xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by xiinfaniin


  1. Yonis,

     

    This team (Hassan and co) should know better: they are a pilot team, a first in a long time , and for them to allow such a culture of corruption to prevail is really sad story for Somalia. Looking back on president's failed to trip to attend G8 conference, this report must have been one of the reasons to deny him attendance---after all, one of the themes of the conference was transparency :D

     

    We shall see how the government explains this report. But it looks pretty bad


  2. The report found that between September, when the new government of President Hassan Sheikh Mohamud came to power, and April, almost three-quarters of withdrawals from the Central Bank were made for private individuals.

     

     

    We could barely tolerate Hassan's incompetence as a politician. This level of corruption in such a short time is beyond shocking.


  3. According to Central Bank accounts, a cashier at the Ministry of Finance, Ahir Axmed Jumcaale, was responsible for withdrawing the greatest amount of funds.

     

    The report said that between 2010 and 2013 Jumcaale withdrew $20.5 million in his name, which was then used for individual payments under the patronage system by successive finance ministers or finance officials

     

    An individual named Colonel Abdiqaadir Moalin Nuur took out $4.7 million between 2010 and 2013, the second largest amount of money, according to the report, which said there was no explanation for his withdrawals.


  4. Gabbal;965927 wrote:
    Xiin-

     

    War jiraba cakaarahu imaan. Anigu waan hubaa aamusnaantaadi xagaa iyo Kismaayo inaad sideedi ku laaban doontid.

     

    Maamulkii Abdullahi Yusuf hal sano ayuu Kismaayo ku tamashlaynaye Ethiopia isku halaynteedi. Saacad ka danbaysay ka bixitaankoodi waan xasuusan nahay daqiiqad in laga dabo diray Kacdoonki Faarax Taano.

     

    Kenya ayadu hal sanabo uma dhawa waqtigiina waa harsan yahay marka waan kugu taageeraanahay intay goori goor tahay inaad farxada si fiican u nuugtid.

     

    Wiilashi Kenya daaha ka tuuray maanta wax ka maqan haba yaraatee lama arko. Caano iyo hilib ayeey duleedka Kismaayo ku nagaashayaan iyagoo tariikhda baal dahab ka galay. Hada ayaanan ku sheegaya beri ama saad dambeba Kismaayo way ku laaban. Adiga oo kale yaan Kismaayo lagu arkin markaas.

    Waa talo fiican ! Ilaahay wiilasha mutacalimkoodii sidaan u hadlayo ima tuso, weyba i diline :D


  5. Col.Bare Hiiraale oo shalay laga saaray magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay warar sheegaya inuu xiriir ka dhaxeeyo dhankooda iyo Al Shabaab.

     

     

    Wareysiga uu maanta bixiyey Col.Bare Hiiraale ayuu uga jawaabay warar sheegaya in dhinacooda ay isu dhiibeen ama xiriir dhow laleeyihiin kooxda Al Shabaab, wuxuuna sheegay in aysan hada ku biirin Al Shabaab, balse ay jiraan waxyaabo badan oo ka dhaxeeya dhinacooda iyo Al Shabaab.

     

    Col.Bare Hiiraale ayaa markii ugu horeysay shaaciyey inay Al Shabaab ka wada shaqeyn doonaan ama ku midoobi doonaan la dagaalanka Kenya iyo sidii ciidamada Kenya looga saari lahaa dalka Soomaaliya.

    Play

     

    “….Anaga iyo Al Shabaab Soomaali baanu isla nahay dalka ayaa naga dhaxeeya, Kenya waa Gaalo dalkayaga ayey kusoo duushay, waxaan ku midoobi doonaa colaada Kenya iyo ka saaridooda dalka….” Ayuu Wareysiga ku yiri Col.Bare Hiiraale oo sheegay in hada isku aruursanayaan duleedka magaalada Kismaayo sidii ay dib ugu ulla wareegi lahaayeen Kismaayo.

     

    Waxaa xusid mudan Col.Bare Hiiraale wareysi uu shalay bixiyey xiligii uu magaalada kasii baxayey ayuu ku sheegay inuu nabad diyaar u yahay iyo in xal laga gaaro dagaalka Kismaayo.

     

    Hadalada maanta kasoo baxay Col.Bare Hiiraale ayaa u muuqda kuwo xoojinaya eedaynmihii maamulka Jubaland ku heystay Col.Bare Hiiraale iyo xoogaga isbaheystay. Maamulka Jubaland ayaa horey ugu eedeeyey in Dowlada Federaalka iyo kooxda Al Shabaab iyo xoogaga laga saaray Kismaayo isku baheysteen dagaalada ka dhanka ah maamulka Jubaland.

     

    Maamulka Jubaland ayaa sheegay in dagaaladii Kismaayo ka dhacay ay ku qabteen dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab oo ay magaalada soo geliyeen Col.Bare Hiiraale iyo ciidamada hoostaga dowlada Federaalka, maalinimadii Khamiistii ayaa weerar miino ay xoogagaasi la beegsadeen ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo.

     

    Waa markii ugu horeysay oo uu Col.Bare Hiiraale si toos ah u shaaciyo inay Al Shabaab ka wada shaqeenayaan la dagaalanka ciidamada AMISOM ee ka socda Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo.

     

    Dagaaladii labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa wuxuu u dhaxeeyey maamulka Jubaland ciidamadiisa iyo xoogaga isbaheystay oo uu Col.Bare Hiiraale kamid ahaa, iyadoona la xaqiijiyey in ciidamada AMISOM ee Kenya ay dagaalkaasi aysan ka qeyb qaadan.