-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
abdiweli RECALLS ALL Puntland MPs from Mogadishu. We talked to Adiweli to get this done after Saado was done, but great he now did it. lead the way Mr. President. Lead the way. thank you for listening to people's demands.
-
Dawlada Puntland waxay go’aan ku gaartay Qodobada soo socda: 1-Dawada Puntland waxay ka soo hor jeedaa heshiiska maamul usamaynta Gobolada dhexe kaa soo khilaafsan dastuurka dawlada federaalka 2-Waxay dawlada puntland aad uga xuntahay ka qaybgalka Xunbnaha Beesha caalamka iyo in ay marhkaarti ka noqoto heshiis khilaafsan dastuurka Dawlada federaalka 3-Waxay dawlada Puntland nasiibdaro u aragtaa in madaxdiisare ee dowlada federaalka ay horsed ka noqdaan heshiis ka hor imaanaya Dastuurka dawlada federaalka ah iskana horkenaya Bulshada somaliyeed 4-Dawlada Puntland waxay wada tashi ugu yeeraysaa Xubnaha kaga jira Goloyaasha dawlada dhexa ee ka soo jeeda deeganada Dawlada Puntland muddo 15 casho gudahood, ugu dambeyn 15 August 2014. 5-Dawlada Puntland waxay dib ugu yeeraysaa xubintii uga wakiilka aheyd Gudiga dib u eegista Dastuurka Marwo Caasha Geele Diriye 6-Dawlada Puntland waxay go aan ku gaartay inay gabi ahaanba joojiso wixii xiriir iyo wada shaqayn ah ee ay la lehayd dawlada dhexe ee federaalka 7-Dawlada Puntland waxay cadaynaysaa wax ala wixii dhib ah ee ka yimaada heshiiskaas aan sharciga ahayn ee mamul u samaynta Gobolada dhexe ee lagu sheeganayey qayba ka mid ah Deegaanada Puntland ay mas uul ka tahay dawlada federaalka ah
-
Sawirro+Dhageyso) Dowladda Puntland oo ku amartay xubnaha uga jira dowladda federalka inay si deg deg ku yimaadaan Puntland. (Pi Garowe) Dowladda Puntland ayaa ugu yeertay xubnaha kasoo jeeda deegaanadeeda ee uga jira dowladda federalka Soomaaliya inay muddo 15 cisho ah ku yimaadaan gudaha Puntland si ay wadatshi ula sameyso. Go’aankaan ayaa ka dambeeyay shir deg deg ah oo galabtay galinkii dambe xarunta madaxtooyada ay ku yeesheen golaha wasiirada ee dowladda Puntland oo uu shir gudoominayay madaxweyne Gaas. War-saxafaadeed kasoo baxay shirkaan oo uu saxaafada u aqriyay madaxweynaha ayaa wuxuu sheegay in dowladda Puntland ay gabi ahaanba xiriirkii ujartay dowladda federalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan hishiiska maamulka u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud oo uu ku sifeeyay inuu kasoo horjeedo dastuurka kmg ah ee Soomaaliya islamarkaana uu yahay xad gudub lagu sameynayo dhul kamid ah Puntland. Wuxuuna ku eedeeyay madaxda dowladda federalka Soomaaliya inay horseed ka noqdaan hishiis ka hor imaanaya dastuurka dalka. Wuxuu sidoo kale madaxweynuhu ugu yeeray Caasho Geelle Diiriye oo ah gudoomiyaha gudiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka inay timaada Puntland. Ugu dambayn dowladda Puntland ayaa sheegtay inay ka xun tahay in beesha caalamku goob joog ka ahaadaan qorshihii Muqdisho shalay lagu gaaray, waxayna sheegtay wixii ka yimaada oo dhibaato ah inay dusha saarandoonto xukuumada Soomaaliya. Maalintii shalay ayay ahayd markii madaxda dowladda federalku soo bandhigeen hishiis ay ku tilmaameen in maamul heer federal ah loogu dhisayo gobolada Mudug iyo Galgaduud
-
Abdiweli thought that qoslaye should be given a chance and that if Faroole was the guy who cut Mogaidshu off we should re-evaluate. now abdiweli has realized qoslaye is a waste of a person. we kept telling abdiwli that qoslaye is not the person to be trusted or to be dealt with anyway. qoslaye cheated and misled the international community by using the term "Mudug" which is Puntland state. if he wanted to use the districts of hobyo and xaradheere, he should have said so but when you use the term Mudug, you are implying an existing state. abdiweli is civilized and a good person who thought wrong. he was willing to give these guys a chance, but they have completed failed.
