Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya oo xalay howlgal ka sameeyay degmada Kaaraan ayaa gacanta ku soo dhigay rag arrin yaab leh sameeyay, si ay magaalada Muqdisho u soo geliyaan maan-dooriyaha Xashiiska. Raggan oo mootooyin ku waday maandooriyaha ayaa waxaa lagu soo bandhigay saldhigga booliska degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. War kasoo baxay taliska booliska ayaa waxaa lagu sheegay in eedeysanayaasha ay ku jiraan gacantooda, isla-markaana la horgeyn cadaaladda, si tallaabo looga qaado. “Caawa oo Taariiqdu tahay 04/06/2023 abaaro 08:45 PM ayaa ciidanka boliiska saldhiga kaaraan iyo ciidanka polis milataariyo ay gacanta ku soo soodhigeen maandooriye xashiish ah iyo eedeysanayaashii waday waxaana la waafujin doonaa cadaalada” ayuu yiri talisku. Sidoo kale waxaa halka lagu soo bandhigay Xashiiskan tegay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir oo uu gu horreeyo Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Madaale, ku xigeenkiisa amniga iyo siyaasadda iyo sidoo kale taliyaha booliska ee gobolka Banaadir. Yabooh oo hadal kooban siiyay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgalkan, wuxuuna sheegay in ragga lasoo qabtay ay keeneen naqshada cusub oo ay rabeen inay Xashiishka ku soo galiyaan magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ayaa xusay in Xashiiska lagu cabeeyay jawaano, kadibna afka hore dhuxul looga shubay, si aan loo arkin. “Waxaan halkan u nimid howlgal lagu soo qabtay waxyaabaha maanka-dooriya, gaar ahaan Hashiis oo jawaano waa weyn ku jira oo naqshaddii magaalada lagu soo gelin jiray la beddalay,” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir. Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Waxaa moodaa kiishashkii lagu cabeyn jiray dhuxusha oo kale, afka horena inta dhuxul looga soo shubay intii kalena uu Xashiiska ku jiro” The post Daawo: Rag arrin yaab leh sameeyay oo lagu soo qabtay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  2. Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidamada Nabad Sugidda ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ku soo bandhigay xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo isa soo dhiibay, sida ay sheegtay hay’addu. Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in ay isa soo dhiibeen illaan 10 xubnood, kuwaas oo lagu soo bandhigay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Raggan ayaa kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka jabhadaha weerarada geysta, sida ay shaaca ka qaaday hay’adda Nabad Sugidda ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Sidoo kale waxa ay intaasi kusii dartay in xubnahan ay kasoo howlgaleen gobolada Jubooyinka, Baay, Bakool, Shabeellaha Hoose Shabeelada Dhexe, Mudug iyo Hiiraan. Qaar kamid ah raggan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay u adkeysan waayeen howlgallada haatan ka socda koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya, kaas oo ay wadaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleyda. Waxaa kale oo ay sheegeen inay uga soo baxeen Ururka Al-Shabaab dhibaato ay sheegeen inay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed, waa sida ay hadalka u dhigeenee. Koonfur Galbeed ayaa kamid ah meelaha ay ku xoogan tahay kooxda Al-Shabaab, waxaana weeraro iyo qaraxyo ay ka fulisaa deegaanada maamulkaasi, Si kastaba, wejiga labaad ee gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa haatan ku wajahay Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, si looga horreeyo dagaalyahanada kooxdaasi. The post Koonfur Galbeed oo 10 ka tirsanaa Al-Shabaab kusoo bandhigtay BAYDHABO appeared first on Caasimada Online.
