gaar ahaan dhinaca bariga iyo duleedka koonfureed, lamana oga halka uu ku suganyahay madaxweyne Bishaar Al-assad oo muddo 24 sano ah dalkaas gacan bir ah ku maamulayay, Aabbihiisna 30 sano xukunka hayay. Sida degdega ah ee ay mucaaradku dalkoo dhan isugu ballaariyeen ayaa dunidoo dhan ka yaabisay, waxaana muuqada in militarigu aysan wax dagaal ah la gelin xoogaggan hubaysan ee inay xukunka dalka la wareegaan qarka u saaran, ka dib dbowr iyo toban oo halgan adag ay ku jireen. Source: goobjoog.com
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho darajooyin ciidan ugu xirtay saraakiil ka tirsan ciidamada Jubbaland ee ka soo goostay Axmed Madoobe, kuwaas oo go’aansaday inay ku biiraan ciidanka xoogga dalka. Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigtay cutubyo ka tirsan ciidamada Jubbaland oo maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho lagu keenay diyaarado, kadib markii ay tageen deegaanka Raaskambooni oo dowladda u cadeeyeen mowqifkooda. Saraakiisha Ciidamadaas ayaa maanta dalacay darajooyin kala duwan, halka askartii loo sameeyey diiwaan-gelin, mushaar iyo xuquuq kasta oo ay dowladda ka helaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Saraakiisha maanta lagu hor dalacsiiyey ciidankii ay hoggaaminayeen ee Axmed Madoobe ay kala soo goosteen ayaa ugu horeyn u mahad celiyey madaxda dowladda federaalka oo ay sheegeen inay gudeen abaalkooda. Sidoo kale saraakiisha ayaa farriin u dirtay ciidamada weli uu xukumo Axmed Madoobe, waxayna ka digeen in dagaal la geliyo saaxiibadii ay kaga soo tageen Kismaayo iyo deegaano kale oo Axmed Madoobe uu ka taliyo. “Saaxiibadeen waxaan leenahay waxay dowladdu na siisay lambarkii xoogga dalka, waxay na siisay darajooyin, qof kasta oo naga mid ah wixii uu mudnaa ayuu helay, waxaan idinleeyahay saaxiibayaal imaada oo ku soo biira xoogga dalka Soomaaliyeed, dowladdu waa guda balaaran tahay, cid idinka xigta ma jirto,” ayuu yiri mid kamid ah saraakiishii la dalacsiiyey maanta. Sarkaal kale ayaa yiri, “Dhalinyarada joogta Jubbaland waxaan codsanayaa in si xun aan adeegsan, in dowladooda aan lagu dirin ciidankii aan ka soo tagnay, waxaan leeyahay walaalayaal baraaruga.” Korneyl Maslax oo ah sarkaal militeri oo ka socda xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa saraakiisha la dalacsiiyey iyo askartii ka timid Jubbaland u sheegay in aysan laheyn cadow aan aheyn Khawaarijta, isagoo uga mahadceliyey inay garteen in aysan la dagaalamin dowladooda. Hoos ka daawo
  17. The Somali Digital Media Academy (SODMA) has won the Silver Award at the Digitally Fit – East Africa 2024 Awards, held in Nairobi, Kenya. The event brought together over 500 organizations from East African countries, including Somalia, Kenya, Tanzania, Uganda, Rwanda, the Democratic Republic of Congo, and Burundi, to celebrate innovation and advancements in digital technology. Receiving the award on behalf of SODMA, Farhan Hussein Abdi, from the academy’s management, expressed his pride in this remarkable achievement, noting that the award reflects SODMA’s dedication to empowering Somali youth with advanced digital skills. During the event, Kenyan Senator Okiya Andrew Omtatah praised SODMA after reviewing its achievements. He remarked: “What SODMA is doing is a source of pride for all of us. Its role in training Somali youth in digital skills is a shining example of positive change. Its impact goes beyond Somalia, contributing to the growth of the entire region.” He added: “Initiatives like SODMA’s are investments in our shared future, showing how regional institutions can drive meaningful progress.” This recognition is a major milestone for both SODMA and Somalia, highlighting their role in advancing digital skills and creating opportunities for youth across East Africa.
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Xasan Firinbi ayaa raali-gelin siiyay askarigii uu ku dhex feeray kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, waana laga aqbalay, sida ay ogaatay Caasimada Online. Askarigaas oo lagu Xuseen Maxamed Xasan oo ka mid ahaa koox askar ah oo ilaalisa amniga xarunta Golaha Shacabka, waxayna ku soo baxeen gacan-qaad ka dhex bilowday kulankii ugu dambeeyey ee baarlamaanka Askarta ayaa isku aadiyey guddoonka baarlamaanka oo xildhibaano mucaarad ah ay doonayeen inay waxyeelo u geystaan, balse Xildhibaan Xasan Firinbi ayaa qaaday tallaabo uu markii dambe aad uga qowmameeyey. Dalka oo dhan waxaa ku baahay muuqaalka Xildhibaan Xasan Firinbi oo feeraya askari aan sameyneyn wax iska cabin ah oo sharciga dhowraya, waxayna noqotay arrin aad looga carooday oo si weyn loogu dhaleeceeyey xildhibaanka. Intaas waxaa u dheereed Xasan Firinbi in culeys badan uu kala kulmay xukuumadda, maadaama dembi cad uu galay oo lagu maxkamadey karo, xeerkii xasaanadana uu isagu jebiyey. Xildhibaan Xasan Firinbi oo labo dakano qaba, mid uu ka galay qoyska askariga uu feeray iyo mid ay ku heshay xukuumadii uu mucaaradaayey ayaa waayey meel uu Muqdisho kaga noolaado, wuxuuna galay guriga Sheekh Shariif. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa Xasan Firinbi lagu soo rogay xayiraad sababtay inuu Muqdisho ka bixi waayo, waxaana ka ergeeyey oo kiiskaan culus ka xaliyey Sheekh Shariif oo magan-geliyo uu ka raadsaday. Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BFS oo askariga metela iyo Habdhowraha Golaha Shacabka ayaa maanta ka soo muuqday goobtii lagu gaaray xalka oo askariga lagu raali geliyey. Maanta oo Sabti ah ayuu Xasan Firinbi xal u helay arrin uu ka joogi waayey Muqdisho oo dhinac uu uga bixi waayey, maadaama uu ahaa nin dakano galay oo dhiig islaam daadiyey. Xukuumadda ayaa la sheegay in markii hore ay dooneysay in kiiskaan lagu xaliyo sharciga, waxaana ku raacsanaa qoyska iyo xildhibaanada ku metela baarlamaanka, balse Xasan Firinbi oo codsiyo badan dirsaday, isla markaana u cararay guriga Sheekh Shariif oo la ixtiraamo ayaa ugu dambeyntii laga aqbalay raali gelinta.
  19. Kismaayo (Caasimada Online) – Maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta qaaday tallaabo horleh oo la xiriirta xiisadda sii kululaaneyso ee kala dhexeyso dowladda Soomaaliya. Jubbaland oo cabsi ka qabta ciidamada ay dowladda ku daabuleyso deegaanadeeda ayaa maanta adkeysay guud ahaan amniga xeebaha maamulkaasi. Ciidamo dheeraad ah ayaa lagu arkay xeebaha Jubbaland, kuwaas oo aad u adkeeyay amniga, isla markaana bilaabay dhaq-dhaqaaqyo horleh. Muuqaal uu baahiyey Telefishinka Jubbaland ayaa lagu sheegay in la adkeeyay amniga xeebaha, waxaana muuqaalka laga arkayay ciidamo hubeysan oo bannaanka xeebaha fadhiya kuna jira heegan buuxa. “Halyeeyada Ciidanka Dowladda Jubbaland oo sugay amniga Xeebaha” ayaa lagu yiri war kooban iyo muuqaal lagu baahiyay bogga Telefashinka Jubbaland. Ujeedka ugu wayn ayaa ah in ciidamadaasi ay ka hortagaan dhaq-dhaqaaqa ay dowladda ka wado Jubbada Hoose, gaar ahaan ciidamada ay ku daabuleyso gobolkaasi. Xiisadda ayaa kasii dareyso, waxaana labada dhinac ay qaadayaan tallaabooyin dheeraad ah, iyada oo laga cabsi inuu ka dhex-qarxo dagaal toos ah. Si kastaba, lama oga sida ay wax noqon doonaan, waxaana weli dowladd federaalka ay ku adkeysaneysaa in meesha laga saaro Axmed Madoobe oo markii 3-aad dib loo doortay.
