Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. waraada nuune afuufoowgaan lagu sheegaayo had iyo jeer maa laga tumo asiga. jEcliYaaaaaaaaaaa:..........
  2. Wiilo

    Caashaq

    Tanna Cawo Maseexdoo Ceyshwaan ka Go'ee Go figure:..............
  3. Wiilo

    SHUKAANSI

    Sheekadaan “Makiinadda Cajiinta †waa arin ku eg kaliya Gabdhaha iyo Wiilasha kuwa aan gaarin labaatan ka oo u dhaxeeya lex iyo toban jir illaa iyo labaatan jir. Balse marka ay jiraan Labaatan illaa iyo shan iyo Labaatan wey ka Gudbayaa arinta ah “ Makiinadda Cajiinta†oo shukaansigooda wuxuu gaaraa heer Wiilka uu guriga ugu yimaado gabadha. Kulka ay dhaqeyso dharka. Intey soo qaadato dharka Guriya yaalla oo dhan bey la soo fariisataa guriga deerkiisa ayadoo waliba intey soo iibsato “Batari†lacagta Yaanyo Mirooleyda ka qiyaaneyso, haddii uusan gurigu Koranto ku jirin soona qaadato Raadiyo “Panasonic †ah kuwii waaweynaa midabka madoowgana lahaa bey bilowdaa dhar dhaqid ayadoo waliba dhageysaneyso Heeso Qamaari ah (kuwii Leysku Shukaansan Jiray) Markaas suu inanku intuu soo xirto Labis kii ugu dambeeyay buu ugu yimaadaa deedka ay gabadhu ku dhaqeyso dharka. (kani waa Shukaansiga Stage kiisii Labaad) Markaas baa Shukaansiga halkaa laga sii wadaa, inantu walaalkeyd oo banooni soo cayaaray oo aad u dhididsan baa soo gali deedka markaas buu yiraahdaa Abaayo iigu dar “Buumahaan†iyo Macaawiistaan dharka aad dhaseyso, markaa bey tiraahdaa waayahay halkaan soo dhig maxaa yeelay sheeko baa u baxeysa oo niyaddeedu tamaam ma’ahan, marka kale weydiidaa inay dhaqdo dhar fara badan oo waxey dooneysaa inay baxdo galabtii kulkii ay tahay. TO BE CONTINUED TO THE THIRD STAGE OF THE “SHUKAANSI †Go figure:……………
  4. waa hadan kaa qoslinaaya oo waliba cad cad sida uu u sugneyn ee garab sxb waxaad sheegto miyaa weysay Caajib ani waan yaabanahay :rolleyes: jEcliyaaaaaaaa:..........
  5. Wiilo

    Songs...

    nuune sxb aniga lee moodayay inaad dhageysto "Qaraamiga" balse ha isoo marin. Inta aan qoray waa just top tenka balse waxaa jira kuwa kale oo fara badan oo aan dhageysto sida M N Giriig, Saado A Warsame , Abdi Tahliil Warsame, Shimaali A Shimaali , (both) Moogashaaga, Magool , Abdulqadir Juba , Ahmed A Cigaal, Zulfa , i know i know i shouldn't be listening to his songs but I love them, many more. MArka waan kuu jeedaa aniga iyo qaraamigaaya iska baashaal........ Jecliyaaaaaaaa:.............
  6. Runtii aniga aragtideyda about this issue is very simply. Maxaaba leysku dhibaa aragana loo wareerinaa israafkana waa dambi sidiisaba marka qofkii awooda ha sameysto aroos yar oo macquul ah qofkii aan awoodinna ha iska daayo Allaah dhib ma abuurin. Aniga waan u sheegi lahaa aroos yar that is it, no all those fancy things Somali ppl seem to like it. Bismilaah:.............
  7. Okeeeeeeeeeey let me check my self out....... IstAcajAb:.................
  8. Wiilo

    Songs...

