-
Content Count
211,074 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
President Mohamud: “Between Somalia and Ethiopia, there is a long history predominantly characterised by hostility.“ Mogadishu (PP News Desk) — The President of the Federal Republic of Somalia Hassan Sheikh Mohamud today stated that Ethiopia should not retain the privilege of hosting the headquarters of the African Union while Addis Ababa violates the Charter of the organisation. “Between Somalia and Ethiopia, there is a long history predominantly characterised by hostility. Somalia had expected a new chapter of cooperation to emerge, but Ethiopia’s actions have undermined the progress made by taking steps to violate the political and territorial unity of the Federal Republic of Somalia,” President Mohamud told the bicameral legislature. In January 2024, the Prime Minister of Ethiopia, Abiy Ahmed, signed a maritime Memorandum of Understanding with the President of the secessionist administration in Northern Somalia. President Mohamud accused Ethiopia of attempting to annex a territory of the Federal Republic of Somalia. “The [British] colonial administration allowed Ethiopia to annex Somali territories, and yet Ethiopia now wants to annex territory belonging to [an independent] Somalia,” he added. Ethiopia hosts the headquarters of the African Union. In January 2024, the Prime Minister of Ethiopia, Abiy Ahmed, signed a maritime Memorandum of Understanding with the President of the secessionist Somaliland administration Muse Bihi Abdi to set up a naval base in the Awdal region on a fifty-year lease. This maritime MoU was preceded by a defence pact signed by the Somali Defence Minister with his counterpart in Addis Ababa in December 2023. © Puntland Post, 2024 The post Somalia President: “Ethiopia can no longer host the African Union HQ” appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa mucaaradka oo qaylo dhaan afka furtay ayaa ka horyimid tallaabadii uu maanta qaaday madaxweynaha Soomaaliya, kadib codsi uunu gudbiyay labada Gole. Madaxweynaha ayaa ka codsaday xildhibaannada inay kalfadhiggooda ku daraan hal bil oo dheeraad ah, isla markaana fasaxooda ugu hiilayaan dalka iyo dadka, maadaama ay taallo shaqo adag, lagana sugayo inay go’aan ka gaaran heshiiska la gaaray. “Waxaab ka codsanayaa baarlamaanka in shacabka Soomaaliyeed ay siiyaan fursadda doorasho xor ah, iyadoo loo marayo ansixinta sharciyada lagama maarmaanka u ah, Waxaa Baarlamaanka ka codsanayaa in xilliga fasaxa bil ka mid ah inay dib u dhigtaan, si dalka looga hirgeliyo shuruucdii lagu hoggaamin lahaa ee doorasho qof iyo cod ah ay u dhaqan gasho” ayuu mar kale yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Intaasi kadib waxaa codsiga madaxweynaha dood ka yeeshay xildhibaanada baarlamaanka oo ugu dambeyn aqbalay in bisha ugu horreeya fasaxooda ay sii shaqeeyaan, laakiin waxaa jirtay buuq hareeyay kulanka oo sameeyeen xildhibaannada kasoo horjeedo baarlamaanka. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xubnaha ku kacsan dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xubnaha golaha wasiirada ee ku jira baarlamaanka ay fuliyeen dan uu sheegay inay ka lahaayeen codsiga madaxweynaha. “Dadka guul-wadeynaayay oo sacbinaayay waxaa lasoo siiyay wasiirro niic ah, danahooda ayay fiirsanaayeen” ayuu yiri xildhibaan Daahir Amiin Jeesow. Waxaa kale oo uu yiri “Danaha shacabka Soomaaliyeed xildhibaannada u doodayay waxaa dhegaha ka fureystay Aadan Madoobe, waxayna arrintaas dhibaato u keeni doontaa baarlamaanka” Dhankiisa Xildhibaan Yuusuf Gamaa’diid oo ka tirsan xisbiga Himilo Qaran ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa isaguna ka biyo diiday qorshaha Villa Soomaaliya, wuxuuna sheegay in xilligan aysan Soomaaliya ka dhici karin doorashooyin qof iyo cod ah. “Waaqaca ayaa diiday mana hir galidoonto doorasho Qof iyo Cod ah,Hortiis jiraa