-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
sleeping siilaanyo ruined somaliland to the core niyoow. it is time the peopel of somaliland work together to stop him from getting another 5 years because it will be 5 years of wasted time. somaliland's reputation is taters because of siilaanyo.
-
haha. ciidan is angry. ciidan, niyoow abdiweli is playing a game. you know it and everyone who knows him will tell you about his strategy. siilaanyo is now isolated more than ever and abdiweli has demonstrated that he is responsible leader ready to be welcomed by the civilized world. you are falling behind in the game niyoow and abdiweli is winning it which is why your whole enclave is angry at abdiweli even thought he refused to pick a fight with you. loool. your uncle waraabe was on TV the other day and the only person he would not stop insulting was Abdiweli. Why? why is waraabe angry at abdiweli who didn't even lift a finger to fight your enclave? hahahahaha real politicians know why waraabe was angry. we know why siilaanyo is upset at abdiweli. we know what is burning your uncles. Abdiweli has pushed your enclave to a point on no recognition. siilaanyo is isolated and has been labelled a warmonger, uncivilized, terrorist harboring and senile who has lost control of somaliland. sealed and delivered. loooool. Neighboring countries are all worried by somaliland's direction lately. abdiweli is winning friends and stature ... siilaanyo is losing hope. l keep enjoying the phantom victories niyoow. it is what expected siilaanyo would be telling his loyal family members like you to do; keep pretending you are winning. looool
-
i have no problem if Awdalites brag. they are good people. sometimes you can brag just like us and i am fine with it. but you forgot that students are excelling in puntland schools and we are number one in education in somalia according to all rankings. awdal and ammoud are part of somalia. i am proud they produce such intelligent, educated people over the years. Awdal ha noolaato.
-
lool@ciidansuldan becoming desperate. somaliland is falling apart and all he could find are the words of a desperate guy who wants to be accepted by the Habro family. loool niyoow we all know siilaanyo is going to milk the Somaliland cow for another 5 years and after that, muuse biixi family will not let samatar milk the maandeeq cow earlier than them because they waited so long niyoow. after that, Saalax's family will want their turn. niyoow we are looking at 20 years from now that samatar has a chance to come close to touching the breast of the milky cow and by that time, nobody in his right mind would elect Samatar because he will be 100 years old. loool
-
Ahmed Samatar On the New Somali Ambassador to the US
Mooge replied to Che -Guevara's topic in Politics
@Tallaabo said: Sorry Mr Dalmar, we do not share your clan's genocidal culture. We also believe in Allah and His Day of Judgment. talaabo, didn't your own clans massacre one another in Burco in the 90's??? wasn't there big genocide in borama against the peaceful awdalites by your habro? if i am wrong, Galbeedi will correct me niyoow. -
niyoow this MP is insulting the late Abdulahi Yusuf by comparing the lifeless corruption-riddled fool known as qoslaye to a great hero appricated by fans and respected by enemies. it makes no sense whatesover to bring qoslaye on the samelevel to a Somali hero and a patriot.