-
-
The founding fathers of Puntland wanted us to remember this day every year. we will honor their wish and keep celebrating their legacy and the future of puntland.
-
qoslaye wil be having lots of sleepless nights in minnesota.
-
stop using tribe names niyoow. isku xishood niyoow you are not a child. lol.
-
dahabshiil is corrupt company so they should be shutdown niyoow.
-
alpha, here is jason, the descendant of the monkeys. loool
-
qoslaye should be informed that he is not welcome in Puntland. puntland should make it clear that this divisive figure should not be visiting puntland and should keep to his unuka circle in villa somalia. my friend in garowe i talked with told me that qoslaye wants to take the Yuulka visit as an opportunity to come with him because he thinks that if went alone he would be arrested or or harmed in puntland. lool
-
R/wasaare Yuulka oo Puntland Khamiista ku wajahan iyo warar sheegaya in laga yaabo M/weyne Xasan inuu safarka ku wehliyo(Sirta Safarka waa lagu hayaa Reysalwasaaraha Dawladda Federaalka C/weli Sheekh ayaa sida Tooshka Wareega ee Sh-Media uu xog ku helayo la filayaa khamiista inuu caasimadda Puntland ee Garoowe uu ka dego,waxaana jira warar isa soo taraya oo sheegaya in laga yaabo Madaxweyne Xasan Culusoow inay horey isku sii raacaan. Sirta ka dambaysa safarka Reysalwasaraaha ayaan sida xog ku helnay waxaa uu doonayaa inuu Madaxweynaha Puntland ku qanciyo inuu si rasmi ah ugu dhawaaqo inuu si shuruud la-aan ah u taageersan-yahay Dawladda federaalka,isla markaan u saxiixo warqad uu diyaariyay Madaxweynaha Dawladda Federaalka,warqadaas oo uu madaxweynaha ugu tala-galay inuu 8-da bisha Agoosto hor-dhigo Wasiirka arimaha Dibadda ee Mareykanka John-Kerry oo horey ugu canaantay inuu la heshiiyo Maamuladda Puntland iyo Somaliland. Hadii maalinta Khamiista ah uu Reysalwasaaraha ku guuleysto inuu warqad si hoose uga ka saxiixdo Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas,waxay arintaas guul-weyn u noqon-doontaa Dawladda federaalka oo Madaxweyne Xasan Culusoow 8-da bisha marka uu tago Magaaladda Washington-Dc uu la tagayo inuu soo dhameeyay khlilaafaadkii isaga iyo Puntland ee Mareykanka xujadda uga dhigay Dawladda federaalka inay Maamuladda Somaliland iyo Puntland ay la heshiiyaan.
-
qoslaye is thinking hard but his clanist followers who number 23 in all of minnesota are misleading him telling him everything is ok. he will be embarrassed big time but the poor guy doesn't know. protesters will follow him everywhere even to the washroom. if decides to meet one minnesota leader, they will storm the area. things are getting hot niyoow. i hope he doesn't cancel his trip. the world will see how unpopular he is. everyone is ready. hehehe.
-
cadale niyoow, Togane is from the only artistocrats of unuka. reer togane are famous family niyoow. stop hating on the professor nihyoow isku xishood. he is insulting abdiweli which tells you he is a great Somali who cares about well being of other Somalis. he has no clan relations with nobody. he attacks puntlanders just like he is doing now and he does that to everyone nihyoow.
-
niyoow you haven't read the UN report telling everyone that qoslaye doesn't want barawe to be attacked because he is working with alshaab. loool http://www.somaliaonline.com/somali-presidents-advisers-allegedly-funnelled-arms-to-alshabab-and-delayed-an-attack-on-al-shababs-stronghold-of-barawe-according-to-a-new-leaked-un-investigation/
-
lol@Alpha greeting only somalilanders. what about the Puntlanders and your cousins from Marka niyoow. lol. ciid mubarak to all muslims.
