Jiiroow Bakaal

Nomads
  • Content Count

    347
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jiiroow Bakaal

  1. Walle Diintu waa joogeysa weligeed ninkii is waalana waa soconaa Shallayta Dambeysay taloow maxuu oran XEERKA QOYSKA 8MARS BAL BLA BLA BLA BLA http://www.jaallesiyaad.com/jaalle-siyaad/jaalle-siyaad-oo-ka-hadlaya-xukunkii-lagu-xukumay-10kii-wadaado-1975
  2. 60 JIR IYO 50 JIR ACUUDU BILLAAH http://www.hadhwanaagnews.com/ Hooyooyin 60 Jiro ah oo Ciidamada Dowlada Ee Ku Sugan Xaafada Suuqa Xoolaha Ee Muqdisho ay Ugeysteen Kufsi (Hadhwanaagnews) Tuesday, March 06, 2012 Muqdisho(HWN) waxaa todobaadkii hore dagaal ay ciidamada dowlada kula waregeen xaafada suuqa xoolaha ee magaalada muqdisho halkaasi oo mudo Muqdisho(HWN) waxaa todobaadkii hore ay dagaal ciidamada dowlada kula waregeen xaafada suuqa xoolaha ee magaalada muqdisho halkaasi oo mudo dheer ay gacanta ku hayeen xarakada al shaabab ayaa iminka waxa ku sugan ciidamada dowlada KMG ah Soomaaliya. Askarta ciidamada dowlada ee ku sugan xaafada suuqa xoolah ayaa kufsi xun ugeystay laba ruux oo haween ah oo misna hooyooyin kuwaasi oo lagu qiyaasay da dooda 60 jir iyo 50 jir. Labada ruux ee maanta kufsiga ugeysteen ciidamada dowlada ayaa ah dad si fiican looga garanayo xaafada suuqa xoolaha kuwaasi oo cadeeyay in askar ka tirsan ciidamada ay kula dhaqmeen si ka baxsan shareecada islaamka ayna ugeysteen kufsi. Labadaan haweenka ah ee maanta la kufsaday ayaa ah hawen xaasas ah oo la qabo oo midi ninkeeda muqdisho ku sugan yahay halka mida kale ninkeeda uu ku maqan yahay wadan kamid ah yurubta kuwaasi oo haatan ku sugan isla xaafadii suuqa xoolaha. Goob joogayal ku sugan xaafada suuqa xoolah ayaa sheegay in ay arkeen laba hooyo oo da ah oo sheegaya in ay kufsi xun ugeysteen askar ka mid ah ciidamada dowlada ee ku sugan xaafada suuqa xoolaha kuwaasi oo maraksta lagu yaqaano wax yaabaha nuucaan ah. Si kastaba ha ahaatee ma ahan markii ugu horeysay ciidamada dowlada ay kufsi ugeysteen hablaha ku dhaqan muqdisho hayee shee waa markii ugu horeysay ay kufsi ugeysteen hooyooyin 60 jiro ah Hadhwanaagnews/office Muqdisho
  3. 60 JIR IYO 50 JIR ACUUDU BILLAAH http://www.hadhwanaagnews.com/ Hooyooyin 60 Jiro ah oo Ciidamada Dowlada Ee Ku Sugan Xaafada Suuqa Xoolaha Ee Muqdisho ay Ugeysteen Kufsi (Hadhwanaagnews) Tuesday, March 06, 2012 Muqdisho(HWN) waxaa todobaadkii hore dagaal ay ciidamada dowlada kula waregeen xaafada suuqa xoolaha ee magaalada muqdisho halkaasi oo mudo Muqdisho(HWN) waxaa todobaadkii hore ay dagaal ciidamada dowlada kula waregeen xaafada suuqa xoolaha ee magaalada muqdisho halkaasi oo mudo dheer ay gacanta ku hayeen xarakada al shaabab ayaa iminka waxa ku sugan ciidamada dowlada KMG ah Soomaaliya. Askarta ciidamada dowlada ee ku sugan xaafada suuqa xoolah ayaa kufsi xun ugeystay laba ruux oo haween ah oo misna hooyooyin kuwaasi oo lagu qiyaasay da dooda 60 jir iyo 50 jir. Labada ruux ee maanta kufsiga ugeysteen ciidamada dowlada ayaa ah dad si fiican looga garanayo xaafada suuqa xoolaha kuwaasi oo cadeeyay in askar ka tirsan ciidamada ay kula dhaqmeen si ka baxsan shareecada islaamka ayna ugeysteen kufsi. Labadaan haweenka ah ee maanta la kufsaday ayaa ah hawen xaasas ah oo la qabo oo midi ninkeeda muqdisho ku sugan yahay halka mida kale ninkeeda uu ku maqan yahay wadan kamid ah yurubta kuwaasi oo haatan ku sugan isla xaafadii suuqa xoolaha. Goob joogayal ku sugan xaafada suuqa xoolah ayaa sheegay in ay arkeen laba hooyo oo da ah oo sheegaya in ay kufsi xun ugeysteen askar ka mid ah ciidamada dowlada ee ku sugan xaafada suuqa xoolaha kuwaasi oo maraksta lagu yaqaano wax yaabaha nuucaan ah. Si kastaba ha ahaatee ma ahan markii ugu horeysay ciidamada dowlada ay kufsi ugeysteen hablaha ku dhaqan muqdisho hayee shee waa markii ugu horeysay ay kufsi ugeysteen hooyooyin 60 jiro ah Hadhwanaagnews/office Muqdisho
  4. One is French brothel the other one waa German brothel
  5. Haweenka Ethiopianka maanta ku fara xumeynayaan Baydhaba iyo Baladweyne iskaba dhaaf kuwa ay ku saartaan Addisabeba kuwaas na yaa u doodaya
  6. Maxaa been la isku maaweeliye war idinkoo maamul goboleed ah baa TFG ama wixi bedela la fadhiisaneysaan FG Aniga ahaan inaa iska godaan waaba jeclaan lahaa waxaa la goaysaan waa qaad qeyil German sex movies iyo fakkinka
  7. Maxaa been la isku maaweeliye war idinkoo maamul goboleed ah baa TFG ama wixi bedela la fadhiisaneysaan FG Aniga ahaan inaa is godaan waaba jeclaan lahaa waxaa la goaysaan waa qaad qeyil German sex movies iyo fakkinka
  8. Tan yar may reerkooda Gedo gaajada ku dishey wax u qabato oo ugu dawarsi tagto NGO da USA jooga
  9. Suaasha waa Siilaanyo ma hadley mise waa loo diidey? looooooooooool
  10. Hillary Clinton " We believe in a unified Somalia, how Somalis define that is up to themselves" 20 MORE YEARS TILL
  11. Jiiroow Bakaal