-
good job to my friend Xasan Xaaji. Kulan lagu soo dhawaynayo Wasiirka Duulista hawadda iyo Agaasimaha madaxtooyadda Puntland oo London lagu qabtay(Sawirro) July 18, 2014 8:33 pm GMT - Written by Ducaale - Edited by Ducaale London(pp) Soomaalida ku nool magalada London ee xarunta UK ayaa maanta kulan soo dhawayn ah waxay halkaasi ugu sameeyeen wasiirka Duulista Hawadda iyo Garoomada Ing Xasan Xaaji Siciid iyo Agaasimaha guud ee madaxtooyadda Puntland Mudane Deeq Sulaybaan. 21 Kulankan ayaa waxaa sidoo kale goob joog ahaa siyaasiyiin uu ka mid yahay Gen.Cabdilaahi Siciid Samater iyo wax ku oolka magalada London waxayna wasiirka iyo Agaasimaha madaxtooyadda ka dhagaysteen xaalada Puntland iyo hormarka ka socda. Wasiirka Duulista hawada iyo garoomadda Puntland Ing Xasan Xaaji Siciid ayaa ka waramay xaalada garoomadda Puntland iyo halka ay dowladdu wax u marayaan gaar ahaan dhismaha garoonka Bosaso iyo u diyaar garowga kan Gaalkacyo,Xasan Cadde ayaa sheegay inay muhiim umadda Soomaaliyeed ee deegaan ahaan kasoo jeeda Puntland inay ka qayb qaataan hormarinta Garoomadda iyo qalabayntooda si wax badan looga qabto dhaqaalaha dalka oo ku tiirsan hadda Dekadda iyo canshuuraha la qaado. Masuulkan ayaa dadka u sheegay in looga fadhiyo in laga qayb qaato dib u dhiska garoomadda Puntland oo aan helin qaabayn wanagsan mudadii ay Puntland jirtay balse haddii ay dadku isku tashadaan oo ay si hagar la’aan ah wax u qabtaan ay taasi keeni karto isku filnaansho muuqata. Qaar ka mid ah dadkii munaasibadda soo dhawaynta ah kasoo qayb galay ayaa su’aalo waydiiyay wasiirka waxana ka mid ahaa dadka warsaday su’aalaha Gudoomiyaha la-dagalanka qaadka Mudane Abuukar Cawaalle Qaaddiid oo yiri”Mudane wasiir Puntland Miisaaniyad sanadeedkeeda waxaa ka badan inta Qaad loo gato arintaas maxay dowladu ka qabanaysaa ”.? Wasiirka oo su’aasha Abuukar Cawaale ka jawaabay ayaa yiri”Cawaale dhibaatada Qaadku waa jirtaa waan ka warqabnaa inaad UK ku guuleeysateen.hadana waxaan idinku sugeeynaa Puntland inaad ka biloowdaan ollole ka dhan la dagaalanka Qaadka Dowladana waa idin garab istaageeysaa” hadalka wasiirka ayaa muujinaya sida ay Puntland iyo shacabkeeda uga go’an tahay in guud ahaanba qaadka go’aan muuqda laga soo wada saaro meel kastana lagala dagaalamo. Si kastama kulanka wasiiraddan ka socda Puntland loo sameeyay ayaa waxay muujinaysaa isku duubnimadda shacabka Puntland iyo dowladeeda,dadka fadhiyay kulanka waxaa ka mid ahaa Wasiir ku xigeenka Xanaanadda xoolaha Puntland oo reer London ah.
-
Dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay in Puntand ay ka baxday waqtigii arrimaha Bini’aadannimadda isla markasna loo gudbiyay xiligi hormarinta iyo maalgashiga dhulka baxadda wayn ee Dal-udug. IMG_2611 Si loo dardar galiyo howlaha hormarinta iyo Maalgashiga ayaa maanta shirkii gollaha wasiiradda dowladda Puntland waxaa loogaga dhawaaqay Puntland markii ugu horaysay inay yeelatay Hay’adda maalgashiga iyo hormarinta ka shaqayn doonta. Qoraal uu warbaahinta usoo diray Afhayeenka madaxtooyadda Quraan jecel ayaa sidaan lagu yiri ” Puntland waxay ka gudubtay marxaladii xaalada Bini’aadaantimada ahayd waxay u gudubtay marxalada horumarinta iyo maalgashiga sidaa owgeed waxay Dawladda Puntland Magacowdey ( HAY’ADDA MAALGASHIGA IYO HORUMARINTA PUNTLAND ) Puntland Investment And Development Authority ( PIDA)” Arrintan ayaa waxay noqonaysaa mid u saamixi doonta in dadka hantida haysa ee doonaya inay maalgashi samaystaan ay xog faahfaahsan ka heli doonaan hay’addan la unkay maadama Puntland ay ka buuxaan khayraad kala duwan oo u baahan in laga faa’iidaysto. Puntlandpost.com Xafiiska Garowe