    Yaad Ugu Jeceshahay Fannaaniinta Somaliyed & heestee baa ah Tan aad Ugu jeceshahay. 1) Maxamed Saleebaan Tubeec . a) Hooyo (the best) b) Gufaaco c) Nasteexo d) Geelaa ( I don’t know the name of the song, may be it is called Geelaa) e) Neyruus with Magool f) Aroor g) Aramiduu with Magool h) Guryasamo with Maandeeq i) Aamiin Allahayow (Waxaad igu Abuurtaan La’atkeysan Waayee) k) And all other Saleebaan Songs (Simply the best songs) 2) Khadra Daahir Cige a) Gabal Daye b) Xageen Talo Kaha Hagaagaa c) Isha Sacabka Mari (the best) d) Afka Lagama Sheegto Adigoon Jaceyl Arag e) All other songs 3) Hibo Nuuro a) Aaminka ducadiyo Ala baariga mooyee with Faarax G Samatar b) Ma Muujiyee Jaceylka waan Maldahiyaa c) Daalo- ha iga tagine ii Tali 4) Xassan Aaden Samatar a) Arbaciyo Isniin b) All his other Songs 5) Sahro Axmed a) Waqtigii Idhaafiyo b) All her other Songs 6) Salaad M. Shardi a) Ima Ogide Waxaan Ahay 7) Ahmadey Abu bakar a) Qoraxdii Dhacdayba, qiseey subixi (Qarnigoo Labaatan ah) b) And all his other songs 8) Cumar Shoolli a) Ladabaalo Caashaqa (The best) b) And all his other Songs 9) Abdi Qadar Xassan a) Gacalooy Jaceelkani 10) Maryan Mursal Ciise a) Waan Ku Daalay Raadiskaaga (the best) b) All her other Songs Heeso Reer Xamiri Ah: (Ruwaayado) 1) Mashaakilkii Jeceylka 2) Damac Adduun 3) Habla Yahoow Hadmaad Guursan 4) Kibirkii Caashaqa 5) Shumeey 6) And all other Ruwaayado jEcliyaaaaaaaaa:................
  9. hahahahahahahah jEcliyAaaaaaaaaaaaa:..........
  10. Wiilo

    NBA

    WHAT IS GOING ON I WAS AWAY FOR A WHILE :confused: YEAH I HEARD ABOUT THE FIGHT LAST NIGHT. WHAT HAPPENED? WHO STARTED THE FIGHT? I CAN JUST ASSUME WHO BUT WHO STARTED THE FIGHT? I THINK THAT WAS SOME SHIIIIIIIIIIIIID FIGHT I WISH I WAS WATCHING THE GAME LAST NIGHT. JECLIYAAAAAAAAA:.................
  11. Wiilo

