Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. yEah Jalaqsan remembers that, waa sida ay shukaansiga ku billowday. Haddey ku leedahay waa in datekeyga uu igu saadaa gaari kala xiran, idhaaf dhaqaalahaad u Darantehee..... :rolleyes: Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  2. ^^^yeah right juxa, haddaad rabtaa Jalaqsan oo xiiran inaad sawirkeeda na tusiso, alle indha la'aan badanaa. :rolleyes: :rolleyes: Jecliyaaaaaaaa Jabkeeeeeeeeeeeeeeeedaaaaaaaaaa
  3. ^^haye meesha ma inraak bay joogtaa ani maku jiro...i dhaafa dhintana ma idin dhihikareeee Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  4. ^^^^^ war anigaa bala aragnay, heedhe maxaa jira jalaqsan inantan Jaamiciyada baa tiri "Wiilo - Cunto kariska" cunta ka riska not that i have a problem with cooking, but aaway wax barashadeydii kale. Waxaad ileedahay afartii sano ee Jaamacadda waa ka kacan, oo waxa kaliya aan ku fiicanahay uun aa Cunno karis. Marka igu hallee in aan Dacwad ku soo oogaa Jaamacadda oo iraahdaa lacagteydii afarta sano ii soo celiya maxaa yeelay afar sano ka hor wixii aan garanaayay uun baa illaa iyo hadda garanaa cunno kariskana laftirkeena reerkeyga baa ibaray oo Jaamacaddiina kama baran. Alle inanta rabta inay barafasooreysa noqoto baa tiri jika ii gal, gacalka dhib malahan waa iska xaal adduun..... IstaCajAb:................
  5. ^^^^^Agreeeee^^^^^^^^^^^^^^^
  6. ^^^Haye Qac Qaac Jalaqsan aad rabtaa inay bacaadkii Suuq-bacaad igu jiido miyaa, waraa ha igu dirin gabadhaan dhaheyso wiilashaan Jilaafo u dhigi jiray. Waxaan maqli jiray, "Wax Jaceel lamoodaa in tuu jilibka ii dhigay i jilaafay anigee" Ajaaja, waxaaba ii sawirmay anigoo jalaafo la ii dhigay :rolleyes: Jalaqsan dear dagaal ma ku jiri aniga, waan duqoobay markii aan "Wiilo" ahaa waan ka baxay ^^^Jecliyaaaaaaaaaaa
  7. nafta don't die of hypothermia bismilaahiye waan runtaa gabdhahoo dhan ma xirtaan jiinis balse hadda waxey u egtahay in ay dad badan xinanin dharkii hidaha iyo dhaqanka............. Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  8. OG_MOTI wiilo aa kuu soo direyso sawir ayadoo Kaalafooto ciyaareyso Isbartiibada dhexdeeda, marka iska ilow kuwaan haddii ay Qalad u fahmey waxii aad u sheegtay dear........... IstacajAb:..............
  9. ^^^^IL_CAPO war ama hadal kee aad u qaano baa kaa buuxa.........hahahahah :mad: :rolleyes: Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaa
  10. ^^^Gabdhihii oo dhan Jiinis beyba isku wadataageen yaaba xirandoona dharkii hidaha iyo dhaqanka :confused: Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  11. Qa qaac Sokorow aa ladhahaa waxaas dadkaan hilib ay cunaan har iyo habeenna dood iyo war ay ku jiraan marka hale yaabin sxb. Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaa
  12. Bax Garab Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  13. Ajaaja xoogbadanaa ninka Maroodi miyaa :confused: Laba far lee haa???? Annaga Hal lee kuugu dileynaa Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  14. Haye ninbaaba meeshaan iga helay :rolleyes: Waraa haddii aad iga heshay waxaad iisoo qorataa "ARJI" waxaana ku soo Hagaajisaa raula(Af-Saomaliya iskuma fiicna marka si kale bey iigu fasiree waxa aad soo qorto) Address kana waa Cirka iyo Dhulka inta u dhexeysa, Kapish......... Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  15. YeAh nuune dance sigaan baaba ku qalajiyay, maxaa "Daba--Gibinta" ama lafta dhiikada maku xanuunto miyaa :confused: Haa waa runtaa adigaaba dhibku jiro sow iska ilaali dagaalkaan........ P.S: nO heart feelings nuune.....jUst jOkE weeye..... jEcliyaaaaaaaaaaaaaaaaa
  16. Haye OG_MOTI dear waan umaleynaaye "Combodia" in ay kaaga dareyso, maxaa waaye sawir gadidaan sbx :confused: BAck to the TOPIC: Well, I only have one picture of me frm Somaliya, but I'm sure my sista has some pictures of me when I was "WIILO" in Somaliya......... Go figure...........
  17. Wiilo

    SHUKAANSI

    Originally posted by raula: ^^^wala rafaadina alright..sidii shaah camal aa loo biis biisana noh Laakin shukansigiina maxaa waaye..makiinada cajiinka kulaha..waraa horta waxaan maqle..makiinada cajiinka wexey kutaale aaboorka noh(AIRPORT) maa ruunba? reer baadiye waaxid iga dheh..maxaa waaye..government dhaan makiina cajiin airport kutaalo :eek: (iyo seey soomali uu faan badaan yahiin..) raula adiga sidee camaleeto :confused: Caayaa maqashay then Dowladdeena baaba iska ceynee. Yaa ku yiri :confused: "Makiinadda Cajiinka" aa kutaalo Airport :rolleyes: Cajaaib :eek: Waraa waan nahay African laakiin Airport rada kuma sameysanno Makiinadaha ee afkaa sameyso dear.................. Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa