Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Galkacyo(Puntlandi.com). Godomiyaha Gobolka Mudug Col. Axmad Cali Salaad ayaa ka badbaaday isku day dil xili lala beegsaay qarax xoogan guud ahaan magaalada laga maqlay. Godomiyaha iyo ilaaladiisa ayaa ka badbaaday qaraxa waxaana u dhaawac ka soo gaaray haweenay maraysay halka uu qaraxa ka dhacay. Qaraxa ayaa ahaa nooca dhulka lagu aaso ramoodkana laga hago waxaana ciidamada Policka [...] More...
  2. Muqdisho (RBC) Xildhibaanada barlamanka DKMG Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxay cod aqlabiyad ku ansixiyeen 15 xubnood oo ka mid ah guddiga dastuurka oo ka kooban 30 xubnood. Kulankan maanta ay yeesheen xildhibaanada barlamnka waxaa shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka barlamanka C/waaxid Sheekh Muudey, waxaana kulanka maanta [...] More...
  3. Waxaa daqiiqdo ka hor qarax ashilmay lla egtay gudoomiyaha gobolka mudug co,Axmad Cali salaad . Gudoomiyaha ayaa waxaa qaraxa logu asay wadada dhinaceeda waxaana qaraxa uu ahaa nooca rimoodka laga hago ee rimuut kantaroolka . khasaaraha qaraxa ayaa waxaa uu ku ekaa dhaawac so gaarey hal gabara & bur bur kuyimid guryaha ka a dhawaa [...] More...
  4. Landon(Puntlandi.com);- Wasiirkii hor Amniga Dawlada Puntland Gen. C/laahi Siciid Samatar ayaa sheegay in ay heleen xog muujinaysa in madaxwaynaha taladaha waqti halsanaa Barlamaanka si qarsoodiya uga meelmarsaday.C/laahi Siciid Samatar ayaa madaxwayne Faroole ku tilmaamay eedaysane sharciga Dawlada Puntland baalmaray waxaana uu sheegay in mudanayaasha barlamaanka si qarsoodiya u kulmeen deetana waqtiga y kordhiyeen hogaanka talada [...] More...
  5. Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Edmonton (RBC Radio):- Wiil Soomaaliyeed ayaa lagu toogtey magaalada Edmonton ee dalka Canada, mid kalena waa lagu dhaawacay habeenimadii loo dabaaldegayey sanadka cusub ee 2011. Ehelada wiilka Soomaaliga ah ee lagu dilay dalka Canada ayaa sheegay in wiilkooda lagu dilay baar lagu caweeyo oo ay leeyihiin dad Ethiopian [...] More...
  6. Leicester(Puntlandi.com) Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay kasoo qeybgaleen mas’uuliyiin sare iyo dhammaan Jaaliyadda reer Puntland ee Leicester ayaa lagu dhigay Maqaayadda caalamiga ah ee Koyla Restaurant Leicester , taasoo loo dhigay ama Qado sharaf loogu sameeyay Wasiirkuxigeenka Beeraha iyo Waraabka ee Puntland mudane Burhaan Cilmi.(Sawirada hoos ka daawo) *Xafladaas ayaa looga [...] More...
  7. PRESS RELEASE (Puntland State of Somalia)1 January 2011// The Somaliland Administration has repeatedly issued hostile public statements regarding Puntland’s efforts to ensure its own security. We want to clarify that Puntland Government security forces have duties to defend the State by fighting terrorists, pirates, human traffickers and all forms of organized crime. Puntland government forces [...] More...
  8. Booliiska dalka kenya ayaa wda baaritaano ku aada qaraxyadii ka dhacay magaalada Nairobi Gaar ahaana Goob basaska Looga raco Dalka Uganda. Booliska ayaa baaritaano kawada aaga qaraxa uu ka dhacay waxaana booliska ay sidoo kale baaritaan ku samaynayaan tagasida isticmaalayo wadooyinka ag dhow goobta qara uu ka dhacay. Ciidaanka ayaa intii ay baaritanka wadeen gacanta [...] More...
  9. Muqdisho (RBC Radio):- Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Hay’ada Nabadsugida Qaranka Dowladda FKMG Soomaaliya Gen, C/laahi Gaafow Maxamuud ayaa sheegay in ay joojiyeen isticmaalka baasaboorkii hore ee Soomaaliya. Gen, Gaafow ayaa sheegay in sanadkan cusub laga bilaabo uusan shaqeyn doonin baasaboorkii hore ee Soomaaliya oo lahaa midabka cagaarka, kaasi oo Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo [...] More...