  20. Mogadishu (HOL) — Forty-seven Somali migrants rescued from two boats that capsized off the coast of Madagascar arrived safely in Mogadishu on Saturday. Source: Hiiraan Online
  21. AQPppIvhReXb_EpXjMpx12T-8nI_HfQDjbOoS54JKbW1H3hVI7OJalyBU0Kf0UA3ucwan_wuELDHRm2OA9OIxCye Qaran News
  22. Kooxaha hubeysan ee mucaaradka oo sheegay inay “qiyaastii 20 kiilomitir u jiraan albaabka koonfureed ee Dimishiq” Gaashaanle Dhexe Hassan Abdul Ghani oo ka tirsan waaxda hawlgallada milatari ee kooxaha mucaaradka ayaa maanta barta Telegram kaga dhawaaqay “Ciidamadu hadda waxay wax ka yar 20 Kiilomitir u jiraan albaabka koonfureed ee caasimadda Dimishiq.” Abdul Ghani ayaa ku yiri barta Telegram: “Ciidankeena ayaa gudaha u galay magaalada Al-Sanamayn oo dhanka waqooyi ka xigta magaalada Darca, waxaana ay ku dhawaaqeen in ay xoreeyeen. Taas oo macneheedu yahay, waxaan wax ka yar 20 kiilomitir u jirnaa albaabka koonfureed ee caasimadda Dimishiq.” Waaxda Hawlgallada ayaa sidoo kale ku dhawaaqday iyada oo la raacayo warka ay ku baahiyeen barta Telegram “xoreynta Gobolka Quneitra ee koonfur-galbeed ee Suuriya.” Qaran News
  23. https://qarannews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQNbM8R7LUmZHY1Hcqk_aqi6TJJpsAV0TB0Rg8OtswahqLzDlEY9Vv0G20sdeSbGkp1HOQwNnzk4KbR7eE0NanQE.mp4 Qaran News
  24. The newly built SSCK Khatumo Parliament in Laascaanood. Laascaanood (PP News Desk) —Laascaanood, the administrative capital of Sool and the seat of the Sool, Sanaag, Cayn and Khatumo interim administration (SSCK) is recovering from a seven-month-long conflict during which Somaliland administration forces laid siege to the city. Some of those who endured the daily shelling of Laascaanood by secessionist forces now share stories of heroism and survival. “I was just 15 metres from the spot where Amiir Digaale was killed by a howitzer shell,” said Adan, a young man who now works for the Laascaanood Municipality. Not far from Gooladda (the roundabout) in Laascaanood, the Puntland Post correspondent saw a soldier searching a car whose driver was carrying a weapon in violation of the policy barring civilians from bearing arms. The driver obliged and handed over the gun to a group of soldiers from Ciidanka Xasilinta (the Stabilising Force), which was established after the storming of Goojacadde Barracks in August 2023. Public patience for locals who disregard rules and policies designed to transform Laascaanood into a city governed by the rule of law is wearing thin. Economic growth is becoming evident in Laascaanood, thanks in part to a two-pronged investment strategy by the SSCK diaspora. They not only fund the interim administration but also invest in business ventures in the city. “The difference between an administration formed by the people of Laascaanood and one imposed on them by a few local foot soldiers paid by the secessionist administration is clear to everyone here,” a businesswoman from East Laascaanood told Puntland Post. One of the supermarkets opened in Laascaanood after the conflict. The SSCK Finance Ministry has devised a mechanism to collect tax revenues from various sectors, with the goal of reducing reliance on diaspora contributions. SSCK interim administration has not officially published any budget subsidies from either the Federal Government of Somalia or Puntland State of Somalia. It remains unclear whether the SSCK interim administration declined to accept its share of funds that the Federal Government wired to Puntland State, or whether the Garowe-based administration refused to allocate a portion of those funds to SSCK—an administration that, under the federal system, remains officially part of Puntland State of Somalia. Last month, SSCK Finance Minister Abdiqani Hirad told Somali National Television, “We receive subsidy from the Federal Government of Somalia.” The lessons from Laascaanood’s post-conflict economic recovery lie in the confidence people have in the political order and institutions their leaders have established. This confidence, in turn, boosts investor trust, creating what Mohamud, a member of Laascaanood City Council, described as “a virtuous circle.” © Puntland Post, 2024 The post Public Confidence Boosts Post-Conflict Recovery in Laascaanood appeared first on Puntland Post.