Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. ^^^^^Jalaqsan Xaasiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiidddddddddd Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  2. ^^^^^Haye adigana sidee ugu "Heestaa" :confused: Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  3. Yaaqayoow yaa tan naga qabsado, Looooool@femme fattale.........Fataalne iga dheh........Marey noo soo qorey Riyo Qaraab ah iyo marey her baby-setting problems noo soo qorto, nadhaaf, Nolon Qayaali ah kuma jiri karneeeeeee Nadhaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaf...........
  4. Wiilo

    SHUKAANSI

    raula makaseysiin shukaansigeeda idinka, qoftaan "Shaax" lee ku filan, shaax sii DHac waaba isku dhamaatay shukaansigaas waa diraan. Shukaansi aad iga ceebeysay, nacalaa iskaarbahaaga kuyaal maku dhahaa. Waraa waxaa larabay in kii isku dayaa in uu ku shukaansado rafaadaa, oo maallo ku raaraadiyaa, basically iska daba wareejiso :mad: dhiiga aad igu karinee yaaqe :mad: raula "Shukaansigaaga" waxaan ugu yeeraa shukaansi baabul rasiiq. kii makiinada cajiinka aaba dhaama kaaga yaaqee...... :mad: Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  5. Originally posted by Jalaqsan: cindahaa qafiifatun qafiif. Nin la dhahaayo Il capo wuxuu simply weydiistay dadka in murun loo dhaco inleen wax kalo oo qabto oo waayay. Mid nuune la dhahaayo wuxuu umaleeyay in la weydiistay micnaha erayga murun iyo dood....xadki inuu ka sii baxay parlamaan iyo shaqo luu joogin oo faraha la galay anigana inaan kasii daray labadoodi aan dadka aqrin doona summary u sameeyay. qafiifatun qafiif lee iga dheh Jalaqsan Gacalka rageedi aa tahay yaaqee, Wallaahi Waxaan Joogay Library oo sidaan rabo uma Qosli karin balse haddii aan joogi la'haa xaafaddeyda walaahi Dambiba ha'ahaatee si fiican aan u Qoslilahaa. Walaahi wan ka helay Cindigaaga waa ahaaday "Qafiif" Ajaaja warkaas aan kuu aqaan, waraa aniga lee u maleynayay in nuune cindigiisa qafiif ahaaday, jalaqsan insha aa ka ridhay ama ka tuuray............... Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  6. Wiilo

    W O M E N?

    Haya Aqyaarta Exam Caata ah baa igu dhaganaa, marka hadda aan koobkeyga Shaaxa soo qaatay haya warka soo daaya. U guys seem to be saying a lot about "Makiinadda Cajiinka" Marka hore Jalaqsan dear waa runta Makiinadda Cajiinka aaba laga soo gaaray "Romance". Garab dear, walaahi inta aan "Bugle" cayaaray masheegi karo, waraa hadda waxaan gaaray heer aan socan waayo, Waraa hadii la sue gareykaro waa sue garey la'haa (Buglaha) ................. I'm sure dad badan oo soo maray romansiga "Makiinadda Cajiinka" iyo "Tabal Caareysiga" dirac iyo kabaha markii Shukaansi la'aadaayo. Allow, yaa idin weydiiya kulligiin waad soo wada marteen arintaa balse ma jiro Qof qiranaayo, oo kulligiin waxaad wada dhalateen 1982. Markii horre Gabdhaha kaliya baa sheegan jiray in ay yaryihiin balse, hadda waxaaba arkeesaa wiilasha badankood. Anywayzzzzzzz Qeyr weeye dhalinyaro................... Garab Tuujiye "Bugle" kulahaa waraa adiga waxaaba isoo xusuusisay markii aan "Dacas" la'aanta banooniga cayaarijiray............hahahahah YEs dear Jalaqsan, aniga iyo adiga wax badan baan miss out gareynay marka waxaa sue gareyneynaa dadkii dagaalka ka dhaliyay Soomaaliya (KAFTAN) (no need to attact anyone here)...........Anwayz dear I'm sure many of us are missing out a lot. Waraada what I missed a lot is.... "Dabagaabkii Garankii, ama (Sasamaanikodii), iyo banoonigii" hadda Hoowl gab aa ahay when it comes to Banooni ciyaarid, high schoolka aan roonaa oo waan cayaari jiray balse hadda waqtiba majiro......... ESL ka aaba Dagaal lagula jiraa, kaas aaba dhibkuugu filan hahahah....... Go figure................
  7. Wiilo

    W O M E N?