-
Muqdisho(pp) Wareegto kasoo baxday Ra’iisul wasaraha DF Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa lagu magacabay xubnaha guddiga farsamadda ee dhismaha mamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya,guddigaasi oo ka kooban 18-xubnood iyo waajibaadka saaran. IMG_4216 Munaasibad ay Madaxda DF iyo masuuliyiin dhaqan kasoo qayb galleen ayaa xalay lagu qabtay magalada Muqdisho taasoo warbaahinta loogu soo bandhigay magacyadda iyo shaqadda ay u xilsaaran yihiin waxa lagu guubaabiyay inay si wanagsan howsha loo igmada uga soo baxaan. Madaxwaynaha DF Xasan Shiikh Maxamuud oo munaasibadda ka hadlay ayaa yiri“Tani waa guul kale oo muhiim ah oo laga gaaray dadaalladeenna ku aaddan gaarista Soomaaliya oo federaal iyo dimuqraaddi ah. Waxaa hadafkeennu yahay inaan dawladda u soo dhoweeynno shacabka oo aan taageerno midnimada. Hawshani waa ay adkayd, laakiin waxaan markii dambe ku guuleeysannay iskaashigeennii waanan ku wada faraxsannahay natiijada. Waxaan caawa isugu nimid inaan ka hambalyeeyno dadaalkii badnaa ee lagu bixiyay heshiiskii la gaadhay iyo sameeynta guddiga farsamada oo fududeeyn doona sameeynta Maamulka Ku-meel-gaarka ah ee Gobolka Koonfur Galbeed.” Docda kale waxaa isna kulankaasi ka hadlay Wasiirka koowaad ee xukumadda DF Cabdiwali Shiikh Axmed wuxuna yiri“Waxaan jecelahay inaan u hambalyeeyo xubnaha guddigan oo aan u rajeeynayo inay ku guulaystaan shaqada muhiimka ah ee sugaysa. Waxaan ballanqaadayaa inaan taageero buuxda siiyo hannaankan waxaanan guddiga xasuusinayaa inay Xukuumadda Federaalka ah si buuxda uga go’an tahay in guul laga gaaro hawshan, oo aad muhiim ugu ah in dalkeenna uu ku guuleeysto nidaamka federaalka iyo in dalka laga sameeyo Gobollo Soomaaliyeed oo Federaal ah. Golahayga Wasiirrada iyo aniguba waxaan ku faraxsannahay inaan guddigan kala shaqeeyno gaarista hadafkaas muhiimka ah.”
-
holac niyoow marry if you have the money to support family. if you still student, don't even think about it.
-
saf, Alah unaxaristo ayeeeyo. wa u so duceynaya. ayeyo ALlaha janada geeyo inabtiyo.
-
niyoow it is all in the superior genes. long live the eagle clan.
-
Puntland minister didn't sign this. niyoow why did this vice minister sign 30% for Puntland when we occupy 50% of Somali coast? how did qoslaye get 30% when he is the head of only Mogadishu coast? this document is dead on arrival niyoow. wait till puntland people find out what was signed in Addis Ababa in May. it will torn into pieces niyoow and won't amount to much. this is robbing Puntland and it won't be accepted.
-
this is ridiculous niyoow. qoslaye wants Puntland to forget about the constitution debate all the articles his damjadiid HAGs erased from constitution document in exchange for US ambassador position given to former Prime minister cumar abdirashiid. cumar cabdirashiid should not take this position. he was former prime minister and it is beneath him to accept such position intended to legitimize qoslaye's corrupt move against somali constitution.. this will not work. qoslaye need to leave office. that is the only solution for somali people. nothing he does will make any difference.
-
Yes I am series DK. He was upset at the Italians after they offered few projects to Puntland directly. the guy is shameless niyoow.