waayay” Xildhibaan Yuusuf Gamaa’diid. Arrimahan ayaa kusoo aadayo, iyada oo khilaaf siyaasadeed oo horleh uu ka dhashay go’aannada kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka, waxaana ka horyimid Puntland Jubbaland iyo Mucaaradka. The post Xildhibaanada mucaaradka oo qaylo dhaan kasoo saaray arrintii maanta ee BF appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta oo Sabti ah hortegay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad u jeediyay Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka codsaday in ay mudda bil ah dib u dhigaan Fasaxa Baarlamaanka, si ay u ansixiyaan Shuruucda iyo Xeerarka ku saabsan doorashooyinka qof iyo cod ee dalka. “Waxaan ka codsanayaa Baarlamaanka in shacabka Soomaaliyeed ay sooyaan fursada doorasho xor ah, iyadoo loo marayo ansixinta sharciyada lagama maarmaanka u ah, Waxaa Baarlamaanka ka codsanayaa in xilliga fasaxa bil ka mid ah inay dib u dhigtaan, si dalka looga hirgeliyo shuruucdii lagu hoggaamin lahaa ee doorasho qof iyo cod ah ay u dhaqan gasho” ayuu yiri Xasan Sheekh. Intaasi kadib, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Codsiga Madaxweynaha ee ku aaddan in ay mudda bil ah dib u dhigaan Fasaxooda, si ay u ansixiyaan Xeerarka doorashooyinka qof iyo cod ee Madaxtooyadu doonayso in dalka laga qabto. PUNTLAND POST The post Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Codsi uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cali Dige oo qoraal soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilka uu ka hayay ee Villa Soomaaliya, wuxuuna soo saaray warbixin dheer. Mr. Dige ayaa qoraalkiisa ku caddeeyay inuu maanta ka tegay shaqada, isaga oo u mahadceliyay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud “Maanta oo ay taariikhdu tahay 2’da Nofeembar 2024 waxa aan halkan ku soo gudbinayaa warqadda shaqo ka tegista xilka Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Qaranka (Villa Soomaaliya) aniga oo Madaxwaynaha JFS uga mahad celinaya fursaddii uu ii siiyay in aan la shaqeeyo laba xilli oo xasaasi ahaa” ayuu ku yiri warqadda is-casilaadda. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in muddada uu joogay xafiiska uu hirgeliyay olole warbaahin oo door wayn ka qaatay dib u doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh. “Waxaa xusid mudan in aan hirgeliyay olole warbaahin oo miradhalay, kaas oo madaxweyne hore loo soo tijaabiyay uu markii ugu horreysay taariikhda Soomaaliya ku guuleystay tartanka madaxtinimada muddo xileed labaad” ayuu mar kale ku yiri Mr. Dige. Agaasimaha is-casilay ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in muddada uu joogay xafiiska uu ka shaqeeyay xoojinta xiriirka ka dhexeeyay madaxweynaha iyo shacabka. Waxaa kale oo uu yiri ““Sida hagar la’aanta ah ee Madaxweynaha Qaranku uga shaqeynayo hirgalinta qorsheyaasha qaran, waxaa barbar yaalla hab-dhaqanka madaxda iyo shaqsiyaadka qaar oo ku dhisan dano gaar ah, inta badan wararka taban ee bulshada iyo dowladda kala fogeeya waa kuwo ay abuureen ama ay sababeen shaqsiyaadkaas. Arrimahan ayaa daboola guulaha waaweyn ee la gaaray”. Sida ogaatay Caasimada Online, sababta ka dambeysa is-casilaada Cabdulqaadir Cali Dige ayaa la xiriirta khilaaf muddo soo huursanaa oo ka dhexeey isaga iyo Cabdiraxmaan Xudeyf oo ah afhayeenka cusub ee madaxweynaha, kaas oo lasoo magacaabay bilooyin ka hor. Khilaafka labada nin ayaa si weyn loo dareensanaa, wuxuuna gaaray heer bogga Villa Soomaaliya aan lagu baahin shirarka jaraa’id ee uu qabto afhayeenka, wuxuuna taasi bedddalkeeda adeegsanayay warbaahinta dowladda iyo midda madaxa banaan. Si kastaba, arrinta ayaa hadda u muuqata inay dhinac u dhacday, maadaama uu gabi ahaan shaqadii isaga tegay agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Soomaaliya. Hoos ka akhriso:- The post Agaasimihii warfaafinta Villa Soomaaliya oo is-casilay + Sababta appeared first on Caasimada Online.
-
Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA),ayaa ugu baaqay warbaahinta online-ka inay muujiyaan xil-kasnimo iyo waddaniyad, kana fogaadaan wararka been abuurka ah iyo kuwa bulshada kala geynaya xilligan xasaasiga ah ee lagu jiro ololaha doorashada Madaxtooyada iyo ta Ururrada siyaasadda ee lagu wado inay dalka Jamhuuriyadda Somaliland ka qabsoonto 13-ka November 2024. Waxa kaloo Ururka SOMA ku guubaabiyay inay taxadir sameeyaan muddada la sugayo natiijada doorashooyinka oo aanay baahin warar aan sugnayn oo aan ka soo bixin isha sharciga ah ee Komishanka doorashooyinka Qaranka. Sidaasna waxa Guddoomiyaha Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA), Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale) ku sheegay bayaan uu soo saaray maanta, waxaanu u dhignaa sidan:- Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA),waxa uu uga baaqayaa Suxufiyiinta ka hawlgala hay’adaha Warbashinta Online-ka gudo iyo dibad-ba inay dhowraan anshaxa Saxaafada (Ethics of Journalism), isla markaana baahiyaan warar sugan oo leh ilo wareedyo lagu kal-soonaan karo xiligan xasaasiga ah ee lagu jiro ololaha doorashada iyo marka la dhiibto codka-ba, islamarkaana iska ilaaliyaan baahinta wararka been abuurka ah ee keeni kara jaahwareerka iyo khalkhalka amni. Ururku wuxuu u soo jeedinayaa suxufiyiinta Somaliland in aanay ku dhex milmin ololaha Doorashooyinka isku sidkan ee Madaxtooyada iyo ururrada siyaasadda oo dhex u ahaadaan dhinacyada tartamaya. 3- Ururku waxa kale oo uga digayaa Warbaahinta Online-ka Somaliland ee SOMA in aanay buunbuunin wararka dacaayada ah ee cadowga Somaliland isku dayayaan inay shaki iyo mugdi ku geliyaan aragtida gooni isu taaga Jamhuuriyadda Somaliland ee ay aaminsan yihiin dhammaan Madaxda iyo Siyaasiyiinta Somaliland, Muxaafad iyo Mucaarid-ba. kuwaas oo ilaa maanta la asqaysan masayrkii ay ka qaadeen heshiiskii is-afgarad (MoU)-ga ee dhex maray labada dowladood ee Somaliland iyo Itoobiya horaantii sannadkan 2024. Ururka SOMA wuxuu cod dheer ugu sheegayaa Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland in isha sharciga ah ee natiijada doorashada laga qaadanayaa ay tahay Komishanka doorashooyinka,isla markaana aan la qaadan wararka ku tiri ku teenka ah ee nashuushadeyn kara natiijada doorashooyinka. Waxana habboon in laga fogaado dhawaaqyada iyo malo-awaalka ka soo yeedhi kara dad aan xil kas ahayn; ama qaar cadowga dalku uu ku doonayo inay fidmo kaga abuuraan Jamhuuriyadda Somaliland. Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA),waxa ku midoobay suxufiyiinta xirfadleyaasha ah ee ka socda mareegaha (Website’s),Youtube-yada, iyo Bogagga Facebook-ga ee ay maamulaan suxufiyiinta sida weyn loo aqoonsan-yahay ee ka hawlgala Somaliland, isla markaana yaqiinsan doorka warbaahinta Online-ku kaga jiraan geedi socodka dimuqraadiyadda, dhismaha, iyo iib-geynta qaddiyada Somaliland,isla markaana hay’addaha Warbaahinta Online-ka ahi yihiin tix-raaca ugu muhiimsan ee duniddu ka daalacato dhacdooyinka maalinlaha ah ee ka dhaca Somaliland. Sidaa awgeed,waxaan ku boorinaynaa Weriyayaasha ka hawlgala hay’addaha warbaahinta Online-ka Somaliland gudo iyo dibad-ba inay garwaaqsadaan in waxyaabaha ay baahinayaan inay qeyb ka noqon doonaan taariikhda beri iyo weliba heerka ay ka soo qaateen dhismaha qaranka Somaliland. Source
-