  3. Mogadishu (HOL) - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre and German State Minister for Economic Cooperation and Development, Jochen Flasbarth, held a meeting in Mogadishu on Sunday, reaffirming their commitment to strengthening bilateral relations between Somalia and Germany. Source: Hiiraan Online
  4. NATO chief Jens Stoltenberg has urged Turkey not to veto Sweden’s bid to join the military alliance, ahead of a meeting this month to try to overcome objections delaying Stockholm’s membership. Source: Hiiraan Online
  5. Ballon d’Or winner Karim Benzema will leave Real Madrid as a free agent in the close season after 14 trophy-laden years, the La Liga club has said. Source: Hiiraan Online
  6. Since closing down his metal tank workshop last year, Nur Omar Hassan, 45, has been struggling to support his wife and eight children in Burao, Somaliland, and unable to buy food or pay school fees. Source: Hiiraan Online
  7. More than three million people have been displaced since January last year. Source: Hiiraan Online
  8. Wafti ka socda Hogaanka Sare ee xisbiga waddani oo u xadhko xidhay sidii ay bulshada ay ugu wacyigalin lahaayeen qaadashada kaadhka Codbixiyayaasha. Waftigan oo iskugu jiray Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani Abuubakar cabdiraxmaan good,Wasiirkii hore wasaarada Beeraha SL Axmed muumin seed kana mid ahaa Aasaasayaasha Xisbiga, Gudoomiyaha garabka dhalinyarada Abdirashiid Cabdi Jaamac, iyo Xoghayaha abaabulka Xisbiga ee gobolka awdal Abdiqani Sh Maxamed ayaa waxay kormeer ku soo mareen goobaha ay ka socoto kaadh qaadashadu ee kuyaala Xunta Ardaale,Xarunta sh, Cismaan, iyo Xarunta Cuqabad, kuwaasi bulshada ku wacyigalinayay qaadashada kaadha iyo sidii ay dadka kale ay u sii gaadhsiinlahayeen Qaadashada kaadhka Codbixiyayaasha. Qaran News
  9. Waa kuma wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Turkiga ee uu Erdogan ugu yeedhoo “furaha sirtiisa”? Shaki la’aan, mid ka mid ah magacaabisyada golaha wasiirrada ee uu Erdogan sameeyay ee ugu hadal haynta badan ayaa ahayd Hakan Fidan, oo muddo 13 sano ah soo hoggaaminayey Waaxda Sirdoonka Qaranka (MIT) oo haddana loo magacaabay wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda. Hakan Fidan wuxuu taariikhda Turkiga ku galay in uu noqday magacaabistii rasmi ah ee ugu horreysay ee madaxa sirdoonka hal mar loo dallacsiiyo hogaanka diblomaasiyadda Turkiga. Fidan oo uu Erdogan ku tilmaamay ”furaha sirtiisa” ayaa lagu qiimeeyay in ay heerkan gaarsiisay sida uu ugasoo caddaaday shaqadiisa MIT oo ah hay’ad si joogta ah ugu leg leh hawlaha gobolka, laga bilaabo Libya illaa Suuriya, Ukraine illaa gobollada Caucasus. Waxaa madaxa sirdoonka loo magacaabay sannadkii 2010. Shaqada Fidan oo hawlahan daaha gadaashiisa ka qaban jiray sida habraacii xal u helidda PKK iyo isku daygii afgembi ee 15 kii july, ayaa si taxaddar leh loo daawan doonaa gudaha iyo bannaankaba. Madaxa MIT ee Israel aysan rabin Muddadii dheerayd ee uu xilka hayay, Hakan Fidan waxa uu ka qayb qaatay hawlo badan oo muran dhaliyay, gaar ahaan tallaabooyinkii uu ka qaaday isku daygii afgambi ee July 15-keedii. Laakiin falcelintii ugu horeysay ee isaga ka soo horjeedday waxay ka timid dibadda, ma ahan mid ka timid gudaha dalka. Ra’iisul wasaarihii Israa’iil Ehud Barak ayaa xilligaas sheegay in noqoshada Fidan ee madaxa sirdoonka Turkiga ay ahayd arrin laga naxo. Barak oo markii hore walaaciisa ka sheegay kulan xiran ayaa markii dambe si cad wuxuu ku andacoodey in Fidan uu qaatay mawqif uu ku taageereyo Iran sannadihii uu “diblomaasiga” ka ahaa Hay’adda Tamarta Nukliyeerka ee Caalamiga ah intii u dhaxaysay sannadihii 2008 iyo 2009. Mid ka mid ah hadalladiisa naadirka ah, ayuu Fidan bayaan uu soo saaray wargeyska Habertürk ee 2013, ku yiri “Markii ugu horreysay adduunka, dawlad (Israa’iil) waxay ka falcelisay maamulka sirdoon ee dawlad kale waxayna si cad u rabin in Hakan Fidan uu madax u noqdo MIT, danaheeda gaarka ah, waxayna sidaas ku sheegtay war-murtiyeed rasmi ah,” ayuu