Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ciidamada Somaliland ee fadhiya Gooja-cadde ayaa madaafiic xooggan bilaabay saacaddan oo lagu jiro salaadda subax. Madaafiicda ay ridayaan ciidamada Somaliland oo laga maqlayo masaafo durugsan ayaa u dhacaysa jihooyin kala duwan. Madaafiicda qaarkood ayay u ridayaan dhinaca magaalada Laascaanood inkastoo aysan weli caddayn haddii khasaaraha ka dhashay. Ciidamada degaanka ee SSC-Khaatumo oo jawaab ka bixiyay madaafiicdaas ayaa hubka culus ku garaacaya dhanka Taliska Gooja-cadde. PUNTLAND POST The post Ciidamada Somaliland oo hadda madaafiic xooggan ku bilaabay Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta dood ka yeeshay mooshinka muddo kordhinta madaxweynaha iyo labada aqal ee baarlamaanka oo la hor geeyey golaha. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah oo si weyna loo sugayey ayaa waxaa dooddo kala duwan ka dhiibtay qaar kamid ah xildhibaanada golaha shacabka, waxayna u babaayeen kuwo diiday muddo kororsiga. Xildhibaano ka tirsan xisbiga madaxweynaha iyo kuwo la shaqeeya oo saaxiib la ah madaxda dowladda federaalka ayaa qeyb ka ah xubnaha sida adag u diiday in lagu dhaqaaqo muddo kororsi. Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo ka mid ah garbaha Madaxweyne Xasan Sheekh, xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo madaxweynaha wakiil uga ah arrimaha bini’aadanimada iyo xubno kale oo muhiim ah ayaa maanta si cad u diiday in baarlamaanka iyo madaxtooyada loo sameeyo muddo kordhin hal sano ah. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo jeediyay in la laallo mooshinka maanta la hor geeyey golaha, isagoo sheegay inuu wiiqayo dagaalka ay dowladda iyo dadka Soomaaliyeed kula jiraan Al-Shabaab. “In muddo kordhin la sameysto dhibaatooyin badan ayaa naga soo maray, halis waxaa ku galay Madaxweynaha xafiiska fadhiya, nafteena ayaan ku siganay inaan ku weyno,” ayuu maanta golaha ka yiri Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame. Xildhibaano ay ku jiraan Cabdiraxmaan Cagaweyne, Cabdifitaax Qaasim iyo Khadiija Diiriye ayaa ayaguna ku dooday in mooshinkaan uu muhiim u yahay qorshaha dalka lagu gaarsiinayo doorasho qof iyo cod ah. Dooddan xasaasiga ah ee dhex taalla Baarlamaanka ayaa soo bilaabatay bishii Febraayo ee sanadkan, markaas oo loo xil-saaray guddi uu horkacayo xildhibaan Mahdi Guuleed, guddigaas ayaa maanta golaha ku soo celiyey mooshinkaas oo ay ku saxiixan yihiin in ka badan 90 xildhibaan. Xildhibaan Cabdirashiid Xidig ayaa soo jeediyey in mooshinkaan la aqbalo, laakiin lagu cadeeyo in muddo xileedka shanta sano noqonaya uu bilowdo markii lasoo doorto madaxweynaha iyo baarlamaanka bedelaya kan hadda jira. Guddoomiye Abshirow oo maanta shir guddoominayey kulanka ayaa soo xiray dooda golaha wuxuuna yiri, “Mooshinkaan xildhibaanada diiday iyo kuwa taageeray waxay toos ula kulmi karaan guddiga loo xil-saaray arrintaan, iyagoo ku biirinaya talooyinkooda.” Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo saaxiib dhow la ah Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri, “Hal sano oo aan ku darsano yaanaan ku fekerine aan xoogga saarno inaan wax muuqda qabano seddaxda sano ee noo hartay.” Xildhibaan Cali Saciid Fiqi, guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa soo jeediyey inaan lagu mashquulin muddo kororsi ee awooda la isugu geeyo sidii dalka looga qaban lahaa doorasho qof iyo cod ah. Xildhibaan Xasan Firinbi ayaa ka mid ahaa xildhibaanadii maanta sida adag u diiday muddo kororsiga “Mooshinkaan wax ka badalka iyo kabista dastuurka lagu sheegay ma ahan mid sharci ah, mana aqbali karno muddo kororsi iyo jaha wareer dambe,” ayuu yiri Xildhibaan Xasan Yare. The post Xildhibaanadii saaxiibka la ahaa Xasan oo diiday muddo kororsiga + Magacyada appeared first on Caasimada Online.
  3. Minneapolis (HOL) - In a bold statement on Friday, Nasri Warsame, candidate for the Minneapolis City Council's Ward 10 seat, challenged his recent ban from the Minnesota Democratic-Farmer-Labor (DFL) party endorsement process. Source: Hiiraan Online
  4. Ankara (HOL) - Turkish President Recep Tayyip Erdogan took a historic oath of office to serve an unprecedented third term on Saturday, embarking on what he proclaimed as the "Century of Türkiye" in a politically and economically tumultuous period. Source: Hiiraan Online
  5. New York (HOL) - The Chair of the African Group, Abukar Dahir Osman, has outlined the challenges and expectations facing the newly elected President of the 78th UN General Assembly, Dennis Francis. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) - A magnitude-5.9 earthquake rattled the Gulf of Aden, off the northern coast of Somalia and southern Yemen, at 10:17 East Africa Time (EAT) on June 3, according to the U.S. Geological Survey. This tremor, the second of the day, followed an earlier magnitude-5.2 quake in the same region, raising several implications and underscoring the importance of comprehensive seismic monitoring efforts. Source: Hiiraan Online
  7. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qayb galay munaasabad lagu xusayay maalinta Qarannimada Dowladda Talyaaniga oo lagu qabtay Safaaradda ay ku leeyihiin Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahad-celiyey Talyaaniga kaalinta ay ka qaataan dowlad dhiska Soomaaliya, isla markaana ay ka go,an tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya xoojinta xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya Taliyaaniga iyo dowladda Soomaaliya. “Waxaa farxad ii ah in galabta aan idin kala soo qayb galo xuska maalinta qarannimada Talyaaniga, si aan u xusno xiriirka qotada dheer ee u dhexeeya labada dal, dalkeenna markii uu ka dillaacay dagaalkii sokeeye ee kala dhantaalay, waxaan idin kaga mahadcelinaynaa qaabkii gobanimada badneyd ee Shacabka iyo Dowladdu gacmo furan ku soo dhaweeyeen qaxootigii Soomaaliyeed oo ay siiyeen fursado ay nolashooda” ayuu yiri Xamse Cabdi. Dowladda Taliyaaniga ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha sida weyn u taageero dowladnimada Soomaaliya, waxaana ay gudaha dalka ay ka fulisay mashaariic badan kuwaas oo lagu hormarinayay kaabayaasha dhaqaale ee dalka, xilligii dowladdii Kacaanka, waxaana xilligaan ay hormuud ka tahay dowladaha ka taageera dib u dhiska dowladnimada, gaar ahaan amniga iyo mashaariicda hormarineed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo maanta Muqdisho ka furay shirweynaha qaran ee aragti-wadaagga, xakameynta, faafinta wararka been abuurka ah ayaa balan-qaaday in xukuumadiisu aysan lacag ku bixi doonin fidinta dacaayadaha ka soo hor jeeda siyaasadda dowladda. “Waxaan balan-qaadayaa in wax dhaqaale ah aana ku bixi doonin faafinta dacaayado ka dhan ah siyaasiyiin naga aragti duwan,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku goodiyey in tallaabooyin sharci ah laga qaadi doono dadka faafiya dacaayadaha ka dhanka ah siyaasiyiinta, si gaar ah dhalinyarada qaar oo noqday aalad la isku adeegsado. “Siyaasiyiinta ayaa qeyb weyn ka qaaday mushkiladda, qofka siyaasiga ah wuxuu gaaray inuu lacag ku bixiyo i amaan ama hebel ii cay, waxay abuureen dhaqan xun,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre. Wuxuu sheegay in dhalinyarada qaar ay hadda ku dhaqmaan qorshe ah “Hadii aadan lacag i siin waan ku caayi oo inta meel soo fariistaan ku akhrinayaa waxaa tahay iyo waxaadan aheynba.” “Dadka qaar waxaa lagu qasbaa inay dhahaan adeer ha I caayin lacagtaa rabtaan ku siinayaa, dhaqankaas waxaa dhalinyarada baray siyaasiyiinta, sababtoo ah siyaasi la dagaalamaya siyaasi kale ayaa adeegsada dhalinyarada,” ayuu yiri Xamsa. Wuxuu intaas ku sii daray in arrintaasi ay noqotay dhaqankii ugu xumaa ee dowladda Soomaaliya laga bartay, balse hadda loo baahan yahay in deg deg loo soo afjaro, si dhaqanka iyo diinta aysan uga fasahaadin umadda Soomaaliyeed. “Anigoo masuul ah hadii aan maalin kasta dhaho habelow ii soo cay hebel, dalkeenu side u ekaanayaa oo bulshada aan abuurayo sidey noqoneysaa? Waxaan kula talinayaa masuuliyiinta ay dhaqankaas xun ka tanaasulaan,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre. Hoos ka daawo The post Daawo: Xamza oo shaaciyey inuu soo afjari doono dhaqan ka dhex jira dowladda appeared first on Caasimada Online.
  9. Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah ee maamulka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maalinta Isniinta ah ee todabaadkaan waxaa ka furmaya shirweynaha Madasha Gargaarka Dalka, waxaana gaaray halkaas wufuud kale duwan oo shirkaas lagu casuumay. Maanta magaaladaas waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, qeybna ka yihiin wasiirrada gargaarka dowladd goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug,Agaasimaha gargaarka Gobolka Banaadir iyo xubno kale. Ujeedka wafdigaan ayaa ah ka qeybgalka Shirka Madasha Gargaarka Dalka, kaas oo ay ka qeybgalayaan, Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, guddoonka hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Wasiirrada Gargaarka Dowladd Goboleedyada iyo wakiillada beesha caalamka. Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland mudane Axmed Xasan Cumar ayaa garoonka diyaradaha magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyey wafdigaan, kaas uu hoggaaminayay guddoomiyaha hey’adda Maareynta Musiibooyinka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. A 27-year-old businessman in Nairobi has been charged with issuing death threats to a business partner he is accused of conning more than Sh2 million. Source: Hiiraan Online
  11. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Aragti-wadaagga Xakameynta Faafinta Wararka Been abuurka ah iyo Saameynta Taban ee ay Bulshada ku Leeyihiin. Shirkan oo socon doona muddo Labo maalmood ah, ayaa waxaa si weyn loogu falanqeyn doonaa Saamaynta wararka been-abuurka ay ku yeelan karaan nabadda, xasilloonida, sumcadda dalka, dhaqanka wanaagsan iyo sida loo xakameyn karo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in faafinta wararka aan sugneyn ay khatar weyn ku yihiin amniga qaranka, nabadgelyada iyo wadajirka ummadda, gaar ahaan marka ay faafiyaan argagixisada iyo kuwa lamidka ah ay noqon karto hub wax burburiya. Xukuumadda DanQaran ayuu xusay Ra’iisul Wasaaruhu in ay qaadi doonto tallaabooyin sharci ah oo lagula xisaabtamayo kooxaha lagu helo in ay si ula kac ah u faafiyaan wararka been abuur ah, gaar ahaanna kuwa la xiriira amniga qaranka iyo kala qeybinta bulshada. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ku booriyay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada in ay si xilkasnimo leh u isticmalaan baraha bulshada, ilaaliyaan anshaxa, halbeegyada saxaafadda iyo hubinta macluumaadka ka hor inta aysan daabicin, dowladduna aysan kaligeed ku guuleysan karin, haddii aan wadajir looga hortagin wararka been abuurka ah. Shirweynahan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, waxaa inta uu socdo la isku waydaarsan doonaa doodo cilmiyaysan oo ay ka qaybqaadanayaan hawlwadeenno ka kala socda hay’adaha dowladda, warbaahinta dalka, bulshada rayidka ,culimada ah ah iyo khuburo caalami ah oo gacan siinaya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. Abshir Huruse, Somalia Foreign Minister (second from right) attending an EAC conference. Mogadishu (PP News Desk) — As Somalia prepares to join the East African Community, a paper by a Somali economist discusses the pros and cons of Somalia joining the East African Community, recommends a staged process rather than rushing into membership, and highlights Institutional disadvantages that predispose Somalia to become a “rule-taker” member state if its application to join EAC get aprroved. “Somalia is not ready for deep integration into the EAC Community. Still, after reforming its national institutions, a variable geometry of incremental approach to EAC membership could usher in new fast-tracked reforms for Somalia regarding financial regulations, healthcare modernization, and small industry development” writes Hirad. Hirad urges Somalia’s negotiators to familiarise themselves with integration models to prevent Somalia from becoming a dumping ground for goods from other member states of the East African Community. Lack of a harmonised national tax regime and political instability put Somalia in a weaker position as shown by East African Community member states’ economic indicators. “With the right reforms that the EAC wants Somalia to implement, a variable geometry integration will be prudent. FGS’ special envoy and the technical experts working with him, should become familiar with the different applications of variable geometry that are used around the world and not rush into free trade and customs union integration which will not benefit Somalia” argued Hirad. © Puntland Post, 2023 The post A Somali economist recommends staged membership in East African Community appeared first on Puntland Post.
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad loo heysto rag ku eedeysan inay si sharci darro ah uga kalluumeysanayeen xeebaha Soomaaliya. 36 maxbuus oo ajaanib ah ayaa maanta la hor geeyey maxkamadda, waxaana halkaas la isku dhaafsaday soo jeedinta eedeymo ka yimid xafiiska xeer ilaalinta iyo difaaca qareenadii u doodayey eedeysanayaasha. Ajaanibtaan ayaa u kala dhalatay dalalka Iiraan iyo Bakistaan, waxaana laga soo qabtay xeebta degmada Hobyo ee gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug. “Waxay ku howlanaayeen xaalufin adag oo xeebaha dalka ay ka wadeen, shamaag dunida laga mamnuucay ayey ku guranayeen kalluunka xeebaha Soomaaliya, waxaana lagu soo qabtay in ka badan 30 tan oo kalluun ah,” ayaa lagu yiri eeda ka timid xeer ilaalinta. Xeer ilaalintu waxay maxkamadda ka codsatay in raggaan lagu ciqaabo in mid kasta uu bixiyo $10 kun oo ganaax ah, isla markaana lala wareego kalluunkii ay soo jilaabteen iyo agabka kale oo ay wataan. Dhankooda qareenada u doodayey ayaa maxkamadda ka codsaday in la iska fasaxo raggaan, maadaama ay yihiin ajaanib muddo badan ku jirtay gacanta dowladda Soomaaliya. Dacwadaan oo muddo soo socotay, isla markaana loo fariistay seddax jeer ayaa dhageysigeeda waxaa maanta soo gabagabeysay maxkamadda gobolka Banaadir. Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Saalax Dabaan ayaa ugu dambeyntii warbaahinta u sheegay in maxkamaddu ay go’aan rasmi ah ka soo saari doonto xukunka 36 nin ee ajaanibta ah oo lagu soo qabtay kalluumeysi sharci darro ah oo xeebaha Soomaaliya ay ka wadeen. Hoos ka daawo The post Daawo: Ajaanib maanta lagu maxkamadeeyey Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – La-taliyaha madaxweynaha arrimaha dastuurka Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow ayaa twitter-kiisa soo dhigay in go’aankii siyaasadeed ee Golaha Wadatashiga Qaranka uu yahay wax mudan in laga doodo oo aragtiyada kala duwan la iswaydaarsado. Golaha Wadatashiga Qaranka wixii laga rabay oo ah in ay ku heshiiyaan aragti siyaasadeed oo midaysan ayey sameeyeen, si looga baxo barnaamijkaan Soomaaliya dib u dhigay ee 4.5 ah. Waxa uu sheegay Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow in Puntland laga rabo in ay ka dhiibato doodeeda, ayada oo marka ay soo jeediso talooyinkeeda lagala doodi doono maamulkaas, mana laga maarmo talooyinka Puntland. Talooyinka Golaha Wadatashiga Qaranka waa lagu raaci karaa, waana lagu diidi karaa. Waxaan sax aheyn in lagu doodo in dastuurka la bedelay ama meel looga dhacay. GWQ awood uma laha inay dastuurka bedelan, waxay soo jeediyeen waa aragti siyaasadeed. Sidaas darted, dhammaan waxgaradka, siyaasiyiita iyo bulshada rayidka waxaa laga rabaa inay ku biiriyaan talooyinkooda talo-soo jeedinta GWQ. Umalayn maayo in la isku khilaafayo doorasho 1Q1C iney dalka dhacdo. Qodobada deegaan doorashada iyo laba xisbi waa in laga doodaa oo laga heshiiyaa. Waa laga badin karaa Xisbiyada, intaas laakiin muhiimada waa in laga baxaa dib u dhaca qabyaalada doorashada dalka ka dhacaysay 20 sano ee ugu danbaysay oo meesha laga saaro qabiil hebel, intaas ayay dooranayaan. Waxaa soo haray, nidaamka madaxtooyada iyo baarlamaaniga, waxaa lagama maarmaan ah in la mideeyo nidaamkaas heer DG iyo dowladda federaalka ah: madaxtooyo ama baarlamaani. Dr. Baadiyow wuxxuu u arkaa in doodaha socdaa ay yihiin kuwa caafimaad qaba oo loo baahanyahay. Wuxuu ku qoray twitterkiisa? “Doodaha ka dhashay go’aannadii siyaasadeed ee GWQ, waxaan u arkaa in ay kobcisay wacyiga siyaasadeed dadkeenna, in laga doodo maxaa sax ah maxaa khalad ah iyo maxaa haboon, waa horumar xagga fikirka xilliyada kala-guurka ah, waa caadi in la soo bandhigo fikirro kala duwan,” ayuu yiri la-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya Dr. Baadiyow. Qoraalkan oo uu soo dhigay bogiisa Twitter-ka ayaa waxaa aad u soo dhaweeyay shacabka Soomaaliyeed. Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow oo ka mid ah aqoonyahada ugu firfircoon Soomaaliya ayaa sheegay in mashruuca 4.5 uu waqigiisii dhamaaday. Sidoo kale waxa uu sheegay in 4.5 waa lagu soo mooday muddo dhan 23 sano, laakiin wixii hadda dambeeya ay muhiim tahay in loo gudbo doorasho qof iyo cod ah. W/Q: Cabdixakim Cilmi Xasan The post Muxuu Dr. Baadiyow ka yiri heshiisnka doorashooyinka ee Golaha Wadatashiga Qaran? appeared first on Caasimada Online.
  15. Garowe (HOL) – The Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC) announced the results of the recent local council elections in Puntland on Saturday. Source: Hiiraan Online
  16. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag uga horyimid mooshin maanta la horkeenay Golaha Shacabka ee Baaarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo la xiriira muddo kororsi loo sameeyo hay’adaha dowladda. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in muddo kororsi loo sameeyo hay’adaha dowladda heer federaal iyo heer dowlad goboleed uu keenayo qalaase siysaasadeed iyo mid amni oo ka dhaca dalka, wuxuunta tusaale u soo qaaday muddo kororsigii laga diiday dowladdii hore ee hoggaaminayay Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Wuxuu intaas ku daray haddii muddo kordhin la sameynayo in ay u bilaabanayso dowladda soo socota, balse aysan saameyn doonin muddo xiliyeedka dowladda hadda jirta. Sidoo kale xildhibaano kale ayaa ka horyimid mooshinkan oo lagu doonayo in wax laga bedelayo mudada xil-hayntan madaxweynaha iyo baarlamaanka oo hadda ah 4-sano, lagana dhigo 5-sano, kaas oo soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee 27-ka May 2023. Hoos ka daawo muuqaalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame PUNTLAND POST The post Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka horyimid muddo kororsi loo sameeyo hay’adaha dowladda appeared first on Puntland Post.
  17. Mudaharaadyo ay dhigayaan dad waayey kuraastii ay ka heli jireen degmooyinka Puntland ayaa ka socda degmooyinka qaar ka dib markii maanta ay Guddiga Doorashooyinku shaaciyeen liiska xildhibaannada soo baxay. Halkani waa degmada Xingalool ee gobolka Sanaag oo mudaharaad weyn ay samaysay beel tirsanaysa in la musuqmaasuqey kursigeedii degmada. Qaran News
  18. Mudaharaadyo ay dhigayaan dad waayey kuraastii ay ka heli jireen degmooyinka Puntland ayaa ka socda degmooyinka qaar ka dib markii maanta ay Guddiga Doorashooyinku shaaciyeen liiska xildhibaannada soo baxay. Halkani waa degmada Xingalool ee gobolka Sanaag oo mudaharaad weyn ay samaysay beel tirsanaysa in la musuqmaasuqey kursigeedii degmada. Qaran News
  19. Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay natiijada rasmiga ah ee doorashooyinkii qof iyo cod ee ka qabsoomay Puntland. Guddiga ayaa shaaciyay natiijada iyo liiska xildhibaanada golayaasha degaanka degmooyinka doorashada qof iyo codka ah ee Puntland ku soo baxay. Natiijada la shaciyey ayaa muujineysa in ay codeeyeen dad gaaraya kaliya 177,445 kun oo qof marka loo eego 385,000 qof la sheegey iney is-diwaan galiyeen. Sida ka muuqatay liiska uu guddigu soo bandhigay, ururada Kaah, Mideeye iyo Sincad, ayaa noqday saddex urur ee ugu codadka badan ama ugu kuraasta badan. PUNTLAND POST The post Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland oo maanta ansixiyay natiijadii doorashooyinka qof iyo cod appeared first on Puntland Post.
  20. The son of a terrorist becomes a colonel in Saudi Army Juhayman al- Otaibi attacked and seized Makkah for 2 weeks in 1979 and killed more than 100 innocent people. Now his son, Hathal bn Juhayman al Otaibi has been promoted to a colonel position in the Saudi army. Security forces captured Juhayman al- Otaibi, along with several of his confederates, and paraded them in front of Saudi media before most of them were beheaded. Juhayman al- Otaibi was arrested and accused of his deeds and on January 9, 1980, he was executed in the public. Now the time has taken a new turn when Juhayman al- Otaibi’s son Hathal bn Juhayman al Otaibi dominated his father’s fundamental legacy and is recently honored and promoted to the position of Colonel in the Saudi Arabian National Guard. The news of his promotion widely spread and the people of Saudi Arabia are sharing the news of his promotion saying that this is only possible in a moderate and just country. Hathal bin Juhayman al Otaibi was just one year old at the time when his father attacked the Holy site . Qaran News
  21. The son of a terrorist becomes a colonel in Saudi Army Juhayman al- Otaibi attacked and seized Makkah for 2 weeks in 1979 and killed more than 100 innocent people. Now his son, Hathal bn Juhayman al Otaibi has been promoted to a colonel position in the Saudi army. Security forces captured Juhayman al- Otaibi, along with several of his confederates, and paraded them in front of Saudi media before most of them were beheaded. Juhayman al- Otaibi was arrested and accused of his deeds and on January 9, 1980, he was executed in the public. Now the time has taken a new turn when Juhayman al- Otaibi’s son Hathal bn Juhayman al Otaibi dominated his father’s fundamental legacy and is recently honored and promoted to the position of Colonel in the Saudi Arabian National Guard. The news of his promotion widely spread and the people of Saudi Arabia are sharing the news of his promotion saying that this is only possible in a moderate and just country. Hathal bin Juhayman al Otaibi was just one year old at the time when his father attacked the Holy site . Qaran News
  22. Muqwdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo dil ah oo maanta ka dhacday suuqa xoolaha Dayax ee ku yaalla deegaanka Gubadley ee duleedka Muqdisho, halkaas oo lagu dilay wiil lagu magacaabi jiray Marxuum Kunciil Kadiye Guure. Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in marxuumka uu dilay askari ka tirsan ciidanka deegaanka, kaas oo lagu magacaabo Nuur Cabdullaahi Axmed, isla-markaana ku sugnaa suuqa oo lagu iibiyo xoolaha nool ee Muqdisho looga iib keeno gobollada dalka. Askarigan ayaa la sheegay inuu marxuumka u dilay wax ka yar nus dollar, taas oo uu ku sheegay inay tahay canshuur, kadibna u rasaas ku furay taas oo sababtay geerida. “Ninkan ari ayuu watay gaarigaas ayuuna kala soo dagay ninka dilka geytay ayaa ku yiri canshuur iga isii, isna wuxuu ku yiri ariga aan xirto waan ku siinaayaa kadib dhagta ayaa ku xigsatay oo xabadda waaba ku dhuftay” ayuu yiri oday goobjoog u ahaa dilka dhacay. Eedeysanaha oo goobta dilka ah ka baxsaday ayaa waxaa gacanta ku soo dhigay ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka, kadib howlgal ay ka sameeyeen halkaasi. Guddoomiyaha maamulka deegaanka Gubadley, Cabdullaahi Nuur Kaalibey oo la hadlay Telefishinka Universal ayaa dhankiisa ka hadlay dhacdadaan, wuxuuna xaqiijiyay inay gacanta ku hayaan eedeysanaha, isla-markaana la horgeyn doono cadaaladda. “Alle ayaa mahad iska leh oo nuu suurageliyay gacan ku dhiiglihii saaka dhibka ka geystay suuqa Dayax ku dilay muwaadin Soomaaliyeed una dilay kis yar oo lacag ah oo hal dollar iyo wax lamid ahna u dilay.” ayuu yiri guddoomiyaha maamulka deegaanka Gubadley. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu isku dayay eedeysanaha inuu baxsado, balse ay kasoo qabteen agagaarka deegaanka Ceel Cirfiid ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Dilkan ayaa qayb ka noqonayo dilal ay inta badan ciidamada dolwadda u geystaan rayidka, walow maalmihii u dambeeyay ay aad u yaraadeen kadib tallaabooyin ay qaaday dowladda. The post Daawo: Kunciil Kadiye oo loo dilay wax ka yar hal dollar appeared first on Caasimada Online.
  23. Is Somalia ready to join the East African Community (EAC)? Would Somalia’s political, economic, and social fragility put it in a weak position and negate any benefits derived from the EAC? Given inadequate labor export capacity and critical domestic skills shortages, would the much-touted labor mobility between the EAC members help Somalia? Somalia might be aligning its domestic regulatory practices in services with those in EAC, but does Somalia have the regulatory institutions required by the EAC? Somalia is not ready for deep integration into the EAC Community. Still, after reforming its national institutions, a variable geometry—incremental approach to EAC membership could usher in new fast-tracked reforms for Somalia regarding financial regulations, healthcare modernization, and small industry development. Given weak institutions, Somalia can be given longer transition periods to conform with EAC regulatory requirements. This article will review Somalia’s readiness for the EAC in light of the challenges Somalia is facing and will recommend that Somalia not join the EAC now. However, after reforming its institutions, gradual approach is the most prudent way to integrate Somalia into EAC. Read more here The post Somalia’s Membership to the East African Community (EAC): Gradual Approach is Best After Institutional Reforms appeared first on Puntland Post.
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa maanta weeraray guddoonka golaha shacabka, waxaana hadal uu golaha ka jeediyey ka dhalatay dood culus. Macalimuu ayaa yiri “Guddoomiye waxaa tiri waa in xildhibaanadu soo xaadiraan kulamada golaha, waa arrin fiican, laakiin waxaan rabnaa in guddoonkuna soo xaadiro oo maalmaha arrimaha masiiriga ah laga hadlayo aan Abshirow kaliya naloo soo dirin, taasi baarlamaanka ayey liidnaan ku tahay ee hala bedelo.” Intaas kadib waxaa soo istaagay oo makarafoonka qabsaday xildhibaano u doodaya guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Abshirow, kuwaas oo raali gelin ka dalbaday Macalimuu. “Xildhibaan Macalimuu waxaan ka rabnaa inuu raali gelin bixiyo, sababtoo ah Abshirow wuxuu ka mid yahay guddoonka golaha, hadii nabad laga rabo baarlamaanka hasoo istaago Macalimuu raali gelina ha bixiyo, hadii kale guddiga xeer hoosaadka tallaabo haka qaado xildhibaankaas,” ayuu yiri Xildhibaanka bilaabay dooda ka dhalatay hadalkii xildhibaankaas. “Walaalkey Macalimuu waa hafay ee hasoo istaago raali gelina ha bixiyo, Abshirow nin ka soo diro maaha ee waa guddoomiye la soo doortay,” ayey tiri Xildhibaan kale. Intaas kadib Xildhibaan Macalimuu ayaa ku soo laabtay masraxa, wuxuuna sheegay in hadalkaas uusan gef kala jeedin ee maalintii dood adag ay jirto oo arrimo masiiri ah uu baarlamaanku ka hadlayo uu shir guddoon ka noqdo guddoomiye Abshirow. “Hadii la dhibsaday hadalkaas oo guddoomiyuhu uu raali gelin ku qancaayo hala iga raali noqdo” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu, waxaana halkaas ku joogsatay doodii ka dhalatay hadalkiisa. Hoos ka daawo The post Daawo: Dood adag oo ka dhalatay weerar uu Macalimuu ku qaaday guddoomiye Abshirow appeared first on Caasimada Online.
  25. Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta 7 maalmood oo rummaan ah ( xabsi ku sii hayn ) u jartay wariye Bushaaro Baanday. Wariye Bushaaro Cali Baanday oo in muddo ah ku xidhan Hargeysa ayay marar dhawr maxkamadu u jirtay rumaan xabsi ku hayn ah, iyada dhawr jeer laga soo dayriyay xaaladeeda caafimaad islamarkaana loola cararay cisbitaalka. Source