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay codsiga Madaxweynaha, kaas oo ku saabsan in muddo bil ah dib loo dhigo fasaxa Baarlamaanka. Tani waxay ka mid tahay dadaallada lagu xaqiijinayo in dalka lagu sameeyo doorasho qof iyo cod ah, iyadoo la doonayo in la ansixiyo shuruuc muhiim ah oo nidaamka doorashada ka dhigi kara mid hufan. Madaxweynaha Soomaaliya, oo khudbad u jeediyay Baarlamaanka, ayaa si cad u sheegay in dib u dhigidda fasaxa Baarlamaanka ay lagama maarmaan tahay si loo helo sharciyada ku habboon ee doorashooyinka. Waxuu xusay in waqtiga la heli karo uu muhiim u yahay in la dhameystiro sharciyada lagu dhaqmi doono, isla markaana lagu hubin doono in doorashooyinka ay ku dhacaan si cadaalad ah oo loo dhan yahay. Xildhibaanada, ayaa inta badan taageersan codsiga Madaxweynaha, iyagoo u arka in arrimahan muhiim ay tahay in laga shaqeeyo si loo xaqiijiyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka. Tani waxay ka dhigan tahay in Soomaaliya ay ka shaqaynayso dhisidda nidaam doorasho oo cadaalad ah, kaas oo loo baahan yahay si loo xoojiyo dimuqraadiyadda iyo in shacabka Soomaaliyeed ay helaan fursado siman oo ay ku codsadaan. Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortegay labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalab culus u gudbiyay baarlamaanka, maadaama dalka uu ku jiro xaalad cakiran oo adag. Ugu horreyn madaxweynaha ayaa labada Aqal la wadaagay go’aannadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka, gaar ahaan arrinta doorashooyinka qof iyo cod ah. “Dastuuri ma ah doorashada dadban, dimuquraadigana ka fog” ayuu khudbadiisa ku yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Isaga oo sharraxaad ka bixinayay sida ay ku suurageli karto doorasho toos ah ayaa madaxweynuhu wuxuu qiray in dalka oo dhan aysan ka dhici karin xilligan, balse ay u qaadayaan tallaabadii u horreysay, si dadweynaha inta heli karto fursadda ay u codeeyaan. “Ma rajeyneyno in 20-ka milyan ee Soomaalida ah ay codeyso safarkan hadda nasoo hayo, laakiin safarka kun kiilo-mitir loo aadayo wuxuu ka bilowdaa tallaab, tallaabtii ugu horreysay ee doorasho qof iyo cod ah 55 sano kadib wa daw inaan qabano” ayuu raaciyay. Intaas kadib madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalab xasaasi ah u gudbiyay xildhibaannada labada gole, wuxuuna ka codsaday inay kalfadhiggooda ku daraan hal bil oo dheeraad ah, isla markaana fasaxooda ugu hiilayaan dalka iyo dadka, maadaama ay taallo shaqo adag, lagana sugayo inay go’aan ka gaaran heshiiska la gaaray. “Waxaab ka codsanayaa Baarlamaanka in shacabka Soomaaliyeed ay siiyaan fursadda doorasho xor ah, iyadoo loo marayo ansixinta sharciyada lagama maarmaanka u ah, Waxaa Baarlamaanka ka codsanayaa in xilliga fasaxa bil ka mid ah inay dib u dhigtaan, si dalka looga hirgeliyo shuruucdii lagu hoggaamin lahaa ee doorasho qof iyo cod ah ay u dhaqan gasho” ayuu mar kale yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Sidoo kale waxaa codsiga madaxweynaha dood ka yeeshay xildhibaanada baarlamaanka oo ugu dambeyn aqbalay in bisha ugu horreeya fasaxooda ay sii shaqeeyaan. Si kastaba, tallaabada uu qaaday maanta madaxweynaha ayaa kusoo aadayo, iyada oo khilaaf siyaasadeed oo horleh uu ka dhashay go’aannada kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka, waxaana ka horyimid Puntland Jubbaland iyo Mucaaradka. The post Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gudbiyay dalab culus iyo BF oo