yiri. Muddadii halganka ka dhanka ahaa ururkii Gulen Waxaa jiray laba hawlgal oo muhiim ah oo ku astaysan xilligii Hakan Fidan uu xilka la wareegay oo mararka qaar isa saameeyay: xiisaddii ka dhalatay markii uu xumaaday xiriirka dowladda iyo ururka Gülen, iyo geeddi-socod wada-xaajood ah oo Oslo ka bilowday ee lala galay PKK si xal loogu helo dhibaatada Kurdida. Xiisadda u dhaxaysa dowladda iyo ururka Gülen ayaa sidoo kale u qaadday MIT iyo madaxa hay‘adda, Hakan Fidan, cinwaannada sarsare ee wararka. Bishii Febraayo 7, 2012, xeer ilaaliye gaar ah oo idman oo lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay ururka Gülen ayaa Hakan Fidan iyo laba sarkaal oo MİT ka tirsan ugu yeeray si ay uga marag furaan kiiska Midowga Bulshooyinka Kurdistan (KCK), laakiin Fidan iyo MIT ma aysan markhaati furin. Ra’iisul Wasaarihii xilligaas Recep Tayyip Erdoğan oo xilka ka maqnaa sababo la xiriira qalliin uu xilligaas ku maqna, ayaa hadal uu jeediyay kaddib sheegay in la xiri doono haddii Fidan uu hadal ka sheego, isagoo xusay in dhacdadan ay tahay shirqool uu Gülen soo maleegay. Waqtigaas, dawladdu waxay ku eedaysay ururka Gülen inay mas’uul ka yihiin baahinta warar ku saabsan nuxurka wada-xaajoodka Oslo iyo baahinta eedeymaha sida MIT oo hub siisay ururrada Islaamiga ah ee dagaalka sokeeye ee Suuriya ee bilaabmay 2011. Ajendaha wuxuu ahaa in Turkiga oo taageera mucaaradka Suuriya ay si wada jir ah u afgembiyaan nidaamka Bashaar Al-Asad ee dalkooda, iyo taageero hub oo lasoo marsiiyo MİT, dowladduna way diiday eedeymahaas. MIT iyo Fidan ayaa muddo dheer laga hadal hayey gudaha iyo dibadda dalka, sababtuna tahay siyaasadda la raacay gaar ahaan xilligii ugu horreeyay ee dagaalka sokeeye ee Suuriya. Isku daygii afgembi ee July 15 Mid ka mid ah qalalaasihii ugu weynaa ee dhaca taariikhda casriga ah ee Turkiga ayaa ahaa isku daygii afgembi ee 15 kii july 2016 dalkaas ka dhacay. Xilligan waxa si weyn looga dooday waxa MIT oo uu madaxda ka ahaa Hakan Fidan ay sameeyeen iyo waxa ay qaban waayeen. In kasta oo ay kobcisay awoodda iyo xog-ururinta, haddana in aan hore loo ogaan in koox ka tirsan ciidammada Turkiga ay isku dayaan afgambi, ayaa weli ka mid ah arrimaha la dhaliilayo. Guddoomiyaha xisbiga CHP Kemal Kılıçdaroğlu, oo isticmaalaya weedha ah “isku day afgambi oo la xakameeyey” ayaa ku andacooday in wixii dhacay 15-kii Luulyo ay dhab ahaantii ahaayeen shirqool ay qorsheeyeen sirdoonka iyo dowladda. Dhanka kale, dowladda ayaa ku eedeysay Kılıçdaroğlu inuu “been sheegay”. Hakan Fidan ayaan u tagin guddiga laga dhisay baarlamaanka dalka Turkiga si ay baaritaan ugu sameeyaan isku daygii afgambiga, taasoo keentay inay kor u kacdo dhaleeceynta isaga ka dhanka ah ee mucaaradka. Davutoglu ayaa markii u horreysay codsaday Fidan Dhab ahaantii, isku daygii ahaa in Hakan Fidan laga qaado MIT oo si toos ah siyaasadda loogusoo daro ayaa markii ugu horreysay waxaa fuliyay Ra’iisul Wasaarihii xilligaas Ahmet Davutoğlu 2015. Davutoglu, oo noqday Ra’iisul Wasaare iyo Guddoomiyaha Xisbiga AKP ka dib markii Erdogan loo doortay Madaxweynaha 12aad 10kii Agoosto 2014, wuxuu Fidan u magacaabay musharax baarlamaan oo kasoo baxa Ankara doorashadii 7-dii June ee sannadkii 2015. Isagoo ka falcelinaya iscasilaadii Fidan ee MIT iyo go’aankii uu ku galay siyaasadda isagoon ogeyn,Erdogan ayaa ka hortagay howshaas isagoo la kulmay Davutoğlu iyo Fidan labadaba. Erdogaan waxa uu saxaafada u sheegay in uu ka xun yahay Fidan waxa uuna yidhi “MIT ma aha machad caadi ah. Waa hay’adda ugu muhiimsan ee dawladda. Haddii hay’adda sirdoonka ee qaranku ay daciifto, suurtogal maaha in dawladdaasi sii noolaato. Imika hawshan oo kale ayaanu u keenay, anigaa keenay. Hadday arrintu sidaas tahay, markuu baxayo haddaan loo oggolayn, waxay ahayd inuu meeshaas joogo oo aanu ka bixin. Markaa, dabcan, waan dhibsaday.” Hawlgalkii Fidan ee labaad ee dibadda Turkiga Hakan Fidan iyo Hulusi Aka Wixii ka danbeeyey isku daygii afgambi ee 15kii July5 waxaa lagu qeexi karaa inay tahay xilligii labaad ee Hakan