-
he thinks we are foolish. if he was at Villa Somalia, he would have used his new office furniture. he left villa somalia before the attack and recorded a poor video from one his unuka friend's house. it was all inside job and he is part of the deal. my friends are telling me this guy is working directly with alshabab. loool. this is what we have a president umadeey. he is not fit to lead a village let alone a complex nation with so many problems. he was an average guy who was elected to lead a nation that needs a genius to turn it around. i pray to Allah that this guy is sacked before he finishes his term. he is the worst person that could lead somalia at this time.
-
Italian money is flowing into Puntland and Italy is directly dealing with Puntland instead of going through Qoslaye. Hospital is supplied with modern medical equipment today. Qoslaye wanted to stop this project but alhamdululiah he failed miserably.
-
hahaha. qoslaye is alshabab and alshabab is qoslaye niyoow. it is all inside job and somehow he always survives. loool. these unuka people don't want a government. the more death and destruction, the more they think the world will install another president for them. their whole mission is to keep the presidency because if the chaos ends, they have no leverage. looool.
-
Waagacusub - Hoowlwadeenadda Villa Somalia ayey la yaab ku noqotay kadib markii Kaamiradda CCTV laga arkay ninkii soo geliyay Maleeshiyadda Al-Shabaab gudaha Villa Somalia kuwaas oo saarnaa gaari uu isaga waday. Ninka fuliyay weerarkii Villa Somalia waxaa la yiraahdaa Xasan Muxyadiin Bustoolad weyne.Aabahiis Masjidka Madaxtooyadda ayuu Iimaam ka yahay.wuxuuna u dhashay qabiilka Unuka - Ninkaan oo adeerkiis ka mid yahay taliyeyaasha tababarka Ciidanka Madaxtooyadda wuxuu Villa Somalia u qaabilsanaa adeega Isgaarsiinta ama telefoonada. Dadka yaqaana waxay sheegeen in Xasan Muxyadiin marna looga shaki qabin inuu gacan saar la leeyahay argagixisada maxaa yeelay dhaqan ahaan iyo dabeecad ahaanba maaha qof lagu tirin karo xagjirnimo. Ciidanka Dowladda ayaa gacanta ku dhigay Xasan Muxyadiin,waxaana la weydiinayaa sababahii ku qasbay inuu argagixisada u sahlo weerarkii ay galabta ku qaadeen Villa Somalia ama Madaxtooyadda. Sikastaba ha ahaatee, Xasan Muxyadiin Bustooladweyne wuxuu Maleeshiyadaas ku soo qaaday gaarigiisa isagoo soo horkacay,waxayna si dhib yar ugu gudbeen gudaha maadama uu yahay nin si weyn looga yaqaan Madaxtooyadda oo aan marnaba laga shakin. Ballanqaadkii Madaxweynaha siiyay bulshada Soomaaliyeed ee NABAD KU AFURA WUXUU ISU BEDELAY NAXDIN KU AFURA laakiin hadii uu damiir leeyahay Madaxweyne Garguurte runtii kuma yaalo weji uu bulshada kula hadlo. Diblomaasiyiinta Soomaaliyeed waxay kula taliyeen Madaxweyne Garguurte inuu indha shareer xirto marka uu Warbaahinta ka hadlaa maxaa yeelay isagoo jooga South Africa wuxuu Caalamka u sheegay inuu isbedel balaaran sameeyn doono markii la weeraray Baarlamaanka xilligaas oo afartan maalmood ka soo wareegtay wax isbedela kuma dhiiran.
-
Dhaarinta xildhibaanada Koonfur Galbeed
Mooge replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Hambalyo to reer Baidoa. meesha ka kaca o dhisa dhulkiina. fight for what is yours. -
niyoow like i said before, siilaanyo is sponsoring terrorist and he will pay for these crimes one day. somaliland has become the hub of all terrorism in somalia. all the big terrorist bosses live and operate out of their safe haven in Somaliland. the international community is waking up this reality and i can assure you siilaanyo has made a terrible terrible mistake by supporting terrorists like Godane and his family.