    Looooool@Checkmate Sxb Qaxwo Qaraar iyo Moos Bukooni la'aantood dad bey dhibaato u tahay dear, haddii aad ogeyn adiga. Besides, maxaaba ka fiican labadaa, waa adigoo lagu siiyay Xalwo-Saabuuni iyo Buskut......ymmmmy yaa heli kara sxb... Go figure..............
  8. Qac Qaac have some Qaxwo Qaraar will u.......maba kuu bagin adigee............ Mise waxaad rabtaa inaan Kalafooto aniga igama badisid ee tartiibso, intaan soo ordo oo soo qaato labo Teystaambo oo ku daro labo kaalafooto aan waliba kuugu darayaa Hal Jagmuutaay andigoo wali Qaxweysan........... Go figure.........
  9. LOoooooooooooooooooool@Femme Fatale.............. NOOOOOOOO Usher........... Chinese huh....maxaa rice ka aa rabtaa inaa ka cunto miyaaaaaaaaa(kiddin) Ony Somalis Lama Goodle, fara dheer......... Go figure.............
  10. Wiilo

    W O M E N?

    "Makiinada cajiinka" dadka badan bay ka qoslisay marka walaalkiis haddii ay adigna kaa qoslisay Qeyr weeye................Sheekadaas waa dheertahay wareyna u baahan tahay inloo fariisto oo Qaxwo Qaraar iyo Moos Bukooni loo cuno..... Go figure...........
  11. Maxaa dadki ma foorjada baa ka dhamaatay........ maxaa waaye sidaan :confused: :confused: IstacajAb:
  12. AQayaartii baa halkaan is jiijiidooso, Jecliyaa wada oo hadana wada oo waliba sii wada..Dood jeclaa ma Darbi baa ku Dumay..... IstacajAb:................
  13. Wiilo

    NFL

    raula dear plz don't, they gonna be good i told u this Minnesota team will not go anywhere.. Poor Management = Loosing, and that is what they have the Vikings....... :mad: :mad: Go figure..........
  14. Wiilo

    SHUKAANSI

    Hahahah.....Maxaa waaye maalin Cadeydaan leys dhacayo, hay it was my idea ok..........Copy-Cat.. Go figure.............
  15. Haye dhalinyaro ku soo dhawaada Qeybtii Labaad ee foorjo. WARNING: Ceydu waa reeban Tahay Kaftankuna Waa Furan Yahay dhalinyaro......... IstacajAb:
  16. Wiilo

    NFL

    Yap ian't easy team.........(jacksonville).... :mad: :mad: :mad: Eagles beat the crab out of Dalas tonight........ Great my Eagles is winning............... Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  17. Hahahahhahahahaha Vey funny.. ........... Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  18. Originally posted by besbaaso: wiiilo....i see a pattern here.....does it remind u of elementary school....where the boys insult the girls to get thier attention..... :rolleyes: :rolleyes: .......i wish someone would tell them that it doesn't work..... Yes dear, but one thing is certain they will never get my attention......... Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  19. Wiilo

    SHUKAANSI

    Loooooooooooooool@checkmate......... Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  20. Wiilo

    W O M E N?

    Thanks dear............... Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaa
  21. Wiilo

    SHUKAANSI

    Waan idin barayaa but one condition though, i'm starting my own seminar, $15 dollar for session, topic waxaa layiraahdaa "SHUKAANSI" seminar.....warning, I will only teach Reer Xamar (Muqdisho) shukaanti.......kii oo ladhahaayay abaayey kiila xalwaan kuu keeni iyo afar too buskut......ee jardiinka guriga hortiisa inta la fariisto lagu sheekeysanaayay kaliya, oo ladha haayay waraa atooraha wixii sameeyi ma aragti, waa laayi tuugadii oo dhan....that kinda of shukaansi waaye...... Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  22. Looooooooooool@Qac qaac, i guess it only happens in Canada dear................'cause that is where a lot of Jamican live......... Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  23. Wiilo

    W O M E N?

    yes idinkaa rag ah ee la hadla nooh Jecliyaaaa
  24. Loooooooool@Famme_Fatale, that was some hilarious shiiiiiiiiiiiiiiiidh Daaaaaaaaaaamn it was just a dream.....stubiddd dream ................ Huh.............. Jecliyaa..........
  25. ok ok ok ok, war maxaa gabadha ooga xanaa jiseen haddii ay xanaaqdo waa gaduudanee :mad: :mad: :mad: Jecliyaaa..............