Fidan- madaxa MIT. Muddadan iyada ah waxay MIT, oo uu hogaaminayo Fidan kordhisay dhaqdhaqaaqyadeeda “la dagaalanka argagixisada” ee Suuriya iyo Ciraaq, iyo sidoo kale dalka guduhiisa , iyada oo ay ugu wacan tahay kororka awoodda sirdoonka aadmiga iyo tignoolajiyada. Tallaabo kale oo muhiim ah oo muddadan ku beegnayd ayaa ahayd kororka waxtarka MIT ee fagaarayaasha caalamiga ah, gaar ahaan jagagaarka dhow ee Turkiga. Isagoo ka qayb qaadanaya ku dhawaad dhammaan safarradii dibadda iyo xiriirkii Madaxweyne Erdogan, Fidan ayaa sidoo kale si dhow ula shaqeeeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mevlüt Çavuşoğlu iyo Wasiirka Difaaca Qaranka Hulusi Akar, waxuuna qeyb ka noqday labada dhinac ee amniga iyo siyaasadda dibadda. Fiiro gaar ah ayaa loo soo jeediyay doorka sii kordhaya ee MIT ee kordhinta saameynta ay ku leedahay gobolka dhow ee Turkiga, gaar ahaan Liibiya iyo Suuriya. Marka laga soo tago hawlihii ay ka wadday gobolladaas, MIT waxay sidoo kale door ka qaadatay dib u soo celinta wadahadalladii dalal badan oo xiriirka Turkiga uu burburay. Tallaabada ugu horeysa ee caadiga ah ee xiriirka wadamada sida Imaaraatka Carabta, Sacuudiga, Masar iyo Israel ayaa mar walba la marayey hay’adaha sirdoonka. Hababka caadiga ah ee ay hay’adaha sirdoonku ku soo kordhiyeen marxaladda siyaasadda ayaa la soo mariyey wasaaradda arrimaha dibadda, waxaana hawshaas lagu soo gebagebeeyey tallaabadii u dambaysay ee heer hoggaamiyeyaal. Xiriir wanaajinta Suuriya oo Hakan Fidan uu shakhsi ahaan ugu lug leeyahay, waa mid ka mid ah hawlihii MIT ay qabatay. Fidan iyo Akar ayaa wada xaajoodka Suuriya ka bilaabay Ruushka maalmihii u dambeeyay ee sannadkii hore. Ma noqon doonto wax la yaab leh in mid ka mid ah hawlihii Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee uu Fidan jeclaa in uu si dhakhso ah u soo gabagabeeyo ay tahay wanaajinta xiriirka Turkiga iyo Suuriya. Sida laga soo xigtay falqeeyaasha, sida Fidan uu u qaban doontuo xiriirka Maraykanka iyo reer galbeedka ayaa noqon doona mid muhiim ah oo go’aaminaya habka xiriirka caalamiga ah ee Turkiga sanadaha soo socda. Qaran News
  10. Madaxweynaha Uganda oo shaaciyay tirada Askarta uga dhimatay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen ciidamadiisa Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa Sabtidii ku dhawaaqay in 54 askari looga dilay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin Soomaaliya. Hadalka Museveni ayaa imaanaya todobaad kaddib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga degmada Buula-mareer oo 130-km Koonfur-galbeed kaga beegan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Al-shabaab ayaa sheegatay in weerarkasi dhacay 26-kii May ay ku dileen 137 askari. Museveni ayaa sidookale sheegay in ciidamada Difaaca Uganda (UPDF) ay tan iyo markaas ay saldhigga dib ugala wareegeen Al-shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida. Qaran News
  11. Afarta koone Way xidheen iyagoo ku banaday lawdhadh dhagaxaan ah, Majiro isu socod Xingalool dhexdeeda ah sababto ah waxay u xidhan tahay beesha Xasan Liibaan oo sheegtay in laga boobay Xubnihii ku matali lahaa golaha deegaanka Degmada Xingalool. Qaran News
  12. Xukuumadda Muuse Biixi ayaa xabsiga mar kale u taxaabtay Suldaam Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland gaar ahaan gobolka Togdheer. Ma cada sababta xiligani suldaanka looga qabtay magaalada Burco oo uu hada ku xidhanyahay waxa uu Suldaan Cune si xoogannu dhaliilaal Xukuumadda Muuse Biixi. Xaga ay warar kale sheegayaan in xadhigiisa hada uu salka ku hayo rabshadaha ka jira koonfurta gobolka Togdheer. Qaran News
