Jiiroow Bakaal

Nomads
  • Content Count

    347
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jiiroow Bakaal

  1. Dadku show AWAALE guryahuu u yaala habartii xanaaqdana wey la soo kala baxdaa
  2. Waa diideen raggi rabey iney diinta idinku maamulaane ee ka xaaxaabiya waxaad ka heshaan
  3. Told Sherif Af Casse listen to Amb Mahiga and respect the rule of International Community http://www.gedonet.com/index.php?news=6917
  4. Waxaa la yaabay hablaha Somaliyeed madaxa maxa oga wada dhacay tan surwaalka xiran.tan kubada ciyaareysa .tan badda ku dabaalaneysa maxaa safaleeti u wada xirey. ma waqti bey u waayeen timaha koleey xijaab kama ehee?
  5. Pls Joojiya inaad dhahdaan magaca Somaliya ayaan ku Ciyaareynaa markaad waxaan la soo shirtegeysaan http://www.somaliweyn.org/pages/news/Apr_11/20Apr18.html Mogadishu Girls --- 8 points(scored only four times):D:D Nairobi girls------95 points Waxaa ka daran kuwa dawlad aan la ictiraafin ay ka badisey' Mogadishu boys 49 points South Sudan team 97 points
  6. List of individuals that are banned from Somalia Online Liqaye
  7. 4 milion waa mushaarka Farmaajo iyo Afcase iyo 550 tuug ee Mogadishu fadhida lacagtaas intaa bey ku dhamaatey finnito
  8. ¨¨ Somalina wey baa xeyraansantahay tan iyo intii shirka Nairobi lagu qabtay:D Ha welwelin mid kale oo Caliyaale ka fogeyn ba lagu bedelayaa Afcase not Faroole
  9. Shacabka waa in loo ogalaada xaquuq ey ku banaanbixi karaan cidii ka dembeysay falkaana la xiraa welina sidii Mo Dheere loo soo sawiraa
  10. Jag har så tråkigt på jobbet och vill bara driva med er btw Faroole bara drömmar han kan inte sätta sina fötter i Baraxley låt bli att härska i Mogadishu och bosätta sig i Villa Amisom
  11. ^^ Its over abaayo With four wives he cant live in the west and i dont think he would like to go back to Caliyaale so the question is where will Sherif Afcas will end?
  12. I7na binu Hashim wa nab2i i3tiraaf wa ma9aariif yaa a5waanal al3arab la tarfu6u naruux li tel:aviv
  13. Shooba iyo shabshableey iila ciyaar Sheekada ma rabtee shiixoo shib dheh Isii
  14. Maalintaan tabar haye talo ma hayn Maantoo talo hayana tabar ma hayo Ticiz baan qaxooti ku ahay
  15. Somaliland should never listen TFG and go to Erbil there will be big conference for the worlds unrecognised countries Kurdistan Somaliland Northern Cypern Northern Ossetia Abkhazia Azania etc
  16. Inta la casumey illa iminka Delegations will be invited as follows: Delegations:TFIs Presidency (4) Transitional Federal Government (6) Transitional Federal Parliament (10) Regional Administrations Puntland (4) Galmadug (4) Organizations Ahlus Sunnah wal Jama’ah (4) No Xiir iyo Xaab No Mareegta No Azaaniyatu Faasiqa ;)
  17. OO yaa u wacay;);) Waa maamulada balaayo land iyo Burbur state oo qaadacay shirka
  18. Jacpher;710461 wrote: Ghandi tolka ka qabta quraca sac moojo gaari maa. Kuwaan Dhegaxbuur iyo Kilinka ka yimaadeen Qurac Sacmooja iyo Canjeel maxey ka kasayaan. I see another Ina Omar Jees probably they will end up in IFO