Classified

Nomads
  • Content Count

    754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Classified

  1. Xaaji Xunjuf;956680 wrote: Dee Somaliland wa dal madax banaan dadkay doontay basaboor siisaa. Maalin dhow reer ukrain bay siin doonta. laakin Somalia federalism ba ka jira goboleysi oo gobol ba gobol kala sidanu ugu xadgudbin the whole purpose of federalism. Imika Jubbaland nin garowe ka Yimi ba ka xiga ninki reer Bajuuniga eh kaluunka dabanayey. Bal waalida inta leeg eega. Qaar anu wax isu nahay oo qoroxay ka yimi oo waligood Kismayo arkin ba shalay intay ila so hadleen bay yidhaheen manad no hanbalyeyneyn, Jubbaland ba dhalatay. war ileen inaga wax aragnay. Waatan ee kaaga dhagtay "basaboor" ee, do you have a passport to use SomaliaOnline forums? Nin German ama Ukraine ah, kama hadlo arimaha ka taagan Jubbaland ee uu dheexeya walaalaha Somalia ee Somaliyeed. So, adiga ma ku soo dhex geliyey?
  2. Xunduf, miyaadan kaba balaashlee aadan ahan jirin 1980skii Xaafada Shiekh Madar iyo 26ka June ee Hargeisa? Nin ku yaqana ii sheegayee.
  3. Xaaji Xunjuf;956665 wrote: Classified no it just kills the idea of federalism we have Somalis from Puntland Somali galbeed NFD celebrating for Jubbaland as if they are from there this is why clan federalism will be hard to swallow for Somalis but we shall see how the after parties go. Xunduf, soo adiga yidhi, ninka Gaashaamo jooga, wa Somalilander? He can claim Somaliland ilaa Maydh to Gabiley? Why are you against ninka Wardheer jooga, ninka Gaarisa jooga and the one in Puntland to lay claim to Jubbaland?
  4. Xaaji Xunjuf;956649 wrote: Puntlandtu wa habar la legday ma iyada meel u socota. Maya siday hada u eektahay xassan ba gacan sareyaa. Umalayn mayo in si hawlyara ah looga adkaan karo xassan sh. Puntland bay kaaga dhagtayee, bal orod soo xidh xaadka aad 22 years ku soo socotay. This is your chance, Xundufow, Xinfanin iyo Rugcadaagii weyna General Duke waxey ku jeedan Jubbaland iyo meelahas.
  5. Xaaji Xunjuf;956636 wrote: And we have to believe all those people who celebrated in Minnesota are from Jubbaland, waleh nimankani niman xishooda maha. Xaaji, ma waxaad ka bugta badnaantoda?
  6. Xaaji Xunjuf;956624 wrote: Kiina badiya ba aniga ila ciyaaraya , waxay u eektahay aniga iyo hasan ba isku so hadhayna:D Xinfanin wuxu is yidhi meel aad uu qaxdo sii sameeso, waana Kismaayo. That's if Puntland's attempt to take over Lasanod fails.
  7. xiinfaniin;956589 wrote: ^^Adeer adigu wazni ma lihid in the clannish sense , nimankan dadka cayrsada ee hadda Kismayo nagu haysta bal horta aan kala faaruqno, markaasaad arki inaad Caynaba sii joogtee Kismaayo iyo Caynaba keeba ku dhow?
  8. Xaaji Xunjuf;956577 wrote: Haa wa isku hooyo isku Aaabo dhiigooduna wa isu damqada. LOL
  9. Xaaji Xunjuf;956573 wrote: Mayaa maxaa tol ka dhigay Reer Oodweyne iyo Reer Gaashaamo tol mayihin?
  10. Xaaji Xunjuf;956568 wrote: Mayaa reer Somaliland uun ba tol ah oo wax walba isu ah , kambooni iyo kambooni afkayaga maha adeer. Reer Garowe iyo Reer Lasanod tol mayihin?
  11. I see another "Bam Balaayo" in the making. I wonder who's going to be the victims this time?
  12. Xaaji Xunjuf;956558 wrote: Anagu ba tol baanu nahay Axmed karash tol baanu nahay isku dad baanu nahay , dhanka siyasaada uun baanu isku yara khilafsanahay eeh waxanu nahay ul iyo dirrkeedi. Wa caynkaas. Tol baa lawada yahay, from Raaskamboni ilaa Looya-Cade, right?
  13. Xaaji Xunjuf;956548 wrote: Wa Axmed karaash tallow halku ku karash garayn Ninku tol bu waayey. Xunduf, labadan reer ee tol waayey dhulkooda iskaga baxa.
  14. Whatever happened to Faroole's "Battle for Lasanod, Ceerigabo, Badhan, LasQoray"?
  15. A Habar shot dead another Habar. I don't think this concerns any Non-Habar.
  16. Xaaji Xunjuf;955253 wrote: How can rape be a culture this is disturbing, allow gabdhaha Somalida ka dhowr kufsi this is very sad. Xunduf, you didn't make dua for gabadhaha Somalilandishka?
  17. I'm really disappointed in England. The people of Somaliland has done so much for England, a former Colonial power. They were welcomed in the shores of Somaliland 200 years ago. In World War 1 and 2, the people of Somaliland proudly took part of it and fought on the Colonial's side and the in 1960, the people of Somaliland mourned Britain's departure from Hargeisa. Yet, this is how Britain repays back to the people of Somaliland?
  18. That's roughly one rape every 1-3 days in a town (Hargeisa) with few hundred thousand population. That's high.
  19. That's not Saado Ali. The video has been proven to be fake.
  20. Didn't know Mogadishu had a different name; Somalia? What happened to the other regions?
  21. What do you say to this? Waxay soomaalidu ku maah maahdaa Nin waxa uu ka faano ayaa mid kale ku faanaa ,maanta in Shacabkii Khaatumo ama SSC marba kaad u taqaanid inay soo sawirraan inay qashin iyagoo Xaaqaya oo ku faanaya saxaafadaha soo galiyaan waa wax laga wis wiso oo laga yaqyaqsoodo iyagoo. Waxaana Khaatumo iyo dhalinyaradaba looga fadhiyey inay Dalka Xoreeyaan ama sakale u xafladeeyaan laakiin waxaa nasiib darro ah in dhalinyaro isa soo tubaan goobaha qashinka iyagoo majarado haysta iyo iyagoo bacaha qashinka dul taag taagan halkii looga baahnaa inay taaniyo giyo baabuurta Dagaalka iyo qalab muujinaya inay xoraynayaan dalkooda muujinaya.. Faan iyo Qashin gur reer SSC waxba u tariwaa- Ninwaxa uu ku faano ,ayaa mid kale ka faanaa .Dhalinyarada Xorayn ayaan uga fadhinay ee Qashin inay Xaaqaan kama filayn.Daawo waxanoo kalenaa yaysan danbe dhicin . waxaa la layahay 50 konton wiil oo naftood hurayaal ah oo Deegaanadooda ka xoreeya Kooxaha falaagada oo ku amar ku taalaynaya "Instead of seeing Reer Khaatumo's Garaads in Laascaanood freely carrying Somalia's flag, all we see is women and children standing near by pile of trash." This will go down in history. Will LA be free this October or will it be still under occupation for the 6th year? For the Puntland part: What do you guys say to this?
  22. I think if Oodweyne, Saalax, Xaji Xunjuf were given a choice, "Be banned from SomaliaOnline in exchange for Somaliland's Independence" or "Stay in SomaliaOnline and and forfeit Somaliland's claims to Independence", they would choose the former.