Jiiroow Bakaal

Nomads
  • Content Count

    347
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jiiroow Bakaal

  1. Waa iska caadi dawlad walba waqtigeeda markuu si dhamaanaya kuwaa arbushaad ku fura. kubbada hadda waxey hortaalaa UN iyo Deeq bixiyayaasha halkeey u laadaan baan arkeynaa ::cool:
  2. http://horseedmedia.net/2011/01/16/puntland-oo-sheegtay-inuu-burburay-heshiskii-kala-dhaxeeyey-dawladda-federaalka/
  3. The General is back and South African lego soldiers are there too what we are waiting is their journey to the north to complete an unfinnished job.
  4. Whether you like it or not Al shabaab are here to stay.
  5. Here comes Jubba Raas President too with some hot goodies
  6. oba hiloowlow;687852 wrote: Nuur cadde or C/llahi Axmed Caddow for president. We talking about Somalia not Caliyaale president. Geeda ma dhaxal baa u leedihiin My vote goes to Aweys Khamiis Mabuuse
  7. Gabar qurux badan baa daadihineysa programka qeybtii labaadna soo raaci hee
  8. Adiga cantarbarqasha naga daa bax oo rag iska dhig Xamar aad ilmo kaa yaryar weeyaan Barbaarta iska dhici oyan ahayn raac
  9. Faruuryo gaduud maxuu soo kordhin xataa hadii 4 sano loogu daro::::N O T H I N G
  10. Haddu wax saxayo intaan la erin maxuu u saxi waayey sannad horena habar baa qaylinaysay sanadka kan Yabaroow haduu qaldan yahay waa in wado kale loo mara laakin saan waa laga roon yahay
  11. South Sudan will get ictiraaf and Somaliland will keep dreaming about it
  12. 7- In uu yahay Puntlander xor ah? Taa ma fahmin ma waxey ka wadaan inuu yahay H.R.T.I oo weliba jooga dhulka aan laheysan ee xorta ah.. in other way he has to be Micheal Jackson
  13. Ummada markey dulloobaan dadkana nacaan carro illaah ay ku dhacdo saa baa u dambeysa. who can be proud to be SOMALI today?
  14. http://www.gedonet.com/index.php?news=5289 ................................................................................................. Haddii Somali loo dhiibana waa cabaadayaan sida DEKEDA MUQDISHU, hadii shirkado hawsha khibrad u leh loo dhiibanaya sir baa fakatay bey ku oranayaan
  15. LooL Bustaas kuwa u soo daawasha tagay neef iney ku dhacdo soo kama baqaan:D
  16. Sacuudigu wax qalad mey sameen saa ninkii gurigiisa gubaya ma istaahilo gargaar, Somalida qurbaha joogtana door weyn bey ka ciyaaraan dhibaatada dalka ka jirta.