aqbalay appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay baarlamaanka Soomaaliya ayaa cambaareeyay habdhaqanka dowladda Itoobiya, isagoo sheegay in Itoobiya ay ku xadgudubtay xeerarka iyo hab-maamuuska Midowga Afrika. Waxaa uu sheegay in Itoobiya aysan isku heli karin inay xarun u noqoto Midowga Afrika, isla markaana ay xadgudubyo ku kacdo. Xasan Sheekh ayaa sidoo kale tilmaamay in Soomaaliya aysan aqbali doonin in dowladda Itoobiya ay ku takri-fasho sharciga Midowga Afrika, waxaana uu ugu baaqay madaxda kale ee Afrika inay arrintan ka fiirsadaan si ay u hubiyaan in xarunta ururka loo maamulo si siman. “Itoobiya iskuma heli karto inay ahaato Xarunta Midowga Afrika iyo inay ku tumato Cahdiga Midowga Afrika”. ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha ayaa hadda khudbad u jeedinaya Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya. Source: goobjoog.com
-
Xaafadda Soona Key ee degmada Hodan, gobolka Banaadir, waxaa ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda. Dagaalkan ayaa ka dhashay khilaaf ku saabsan lahaanshaha dhulka halkaasi ku yaal. Ciidamo ku kala aragti duwan dhulka ayaa ku hardamaya, iyadoo dhinacyadii arrintaasi isku hayay ay fariisimo ka samaysteen xaafadda Soona Key. Dadka shacabka ah ee ku noolaa xaafaddaasi ayaa si degdeg ah u barakacay, iyaga oo ka baqaya halista dagaalka sii kordhaya. Waxaa la soo sheegayaa in dagaalku uusan wali xasilooneyn, isla markaana wali la maqlayo rasaas ka socota xaafadda. Dhinaca kale, xaafadda Ex-Kontarool Afgooye ayaa iyana xaalad adag ka taagan tahay, iyadoo ciidamo kale ay halkaasi ka wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo kale. Ex-Kontarool Afgooye waa goob kale oo inta badan lagu muransan yahay dhulkeeda, waxaana halkaasi ka jira xiisad aan wali la xallin. Inta la xaqiijiyay, hal qof ayaa ku dhintay dagaalka, iyadoo tiro intaasi ka badan ay ku dhaawacmeen. Dhaawacyada qaarkood ayaa la geeyay isbitaaladda. Muranka iyo isqabqabsiga dhulka ayaa ah mid muddo dheer ka taagnaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadaha ay ku badan yihiin dhulalka la isku haysto. Dowladda Soomaaliya ayaa horey u ballanqaaday in ay wax ka qaban doonto khilaafaadka dhulka, hase yeeshee weli xal waara looma helin. Source: goobjoog.com
-
Xukuumadda Puntland ayaa markii u horreeyay ka hadashay colaadda ka taagan degaanka Qorilugud oo ka tirsan gobolka Togdheer. Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda dowladda Puntland Shaakir Maxamed Guuleed oo ka soo jeeda degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa si adag uga hadlay dagaalkii shalay ka dhacay nawaaxiga degaanka Qorilugud. Wasiir Shaakir ayaa sidoo kale u jawaabay guddoomiyaha xisbiga Waddani ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo xalay ciidamada SSC ku eedeeyay dagaalkii Qorilugud islamarkaana sheegay in ay iska difaacayaan Khaatumo “Shalay waxay ahayd dhulku ma guuro ee dadka guura ee guura. Waa ilaahay mahadii in maanta xirsi gaab leeyahay waan is difaacaynaa wiilkii qooqa iyo kibirka looga taag wayey 2011 kii dagaalki kalshaale.” “Nabadina waxay imaan marka aan sida Koran dhufaana xabsiga laascanood lagugu seeteeyo sida adeerka ( faysal bootaan)” ayuu yiri Wasiir Shaakir Maxamed Guuleed. PUNTLAND POST The post Puntland oo markii u horraysay ka hadashay dagaalkii ka dhacay nawaaxiga degaanka Qorilugud appeared first on Puntland Post.
-
Gen. Mohamed Abshir (left) and Tom Farer (right). Tom Farer recalls his time in Mogadishu as a legal assistant and his friendship with Mohamed Abshir, who served as the commander of the Somali police before being ousted in the 1969 coup. In early September 1963, I found myself stepping off a plane onto the hot tarmac of Mogadishu’s airport. It was a quiet and barren place—just a strip of runway stretching between low dunes, with only a passing camel to bear witness. The rusted steps I descended seemed to belong to a forgotten world. Waiting for me at the bottom was Mariluisa Bonani, a striking figure who worked for the ministry of foreign affairs. She had been sent to meet me, guide me through customs, and take me to my new residence at the Hotel Juba. In those first moments, the city struck me as modest and unassuming, much like the hotel room I would call home for the foreseeable future. I had arrived in Somalia with an invitation to serve as a legal advisor to foreign ministry. The letter, signed by the foreign minister, was a formality, but the reality of my arrival was more complex. I had left behind a promising career in Washington, where I had been working under Robert McNamara at the Department of defense. However, the pull of Africa—the dream of assisting in the formation of newly independent governments—proved too strong. Somalia, barely three years into its independence, was a nation in need of legal expertise, particularly in reconciling the dual colonial legacies that defined its legal system. Photo: A group of Somali National Police officers attending a law course led by Tom Farer in Mogadishu, 1964. Somalia’s legal structure was a product of its fractured colonial past. In the north, British Somaliland had operated under a mixed system between xeer (local customary law) and British common law, while the south had been governed by Italian civil law, heavily influenced by Mussolini’s fascist government. When the two regions merged upon independence in 1960, the challenge of integrating these divergent legal systems fell to the new government. Paolo Contini, a UN lawyer, had been working tirelessly in Mogadishu for the past few years, assisting the Somali government with this daunting task. He was now preparing to leave, and I had been brought in to help bridge the gap his departure would create. “In the north, British Somaliland had operated under a mixed system between xeer (local customary law) and British common law, while the south had been governed by Italian civil law, heavily influenced by Mussolini’s fascist government. When the two regions merged upon independence in 1960, the challenge of integrating these divergent legal systems fell to the new government. From the moment I arrived, I was eager to begin. I was motivated not just by a sense of duty but by the idealism that had driven me to leave a secure and significant position in Washington. I wanted to contribute to something greater, to help Somalia build a legal system that would support its growth as an independent nation. However, I quickly discovered that my enthusiasm was not shared by everyone in the government. At a small dinner party hosted by Contini on my first evening in Mogadishu, the deputy foreign minister informed me that while he had indeed offered me the position, my contract had not yet been approved by the prime minister. “It will be done eventually,” he said, “but the prime minister is very busy these days.” There was no apology, nor any indication of when I might begin work. It was my first taste of Somalia’s unpredictable bureaucracy. Despite this initial setback, I remained hopeful. I had come to Somalia to assist in the development of its legal system, particularly in the areas of international law and foreign policy. The country’s legal framework was still in its infancy, and there was much to be done. Somalia, like many newly independent African nations, faced immense challenges. One of the most pressing issues was its territorial disputes with neighbouring Ethiopia and Kenya. The borders drawn by colonial powers had little regard for the realities on the ground, and the Somali government was determined to reclaim territories inhabited by ethnic Somalis, even if it meant severing diplomatic ties with the British who wanted to maintain the status quo they’d left. This legal quagmire was emblematic of the difficulties Somalia faced in asserting its sovereignty. In the months that followed, I worked closely with Contini, helping to draft legal documents for Somalia’s submissions to the Organisation of African Unity (OAU). These documents were crucial in shaping Somalia’s foreign policy and asserting its claims over disputed territories. Drafting treaties, especially those aimed at resolving territorial disputes, required a delicate balance. On the one hand, Somalia needed to assert its rights under international law; on the other, it had to avoid alienating potential allies in Africa, many of whom were wary of reopening old colonial wounds by redrawing borders. While the work was fulfilling, it was evident that Somalia’s legal system remained heavily dependent on foreign expertise. Italian and British lawyers staffed the