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Shacabka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay u abaal guday ciidanka boolis-miltaar ee loo xil saaray sugidda amniga caasimadda Muqdisho. Saacadihii lasoo dhaafay waxaa saraakiisha ciidankaas lagu wareejiyey dhowr gaari oo sida agab kala duwan oo shacabka iyo maamullada degmooyinka gobolka Banaadir ay iska soo uruuriyeen. Tan iyo markii ciidankaas lagu wareejiyey sugidda amniga Muqdisho oo la dareemay ififaalaha nabadda laga dareemay magaalada waxaa bilowday uruurinta deeq nooc walba leh oo ciidankaas ay u uruurinayaan shacabka iyo maamullada degmooyinka gobolka Banaadir. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale iyo guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Maxamed Yabooh iyo guddoomiyaha degmada Shibis oo aheyd halkii saldhigga u aheyd agabkaan laga soo uruuriyey shacabka Muqdisho ayaa saraakiisha ciidanka ku wareejiyey deeqdaan. Guddoomiyaha degmada Shibis Cali Soomaali oo u xil-saaraa isku uruurinta abaal-marinta shacabka Muqdisho ay u garteen ciidankaan sugaya ammaankooda ayaa ugu horeyn goobtii lagu wareejiyey deeqdaan warbaahinta kula hadlay. “Waxaan maanta wareejineynaa agab kala duwan oo dhamaadii bishii Ramadaan aan uruurintiisa soo bilownay, kaas oo la isugu keenay xarunta degmadaan Shibis, ciidanka oo baahi u qabay agabkaan ayaa horay nooga dalbaday,” ayuu yiri guddoomiyaha degmada Shibis. Sarkaal ka tirsan ciidanka boolis-militaar oo agabkaan lagu wareejiyey ayaa ka mahad celiyey sida ay shacabka Muqdisho iyo maamulladoodu uga jawaabeen baahida ciidanka. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa faahfaahiyey oo mid mid u tilmaamay alaabaha ay ku wareejiyeen saraakiisha ciidanka xasilinta caasimadda, isagoo sheegay in dalabka lagu soo uruuriyey deeqdaan uu markii hore ka yimid ciidanka. Hoos ka daawo The post Daawo: Reer Muqdisho oo u abaal guday ciidanka sugay amnigooda appeared first on Caasimada Online.
  14. With sharp intuition, deep roots in several cultures and the ability to speak four languages, Huda Mukbil was an instant match for the Canada’s spy agency. Source: Hiiraan Online
  15. Mogadishu (HOL) - Uganda's President, Yoweri Museveni, has declared that two Ugandan army commanders involved in the ATMIS operation will face a court martial. Source: Hiiraan Online
  16. Dhusamareb (HOL) - Escalating tensions and armed clashes in the Afbarwako area of the Mudug region have resulted in a rising death toll over the past few hours, marking the latest chapter in a deadly communal feud. Source: Hiiraan Online
  17. Boosaaso (Caasimada Online) – Taliska ciidanka booliska gobolka Bari ee Puntland ayaa shaaciyey in lasoo xiray afar qof oo saacadihii lasoo dhaafay ay baraha bulshada qabsatay arrin ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso. Taliyaha booliska gobolka Bari ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen gudaha magaalada Boosaaso ay ku soo qabteen afartaas qof oo u bareertay inay u dhacaan guri ay degaan reer danyar ah. Dadkaas ayaa lagu baahiyey bara bulshada iyagoo dil ugu hanjabaya reerka ay gurigooda ugu dhaceen saqdii dhexe ee xalay, waxaana sii maqan qof kale oo boolisku uu ku raad joogo, sida uu sheegay taliyuhu. “Dhacdadaas waxay salka ku heysaa dad isku caayey Tiktok, dhacdadaan markaan ogaanay waxaan howlgelinay booliska ka howlgala Boosaaso,” ayuu yiri G/Sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir. Wuxuu sheegay in falkaas ay geysteen shan qof, balse hadda ay soo qabteen afar kamid ah oo qiraal ah, isla markaana ay ku dabajiraan qofka maqan ee kiiskaan wax ka geystay. Afar wiil oo dhalinyaro ah ayaa loo soo bandhigay warbaahinta, “Waxaan cid kasta uga digeynaa inay sameyso qalqal gelin amni, ka boolis ahaan go’aan adag ayaan ka qaadanay wixii amniga liddi ku ah,” ayuu yiri. Taliyaha qeybta booliska gobolka Bari ee Puntland G/Sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa intaas ku sii daray, “Waxaan bulshada ugu bishaareynayaa in sharciga aan hor keeni doono dhamaan dadkii reerka ku sameeyey qalqal gelinta aad baraha bulshada ka aragteen.” Wuxuu sheegay in dhalinarada lasoo qabtay ay qirteen inay sameeyeen kiiskaas, maadaama ay muuqaalo iska duubeen, isagoo balan qaaday in qiraalkooda ay maxkamad ku geyn doonaan. Hoos ka daawo The post Daawo: Booliska oo soo bandhigay rag sameeyey kiis ka yaabiyey reer Boosaaso appeared first on Caasimada Online.
  18. Kampala (Caasimada Online) – Amid the intense political storms lashing Somalia, President Hassan Sheikh Mohamud recently unveiled a series of radical propositions to transform the country’s parliamentary system to a presidential one, provoking acclaim and consternation among various political factions. The pivotal shift advocated by the President during the four-day National Consultative Forum (NCC) summit held in Mogadishu is the re-establishment of universal suffrage, a democratic principle last exercised in Somalia in 1969. In this proposed system, citizens would elect their leaders through a direct vote, an idea that has proven elusive for the past several decades due to persistent security issues, financial constraints, and deep-seated clannism. The new political structure In addition to the quest for direct elections, the NCC communiqué, read by Federal Minister for Interior Affairs Ahmed Moalim Fiqi, envisages a radical transformation in Somalia’s political hierarchy. The communiqué declares the planned abolition of the prime minister’s role at the federal level, proposing instead an executive team composed of a President and Vice-President, popularly elected on a single ticket. “There will be a presidential system whereby a president and vice-president will be elected directly by the people in a single ticket,” the communiqué announced. The NCC also seeks to establish two official political parties in the country to foster democratic competition. “The country will only have two political parties that will compete democratically for the people’s vote,” the communiqué declared. Election timelines According to the NCC’s propositions, Somalia will conduct municipal, state, and federal elections every five years. The first nationwide local council elections, encompassing Mogadishu, are slated for June 30, 2024, with state parliament and leadership elections following November 30, 2024. However, the agreement remains silent on the fate of the presidency when the current term expires on May 15, 2026. Despite the optimism surrounding the proposals, notable opposition has emerged. Puntland leader, Said Abdullahi Deni voiced his concern over the transition to a presidential system, cautioning that his state would neither endorse nor abide by the communiqué. This stand reflects a growing rift between Deni and the federal government, evidenced by the Puntland leader’s absence from the recent NCC meetings and his cessation of collaboration with the federal government. Similarly, a cohort of influential politicians, including former President Sharif Sheikh Ahmed and three ex-Prime Ministers Omar Abdirashid Sharmarke, Abdiweli Ali Gaas, and Hassan Ali Khaire, have openly disputed the NCC’s proposals. Gaas, a former Professor of Economics at Niagara University in the US, declared on his Facebook page that the proposed electoral accord is unfavorable for Somalia, especially under the current political climate. Sharmarke, in a tweet, was more critical, terming the move “akin to injecting poison into our political landscape.” Proponents speak up Nevertheless, reform proponents believe it is a significant step towards genuine representation of the people. Political commentator Guled Dheere expressed that abolishing the 4.5 clan-based power-sharing system will lead to politicians being held accountable to the public. President Mohamud and Prime Minister Hamza Abdi Barre have also voiced their enthusiasm, envisioning a future where Somalia will move from a Provisional into a Permanent Constitution, facilitating the emergence of recognized political parties, time-framed democratic elections, and enhanced stability. The NCC’s proposals have generated conflicting views, leading to the rise of two different schools of thought. One, championed by President Mohamud and like-minded regional leaders, pushes for an accelerated state-building process, even amid the prevailing challenges. This includes the contentious proposition to abolish the role of the prime minister. On the other hand, some advocate for a more cautious approach, emphasizing the need to establish a proper multi-party system, enhance security, and conduct a comprehensive population census and citizen identification to ensure an appropriate voter registration ahead of elections. As the debate continues, it remains to be seen which way the scales of Somalia’s political future will tip. The post Somalia’s suffrage proposal: Forecasting potential headwinds appeared first on Caasimada Online.