-
Fanaan Aar Maanta "Somala kama rajo dhigin, laakiin waxaan ka rajo dhigay caasimad ahaanshaheeda Xamar" Fanaanka caanka ah ee la magaca baxay Fanaan Xassan Moxammed Cabdiraxmaan oo loo yaqaan (Aar Maanta) ayaa isagoo qiireysan kana tacsiyeenaya geerida naxdinta leh ee ku timid AUN Saado Cali Warasne qorlaa soo dhex dhigay bogiisa Facebook-ga uu ku leeyhaya. Fanaanka weyn ayaa cabirey dareenkiisa, wuxuuna ugu horey ka tacsiyeeyay geerida foosha xun ee loo wax magaratada iyo dadqalatadu u geysatay AUN Saado, wuxuuna hoosta ka xariiqay in halka xaalada Soomaaliya ka dagi la’adahay ay tahay caasimadii oo ka haloowday, Aar Maanta ” waxaan ku talinayaa hadii ladoonayo in Soomaaliya dib loogu soo nooleeyo in meesha wax ka hagaagi waayeen la daaweeyo oo ah in Soomaaliya caasimad Fayoow oo xalaal ah loo laga sameeyo gobolada nabdoon. Fanaan Aar Maanta ayaa intaa ku daray in xalka Soomaaliya yahay caasimada oo laga badalo magaalada Muqdisho, ayadoo loo wareejinayo gobolada kale ee nabadgalyadu ka jirta, maadaama hadaba ay umada Soomaaliyeed si nabad ah ugu wada nool yihiin gobolada kale, waa in iyaga caasimada laga dhigaa ayuu yiri Fanaan Aar Maanta. Fanaanka ayaa sheegay in uusan wali ka quusaan Soomaali-nimada, balse uu waa hore ka quustay caasimada ahaan shaha magaalada Xamar sida uu la qabo dadka Soomaaliyeed, maxaa yeelay dadka caasimada ku nool waa hal qabiil oo is yaqaan, Jifo jifo iyo laf lafba isu yaqaan, waa waxaan dhici Karin ayuu yuri in malinkasta inta wax garadka iyo aqoon yahanada la dilo hadana aan lasoo qabon. Dinaca kalena muwaadiinin Soomaaliyeed oo rag iyo dumarba leh magacna ku leh bulsho weeynta dhaxdeeda oo ka soo jeeda gobollada kala duwan ee Soomaaliya ayaa xiriir ay lasoo sameeyeen bogga caalamiga ah ee Allidamaale Ka dib dilkii wuxuushnimada ahaa ee loo gestay AUN Saado Cali Warsame si weyn uga gilgilshay dilka arxaan darrada AUN Saado Cali warsame waxeeyna ku booriyeen in dhowaan ay soo saari doonaan baaqyo ay ku codsanayaan in sida ugu dhaqsi badan caasimada dalka laga raro Xamar loona raro degaan kale oo nabdoon oo ay ku nool yihiin umad Soomaaliyeed oo xishoota kuna dheertahay dhaqankeena suubaan oo qiimaha badan leh.
-
niyoow the debate has started at parliament. it is gaining steam. the killing of saado ali sealed mogadishu's faith as a city full of lawless, heartless thugs killing innocent people. mogadishu has become a city with no future for anyone other than terrorists marauding around as government workers. you will be killed if you disagree with qoslaye, indhocade, xaad, axmed diriye and other suspects. the killers will just kill you and escape in front everyone and no body will chase the killers like Reer Garoowe did when terrorist gunned a well known sheikh. people of garowe rose to the occassion and caught the killer even after he was spraying bullets at the chasers. they taught terrorist a lesson that he or she will not run away. nobody in mogadishu will ever do that because the goverment, the police, the shopkeepers, the street person are all either informers for alshabab or are working with alshabab killing people.