judiciary, and much of the legal code was still a patchwork of colonial laws. The penal code, for instance, was almost an exact replica of the Italian code, complete with remnants of fascist legal philosophy. This legal dualism posed a significant challenge to the development of a unified Somali legal identity. The judiciary was divided along regional lines, with judges in the north adhering to British common law, while those in the south followed Italian civil law. Integrating these two systems would take years, if not decades, to achieve. “This legal dualism posed a significant challenge to the development of a unified Somali legal identity. During this period, I was introduced to General Mohamed Abshir Muse, the head of the Somali National Police. He was widely respected for his integrity and leadership, and under his guidance, the police force was one of the few government institutions that operated efficiently and without corruption. It was through Abshir that I became involved in another crucial aspect of Somalia’s legal development: the training of police officers in the new criminal procedure code. The criminal procedure code, like much of Somalia’s legal system, was caught between two worlds. The penal code was based on the Italian model, while the new criminal procedure code drew heavily from Anglo-American legal traditions. The task of teaching this new code fell to me, alongside a former British colonial policeman named George Vivash. At the Police Academy in Mogadishu, we began training officers from across the country. Some spoke English, others Italian, and many spoke only Somali. This linguistic diversity reflected the broader challenges facing Somalia’s legal system. My classes at the academy were challenging but rewarding. Many of the officers had little formal education, yet they brought with them a wealth of practical experience. One officer, a sergeant who had served in remote bush posts, confided that he was worried about failing the course. He had never received much formal schooling, and his English was limited. Yet, it was evident that he grasped the essence of policing better than many of his more educated peers. I reassured him that the exam would be oral, focusing on practical knowledge rather than abstract legal theory. In the end, he passed with flying colours, a testament to the resilience and determination of Somalia’s police force. As the weeks went by, I became more integrated into the daily workings of the police force. Abshir and I developed a close working relationship, and he eventually asked me to serve as his special assistant. This new role provided greater insight into the challenges facing Somalia’s law enforcement system. The police were responsible not only for maintaining law and order in Mogadishu but also for patrolling the country’s vast and often inhospitable countryside. Abshir was committed to professionalising the force, and he welcomed my suggestions for improving training and operations. “Abshir and I developed a close working relationship, and he eventually asked me to serve as his special assistant. This new role provided greater insight into the challenges facing Somalia’s law enforcement system. One of my key contributions was introducing self-defence training for the police. Drawing on my own experience in judo and karate, I began teaching a small group of officers the fundamentals of unarmed combat. Abshir recognised the value of this training, not only for its practical benefits but also for the discipline and confidence it instilled in the officers. After six months, we held a demonstration for Abshir and other high-ranking officials. The programme’s success led to its integration into the academy’s curriculum. Beyond self-defence, I also proposed that the police take a more active role in organising sports competitions for Somali youth. Many young people in towns and villages had little to occupy them outside of religious instruction, and I believed that organised sports could help foster a sense of community and discipline. Abshir agreed, and soon police posts across the country were hosting football and volleyball tournaments. It was a small but meaningful contribution to Somalia’s social fabric. Throughout my time in Somalia, I was struck by the complexity of the legal and political challenges the country faced. The legacy of colonialism cast a long shadow over every aspect of Somali life, from the legal system to the economy. The law, in particular, was still in the process of being shaped and redefined. While the colonial codes were functional, they were not entirely suited to the needs of an independent African state. The judiciary was underdeveloped, and the legal profession remained in its infancy. Most significantly, Somalia’s legal system lacked the indigenous expertise necessary for it to stand independently. Despite these challenges, there was hope. The dedication of people like Abshir, Contini, and the police officers I trained demonstrated that Somalia had the potential to develop a legal system reflecting its own values and needs. It would not happen overnight, but the foundations were being laid. As my time in Somalia drew to a close, I looked back on my experience with a mixture of pride and frustration. I had come to help build a legal system in a country still finding its footing, and while I had made some modest contributions, the task ahead remained immense. The law, like the country itself, was in transition—struggling to reconcile the legacies of colonialism with the realities of independence. Yet, in individuals like General Abshir Muse, I saw the potential for Somalia to forge its own path and build a future founded on justice, integrity, and the rule of law. “I looked back on my experience with a mixture of pride and frustration. I had come to help build a legal system in a country still finding its footing, and while I had made some modest contributions, the task ahead remained immense. As we worked together, Abshir and I often discussed the significance of democratic governance and ethical leadership. Abshir had a profound belief in democratic principles and viewed Somalia’s independence as an opportunity to establish a government founded on justice and accountability. In our conversations, he would emphasise the importance of elections and the rule of law in maintaining social harmony. It was his commitment to these ideals that later brought him into conflict with General Siad Barre, who seized power in 1969 with Soviet support. Barre’s authoritarian regime was a betrayal of everything Abshir had aspired to for Somalia. When Abshir refused to endorse the new dictatorship, he was imprisoned in solitary confinement for nearly a decade. Although briefly released as a political gesture, he was soon re-arrested after reaffirming his opposition to the regime. Even after Barre’s fall, Abshir continued to work towards a peaceful Somalia. When I returned to Mogadishu as a UN adviser in the early 1990s, I learnt that Abshir was helping to mediate between warring clans in Puntland, his native region. He became instrumental in efforts to establish a decentralised government, one that respected traditional clan structures while fostering national unity. In many ways, he embodied the very values we had discussed so many years earlier. Reflecting on our friendship, I am struck by Abshir’s resilience and moral clarity. His life was a testament to the power of principled leadership, and his dedication to justice and accountability shaped Somalia in ways that continue to resonate. Though he eventually moved to the United States in his later years, where he passed away in 2017, his legacy endures. For me, he will always represent the hope that Somalia, despite its challenges, can build a future grounded in justice, dignity, and the rule of law. Source: https://www.geeska.com/en The post Tom Farer: an American in 60s Mogadishu appeared first on Puntland Post.
-
Dowladaha Soomaaliya iyo finland ayaa ka wada-hadlay xoojinta xariirka iyo iskaashiga ka dhexeeya iyo xaaladda gobolka geeska Afrika, gaar ahaan xadgudubka Itoobiya ay ku hayso midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya. Wada-hadalka labada dhinac ayaa yimid ka dib markii Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay Suldaan Saciid Axmed oo Dowladda Finland u qaabilsan Arrimaha Geeska Afrika. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa Ergayga la wadaagay mowqifka cad ee Soomaaliya ee ku aaddan xaaladda gobolka iyo xiisadda Muqdisho iyo Addis ababa. Dhankiisa Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arirmaha Geeska Afrika mudane Suldaan Saciid Axmed ayaa madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud gudoonsiiyey dhambaal uu ka waday Madaxweynaha Dalka Finland. Source: goobjoog.com
-
Exposure to the European Union (EU) naval task force in the western Indian Ocean by way of joint exercises saw the Kenya Navy and Coast Guard further improve maritime security. Source: Hiiraan Online
-
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaalkii shalay nawaaxiga degaanka Qorilugud ku dhexmaray Ciidamada SSC-khaatumo iyo kuwa Somaliland. Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku baaqday in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo colaaddaasi ka taagan inta u dhexaysa Shangeed iyo Galgal oo u dhaw degaanka Qorilugud. Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale ugu baaqday odayaasha dhaqanka labada dhinac in ay isu taagaan joojinta Colaadda ka aloosan degaannadaasi ku dhaw degaanka Qorilugud. Dhinaca kale wararka ayaa sheegaya in ay saaka deggan tahay xaaladdii degaannadiii shalay lagu dagaallamay ee Shangeed iyo Galgal inkastoo ay weli is hor fadhiyaan labadii ciidan ee dagaallamay. Halkan ka akhriso baaqa nabadeed ee dowladda Soomaaliya PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo baaq nabadeed ka soo saartay colaadda ka taagan degaanka Qorilugud ee Gobolka Togdheer appeared first on Puntland Post.
-
Kenya's President William Ruto hands over the Kenyan constitution to Deputy President Kithure Kindiki after he took the oath of office during his swearing-in ceremony, Nov. 1, 2024. Source: Hiiraan Online
-
As the dispute between Somalia and Ethiopia over sea access escalates, Ethiopia's prime minister on Thursday said his country was seeking access to the Red Sea "through peaceful means." Source: Hiiraan Online