  19. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, Wasiirada Gargaarka Dowlad Goboledyada Hirshabelle, Koonfur Galbeed,Galmudug iyo Agaasimaha Gargaarka Gobolka Banaadir ayaa maanta Booqday Xarunta dhexe ee Wasaarada Gargaarka Dowlad goboleedka Jubbaland,waxaana halkaas ku soodhaweeyey Wasiirka Gargaarka jubbland Axmed Xasan Cumar iyo dhamaan shaqaalaha wasaaradda. Masuuliyiintan ayaa kormeray qeybaha wasaradaan iyaga oo xarunta wasaradan ku yeeshay kulan ay uga hadlayeen qaban-qabada shirka madasha xiriirka arrimaha bini’aadantinimada oo berri kismaayo ka furmaya,kaas oo muhiim u ah dalka xilli meelaha qaar dalka abaaro iyo fatahaado ay ka jiraan. Kismaayo waxaa ka socta qaban-qaabadii ugu danbeysay ee furitaanka shirkaan,oo ay ka qeybgalayaan wasiirada Gargaarka Dowladd Goboledyada ,beesha caalamka, madaxda hay’adda maareynta Qaranka, kaas oo siweyn looga hadlayo arrimaha Gurmadka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  20. Laascaanood (Caasimada Online) – Waxaa maanta ciidamada Somaliland ee ka dagaalamaya aagga magaalada Laascaanood ka soo goostay sarkaal sare iyo ciidankiisa oo ku soo biiray ciidamada SSC. Sarkaalka soo goostay waxaa lagu magacaabaa Janeraal Saleemaan Barre Geesood, wxuuuna ahaa Taliye ku xigeenka ciidamada Somaliland. Sarkaalkaas iyo ciidamo uu watay ayaa waxaa maanta magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan xoogaga SSC. Saraakiisha soo dhaweysay salkaalkaas iyo ciidamadiisa waa kuwii ciidamada Somaliland ka saaray Laascaanood, hadana kula dagaalamaya duleedka magaalada. Janeraal Saleebaan Barre Geesood, taliye ku xigeenkii militeriga Somaliland markii uu soo goostay kadib wuxuu la hadalay warbaahinta, wuxuuna sheegay in isaga iyo ciidamada uu wato ay ku biiri doonaan dagaalka looga soo horjeedo Somaliland. Horay sidaan oo kale saraakiil iyo ciidamo badan oo ka soo jeeda beelaha dega gobollada Sool iyo Sanaag ayaa uga soo goostay Somaliland, iyagoo ku soo biiray ciidanka u dagaalamaya qadiyadda SSC. Somaliland weli kamaysan hadlin sababta ku kaliftay taliye ku xigeenkii militerigooda inuu u goosto SSC oo Laascaanood uu iska dhiibo. Dagaalka ka socda gobolka Sool, gaar ahaan Laascaanood iyo hareeraheeda ayaa daba-dheeraaday, waxayna Somaliland cadeysay inaysan ka samri doonin dhulka SSC. Dhankooda dadka u dhashay gobolladaas oo is abaabulay, dagaalna kala hor tegay ciidamada Somaliland ayaa wacad ku maray in aysan sii hoos joogi doonin xukuumadda Hargeysa. Labadaas go’aan waxay sababeen dagaal culus oo xalkiisa la waayey, kaas oo weli ka socda aagga Laascaanood, hadda Somaliland waxaa laga saaray magaaladaas, balse waxay ciidamadeedu weli ku raja weynyihiin inay dib u hantay maamulka magaaladaas muhiimka ah. The post Xogta taliye ku-xigeenkii militariga Somaliland oo isku dhiibay ciidamada SSC appeared first on Caasimada Online.