    BBC

    (((There were no less than four Somali presidents at the conference, one representing the transitional federal government, the others the more stable regions in the north. And outside the conference there were no less than three small but noisy demonstrations, all shouting and singing for different causes. This suggests that peace and unity may be still be a distant dream.))) http://www.bbc.co.uk/news/uk-politics-17131208 Timirtii Hore Dab Loo Waa
  12. Odey Faroole lamadagaanki bey saan ku yihiin bal ka waran haddii wadan lagu aamini lahaa
  13. Waa filimkii 1991_2006 Xaabsade waxuu badalay shaati gaduud ,Hasan Qayaadna waxaa bedelay Dooxada Shabeele hadey dhisayaan SOODARE 2.
  14. Shirka Garoowe waxuu kaloo ansixiyey in LUUDHIYIINTA ey ka mid noqon karaan baarlamaanka cusub CAJIIB TALOOW KUWII SAXIIXEY MA WAX BAA U QARSANAA
  15. Samafal baa aflagaadada bilaabey in page 2 anigu gabay abwaan halgame ah oo Somaliyeed unbaa soo qorey
  16. Samafal;791428 wrote: Arintaan Puntland iyo Fedrealka waa local grievance, local grievansina mar walbuu wuu jirayaa. soomalidu waxay rabaan inay madaxwayne wada noqdaan, mana wada noqon karaan. .
  17. Ciyaal Puntland suaalahooda batay markii suaasha Khatumo Maakhir la weydiiyey jawaab wa laga la yahay ma tasha tageen taloow?
  18. *******************PLEASE RESPECT THE RULES OF THE WEBSITE AND STOP USING CLAN NAMES. THIS IS A WARNING**************** Admin Somalia Online
  19. Azaania state: Jubada hoose Jubada dhexe Gedo __________ RRA state Bay Bakool Shabeelada hoose _________________ Banaadir Capital State ______________________ USC state Shabelaha DHexe Hiiraan Galgaduud _________________________ SSDF State: Mudug Nugaal Bari __________________ SNM/USP State: Sool Sanaaag Togdheer Waqqooyi Galbeed Awdal _____________________