-
Dilkii Saado kadib waxaa Baarlam. ka doodayaa in caasimada Xamar laga raro Wasiirkii hore ee difaaca ee DFMG ahna mudane ka tirsan Xildhibaanada Soomaaliya Prof. Mohamed Abdi Xaji-Mohamed (Prof. Gaandi) ayaa daboolka ka qaaday isagoo u waramaya Idaacadaha Soomaalida ee dibada in kadib dilkii AUN Xildhibaanada Saado Cali Warsame ay Mudanyaasha Baarlamaanka Soomaaliya, kuwa aan u dhalan Beelaha Hawiye bilaabeen in ay wax iska weydiiyaan kana doodaan Mustaqbalkooda iyo caasimad Soomaaliyeed oo dhamaan umada Soomaaliyeed xor iyo nabad galyo utahay kunoolasheeda (Capital Cityn of Somalia) Xidhibaan Prof. Gaandi ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay u bahaantahay goob dagan oo xasiloon oo lagooye caasimada Soomaaliya si howl wadeenada dowlada Federaalka iyo Baarlamaankaba ugu adeegaan umada Soomaaliyeed nabad galyo, xasilooni iyo xornimo. Prof. Gaandi ayaa hoosta ka xariiqay in dilkii wuxushnimada haa ee loogeystay AUN Saado Cali u ahaa mid Siyaasadeed, isla markaana cadeyn u ah oo qofwalba ku baraarugo in magaalad Xamar ay tahay meesha aduunka ugu halista badan oo lagu dilay in ka badan 8-Xildhibaan iyo wasiiro dowladeed, sidaas daraadeedn laga maarmaan ay tahay in caasimada Soomaaliya loo raaro gobolada kale ee ka xasilooni iyo nabadgalyada badan, maadaama awalba ay horey carareen umdii caasimada ka dhigatay. Prof. Gaandi ayaa sidoo kale shegeay in Gobolada kale ee Soomaaliya ay iminka ku nool yihiin qabaa’ilo kala duwan oo Soomaaliyeed, xasiloonidooda iyo nabadgalyadoodana ay aad u wanaagsantahay, umadana aysan kala xigin oo qolo walba nabadgalyada qeybteeda ka qaadaneyso, halka Muqdisho ay hal reer oo kaliya ku nool yihiin, nabadana ay iyagu col la yihiin. Mohamed Abdi Xaji-Mohamed (Prof. Gaandi) ayaa asagoo ka jawaabay su’aasha ah in asaga iyo Danjire Cumar Cambdirashiid Cali Sharma’arke ay la heshiiyeen Madaxweyne Xasan Bunga Bunga ayaa sheegay in asaga xagiisa aysan wax heshiis ah jirin, isla markaana usan wax jago iyo xil ah ka dooneyniin dowlada Federaalka.
-
loool. the garaad is chased by somaliland militia niyoow so he had to say those things. he is not the most eloquent speaker by any means but he is rallying troops niyoow to stop somaliland aggression against his people. the garaad insulted puntland few days ago and he doesn't care about anyone but his group but i support him to stand up to somaliland niyoow. he can insult puntland all he wants but as long as he fights against siilanyo, it is fair.
-
Adam niyoow the biggest group to demonstrate are your people from somaliland. they are prtesting against the massacre in Shabela hoose. puntland new ammassador to the US tried to convince Puntlanders to suspend their demo and not embarrass him but people rejected his idea. the demo is going ahead. qoslaye may cancel his trip niyoow. the guy doesn't like criticism. but the demo will still go ehead. friends who left nairobi are the organizers and i am in constant contact with them to bring big numbers. trucks, cars and school buses will be used to bring people to the hotel qoslaye is sleeping.
-
Galbeedi, C/Weli will be thrown out by the people if he allows these mercenaries set foot in Puntland. C/Weli will not survive for one single day. it is the people who make the difference. C/Weli knows that full well. people of Puntland don't want AMISOM.
-
niyoow, what was I telling you for two damn years? two years ago, you all laughed at me when I said qoslaye is alshabab and works with the terrorist to destroy the country for his own selfish cowardly gains. you all thought i was exaggerating when i said qoslaye is the most corrupt person to ever call himself somali president. there is nothign like this guy niyoow. ninkan ilahay ummada haka qabto.