  21. Kampala (Caasimada Online) – Uganda’s President Yoweri Museveni reported that a total of 54 Ugandan peacekeepers tragically lost their lives last week in one of Al-Shabab’s most severe recent assaults, as the militant group attacked an African Union base in the conflict-ridden nation of Somalia. Museveni disclosed the grievous loss during a meeting with members of his governing National Resistance Movement party, revealing one of the most significant military death tolls suffered by African Union members to date. Al-Shabab, a group committed to a lethal insurgency against Somalia’s tenuous central government for over a decade, took responsibility for the May 26th attack. The militants falsely claimed to have overpowered the base and killed 137 soldiers, a common exaggeration tactic used by Al-Shabab for propaganda purposes. Local residents and a Somali military commander revealed that the attack commenced with the detonation of a car bomb at the base in Bulo Marer, located 120 kilometers southwest of Mogadishu. A subsequent gunfight ensued, painting a vivid picture of the harrowing encounter. Admissions and accusations President Museveni had previously criticized the response of some soldiers who “did not perform as expected and panicked” as the base came under attack by an estimated 800 assailants. He identified Maj. Oluka and Maj. Obbo was the commander who ordered a retreat, stating they would face court-martial charges for their actions. Despite these criticisms, Museveni praised the resilience of his troops, emphasizing their successful recapture of the base after initial withdrawal. The African Union force known as ATMIS, a key ally in the fight against Al-Shabab, has yet to disclose the death toll from the incident. In response to the pre-dawn raid, ATMIS dispatched helicopter gunships for reinforcement. Further illustrating international support, the United States disclosed that an airstrike was conducted near the besieged base a day after the assault. The US Africa Command announced that this action resulted in the destruction of weapons unlawfully obtained by Al-Shabab fighters. Struggle against Al-Shabab This tragic incident underscores the enduring security issues in Somalia, a nation grappling with decades of conflict and natural disasters. Last year, Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud declared an “all-out war” against Al-Shabab, urging Somalis to aid in eliminating the jihadist group, derogatorily referred to as “bedbugs.” With the support of ATMIS and US airstrikes, pro-government forces have reclaimed significant territories in recent months. Despite these achievements, Al-Shabab continues launching deadly attacks against military and civilian targets. The ATMIS force, composed of troops from Uganda, Burundi, Djibouti, Ethiopia, and Kenya, is working towards handing over security responsibilities to Somalia’s army and police by 2024. However, according to UN Chief Antonio Guterres, the escalating attacks from Al-Shabab, causing 2022 to be the deadliest year for civilians in Somalia since 2017, poses a significant hurdle to achieving this goal. The post Uganda says 54 soldiers killed in Somalia attack appeared first on Caasimada Online.
  22. Leaders of the East African Community Member States Mogadishu (PP Editorial) — In his book on the pre-1991 monetary policy of Somalia Mohamed Dalmar, a retired central banker, noted an unwarranted policy mishap adopted by the military regime shortly after the overthrow of the civilian regime on 21 October 1969. The military rulers abrogated the central bank law that prevented the civilian leaders from printing Somali shillings without independent and impartial economic advice. The Supreme Revolutionary Council members reneged on the promise that “they will rule with brains, not with bayonets.” For over decades the military regime devised monetary policies devoid of the input of independent economists’ judgement on the state of the national economy. As a result Somalia turned out to be a country known for politically motivated food shortages, recessions and higher unemployment rate. Even after the military regime enacted an Investment Law on the heels of economic liberalisation policies in 1980s, foreign investors did find Somalia a country still vulnerable to statist policies and nationalisation of private companies. In 2023 Somalia stands on the opposite pole: it is a country with a recognised government that does not fully control the sovereign territory of Somalia, a country whose government’s economic policies have no bearing on the post-state collapse national economy commandeered by local conglomerates. The flag of the East African Community. Somalia has a central bank but not a single national currency used throughout the country nor does it have a harmonised tax regime for imports or exports. As Abdiqani Hirad, a Somali economist, discussed in his seminal paper on the institutional weaknesses that will make Somalia a rule-taker if its application to join the East African Community gets approved, gradual process will shield Somalia from the impact of trading with member states with comparatively robust institutions. Both property rights and the rule of law are severely underdeveloped in Somalia. The threat of nationalisation in pre-1991 Somalia has been replaced by the threat of dispossession. The EAC rules will not be watered down to take Somalia’s institutional weaknesses into account. Goods imported by Somali traders are now taxed by Somali regional authorities. Inter-country trade with member states have separate taxation rules that Somali regional authorities will find less appealing due to possible adverse impact of tax revenues levied on imported goods. The Federal Government of Somalia has not conducted nationwide consultations on its application to join the East African Community. For this reason, Somalia deserves not to rush pell-mell into joining EAC as a member state. The national interest of Somalia is best served if the application to join the East African Community gets rejected. © Puntland Post, 2023 The post Somalia: Don’t Rush Pell-mell Into Joining East African Community appeared first on Puntland Post.
  23. Las Anod (HOL) - Senior Somaliland Army Commander Saleeban Barre Gesod announced his defection to the SSC forces on Saturday, joining the ongoing fighting against Somaliland in Las Anod. Source: Hiiraan Online
  24. Juun sanadkii 1838, Madaxa Isticmaarkii-Hindiya Auckland loo yaqaanay (Lord Auckland), ahna ninka loogu magac daray magaalo madaxda New Zealand, ayaa shir isugu yeeray saraakiishii sarsare Source: Hiiraan Online