    SHUKAANSI

    raula barnaamishka layiraahdo "SHUKAANSIGA: baa ka Qariban marka waxey u baahan tahay qof u hagaajiyo hahahahahah jEcLiyAaaaaaaaaaaaaa:............
  12. Waxaan maqli jiray "Annabiib Laa Yad Qulil Jannah" NecBiyaaaaaaaa:.............
  13. kan maxuu igu darsaday markuu i inkaarayo :confused: Waraa maxaad igu darsatay :confused: maxaa waaye inkaartan :confused: Alla anagaa balo aragnay kan waxaan u maleynayaa inkaartii "Buusa-Weyne" buu qabaa...idhaaf dhimmo kuma dhihi karee nEcbiYaaaaaaaaaaaaaaaaa:......
  14. Walaalo arintan aad soo bandhigtay runtii waa arin aasaasi ah una baahan in laga hado dhibaatada ay dhalin karto. Runtii aad baan oga helay una jecleystay inaan anigana aan ra'yigeyga ka dhiibto. Runtii arintan waa arin aan isleeyahay waad ka hadlikartaa ilaa iyo xad maxaa yeelay waxey ku dhacday walaalshey. Kun iyo sagaal boqol iyo sideetan iyo afartii ayey waxey ka qalinjabisay Kuliyadda Lafoole ayada iyo inan ay wadasocdeen ilaa iyo afar sano kuna heshiiyay inay isguursadaan kolgii ay Jaamacadda ka qalin jabiyaa. Nasiib wanaag sanad kadib bey isguursameed. Sadax sano kadib baa inankii reerkiisa culeys fara badan soo saareeyn ayagoo waliba ku andacooyaana inaynan inantan tahay "Madhaleys" amaba aysan dhalikarin isla markaana inankii ku guubaabiyay inuu guursado inan kale si ay markaas ugu dhasho caruur. Muddo markii ay sidaa aheyd baa inankii walaashey qabay uu go'aansaday inuu u sheego walaashey arintan ayada ah iyo waliba sida ay reerkiisa ula doonayaan inuu guursado inan kale. Inkasto oo ay walaashay ka xumaantay arintan balse waxey soo jeedisay inay dhakhtar u tagaan ayada iyo asigaba (dumaashigey) si ay u ogaadaan sida ay wax u jiraan iyo waliba qofka labadooda aan dhali karin ama qaba arintan ah in uusan dhalin karin. Si kastaba ha'ahaateen arintu waxey go'aansadeen inay dalka ka dhoofaan oo ay raasadaan baaritaan caafimaad. Waxey u dhoofeen Germany ayagoo soo joogay in muddo ah laguna sameeyay baaritaan caafimaad. Dhakhaatiirtiin ay lakulmey baa u sheegay inaysan qabin haba yaraateen wax cudur ah oo u diidaayo inaysan caruur dhali karin ayna tahay arintaan mid rabaani ah oo Allaah daraadiis ay oga maqan yihiin. Runtii walaashey iyo inankii qabay wey qaadan waayeen arintan waxeyna go'aansadeen inay aadaan Abu Dabay iskuna sameeyaan baaritaan labaad. Sidii bay sameeyeel balse natiijadii caafimaadka waxey noqotay sidii oo kale. Kolka waxey go'aansadeen inay dib ugu soo laabtaan Dalka. Markii ay sidaas ugu soo laabteen Dalka ayaa reerkiisa wareysi ugula dhaqaaqeyn markii uu u sheegay natiijadii caafimaad bay go'aan dag dag ah gaareen isla markaana u doonay ina adeertiis si loogu daro. Asigoo ogeyn arintan baa la yiri inan baan kuu doonay waantanaa inantii marka waa inaad guursataan. Runtii inanka wuxuu ahaa inan aad iyo aad u xushmeeya walaashey iyo waliba reerkeeda wuxuu u yimid walaashay una sheegay inay reerkiisa inan u dooneyn isla markaana doonayaan in uu guursado. Si kastaba ha'ahaateen arintu walaashey fasax bey siisay kuna tiri haddii sidan arin tahay reerkaagana doonayaan inaad guursado si Allaah caruur kuusiiyo fasax baa tahay waad guursan kartaa. Sidii buu ku guursaday inankii. Barigii dagaalka ka dhacay wadalka reerkeyga oo dhan wey soo qaxeen waxaana imaanay Kenya. Sanadka markuu ahaa kun iyo sagaal boqol iyo sagaalshan iyo seddexdii baa inankii qabay walaashay u sheegay inuu doonayo inuu furu walaashey. Familkeygu aad bey oga qaracmeyn arintan maxaa yeelay wax dhibaato ah oo gooni ah oo ay qabeyn ma aysan jirin. Sidii beyna u kala tageyn walaashey iyo inankii qabay. Walaashey Mareykanka bey imaaday waxeyna Jaamacad ka bilowday University of Madicine in Wisconsin. Halkaas oo ay ku baratay inan kale oo ay guursatay haddana waxey dhashay gabar, inankii furayna wuxuu u dhoofay New Zealand halkaas uu caruur fara badan ay ugu dhashay inantii uu barigii guursaday. Sidaas bey ku dhamaatay arintooda. Marka walaalo aad iyo aad baa ugu mahadsan tahay sida wacan ee aad u soo bandhigtay arintaan, raga Soomaaliyeydna waa inay baytaan inaysan eedeyn dumarka kulkii ay dhacdo arintan waa dhicikarta Allaah ugu talo galin inay caruur dhalaan. Waa arin muhiim ah una baahan mushtamaca Soomaaliyeyd inay xooga saaraan sida xal loogu helilahaa. Wabillaahi Towfiiq:
  15. simply_the best dear first like the name, yeah MMA's pict is good but maxaa adiga line maa saxeysaa(kiddin) jEcliyaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  16. Wiilo

    SHUKAANSI

    ^^^^ur absolutly right, shaax iigu imow. waa raula qofka dhahaya makiinadda cajiinka baa ku taalla airportka............. Jecliyaaaaaaaaaaaaa
  17. nuune adiga # one......... jEcliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  18. ^^^^^haye garab taas waxey aheyd ur first girlfrnd huh. waan ogayhay inaad faraha ku shukaansan jirtay adigoo sawaahiliga garaneyn. Necliyaaaaaaaaaaaaaa
  19. Allaah Ha u naxariisto, samir iyo iimaan, jannaa ugu duceeyay Aamiin, Aaminn. Wabillaahi Towfiiq:
  20. ^^^^Maxaa kuligood faqri miyaa :confused: Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa